Rokko

Nomads
  • Content Count

    887
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Rokko

  1. Suldan Hurre's killers must be caught and be brought to justice. Abdullahi Yusuf if he is the one behind this killing must be brought to justice na'mean. It makes no sense to see criminals running around doing more damage to our land na'mean. Killers must be caught na'mean. Killers deserve to be killed.
  2. Originally posted by AYOUB_SHEIKH: Last you were claiming Morgan is 'innocent' Waa ninkaagaa Qabiilka magaciisa wata, where have I said Morgan is innocent? Is this one of your tribalist smear campaigns or is it just another day at the marfish? Please show me where I said Morgan is "innocent". Morgan and SNM all belong to the same category of criminals na'mean. that is my word saxib. :mad: :mad:
  3. Originally posted by LANDER: When the SNM entered Berbera, why did they not decapitate this alleged war criminal like all the others? Does anybody honestly believe they would have spared him in the hopes that he may lead the country one day? non sense. The SNM had already done enough killing, if a significant number of citizens started pointed fingers at Riiyaale I imagine they wouldn't have wasted no time to kill him. Lander, there was no finger pointing in the SNM false Jihad na'mean. You simply had to be the wrong tribe at the wrong place. Anyone from Siyaad's main umbrella tribe was simply decapitated in all the main Somaliland cities. Women, children, men ... whatever. The only option open was to scape and only few did na'mean. It is comforting to hear a lander confirming the horror stories of people being "decapitated" by the SNM hooligans na'mean. Crimes commited against innocent people are recorded by Allah. Siyaad Barre and his criminals will get justice from Allah and so will the SNM savages na'mean.
  4. Rokko

    Wedding Season!

    LOL@ "wedding season"..It reminds of this place i'm living..where so many weddings r taking place here..as weather gets nicer na'mean. Raxma, I feel ya but then wonder how come guys dont' get that type of push when it comes to wedding...?shoot am sure some wouldnt' mind getting hook with nice gal..right? P.S...if da pressure gets too much, get a fake one..to get'em off ur shoulder.lol. VOLUNTEERS NEEDED!
  5. Rokko

    Osama

    Also Osama offers truce with Europe but not with US on his latest tape. I say good move Osama. It is time Europe was left alone na'mean. Leave the poor Spaniards alone. They have already got rid of their prime minister.
  6. Rokko

    Osama

    This is what Osama looks like. He was last seen in Dubai na'mean.
  7. Another Buurmadow Article Saalax Badbaado “Waqooyi calan dulmi ah baa ka taagan, kursi dulmi ah na waa uu ka jiraa” (Dayniile.com) April 14 2004 Mugadisho: Waxaa inoo suurtagashay in aanu wareysi dhinacyo badan leh la yeelanno xidhibaan Saalax Nuux Ismaaciil (Badbaado) oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka TNG-da, wuxuuna wareysigaasi u dhacay sidatan:- SU. Waxaad ka mid tahay xildhibaanadii laga soo doortay gobolada Waqooyi, laguna soo doortay shirkii Carta ee Jabuuti lagu qabtay 2000, mudadii TNG-du shaqeyneysay weli ma tagteen gobolada aad meteleshaan.? JA. In aan deegaanada tagnaba waxaa ka adag, halkan (Xamar) ma ku meteshaan in aad ina weydiiso, halkan ayeynaanba ku metelin, waxaa jira isbaheysiyo gaar ah oo isku xiran oo ilaa 1991-dii la waday, kuna shaqeynaya siyaasad qabaa’il Waqooyiga daga & qabaa’il Koofur dega ay isku baheysanayaan, marka anaga hadaan nahay reer Waqooyi shicibka Waqooyi ugama duwanin dad ku nool Bakaaraha & Nambar 4, laakiin dadka reer Waooyiga ah ee ku xiran madaxtooyada oo ay isku shubshubtaan ayaa jira, arrimahaasna ma doonayo in aan diirka ka qaado, horaaba dambi igaga yimi oo hadaaba dacwad ka timid dhinaca madaxtooyada la doonayaa in la igu qaado oo shaqsiyaad reer Waqooyi & Koofur ah ay dhibsadeen arrimo aan dhowaan ka shanqariyay. SU. Waa maxay dacwada kaaga timid dhinaca madaxtooyada.? JA. Berri dhoweyto baan taabtay arrimo go’ lala hulaabnaa ilaa sanadii 2000 oo ay wadeen rag TNG-da ah oo jilibo gaar ah & rag jilibo gaar ah oo reer Waqooyi ah oo doondoonay in ay mashruuc ka dhigtaan qadiyada Waqooyi oo oo ay sida maqaaxida ugu shaqeystaan marka arrimahaasi baan qarxiyay, markaa baa la igu qabsaday dacwad la leeyahay waxaad ku marqaati furtay in TNG-du ka dambeyso dilalkii ka dhacay Waqooyi, marka hada taas bay wadaan, waxaana u sheegayaa in dacwad aanan uga baqeynin ee tuugada & wax isla qarsiga aanan weligey ka aamuseyn, Waqooyi waanu wada metelnaa oo ninka Koofureed-ba Waqooyi metela, waxa ummada laga qarinayee, merfishyada qaadka lala tagayee ayna wadaan 5 Jilib oo is baheysanaya anigu marna raali kama ihi. SU. Muxuu ku saleysan yahay khilaafka u dhexeeya xildhibaanada beesha ***** ee ku jira baarlamaanka TNG-da.? JA. Waxaa jirtay, meeshatan dadku waxey metelaan beelo, tusaale, Soomaaliya waxey u qeybsantaa Waqooyi & Koofur, hadana gobol walba dad baa ka yimaada oo qabaa’il baa dega, mushkiladan meesha taala waxaa weeyaan, TNG-du hadey tahay tayadii dadka & tii shacabka ma aheyn mid dhameystiran, waxaa had & jeer soo baxa shaqsiyaad doonaya in ay deegaanka keligood metelaan, shacabiyadana aan u sadqeynin, reerihiiyo dhana aan aheyn, waxey sameeyaan koox gaar ah oo reer Waqooyi ah ayaa wax aaney reer Waqooyi u dhameyn reer Koofurka kula gorgortamaya, mararka qaarna waxyaaba ay kula gorgortamayaan ayna la fulinayaan reer Koofurka waxey noqon karaan kuwa dhibaato u keeni karaya labada dhinac, hada anigu maalin dhoweyto waxaan dhaliilay dowladda KMG ah oo waxaan ku dhaliilay in cid gaar ah ay wax isla qarsaneyso, wax isla qarsi hadaad aragtana dulmi baa ka dambeeya, iminka Koofurta & Waqooyiga waxaa ay dadku amaanaan Waqooyiga, nabada jirtana waxaa weeye maamul qaab dulmi ku dhisan wax u maamulaya weeye, laaluushkii baa ka jira, waxaa ka jira qof la yiraa waxaas baa tiri oo ciidamo booliis & milateri loo adeegsado oo la soo xiro, maxkamadna la iska geeyo sida boqor Buurmadow oo kale, muxuu ku xiran yahay.?, wuxuu ku xiran yahay afkaarta uu aaminsan yahay darteed, waxaadna arkeysaa Xamar oo la leeyahay waa ay burbursan tahay in qof aanan loo xiran waxa uu aaminsan yahay oo askari shaarba dhaadheer & qoryo aanan lagu soo xireyn, marka anigu waxaan ka soo horjeedaa sideedaba dowlad dulmi salka ku haysa oo tii burburka keentay oo raadadkii gumeysigu keenay la mid ah. SU. Xiritaanka boqor Buurmadow ee aad soo hadal qaaday, waxey sheegeen maamulka Somaliland in loo xiray isaga oo loo arkayay in uu caqabad ku yahay qadiyada Somaliland & gooni isu taageeda sida ay ku doodaan reer Waqooyigu, waxaana muuqata marka la isku fiiriyo Hargeysa & Muqdisho in Hargeysa tahay meel nabdoon oo nidaam & kala dambeyni ay ka jirto, marka ma la isku soo qaban karaa Muqdisho & Hargeysa .? JA. Haa waa la isku soo qaban karaa, Xamar weli cadaalad darro cid adeegsaneysaanan ka dhicin, laakiin Waqooyiga waxaa ku adkaatay cid cadaalad darro adeegsaneysa oo Guurtidu kow ka tahay, marka Waqooyi calan dulmi ah baa ka taagan, kursi dulmi ah na waa uu ka jiraa, xukun dulmi ah oo askartii hangashta & ******ta aheyd ee shaaribaha dhaadheereyd baana ka armineysa, Koofur se weli kama dhismin, dadku iskood ha isku xumeeyeen balse dulmi dadku baraago inta ay ka buuxsadaan anaa kaa adag weli kama dhicin, teeda kale, waxaa ka jira Waqooyi dagaal siyaasi ah oo reer Waqooyiga laftoodu ay isku hayaan, maamulka Hargeysa ku sugan wuxuu la dagaaamayaa qeybta Bariga ee Somaliland, waxaas oo dhana waxaa ka dambeeya khilaafaad ilaa xilligii jabhadaha socday, waxaa tusaale kuugu filan, Buurmadow wuxuu degaa Bariga Somaliland, qadiyada Laascaanood Barigii bey saameyneysaa, marka wuxuu doonayaa Buurmadow doonayaa deegaanadii & dadkii Bariga la daganaa in aysan dhibaato ka dhex dhicin, maamulkuna waxaa weeyaan sida guddoomiyaha guurtida, madaxweynaha, ninka arrimaha gudaha ka haya xukuumada dhammaantood waa reer Galbeed, waxeyna degaan Hargeysa & Galbeedkeeda, marka dagaal Bari baa Hargeysa laga wadaa oo waxaa wada maamulka Riyaale oo reer Galbeed u badan, waxeyna doonayaan in ay shaqaaqooyin ka sameeyaan dhinaca Bariga ayna isku dhuftaan beelihii Bariga, wax nuucaas ah ayey wadaan, Buurmadowna wuxuu hortaagan yahay beelihii ***** & ****** ee deganaa Bari in ay isku dhacaan. Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho
  8. doesn't matter what ya say Sophist. we all waiting for the sab na'mean. tell me about the sab and I'll be there in a minute. congrats again brotha.
  9. Yeah, the SOL coach is back. Today's lesson: Opinionated, when ya stretch, make sure yo back is straight na'mean. Your chest must be coming out like you know and don't eat before sessions just to cut that little gut na'mean. Oh yeah, stairmaster is better than the threadmill, so sweat it girl. That is all for today's cashar na'mean. I will be back another day with more hints na'mean. peace!
  10. It thought the "terrorist" were alleged to be from Puntland and were supported by Abdiqasim according to Somaliland media na'mean. lol Isn't that what Riyaale's regime was telling its followers? The enemy of Somaliland is from within na'mean. :mad: :mad: :mad:
  11. Reported by ANN -- Awdal News Network. (Riyaale's mouthpiece) lol I searched and I couldn't find anyone else reporting such news. could be early na'mean.
  12. Originally posted by Bishaaro: The racism card does not apply here. This is a culture&morale issue. Its funny how Somali women respect and honour other men. Her feminism views from Oprah & Dr.Phil shows are strictly applied for Somali men only. WHY? Why is she a complete RAALIYA to foreigners? {TO ALL THE PROS: Don't bring the "THEY'R GIVING WHAT THEY GET IN RETURN argument.} Most of them are in an abusive relationship. He cheats on her, and she still washes his feet, he gives her a black eye and she's thinking: once you go black you can't go back & sucks it up. Worst part is that those women can't express themselves as much as they could in their 1st language {yacni kuma jaq jaqlayn karto} Markaas bay Somali Caayaysaa :mad: well said.
  13. Bari_Nomad, sxb the guy who is using the computer oo farta taagaya is Uncle Sammurai na'mean. No joke. nice pictures bro. Indeed Puntland is thriving and that is what peace brings to the land na'mean. My uncle used to say this: The day you see kids playing ball, that is a day they are not going hungry, afraid or sick. Peace and prosperity is what we need. keep it cool my man.
  14. This is a weird story I say. Scary!. Authorities secretly investigate the HIV/AIDS and Gas Station link Euro Police and the FBI have been secretly asked by the 3 European countries, USA and Canada to investigate a bizzare story circulating on the internet which alledges that some person or persons have been affixing hypodermic needles to the underside of gas pump handles throughout North American and Europe. These needles appear to be infected with HIV positive blood. In Europe alone there have been 20 cases of people being stuck by these needles over the past five months and many more could be living with the disease unknowingly. There have been reports of another 12 people in various Canadian provinces contracting HIV/AIDS through needles affixed at gas station pumps. It is believed that some of these crimes may be copycat incidents due to someone reading about the crimes on the internet. At this point no one has been arrested and catching the perpetrator(s) has become a top priority for the law authorities involved. Shockingly, of the 20 people who were stuck in Europe, 16 have tested HIV positive and because of the nature of the disease, the others could test positive in a couple of years. Evidently the consumers go to fill their cars with gas, and when picking up the pump handle get stuck with the infected needle. The countries involved are keeping the result of their investigations a top secret for fear of causing public hysteria. TV's, Newspapers and all other broadcasting media outlets have been bared from reporting these stories.
  15. Originally posted by AYOUB_SHEIKH: Mobb we all know Hibo is a 'Somalilander Aaah, AYOUB, ya didn't feel my drift again. I meant Hibo is a very outspoken nomad and no one will silence her with such "underwear" comment na'mean. nways, ... it is aight bro. lets move on. Topic is closed.
  16. African, care to label any from the other camp as "consumed by hate"? Alla Cadaalada waxa la yidhaa wanaagsanaa. Cajiib anyways, Let me see if Mobb_Deep can summarize this thread for the nomads. 1. Sophist writes a comical article about Riyaale's visit to London. It is actually very funny. 2. Sister Yasmine attacks Sophist's personality and character as a whole. She gets into direct personal attacks with the dude na'mean. 3. Sophist comes back and tells Yasmine he won't disrespects her. coolest reply 4. I Ask Yasmine questions about SS&H 4. Sista Yasmine had some answers. It was just funny to many of us, specially from someone who claimed to be impartial na'mean. We left it at that na'mean. African, If ya really want to address the issue of disrespect and "ganging up on others", have a look at "Somaliland Passport" thread and tell your fellow landers to stop attacking sisters na'mean. peace
  17. dude, the battle is still here?
  18. Some of the dudes need to stop using this murder for spreading their hatred na'mean. This is what i have to say abou the killing na'mean.
  19. lol@Baashi damn that was harsh on you guys. Ku feedhe kulahaa. lol Some crazy lot were sitting at the stadium I say. Guys, since this thread is about Football in Sool region, I heard Sool one time became the cinderalla of Somali football when they beat out many big name teams and came to the semi-finals or finals or something. My uncle still talks about them good old days. still laughing at the "ku feedhe" slogan.
  20. Guraad, ya gotta chill man. The dude is only posting a photo because he is a sports fanatic na'mean. Chill out bro. Yeah, Notherner, who did they beat? Oodweyne? Ceel-Afweyn? Hey guys I was reading some article about the state competition back home in the 80's. Slogans against Reeer Bari: Ma Boosaadaad ka timi, ma soo badi baad is tiri Slogans against Reer Wagooyi: Jaaw Hargeysaay Jaaw, Jaad ma haynee Jaaw.
  21. Rokko

    Metro-Sexual

    Originally posted by Nomad: prettyBoys? That is exactly it Lakkad.
  22. Originally posted by Hibo: Geedid: Widaayoow, qof ku weydiisay ma leh ur underwear, I couldn't care less. Hehehehe. People don't really know Hibo. lol Buubto who is another "Somalilander", said it all that needed to be said na'mean. I see Nafisa chickened out, hehehe. I must warn ya'all nice girls. Run away from this side of the forum na'mean. peace in the horn!!
  23. Sad News. I hope the Somaliland administration catches all those who are inciting tribal violance against innocent civilians and brings them to justice na'mean.
  24. First it was Kismaayo, then Somaliland, now it is about the Xeeraale tribal war which he is accused of being the dude behind it na'mean. Everyone is accusing this dude. The people of Caabudwaaq are pissed as hell na'mean. Afhayeeenka U Hadlay SNF-Galgaduud Oo Ku Eedeeyey Kooxda Carta Dagaalka Ka Socda Xeeraale Waxaa noo suurtogashay inaan wareysi dheer aanu la yeelano afhayeen u hadlay SNF-Galgaduud, kaasoo aanu wax ka weydiinay dagaalada ku soo noqnoqonayey degaanka Xeeraale ee Gobalka Galgaduud intii muddo ahayd iyo sababaha dhaliyey. Afhayeenku waxaa uu yiri " Dagaaladan qasaarooyin naf iyo maalba leh waa geysteen, ilaa iyo haddana waa socdaan, waxaana uu ka istaagi la yahay kooxda Carta oo si toos ah dagaalada uga qeybqaadata iyo weliba abaabulka iyo hurinta colaada oo ay muddo dheer ka soo shaqeynayeen". Ma war laga weydiiyey af hayeenka inuu wax cadeyn hayo inay kooxda Carta ay ku jiraan dagaalada Xeeraale ka socda. Af hayeenku waxaa uu ku jawaabey "Waa xaqiiq inay si toos ah dagaalka ugu jiraan oo gurmad iyo abaabul ka wadaan Muqdisho iyo Dhuusamareeb. waxaana lagu arkay dagaalka baabuurta teknikada ah oo ayagu leeyihiin calaamadahoodana ay ku qoran yihiin,qaarkood lagu gubay dagaalada" Waxaa kale oo aanu weydiinay in wax nabadeyn ah oo loo soo jeediyey inay ku gacanseereen, tusaale ahaan, nin asagu sheegta inuu yahay Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud oo la yiraahdo Yusuf Ciyow (Goobe), ayaa marar badan u sheegay idaacahadaha Hornafrik iyo BBCda in beesha Caabudwaaq ay nabadda diidan yihiin?. Afhayeenka ayaa si kulul uga jawaabay arrintaas " Ninka aad sheegeysid waa taliyaha ciidamada dagaalka nagu dhaxeeyo , marka sidee buu arrintaas nabadeynta uga qeyb qaadan karaa? Waxaan kale oo aanu weydiinay afhayeenka inay jiraan wax nabadeyn ah oo loo soo jeediyey sidii loo joojin lahaa colaada iyo dhiiga daadanaya labada dhinacba?. Afhayeenku waxaa uu yiri"Annaga wax arrintaan dagaalka dhexdhexaad ah oo noo yimid ma jiraan, waxaan ku diidna nabad ma jiraan, laakiin, annagu degaankeenii ayaa nagula heystaa oo difaac ayaanu ku jirnaa oo cidna weerar kuma qaadno". Afhayeenku waxaa kale oo intaas ku daray in kooxda Carta ay dagaalka u wakiil uga yahay nin ganacsade ah ooo la yiraahdo Sheekh Maxamuud Xasan oo ah nin ay isku hayb yihiin C/Qasim Salad, ninkaas oo dagaalka dhaqaale iyo fara badan ku bixiya. Ninkaas oo dagaalada sokeeye ee dalka Soomaliya ka hor ka tirsanaan jiray koox Xer ah oo fadhigeedu ahaa degaanka Xeeraale, hadana ka mid ah dadka lacagaha badan ka sameeyey dagaaladii sokeeye ee dalka Soomaliya Sidoo waxaa kale shalay soo gaarey Gedonet Online, qoraal ay ku saxiixan yihiin 75 xubnood oo isugu jira waxgarad, aqoonyahanno iyo siyaasiin ka soo jeedda Beesha Caabudwaaq kuwaas qoraalkooda ku cambaareyey Kooxda Carta dagaalada iyo colaadda ay ka hurinayso degaanada Xeeraale iyo abaabulka ay ka wadaan magaalada Dhuusamareeb. Gedonet.com