Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,146
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka badbaaday lix isku day dil oo ay la beegsatay kooxda argagixisada ee Al-Shabaab tan iyo markii ugu horreysay ee la doortay sanadkii 2012-kii. Isku daygii ugu dambeeyay wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho Maarso 18, 2025. Madaxweynaha, oo xilligaas ku sii jeeday garoonka diyaaradaha, ayaa sheegay in kolonyadiisa ay bartilmaameedsadeen argagixisadu. Waxay adeegsadeen walxaha qarxa ee gacanta lagu sameeyo (IEDs) si ay uga hor istaagaan safarkiisa uu ugu biirayay ciidamada Soomaaliya ee kula dagaallamaya Al-Shabaab HirShabeelle, balse isku daygoodaas wuu fashilmay. “Qorshahoodu wuxuu ahaa inay aniga iyo wafdigayga naga hor istaagaan inaan gaarno jiidda hore ee dagaalka si aan ugu biirno ciidamada Soomaaliya ee la dagaallamaya, laakiin way ku guuldarreysteen,” ayuu yiri Madaxweyne Maxamuud. Wareysi gaar ah oo uu weriye ka tirsan Nation Media, David Okwemba kula yeeshay Villa Soomaaliya, Madaxweyne Maxamuud wuxuu wacad ku maray inuu dagaalka gaarsiin doono meelaha ay Al-Shabaab ku xooggan yihiin, isagoo ugu dambayn ka ciribtiraya guud ahaan Soomaaliya. Wuxuu sidoo kale ka hadlay dib u soo celinta dimoqraadiyadda Soomaaliya iyadoo loo marayo codbixin guud oo qof iyo cod ah. Halkan waxaa ku xusan qaybo muhiim ah oo ka mid ah waraysiga: Su’aal: Waxaad ku sugnayd jiidda hore adigoo hoggaaminaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Guul ma ka gaaraysaan, marka la eego inay dhawaan weerareen kolonyadiina? Jawaab: Waxaan xoojinnay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee labada dhinac – kan fikirka iyo kan dhaqaalaha. Dhanka fikirka, waxaan hawlgelinnay in ka badan 300 oo culimo Islaami ah oo magac leh si ay u buriyaan aragtida qalloocan ee Al-Shabaab ee ah in dagaalka ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed uu yahay mid diini ah. Culimadu si cad ayay u cambaareeyeen kooxda, taasina waxay keentay in dadku ay bilaabaan inay ka fogaadaan. Waxaan sidoo kale bilownay barnaamijyo aan ku baahinno telefishinnada maxalliga ah si aan bulshada uga wacyigelinno falalkooda gurracan. Diinta Islaamka iyo Qur’aanka Kariimka ah midna ma oggola daadinta dhiigga qof aan waxba galabsan. Waxaan xusuusannahay Oktoobar 14, 2018, markii ay halkan Muqdisho ku dileen in ka badan 800 oo qof oo Soomaali ah oo aan eed lahayn. Marka labaad, waxaan ka xannibeynaa ilaha dhaqaalaha ee ay ka helayeen lacagaha ay baad ahaan uga qaadanayeen dadka iyo ganacsiyada Soomaaliya. Waxaan xirnay qaar badan oo ka mid ah xisaabaadkooda bankiyada iyo sidoo kale hababkii ay lacagaha ku urursan jireen ee moobayllada. Su’aal: Kolonyadiina waxaa bishii hore (Maarso) weeraray isla kooxdan argagixisada ah. Sidee u aragtaa sheegashadooda ah inaad ku fashilantay inaad gebi ahaanba burburiso? Jawaab: Al-Shabaab waxay sameeyeen lix isku day oo ay doonayeen inay igu dilaan tan iyo 2012-kii, markii iigu horreysay ee la ii doortay Madaxweynaha Soomaaliya. Isku daygii koowaad wuxuu dhacay xitaa ka hor intaanan u soo guurin Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Dilkaygu wuxuu ahaa hadafkooda ugu weyn. Laakiin annaga ayaa dagaalka ku qaadnay. Tan iyo 2022, markii aan xilka la wareegay mar labaad, waxaan sameynay horumar weyn oo aan ku daciifineyno awooddooda. Inkastoo ay jireen caqabado iyo dib u dhacyo, weli waxaan ku guda jirnaa hawlgalka, guul ayaana ka gaareynaa.
  2. FBI oo xidhay Garsoore lagu eedeeyay caawinta soo galooti sharci la’aan ah Laanta dambi baadhista Maraykanka ayaa xidhay garsoore lagu magacaabo Hannah Dugan oo ka howlgasha gobolka Wisconsin, ka dib markii lagu eedeeyay in ay isku dayday caawinta soo galooti aan sharciyeysneyn oo ka soo muuqday maxkamadeeda si aan loo xidhin. Qoraal la soo dhigay barta X, oo la tirtiray daqiiqado ka dib ayaa agaasimaha FBI Kash Patel uu ku eedeeyay Dugan inay u ogolaatay Eduardo Flores-Ruiz oo u dhashay Mexico, wajahayayna ilaa saddex dambi, inuu ka baxsado qolkeeda maxkamadda. Flores-Ruiz ayaa markii dambe la xidhay, waxaana uu ka soo muuqday maxkamada Milwaukee dhageysi loo qorsheeyay 18-kii Abriil. Source
  3. MOGADISHU, Somalia—Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has stated he remains undecided on whether he will seek a second consecutive term in the 2026 presidential election. He said his immediate focus is on bolstering the nation’s security, fostering economic growth, and delivering a long-promised direct democratic vote. In an interview with Kenya’s Nation Media, Mohamud claimed significant improvements in the security situation in the capital, Mogadishu, since he began his second term in May 2022. This period was marked by an intensified government offensive against the Al-Shabaab extremist group. “Security in Mogadishu has improved significantly since 2022 when I took office,” President Mohamud said. “We used to have bombings almost every month, but now they are scarce.” He asserted that this enhanced security environment had directly contributed to increased economic activity and construction within the capital, citing the expansion of its commercial areas. Prioritizing core mandate Mohamud, who previously served as President from 2012 to 2017, was elected in 2022 on a platform explicitly prioritizing the fight against terrorism and the restoration of democracy through a ‘one-person, one-vote’ system. He reiterated these as his administration’s central objectives. “I was elected to a program to fight terrorism and restore democracy to Somalia. That was my election agenda,” he stated. “If you look back at my political program from the previous election, I have largely succeeded in significantly weakening the power of Al-Shabaab.” He claimed active involvement in the anti-insurgency campaign, including personal visits to the front lines, and reported that government forces had liberated approximately 80 rural areas previously held by the militants. A cornerstone of President Mohamud’s agenda is the transition from Somalia’s complex, indirect electoral system – which has historically relied on clan elders selecting delegates who then choose the President – to a direct popular vote. This system, last fully implemented in the early 1960s, faces significant logistical and security challenges. Mohamud confirmed that voter registration is underway and highlighted four licensed political parties prepared to contest the polls. “It’s been almost 60 years since Somali citizens last cast their votes directly into the ballot box. I want that to happen again in the upcoming election,” he said, underscoring the historical significance of the proposed shift. Acknowledging the practical difficulties of organizing a nationwide direct poll in a country still grappling with insurgency and lacking extensive electoral infrastructure, Mohamud set a more immediate, attainable target. “The Somali population is close to 20 million,” he noted. “But if I can enable even two million people to cast their votes directly, I feel I will have achieved a great goal.” He addressed concerns regarding the security risks posed by Al-Shabaab to a direct vote, particularly in areas where the group retains influence. The President maintained that the overall security situation had evolved, with militants largely confined to rural areas. He pointed to high public interest in voter registration within Mogadishu among citizens who have never had the chance to vote directly. Re-election decision pending Mohamud reiterated that any decision regarding a potential bid for a third term in 2026 would depend on the political environment as the election cycle approaches. “My main goal is to restore true democracy to Somalia. When election time comes, I will consider my decision regarding the race,” he stated. He emphasized the profound personal importance he places on achieving the direct voting system, describing it as potentially the most significant accomplishment of his political career. “If I succeed in implementing a one-person, one-vote election, it will be the greatest success I achieve in my life,” he said. The push for a direct popular vote in 2026 represents a critical step in Somalia’s ongoing efforts to build a stable federal state and consolidate democratic institutions after decades of conflict and political fragmentation.
  4. Madaxweynaha dalka Maraykanka Trump ayaa booqanaya 13 illaa 16 bisha May; Sacuudiga, Qatar iyo Imaaraadka Carabta, sida uu shaaciyay Aqalka Cad. Source
  5. Entebbe (Caasimada Online) –Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo saaxiibada caalamiga ah, kaas oo lagu qabtay Madaxtooyada dalka Uganda ee magaalada Entebbe. Madaxweynaha ayaa shirka ka jeediyey khudbad uu ku muujiyey guulaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira argagixisada, isagoo carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed lagu garab istaago dagaalkaas. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dalbaday in Soomaaliya laga taageero dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka, si ay ula wareegaan amniga guud ee dalka. Shirka waxaa ka soo qaybgalay madax ka kala socotay dalalka; Kenya, Jabuuti, Masar, Itoobiya, Uganda iyo wakiillada Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD, Midowga Yurub, Boqortooyada Ingiriiska, iyo Dowladda Mareykanka. Madaxda shirku waxay isla qaateen qodobbo muhiim ah oo ay ka mid yihiin: 1• In shirku bogaadiyay guulaha ay xaqiijisay DFS oo ay ka mid yihiin; ku biirista Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), xubinnimada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, qaadista cunaqabtaynta hubka, dib u habaynta dhaqaalaha iyo billaabista diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada tooska ah. 2• In la dardargeliyo taageerada tababarka, qalabaynta, iyo tayeynta ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. 3• In la xoojiyo taageerada dhinaca diyaaradaha, sirdoonka, iyo garab-istaagga cirka ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada. 4• In la dhiirrigeliyo wada-shaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada, si loo sugo xasilloonida dhulka la xoreeyey. 5• In la dhaqan geliyo istaraatiijiyadda dhaqaale-ururin ee howlgalka AUSSOM iyo taageerada la siiyo ciidamada Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Madaxda dalalka qeybta ka ah howlgalka AUSSOM dadaalkooda ku aaddan nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, waxa uuna xusay in Soomaaliya ay ka go’an tahay dhammaystirka dhismaha ciidanka qaranka iyo xaqiijinta amniga guud ee dalka. Hoos ka daawo la-taliyaha amniga Qaranka
  6. Dawladda Jordan, ayaa maanta ku dhawaaqday in laga mamnuucay gudaha dalka Jordan — ururka Ikhwaanul Muslimiin , iyadoo lala wareegayo hintida iyo xafiisyada ururkan, qof kasta oo ku biira ayaa sidoo kale loo aqoonsan doonaa dambile, mana jiro doono dhaqdhaqaaqyo ururkan la xiriira oo ka dhici kara gudaha Jordan , sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Jordan. Ururka Ikhwaanul Muslimiin, ayaa taageerrayaal badan ku leh Jordan , kuwaasoo qaban qaabiya dhaqdhaqaaqyada looga soo horjeedo xiriirka Jordan iyo Israa’iil iyo xasuuqa ay Israa’iil ka wado marinka Qasa. Horey , dalalka Carabta oo ay ugu horreyaan; Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, Masar iyo Baxrayn ayaa u mamnuucay ururkan oo ay u aqoonsadeen urur argixiso ah, tan iyo wixii ka dambeeyay kacdoonkii halista geliyay kuraasta boqoradda Carbeed. Source
  7. MOGADISHU, Somalia – Turkey has significantly increased its military presence in Somalia this week, nearly doubling its personnel and deploying advanced armed drones, following recent territorial gains by the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group. Sources familiar with the matter told Middle East Eye that the move reflects growing concern in Ankara over the volatile security situation in the Horn of Africa nation. According to the sources, approximately 500 additional Turkish troops have been deployed to Somalia, bringing the total contingent to nearly 1,000. The reinforcements are tasked with securing and maintaining Turkey’s key Turksom military base near Mogadishu – one of Turkey’s largest overseas military facilities, established in 2017 to train the Somali National Army – operating armed drones for precision strikes against Al-Shabaab militants and providing enhanced security for the city’s strategic ports. Responding to Al-Shabaab advances The increased deployment comes in the wake of strategic advances made by Al-Shabaab forces in March in areas surrounding the capital. This deterioration in security prompted Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s visit to Ankara, where he held private talks with Turkish President Recep Tayyip Erdogan. The meeting, attended only by Somalia’s then-defence minister, occurred without immediate official details but fuelled speculation regarding expanded Turkish military assistance. A senior Turkish official, speaking to Middle East Eye on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter, confirmed that Ankara plans to reinforce its counter-terrorism support for Mogadishu “at a later stage,” without providing specifics on the timing or nature of the future support. Analysts monitoring Turkey’s engagement and Somalia’s internal dynamics suggest that Al-Shabaab’s recent momentum is partly attributed to deepening political divisions between President Hassan Sheikh Mohamud’s administration and opposition factions within Somalia’s complex federal system. Some experts suspect that elements within the opposition may be tacitly overlooking or failing to adequately counter the group’s movements ahead of crucial presidential elections expected next year, potentially seeking to weaken the current government’s standing. Role of the Turkish reinforcements Regional sources familiar with Turkey’s military operations in Mogadishu corroborated the deployment details provided to Middle East Eye. They indicated that roughly 300 Turkish commandos were sent specifically to reinforce the protection of Turkish facilities and assets in Mogadishu and aid in the ongoing training and advice of Somali forces. An additional 200 personnel were reportedly deployed to bolster Turkey’s armed drone operations, which have gradually increased in frequency and intensity over the past month. The sources added that while Turkey’s widely utilized TB2 Bayraktar drones have previously been active in Somalia, Ankara recently deployed two advanced Akinci unmanned aerial vehicles. The Akinci, known for its high-altitude capability, long endurance, advanced sensor suite, and sophisticated night vision systems, is considered more effective against a dispersed and often nocturnal insurgency like Al-Shabaab. “The Akinci are better suited for targeting Al-Shabaab, which often operates at night to evade detection,” one source with knowledge of the deployments told Middle East Eye. The drones’ ability to operate for extended periods around the clock provides persistent surveillance and strike capability. Direct combat role limited Despite the significant increase in military assets and personnel, another regional source indicated that Turkey currently has no plans for direct ground combat operations against Al-Shabaab militants. Such an intervention would reportedly require formal approval from the Turkish Parliament, which has not been sought. “Turkish forces are primarily there to protect Turkish assets and train and advise Somali troops,” the source explained. “They would only engage Al-Shabaab directly for self-defense purposes if necessary.” A second Turkish official highlighted that control of Somali airspace currently rests predominantly with US forces operating under the US Africa Command (Africom) banner. This necessitates close coordination between Turkish air operations and Africom. “‘US forces sometimes ask for our assistance with targeting operations,’ the official said,” indicating a level of operational cooperation and downplaying any reports of tension between Ankara and Washington regarding their respective military and political engagements in Mogadishu. Meanwhile, reports claiming Turkey had transferred Turkish-made T-129 helicopters to Somalia were denied by Somali sources. These sources told Middle East Eye that Somali pilots are still undergoing comprehensive training on the aircraft in Turkey. However, they added that the pilot training is expected to conclude within the next two months, potentially allowing the Somali army to operate the helicopters domestically later this year. Another source stated that Ankara also plans to continue the deployment of Somali forces trained at specialized Turkish facilities located in Isparta and Izmir, highlighting Turkey’s long-term investment in building the Somali National Army’s capacity. Adding another layer of international assistance, Qatari government aircraft delivered additional ammunition to Mogadishu this week, providing essential supplies for the Somali forces engaged in counter-insurgency operations. “Turkey is further expected to deploy more drones and provide artillery support if requested,” the source added, signaling Ankara’s potential readiness to provide broader military assistance, particularly regarding firepower and surveillance, as the security situation requires. Turkey’s deepened engagement underscores its strategic importance to Somalia and its commitment to supporting the government’s fight against militant groups.
  8. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo saaxiibbada caalamiga ah, kaas oo lagu qabtay Madaxtooyada dalka Uganda ee magaalada Entebbe. Madaxweynaha ayaa shirka ka jeediyey khudbad uu ku muujiyey guulaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira argagixisada, isagoo carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed lagu garab istaago dagaalkaas, lagana taageero dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka si ay ula wareegaan amniga guud ee dalka. Shirka waxaa ka soo qaybgalay madax ka kala socotay dalalka; Kenya, Jabuuti, Masar, Itoobiya, iyo wakiillada Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD, Midowga Yurub, Boqortooyada Ingiriiska, iyo Dowladda Mareykanka. Madaxda shirku waxay isla qaateen qodobbo muhiim ah oo ay ka mid yihiin: • In shirku bogaadiyay guulaha ay xaqiijisay DFS oo ay ka mid yihiin; ku biirista Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), xubinnimada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, qaadista cunaqabtaynta hubka, dib u habaynta dhaqaalaha iyo billaabista diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada tooska ah. • In la dardargeliyo taageerada tababarka, qalabaynta, iyo tayeynta ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. • In la xoojiyo taageerada dhinaca diyaaradaha, sirdoonka, iyo garab-istaagga cirka ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada. • In la dhiirrigeliyo wada-shaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada, si loo sugo xasilloonida dhulka la xoreeyey. • In la dhaqan geliyo istaraatiijiyadda dhaqaale-ururin ee howlgalka AUSSOM iyo taageerada la siiyo ciidamada Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Madaxda dalalka qeybta ka ah howlgalka AUSSOM dadaalkooda ku aaddan nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, waxa uuna xusay in Soomaaliya ay ka go’an tahay dhammaystirka dhismaha ciidanka qaranka iyo xaqiijinta amniga guud ee dalka. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Uganda kaga qayb-galay Shir Madaxeedka dalalka ku midaysan AUSSOM appeared first on Puntland Post.
  9. Yasooman (Caasimada Online) – Ciidamada Qaranka iyo Geesiyaasha Difaaca Deegaanka ee Macawiisleyda Hiiraan ayaa galabta weerar ku qaaday goob ay isku uruursanayeen dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta oo u dhaxeysa deegaanada Yasooman iyo Aboorey ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa ayaa soo gaaray caawa, waxaana lagu howlgalay xog laga helay deegaanka. Kooxda Al-Shabaab ayaa halkaas ka soo abaabuleysay weerar, balse ciidamada ayaa galabta weeraray intii ay is uruursanayeen. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa Caasimada Online u sheegay inay ka hor tageen dhagartii ay halkaas kasoo abaabulaysay Al-Shabaab. Sidoo kale, saraakiisha ayaa sheegay in khasaare culus ay howlgalkaas ku gaarsiiyeen kooxda, isla markaana ay faahfaahin rasmi ah ka soo saari doonaan saacadaha soo socda. Macawiisleyda Hiiraan oo kaashaneysa ciidamada qaranka ayaa maalmahaan waday weerarro ka hortag ah, waxayna ka hortegayaan in weerar lagu soo qaado ayaga, taasi oo khasaare badan ay kala kulmi karaan. Dhowr howlgal oo maalmihii lasoo dhaafay ay fuliyeen ayaa guuleystay, waxayna ka badbaadeen dhagaro badan iyo khatar ku soo wajahneyd, maadaama kooxda Al-Shabaab ay hal goob isku uruursato inta aysan qaadin weerarrada. Is-difaaca iyo weerarrada reer Hiiraan ee is dabajoogga ah ayaa imaanaya iyadoo kooxdu ay la wareegtay inta badan gobolka Shabeellaha Dhexe, isla markaana ay weli abaabuleyso weerarro kale oo ay doonayaan inay dhul hor leh ku qabsadaan.
  10. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2025/04/AQOw9Ulvtb4ZhuB2eHaGvh8osYF8er9IcHXKOrC040emYvP_HPDzTaDKl0dI5_0b7Oyd5R-pOjSBYCfkw3W4JtnH.mp4 Qaran News
  11. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo saaxiibbada caalamiga ah, kaas oo lagu qabtay Madaxtooyada dalka Uganda ee magaalada Entebbe. Madaxweynaha ayaa shirka ka jeediyey khudbad uu ku muujiyey guulaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira argagixisada, isagoo carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed lagu garab istaago dagaalkaas, lagana taageero dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka si ay ula wareegaan amniga guud ee dalka. Shirka waxaa ka soo qaybgalay madax ka kala socotay dalalka; Kenya, Jabuuti, Masar, Itoobiya, iyo wakiillada Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD, Midowga Yurub, Boqortooyada Ingiriiska, iyo Dowladda Mareykanka. Madaxda shirku waxay isla qaateen qodobbo muhiim ah oo ay ka mid yihiin: • In shirku bogaadiyay guulaha ay xaqiijisay DFS oo ay ka mid yihiin; ku biirista Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), xubinnimada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, qaadista cunaqabtaynta hubka, dib u habaynta dhaqaalaha iyo billaabista diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada tooska ah. • In la dardargeliyo taageerada tababarka, qalabaynta, iyo tayeynta ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. • In la xoojiyo taageerada dhinaca diyaaradaha, sirdoonka, iyo garab-istaagga cirka ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada. • In la dhiirrigeliyo wada-shaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada, si loo sugo xasilloonida dhulka la xoreeyey. • In la dhaqan geliyo istaraatiijiyadda dhaqaale-ururin ee howlgalka AUSSOM iyo taageerada la siiyo ciidamada Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Madaxda dalalka qeybta ka ah howlgalka AUSSOM dadaalkooda ku aaddan nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, waxa uuna xusay in Soomaaliya ay ka go’an tahay dhammaystirka dhismaha ciidanka qaranka iyo xaqiijinta amniga guud ee dalka. Source: goobjoog.com
  12. Ankara sends drones, ammunition, commandos but still avoids directly engaging the armed Somali group on the ground Source: Hiiraan Online
  13. Kampala (Caasimada Online) – Magaalada Entebbe ee dalka Uganda waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen madaxda dalalka ay ciidamadu ka joogaan gudaha Soomaaliya. Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amni ee gobolka, iyadoo la tixgelinayo marxaladda cusub ee ay Soomaaliya wajahayo. Shirkan ayaa waxaa martigelinaya Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, waxaana uu kulminayaa madax sare oo ka kala socda dalal dhowr ah oo ka qeyb qaadanaya howl-galka nabad ilaalinta ee Soomaaliya. Ujeeddada ugu weyn ayaa ah in la dardar-geliyo taageerada howl-galka cusub ee AUSSOM, kaasoo badalay kii hore ee AMISOM. Wafdi ka socda Masar ayaa shirkan ka qeyb-galay, iyagoo uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi, Dr. Mostafa Madbouly, oo matalaya Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi. Sidoo kale, waxaa madasha joogay Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya iyo mas’uuliyiin kale oo sare. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa isna goobjoog ka ah shirkan, isagoo matalaya dal uu ka socdo howlgalka xasillinta ee lagula dagaalamayo kooxda Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo shirka, taasoo si gaar ah u taaban doonta xaaladda amni ee dalka iyo dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada oo ugu horreyso Al-Shabaab. Shirka Entebbe ayaa imanaya xilli Soomaaliya ay ku jirto marxalad amniyeed oo adag, iyadoo kooxaha xagjirka ah ay kordhiyeen weerarada ay ka geysanayaan gobollada bartamaha iyo koonfurta dalka. Arrintan ayaa sii adkaynaysa baahida loo qabo iskaashi amni oo xooggan oo u dhexeeya dalalka gobolka. Kulankan ayaa loo arkaa fursad muhiim ah oo lagu mideynayo aragtiyada madaxda Afrikaanka ah ee ku aaddan sidii loo heli lahaa maalgelin iyo taageero joogto ah oo lagu dardar-gelinayo howl-galka AUSSOM, si loo xaqiijiyo xasillooni waarta oo ka hana qaada Soomaaliya.
  14. LONDON, UK (HOL) — Forbes has named Nasra Artan, the Somali-Norwegian executive leading international A&R at Sony Music Publishing, to its 2025 30 Under 30 Europe list in the Entertainment category, recognizing her for reshaping the global music landscape through cross-cultural collaborations and artist development. Source: Hiiraan Online
  15. Hargeysa (Caasimada Online) – Sida ay ogaatay Caasimada Online, Cabdirisaaq Yuusuf Cali (Terra) oo ahaa sarkaal sare oo si weyn ugu dhawaa Taliyihii hore ee Sirdoonka Soomaaliya, Fahad Yaasiin, ayaa si qarsoodi ah ku tegay Somaliland. Terra, oo deegaan ahaan kasoo jeeda Somaliland, ayaa leh tababar sare oo ciidan iyo mid sirdoon, xilli markii Fahad uu joogay hoggaanka NISA lagu tilmaami jiray inuu ahaa kaaliyihii ugu dhawaa ee sida gaarka ah ula shaqeynayay. Caasimada Online, oo aad u baartay xogta ninkan iyo waxa uu ka qabanayo Somaliland, maadaama uu horey uga tirsanaa saraakiisha sare ee sirdoonka Soomaaliya, ayaa baaristeenna ku ogaatay in Terra uu maamulka u wakiishay qorshe xasaasi ah oo dhanka sirdoonka ah. Sarkaal ka tirsan hay’adda sirdoonka Somaliland (NIA), oo codsaday inaan magaciisa la shaacin sababo jira awgood, ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in Terra loo xilsaaray horumarinta qalabka sirdoonka iyo kor u qaadista aqoonta hawl-wadeennada hay’adda. Ninkan, oo tababar heer sare ku soo qaatay dalal ay ka mid yihiin Turkiga, ayaa wada qorshe qalab sirdoon loogu rakibayo hay’adda Sirdoonka Somaliland, si ay sare ugu qaaddo awoodeeda sirdoon. Inkasta oo sarkaalka la hadlay Caasimada Online uu ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo nooca qalabkan, haddana wuxuu noo xaqiijiyay in arrintaas ay hadda socoto, ayna dalka yimaadeen khubaro kale oo cadaan ah oo dalabkooda uu lahaa Terra, si loo hirgeliyo qorshaha qalabkan sirdoon. Sidee ayuu Terra ku tegay Somaliland? Sida ay xogta ku heshay Caasimada Online, Cabdirisaaq Terra wuxuu Somaliland ku tegay kadib cafis uu ka helay Madaxweynaha Somaliland, kadib markii uu ka laabtay mowqifka midnimada Soomaaliya oo uu ku dhaganaa markii uu la hawl-galayay Fahad Yaasiin. Saxafigan u xuubsiibtay sirdoonka, si la mid ah taliyihiisii Fahad, ayaa haatan dhaq-dhaqaaqyo hoose ka wada magaalooyinka Somaliland, iyadoo ay saacadihii dambe muujinayaan muuqaal sir ah oo laga duubay isagoo ku sugan magaalada Berbera ee gobolka Saaxil. Inkasta oo ay hore u dhacday in Somaliland ay cafis u fidiso shaqsiyaad xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda federaalka Soomaaliya, oo uu u dambeeyay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Bayle, haddana waxaa isweydiin mudan sababta madaxda sare ku kaliftay inay cafis u fidiyaan sarkaal sare oo ka tirsanaa NISA. Sababta ugu weyn ee Terra loogu furay albaabada Somaliland ayaa waxaa qeyb ka ah sidii uu door muhiim ah uga qaadan lahaa qorshaha dib u habeynta loogu sameynayo sirdoonka Somaliland, oo sanadihii dambe ay ka muuqatay habacsanaan xoog leh. Terra haatan si gaar ah ayaa loo ilaaliyaa, iyadoo inta badan dhaq-dhaqaaqiisa uu yahay mid qarsoodi ah. Waana shaqsi si weyn ugu dhagan fikradda “is-qarinta”, taas oo hore ugu caanbaxay Taliyihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin, intii uu hoggaaminayay NISA, inkastoo markii uu shaqadaas ka tagay uu kasoo muuqday shaashadaha warbaahinta.
  16. Introduction: Rewriting the Script on State Fragility – A Cautious Optimism For decades, “Somalization” has been a stark geopolitical shorthand for state failure, conjuring images of unchecked warlordism, pervasive piracy, and the complete erosion of institutional authority. Under President Hassan Sheikh Mohamud’s administration (2022–present), Somalia is actively attempting to script a powerful counter-narrative: “Somalization as recovery.” This strategic rebranding points to tangible advancements in security, governance, and economic revitalization. However, while acknowledging these gains, this analysis will probe deeper, critically examining the limitations, persistent challenges, and potential downsides alongside the progress, while also incorporating diverse perspectives to provide a more balanced understanding of Somalia’s complex trajectory. The imperative for constructive criticism and national unity remains paramount, echoing the Somali wisdom of “Gaalka dil, gartiisana sii” – “Give the devil his due”, emphasizing the need to acknowledge progress even amidst past or present adversaries. This journey towards recovery necessitates a collective effort, embodied in the proverb “Wadajir bay gacmuhu wax ku gooyaan” – “Many hands make light work.” Security and Counterterrorism: Forging Stability – A Fragile Foundation? “Total War” Against Al-Shabaab: Initial Gains, Enduring Threat President Mohamud’s declaration of “total war” against Al-Shabaab has yielded initial territorial gains, with the SNA, backed by local militias and ATMIS, liberating key areas. This has disrupted meaningfully of the group’s revenue streams and operational capabilities. However, the long-term sustainability of these gains remains uncertain. As one security analyst noted, “While the SNA has retaken towns, holding and securing vast rural areas, the group’s traditional strongholds, presents a far greater challenge. Al-Shabaab’s resilience stems from a complex interplay of local grievances, clan dynamics, and its ability to adapt its tactics.” The “clear, hold, and build” strategy faces significant hurdles, as evidenced by Al-Shabaab’s continued presence and influence in regions like South West State, hindering service delivery and the return of displaced populations. Regional Military Cooperation: A Necessity with Complex Dynamics Regional military cooperation is crucial in combating the transnational threat of Al-Shabaab. However, these collaborations are not without their complexities. As a civil society leader from Gedo region commented, “While we appreciate the support from neighboring countries, historical tensions and differing national interests can sometimes complicate coordination and create unintended consequences on the ground.” The effectiveness of these partnerships requires continuous evaluation and careful consideration of local contexts. Lifting of UN Arms Embargo: Enhancing Capacity, Risks of Diversion? The gradual lifting of the UN arms embargo is intended to bolster Somalia’s national defense capabilities. However, concerns remain regarding the transparent and effective utilization of these resources. An opposition politician voiced caution, stating, “While a stronger army is necessary, robust oversight mechanisms are essential to prevent the diversion of weapons and ensure accountability.” Building a truly self-reliant security apparatus requires not only equipment but also strong governance and anti-corruption measures. Economic and Financial Reforms: Laying the Foundation – Amidst Vulnerabilities Debt Relief Achievements: A Milestone with Caveats The completion of the HIPC Initiative is a significant achievement, unlocking access to international financing. However, the sustainability of this progress hinges on prudent fiscal management and the effective allocation of these funds. An economist based in Mogadishu cautioned, “Debt relief provides a fresh start, but it also places a greater responsibility on the government to implement sound economic policies and avoid accumulating unsustainable new debt.” Constructive analysis must focus on how these funds are translated into tangible improvements for the average Somali citizen. Economic Stabilization: Resilience Under Pressure The reported GDP growth of 4% in 2024, despite climatic shocks, indicates a degree of economic stabilization. However, this growth remains vulnerable to external factors and has not yet translated into significant job creation or poverty reduction for a large segment of the population. A local entrepreneur in Kismayo noted, “While business registration has become easier, access to capital and reliable infrastructure remain major obstacles for small and medium-sized enterprises.” Inclusive economic policies are crucial for ensuring that growth benefits all Somalis. Data limitations, often relying on government reports, necessitate cautious interpretation and a push for more independent verification. Regional Integration and Diplomacy: Reasserting Influence – Navigating Complex Interests Admission to the East African Community (EAC): Opportunities and Challenges Somalia’s EAC admission offers significant opportunities for regional trade and investment. However, realizing these benefits will require careful negotiation and implementation of agreements, considering the potential impact on domestic industries. As an academic specializing in regional integration observed, “EAC membership can be a game-changer, but Somalia needs a clear strategy to leverage its comparative advantages and address potential competitive disadvantages.” Open dialogue involving businesses and civil society is crucial for maximizing the benefits. Strengthened International Relations: Rebuilding Trust – Amidst Shifting Global Dynamics Somalia’s increased engagement on the international stage, including its UNSC seat candidacy, signifies a rebuilding of trust and partnerships. However, the impact of international interventions in Somalia has been complex and sometimes contradictory. A former UN official commented, “The international community has played a crucial role, but a lack of coordination and a focus on short-term fixes have sometimes undermined long-term stability. A more coherent and Somali-led approach is essential.” Scrutiny of international engagements must consider their long-term impact on national sovereignty and development. Governance and Institutional Development: Rebuilding – While Facing Political Headwinds Rebuilding State Institutions: Progress and Persistent Weaknesses Efforts to rebuild state institutions are underway, with initiatives like the digital ID system and SBRS showing promise in modernizing governance. However, these reforms face challenges related to capacity building, resource constraints, and resistance from entrenched interests. A civil servant in Baidoa stated, “New systems are being introduced, but effectively implementing them across all levels of government requires significant investment in training and infrastructure.” Ensuring inclusivity and addressing regional disparities in institutional development remain critical. Constitutional Reforms: A Divisive Path Forward The ongoing constitutional review process is a critical juncture. While amendments like the women’s quota is positive step, the proposed shift to a presidential system and changes to party laws are deeply contentious. Opposition leaders argue that these changes centralize power and undermine the inclusivity of the political process, potentially reversing the gains of the Third Republic. One prominent opposition figure stated, “The government’s unilateral push for these fundamental changes without broad consensus risks fracturing the fragile political settlement and could lead to parallel administrations if our concerns are not addressed.” The absence of a unified international stance on these reforms further exacerbates the risk of political instability. The government’s perceived “winner-takes-all” strategy in pursuing these changes is a significant concern. International Recognition: Acknowledging Progress – A Call for Continued Reform Africa Leadership Award 2025: Recognition and Responsibility The Africa Leadership Award 2025 acknowledges President Mohamud’s efforts. However, this recognition should serve as further impetus for inclusive governance and addressing the concerns raised about political polarization. Conclusion: A Nation at a Crossroads – The Urgent Need for Unity and Inclusivity Somalia’s journey from the depths of “Somalization as collapse” towards “Somalization as recovery” demonstrates significant progress in key areas. However, this progress remains fragile and faces considerable headwinds, particularly concerning political polarization and the perceived centralization of power. The urgent proposal for national unity, emphasizing a return to the 2012 Provisional Constitution, embracing inclusive governance, seeking broad political agreement, and upholding the framework of the Third Republic, is not merely a suggestion but a necessity to safeguard the hard-won gains. President Hassan Sheikh Mohamud has a crucial opportunity to steer Somalia towards a more stable and prosperous future by prioritizing dialogue, consensus, and genuine inclusivity. The international community must also play a more unified and constructive role in supporting this process. As Somalia continues to build a better future, the wisdom of “Gaalka dil, gartiisana sii” reminds all stakeholders to acknowledge progress fairly, while the understanding that “Wadajir bay gacmuhu wax ku gooyaan” underscores that national recovery requires a united effort. The narrative of “Somalization as recovery” can only be truly realized through a shared commitment to inclusive governance and a collective effort to overcome the deep-seated political divisions that threaten to undermine the nation’s hard-won progress. About the Author Prof. Abdinasir Ali Osman is a highly respected senior researcher, consultant, and trainer with over 35 years of experience in the humanitarian, development, and institutional capacity-building sectors. His career spans across the private, public, and non-profit sectors, where he has played a critical role in shaping policies, building institutions, and implementing large-scale programs in Somalia and beyond. As a leading expert in humanitarian, governance, peacebuilding, and development, Prof. Osman has dedicated his life to advancing local capacity, institutional resilience, and sustainable development. His work has influenced policy decisions, empowered young professionals, and strengthened governance frameworks in fragile and conflict-affected environments. You can reach him through email: ipi2024@hotmail.com
  17. MELBOURNE, Australia (HOL) — The fatal police shooting of Abdifatah Ahmed, a 35-year-old Somali refugee, has drawn nationwide attention, as protesters, community leaders, and human rights advocates demand a fully independent investigation and a broader overhaul of how police handle mental health crises. Source: Hiiraan Online
  18. Jigjiga, Ethiopia (HOL) — The Ogaden National Liberation Front (ONLF) has accused Ethiopian security forces of disrupting a women's meeting in Jigjiga on April 24, arresting its members and injuring several others. The ONLF described the attack as part of a widening clamp-down and silence of dissent in the Somali Region. Source: Hiiraan Online
  19. CAPE TOWN, South Africa (HOL) — Two Somali nationals, aged 18 and 20, were fatally shot Wednesday night in what police suspect was an extortion-related ambush at a spaza shop in the Wallacedene neighbourhood, located on the northeastern outskirts of Cape Town. Source: Hiiraan Online
  20. Si kastaba ha ahaatee, sarkaal ka tirsan ciidamada – Xuseen Cali ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in mitidiintu ay qabsadeen magaalada Wargaadhi ka dib “dagaal ba’an”. “Ciidamadeena waxaa ka dhintay 12 nin oo u badan dagaalyahanda qabaa’ilka. Ugu yarran 20 ka mida dagaalyahada alshabab aya sidoo kale la dilay,” ayuu yiri Cali “laakiin aakhirkii Al-Shabaab waxay heleen gurmad dheeri ah waxayna u suurtagashay inay magaalada la wareegaan. Wuxuu sheegay in ciidanka milatariga Soomaaliya ay la daalaa-dhacayaan dirista gurmad, maadaama waddooyinka ay mari lahaayeen ay maraan deegaano ay maamulaan Al-Shabaab. Laba askari oo ka tirsan ciidamada dowladda , oo ay garab siinayaan duqeymo cirka ah, ayuu sheegay inay ku guuleysteen in ay dib u qabsadaan qaybo ka mid ah magaalada ilaa duhurkii. Toddobaadkii hore, Al-Shabaab ayaa weerartay magaalada Aadan Yabaal oo qiyaastii 245 km u jirta waqooyiga Muqdisho, taas oo milatarigu u isticmaalayey saldhig ay kaga duulaan Al- Maxay tahay muhiimada saldhiga Wargaadhi? Xigashada Sawirka,General Maxamed Biixi Qoraalka sawirka,Taliyihii hore ee Ciidanka Dhulka Soomaaliya, Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi. Deegaanka Wargaadhi, waxaa uu ku yaallaa gobolka Shabeellada dhexe ee maamulka Hirshabelle. Waa deegaan kulansaday dhowr istaraatijiyadood oo muhim ah oo badda iyo berigaba leh, taas oo dadka ku xeeldheer deegaanka ay ku tilmaameen dhuun muhim u ah dhanka isku gooska marka laga eego adeegsiga wadada badda. “Wargaadhi, waa meel xeebta u jirta 20-KM waa dhul bannaan ah oo xeebta raacsan, deegaanka Masaajid Cali-Gaduud wuxuu u jiraa 20-KM, Nuur-dugle wuxuu jira isla 20-KM, Caddale uwxuu u jiraa 55 ilaa 60- KM, waa meel Istaraatiijiya”ayuu BBC-da u sheegay taliyihii hore ee Ciidanka Dhulka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi. Wuxuu intaa raaciyey in Militari ahaan ay tahay meel istaraatiijiyad ah oo ku taalla meel ku haboon u kala gudbinta sahayda ciidanka. “Ilaa Xarardheere, Ceel dheer, Aadan Yabaal, Daaru-nimca, Al-kowsar, dhulka dhexda ku jira ilaa meesh ala yiraahdo Galcad ilaa dhulkaas ayaa looga kala gudbin karaa sahayda. Garoon diyaaradeed ayaa laga sameeyey oo ay ku dagaan diyaaradaha Qumaatiga u kaca, iyo dhufays weyn ayaa laga sameeyey oo shidaalka iyo raashinka laga daadgureeyo sidoo kale waxaa la gayn karaa ciidamada gurmadka oo meelahas oo dhan meshii wax ka dhacaan u gurman karaa marka waa meel muhiimad gaara ku taalla”ayuu yiri Jeneral Biixi. Jeneralka, wuxuu intaa ku daray in badda iyo bariga laga ilaalin karo deegaanka iyo deeganada ku xeeranba. “Marka iyada la joogo waxaa la ilaalin karaa magaalooyinka aan soo sheegay ilaa Caddaan-lixay, Ruun-nirgood, Masagawaa, Ceeldheer, hoos haddii loo soo daggo Nuur-dugle, Towfiiq ilaa Xaaji Cali guulane, dhulkaas oo dhan baa laga ilaalin karaa laga daadgureyn karaa ciidamada, Ciidamada u socda safarka dheer ilaa Xarardheere ayaa ku nasan kara kuwa ka yimid baa ku nasan kara, waa meel aad ugu haboon gurmadka iyo nasashada ciidanka, shidaalka ka qaadashadiisa waa meel bartanka ah” ayuu intaa raaciyey Jeneral Biixi. Kooxda alshabaab oo dagaal kula jirta ciidamada dowladda ayuu shegay in iyagu aysan sidaas u adeegsan karin oo aysan awooddaas lahayn. Waddo muhiim ah oo dhanka xeebta marka kana timaada gobolada Banaadir, Shabeellda dhexe ilaa gaarta bartamaha Soomaaliya oo marta Wargaadhi ayaa ka sii dhigaysa mid leh muhiimad isku socod oo muhim ah. Sida ay baahisay warbaahinta qaranka bishii Jully sanadkii 2014-kii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday deegaanka Wargaadhi isagoo kormeeray saldhiga ay ciidamada dowladdu ku leeyihiin Wargaadi. Bbcsomali Qaran News
  21. Mogadishu (HOL) — The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has called for the rapid deployment of 8,000 additional peacekeepers and urgent international funding for Somalia's stabilization mission, warning that a surge in Al-Shabaab attacks has endangered years of progress. Source: Hiiraan Online
  22. Mogadishu (HOL) — Puntland authorities have refused to comment on allegations that the United Arab Emirates installed Israeli-manufactured radar equipment in the port city of Bosaso, deepening concerns over clandestine security operations and escalating tensions with Somalia's federal government. Source: Hiiraan Online
  23. Mogadishu (HOL) — Lawmakers from Somalia's federal parliament representing Jubbaland have accused the federal government of launching an illegal military campaign in the Gedo region, warning that the offensive threatens to destabilize the area and violates the country's provisional constitution. Source: Hiiraan Online
  24. Mogadishu (HOL) — An oil tanker sailing under the Marshall Islands flag caught fire off Somalia’s coast, leaving it stranded without power and injuring one crew member, maritime authorities said. Source: Hiiraan Online