Rokko

Nomads
  • Content Count

    887
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Rokko

  1. Suldaanka, Riyaale is the closest Somali leader Ethiopia has right now. 50 young muslim boys from zone5 are in the hands of tigre zenawi thanks to *****riyaale******. they were "terrorist" according to ****riyaale***** na'mean. let us not play the "ethiopia" card na'mean. [ October 17, 2004, 05:47 AM: Message edited by: Admin ]
  2. African, we have never had anything like this in 14 years na'mean. I witnessed Arta and it was a failure to start with na'mean. every warlord declared it invalid before the dude even left Djibouti. looool
  3. jumatatu, Hobyonet is a website, not a clan. if anyone is sore and bitter it is the editors of that website and not their clan na'mean. only clarifying how i understood this conversation na'mean.
  4. Deegaamada Sool,Sanaag iyo Cayn oo ay ka socdaan Fantastiyo Lagu Taageerayo Mada {LAASCAANOOD}Waxaa ilaa habeenkii xalay iyo saaka ka socda magaalada Laascaanood iyo deegaamada SSC iyo Guud ahaanba Puntland isu soo baxyo weyn oo ay dadku isugu soo baxeen jidadka magaalooyinka waaweyn ee ee Gobolada Puntland.">Daawo sawiradii Xalay ee Mashxaradii Laascaanood Iyo Wariyaha M. Gaaxnuug ee Laascaanood Hadaba waxaa iyagu habeenkii xalay aan seexan dadka iyagu ku nool magaalada laascaanood ku waas oo wadooyinka waaweyn marba dhinac u raacayey kuna dhawaaqayey Guul Guul u soo hoyatay Umada Soomaaliyeed weeye C/laahi Yuusuf iyo ereyo kale oo ay ku dheehan tahay wadaninimo. Dhanka kale habeenkii xalay oo aan la xidhiidhay meelo ka mida gobolada soomaaliya qaas ahaan magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ayaa waxa dadku ay ka bixinayeen hadalo kala duwan oo sida qaar leh waa guul oo waa nin Soomaali dhisi kara iyo halka qaar kalena kala haayeen waxaanu nahay dowlad Hadaba si kasta ha ahaatee waxaa isagu guushan uu gaadhay Mudane C/laahi Yuusuf Axmed aan la ogayn inay la saan qaadin kuwii ka horeeyay iyo inuu noqon Mandeelaha Somaaliya.
  5. Banaanbaxyo Lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo Ka dhacay Puntland By Axmed Posted to the web 10-10-2004, 21:35:45 Garoowe:-Magaalooyinka Waawayn ee Puntland ayaa waxaa ka socoto taageero iyo damaashaad aad u balaaran oo lagu taageerayo Madaxwaynaha Cusub ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Md. Cabdulaahi Yuusuf Axmed Taageeradan oo damaashaad, sawaxan iyo sacab leh waxay dadku isugu soo baxeen Jidadka waaweyn ee Magaalooyinka Puntland ay ka kooban tahay.. Tusaale ahaan Magaalada Garoowe oo ah Caasumada DG Puntland ayaa waxaa la iskugu soo baxay goobta fagaaraha ee Barxadda weyn, halkaas oo lagu soo bandhigay heeso iyo cayaaro lagu taageerayo Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya iyadoo ay barbar socotay rasaasta nooca Ifta ee loo yaqaan Burulayrta taas oo cirka loo ganayey. Marka aad eegto qaabka ay dadku taageeradooda u muujinayaan ayaa waxaad arkaysaa Caawa dad Gawaari ka buuxa oo sacab iyo durbaano tumanaya iyagoo ku dhawaaqaya Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ha noolaado. Dhinaca Kalena Guushatan Cabdulaahi Yuusuf Axmed, ayaa u muuqata mid isaga u ah taariikhi marka la eego halgankii dheeraa ee uu usoo galay inuu noqdo Madaxweynaha Dalka Soomaaliya. Si kastaba ha ahaatee iyadoo ay caawa socon doonaan banaanbaxyadaasi saqda dhexe ee Caawa ayaa waxaa la filayaa inay ka dhacaan maalinta bari ah dhammaan Magaalooyinka waaweyn ee Puntland banaanbaxyo kuwaasi kasii ballaaran oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Dawladda federaalka ah ee Soomaaliya. Axmed C/salaam Puntlandpost,Garoowe,Soomaaliya
  6. Damaashaadyo la xiriira Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya oo ilaa xalay ka soconaya magaalada Nairobi By Dharbaaxo Posted to the web 11-10-2004, 11:56:30 Nairobi:-Ka dib doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed xalay uu ku guulaystey xilkaas ayaa waxaa ka jirey guud ahaan magaalada Nairobi damaashaadyo iyo dabaaldegyo ku aaddan dareenka dadweynaha Soomaaliyeed ay ku soo dhoweynayaan in dib loo soo celiyo qarannimadoodii si ay uga baxaan qaxootinimada iyo dawlad la'aanta mudada 14ka sano ah ka jirtey dalkooda. Xaafadda Islii ee Soomaalidu u badan tahay ayaa waxaa xalay lagu arkayey dadweyne farabadan oo dariiqyada isugu soo baxay oo aan tirsigooda la qiyaasi karin ,iyadoo qaar ka mid ahi lugaynayeen qaar kalana gawaari ku damaashaadayeen ,iyadoo hoonka iyo qayladuna aysan xalay kala demin ,taasoo ay weheliyeen suugaan iyo erayo dadkaasi ku dhawaaqayeen oo ay ka mid ahaayeen Soomaaliyeey Toosoo Toosoo Isku Tiirsada ee iyo heeso kale oo wadani ah. Kuma eka damaashaadkaas iyo dabaal degyadu magaalada Nairobi ee waxaa sidoo kale laga soo sheegayaa gobollada kale ee Kenya iyo waliba xeryaha qaxootiga ee dadka Soomaalidu ku sugan yihiin damaashaad midkaas la mid ah ,iyadoo dalka Soomaaliya gudihiisan gobollada oo dhan laga soo dhaweeyey qaabkii doorashadu u dhacday iyo madaxweynaha ku guulaystayba. Guud ahaana waxaa laga dareemayaa dalka Kenya sida ummadda Soomaaliyeed ay maanta uga go'an tahay taageerada dawladda u dhalatay Soomaaliya muddo labo sano ah oo shir dib u heshiisiineed ka socdey dalkan ka dib. Caleemasaarka Madaxweynaha ayaa waxa la sheegay inuu dhici doono maalinta khamiista ah ee 14ka bisha ,waxaana socda abaabul diyaar garow ah oo maalintaas taariikhiga ah loogu jiro oo ay wadaan dalka Kenya,wadammada IGAD ,beesha caalamka iyo dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ,gaar ahaana ganacsatada Soomaaliyeed ee goobaha ganacsiga ku leh magaalada Nairobi. Jaamac Ismaaciil Dharbaaxo Puntlandpost,Nairobi,Kenya
  7. Puntland oo si weyn looga soo dhaweeyey dowlada cusub ee lagu dhisay dalka Kenya Garowe Banaanbaxyo ayaa xalay illaa iyo saaka ka socda magaalooyinka waaweyn ee Puntland, kuwaas oo loogu dabaal degayo Doorashooyinkii xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, laguna soo doortay Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed. Banaanbaxyadan ayaa ka dhacay magaalooyinka, Boosaaso, Qardho, Garowe, Laas Caano iyo Gaalkacyo. Ayadoo ay hada weli magaalooyinka qaarkood sida Bosaso ay ka socdaan banaanbaxyadan lagu soo dhaweenayo natiijadii Doorashadii ka dhacday Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed. Shacabka Puntland ayaa intooda badan muujinaya sida ay ugu faraxsan yihiin in dalka Soomaaliya uu yeesho maamul isla markaana lasoo afjaro maamul la'aanta ka jidha dalka Soomaaliya guud ahaan. Puntland ayaa ka mid ahayd goobaha had iyo goor sida weyn looga taageeri jiray shir walba oo loo qabto dib u heshiisiinta dalka Soomaaliya, ayadoo doorashadii xalay ahayd middii ugu horeysay ee lagu doorto Madaxweyne kasoo jeeda deegaanada Puntland. C/risaaq Shiino HorseedNet.com Garowe, Puntland
  8. Degmooyinka Puntland, magaalooyinka Kismaayo iyo Beledweyne oo si weyn looga dabaal degay kagadaal doorashadii Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Ruukinet 11/10/04 Wararka ka imaanaya degamooyinka Puntland ee hoostaga maamul goboleedka Puntland iyo magaalooyinka Kismaayo iyo Beledweyne ayaa sheegaya in si weyn looga dabaal degay kadib doorashasii madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed. Magaalada Kismaayo ayaa la sheegay in rasaas ay cirka u ridayeen taageerayaasha Barre Hiiraale ee ay beel wadaagga yihiin madaxweynaha dowladda federaalka ee cusub. Madaxweynaha dowlad goboleedka Midland ayaa noo sheegay in magaalada Beledweyne si weyn looga dabaal degay ayadoo lagu soo dhaweynayo jagada cusub ee loo xil saaray Cabdullahi Yuusuf. Mudane Cabdikariin Faarax Laqanyo ayaa warkiisa ku daray in ciyaar dhaqameedyo kala duwan laga ciyaarayay magaalada Beledweyne ayadoo ay faraad ka muuqatay dadka ku nool magaaladaasi kuna faraxsan dowladda cusub ee ka haatan loo sameeyay madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka. Sidoo kale, waxaa si weyn looga dareemay degmooyinka ay ka taliyaan taageereyaasha Cabdullahi Yuusuf ee Puntland farxad aad u weyn oo lagu soo dhaweynayo doorashada madaxweyne Cabdullahi Yuusuf ayadoo ay dad badan dibadda isugu soo bexeen degmooyinkaasi. C. Cali, Ruunkinet, London
  9. Bari, I am thinking the dude translating is someone else na'mean. i could be wrong. Presidents usually make big speaches in their own language even though they know english na'mean.
  10. Wallaahi the people of Laascaanood have been the core of Ina Yeey's election drive and he knows that na'mean. The MP's from LA stood shoulder to shoulder with the old dude from day one for two years giving him moral support and they even rejected their own Galeydh na'mean. Ina yeey knows what the people of laascaanood did for him. he will never forget na'mean. very nice pictures waryaa.
  11. banadir.com and somalilandnet.com are down. i am looking for more news but everywhere i go is down na'mean.
  12. Originally posted by HornAfrique: I mean you didn't see me crawling down your backs when you guys were callin Barre Hiirale.. Barre Huuraale. Huuraale is not used to attack him on a disease he has. just changed his name na'mean. big difference.
  13. Originally posted by HornAfrique: Beer-laawe istaqfirulaah. HornAfrique, xanuunka la iskuma caayo. Allah gave him the liver disease and it could happen to you na'mean. be humble na'mean.
  14. Couple of them are down but some are back na'mean. Horseednet.com is one of them.
  15. nice how Somalia online is the first one to report this. we hope for a somalia far from this anarchy and lawlessness na'mean.
  16. Thanks for the link libaax and nationalist. me didn't know these candidates had to sign an "acceptance" declaration before the vote starts. lol I, MOBB_DEEP, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER THAT IS ELECTED. lol ya'all should do the same na'mean. loool. Smith, Xarago, Nugaali, Bari, JB, Nationalist, Rahima, HornAfrique, Liqaye(Mr.Ceelbuur), the late deceased Otali(he only exists in spirit:D), ya'all make the pledge and promise the same thang na'mean. Caddow is doing very well, but don't forget inayeey has been known to be the COME-BACK-KID na'mean. loool
  17. Rokko

    Photos of Dhoobley

    Good thoughts sista Rahima. We're almost at the end of our little question period. Just to clear some gray area and kick the shaydaan out of our thoughts, Here is a question .. What kind of information does it take for Mobb_Deep to convince our good sista Rahima that Hiiraale and Indhacade are indeed warlords? Thank ya in advance for yo patience with me na'mean. I don't mind you having a look at the bottom quote of yours for information purpose while ya attempt to answer my question na'eman. Originally posted by Rahima: So let me ask you then Smith, are you claiming that CY has not being involved in tribal wars and not being responsible for the killing of innocent people? I think that is obvious for us all.
  18. ^ Qudhac was the lone organizer of this fake game and eedo Xarago was the media rep telling the world about it na'mean. loool
  19. Ya gave me good news today. My relatives in WidhWidh and Nugaal are finally drinking pure xareed. lool
  20. Rokko

    Photos of Dhoobley

    JB, Indhacade was really born in Matabaan, Galgaduud. He was airlifted there during the Dabadheer drought thanks to Siyaad Barre's kuntowaarey, qoryooley camps na'mean. Please let us not twist history na'mean.
  21. ^^ Qudhac(gesi), Ina Xaashi rules Puntland with iron fist na'mean. Abdulahi Yusuf has been "maqaar saar" as of lately. ceremonial president na'mean. loool Remember your guys from Hareisa used to say Riyaale was an embarrassment to his subclan. Now he is the lone dictator keeping things in check na'mean. lool
  22. Rokko

    Photos of Dhoobley

    Rahima, I think we are nearing the end of our civilized question and answer session na'mean. Now, in conclusion what you are saying is .. Cabdulahi Yusuf is a no-ands-butts-ifs warlord, but there is some doubt in your mind whether Indhacade and Hiiraale are warlords? Correct me if I misunderstood ya na'mean.
  23. Rokko

    Photos of Dhoobley

    Originally posted by Rahima: I have to be honest; the first time that i had ever heard of this guy was on these forums. Morgan is another story. If indeed their is truth to what people have been saying (that he was involved with this tragedy), then yes why wouldn't i consider this man a warlord? That would be hypocritical of me. I would say this had he even been my very own father. So what you are saying is Indhacade is not in your list of known warlords?
  24. Rokko

    Photos of Dhoobley

    Rahima, do you consider "sheekh" INDHACADE a WARLORD?