-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
When Somalia was cited as one of four countries on the brink of famine in early 2017, it brought on a grim sense of déjà vu. Between 2010 and 2012, a combination of drought and conflict led to a devastating famine, in which an estimated 260,000 people lost their lives. Five years on, there were fears that a similar situation was unfolding all over again. Source: Hiiraan Online
-
Sanadkii dhamaaday 2017 waxaa dalka ka dhacay dhacdooyin badan oo horumar u ah guud ahaan isboortiga waxaana soo dhaweeyay bahweynta jecel guud ahaan qeyb kala duwan ee ciyaaraha dalka Haddaba, Goobjoog News waxa uu akhristeyaashiisa dib u xusuusindoonaa-dhacdooyinkii ugu waaweyn ee guud ahaan isboortiga dalka laga diiwan geliyay sanadkii tagay 2017 01-Januar 2017:- Mo Farax ayaa lagu daray diiwaanka dadka la sharfay, Mo Farax ayaa ku guuleystay bilado badan oo dahab ah kuwaas ayaana sabab u ahaa in lagu daro diiwaanka boqoradda UK ee dadka la sharfay Sanadkii dhamaaday 2017. 22-February 2017:- laacibkii hore kubbada kolayga Jeenyo C/qani C/llaahi Hilowle o ku magac dheer (C/Qani Jeenyo) ayaa loo magacaabay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarad Maamulka-Goboleedka HirShabeele, 14-March 2017:-C/Risaaq Cali Maxamed Cabdiyow ayaa si rasmi ugu biiray kooxda Heegan, isagoo kaga soo biiray kooxda Banaadir SC,Cabdiyow waxaaa lagu xasuustaa goolkii Cecaf ee sanadii 2014 17-April 2017:- Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta qaarada Afrika Axmed Axmed oo bishii Maarso ku guleystay hogaanka sare ee Caf ayaa yimid Muqdisho,isaga iyo wafdi badan oo horkacayay waxayna booqdeyn garoomada kubbadda cagta a,iyagoo la kulamay Madaxeynaha iyo Raysalwasaaraha dalka. 26-April 2017:- Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ” Axmed Madoobe” ayaa xariga ka jaray garoonka kubbadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo kaas oo dib u dhis heer sare ah lagu sameeyay isla markaana la dhigay Cowska macmalka ah. 21-May 2017:- Garsoore Xasan Maxamed Xaaji (Xasan Baari) ayaa dhex dhexaadiyay kulan ciyaareed u dhaxeeyay dalalka Mali iyo Angola ee Caf under 17 wuxuuna kulankaas ka dhacay wadanka Gabon 23-May 2017:- Gaari ay saarnayen ciyaartoyda kooxda Elman Cumar Muumin Daahir iyo C/llahi Mayow iyo Macalin leeliyaha ka ahaa kooxda Al-Aqsa ayaa lagu rasaaseeyay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye,inkastoo weerarkaas uu sababay in ay u geeriyoodeen Macalin Yuusuf Xeydar oo caan ka ahaa degmada Afgoye ee Gobalka Shabeelaha Hoose iyo laacib Cumar Muumin Daahir (Zinbawe). 24-May 2017:-waxaa magaalada Muqdisho ku dhintay laacibkii hore kooxaha Elman iyo Jeenyo Daahir Beerow, isagoo qeyb ka ahaa dadkii ku waxyeeloobay qarixii ka dhacay Dekedda magaalada Muqisho 14-June 2017:- Xidigaha kubbadda kolayga Muqdisho City ayaa ka qeyb galay tartanka caasimadaha bariga iyo bartmaha Afrika ee (Africa City Challenge) waxayna tartankaas ka galeyn kaalinta 3-aad,iyagoo wacdaro ka dhigay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo tartanka marti gelisay 18-June 2017:-Cabdi weli Max’ed Max’ud (Cabdi Joon) ayaa loo magacabaay kooxda Elman, isagoo horay ugu ciyaarayay wuxuuna jagadaas ka badalay tababare Robert Mayanag o u dhashay Uganda 02-Agust 2017:-naadiga kubbadda cagta Dekedda ayaa 19-sano ka dib ku guleystay horyaalka Soomaali Premier League waxaana u qaaday macalinkii hore kooxda Elman Yuusuf Nuur Cali (Yuu Cali) 08-Augst 2017:-kooxda kubbadda cagta Waxool ayaa ka badbaaday u laabashada horyaalka heerka labaad ka dib markii ay is reebtay dhigeeda Bariga Dhexe oo kala dhaxeeyay xiftaaltan xaga booska ah 10-August 2017:-xirfadyahan C/Casiis Maxamed Catoosh ayaa ka tagay kooxdiisa Dekedda,isgoo door kulahaa in ay kooxdiisa hanato horyaalka dalka 19-sano kadib wuxuuna ku biiray naadiga Heegan 17-August 2017:- Kooxo hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku dilay guddoomiyihii gidiga garsoorayaasha kubbada cagta dalka Cusmaan Jaamac Diraac.,dilka ayaa la sheegay inay geysteen kooxo ku hubeysanaa bastoolado waxaana la diley marxuumka isagoo ka soo laabtay Salaada Cishaha masaajid ku yaal xaafada Xamar Bile ee degmada Warta Nabadda. 19-Augusta 2017:- gabi ahaan waxaa la joojiyay ciyaaraha kubbada cagta dalka muddo 7 maalmood ah ka dib dil loo guleystay gudoomiyhii gudiga Garsoorka X.K..C dalka marxuun Cusmaan Jaamac Diraac. 08-Septemner 2017:-30-Sano ka dib waxaa magaalada Muqdsiho kuwada dheelay degmooyinka Waaberi iyo Hodan, iyagoo wada ciyaaray kama dambeysta tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobalka waxaana koobka qaaday wiilasha degmada Waaberi,waxaase Garsoore ka ahaa Max’ed Soomali 15-September 2017:-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdsiho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa daah furay Koobka Jeneral Daa’uud 2017, iyadoo kooxda Muqdisho FC ay 3-1 kaga adkaatay Gaadiidka kulankii furitaanka 23-September 2017:-Dowlad-Goboleedka Puntland waxaa lagu soo xeray horyaalka heerka kowaad ee kubbadda cagta oo markii ugu horeesay lagu qabtay degaanada Puntland waxaana ka qeyb galay sagaal naadi oo u diiwaan gasha xiriirka kubbadda cagta Puntland waxaana ku guleystay wiilasha Bari FC 05-October 2017:- Ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Mukhtaar Ali Afgooye ayaa ka mid noqday xulka kubadda cagta ee Sacuudi Carabiya, iyadoo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay siisay dhalashada dalkaas. Mukhtaar Cali oo 19 jir ah ayaa ah ciyaaryahan xirfad leh, wuxuuna ka ciyaaraa qadka dhexe, isagoo noqday laacibkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo ka qeyb galya tartanka koobka Adduunka 2018 14-October 2017:-musabadii ka dhacday isgoyska Zoobe waxaa lagu waayay saddex ciyaartooyd oo u kala ciyaarasay kooxaha Horseed,Waxool iyo Rajo waxayna kala ahaayeen Axmed Qadar oo ka tirsanaa Horseed,Mustaf Cabdi Xuseen oo ka tirsanaa Waxool iyo Deeq Xirse Maxamed oo qeyb ka ahaa Rajo 21-October 2017:- Wasaaarada ciyaaraha iyo dhalinyarada xukuumada ayaa dhagax dhigtay xarun cusub uu ku shaqeyndoonaa xiriirka kubbadda dalka waxaana dhagax dhigay wasiir Khadiija Maxamed Diiroye oo ah wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada dowlad Fedraal iyo gduoomiyaha X.K.C C/qani Saciid 18-November 2017:-waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi iyo ciyaartoyda ka socday jaaliyada isboortiga dalka Australia,iyagoo kulamo saaxiibtinimo ku ciyaaray Gobalka Banaadir Maamul-Goboleedka Puntland iyo Soomaaliland 24-November 2017:-Garsoore Aweys C/llahi Sheikh (Aweys Blue) ayaa cadeeyay in uu ka fariistay ciyaaraha caalamiga,isagoo ka mid ahaa garsoorayaasha ugu wanaagsanaa ee dalka soo maray 02-December 217:- Guddoomiyaha Xiriirka ee kubbadda Cagta dalka Cabdiqani Saciid Carab ayaa markii lixaad oo xiriir ah loo doortay guddiga fulinta xiriirka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA, doorasho ka dhacday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. 08-December 2017:-magaalada Muqdisho waxaa ka furmay tartanka kubbadda cagta Maamul-Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir waxaana lagu daah furay ciyaartooyda kooxaha Gobalka Banaadir iyo Jubaland waxaana 2-1 guul ku gaaray kooxda tartanka marti gelinaysay ee Gobalka Banaadir 22-December 2017:-xidigaha Jubaland ayaa loo caleema saaray tartanka kubbadda cagta Maamul-Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir waxayna 1-0 kaga guleysteyn naadiga xafidaynaysay koobka ee Puntland waxaana goolka u dhaliyay laacib Yoonis C/Raxmaan Maxamed oo ahaa kabtankii Jubaland 24-December 2017:- Gudoomiyaha X.K.C dalka Cabdiqani Saciid Carba ayaa lagu soo daray xubnaha guddiga abaabulka ee tartamada xiriirka Caalamiga ah ee FIFA afarta sano ee soo socota. 25-December 2017:-waxaa magaalada Kismaayo laga dajiyay koobkii Maamul-Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir oo mudo bil ah si qurux badan ugu socday magaalada Muqdosho waxaana gacanta laga saaray madaxweynaha Dowlad-Gobleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) 28-December 2017:-kooxda Banaadir Sports Club ayaa u dabaal degtay sanad guuradii 24-aad markii la aasay,waxayna ku gulaystay koobab badan,iyadoo ugu dambeesay horyaalka iyo Somali Super-Cup 2016 29-December 2017:-kooxda kubbadda cagta Elman ayaa ku guleystay koobka Somali Super-Cup waxayna 1-0 kaga qaaday Dekedda oo ah kooxda horyaalka dalka waxaana gool ku laad loo dhigay u dhaliyay laacibkii hore naadiga Jeenyo Maxamuud Cabdi Nuur (Mayman) 30-December 2017:-wasaarada holwaha guud iyo guryeenta dowlad Fedraalka dalka ayaa dib usoo celiyay kooxda kubbadda cagta L.L.p Jeenyo oo bartamihii 2017 ku dhacday xaalad jawheerar ah 31-Decmber 2017:-Shirkii sanadlaha xiriirka kubadda cagta dalka oo caasimada ku qabsoomay ayna kasoo soo qeyb galeyn xubnaha xiriirka kubada cagta oo ka kooban 25-ka koox waxaana laga soo saaray qodob aad u tira badan waxaana ugu muhiimsana in sanadka 2018 la abaabulo tartamo badan Maxamed Xuseen Qalinle ayaa leh xuquuqda qoraalkan lamana qaadan karo iyadoo aanan la xiganeyn Goobjoog Maxamed Xuseen Qalinle Email-qalinle39@gmail.com Source
-
The Turkish army will hire nearly 43,000 new personnel in 2018, according to state media, after thousands of staff were dismissed in purges following the July 2016 failed coup attempt. Source: Hiiraan Online
-
Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo xiraya kalfadhigiisa 2aad kaas oo socday 6 bil. Kalfadhigan oo fumray July 12, 2017, waxaa uu ahaa mid mashquul ah, iyada oo la ansixiyay sharciyo badan iyo shaqooyin kale oo muhiim ahaa. Sidoo kale aqalka sare muddadii uu jiray kalfadhiga 2aad, waxaa ay ka qeyb-qaateen xal u helidda khilaafaad ka jiray maamul goboleedyada dalka. Arrimaha oo faah-faahsan kala soco, Goobjoog News Source
-
Uganda's President Yoweri Museveni, one of Africa's longest-serving leaders, has signed a bill into law that removes a presidential age limit of 75 from the country's constitution. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyey inuu jari-dooni mucaawimada lacageed ee uu siiyo Falastiin isaga oo ku eedeeyay inaysan u muujineyni wax xushmo ah. Trump ayaa bartiisa Twitterka ku qoray “ Wadankeyga Waxaa uu siiyaa Falastiin Boqolaal Million oo doolar sanadkii ma aana ka helin wax qadarin ah iyo xushmo”. Trump ayaa cabiray inuu aaminsanyahay in falastiiniyiinta aysan diyaar u aheyn inay ka qeyb galaan wadaxaajoodka nabadeed ee u dhaxeeya iyaga iyo Israel laguna soo celinayo arinta nabad-gelyada. Falastiiniyiinta ayaa dhankooda cabiray inay ka careysanyihiin go’aankii uu Trump ugu aqoonsaday Qudusta bari inay tahay magaalo madaxda maamulka Israel. Madaxda Falastiin ayaa diiday inay soo dhaweeyaan ku xigeenka madaxweynaha Mareykanka Mike Pence kaasi oo doonayey inuu bishaani Qudus. Goobjoog News Source
-
Police in Bexley, UK are growing increasingly worried for a "high risk" missing teenager from Erith. Source: Hiiraan Online
-
Alshabaab fighters on Tuesday killed six Kenyan soldiers in attacks in Mandera county, near Kenya's border with Somalia Source: Hiiraan Online
-
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaan ku dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Diyaarado dagaal ayaa la sheegay in madaafiic ay la eegteen gaari nooca Homey ah oo la sheegay in dhanka Muqdisho usoo jeedday. Saraakiil u hadashay maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in gaarigan ay Al-shabaab kasoo buuxiyeen walxaha qarxa, islamarkaana usoo wadeen dhanka Muqdisho. Mar qura ayaa la maqlay jug culus oo qarax ka dambeeyay, iyadoo weli aanay jirin xog dheeraad ah oo gaarigan laga bixiyey. Bishii aynu kasoo gudubnay waxaa Laba jeer ay diyaarado dagaal ku duqeeyeen Sh/hoose gaadiid la sheegay in qaraxyo laga soo buuxiyey, kuna soo wajahnaayeen Muqdisho. Goobjoog News Source
-
Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Kenya iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Ceelwaaq Kenya ee NFD, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Ciidamada Al-shabaab ayaa la sheegay iney jidka u galeen gaadiid ay la socdeen ciidamada Kenya, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal daqiiqado badan socday. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku dhimatay Lix qof oo Shan kamid ah yihiin ciidamada Kenya, iyadoo dhaawac intaa ka bandanna uu jiro. Saraakiisha ammaanka Kenya ayaa sheegay in ciidanka la weeraray ahaayeen kuwa Booliiska ah xilli ay rondo ku jireen. Xarakada Al-shabaab ayaa xoojisay weerarada ay ka fulinayaan gobolka NFD, waxaana dhanka kale socda howlgallada ballaaran ee ay wadaanciidamada Kenya. Goobjoog News Source
-
Madaxweynaha Turkiga, waxuu ka gudbay Magaca Madaxweyne ee uu dalkiisa ku wato. Waxuu u wareeegay fikrad ama Mabda,a Caalami oo magaciisa la mataan ah(Ordaganiya) taana waxuu ku mutay Guulaha uu ka gaaray gudaha dalkiisa & Siyaasadda Dibada, asagoo ka duulaya Mabda,a Islaami oo madax banaan. Madaxweyne Oradagan waxuu ka soo degay Garoonka Muqdisho, oo muddo ka caaganaa in madaxweyne lagu arko. Waxuu taakuleyn & gar-gaar siiyay Malaayiin soomaali, sidoo kale Turki waxay noqotay Dowladdii Caalamka u horeysay ee Khasanadeeda lacag uga qorta Khasanada Dowladda Soomaaliya. Ordaginayada Afrika waxaa la dhihi karaa Somaliya ayeey ka bilaabatay, laakiin waji ka duwan kuwii ka horeeyay , sida Sudan, Chad, Tunis & Masar oo hadda soo noqod loo filayo. Soomaliya Xaalka Ordaginaya marki ay timid ma jirin wax gadasho & bee c ah oo dhex mari karay Soomaaliya & Turkiga, Sidaa darteeed biloowgeedi ilaa hadda waxaa muuqda In Ordaginaydu tahay Mabda, a quuudiya Soomaaliya dhan walba. Ordaginayada Soomaaliya waxaa culeys ku haya Dowladaha Khaliijka (Saudi, Imarat) oo u arka in ay tahay Faro galin Siyaasi oo ayaga Cadow ku ah. Waxeyna geeed dheer & mid gaaban u koreen sidii ay u joojin lahaayeen ama ugu yaraan u hakin lahaayeeen . Waxaa tilmaan mudan oo waliba yaab ah in Ordaginayada Soomaliya Hormuudkoodi u horeey ay hadda Xubno Fir-fircoon u yihiiin Dowladaha Diidaan Faafinta Ordaganiyada Soomaaliya. Mudane Shiikh Shariiif haddii ay maxkamduhu abuureen Kolki uu Xukunka yimid, waxaa la dhihi karaa Ordagniyada ayaa Laf dhabar u noqotay jiritaanka Dowladda Shiikh Shariiif. Sidoo Kale Madaxweyne Xasan Shiikhii hore waxaa Khasanad u aheyd Ordaganiyada oo malaayiin Dolar bil walba siin jirtay. Intaa waxaa ka daran in Mabda,a Ordaganiyadu uu naas nuugay IKhawaan Muslimiinka Caalamiga ah. Labadan aan magacaabay & xubno ka sii badan waxay ka tirsanayihiin ama ay ahaan jireen Xarakaadka Islaamiga ee Ikhwaanka Caalamiga ka soo jeeeda. Miisaan yarida & garowsha la,aanta Mabda,a ee intaa la eg, waxey qiimo tireysaa kalsoonida lagu qabi karo Hoggaamiye Soomaali oo Mabda,a ama dan lagula saaxiibo. waana dabeecad Soomaali oo nala mataan aheyd inti aan Diblomaasiyad & Siyaasad Dibad ku jirnay. Haddiii Dabeecada Soomali e eReer Guuraanimada & Xamaasada ku qotonta, ay Khatar ku tahay Mabada,a Ordaganiyada, ogoow ayadana waxaa ka sii Khatar badan in Ordaganiyadu noqoto Muuqaal wanaagasan oo ka dambeeeeya Dano guracan oo aan qiimeyn aayaha Shacabka & danta Dalka . Qeexida Qodokan & caddeyntiisa waa in oo mar kale & qoraal xiga. W/Q: Mahdi Muse The post Faallo: Soomaaliya iyo Ordogaaniyada casrigan appeared first on Caasimada Online.
-
Inaad u muuqato libaax awood leh, marka aad la macaamileyso walaalkaaga, laakin aad bisad noqoto marka aad la macaamileyso shisheeyaha waa dhaqan lagu yiqaan madaxda iyo siyaasiyiinta soomaalida. Madaxda maamul goboleedyada waxay ku midoobeen misana ay ku hashiiyeen inay hor istaagaan howlaha dowlada, muujiyaan inay ka awood badanyihiin, kana soo horjeestaan go,aamada dowlada hadii aysan raali ka aheyn iyagoo hareer maraya dastuurkii lagu hashiiyay. intaa waxaa sii dheer inay go,aan wada jir ah kasoo saaraan howlgalada dowlada sameyso, kuna dhaliilaan inaysan dowlada habooneyn inay sidaa sameyso. Ajandayaashii iyo mashaariicdii horumarinta dalka ee ay dowlada soo bandhigtay una gudbisay baarlamaanka waxay kasoo soo saareen go,aan mideysan ee kaga soo horjeedaan ansixinta mashaariicdaasi iyagoo ku andacoonaya inaysan dowlada kala tashan, tiiyoo ay jirto inaysan iyaga dowlada waxba kala tashan mashaariicda ay ka fulinayaan maamuladooda. Dhacdadii lagu weeraray guriga siyaasi Abdirahman Abdishakuur Warsame, waxaa go,aan wada jir kasoo soo saaray madaxda maamul goboleedyada iyagoo dhaliilaya howlgalkaas ay fulisay dowlada, kagana digay dowlada inaysan awood u adeegsan siyaasiyiinta iyo shacabka. Laakin waxay iloobeen qaabka ay iyagu ula dhaqmaan siyaasiyiinta iyo shacabka ku dhaqan maamuladooda. Odayaal iyo siyaasiyiin dhaliilay hashiiskii cabdiweli gaas la galay Imaaraatka isla mar ahaantaan ku dhawaaqay madal samata bixin, waxaa dhamaantood lagu wada guray xabsi iyadoona qaarkood jirdil loo geystay, taasoo ah arin kasoo horjeeda dastuurka dowlada goboleedka Puntland. Axmed madoobe wuxuu magaalada kismaayo ka mamnuucay iska daa inay siyaasiyiin kasoo horjeestaan maamulkiisa xittaa wuxuu mamnuucay in meelaha fadhi ku dirirada loogu sheekeysto wax siyaasad ku saabsan taaso ah mid dimuqraadiyada ka fog una muuqda xukun kaligiii talisnimo. Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Shariif xasan waxaa laga mamnuucay inaysan shirar siayaasadeed ku qaban karin magaalada Baydhabo, iyadoona qaarkood loo diiday inay magaalada Baydhabo kasoo dagaan taaso gabi ahaanba kasoo horjeeda dastuurka maamulka iyo guud ahaan dumuqraadiayada. Madaxweyn xaaf wuxuu xabsiga dhigay madaxweyne ku xigeeenka Galmudug iyo gudoomiyaha baarlamaanka kadib markii ay kasoo horjeesteen go,aankiisa ku aadanaa teegeeridii xulufadi sucuudiga iyo imaaraadka. Isku soo wada duuboo xadgudubka ay Kenya ka geysaneyso magaalada Beledxaawo ee ka tirsan maamulka Jubaland oo uu madax u yahay Axmed Madoobe, kama hadal iska daa inuu booqdee, golihii iskaashiga ay ku midoobeen madaxda maamul goboleedyada kama soo saaran wax go,aan ku aadan gobaad falada kenya ka geysaneyso Beledxaawo. Waa yaabe ma waxay kaliya u midoobeen inay dowlada go,aamo kaasoo horjeeda soo saaraan. Mise kama hadli karaan waxa shisheeyaha wadankeena ka sameeyo. W/Q Safaana Haji Ahmed Email: safaanahaji@gmail.com Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid The post Maamul goboleedyada awoodooda ma inay dowlad mucaaradaan kaliyaa? appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ah Xoghayaha guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Kenya ay kula xisaabtami doonaan taako kamid ah dhulka Somalia. Xildhibaanka oo ka mid ahaa wafdi ka socday dowladda Soomaliya ee gaaray Gobolka Gedo ayaa tilmaamay inay soo noqnoqotay xadgudubyada ay dowlada Kenya ku heyso dhulka Somalia. Xildhibaan Warfaa, waxa uu tilmaamay inay dultageen halka lagu muransan yahay iyagoo garabsanaaya Khubaro ku xeeldheer arrimaha xuduudaha wuxuuna carabka ku adkeeyay inay difaaci doonaan taako ka mid ah dalka oo aysan Kenya ku fiirsan doonin dhul balaarsiga ay wadaan . ‘’Kenya yeysan ku fekerin inay Somalia ku dhaqan galiso rabitaankeeda dhul balaarsiga ay ku taameyso, sharci ayaan kuga difaacan doonaa dhulkeena’’ Xoghayaha guddiga difaaca baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa waxa uu sidoo kale sheegay in ay la kulmeen bulshada Degmooyinka Doolow iyo Balad-xaawo islamarkaana ay kala hadleen arrimihii ugu dambeeyay ee dhacay. Waxa uu carab dhabay in wareysigooda uu ahaa mid ay xooga ku saaren isku daygii ay sameyeen Ciidamadda Dowladda Kenya ee dul balaarsiga, waxa uuna cadeeyay inay heleen xogo ku filan oo ay ku duulaan tagi karaan. Haddalka Xildhibaan Warfaa ayaa kusoo beegmaaya xili qoraal kasoo baxay Guddiga difaaca Golaha Shacabka lagu cambaareeyay dhul boob la sheegay inay ka wadaan ciidamada Dowladda Kenya degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xildhibaan xog ka bixiyey boobka ay Kenya ku hayaan Somalia iyo waxa ay kusoo arkeen Balad-xaawo appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wakiilka Qaramadda Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Micheal Keating, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay amniga xiligaan ka jira Somalia. Micheal Keating, waxa uu tilmaamay in amniga ka jira Somalia uu yahay mid bil waliba bisha kasii danbeysa ka roonaanaya waxa uuna talaabadaasi uga mahad celiyay dowlada Somalia. Waxa uu Mr Micheal Keating sheegay inay dhacaan falal aan sidaa usii weyneen taa oo uu sheegay inay tahay mid biyo hoor u ah sii jiritaanka al-Shabaab. Dilalka iyo Qaraxyada ka dhaca Somalia ayuu sheegay inay aad uga yar yihiin kuwii horay uga dhici jiray Somalia, waxa uuna tusaale usoo qaatay mudada ay jirto dowlada Farmaajo inay dhaceen Qaraxyo fara ku tiris ah. ‘’Dadaalka dowlada aad ayuu u hirgalay waxaan qireynaa inay aad u yar yihiin dhibaatooyinka dhacay sanadkii lasoo dhaafay’’ Micheal Keating, ayaa sidoo kale dowlada Somalia ugu baaqay inay u dhabar adeegto adkeynta amniga, waxa uuna cadeeyay in amniga oo hagaagaa ay ka dhigan tahay Somalia oo caga dhigataa. Geesta kale, Micheal Keating ayaa dadka shacabka ah ugu baaqay inay dowlada Federaalka kala shaqeeyan amniga iyo xasiloonida. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Muxuu Micheal Keating ka yiri xaalada amni ee xiligaan ka jirta Somalia? appeared first on Caasimada Online.
-
HARGEISA— Parliament on Tuesday passed Education Bill according to reports from SL’s House of National Assembly. The Education Act which has been tabled at the parliament since 2014 has been passed with unanimous vote.
-
The Republic of Somaliland will never accept that someone else controls their aerospace or anything related to their inalienable rights for life, liberty, and the pursuit of happiness. Quotes “Freedom is never voluntarily granted by the oppressor; it must be demanded by the oppressed” Dr. Martin Luther King. “When I despair, I remember that all through history the way of truth and loves have always won. There have been tyrants and murderers, and for a time, they can seem invincible, but in the end, they always fall. Think of it–always.” Mahatma Gandhi Introduction The Republic of Somaliland is a defacto sovereign and independent state whose destiny is its own hands. This is a fiercely independent country that could not be subject to the dictation of others. This is the 10th time the weak government propped-up by the dysfunctional international system claimed to have took over the management of the aerospace of what used to be called Somalia. This government of Mogadishu/Somalia falsely announced that they acquired the management of their aerospace. That was false and baseless information that is devoid of any scintilla of fact. Whether someone transfer them the management of the aerospace of what used to be called Somalia is not relevant, what is relevant and factual is the fact that nothing will work without the approval and acceptance of the functioning democratic Republic of Somaliland. There is nobody who can transfer anything to them. Without the acceptance and prior knowledge of Somaliland no airplane could fly over Somaliland’s aerospace. This weak government and its handpicked and unelected officials have the tendency to pedal multiple empty slogans, false stories, baseless information and policies. This is one factor that nothing works in that place for the last 30 years. These officials live in a world of fantasy and alternative reality. To them there is nothing they will shy away from. This is the place the code of ethics, morality, and all types of standards have been lost and died long time go. To get publicity, easy money and appointed positions; these handpicked, unelected; and recycled perennial leaders are unhinged political animals who could say anything they want; no matter that thing is true or false. They have the tendency of uttering numerous lies, unsubstantiated and false information day in and day out. Background information Independence is a condition whereby a nation, a country, or state in which its residents and population, or some portion thereof, exercise self-government, and usually sovereignty , over the territory. The people of that land become the masters of their destiny. They are the sole determiners of their faith, destiny and where they are going. According to ancient Greek city states such Athens, Sparta and others. “Freedom” was understood to mean the right of the free citizen to participate in the political deliberations of city affairs, including speaking, debating, and voting. It is the later Somaliland war of independence was about, and it’s that very thing that the Republic of Somaliland is enjoying today, and fiercely determined to keep it by any means necessary. Republic of Somaliland is a sovereign nation that has re-acquired its lost freedom, independence, and democracy in 1991. Somaliland war of independence was a long bitter where hundreds of thousands of its people lost their lives, property, and livelihood. Enormous property that has been accumulated for over one hundred of years has been destroyed. Today the government of the Republic of Somaliland and its people are ten times stronger, and more unified than they war during the war of independence. They are ready to fight to the bitter end to preserve, sustain and safeguard their hard won independence and sovereignty, and no one in this world whether he is strong or weak has the ability to reverse that. I am warning to those who keep on meddling in the affairs of Somaliland and its people; and saying to them you better mind your own business, and put your house in order. Somaliland is a peace-loving. They are staunchly friendly people, who at the sometime are formidable enemies. They always win over their foes. Somaliland will forever be controlled by the Republic of Somaliland and its people only. Prof. Suleiman Egeh is a freelance writer and a senior science instructor
-
A train on Ethiopia-Djibouti railway. By Li Zhiwei Johannesburg (People’s Daily) – A ceremony commemorating the launch of the Ethiopia-Djibouti electric railway was held today at Labu Station in Addis Ababa, Ethiopia. Stretching 470 miles and reaching speeds of up to 75 miles per hour, the train will reduce travel time from three days to twelve hours between the Ethiopian capital and the Red Sea port in Djibouti. The $4.2 billion project was built by the China Civil Engineering Construction Company and the China Railway Group. The railway is the first electric train of its kind in the region. The East African train is a landmark infrastructure achievement between China and the two countries. Over the past decade, China has played a crucial role in developing railway transportation in parts of Africa, providing smaller nations with a much-needed boost to achieve regional integration. People’s Daily
-
Wararka laga helayo Degmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeeysan ay halkaasi ku toogatay Aabaha masuul katirsan Dowlada. Kooxahaan hubeeysan ayaa toogtay Aabaha Col Xasan Cali Nuur Garyaqaan Shuute- Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda 1-aad ee Ciidamadda Qalabka Sida ee Dowlada Soomaaliya. Kooxaha dilkaasi geeystay ayaa isaga baxsaday goobta ay ku dileen Aabaha dhalay Gudoomiyaha Darajada 1-aad ee Maxkmada ciidamada qalabka sida. Ciidamo katirsan kuwa amaanka ayaa gaaray goobta dilkaasi uu ka dhacay kuwaasi oo halkaasi ka sameeyay howlgalo balaaran. Falalka dilalka ah ayaa ka dhaca Degmooyinka Gobolka Banaadir ee caasimada Soomaaliya. Puntland Post Muqdisho
-
Rome, January 2 – A 38-year-old Somali man stole a nurse’s uniform and tried to rape a 43-year-old woman in the maternity ward of a Rome hospital on New Year’s Eve, sources said Tuesday. He was arrested on charges of sexual violence. The man went into the ward of Sant’Eugenio Hospital while the woman was giving birth and reportedly began groping her. She fended him off and called nurses who seized the man until police arrived. ANSA
-
Muqdisho (PP) ─ C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu ku sheegay inaysan jirin dacwad sharci ah oo loo haysto, wuxuuna ku eedeeyay xeer-ilaaliyaha Qaranka inuu kusoo oogayo dacwad siyaasadeysan. Qoraalkan ayaa kusoo beegmay maalin ka hor xilli ay maxkamadda racfanka Gobolka Banaadir u qabatay in la dhagaysto dacwada taasoo xeer-ilaalinta Qaranka racfaan ka qaadatay go’aankii uu horay ugu sii daayay garsooraha Maxkamada Gobolka Banaadir. “Xeer-ilaaliyaha isagoo gacan ka helaya madaxda ugu sarreysa dalka oo adeegsanaya awoodda xafiisyadooda ayuu faro-gelin ku sameeyay garsoorka wuxuuna hor-istaagid ku sameeyay dhaqangalka go’aankii maxkamaddu ay soo saartay 21-kii bishii December ee 2017-kii.” ayuu Warsame ku sheegay qoraalka uu maanta soo saaray. Sidoo kale, War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay weerar ay ciidamo ka tirsan amaanka ku qaadeen hoyga C/raxmaan C/shakuur 17-kii bishii hore, taasoo lagu dilay shan ruux oo uu sheegay inay ahaayeen ilaaladiisa. Ugu dambeyn, C/raxmaan C/shakuur ayaa 21-kii bishii lasoo dhaafay wuxuu kalsoonida kala noqday saddex Qareen oo uu horay ugu wakiishay inay ka difaacaan dacawada, wuxuuna War-saxaafadeedkiisa ku xusay inaysan jirin cid uu u wakiishay inay dacwad ku metesho. Haddaba, AKHRISO War-saxaafadeedka C/raxmaan C/shakuur Warsame; PUNTLAND POST The post C/RAXMAAN C/SHAKUR: Ma jirto dacwad sharci ah oo la ii haysto iyo cid aan Wakiishay appeared first on Puntland Post.
-
Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 January 2018 waxa uu kormeeray qaar kamid ah xarumaha dawladda ee magaalada Gaalkacayo . Madaxwaynaha ayaa waxaa kormeerka ku wehelinayay maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan taliska ciidamada Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale. Goobaha uu booqday Madaxwaynu ayaa waxaa kamid ahaa, kaantaroolka koonfureed ee magaalada Gaalkacayo, dhismaha dugsiga nabadda [peace school] dhismaha maxjarka magaalada, kaamka qaxootiga ee Samawade, xarumaha ciidamada Daraawiishta iyo Booliska ee magaalaga Gaalkacayo. Madaxwaynaha Puntland ayaa waxa uu kormeerkiisa ka bilaabay kaantaroolka koonfureed ee magaalada Gaalkacayo, waxaana uu halkaasi Madaxwaynuhu kula kulmay saraakiisha kaantaroolka, isagoona ka xog waraystay saraakiishaasi sida ay u socoto shaqada kaantaroolku. Sidoo kale Madaxwaynaha ayaa waxaa uu booqday Maxjarka wayn ee magaalada Gaalkacayo kaas oo dhismihiisa ay hirgelisay dawladda Puntland, Isla markaana waxa uu Madaxwaynuhu soo kormeeray guud ahaan dhismaha maxjarka oo heer geba geba ah maraya. Dhinaca kale Madaxweynaha dawladda Puntland oo sii wata kormeerkiisa shaqo ayaa waxaa uu kormeeray kaamka Samawade oo ah kaam ay ku nool-yihiin dad barakacayaal ah, kuwaasi oo ay wax yeelaysay abaartii ku dhufatay deegaanadii ay ku noolaayeen, dadka barakacayaasha ah ee kaamkaasi ku nool ayaa Madaxwaynaha uga xog waramay xaaladdooda nololeed iyo tan caafimaadba. Ugu danbayn, Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiinta kale ee kormeerka ku helinaysey ayaa waxa ay booqdeen goobo ay kamid ahaayeen Xarumaha ciidamada Daraawiishta iyo Booliska, waxaana uu kula dardaarmay Madaxweynu shacabka gobolka Mudug inay ilaashadaan nabad-gelyadooda, xasiloonidooda, horumarkooda iyo wada-jirkoodaba madaama ay yihiin dad ehel ah oo walaalo ah. -DHAMMAAD- XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND. The post Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Qaybo Kamid Ah Xarumaha Dawladda ee Gaalkacayo. appeared first on Puntland Post.
-
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka SONNA,ayaa lagu amray dhammaan xarumaha qaabilsan Arrimaha Diinta ee dalka in ay isa-soo diiwaan-geliyaan. Wasaaradda ayaa amar ku bixisay in ay is-diiwaan-geliyaan dhammaan Dugsiyada Qur’aanka,Macaa’hidda Shareecada iyo Masaajidda ku yaaalla guud ahaan dalka,waxaana loo qabtay muddada u dhexaysa 15/1/2018 ilaa 15/3/2018,sidoo kale waxaa is-diiwaan-gelinta ku jira dhammaan shaqaalaha ka hawlgala xarumahaasi,sida qoraalka ku xusan. Goobaha Diinta ee ku yaalla gobolka Banaadir ayaa Wasaaraddu ku amartay in ay iska diiwaan-geliya Xarunta dhexe ee magaalada Muqdisho,halka kuwa gobolladana lagu amray in ay iska diiwaan-geliyaan Xarumaha wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta ee heer Dowlad Goboleed. Wasaaradda ayaa ugu dambeyn amar ku bixisay in la joojiyo boobka lagu hayo hantida Waqafka ah ee raacsan Maajidda dugsiyada Qur’aanka iyo wixii lamid ah. Halkaan ka akhriso War-Saxaafadeedka. The post Dowladda Soomaaliya oo amartay in ay is-diiwaan-geliyaan Masaajidda iyo Xarumaha kale ee Diinta. appeared first on Puntland Post.
