Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,261
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimadda Online) – Beesha uu kasoo jeedo xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) oo xasaanad laga qaaday laguna xiray magaalada Kismaayo ayaa war kasoo saartay xarigiisa. Qoraalka oo uu soo diray guddoomiyaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida Reer Isaaq ayaa lagu sheegay in xariga xildhibaanka uu yahay sharci darro, wuxuuna dalbaaay in si degdeg loo sii daayo xildhibaanka lagu xadgudbay. HOOS KA AKHRISO QORAALKA Wuxuu cadaynayaa in xariga xildhibaan Ahmed Taajir lagula kacay uusan sharci ahayn, isla markaana uu xad gudub ku yahay shaqsiyan iyo beesha Reer Isaaq oo uu xildhibaanku u matalo Jubaland. Goluhu wuxuu xaaraantinimeynayaa, cambaareynayaana dhamaan habkii loo maray, ficilkii iyo weliba qaabkii loo maareeyey in lagu fuliyo xasaanad ka qaadida iyo xariga xildhibaanka lagula kacayba, ilaa hadana uu ku muteystay. Goluhu wuxuu u arkaa, aaminsan yaheyna in xariga Xildhibaan Ahmed Taajir uu yahay XARIG LA XIREY REER ISAAQ oo uu xildhibaanku u matalo Jubaland. Goluhu wuxuu soo dhaweynayaa go’aamadii xilkasnimada lahaa ee ay durbaba ugaga jawaabeen kana qaateen mowqifkooda ku aadan ficilka iyo xariga lagula kacay xildhibaan Ahmed Taajir siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee reer Jubaland ee soo matalay heer wasiir Dowlada Federaal Somaliya Mudane Abdullahi Hersi Ciilmooge iyo Guled Kassim oo bayaan iyo fariinba kusoo gudbiyey dareenkooda. Goluhu wuxuu sidoo kale codsanayaa in sida ugu dhakhsiyaha badan loo soo daayo Xildhabaan Ahmed Taajir, xoriyadiisii iyo shaqadiisiina si xor ah loogu soo celiyo una qabsado iyadoo shuruud la’aan ah. Goluhu wuxuu ugu baaqayaa dhammaan beelaha Jubaland gaar ahaan beesha Reer Isaaq inay illaaliyaan xasiloonida, kana fogaadeen wax allaale wixii keeni kara kala fogaansho iyo shaki soo kala dhex gala beelaha walaalaha ah ee dega Jubaland. Guul iyo Gobonimo Jubaland Abdi Jama A. Kassim Gudoomiyaha Golaha Guurtida Reer Isaaq The post Beesha uu ka soo jeedo Xildhibaan lagu xiray magaalada Kismaayo oo War Cad soo saartay appeared first on Caasimada Online.
  2. HARGEISA– The new Somaliland President, Musa Bihi Abdi has sent a congratulatory message to the armed forces on its 24th establishment day anniversary on the 2nd of February. The president has sent similar congratulatory message to the families of me and women in uniform where ever they are who are defending their country. The Head of State hopes that the armed forces to live in peace and prosperity and further anticipates that they will continue their efforts to defend their homeland from foes internally and externally. Somaliland which broke away from Somalia in 1991 has achieved to rebuild its state from scratch without the support of the international community. It has an army, currency, a flag and multi party politics. It has built two house chambers and oversee the election of local council and presidential polls. Somaliland is not recognized despite having overcome these challenges.
  3. Muqdisho (Caasimadda Online) – Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa loo aqoonsaday inuu yahay duqii magaalo ee ugu waxqabadka fiicnaa sanadkii la soo dhaafay, iyadoo abaal-marintan loogu talo galay in lagu qiimeeyo waxqabadka madaxda caasimadda qaranka iyo kuwa caasimadaha gobollada. Mudane Thabit – oo ahaa duqii magaalada Muqdisho ee sanadkii hore – ayaa abaal-marintan ku guddoomay xaflad lagu qabtay hoeelka Mogadishu Guest House oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada. Natiijadan ayaa ka soo baxday sahan bilihii Oktoobar illaa Diseembar 2017 lagu sameeyay magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Garoowe, Cadaado, Kismaayo iyo Jowhar, ayna ka qeyb galeen in ka badan 1,800 oo qof oo laga soo xushay magaalooyinkaas. Natiijada sahanka la sameeyay waxaa lagu qiimeeyay Mudane Thaabit barnaamijyadiisii ku aaddanaa dhinacyada horumarinta adeegga bulshada, cad-cadaanta iyo maamul-wanaagga Dowladda Hoose, dib-u-heshiisiinta iyo isdhexgelka bulshada, dhiirrigelinta wax-soo-saarka gudaha, shaqo-abuurka dhallinyaradda iyo horumarinta cayaaraha, xoojinta kaalinta haweenka, wacyi-gelinta iyo abaabulka bulshada, samo-falka, iyo u-qareemidda xuquuqda Gobolka Benaadir ee heer qaran. Waxaa munaasabadda ka hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ka mid ahaayeen Sheekh Cumar Wardheere iyo Sheekh Soomow oo ku hadlayay magaca culimada, Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo ah wasiir hore, Farxiyo Kheyre oo ku hadleysay magaca haweenka Soomaaliyeed, iyadoo ugu dambeyntana uu xafladda soo xiray Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Rayidka, Mudane Diini Maxamed Diini, oo ugu dambeyntii guddoonsiiyay abaalmarinta. Duqii hore ee Muqdisho, Mudane Thaabit Cabdi Maxamed, oo hadlay markii la guddoonsiiyay abaalmarinta ayaa u mahadceliyay hay’adda Vision oo soo sameysay sahankan, isagoo sheegay inay arrintan ay tahay dhaqan ku cusub dalka oo ah in la xuso waxqabadka wanaagsan. Hay’adda Vision ayaa sheegtay in abaal-marintan lagu saleeyay macluumaadka Hay’adda Duqa Magaalooyinka ee City Mayors Foundation (CMF) oo soo qabanqaabisa Abaal-marinta Duqa Magaalooyinka ee heer caalami ah (World Mayors Award), taas oo lagu sharfo madaxda u adeegtay bulshadooda, waxna ku soo kordhiyay magaalooyinka ay madaxda ka yihiin. Akadeemiyada Hoggaaminta ee Hiraal (Vision) ayaa xiriir la sameysay hay’addaas si mustaqbalka magaalada Muqdisho loogu soo daro qiimeyntooda u gaarka ah qaaradda Afrika. Abaal-marintan oo qeyb ka ah Abaal-marinta Xilgudasho Qaran ayaa waxaa soo qabanqaabisay Akadeemiyada Hoggaaminta ee Hiraal (Vision Leadership Academy) ayaa sheegtay in ujeeddada abaalmarintan ay tahay in la muujiyo aragtida fog iyo hoggaaminta madaxda magaalooyinka Soomaaliyeed ee si karti iyo hufnaan leh ugu adeegay shacabka iyo in shacabka fursad loo siiyo ay ku qiimeeyaan waxqabadka madaxda ka talisa magaalooyinkooda. The post Thaabit oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Xilgudasho Qaran ee Akadeemiyada Hoggaaminta ee Hiraal appeared first on Caasimada Online.
  4. Iran has cracked down on women violating its compulsory headscarf decree, arresting at least 29 individuals, according to Iranian media, and drawing criticism from activists and rights groups. Source: Hiiraan Online
  5. After fleeing from one of the most oppressive regimes in the world, Eritrean refugee Dawit Demoz lived in limbo in Israel for seven years on a temporary permit that he had to renew every two months. While he could not be forcibly removed from the country, he said he and other refugees from Eritrea and Sudan were also not allowed to seek asylum in Israel, where they end up after a gruelling journey through Libya and Egypt. Even after the policy changed in 2013 and he was given an asylum interview by Israeli officials, his case remained undecided in 2016 when he was resettled in Toronto under a private sponsorship after meeting a Canadian doing humanitarian work in Israel. With Prime Minister Benjamin Netanyahu’s government set to deport some 38,000 African migrants and refugees in Israel, GTA Jewish community groups are concerned for the safety of the deportees like Demoz. “By sending them back to Africa, they are going to put these people’s lives at risk,” said Demoz, who says that he fled the Eritrean regime after refusing to serve as an informant to flush out anti-government opposition. He now studies psychology at York University According to the Jerusalem Post, the Netanyahu government will carry out the mass deportations to an unspecified third country as early as March. In Israel, critics of the policy, including Holocaust survivors, have staged protests against the government’s move. In the GTA and around the world, Jewish religious leaders have signed an open letter urging the Netanyahu government to live up to Israel’s international responsibilities and stop the deportations. “There are a lot of things going on in the grassroots. The Israeli government’s policy doesn’t reflect its people,” said Rabbi Lawrence Englander of the New Israel Fund of Canada, which supports NGOs in Israel that safeguard civil and human rights. “In our own Jewish history, we have been refugees so many times. Given all these experiences as a people, Jews have to help non-Jews from these measures of the government.” The New Israel Fund is among a group of Jewish community organizations in Greater Toronto that has launched a petition this week, to urge the Netanyahu government to rescind the plan and the Canadian government to open its doors to some of those refugees through private sponsorships. “We believe it is contrary to Jewish law, Jewish ethics, Jewish memory, and our own history of being a people without a homeland before the creation of Israel,” they said in a joint letter. “We are further disturbed by numerous reports that have shown that asylum-seekers who have thus far ‘self-deported’ from Israel to Rwanda and Uganda have not found safety and protection in those countries, but have again found themselves without status, forced to begin their refugee journey anew.” However, Netanyahu has argued that the Africans are not refugees but economic migrants looking for work opportunities. “We are not taking action against refugees,” he told the Times of Israel. “We are taking action against illegal immigrants who come here for work purposes. Israel will continue to be a shelter for true refugees and will eject illegal infiltrators.” Rabbi Yael Splansky of the Holy Blossom Temple, an officer with the Toronto Board of Rabbis, said many of the African asylum-seekers have successfully woven themselves into the fabric of Israeli life. “Israeli citizens are protesting Netanyahu’s decision to deport. Rabbis are offering to hide people in their homes. Pilots are refusing to fly the deportees to Rwanda and Uganda,” said Splansky. “There must be a way to recast a plan that is consistent with Israel’s values as a Jewish and democratic state.” Enbal Singer, a founder of Canadians Helping Asylum Seekers in Israel, said the groups are appealing to Ottawa to resettle some of the refugees in Israel and offer guidance to the Netanyahu government in integrating the refugees. “We need to do what we can to bring some of these most vulnerable asylum-seekers to Canada and ask Israel to give status to those who are still there,” said Singer, a University of Toronto law student. Source: Thestar The post Jewish Canadians urge Israel to back off plan to deport African refugees appeared first on Caasimada Online.
  6. Qiyaastii 90 qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kadib markii dooni ay la socdeen tahriibayaal u badan dalka Pakistaan ay ku degtay ah xeebaha Liibiya galinkii hore ee jimcihii shalay, sidaana waxaa sheegtay wakaaladda socdaalka UN. Maydadka tobanaan kamid ah tahriibayaasha ayaa laga helay meel u dhow magaalada Zuwara ee dalka Libya, sida uu sheegay afhayeenka Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka, Olivia Headon, kaasoo sheegay in macluumaadka ay hayaan ay weli baaritaan ku wadaan. Waxaa doonidaan dadka saarnaa ka badbaaday labo qof oo ay soo badbaadisay dooni kalluumeysi ah loo laga leeyahay dalka Tunisa. Saraakiisha ilaalada xeebaha Libya ayaa sheegay inaysan helin wax macluumaad oo ku saabsan doontaan iyo xilliga ay degaysay, hase yeeshee waxay tilmaameen in habeenkii uu soo gaaray warbixin uga timid saraakiisha magaalada Zuwara, kuwaas oo sheegay in ay heleen maydadka 13 oo dhammaantood ahaa Pakistaniyiin, marka laga reebo hal dumar ah Liibiyaan ah. Puntlandi.com
  7. Wararka hada ka soo baxaya deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in xiisad laga dareemayo duleedka deegaankaasi ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland. Warar hoose oo warbaahinta qaarkeed heshay ayaa sheegaya in mararka qaar rasaas goos goos ah ay ridayaan ciidanka Soomaaliland oo cabsi ka qaba weerar kaga yimaada malayshiyaadka xoraynta gobolka Sool ee lasafan ciidanka dowladda Puntland. Dhinaca kale Isku socodka gaadiidka dadweynaha ee gobolada Puntland iyo Soomaaliland ayaa ah mid caadi ah oo aan waxba iska bedelin.
  8. Muqdisho (Caasimada Online)-Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) Cabdullahi Maxamed Cali (Sambaloolshe) oo wareysi gaara siiyay Idaacada Goobjoog ee magaalada Muqdisho, ayaa mar kale ka hadlay xil ka qaadistiisa iyo in xiligaan uu yahay mid aan dowlada uga janjeersan meel gaara. Sambaloolshe, oo wax laga weydiiyay inuu ku biiray Mucaaradka iyo inkale maadaama uusan heyn wax xil ah, isla markaana uu dhaliilsan yahay dowlada, ayaa sheegay inaanu jirin waddo kale oo xiligaan u furan maadaama uu yahay Siyaasi dayacan oo aan dhinac aheyn. Sambaloolshe, waxa uu sheegay inuu waayay xilka uu Qaranka u hayay, sidoo kalane ay dowladu u baasbaxday qaabkii uu mar kale uga soo dhexmuuqan lahaa baarlamaanka Somalia, waxa uuna taa u sababeeyay in DF, gaar ahaan madaxtooyada Somalia ay dhaqaale xoogan ku bixisay sida uu ku weyn lahaa kursiga. Waxa uu sheegay in Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu uga baxay ballan ay wada galeen taa oo aheyd inay isla dhameysan doonaan 4sano oo ay jiri doonto dowladiisa. Sidoo kale, Sambaloolshe waxa uu tilmaamay in ballanqaadkii ay wada galeen Madaxweynaha uu sababsaday shaqsiyaad ka dhex shaqeeya Madaxtooyada oo aan farta lagu sii fiiqin. Sambaloolshe, oo wax laga weydiiyay dardarka uu kusoo galay Siyaasada Somalia iyo sida uu xiligaan uu hoos ugu dhacay ayaa waxa uu tusaale usoo qaatay maahmaah aheyd ‘’Libaax jiis ahba lo wuu fiijiyaa’’ The post Daawo Wareysi cusub: Sambaloolshe ‘’Haddii aan xil heyn waxaa ii furan inaan mucaaradka galo’’ appeared first on Caasimada Online.
  9. Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaa lagu rasaaseeyay Gaari ay la socdeen dad shacab ah. Weerarka lagu qaaday gaariga ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo gaaray shacabkii la socday gaariga. Inta la xaqiijiyay weerarka gaariga ayaa waxaa ku dhintay hal qof, halka mid kalena soo gaaray dhaawac, waxaana halkaa ku baxay ciidamo ka tirsanaa maamulka, wallow ay waayen Kooxihii falka geystay. Qofka dhintay ayaa la sheegay inay aheyd Haweeney saarneyd gaariga oo kusii jeeday Gobolka Hiiraan, waxa uuna falkaan ka dhacay Degaanka Caloola-Cad oo Magaalada Baladweyne u jirta 7 KM. Dhinaca kale, dadkii dhaawacmay ayaa loo qaaday Isbitaalka Magaalada Baladweyne si loogu daweeyo, waxaana tiradooda lagu sheegayaa ilaa afar ruux. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Weerar uu ka dhashay khasaaro kala duwan oo lagu qaaday Gaari ay la socdeen dad shacab ah appeared first on Caasimada Online.
  10. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida ay baahisay warbaahinta Ankara waxaa lagu wadaa in dhawaan ay Dowlada Turkiga ciidamadeeda cirka iyo kuwa bada ay u daadgureyso dalka Qatar. Warbahinta oo xiganeysa Saraakiil ka tirsan dowlada Militeriga ayaa sheegay in ciidamadaasi la geyn doono Saldhig Militery oo looga sameeyay dalka Qadar. Ciidamada loo daadgureyn doono dalkaas Qadar ayaa Saldhiga ka sameystay duleedka magaalada Doxa, kaa oo qaadi doona ilaa 5kun oo askari. Fikret Ozer oo ah Safiirka Turkiga u fadhiga dalka Qatar, ayaa dhankiisa ka sheegay in dowlada Turkiga aysan hada shaacin doonin xiliga ay ciidamadaasi ku soo beegan yihiin Doxa, balse uu socdo diyaar garow. Dowladaha Khaliijka ayaa horay walaac uga muujiyay dhaqdhaqaaqa militari ee Turkiga ka wado dalka Qatar. Saldhiga Turkiga ee Doxa ayaa ah kii ugu horeeyey oo ay Turkida ka sameystaan dalalka Carabta. Si kastaba ha ahaatee, Turkiga oo saldhig ku leh dalka Somalia ayaa bishii December ee sanadkii tagay heshiis kula galay dowlada Sudan inay saldhig ka sameysan doonaan jasiirada Suakin oo ku taal badda cas. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Arrin cusub: Turkiga oo ciidamadeeda cirka iyo bada u rareysa Qadar & Khaliijka oo walaacsan appeared first on Caasimada Online.
  11. A man who drove into worshippers near a London mosque, killing one man and injuring a dozen others, was sentenced Friday to at least 43 years in prison for what a judge called a crime driven by "malevolent hatred." Source: Hiiraan Online
  12. The United Nations has added its voice to international calls for the Kenyan government to respect the High Court's order that three banned television stations be allowed to resume transmissions. Source: Hiiraan Online
  13. At least 90 people are feared drowned off the coast of Libya after a smuggler’s migrant boat capsized, the UN’s migration agency has said. Source: Hiiraan Online
  14. For many years, Kenya has been considered a haven of peace for its relative stability. As a result, this makes it an attractive host to those fleeing their countries due to political volatility, which tends to fuel violence. Source: Hiiraan Online
  15. Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar. Guddoomiyuhu wuxuu qeexay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa cusub. Dhankiisa, Mr. Concar wuxuu soo dhoweeyay inuu guddoomiyuhu diiradda saarayo maamul wanaagga iyo dimuqraadiyaynta. Labada mas’uul waxay isku afgarteen muhimadda uu leeyahay amniga, canshuuraha, iyo in xal waara loo helo dadka barakacayaasha ee jooga magaalada Muqdisho. Eng. Yarisow ayaa tilmaamay arrimaha sida gaarka ah diiradda looga saaray kulanka inay kamid tahay horumarinta Caasimadda iyo in loo helo waddooyin, maadaama kuwii hore bur-bur xoogan soo gaaray , nadaafadda, la dagaalanka saboolnimada iyo dadka barakacayaasha ah in loo sameeyo isbitaallo yar-yar iyo goobo waxbarasho. Sidoo kale waxaa kulanka la iskula soo qaaday arrimaha dhulalka, gaar ahaan goobaha danta guud ee ay dagan yihiin dadka danyarta ah in fursad la siiyo ka hor inta aan laga saarin. Labada mas’uul waxay mar kale xaqiijiyeen wadashaqeynta xoogga leh ee ka dhexeysa Safaaradda Ingiriiska iyo Maamulka Gobolka Benaadir iyo inay ka go’antahay inay si intaa ka dhow u wadashaqeeyaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxay kawada hadleen Eng. Yariisow & Danjiraha Ingiriiska ee Somalia appeared first on Caasimada Online.
  16. Kitui Governor Charity Ngilu has asked security agencies to end the invasion by Somali pastoralists into resident's farms in Mutha ward, Kitui South sub-county. Source: Hiiraan Online
  17. Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar. Guddoomiyuhu wuxuu qeexay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa cusub. Dhankiisa, Mr. Concar wuxuu soo dhoweeyay inuu guddoomiyuhu diiradda saarayo maamul wanaagga iyo dimuqraadiyaynta. Labada mas’uul waxay isku afgarteen muhimadda uu leeyahay amniga, canshuuraha, iyo in xal waara loo helo dadka barakacayaasha ee jooga magaalada Muqdisho. Eng. Yarisow ayaa tilmaamay arrimaha sida gaarka ah diiradda looga saaray kulanka inay kamid tahay horumarinta Caasimadda iyo in loo helo waddooyin, maadaama kuwii hore bur-bur xoogan soo gaaray , nadaafadda, la dagaalanka saboolnimada iyo dadka barakacayaasha ah in loo sameeyo isbitaallo yar-yar iyo goobo waxbarasho. Sidoo kale waxaa kulanka la iskula soo qaaday arrimaha dhulalka, gaar ahaan goobaha danta guud ee ay dagan yihiin dadka danyarta ah in fursad la siiyo ka hor inta aan laga saarin. Labada mas’uul waxay mar kale xaqiijiyeen wadashaqeynta xoogga leh ee ka dhexeysa Safaaradda Ingiriiska iyo Maamulka Gobolka Benaadir iyo inay ka go’antahay inay si intaa ka dhow u wadashaqeeyaan. DHAMAAD Puntland Post The post Guddoomiyaha gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  18. The New Jewish community organizations in Greater Toronto have launched a petition that urges the Israeli government to rescind a plan to remove thousands of African migrants from the country. Source: Hiiraan Online
  19. NAIROBI, Kenya—A standoff between Kenya’s government and the opposition has escalated, as a crackdown on the media deepens and police arrest several top opposition figures. Source: Hiiraan Online
  20. Canada can credit immigrants for making it one of the best-educated countries in the world. Source: Hiiraan Online
  21. C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa ka hadlay sababta illaa iyo hadda loo magacaabi la’yahay Taliyaha cusub ee NISA. C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) iyo Taliyihii hore ee Booliska Somaliya, General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid), ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay 29-kii bishii October, maalin ka dib weerarkii abaabulnaa ay Shabaabku ku galeen Hotelka Naasa Hablood 2 oo ku yaala Degmada Xamar Weyne. Sanbaloolshe oo wareysi dhinacyo badan taabanaayay siiyay VOA, lana weydiiyo waxa loo magacaabi la’yahay Taliyaha cusub ee NISA, ayaa sababta ku sheegay inay saddex arrimood la tahay. Midda hore, ayuu ku sheegay “Waxay ila tahay kow su’aashaas in Madaxda Qaranka la weydiiyo waa muhiim, laakiin saddex arrimood, mid malaha qorshe xumo weeye, markii hore Taliye-yaasha xilka laga qaadaayay waxay ahayd haddii Taliye-yaashii meesha joogay la saluugay ama la dhaliilsanaa in la diyaariyo dadkii xilkaasi laga wareegi lahaa, taasi ma dhicin waa qorshe xumo.” Sababta labaad, ayuu ku sheegay “Tan kale malaha cid la’aaminaa la la’yahay oo shaqadaasi qabato, anigu ma garan karo Soomaalidii inay ammaanka ka baxday ama dadkii masuuliyadaan qaadi lahaa ayaa laga waayay.” Tan saddexaadna waxaa uu ku sheegay “Tan kalena malaha waxaa dhici karta in Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaruhu ay ogyihiin Taliye-yaal anagu aan moognahay magacaaban yihiin waa suurtagal.” Khamiistii shalay, ayaa la fillaayay in la magacaabo Taliye-yaasha Nabad Suggida iyo Booliska Somaliya, inkastoo qorshahaasi uu dib u dhac ku yimid. The post Maxaa loo magacaabi la’yahay taliyaha hay’adda Nabad Suggida? appeared first on Caasimada Online.
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar hoose oo aan ka helnay Xubno ka tirsan Xafiiska Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia ayaa sheegaya inuu socdo qorsho lagu doonaayo in Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Somalia C/laahi Maxamed Cali ‘’Sanbaloolshe’’ loogu biirin lahaa Xafiiska. Xogta aan heleyno ayaa sheegeysa in Sanbaloolshe si KMG ah uu uga sii howlgali doono Xafiiska Kheyre iyadoo uu qorshuhu yahay in loo magacaabo lataliye. Qorshahaan ayaa waxaa wada mas’uuliyiin ka tirsan Villa Somalia oo Siyaasad ahaan ku dhow dhow Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha dalka, waxaana looga gol leeyahay meelen. Sanbaloolshe, ayaa Siyaasad ahaan ku dhow dhow Madaxweynaha Somalia marka laga talo eedeymihii ahaa in dowladu dhaqaale ku bixisay sida uusan ku noqon laheyn Xildhibaan ka tirsan BFS. Sidoo kale, damaca Sanbaloolshe, ayaa ah inuu noqdo mid kamid ah Safiirada Somalia u fadhiya wadamadan reer Galbeedka, waxaana wakhti qaadan doonta in loo faarujiyo Safaarada uu naawilaayo. Geesta kale, Madaxweynaha Somalia ayaa horay u sheegay in dowladiisa aysan dayici doonin mas’uul xilkiisa waayay, waxa uuna goorsii horeysay sheegay inay meeleyn doonaan shaqsigii xilkiisa waaya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Sambaloolshe oo lagu wado inuu ku biiro xafiiska ra’isul wasaare Xasan Kheyr appeared first on Caasimada Online.
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Somalia Axmed Ciise Cawad, ayaa rajo ka muujiyay natiijada kasoo baxday kulankii uu la qaatay Danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Somalia Maxamed Axmed Othman Al Hammadi. Wasiir Cawad, waxa uu sheegay in Danjiraha uu u sheegay waxa jira, isla markaana ay si fog uga wada hadleen Xaalada ay ku jirto Somalia iyo in loo baahan yahay in laga caawiyo wixii awood ah. Cawad, waxa uu tilmaamay in Danjiraha uu u sheegay in Somalia aysan xiligaan ka bixikarin faragalin iyo in la garabsiiyo dhinacyada kasoo horjeeda dowlada, waana uu aqbalay. Wasiirka waxa uu ugu baaqay al-Othmani inuu bari ka noqdo waxyaabaha keeni kara tuhun Siyaasadeedka, waxaana aad usoo dhaweeyay Danjiraha. Cawad waxa uu rajo ka muujiyay in dowlada Imaaraadka ay dhexdhexaad ka noqon doonto Siyaasada Somalia, iyadoo la fiirinaayo duruufaha amni oo ay dhex maquureyso Somalia. Sidoo kale, waxa ay isla qaateen xoojinta xiriirka labada dal, si labada dal ay u sameeyaan horusocod dan u ah shucuubta labada dal iyo in Imaaraadka ay ka go’an tahay kordhinta taageerada ay siiyaan Soomaaliya. Dowlada Imaaraadka ayaa kaalmaha koowaad kaga jirta dowladaha dhibaatada ku haya Somalia, waxaana xusid mudan in dhawaan ay dhaqaale ku bixiyeen weerarkii lagu qaaday Hooyga Senater Cabdiqeybdiid. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Danjiraha Imaaraadka ee Somalia oo culeys siyaasadeed lagu saaray hal arrin appeared first on Caasimada Online.
  24. Beledxaawo (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay dhibaatooyin badan kawadaan deegaano dhowr ah oo hoostaga Gobolka islamarkaana xiga dhanka Kenya. Ciidamadan ayaa la sheegayaa in dhibaatooyinka ugu badan ay kawadaan deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Ceel waaq ee gobolka Gedo. Maxamuud Nuur Xaaji oo kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay kala kulmaan dhibaatooyin badan, waxa uuna tilmaamay inay wadaan dil iyo qafaal. Waxa uu sheegay inay guryaha kala baxeen ku dhawaad 12 dhalinyaro isla markaana ku dileen deegaano yaryar oo duleedka ka ah Ceelwaaq, waxa uuna cadeeyay inay dhacdo xiliyada qaar inay gaadiidkooda dulmariyaan dadka oo nool nool. ‘’Waxaan marqaati ka ahay in gaadiidkooda ay nolosha ku dardarsiiyeen Seddex wiil oo garbaduub ay u xireen, xasuuqa noocaas ah waxa uu shaki galiyay dadnimadeena waa in dowlada Somalia ay noo cadeysaa mowqifkeeda’’ ‘’Dowladu si kutalo gal ah ayey afka uga qabsataa xasuuqa foosha xun ee nalagu hayo, waxaan ku baaqayaa in nagu biiriso Kenya ama ay jawaab iyo fal celinba ka bixiso dhibta aan dul naal’’ Maxamuud Nuur Xaaji, waxa uu sidoo kale sheegay in dowlada Somalia ay is ilowsiineyso in Gobolka Gedo iyo shacabka ku nool ay hoostagaan, waxa uuna taa sabab uga dhigay in mar waliba ay afka ka qabsadaan dhibaatooyinka lagu hayo. Sidoo kale, waxa uu Maxamuud Nuur Xaaji cod dheer ku sheegay in maamulka Degmada Ceelwaaq qudhiisa uu u nugulyahay Kenya, maadaama aanu jirin awood muuqata iyo garab ay ka helayaan dowlada Somalia. Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa xili dowlada Somalia aysan waxba u arag dhibaatooyinka ay ciidamada shisheeye ku hayaan shacabka ku nool Xuduudaha dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dowlada oo si cad isku ilowsiineysa xasuuqa ay Kenya ka wado gobolka Gedo appeared first on Caasimada Online.
  25. The US Congress has released a memo accusing the FBI of abusing its power in its investigations into Donald Trump's presidential campaign. Source: Hiiraan Online