Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,105
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Warar hoose oo aan ka helay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dhawaan Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre uu booqan doono dalka Imaaraadka Carabta. Ilo wareedka aan xogtaan ka helnay ayaa sheegaya in Ra’isul wasaare Kheyre uu warqada Casuumaada ka gudoomay Danjiraha dalka Imaaraadka u fadhiya Somalia Maxamed Axmed Othman Al Hammadi, oo ay wada kulmeen. Casuumaada loo sameeyay Ra’isul wasaare Kheyre ayaa salka ku heysa wadahadal laga galaayo xiisada ay dowlada Imaaraadka ka dhex abuurtay dowlada Somalia iyo Madaxda maamul Goboleedyada oo aan weli loo helin xal rasmi ah. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa inta uu ku guda jiro gudashada casuumaadiisa kulamo la qaadan doona Madaxda ugu sareysa dowlada Isutaga Imaaraadka Carabta oo ay kawada hadli doonaan faragalinta ay weli Imaaraadka ku heyso Somalia, Weerarkii Senetar Qeybdiid iyo in dowlada Imaaraadka ay Somalia ula dhaqanto sida dal u madaxbanaan Siyaasadiisa. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa dhawaan Xafiiskii magaalada Muqdisho kula kulmay Danjire Maxamed Axmed Othman Al Hammadi oo ku wareejinaayay warqada casuumaada. Dhinaca kale, casuumaada loo sameeyay Kheyre ayaa kusoo aadeysa xili uusan wanaagsaneyn xiriirka dowlada Somalia iyo Imaaraadka, waxaana la filayaa in socdaalka Kheyre uu noqdo maalmaha soo socda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: RW Kheyre oo marti qaad ka helay dal qalalaaso Siyaasadeed ka dhex dhaliyay DF iyo Maamulada appeared first on Caasimada Online.
  2. Muqdisho (Caasimada Online)-Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ee Somalia Axmed Ciise Cawed, ayaa wareysi gaara oo uu uga hadlaayay arrimaha Somalia siiyay Idaacada VOA laanteeda af Soomaaliga. Wasiir Cawed, ayaa wareysigiisa ku difaacay dowlada Federaalka ah ee Somalia, waxa uuna sheegay in dowladu ay u taagan tahay xalinta dhibaatooyinka gudaha iyo dibadda. Falastiin Axmed Iimaan, oo wareysiga la yeelatay Wasiir Cawed ayaa wax ka weydiisay arrimo dhowr ah oo u muuqday inay ahaayen kuwo mugdi ku jiray waxaana kamid ahaa Khilaaf Siyaasadeedka DF iyo maamul Goboleedyada ee ka dhashay kala taageerida Qadar iyo Imaaraadka Carabta, Kulmada Muqdisho ku dhexmaray Ra’isul wasaare Kheyre, Safiirka Imaaraadka ee Somalia iyo Wasiir Cawed qudhiisa. Wasiir Cawed waxa uu sheegay in laga soo gudbay khilaafka dowlada Federaalka iyo maamulada ee ka dhashay Siyaasadaha isdiidan ee Qadar iyo Imaaraatka, waxa uuna sidoo kale sheegay in talada dalka looga danbeeyo dowlada Federaalka, sidaa aawgeedna xiisada ka dhexeysa Qadar iyo Imaaraadka ay horay go’aan cad uga gaartay dowlada Somalia kaana uu yahay kan socondoona. Sidoo kale, Wasiir Cawed waxa uu difaacay kulamada Muqdisho ku dhexmaray RW Kheyre, Safiirka Imaaraadka Maxamed Al Hammadi iyo kulankii uu isaga la qaatay isla Safiirka, waxa uuna sheegay in kulamadaasi ay kamid tahay dadaalada lagu xoojinaayo xiriirka labada dal. Waxa uu sidoo kale sheegay in Dowlada Somalia ay aad usoo dhaweyneyso wadahadalka magaalada Nairobi uga socda Ethiopia iyo ONLF. HOOS KA DAAWO WAREYSIGA WASIIR AXMED CIISE CAWED The post Daawo: Wasiir Cawed oo xog ka bixiyay Khilaafyada ka dhex aloosan DF, UAE , Qadar & Maamulada dalka appeared first on Caasimada Online.
  3. Mogadishu (HOL) - Two Al-Shabaab fighters have defected and surrendered to Jubbaland state, authorities in Gedo region said. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) - Somali security forces arrested three suspects on Friday in connection with the killing of a soldier in the Somali capital Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (Caasimada Online)- Waxaa weli magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ka socda wadahadalka dowlada Ethiopia iyo Jabhada xoriyadoonka ah ee ONLF. Wadahadalkaan socda ayaa lagu doonayay in lagu dhammeeyo khilaafka mudada dheer socday ee labada dhinac ka dhaxeeya. Wadahadalka oo intiisa badan soo idlaaday ayaa waxaa iminka leysu fahmi la’ yahay qodobo gaara oo ay kala wataan labada dhinac. Qodobada gaarka ah ee la isku fahmi la’ yahay ayaa waxaa kamid ah Qoondada ONLF ay ku yeelanayaan maamulka DDSI iyo tirada Kuraasto laga siindoona oo aan weli la isku fahmin. Qodobada la isku fahmi la’ yahay ayaa waxaa sidoo kale kamid ah Hanaanka loo ciidameynaayo dagaalamayaasha Jabhada ee sababta u ah wadahadalka heerkan soo gaaray iyo qodobo kale oo aan weli la carab dhabin. Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in saacadihii ugu danbeeyay ay Iscasilaada Ra’isul wasaarihii Ethiopia Mr Hailemariam iyo xiisada kasoo cusboonaatay deegaanada ay degaan Oromada. Xubnaha dowlada Ethiopia u matalaayay wadahadalka ayaa la sheegay inay dalbadeen in wadahadalka la galiyo hakat gaaban waxaana soo baxeysa inay ku baxeen xiisadaha soo cusboonaaday iyo saameyn Siyaasadeed oo ka dhalatay iscasilaada Mr Hailemariam. Sidoo kale, Afhayeenka ONLF C/qaadir Xasan Hirmooge oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu hakad galay shirka. Waxa uu sheegay in hakatka uu yahay mid sabab u ah xiisadaha sii ololaaya ee ka tagaan Ethiopia, isagoo cadeeyay in dib leysaga soo laaban doono. Waxa uu yiri “Wufuuda Ethiopia ka socotay qaarkood way baxeen, qaarkoodna way joogaan, wadankana rabshado ayaa ka bilowday, waxaa hakatka shirka loo sababeynayaa iscasilaada Ra’isul wasaaraha iyo xiisadaha soo cusboonaaday’’ Dhinaca kale, Xubnaha ONLF u matalaaya wadahadalka ayaa sheegay inay fursad ballaaran ay u arkaan iscasilaada Hailemariam iyo xiisada soo cusboonaatay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa kasoo cusboonaaday wadahadalka Ethiopia & Jabhada ONLF appeared first on Caasimada Online.
  6. WASHINGTON] - China's military might is growing at such a pace that it could soon rival American power "across almost every domain," a top US military official said Wednesday. Source: Hiiraan Online
  7. The risk of dying prematurely more than doubles for single fathers compared to single mothers or paired-up dads, according to a study of Canadian families published Thursday. Source: Hiiraan Online
  8. Another federal court raised doubts about the legality of President Donald Trump’s most recent attempt to restrict travel to America from six mostly Muslim countries. Source: Hiiraan Online
  9. Ethiopia’s ruling coalition has accepted the resignation of Hailemariam Desalegn as Prime Minister of the country. He will, however, continue in the role till his successor is named. Source: Hiiraan Online
  10. Late on the evening of Feb. 4, Cyril Ramaphosa and the five other top leaders of South Africa’s ruling party went to President Jacob Zuma’s Cape Dutch colonial-style residence in the capital, Pretoria. They shared a dinner of chicken, rice, oxtail and salad. Source: Hiiraan Online
  11. Mogadishu (HOL) - The brother of a slain minister has been elected as a Member of Parliament from Kismayo. Source: Hiiraan Online
  12. Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Dalka, Shirkii Amniga Qaranka, Nabadeynta Beelaha Deegaanka Cagaare, Xaaladda badbaadinta Doontii Caariday, Xeerka Nidaamka Cabashooyinka Puntland, wax ka bedelka magaca Wasaaradda Deegaanka iyo Warbxino. Xaaladda Amniga Dalka Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxa ay Warbxin ka dhegeysteen wasaaradda Amniga oo sheegtay in Ciidamada ku jiraan feejignaan joogta ah iyo sidii ay uga hortagi lahaayeen cadowga Puntland Shirkii Amniga Qaranka Madaxweynaha Puntland ayaa uga warbixiyey Golaha Wasiirada Shirkii Amniga Qaranka iyo qodobadii ay isku raaceen Gollaha Amniga Qaranka, wuxuuna u sheegay Madaxweynaha Golaha in xaalad adag laga marayo dhisme Ciidan Qaran oo dalka lagu aamini karo, taas awgeedna loo baahan yahay in waqti la geliyo dhisme Ciidan Qaran oo dalka lagu aamini karo dhinac walba, wuxuuna Madaxweynaha u sheegay gollaha in Madashu dadaal ugu jirto soo dhammeystirka iyo sameynta Ciidan Qaran, Sidoo kale waxa uu Madaxweynaha Gollaha uga warbixiyey heshiiskii laga gaaray kalluumeysiga Soomaaliya Nabadeynta Beelaha Cagaare Gollaha Wasiirada ayaa bogaadiyey Issimada iyo Waxgaradka deegaanka Cagaare oo soo af meeray khilaafaadkii iyo isku dhacyadii deegaankaas, wuxuuna Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas u caddeeyey shacabka Puntland in ay ka qeyb qaadan doonaan fulinta iyo dhammeystirka heshiiskaasi, horeyna Puntland uga qeyb qaadatay isagoona Madaxweyanah bogaadiyey guud ahaan Issimada dowladda deegaanka Itoobiya ee ka qeyb qaatay heshiiskaasi. Xaaladda Badbaadinta Doontii soo Caariday Madaxweynaha Puntland ayaa ka dhegeystay Gollaha Wasiirada xaaladda badbaadinta doontii soo caariday oo si weyn uga qeyb qaateen shacabka, shirkadaha dalka iyo dowladuba, wuxuuna Madaxweyanha bogaadiyey dhammaan intii ka qeyb qaadatay howshaasi, isagoona Madaxweyanaha amar ku siiyey Wasaaradda Maaliyadda in aan laga qaadi Karin wax canshuur ah. Nidaamka Maareynta Cabashooyinka Puntland. Hay’adaha maamul wanaaga Puntland ayaa hor keentay Gollaha Wasiirada xeerar kala ah xeerka nidaamka maareynta cabashooyinka iyo xeerka Axdiga adeega dadweynaha, xeerkan ayaa xoojinya wada shaqeynta dowladda iyo dadweynaha. Wax ka bedelka Magaca Wasaaradda Deegaanka Gollaha Wasiirada Puntland ayaa ka bedelay magacii hore ee wasaaradda deegaanka waxayna u bedeleen wasaaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada, si ay wasaaraddu wax uga qabato wax yeelada is bedelka Cimilada deegaanada Puntland Gollaha Wasiiradda Puntland ayaa ugu dambeen warbixin ka dhegeystay Wasaaradda Haweenka oo shaqooyin ka soo fulisay gobolka Mudug, wuxuuna Madaxweynaha u sheegay Gollaha in gabadha ay yihiin halyeeyo meel walba oo ay joogaan gaar ahaan kuwa ka shaqeeya caafimaadka iyo Waxabarashada. The post Sawirro: Gaas oo amar kasoo saaray doonidii kusoo caarisay xeebta Boosaaso appeared first on Caasimada Online.
  13. It was 1999 when Kalondji Nunda’s father and brother were hunted down and stabbed to death. At the time, Nunda lived in Congo with his wife and five children. When Rwandans settled in his tribe’s village, he advocated for peace. But peace was not what his tribe wanted. Nunda became a marked man. Source: Hiiraan Online
  14. (CNN)A federal appeals court ruled against the latest version of President Donald Trump's travel ban on Thursday, holding that it "continues to exhibit a primarily religious anti-Muslim objective." Source: Hiiraan Online
  15. MOGADISHU, Feb. 15 (Xinhua) -- Somali forces backed by African Union forces destroyed Al-Shabaab bases in the Lower Shabelle region in southern Somalia, the military said. Source: Hiiraan Online
  16. 6 kamid Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo maantay shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay in Canshuurta laga daayey doonta Xafiis oo badbaadinteed lagu guulaystay. Wasiirada Shirka jaraa’id qabtay oo kala ah Wasiirka Maaliyadda,Cabdullaahi Siciid Carshe(Dhaqaaje) ,Wasiirka Ganacsiga Cabdiweli Xirsi Cabdulle(Indha-guran),Wasiirka warfaafinta Cabdi Xirsi Cali(Qarjab),Wasiirka Amniga Axmed Cabdullaahi Yusuf(Dowlad),Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdirashiid Maxammed Xirsi,Wasiirka iyo Wasiirka Haweenka,Maryan Axmed Cali ayaa dhammaantood si weyn u soo dhoweeyay dadaalka Shacabka iyo maamulka goboka Bari ay u galeen badbaadinta hantidaasi. Hoos Ka Daawo Muuqaalka. Puntlandi.com
  17. The Prime Minister of Ethiopia, Hailemariam Desalegn, has resigned, the country’s state TV reported. No reason has yet been given for the decision. Mr Hailemariam also stepped down as chairman of the country’s ruling coalition. His departure comes amid months of anti-government protests in Ethiopia’s largest regions, Oromia and Amhara. In the latest violence, 10 people were killed and dozens more injured following an opposition protest. The BBC’s Emmanuel Igunza, in the capital Addis Ababa, says the government has released thousands of opposition supporters from jail in recent weeks, but still the protests continued. Ethiopia has witnessed repeated violent demonstrations since 2015, with protesters calling for political and economic reform, and an end to state corruption. The ongoing disturbances have led to deep divisions in the governing coalition, says Mary Harper, Africa Editor for the BBC World Service. Some of Ethiopia’s powerful elites have come to see the prime minister as weak and lacking in direction, she says. A weak and turbulent Ethiopia is risky for the entire Horn of Africa, our correspondent adds, as this normally stable state is seen as key to holding the region together. Source: – BBC NEWS The post Breaking News: Ethiopia prime minister resigns amid political turmoil appeared first on Caasimada Online.
  18. (Left) -Col. Mohamed Adan Jimale (Kofe), the Director of Somali Immigration and Somalia’s Foreign Minister Ahmed Isse Awad Somalia’s Foreign Minister Ahmed Isse Awad has said that his government supports open borders in the IGAD region, despite government officials voting down a measure that would seek to achieve those goals on Monday. Speaking to Africa 24 TV on Wednesday evening, Minister Awad said that he supports the IGAD proposal, saying that Somali’s would benefit greatly from free movement. “We’re comfortable (with the open border) in fact we encourage it, we welcome the region’s borders to be open, the economy of the countries in the region to be integrated. Somalis & Somalia will benefit very much from such open border”. He went on to say that he believes open borders should extend beyond IGAD and be discussed at the AU level to include the entire continent. However, the Minister’s statements contradict a decision reached by the Somali government to not sign a deal that would allow the free movement of people. Col. Mohamed Adan Jimale (Kofe), the Director of Immigration told reporters on Monday that the proposal was not in the best interest of Somalia since Somalia does not fully control it’s borders and lacks the proper legal structure. Two of Somalia’s five borders are currently controlled by Somaliland.South Sudan, another IGAD country currently mired in conflict has also voiced concerns about the open border plan saying that such a move would not be in the nations best interest. The post Government sending mixed signals on IGAD free movement proposal appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax gaari ayaa waxa uu maanta ka dhacay degmada Waaber ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Horseed. Qaraxa oo aad u xooganaa ayaa waxaa laga wada maqlay inta badan Xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaana lasoo sheegayaa in Gaariga Qarxay uu noociisa ahaa Spacio. Gaariga ayaa xiliga uu Qarxaayay yiilay xaafadda Via Liberia gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeyn Hotelka Maleyka. Nooca Qaraxan ayaa la sheegay inuu yahay midka dhajiska ah ee Baabuurta lagu xiro, kaasi oo inta badan lagu xiro Baabuurta ay wataan shaqsiyaadka Dowladda Federaalka ka tirsan ee Magaalada dhex jooga. Gaariga Qarxay ayaa waxaa lahaa Askari ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka, waxaana xusid mudan in xilliga uu Qaraxa dhacayayna uusan saarneyn Askariga. Sidoo kale, khasaaraha Qaraxa ayaa ahaa mid ku koobnaa hal qof oo shacab ahaa oo xilliga uu Qaraxa dhacayay Aaggaasi ka agdhowaa. Dhinaca kale, Qaraxa noocaani ayaa noqonaaya mid kasii dhamaanaya magaalada Muqdisho, isla markaana kusii badanaaya Gobolada dalka, gaar ahaan Puntland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin kasoo baxeysa Qaraxa Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  20. GTS had already implemented the project of changing manual log book to a computerized electronic card. By: Gulaid Dalha VP of Somaliland H.E. Abdirahman Zeili has officially launched government vehicle registration at the presidential palace. The project was implemented by Global Technology Solutions (GTS) together with the Ministry of Transport. Speaking at the ceremony, Hon. Ismail said, “I hereby ascertain that that the project of registering government transport has officially commenced. This is aimed at knowing the exact number of vehicles we have as a government; the effective transport and non-effective vehicles.” The vice president has also stated that knowing the number of government vehicles will facilitate the budget allocations. “This project will allow us to take the number of vehicles we have into account and bear in mind the effective cars, while repairing the non-effective ones, “said Hon. Abdirahman. Urging the facilitation process, the VP called the ministries to closely work with the implementers – GTS towards the acquisition of relevant date pertinent to the government transportation. “Launching this exercise at the Presidency depicts the priority of this task to the nation. So I urge all ministries to participate and closely work with the implementers, “said the vice president of Somaliland. In his remarks, the minister of Transport and Roads Development Hon. Abdillahi Abokor revealed that the exercise will be carried out at various ministerial headquarters and all government institutions. Hon. Abokor said, “In accordance with the Ministry of Transport Act which was endorsed by the Parliament, we have decided to undertake the registration of government vehicles – and with due its priority, we have launched the exercise at the Presidency. In the first phase, we will register government vehicles and will launch private vehicles inshaa Allah.” Stressing the vitality of the task, Hon. Abokor, said, “The exercise will provide relevant data pertinent to the government vehicle conditions, and in 5 minutes time, the system will know the location of every vehicle. The non-effective vehicles will be auctioned and the project will last on 28 days.” The minister of Transport and Roads Development, Hon. Abokor thanked GTS for undertaking this huge project. Said he, “I must take this opportunity to thank GTS for its help and relentless efforts for carrying out this huge project.” The move comes portrays as part of the accomplishments of President Bihi for his first three months in office. Addressing at the ceremony, the Director General of the Presidency, Mrs. Kadra H. Geidh has remarked an extraordinary task for the nation. “This is a reached milestone. The data of government transport will be available in due time.” Somalicommentator
  21. Golaha Wasiirada dowladda Puntland ayaa maanta beddelay magacii Wasaaradda Degaanka,Duurjoogta,Daaqa, iyo Dalxiiska,sida ku cad Warsaxaafadeed laga soo saaray Shirkii Khamiislaha ee wasiirada Puntland. Magaca wasaaradda ayaa loo beddelay,Wasaaradda Degaanka iyo Is-beddelka Cimilada,waxaana qoraalka lagu sheegay in arrintaasi loo sameeyay si wax looga qabto waxyeellada Is-beddelka Cimilada ee degaannada Puntland. Wasaaradda haatan magaca laga beddelay ayaa u xilsaaran ilaalinta degaanka, iyo xayawaanka duurjoogta ah ee ku nool dhul weynaha Puntland. PUNTLAND POST The post Wasaaradda Degaanka Puntland oo magacii laga beddelay. appeared first on Puntland Post.
  22. Xarunta hay’adda shaqaalaha rayidka ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qaaday imixaan toos ah (Interview)-ga ee loogu tartamayey dhowr boos/jago oo ka bannaan qaybo kamid ah hay’adaha dawladda ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda ee Baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland. Tababarka ayaa waxaa soo xaadiray dhammaan tartaayaashii iyadoo si toos ah loo weydiinayey su’aalo afka ah oo la xiriira aqoonta iyo khibradda ay u leeyihiin arrimaha la xiriira boosaskaan la qaadanayo. Imtixaankaan afka ah ayaa waxaa qaadayey guddi kala duwan oo loo xilsaaray inay ilaaliyaan bed-qabka imxaanka, bulshadana kalsoonidooda ilaaliyaan isla markaana ay daacad ka ahaadaan habsami usocodka imtixaanka. Heerka shaqo ee boosaskaana ayaa ah agaami waaxeed, taas oo looga golleeyahay in la dar-dargeliyo hawlaha shaqo ee muhimka ah ee dawladda iyo tayaynta aqoonta shaqaalaha dawladda . The post Xubno u tartamayey Agaasime waaxeeddo oo laga qaaday imtixitaan toos ah (Interview) appeared first on Puntland Post.
  23. Somaliland President His Excellency Musa Bihi Abdi met with Danish ambassador to Somalia, Mette Knudsen and flanked by Head of Danish Development Cooperation (Danida), Anne Elisabeth at the presidential palace on Thursday. Issues that were high on the agenda include the drought, parliamentary and local council election, boosting the freindly relations between the two countries, and the resumption of Somalia-Somaliland dialogue. The President has condoled the Danish government over the death of the husband of the queen of Denmark. The Head of State has expressed thanks to the Danish government for its contribution to the aid its gives to Somaliland.
  24. Dowladda Puntland ayaa Galabta ku dhawaaqday in gebi ahaanba Canshuurtii laga dhaafay hantida laga soo badbaadiyay doontii dhowaan ku caariday xeebta magaalada Boosaaso. Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe(Dhaqaaje) oo Galabta ka hadlay shir jaraa’id oo ay qabteen lix kamid ah Golaha Wasiirada Puntland ayaa shaaciyay in gebi ahaanba aan wax canshuur ah laga qaadi doonin hantida laga soo badbaadiyay doomtaasi oo gaaraysa $7 malyan oo Dollar. Wasiirada Shirka jaraa’id ka hadlay oo kala ah Wasiirka Maaliyadda,Cabdullaahi Siciid Carshe(Dhaqaaje) ,Wasiirka Ganacsiga Cabdiweli Xirsi Cabdulle(Indha-guran),Wasiirka warfaafinta Cabdi Xirsi Cali(Qarjab),Wasiirka Amniga Axmed Cabdullaahi Yusuf(Dowlad),Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdirashiid Maxammed Xirsi,Wasiirka iyo Wasiirka Haweenka,Maryan Axmed Cali ayaa dhammaantood si weyn u soo dhoweeyay dadaalka Shacabka iyo maamulka goboka Bari ay u galeen badbaadinta hantidaasi halkaan ka daawo Shirka jaraa’id ee Wasiirada. PUNTLAND POST The post Dowladda Puntland oo canshuurtii ka dhaaftay hantida laga soo badbaadiyay doontii caariday. appeared first on Puntland Post.
  25. Wadahadalada Nairobi uga socdey Ururka ONF iyo Dowlada Itoobiya ayaa gabi ahaan la hakiyey kadib markii Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn uu ku dhawaaqay inuu iscasilayo oo Xilka baneynayo. Wararka Puntlandi ka helay Nairobi ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mudane Cabdi Maxamed Cumar oo hogaaminayay Wafdiga Dowlada Itoobiya uu Shirka hakiyey,Mana jiro Wakhti lagu balamay in dib la isugusoo laabto. Shirka gabi ahaan hakad ayuu galay, Madaxweyne Cabdi ayaana amarkaas bixiyey, waxaa sidaas Puntlandi u sheegay Sargaal u dhuun daloola Wadahadalka labada dhinac uga socdey Kenya. Sargaalku wuxuubkaloo noo sheegay in Madaxweyne Cabdi uu maanta durba u duulay Adis ababa si uga qayb waayo kulamada iyo gorgortankaas Xukuumada badali doonta Raysal wasaaraha iscasilay Mudane Hailemariam Desalegn. Raysal wasaarihii Itoobiya ayaa maanta wuxuu ku dhawaaqay inuu iscasilayo si Dalka Xasilooni daro aysan ugu dhicin. Puntlandi Nairobi