Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,146
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq ka dhan ah maleeshiyaadka al-Shabaab oo inta badan ka talisa qeybo kamid ah dhulka maamulka. Cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga dowlada, gaar ahaan kuwa maamulka ayaa maanta dhaqdhaqaaq ka bilaabay degaano hoostagga Degmada Bardaale oo lagu sheegay xubno ka tirsan Shabaab. Ciidamadan ayaa gudaha u galay dhulal dhowr ah oo la sheegay inay ku dhuumaaleysanayeen al-Shabaab kuwaa oo howlgalkooda ku burburiyay fadhiisimo ay lahaayen al-Shabaab. Taliyaha Ciidamada hawlgalada ee Degmada Bardaale Madguud Macalin ayaa sheegay in deeganadii ay tageen ay ka waayeen Shabaab. Waxa uu sheegay inay sameeyen goobo ku dhow dhow deegaanadaasi oo la dajiyay ciidamo ka tirsan maamulka si ay uga hortagaan maleeshiyaadka suuragalka ah inay degaan halkaa. Sidoo kale, ciidamada ayaa halkaa ka helay darees ay ka tageen maleeshiyaadka howlgalka ka hor ka cararay halkaa. The post Sawirro: Ciidamo ka tirsan MKG oo gudaha u galay deegaano ay ku sugnaayen Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  2. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta tababar u soo xiray Ciidamo cusub kuwaasoo ka mid noqon doono ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidamadaan ayaa Muddo bilooyin ah waxaa uu tababar uga socday Saldhiga dowladda Turkiga ee ku yaalla Muqdisho. Munaasabad kooban oo lagu qabtay Saldhigga, waxaana ka qeyb galay Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, Safiirka Turkiga ee Muqdisho,Xildhibaano iyo Madaxweyne Farmaajo. Ciidamadaan Maanta tababar loo soo xiray ayaa ah dabley, kuwaasoo uu Madaxweyne Farmaajo uu sheegay in ay ka qeyb ka noqon doonaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dowladda Turkiga uga mahadceliayay tababarka ay siisay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee uu Maanta tababarka u soo xiray,waxa uuna Ciidamada kula dardaarmay in ay waajibkooda qaran gutaan. Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Oglan Bekar ayaa isna sheegay in dowladda Turkiga ay waligeed caawin jirtay Soomaaliya isla markaana ay xoojin doonto kana qeyb qaadan doonto tababarka Ciidamada Soomaaliya. The post Arag Sawirrada: Farmaajo oo tababar usoo xiray ciidamadii Turkiga ku tababaray Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  3. Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog ayaa maanta gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, si ay ugu kuurgalaan Wabiga Shabelle oo guray. Sida muuqaalka aad ku arkeysaan waxaa gabi ahaanba guray wabigii, gaar ahaan dhanka degmada Afgooye, waxaana sidoo kale jirta deegaanno sidan oo kale uu Wabiga uga guray. Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada degmada Afgooye Cabdullahi Xasan Cabdi(Toogane) ayaa sheegay in saameynta inta ugu badan uu ku yeeshay beeraladeyda iyo dadka danyarta ah ee halkaasi ka shaqeysan jiray “Waxaan leeyahay horumar ayaan gaarnay, horumar ma gaarin ee wax ayaad bilowdeen, waxaan leeyahay dowladda dhexe iyo dowladda koonfur galbeed mas’uuliyadeeda waa in ay yimaadaan webiga oo ay wax ka qabtaan, oo webiga la qashin-bixiyo, garaarada soo dumay, qalab la keeno oo qashinka laga bixiyo, hadda waqti xaadir waawaqtigii laga faa’ideysan lahaa, xilligan oo kale oo webiga qalalo waa xilligii dowladda wanaagsan ay keeni jirtay qababka looga bixiyo carada iyo geedaha Guddoomiye ku-xigeenka samafalka degmada Afgooye Sharif Qalaafe ayaa sheegay in hey’adaha gargaarka looga baahan yahay caawinta beeladeyda oo aan heysan ceel biyood ay ku badbaadiyaan beerakooda. “Waxaa filayaa 3 usbuuc ka hor sawirro aan ka qaadnay, webiga biyo ayaa ka buuxay, maantana waa aragtaan, waana arrin soo noq-noqota, mar haddii ay sidaasi mar walbo dhacdana in wax laga qabto ayaa muhiim ah” Dadka shacabka ah ayaa kuu sheegaya in hadda ay lasoo deristay biyo la’aan, maadaama biyaha Wabiga oo ay ku tiirsanaayeen uu guray. Halkaan hoose ka daawo Muuqaalka: Goobjoog News Source
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Tiro madaafiic ah ayaa lagu soo waramayaa iney maanta kusoo dhaceen nawaaxiga xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Madaafiicdan oo la sheegay iney Hoobiyeyaal ahaayeen ayaa kusoo dhacay agagaarka 15 May iyo sidoo kale Caga-dhiig, kuna dhow madaxtooyada Soomaaliya. Goob jooge ayaa xaqiijiyey in madaafiicda halkaasi kusoo dhacday ay tiro ahaan gaarayeen Saddex, waxaana ay qalqal ku beereen dadka shacabka ah. Weli lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay Hoobiyeyaashan, balse waxay qeyb ka yihiin tiro dhowr jeer oo sidan oo kale madaafiic loogu soo tuuray nawaaxiga Villa Soomaaliya. Dhanka kale, Al-shabaab ayaa baraha ay ku leeyihiin internetka waxay ku sheegteen mas’uuliyadda madaafiicdaasi. Laamaha ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya weli wax war ah kama aanay soo saarin madaafiicdan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaafiic xooggan oo lagu garaacay nawaaxiga Villa Somalia appeared first on Caasimada Online.
  5. Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa maanta waxay howlgallo ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Bardaale ee gobolka Baay. Wararka waxay sheegayaan in ciidamadan ay ku baxeen deegaanno la sheegay iney ku sugan yihiin Al-shabaab. Madguud Macalin oo ah taliyaha ciidamada howlgallada ee Bardaale ayaa warbaahinta u sheegay in deegaannadii ay ku baxeen ay kasoo waayeen Al-shabaab. Wuxuu taliyaha tilmaamay in markii ay Al-shabaab maqleen in dhankooda lagu wajahan yahay ay goobta isaga baxsadeen waa sida uu hadalka u dhigaye. Madgaduud ayaa sheegay in xilli walbo diyaar u yihiin iney Al-shabaab la dagaallamaan kana saaraan meelaha ay kaga sugan yihiin deegaannada ku dhow Bardaale ee gobolka Baay. Goobjoog News Source
  6. Tiro madaafiic ah ayaa lagu soo waramayaa iney maanta kusoo dhaceen nawaaxiga xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Madaafiicdan oo la sheegay iney Hoobiyeyaal ahaayeen ayaa kusoo dhacay agagaarka 15 May iyo sidoo kale Caga-dhiig, kuna dhow madaxtooyada Soomaaliya. Goob jooge ayaa u xaqiijiyey Goobjoog News, in madaafiicda halkaasi kusoo dhacday ay tiro ahaan gaarayeen Saddex, waxaana ay qalqal ku beereen dadka shacabka ah. Weli lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay Hoobiyeyaashan, balse waxay qeyb ka yihiin tiro dhowr jeer oo sidan oo kale madaafiic loogu soo tuuray nawaaxiga Villa Soomaaliya. Dhanka kale, Al-shabaab ayaa baraha ay ku leeyihiin internetka waxay ku sheegteen mas’uuliyadda madaafiicdaasi. Laamaha ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya weli wax war ah kama aanay soo saarin madaafiicdan. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  7. Dunida oo Dhan ayaa waxa ay isha ku hayaan ciyaarta ugu xiisaha iyo xamaasada badan ee dunida ee loo yaqaano El Clasico. Waa Ciyaarta u dhaxeeya Real Madirid iyo Barcelona oo ah mida ugu daawashada badan dunidan. Labadaan koox oo kawada ciyaaraha horyaalka La Liga ah ee dalka Spain ayaa ah kuwa aad u xifaaltama taasi oo sii kordhineeysa xiisaha Ciyaarahaan. Real Madrid ayaa qaabili doonto oo gurigeeda ku soo dhoweeyn doonto Barcelona. kulankaan ayaa waxa uu yahay kii 237-aad oo ay wada ciyaaraan Kooxaha ugu waaweeyne Spain ee Real Madrid iyo Barcelona. Barcelona ayaa Real Madrid waxa ay ka horeeysaa 11-Dhibcood inkastoo Real Madrid kulan uu baaqi u yahay. Safka Macquulka ah ee El Calisco. Ciyaartaan ayaa soo gali doonto 03:00 Goordhow Xiliga Geeska Afrika. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post EL Calisco: Ciyaarta ugu Daawashada Badan dunid aoo Goordhow la Ciyaari Doono appeared first on Puntland Post.
  8. Madaxweynaha Mareykabka Donald Trump waxaa uu sheegay inuu gargaarka ka jarayo dowladaha u codeeya inay ka soo horjeedaan go’aankiisa ku saabsan arrinta Qudus. Ku dhawaad 20 dowladood oo carbeed ayaa go’aankaasi cabsi galiyey sida ay qortay wakaaladda caalamiga ah ee horumarinta Mareykanka. Trump ayaa yiri “Waxaa jira dowlado Mareykanka lacago ka qaato,hadana waxay u codeynayaan go’aan ka soo horjeeda Washinton markii la joogo golaha ammaanka” Dowladahaan 20 ah ayaa dhammaantood waxay hoos tagaan ururka jaamacadda Carabta waxayna kala yihiin. 1 . Ciraaq: Waxaa ay ka mid tahay dowladaha Carbeed ee ugu horreeya ee Mareykanka ka hela kaalmooyiinka, waxay heshay 5.28 bilyan, boqolkiiba 89% waxaa loo qoondeeyay dhanka milatariga. Faahfaahinno kale, Ciraaq waxay heshay $4.8 Bilyan oo looga taageeray dhinacyada amniga iyo milatariga, $369 Milyan, waxay ku heshay dhanka gargaarka bani’aadanimada $86 Milyan ka mida waxay u qoondeesay dhanka gargaarka cuntada, halka ay ku heshay dhanka biilka maamulka kaalmo dhan $10 milyan. 2 . Masar: waxay heshay $1.23 Bilyan, 89% waxay loo qoondeeyay dhanka milatariga halka 11% loo qoondeeyay dhinacyada kale ee horumarinta. Sida la faahfaahiyey, ku dhawaad $1.1 Bilyan waxaa loo qoondeeyay dhanka amniga iyo milatariga balse kaalmooyinka lagu bixiyey dhinacyada waxbarashada madhaafayo $37 milyan, Bani’aadanimada waa 26 milyan, halka uu gaarayo taageerada loo qoondeeyay kobacaha dhaqaalaha $45 milyan. 3 . Urdun: waxay heshay $1.21 bilyan oo iskugu jirta horumarinta iyo dhinacyada amniga iyo milatariga. Kaalmadii ugu muhiimsaneed oo ay hesho sanadkaan waxaa uu gaarayaa ee dhinacyada amniga iyo milatariga $510 malaayiin ah miisaaniyadda guud waxay ku heshay $213 milyan, $188 milyan waxay ku heshay dhanka gargaarka bani’aadanimada, $82 milyan waxay ku heshay waxbarashada, $60 milyan ay ku heshay dhanka caafimaadka. 4 . Suuriya: waxay heshay kaalmo dhan $916.4 milyan, balse Washinton waxay ugu talo gashay $94 milyan dhanka amniga. Waxaa lagu qiyaasaa kaalmooyinka bani’aadanimo oo ay heshay Suuriya $471 milyan, $320 waxay ku heshay dhanka dhanka cuntooyinka degdegga ah, $20 milyan waxay ku heshay barnaamijyo kale oo gargaar $1.8 milyan waxay ku heshay ka qeyb qaadashada dimuquraadiyadda iyo bulshada rayidka ah. 5 . Falastiin : daanta galbeed iyo Gaza $416.7 milyan oo dhammaan lagu taageerayay dhanka horumarinta in kastoo ay jiraan, $18 milyan oo lagu taageeray amniga washinton ayaa sheegtay in 18 milyan loo qoondeeyay dhanka dhisidda nabad-galyada rayidka. $133 Million Dollar waxaa loo qoondeeyay baahiyooyinka gargaarka degdegga ah, $86 million waxaa loo qoondeeyay adeegyada bulshada, $11 million waxaa loo qoondeeyay xukuumadda iyo ururada bulshada rayidka. 6 . Lubnaan: waxay kaalmo u heshay $416.5 Million, 81% waxaa loogu talo galay dhanka horumarinta, $249 million waxaa loogu talo galay adeegyada gargaarka bani’aadanimada, $75 million waxaa loogu talo galay hagaajinta amniga, $12 million waxaa loogu talo galay la dagaalanka waxyaabaha maanka dooriya, $9.2 million waxaa loogu talo galay xukuumadda iyo ururada bulshada rayidka ka qeyb-qaadashada dimuquraadiyada iyo horumarinta sharciga. 7 . Yeman: taageerada ay ka hesho Mareykanka waxay gaareysaa $305 million intiisa badan waxaa uu ku wajahnaa dhanka gargaarka, $294 million loo qoondeeyay dhanka taageerada xukuumadda iyo bulshada rayidka taageerada Yeman ee Mareykanka ma dhaafeyso $3.7 millin. Soomaaliya: Waxaa ay ka heshay Mareykanka taageero dhan $274.7 million, $174 million waxaa loo qoondeeyay dhanka gargaarka, $43 million oo kale loo qoondeeyay howlgallada amniga. Taageerada Soomaaliya ay ka hesho mareykanka ayaa ahaa mid aan joogto aheyd sanadkii 2012 waxaa uu gaaray taageerada mareykanka Soomaaliya uu u fidiyo $469 million. 9 . Suudaan: Suudaan waxay heshay gargaar dhan $137.8 million, $125 waxaa loo qoondeeyay howlaha gargaarka iyo mucaawinooyinka . Taageerada mareykanka uu siiyo Suuudaan ayaa aad u hooseesay sababo la xiriira cunnu-qabateyn saarneed owgeed . 10 Tunizia: Waxaa ay heshay kaalmo dhan $117.4 million, 79% waxaa lagu bixiyey dhanka millatariga inta soo hartay waxaa lagu bixiyey dhancyada horumarinta. 11 . Moroco: waxay heshay kaalmo dhan $82 million, 84% waxaa lagu bixiyaa dhinacyada horumarinta 16% waxaa lagu bixiyaa dhinacyada milatariga iyo amniga. 12 . Liibiya: Waxaa ay heshay $26.6 million dhammaanteed waxaa loogu talo galay taageerada dhinacyada horumarinta $13 million oo ka mida waxaa lagu dhisay nabad-galyada rayidka. Aljeeriya: sanadkii 2016 waxay heshay 17.8 million 91% waxaa lagu bixiyey dhinacyada horumarinta. 14 . Mauritania,: Waxaa ay Mareykanka ka heshay kaalmo dhan $12.7 Million 89% waxaa lagu bixiyey dhinacyada horumarinta. Baxreyn: waxay heshay sanadkii 2016 kaalmo dhan 6.5 Million 91% waxaa lagu bixiyey dhinaca millatariga. 16 . Cumaan : waxay heshay 5.7Million 80% waxaa lagu bixiyey dhinaca milatariga. 17 . Imaaraadka: Waxaa uu helay $1.1 million, 65% waxaa lagu bixiyey dhinaca horumarinta. Qeybta ugu badan waxaa lagu bixiyey ladagaalanka maandooriyaha $395 kun, $260 kun waxaa lagu bixiyey horumarinta qaanuunka iyo garsoorka, $371 kun waxaa lagu bixiyey tamarta, halka $110 kun lagu bixiyey kobaca dhaqaalaha. Sacuudiga: waxaa uu helay kaalmo dhan $733 kun 98% waxaa loo qoondeeyay dhinaca horumarinta. Kuwait: kaalmo fiican kama helin mareykanka marka laga reebo $112 kun 97% waxaa lagu bixiyey dhinaca horumarinta. $58 kun waxay ku baxday tobabarka dhanka tamarta $51 kun waxay ku baxday xukuumadda iyo bulshada rayidka, hlka $3 kun waxaa ku baxday ladagaalanka maandooriyaha. Qatar: Dowladda Qatar waxaa lagu tiriyaa dowladda Carbeed oo hesha kaalmada ugu liidata mareykanka waxay ka heshay Mareykanka kaalmo dhan $95 kun 65% waxay ku baxday dhanka milatariga inta soo hartana waxaa lagu bixiyey dhinacyada horumarinta. Goobjoog News Source
  9. Ciidamada Kenya oo aad u hubeysan ayaa la sheegay iney saakay kasoo talaabeen xadka aan rasmiga ahayn ee dhanka B/xaawo, iyaga oo gudaha usoo galay 100 tallaabo. Dadka deegaanka ayaa sheegay iney ciidamadaan sheegayaan in dhulka ay soo galeen iyaga leeyihiin, waxaana ka hortagay shacab aad u badan. Ciidamada Kenya waxay rasaas badan ku kala eryeen dadkii shacabka ahaa, iyadoo weli xiisadda ay ka jirto B/xaawo. Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in guud ahaan ay xiran yihiin xarumihii ganacsiga ee degmadaasi, dadkuna ay dhigayaan dibadbaxyo. Waxgaradka ku dhaqan degmada B/xaawo ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland in sida ugu dhaqsiyaha badan ay kaga soo jawaabaan arrintan ay dowladda Kenya ka waddo degmadaasi. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  10. Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal beeleed u dhaxeeya maleeshiyo beeleed, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalladan ayaa xooggooda ka socda deegaanno ku dhow degmada Laascaanood, iyadoo u dhaxeeyo xoolo dhaqato. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhimatay 3 qof, iyadoo dhaawaca uu intaasi ka badan yahay. Dad ku dhow halka lagu dagaallamayo ayaa sheegay in dhinayacyada is haya ay gurmad kala helayaan. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  11. Local population from the region of Arta, Djibouti wait to welcome the Ministers of Health and the Interior. Photo: Hyewon Yi / UN Migration Agency (IOM) 2017 Djibouti – The Ministry of Health of Djibouti in collaboration with IOM, the UN Migration Agency’s office in Djibouti have launched a mobile patrol programme on 12 December 2017 to assist migrants in all five regions of the country. This activity will help to provide medical screenings and treatment for stranded migrants along the migratory route. The mobile patrol programme is part of the Better Migration Management programme (BMM), which is funded by the European Union and the German Federal Ministry for Economic Cooperation and Development (BMZ), and the Addressing Mixed Migration flows in Eastern Africa (AMMi) project funded by the European Union and Expertise France. Djibouti’s Minister of the Interior, Hassan Omar Mohamed gave the opening address, “Djibouti is a land of asylum and destination for many vulnerable migrants but also a country of bi-directional movements for thousands of migrants from neighbouring countries to other countries, including the Arabian Peninsula.” Referring to the UN World Human Rights Day, he stressed that Djibouti is destined to preserve the dignity of everyone and to guarantee the same value to all, as human rights are inalienable and universal. More than 300 migrants transit Djibouti every day. Mainly from the Horn of Africa, these migrants continue to cross Djibouti to Yemen and other countries in the Gulf due to limited economic opportunities, instability and environmental degradation in their homeland. The Minister of Health, Dr. Djama Elmi Okieh highlighted that the programme aims to provide primary and emergency health care to vulnerable populations to reduce mortality on migratory routes and to prevent the associated health risks that may affect host populations. The mobile patrol will operate twice a week from December 2017. Doctors and nurses from the Ministry of Health and IOM medical team will provide medical treatment and water to migrants on the road who are mostly suffering from dehydration. Those who present serious conditions or have critical medical conditions will be referred to a local hospital in the region where they will receive medical care. IOM Djibouti provides assistance to vulnerable migrants who come from Yemen or travel to Yemen via Djibouti in various regions in Djibouti. In Obock, migrants seeking assistance come to the Migration Response Centre (MRC) and are provided with food, water and medical treatment. IOM
  12. Xarunta dhexe ee wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL waxaa maanta ka dhacday xaflad uu xilka kula wareegayey agaasimaha cusub ee dhawaan loosoo magacaabay wasaarada Deegaanka Mudane, Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor), xafladan waxaa ka qaybgalay wasiir kuxigeenka wasaarada Deegaanka, saraakiil ka socotay madaxtooyada Puntland, agaasimeyaasha, madaxqeebeedyada iyo qaybaha kaladuwan ee shaqaalaha wasaarada Deegaanka DPL. Maxamed Ciise Maxamed oo ahaa kusiimaha agaasimaha Guud sidoo kalena ah agaasimaha waaxda isbedelka cimilada ee wasaarada Deegaanka ayaa warbixin ka siiyey agaasimaha cusub ee wasaarada Deegaanka hab dhismeedka shaqo ee wasaarada Deegaanka, shaqaalaha, xafiisyada iyo isku dubaridka mashaariicda waawayn ee ay wasaarada Deegaanku ku mashquulsantahay waxaana uu dhanka kale kawaramay sida loo maamulo howlaha wasaarada Deegaanka iyo halka ay marayso shaqada wasaaradu waxaana uu tilmaamay in wasaaradu ay maamusho shaqo baaxadwayn oo dhanwalba leh una baahan in lasii labajibaaro. Liibaan Maxame Faarax iyo Maryan Maxamed Adam oo kamid ah agaasimeyaasha Waaxyaha ee wasaarada Deegaanka ayaa Iyana dhankooda soo dhaweeyey agaasimaha cusub ee wasaarada waxaana ay sheegeen in ay si dhow ula shaqayn doonaan. Agaasimaha cusub ee wasaarada Deegaanka Mudane Cabdicasiis Nuur Cilmi ayaa markii uu xilka la wareegay kadib sheegey in uu ku faraxsanyahay inuu kusoo biiray wasaarada Deegaanka waxaana uu sheegey in uu rajaynayo inuu horey u wada shaqada wasaarada, Mudane Koor dhanka kale wuxuu sheegey in uu shaqaalaha wasaarada Deegaanka uga mahadcelinayo shaqada culus ee ay dadkooda u hayaan wuxuuna sheegey inuu ku taageeri doono shaqaalaha wasaaradu howlaha ay hayaan islamarkaasna uu noqon doono qof shaqada socodsiiya oo howlaha wasaarada isku dubarida uuna qof walba ku ixtiraami doono shaqadiisa. Wasiir kuxigeenka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Mudane, Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed “Maareeye” oo soo xiray xaflada xilwareejinta ah ayaa sheegey in uu marka hore soo dhawaynayo agaasimaha cusub uuna kusoo dhawaynayo wasaarad ay hogaanka u hayaan shaqaale dhalinyaro ah oo jecel inay dalkooda iyo dadkooda wax u qabtaan, Wasiir Maareeye dhanka kale wuxuu sheegey in wasaarada Deegaanka DPL ay tahay wasaaradaha ugu shaqada badan wasaaradaha dawlada Puntland islamrkaasna ay ka fogtahay isqabqabsi taasna ay sabab u yihiin shaqaalaha wasaarada oo aqoon u leh shaqada ay qabanayaan iyo halka ay wasaaradu u socoto, Wasiirkuxigeenka Deegaanku wuxuu dhanka kale u mahadceliyey agaasimihii hore ee wasaarada Deegaanka Muna Daahir Dalmar oo uu sheegey inay shaqada meel wanaagsan soo gaarsiisay.
  13. RIYADH: Saudi Arabia and Djibouti yesterday signed a cooperation agreement in areas including industry, energy, mineral wealth, telecommunications, information technology, housing health, agriculture, water and environmental protection. The agreement included measures to speed up the development of air transport between the two countries and ways to increase trade through improved maritime transport, according to Asharq Al-Awsat. The agreement also included ways of increasing the volume of trade and investment exchange between the two countries in accordance with both the Saudi Vision 2030 and Djibouti’s Vision 2035. A Saudi-Djibouti economic fair was held in Riyadh where businessmen from the two countries held talks. The agreement focused on strengthening cooperation with the Central Bank of Djibouti to exchange information and credit reports on banks and companies in Djibouti. Saudi Arabia expressed its desire to set a date for the start of the first round of negotiations within two months to avoid double taxation between the two countries, and the list of members of the Saudi Executive Committee for the Saudi-Djibouti Business Council has also been decided on. The council will meet after Djibouti selects its members for the committee. Arabnews
  14. Somalia Minister for Civil Aviation, Mohamed Abdullahi Salad, disclosed that full control and management of ‘Somalia’ airspace from Mogadishu is only about two weeks away. The Minister, speaking to the Voice of America, Somali Service, today, revealed that installation and testing of equipment to control and monitor Somalia airspace was near completion. “We expect,” he said, “to hold an inauguration ceremony for the full takeover of Somali airspace control from Mogadishu on the 28th of December”. The Minister, currently on an unofficial visit to his erstwhile home, Edmonton, Canada, where he lived as an immigrant previously, announced that Somalia shall for the first time since 1991 be able to administer aviation matters from Mogadishu, the seat of the Federal Government of Somalia. The Minister established that the Flight Information Services office presently stationed in Nairobi, Kenya, will completely move over to Mogadishu from mid-January 2018, and that equipment currently installed at the Nairobi FISS office will be dismantled and installed at other ‘Somalia’ aviation centers by March 2018. Minister Salad stated that his ministry finally signed office relocation agreement with ICAO in September this year following other visits he and his predecessors at the Aviation helm made to Montreal, the HQ of the International Civil Aviation Office (ICAO), the last of which was in May earlier in the year. The Minister completely ignored the issue of Somaliland airspace claims as a sovereign republic practically independent of Federal Somalia (since 1991) and the agreement the two sides – Somaliland and Somalia – reached on the issue in 2014 in Istanbul, Turkey, signing the Istanbul II Communique (see attached). Neither did the VOA choose to ask. The Minister, in line with the views of his government, sees Somaliland as part and parcel of Somalia despite the fact that the latter had nothing to do with Mogadishu for 27 years. Somaliland although not diplomatically recognized by the international community, is a de facto government thus treated by the outside world with its own Constitution, flag, currency, passport and fully functional government organs which helped establish the country’s commendable achievements in democracy, peace and stability which starkly contrast the political conundrum that characterizes enigmatic Somalia. It remains to be seen what steps the new government under president Musa Behi takes to ensure that Somaliland airspace does not fall under Somalia manipulation. Somaliland aviation matters now fall under an autonomous agency newly established by a parliamentary act, the Somaliland Aviation Authority, headed by a veteran ex-commercial airliner pilot, Captain Abdi Rodol. Istanbul II Communique
  15. On the second day of my visit to Mogadishu within a couple of days of the truck bombing, I visited the site of the explosion in the company of Prof Abdullahi Shirwa, the chairman of the National Emergency Operation Centre. At some point, a man explaining things to me glanced nervously around, and bent down to pick up “something”. He said to me, “Here,” and offered me whatever it was that he had picked up from under a piece of wood. CHARRED METAL I did not like his bothered look and I asked: “What is it?” He replied: “These are pieces of human flesh.” Shocked, I averted my eyes, unready to accept the man’s extended hand and was relieved when Prof Shirwa assured me that these were fragments of charred metal thrown out by the massive explosion. Of the numerous assaults and the bomb attacks that will haunt every Somali’s mind, none has been dastardlier than the one on October 14. A heinous act of incomparable devastation, nearly 400 lost their lives and an equal number of people suffered serious injuries, many needing major surgeries, with many others either unaccounted for or missing. Al-Shabaab served notice on everyone that the terrorist organisation is still capable of striking panic into the nation’s heart, despite its territorial loss. As we mourned the dead, we sought answers to the question we have been asking for the past decade. Now we ask now if this would be the watershed event that would drive African Union Mission in Somalia and the national army towards the decisive final push to rid the country of Al-Shabaab once and for all. AL-SHABAAB Neither did Al-Shabaab, masters in dark arts of stonewalling, claim responsibility for the attack, fearing a popular backlash. It is worth remembering that the terrorists did not own up to the December 4, 2009, Hotel Shamo blast in which a male suicide bomber disguised as a hijab-wearing woman detonated a device, killing three government ministers, two professors of medicine and nine students at a medical school graduation ceremony. Even so, nearly everyone suspected them of being the perpetrators of the atrocity. A Somali proverb has it that lies have short legs and that sooner or later the truth will catch up with them. And so it is something of a relief when the truth has caught up with Al-Shabaab’s taciturnity. The Somali Internal Security minister released the names of the six men behind the truck bombing a month after the deadly incident and two weeks following the Hotel Naasa Hablood assault, in which 17 people died and 23 were wounded and which Al-Shabaab claimed to have carried out. The minister, Mohamed Abukar Islow, identified Osman Hajji, aka Maadey, as the suicide bomber and driver of the truck. He also named five other individuals, who are now in custody, accused of having a hand in the bombing: Hassan Adan Isack, the driver of the second car; Ali Yussuf Wacays, aka Duaale, thought to be the second suicide bomber; Abdiweli Ahmed Dirie, aka Fanax, the group’s head of explosive experts in Mogadishu; Mukhtar Mohamed, also known as Gardhuub, a senior leader of the team; and Abdullahi Abdi Warsame. FARAH AIDEED The minister added: “Apart from those in custody, our forces are hunting down the owner of the truck who is on the run.” Alone in my hotel room late that evening following my meeting with the Internal Security minister, his bodyguards hovering nearby, I remembered a conversation I had in London with a leading scholar on Jihad insurgency in Somalia. My English friend said: “Do you know why the majority Muslim countries such as Somalia, Pakistan and Afghanistan serve as religious battlefields, when no majority Arab country has ever been torn apart by similar religion-based conflicts until ISIS appeared on the scene?” “It is because Qatar, UAE and Saudi Arabia pay the wages of the Jihadist on the proviso that all the religious battles are fought elsewhere, away from their countries. (Osama) Bin Laden operated from his Afghan base until his stay in that country became untenable. Then he moved his base to Pakistan.” “Where does Somalia fit in?” I asked. The analyst claimed that it all began when General Mohamed Farah Aideed met Bin Laden at the latter’s retreat home in Soba, an ancient Nubian city about 20 kilometres away from Khartoum. In 1997, the leader of Al-Qaeda would later tell two CNN journalists that his men had trained the Somalis in downing Black Hawks by aiming at the tail rotors. BIN LADEN In the event, Bin Laden dispatched Abu Hafs Al Masri, an Egyptian, to provide on-the-ground training to Aideed’s militiamen on downing a helicopter. When the two met, Bin Laden was living openly in Khartoum and putting together a plan to launch the attacks on the American embassies in Nairobi, Kenya; and Dar es Salaam, Tanzania, which followed before his men carried out the game-changing 9/11 assaults on the Twin Towers. A lot has happened in Somalia since the Black Hawk Down days caused the United States to withdrew its army. It seemed Somalis were left to their own devices to deal with the nefarious interference in the country’s affairs by Ethiopia, Kenya, Eritrea, Uganda, the US, the European Union and a handful of Arab states, each having its own self-serving design, some in an underhand way, others with worrying blatancy. A rap sheet of crimes was committed against Somalia. The country’s wealth was looted, its seas emptied of fish, its shores polluted with nuclear and chemical waste and the chance of it putting a government together continuously sabotaged by one foreign party or another. SIYAD BARRE When I visited Mogadishu in 1996 after a 22-year exile, I found a divided city run by two warlords, each claiming his half as his fiefdom. And with no government to provide any civic amenities and no state-run schools functioning, the Qataris, the Saudis and the Emirates entered Somalia, especially in the educational sector, as if to bring Bin Laden’s plans finally into fruition. Under Siyad Barre, Somalia had been a secular state, quite unlike any other Muslim nation. Now the Arabs had free rein to impose their language, harden the Somalis’ moderate way of worship and change the traditional manner in which our women and men dressed. Unchallenged, the Saudis, the Qataris and the Emirates introduced their school curricula, which was adopted by the teachers whose salaries they paid. Within 10 years, the Islamic Courts Union exerted control over much of southern Somalia. The US awoke to the ‘dangers’ the courts could present and gave its tacit approval to Ethiopia to invade. And Al-Shabaab, as the court’s offshoot, emerged. Thus, while the Arab States’ threat to Somali sovereignty has its origin in Bin Laden’s secret pact with Aideed through a series of permutations, the snake ended up biting its tail — morphing into Shabaab. Nuruddin Farah is a leading Somali novelist.
  16. ilaa 3 Madfac oo loo yaqaano nooca Hoobiyaha ah ayaa ku soo dhacday meel aan ka fogeeyn xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho. Madaafiicdaan oo aan la ogeeyn halka laga soo tuuray ayaa maqalkeeda aad looga maqlayay qeeybaha kala duwan ee Muqdisho. Hoobiyaashaan ayaa ku dhacay meelo aan sidaasi uga fogeeyn xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. ilaa hadda lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay hoobiyaashaasi. durba ciidamo katirsan kuwa dowlada ayaa howlgalo ka bilaabay qeeybo kamid ah Muqdisho iyada oo baadi goobaya kooxihii soo tuuray weeraradaasi. Dadka Falanqeeya Amniga ayaa sheegaya in ay tahay fashil dhanka amniga ee heeysta dowlada in iyada oo Duhur ah hoobiyaal lagu weeraro xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaafiic ku Dhacday Meel aan ka Fogeeyn Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  17. Gabadh Da’yar oo 16 Sano Jir aheyd islamarkaasina nin isku dayay in uu kufsado uu rasaas dhanka hoose ee jirkeeda kaga dhuftay ayaa maanta Caafimaad ahaan loogu qaaday dalka dibadiisa. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Thaabid Cabdi Maxamed oo ay soo Gaartay xaalada Gabadhaasi in aan dalka waxba looga qaban karin ayaa maanta daaweeyn caafimaad ugu diray Dalka Turkiga. Gudoomiye Thaabid Ayaa Maanta sagootiyay gabadhaasi isaga oo bulshada Soomaaliyeedna ugu baaqay in xaalada Gabadhaasi gacan laga geeysto. Dhanka kale Aabaha dhalay gabadhaasi ayaa u mahad ciliyay maamulka Gobolka Banaadir isaga oo sheegay in uu abaalweeyn u hayo. Hoos ka Dhageyso Codka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2017/12/Cod-Gabadha-Dhibane-ah-oo-loo-qaaday-Turkiga-By-Cowke-.mp3Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Gabdh la dhibaateeysneyd isku Day Kufsi oo loogu Geeystay Boosaaso oo Caafimaad Dibada ah loo qaaday appeared first on Puntland Post.
  18. Muqdisho (Puntlandi) Maalintii shalay oo jimco ahayd waxaa magaalada Muqdisho gaaray wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Axmed Cali Xaashi, waxaa ku wehliya Ku-xigeenkiisa Cabdixamiid Sh C/salaan, xubnaha Guddiga Joogtada ah iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland. Wafdigaan ayaa waxay Casumaad rasmi ah ka heleen Gudoomiyaha Golaha Shacabka DFS Mudane Max’ed Shiikh Cismaan Jawaari. Guddoomiyaha barlamaanka Puntland iyo xildhibaanada safarkooda ku wehliya ayaa la filayaa inay magaalada Baydhabo uga qeyb galaan shir nuuciisu yahay dhismaha dallad ay ku midaysan yihiin guddoomiyayaasha barlamaanada dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha barlamaanka DFS. Shirkaas oo Baydhabo ka dhicidoono todobaadkaan, ayaa lagu doorandoonaa guddoomiyayaasha dalladaan, sida uu Puntlandi u sheegay mid kamid ah xidlhibaanada Puntland ee qeybta ka ah wafdiga guddoomiyaha. Puntlandi.com
  19. Garowe (Puntlandi) Ciidanka dowladda Puntland ee amniga gobolka Nugaal, ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen magaaalada Garowe waxay gacanta kusoo dhigeen 40 dhalinyaro oo ku eedaysan inay ka qeyb qaateen rabshado magaalada ka dhacay maalintii shalay. Taliyaha saldhiga dhexe ee Garowe, Dhamme, Maxamuud Muuse Bile, oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa sheegay in dadka lasoo qabtay ay ku jiraan kuwo lug lahaa bur burin, boob loo geystay xarumo ganacsi iyo sidoo kale isku dhac dhalinyaro oo sababtay dhaawacyo. Taliyuhu wuxuu sheegay dadka falkaan ka dambeeyay inay ahaayeen kooxo tuugo ah oo ka faa’idaystay buuqii iyo saxawankii ka dhashay ciyaartii Puntland iyo Jubbaland ay wada ciyaareen, taasoo keentay in dadkii isugusoo baxay Garowe ay kusoo dhex dhuunteen kooxo jirri ah. Taliyaha wuxuu wacad ku maray inay gacan bir ah ku qabandoonaan dadka falkaan ka dambeeyay ee maalin cadey usoo dhigtay inay dadka dhibaateeyaan, wuxuuna shacabka uga dhigay in garab lasiiyo dambiilayaasha “Waxaa nagu balan ah cidii ka timaada eedeesanaha ama qabiil ku difaacda inaan iyagana xabsiga dhigidoona,” ayuu yidhi, taliyaha saldhiga. Puntlandi.com
  20. Nairobi (PP) ─ Sirdoonka dalka Kenya ayaa sheegay in Xoogagga Al-shabaab ay dajiyeen Qorshayaal halis ah oo dhanka Sirdoonka ah, iyagoo adeegsanaya haween qurux badan. Joseph Kanyiri oo ka mida saraakiisha Sare ee Kenya ayaa sheegay in Al-shabaab ay diyaariyeen haween ka tirsan kooxda oo aad u qurxoon, kuwaas oo uu sheegay inay geyn doonaan gobolka Somaalidu degto ee Waqooyi-bari Kenya. Sidoo kale, Joseph ayaa xusay in hablahan ka tirsan Kooxda Al-shabaab ay doonayaan in xariir saaxiibtinimo ay la yeeshaan ciidamada Kenya si ay u helaan xog dhanka sirdoonka ah. Isagoo sii hadlaya sarkaalkan ayuu sheegay in horay kooxda Al-shabaab ay tallaabadaan oo kale u sameeyeen, isla markaana ay dumar u adeegsadeen basaasnimo si ay gudaha Kenya xog uga helaan. Dhanka kale, Al-shabaab ayaa weeraro isugu jira qaraxyo iyo mid toos ah ka geystay Gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Waxaana weerarkii ugu saameynta badnaa uu ahaa weerarkii ka dhacay Jaamacadda Gaarisa sanadkii 2015-kii. Ugu dambeyn, Kooxda Al-shabaab ayaan ka hadlin hadalka sarkaalkan uu ku sheegay in Al-shabaab ay doonayso inay haween adeegsato si ay weerarro uga geystaan gudaha dalka Kenya. PUNTLAND POST The post Dowladda Kenya oo sheegtay in Kooxda Al-shabaab ay billowday Qorshayaal halis ah appeared first on Puntland Post.
  21. labadii Maalmood Ee tagay waxaa baraha bulshada la isla dhex-marayay hadal uu yiri Cabdirixmaan Cabdi Shakuur. ugu horrayn, waxaan sannado Ka hor aqriyay buug la magac baxay (Naylul Al-Aamaal fii Taariikh Al-Soomaal) oo uu qoray wadaad Ashraaf ahaa oo la oran jiray “Al-Shariif Ceydaruus” oo buugiisa ku sheegay In Muqdisho ay ahayd laba Xaafadood oo kaliya, oo lakala oran jiray:Xamar-Weeyne iyo Shangaani, dadka deggan labadaa Xafadoodna waxay ahaayeen: Carab noocyo badan,Faarisiyiin,Shiyraasiyiin,dad asalkoodu bortaqiis yahay,iyo dad kaloo hareeraha magaalada dagganaa oo caanaha iyo hilibka keeni jiray. Ereyga Muqdishana wuxuu leeyahay laba macne oo kala ah: “Maqcad Shaah” oo ah kursigii boqortooyada “Shaah” Ee Asalkoodu Iiraan yahay,iyo macnaha kaloo ah: (Maq Disscio” Meeshii fogayd,waxayna ahayd Xero Bortaqiisku dadka ku xiri jiray Abbaarihii qarnigii 14-Aad. Dhul-mareenkii Caanka ahaa Ee Ibnu-Baduudana markii uu soomaliya yimid Sannadkii1331 wuxuu sheegay in Xamar lagaga hadli jiray luuqad la oran jiray”Moqdashiya” iyo Carabiba,Moqdishiya waa lahjaddii dadkii Xamar weyne iyo Shangaani. Xamar Cidda Marti-da loogu yahay waa dadkaas aan sheegnay Ee gibil-cadda ah.Bartamihii qarnigii tagayna waxaa Xamar ka arrimin jiray rag sagaal nin ahaa oo la oran jiray (Sagaalka Xaaji) ganacsatana ahaa, kana soo jeeday beesha Daarood. haddaba,Soomaaliyeey waxaa ila habbon in ayan Muqdisho sidaa caasimad ku sii ahaan karin,beddelkeedana aan kala doorano sidatan:- 1.iyadoo laga run sheegayo ruuxda distuurka Federalka Soomaaliya waa in Caasimadda dalku wareegtaa,oo muddaba ahaataa dowlad goboleed. 2. waa in gabi ahaanba magaalo kale la isku raacaa in ay Caasimad noqoto,dunidana10 dal ayaa caasimadahoodii baddalay sida: B.Saldanada Cumaan oo caasimadeedu ahaan jirtay”Salala” 1970-kii ayaa Muscat loo wareejiyay, T.Nageria “Abuja” ayaa Caasimad u ahaan jirtay 1991 ayaa “lagos” loo wareejiyay J.Sudan Umul-durmaan ayaa Caasimad u ahaan jirtay,1889 ayaa gumaystihii ingiriiska ahaa Khartoum Caasimadii u soo wareejiyay. IWM. 3: in Muqdisho Mudnaantayd lahaato,Caasimad Maamulka dowladda laga hagose la helo tusaalena waxaan u soo qaadan karnaa: B.Austerelia “Canbbera” ayaa caasimadda Austerelia laga dhigay markii Sydney iyo Melbourne ku murmeen magaaladaas oo u dhaxeysay laga ayaa laga dhigay 1908-kii,dad badan baase sydney caasimada u yaqaan. T.Malaysia: Burtajaya waa caasimad maamul, Xarumaha dowladdana ayaana loo raray 1999, J.Masar, dowladda Masarna 2015 waxay sheegtay in ay caasimadda rari doonto,wayna ku hawl jirtaa. Sida lawada ogsoonyahana labo sababood ayaa dowladuhu Caasimadaha u wareejiyaan,waa mid dhaqaale iyo Mid bulsho,Waxay ila tahay soomaaliya tan khuseysa waa midda dambe. Aqristow ma kula tahay adigu in Muqdisho sidaa Caasimad ku sii ahaan karto?! Puntlandi.com
  22. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaarisa ee xarunta woqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhinteen 5 Caruur ah. 5 Caruurta ah ayaa ku dhintay miino ay ku ciyaarayeen oo la qaraxday sida ay dadka deegaanka xaqiijiyeen. Falkaan ayaa ka dhacay deegaanla lagu magacaabo Kanyeri oo u dhow Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Booliska Kenya oo goobtaasi gaaray ayaa ku waramaya in miinadaasi ay tahay miino mar hore meesha lagu aasay. Caruurta dhimatay waxaa u weeyn wiil 15-Sano jir ah sida ay sheegeen Booliska. Woqooyi Bari Kenya ayaa waxaa ka dhaca qaraxyo ay geeysteen Al-Shabaab. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post 5 Caruur ah oo ku dhimatay Qarax ay ku Ciyaarayeen Gaarisa appeared first on Puntland Post.
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa sii kordhaaya Xildhibaanada Mucaaradka ee sida aadka ah uga faa’iideysanaaya kiiska weerarka CC Shakuur ee hadal heyntiisu badatay. Xildhibaanadan oo aad uga soo horjeeda talaabooyinka ay qaadeyso dowlada ayaa kiiskaas u adeegsanaaya kacdoonka ay ku hayaan dowlada. Xildhibaanadan oo ay kamid yihiin Mahad Salaad, Xasan Macalin, Axmed Fiqi iyo Abshir Bukaari, ayaa u muuqanaaya kuwo ka dheereeyay CC Shakuur oo lagu heysto kiisas weli ku jira mugdi oo aan la turxanbixin. Qaar kood ayaa ka hordhaca dacwada CC Shakuur, waxaana mararka qaar moodeysaa inay yihiin Afhayeeno ku hadlaaya afka Siyaasiga ay dacwadiisa weli ka furan tahay Maxkamada Gobolka Banaadir. Xildhibaanada qaar ayaa xiliga ay la hadlayaan warbaahinta Dacwada CC Shakuur ku dhex qasa arrimahooda gaarka ah, kuwaa oo muujinaaya in dacwadu tahay mid ay uga faa’iideyanayaan dhibka ay ku hayaan Qaranka. Xeer ilaaliayah Qaranka Axmed Daahir, ayaa aaminsan in dhinacyada Mucaaradka ay marin habaabinayaan xaqiiqda Dacwada isla markaana kiiskaas looga faa’iideysanaayo dano gaara. Waxa uu Xeer ilaaliyaha ku celcelshay inay kala garan la’ yihiin dacwada furan inay tahay mid khuseysa CC Shakuur iyo mid lagu soo oogay Xildhibaanada kala ah Mahad Salaad, Xasan Macalin, Axmed Fiqi iyo Abshir Bukaari. Si kastaba ha ahaatee, waxaa mugdi sii galaaya Dacwada CC Shakuur oo ay kasoo baxayaan warar is khilaafsan oo aan sal dhigan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xildhibaanada mucaaradka oo qaab khaldan u adeegsanaya kiiska CC Shakuur appeared first on Caasimada Online.
  24. Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cadi Maxamed ayaa hambalyo u diray xulka kubbadda cagta dowlad goboleedka Jubaland oo shalay ku guuleystay tartanka kubbadda cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Benaadir oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Thaabit ayaa u mahadceliyay Muqdishaawiyiinta, howlwadeennada gobolka Benaadir, wasaaradda ciyaaraha iyo dhallinyarada iyo xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya oo suurtageliyay in uu tartankaan si guul ah ku soo dhamaaday. “Muddada kooban gudaheed Ayaan ugu diyaar garoownay martigelinta koobka, maxaa yeelay waxaan ku kalsooneyn dadka reer Muqdisho oo martigelinta ku wanaagsan, xaqiiqdiinna waa laga dareemay habsami u socodka tartanka” ayuu yiri Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi. “Ujeedada ugu weyn ee aan tartankaan ka lahayn waxa ay ahayd inaan dib u soo celnno rajada dadkeena oo aan tusno muuqaalka wanaagsan ee dhallinyaradeenna oo aan dunida u sheegno inaan leennahay dhallinyaro dunida wax la qeybsan kara, taasna waad caddeyseen oo waan idiinkaga mahadcelineynaa”. Ayuu hadalkiisa ku sii daray. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale u mahadceliyay kooxaha tartanka ka qeyb galay oo muujiyay ciyaar wanaag, loollan xirfad ku dhisan iyo walaalnimo, waxa uuna ballan qaaday in Muqdisho oo shacabkeeda iyo maamulkeeda wadata ay mar walba diyaar u tahay martigelinta kulamada bulsho. Markii labaad ayey magaalada Muqdisho martigelisay tartankan oo sabab u noqday isdhex-gal-bulsho isla markaana dalka ka muujiyay ifafaalo nabadeed. PUNTLAND POST The post Cabdi: Kubbadda cagta Waxaan ku gaarnay Is-dhex-gal Bulsho appeared first on Puntland Post.
  25. National Assembly Majority Leader Aden Duale is facing rebellion from Jubilee Party MPs from the Rift Valley who are disgruntled over the sharing of committee leadership positions. The lawmakers are also angry about the removal of four of them after they defied the party’s stand in Wednesday’s elections. Mr Duale’s alleged high-handedness and harassment of the elected representatives was one of the agenda items of a meeting of the group from the South and North Rift at Parliament Thursday morning. Some of the MPs are understood to be considering resigning from their committees en masse in January if their four colleagues are not reinstated to their teams. LOST POSITIONS The meeting is said to have been convened by Cherengany MP Joshua Kutuny, a day after four MPs were removed from their committees by Majority Whip Benjamin Washiali. A total of 37 lawmakers attended the meeting, among them Senate Majority Leader Kipchumba Murkomen. The Nation learnt that the lawmakers told their four colleagues not to relinquish their positions. MPs Alfred Keter (Nandi Hills), Silas Tiren (Moiben) and Kangogo Bowen were elected to leadership positions despite letters from the majority whip removing them from their teams. Emgwen MP Alex Kosgey was also removed from a committee. He had vied for a leadership position but lost. IMPEACHMENT Mr Keter was elected chairman of the Labour and Social Welfare Committee, defeating Bura MP Ali Wario, who was the choice of the party’s leadership. Mr Tiren was elected Agriculture Committee chairman, trouncing Mandera East’s Adan Ali, who was Jubilee’s preferred candidate. Mr Bowen defeated Jubilee’s choice — Ms Sofia Abdi (Ijara) — for the Environment and Natural Resources Committee. Mr Kutuny confirmed that the meeting indeed took place and MPs were not happy with the way Mr Duale handled them. “We were trying to put things in order after our members were dewhipped from the committees. The act was unfortunate and MPs have resolved a number of issues, including an impeachment motion against Mr Duale,” Mr Kutuny told the Nation. “Members raised a lot of issues, including the conduct of Mr Duale. They said if he does not change, they will impeach him,” Mr Kutuny added. COMMITTEES The MPs urged Mr Murkomen to urgently arrange a meeting between them and Deputy President William Ruto over the crisis in the National Assembly. The lawmakers said they were also worried over the membership of the Administration and National Security Committee, as well as the Public Investment Committee, which they described as crucial. “The MPs said the two committees have a majority of MPs from the former Central Province and northern Kenya yet issues of security also largely affect our areas,” Mr Kutuny said. From the Rift, only Nandi Woman Rep Tecla Chebet Tum is in the Administration and National Security Committee. WINNERS In the Labour Committee, Mr Keter benefited from the support of unionist MPs, who also got backing to get one of their own, Bungoma Woman Rep Catherine Wambilianga, elected vice-chairman. The union officials in the committee include Kenya National Union of Teachers secretary-general Wilson Sossion (ODM), Kenya Union of Post-Primary Education Teachers chairman Omboko Milemba (Emuhaya, ANC), Kuppet’s Ronald Tonui (Bomet Central, Jubilee) and Union of Kenya Civil Servants secretary-general Tom Odege (Nyatike MP). Ms Wambilianga is the Kuppet national secretary in charge of gender while Mr Tunoi is Kuppet’s Bomet branch chairman. Source: – Daily Nation The post Duale faces revolt from Rift MPs over House slots appeared first on Caasimada Online.