Samafal

Nomad
  • Content Count

    1,810
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    25

Everything posted by Samafal

  1. Abwaan;810173 wrote: I am glad you know that part of the history...Intaan inaad ogtahay maba ogeyn ee waxaan is iri wax kalaa loo sheegay:D lol@REFUSED meaning NO:D wadaniyoow taas ma wax la isku amaano miyaa mise waa wax la isku caayo? Eesh calaa wadani. wallahi waa abtirsatay.
  2. Abwaan;810170 wrote: Habarwacad yay wax uga qaadayaan....Qof dhaqankaaga iyo taariikhdaba kula yaqaan miyaa been kaa akhrisanaya? Hadaan adiga ahay Taariikh kama hadleen
  3. ^Haye xamaraa laga xun yahay dheh, sidii adiga xamar dadka aad ka leedahay. Adeer halkii laga soo hayaamay iyo Ceelbuur Amxaaro baa ku dikaynaysee caawa kaalay mudaharaada, oo haweenki iyo ciyaalkii soo kiciya
  4. ^Laakiin wasiirkiisiiba wuxuu yiri hadalka waxba kama jiraan oo odayga goor casar ah baa lagaaday
  5. Waraada odayga Abwaan sanka ha marmarinine iska dhaafa
  6. war odaygu hadalka waa yiri. sharif buuna ugu dan leeyahay oo aan la hadlin ayaamahan. Halkaan ka dhagayso: http://media.voanews.com/audio/voa+3-26.Mp3
  7. lool labadeena yaa indho cadaynaya!! Ninka kuleh Ethopianka hada waa fiicanyihiin kuwii horana waa xun yihiin mise? Adeer dhagayso, labo shaqsi hadii aad is barbar dhigto, maxay kukala wanaagsan yihiin? midkasta Ethopian iyo gaaluu adeegsaday, mid kasta dagaal iyo dhiig buu daadinayaa, midkastana xukun buu raadinayaa? mid dadkii meesha joogay baa kasoo horjeestay, midka kalana way taageereen. Markaas, meesha waxa yaalay waa Ethopiankii laga mudaharaadi jiray aawaye, habrihii lacagta laga dhameeyey aawaye lacagtoodi, dadkii beenta loo sheegay oo layiri dalka walagu soo duulay, maxaa hada loo sheegaa? Sxb siriq baa lagu jiraa marka la imaada wax caqli gala adiga iyo wiilkii caadifaysnaa.
  8. oba hiloowlow;810083 wrote: samafal 2009 ilaa 2012 khasaaro wey jireen laakin khasaaro la mid ah tan waagi AY ma jirin sababtana ,maxaa waaye magaalada dhan dhanka ay dagaaladu ka socdeen goobo cidlo ay ahaayeen oo shacabkii waa hore ka qaxeen. Sxb idinka cuqdad qabiil ayaa idin heysta ee ilaahay ha idin daaweeyo geedi raysulwasaaro ma aheyn miyaa asna yuu ahaa ma AY ay isku qabiil ahaayeen, Gaas neh maa shariif ay isku qabiil yihiin Haye sidii jinkii u bood bood he!!Markii runta farta lagaa saaro qayli hee!! Cuqdad waxay ku dhacdaa qofkii aan isku kalsoonayn oo dad kale markay arkaan afka qaylo ku dhufto, dhqankaas cida leh oo labaatan sano dalka curyaamiyay yaa waaye?. Waxaad rabtaa inaad sidaii wax laguugu shubay nooga dhaadhicisid. Adeer fiiri, caqli xumo waxay tahay inaad maanta lasoo taagan tahay, Ethopiankaan baa ethopiankii hore ka fiican? Taas waa idiin dadnimo xumo ee orda rag intaad iska dhigtaan dhaha, qabyaalada iyo nacayb awgii baan noo gaysa inaan kuwii horana la dirirno kuwaana shushumino.
  9. waa gartay cuqdad baa la dhisayaa, taloow yaa harsan doona?
  10. oba hiloowlow;810061 wrote: Samafal sxb farqiga weyn ayaa uu dhaxeeye ee yaa been laysu sheegin, for example the PM Geedi miyuusin dhihin ''huriwaa ilaa iyo hodan dhulka ayaa la dhigaa'' Darwiish waala xasuusta ayaan uu maleeyaa ninkii intii uu dhalinyarro innocent xiro kedibna madaxfurasho ku sii deynaaye, Salaad cali jeelle hadaladiis waa ogeyden'' Qax maa hurto waaaaaaye'', dhicitaankii suuqa bakaaraha, more than 50 000 people died from 2007-2009.. Xasuuq ay aheyd. Waxyaalaha aan kor kuso qoray ayaa ka mid ah sababta shacabka uu taageereen ICU/shabaab,, hadey AY iyo dowladdiis ay ficilo wanaagsan la imaan lahaayeen dagaal ba ma dhaceen 2009-2012 iyada meeqa dhimatay Statitics kaa ma haysaa? walaal runta ha la isku sheego dawladaas qabiil baa lagula diriray tana hadana qabiil baa lagu taageeray. Marka taagerada hada waxay ku dhisan tahay qabiil tii horana dagaalkeeda qabiilbuu ahaa. Markii ciidamo magaalo wayn ku diriraan dhibaato way imaanaysaa, laakiin taa kama hadlayno oo Sharifba maanta hadii lagu kaco sidaas uun bay noqonaysaa. Hada dhowr wiil oo dhowr guri isku qariyay baa habeen walba madax tooyada tuuryeeynaya oo barakacayaashii dhameeyey, maxaa mooda hadii magaalada 80% ay taageerayaan nimankan afka duuban?
  11. oba hiloowlow;810037 wrote: Samafal been in laysku sheego ma haboono dowladdan iyo tii cabdullahi horta farqi weyn ayaa uu dhaxeeysa tan labaad Baahida keeneyso in xabashi injireey dalka so gasho maxey tahay? sxbkey Zack waxaan weydiinaa kakuuyo iyo xabash farqiga uu dhaxeeyo maxaa waaye? Azania halkee ay mareeysa? Muxuu yahay farqiga u dhaxeeya? Ma Ethopiankii C/laahi baa soo wada muslimay,mise cadaawadii baa dhamaatay? Dowladii hore waxay ku doodi jirtay Ethopianka hada iyo tii hore oo Mengistu ma aha. Sheekadu waa taa uun soo ma aha? Baahida waan garan karaa. Ciidamo Somliyed wakhti bay qaadanaysaa inay soo noqdaan, taas 7 sano ka hor baa la ogaa! maxaan wakhtiga isaga dhuminay?
  12. Oo kaalay Ceelbuur ma wabi bay leedahay? mise waa baliyo?
  13. Oba, adeer yaa ka hadlaya xamar nabadeeda? Wiilkaan waxaa lagu haystaa oo kaliya amxaarada adeerkaybaa ka fiican oo ka muslimsan midii adeerkiin. Qof dacalka haysta Sh Sharif majiro, waa madax waynaha dalka u baahanyahay, anigu xataa wqaxaan qabaa in wakhtiga loogu daro shan sano oo kale.
  14. Ha bood boodo!! wuu fiicantahay in banaanka la is keeno. waa taasaa bahashii qabyaalada ahayd wiilkii fiicnaa oo wadaniga casriga ah inaga waashay :)
  15. Maxaa meeshaan laga murmayaa? Sh Shariif isgaa afkiisa laga hayaa, waan ku khaldanaa inaan C/laahi ka hor imaado. Tan kale, dadka intiisa badan c/laahi bay iyo reerkiisa baa uga darnaa Amhaarada. Nin reerkaas xamaasadaysnaa ah baa wuxuu igu yiri adeer amxaarada waxaa iiga daran c/laahi yuusuf oo Xamar dhex mushaaxaya. Markii la doortay c/laahi waxaan joogay maqaahi kutaal Waqooyiga London markaas, naagbaa soo booday oo waxay tiri intay madaxa qabsatay oo maxaan labaatan sano isku hayhaysanay hadaan saan meel cidla looga qaadanayo!!! Marka wiilkaan iska daaya, inta Somali aysan wax isu ogalayn way jiraysaa neceybka qabyaaladaysan.
  16. Is it the first time Sheikh Sharif set foot on Galkio? Has he yet tasted "Biyihii bardacad"? On the issue of uniting the city, that's should not be a problem, but what the city needs most is peace.
  17. Congrats Bashe Libaan inbu Bashe Libaax. Soo baraar baan leenahay, ilaahayna haka dhigo midkii dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa anfaca. Amiin
  18. Allah ha u fududeeyo su,aalaha. Dadkana waxaa fiican inay iska cafiyaan wixii wax u qaba.
  19. Somalina adiga aaska qaran kama qayb qaadanaysid?
  20. Inaalilaahi wa inaa ilehi raajicuun. Ilaahay ha una xariisto the former president of Somalia and the founder of puntland. Somalia has lost one of its greatest military man. He was strong leader who had many friends and many nemisis but he will be most remembered for his bravery and skill in 1964 and 1977 wars. For those who know well, know him as a national hero who had nothing but good intentions for Somalia.
  21. So he can visit Dhadhab but can not visit Puntland? Eesh calaa wadani. Dad qaar halkaan waa funny. waxay wadaninio u yaqaanin xaafaday xamar ka dagaanayeen, inay kasheekayaan Habar xaliimo gadaasheedaan banooni ku ciyaari jiray bay wadanimo u yaqaanin!!!!
  22. Ciidamada amaa iyagaa dhexdooda lagu jiraa intay meel kale wax ka raadinayaan.
  23. ^Delusion aside, Somaliland has never left and can never leave without the Green light from Mogadishu. That's fact