nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Jaceel baa i duleelshoo iga dhax dussoo sidii fiidmeer haadeyso foolasha iga jabiyay wuu i dilaacshoo dhabanaduu igu dhuftoo tii aan u duday deymo la'aan u noqday dayaxa iyo daruuraha u maray siriq bey ii dhigtoo sun bay ii qastoo silac bey ii dishoo sintay dhakac dhakac ka siisay sidii anoo saluugsan anna aar gudashaan galayoo tooka bar tookaan sameeyoo samir la'aan baa igu dhacay diiqu goor uusan ciyyin baan ayadoo jiifto usoo gaad gaatamayoo sidii dibiqallooc qooqan hoosta kasoo galay asay naxday kor u boodey cirka isku shareertay naxdintii bey illaa imika la buktaayoo jinbayba noqotay banii aadam ka tagtay boolal baa ka maqnaaday bilis xaawaleey baabkeeda iyo buugooda kol horaan xirey
  2. nuune

    Men's section.

    feebaro @ gibiri manyo jiis ah looooooool wara wa ka baxsatay dibiqallooc walashisi haku maqasho cirbad ay kugu jarjaree adoo sidii kaneeco tubaaka taqsiimeeso camal gaad gaatamaayo, wara unuka ma kaseeno af gaalung,
  3. feebaro adi C.I.D maa tahayna, topikaan kun sagaal bokhol ahmed gureygi uu ahaa, waraa will smith aa u egtahay, magcaaga yacni
  4. nuune

    Men's section.

    LOOOOOOL baashi, sxboow dab yar shidi meysidee, mawlaheen Alla waaye midigteen aas taaganyahay men's section waa heleenaa, baaba soo duceey
  5. waraada feebaro ii shoobaro labadiina see camal, maxaa waaye shilkaha, warada bax shaneemo shuundheer aada
  6. nuune

    my fourth wife

    ^^^ feebaro, tala dhiib koolba aaryo waaxid, usi aa dhibaateesan adina wa oogu darsantay miyaa baaba
  7. nuune

    my fourth wife

    looooooooool Baaba Buumaaye, adiga Banii aadam aa tahay banoonta dajji bogota aad joogaa wareer maka bixi kartid haddiid afar isku keentid, ani waxaan kugu la talin lahaa inaad iska furtid sadxedaadi naagood ee kale, waayo tan baa jaceelkaagi ugu danbeeyay ah, waa inaad jeclaataa tan afaraad waayo waxay wadato ka tan weyn kuwa kale waxooda say ila tahay
  8. ^^^ looooooooooool@juxa, khuukh ma kasee adi aa jukulaatiino ah, feebara aa feeraha kaa cakisaayo usi aa ku fiican lafaha niikada iniis kaa qaraaco
  9. nuune

    Men's section.

    many nomads agreed that if we had a men's section, there would be nothing to talk about, in fact xaraartada waxay ku jirtaa women's section, that is where i escape to, ladies also should have a men's section to escape to for boring sake
  10. I missed that teen section so much, it was my laf dhabar
  11. ^^^^^ I see a civil war on the scope when I hear these kinds of statements. pleaase civil war hanoo saadin dagaal iyo jinni kale saomali ma dooneysee that is my input on this politics, i don't usually come here, i don't know why!!!!
  12. ^^^^ juxa abayadiis karroon iga dhaaf nuclearka aa igu qaraaceysid, see camal abaay, baranbaro iyo jinni jaan juuj wama juuj aan lo joogin aa jilbaha la gashay bisinkee, waadba naga nixisay boolo aroosto waaxid ,abbaay ayaantaan inteed ka dhacday laguma aragee. shoobaro baaba asxantu le miyaa ad warkaa haddii laisku dhamaadi asxantu hadii kale asxantu lee miyaa lool feebaro aa u dhaarsanahay aawey ariirkaas, middoo muu bunkeed uumihaayaa
  13. feebaro sxbkiis xaraartaa idhaaftay wlaahay, haye waa kanaa hee qeebteey. saddex waad ku arki magaalo: 1- saqiir tubaaka cune 2- yaanyuur tiibisho qabto 3- sheekh ceesaan shukaansanaayo
  14. we would rather die without women
  15. FirstLady, welcome back sis, as u may think, many old nomads have changed their nick , so don't think they are on holidays, anyway, i hope u will see such guys as Feebaro, Shoobaro, these two r the real gaangiistaris of SOL, welcoMe back again
  16. jamaal, sxbkiis waxaan dhan maxaa ku keentayna, ma dhulkki baad tagtay xagaagii iyo jiilalkii deyrtii iyo gugii baad soo aragtay! gaanjibo gareey cad loooooooooool juxa, that is a total caddaan
  17. wax yaalaha qaarkood inteey yaab ka tagana bey amakaag iyo tacajjub dhabana heysi dhaafan xataa bal ibtiladan eega bal ala aduunyo intaad joogto maxad wax arki
  18. nuune

    who is mad?

    what is mad, they say mad is divided into three billion categories, i don't know what they mean by that, and i don't know which category iam in
  19. cutie, u never been honest, u didn't tell us how many times u been in luv or does dat mean u never been in luv with someone anyway,waxaa wanagsan in runta la isku sheego micnaha waxaa waaye 2 times last year and one more time in this year, danke schon
  20. yaanyuur bissad mukulaal curri daba-caddeeye
  21. 1-bakayle kadaloobsi ayaa dhbuundherta loogu dhagaa 2- canbuulo indhaha taageyso yaa u tabar haayo 3- malaay hadaad qasho waa isla meeshii hadaad ku dhuustana wuu dhimanaa 4-hilib digaag waa xalaal
  22. waraa checkmate, ka shiix waraa, ka shiix dadkaan, ayuka lee waaye hadday buuf rabaan,sheydaan ilka quutequute yaa xalwa minal cakarooni.