nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. waraa Tuujiye, ayaantaan zab aa jirtay, zawiib iyo salabuuko sii u cunaayay aa kuunta wareer igu dhacay, khaxwo xattaa ma caffin hada lafta niikada aa buuf buuf ka yeerooso, aawey Xaaji qacqaac, shimuu xaaji noqdi shalay luu too yariistoo saqiir juujihaayay wara soo bax yaah, abbaay caramelka ayadna aaweey,sii ii dhaday waa israaceenaa waaba la xaday aan u maleenaa, abaay soo bax kuwaneeto tuujiye ii qacqaac aa bugda kasoo qaseenaa
  2. Ngonge, walaalo, this is a fact, it is not a made stuff, though i feel guilty of writing it down, cuz i thought inay dadka dhan wada yaqaanaan, laakinse only few people are aware of this new invention by women, especially somali women!
  3. quuqoos waraa sheekadaan maxay aheedna quuqoos qooqoos iyaaah
  4. loool moti, sxb juxa inay saas kuu jecleed maba umaleeneeninn runti, how cute
  5. nuune

    -1

    my Pimp Name is: Ice Master Love but why....
  6. every time, i said to myself, memorise the quraan which u already forgot, but iam always busy when ever i try to memorize the quraan , nacalaa shaydaan ku yaaalo thanks, that was nice tips, shukran
  7. carab carab careab, that uis why i don't like them, laakinn somali ma la karaa, meel kastay u marayaan
  8. ^^^^ waraa khuukh ma kasee, celiskaa aa uus leh lool
  9. nacamtu bilaahi yaa tuujiye, halahaas qaado waraa mindhicir duluqoowgeega ay kasoo go'day qac qaac aan ku qoslaayaa, geez aka jesus loooool, that was good analysis waraa
  10. ani laftirkeey cali fallaaaxx abuu cumar aka 999 size aan jiidooyaa, me good too
  11. ^^^^ waraa waa lagu ogyahay sheeqa shukaansiga, hayaay.
  12. well thanks girl LOOOOOOL wara tuujiye, shimaa dooro noqotayna
  13. ameenah, are u abukaate or what... i don't get it, yacni waxaad qulqulineeso waa maxay, weger.
  14. inteed ka dhacdayna, saan kuu raadineenay baa indhihii na bololeen, anyway, soo noqosho wacan, welcome back sister
  15. nuune

    Apologies

    loooooooool@Kynda, good point indeed
  16. the moderators are muslims and somalis, and they should be stonned to death
  17. one time, i say to a lady "what gift would you like to give to a man", within 1 second she replied markiiba "love" ani waxaan lahaa jinni kaleey sheegeesaa markay love dhahdayba wadnaha ayaa i dillaaci gaaray, waan sigtay.
  18. nuune

    vasectomy!

    wax kasta waa la maqli, adduunyooy xaalkaa ba'
  19. haddii la yaabo yaasiinka may dhaheen, Moti was only telling his experience, dat was all,
  20. nuune

    Apologies

    everybody loves OG-GIRL, she is highly respected, she is the queeen of SOL
  21. nuune

    Good byess

    kheyr aan kuu rajeenaa abaayadiis, safar salaama
  22. nuune

    Apology

    loooooooooooool qac qaac, aniga really greek stuff iigumaba baxdo, plato plutaano iyo zodac jinni leen maqlaa
  23. anyway, wixii 23 jira lee ila hadli karo aniga