Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,214
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Koox Hubeeysan ayaa xalay xaafada Ood-weeyne ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dishay mid kamid ah barayaasha Jaamacadaha Muqdisho. Allaha u naxariistee Sheikh Ismacil Xaaji Cadow Nuur oo ahaa Madaxa kuliyada Shareecada ee Jaamacada Soomaaliya ayeey dableey hubeeysan oo aan heeybtooda lagaran ku dileen xaafada Oodweyne xili uu ka soo baxay Garaash uu baabuurka dhigtay. Kooxahii dilka geeystay ayaa isaga baxsaday goobta ay ku dileen Marxuumka dhintay waxaana goobtaasi gaaray ciidamo katirsan kuwa Dowlada. Ciidamada ayaa baaritaano amaanka lagu xaqiijinayo sameeyay iyaga oo xiray halka uu dilka ka dhacay. Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Allaha u naxariistee Sheikh Ismacil Xaaji Cadow Nuur uu ahaa kal hore Gudoomiyihii Golaha Shuurada ee xisbigii bur buray ee Xisbul Islaam la dhehi jiray oo markii dambe ku biiray Kooxda Al-Shabaab ee uu hogaamin jiray Xasan Daahir Aweys. Muqdisho waxaa ay daris la noqotay dilal qorsheeysan . Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Koox Hubeeysan oo Macalin Jaamaceed ku dishay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  2. (CNN)French President Emmanuel Macron wants the world to seize the moment. After Friday night's strikes against regime targets in Syria, he's demanding a concerted drive to resurrect the international peace process, last seen late in 2016. Whether anyone listens may decide if Syria turns the corner towards peace or descends into an even more dangerous cycle of destruction. Source: Hiiraan Online
  3. Canadian Alexandre Bissonnette blames Prime Minister Trudeau and alcohol for his killing spree of six people praying at a Quebec mosque in Jan. 2017. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) - Troops with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have been given a directive not to enter Halane - a sprawling heavily secured compound in Mogadishu that is home to aid workers, international diplomats and the African Union peacekeepers, according to a well-placed security official who has asked for anonymity. Source: Hiiraan Online
  5. The trial of three men accused of plotting to bomb an apartment complex housing Somali refugees in western Kansas is drawing to an end after weeks of testimony. Source: Hiiraan Online
  6. President Uhuru Kenyatta leaves for the United Kingdom on Monday on a five-day visit that will see him hold talks with Queen Elizabeth II and Prime Minister Theresa May. Source: Hiiraan Online
  7. ADDIS ABABA, April 15 (Xinhua) -- Border conflict along Ethiopia's Oromia and Somali regional states has displaced 710,662 people, a local official said on Sunday. Source: Hiiraan Online
  8. DUBAI (Reuters) - The United Arab Emirates (UAE) is ending a military training programme in Somalia in response to the seizure of millions of dollars and the temporary holding of a UAE plane by Somali security forces last week. Source: Hiiraan Online
  9. Riyadh - President of Djibouti Ismail Omar Guelleh hoped that Sunday’s Arab summit in Saudi Arabia will help shed light on the various problems and crises in the Arab world. Source: Hiiraan Online
  10. Xasan SHiikh KORONKORTII uu ka tagaybaa dhulka ka soo baxaysa!! Waxaa la yiri waa is cazilay laakiin dhabtu waxay tahay in la eryay, Max’ed Cusmaan Jawaari wuxuu samaystay taariikh aan runtii wax muno iyo sharaf aan mid lahayn. Runtu waxay ahayd cimriga uu ku jiray iyo da’da uu siyaasadda ku gaaray maanta waxay ahayd inuu Soomaaliya uga tago keyd isaga lagu soo hal-qabsado, iyo dhaxal looga daydo oo tix raac u noqda jiilasha dambe ee soo socda!…Waxay ahayd xilligan adag oo dalkii iyo dadkiiba uu ku soo duulay cadow Muslim iyo Gaalaba leh in laga barto tabo siyaasadeed, dal jacay, dad jacayl, iyo adkaynta midnimmada ummadd…..Fiicnaan lahaydaa!….Waxay ahayd haddii uu mar u soo bareeray inuu soo dhex galo siyaasadda wasakhaysan ee ka dhalatay caqligii Dagaal-Oogayaashii, ee dadkii kala qaybisay, ee horseedday nacaybka aan sababta lahayn waxay ahayd inuu la yimmado barnaamij siyaasadeed oo uu kaga duwanyahay siyaasaddii bur-cadnimmada ahayd ee ay Qab-Qablayaasha horseedka ka ahaayeen, oo ummadu ka garowsato, ee ma ahayn inuu ku milmo siyaasaddii Dagaal-Oogayaasha iyo barnaamijkoodii…..Fiicnaan lahaydaa!…. Adigu bal Tuke caano cabaya oo aan ciidda ka cabayn ma aragtay waligaa?! …. Odaygu ilaa iyo xilliyadii dhexe ee kacaankii askarta wuxuu ku soo dhex jiray siyaasadda dalka, wuxuuna wax badan ka ogaa xaaladaha iyo dhibaatooyinka haysta ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna ahaa waayo-arag lagu han-weynaa inay u aayaan dadka iyo dalkaba oo ay xilliyadaan oo kale oo uu dalkii dhammaa dunsanyahay, ummaddiina nacabkeedii ku hor kuftay taladiisa, caqligiisa, iyo xog-ogaalnimadiisa loo baxsado…Fiicnaan lahaydaa!…..Jawaari, maalintii u horeysay ee la dooranayay Allow ma waxaan moodaynay iyo ducadii dad-weynaha, waxaa laysu aqrinayay ammaantiisa, xeel-dheeridiisa, wuxuu soo noqday Agaasime Waaxeed, Agaasime Guud illaa heer Waziir…….Waxaas oo khibrad iyo waayo aragnimo ahaa ee uu soo maray hadana wax uu dalka ugu qabtay oo aan lug-gooyo ahayn ma jirin, wuxuuna dhex fariistay oo uu ka mid noqday siyaasiyiin fikradihii wax boobka ku salaysnaa ee dagaalladii dalka dumiyay ku hana qaaday oo u badan dhalin yaro, wuxuuna la qaatay oo uu kula shaqeeyay fikradahaas duminta ah ee ay ku danysanyeen. Sida laga war hayo Max’ed Cusmaan Jawaari, markii u horeysay ee la doortay waxay ahayd sanadkii 2012kii, waxaana aad looga soo dhoweyay dalka gudihiisa iyo waliba jaaliyidihii Soomaaliyeed ee dibadaha dalka ku nool, hasa ahaatee faraxddii iyo soo dhoweyntaas waxay ku soo dhammaatay La Mood Noqonse Weyday!….Waxyaabaha cajiibka ah ee aan xeerarka golaha shacabka ku jirin ee uu isagu ku dhaqmi jiray ayaa waxaa ugu yaab badnaa in marka saaxiibkiis Xasan SHiikh Max’ud MOOSHIN laga keeno uu xeer jajajba ku dhameyn jiray ama uu hor joogsan jiray, mise dadkay handadi jireen?!…..waxaa kaloo yaab lahaa in markii ra’iisal wazaarihii hore Saacid xilka laga qaadayay (Ay ka qaadayeen isaga Iyo Xasan SHiikh Max’ud) uu u diiday inuu ra’iisal wazaaraha xil-dhibaannada hortooda tago si uu isu difaaco!….sidaa si la eg wuxuu dagaal kala hor yimid ra’iisal wazaare Cabdi-Wali SHiikh Axmed isagoo la safan madax-weynihii hore Xasan SHiikh Max’ud….wuxuu isla xilligaas ugu yaraan labo jeer curyaamiyay mooshin ay xil-dhibaannada ka keeneen Madax-weyne Xasan SHiikh….Waxaa intaas oo dhan ka daran in guddoomiyahii hore Max’ed Cusmaan Jawaari wax ka ogaa heshiisyada qarsoodiga ahaa ee uu ku jiro heshiiskii Xasan SHiikh Max’ud Midowga Yurub xeradii Xalane ugu wareejiyay, waxaa sidaas oo kale la xaqiijiyay inuu wax ka ogaa heshiiska Midowga Immaaradhaha Carabta ee Berber ee Xasan SHiikh Max’ud iyo Axmed Max’ed Max’ud (Siilaanyo), wuxuuna ahaa ninka ilaaliya madax-weynihii hore Xasan SHiikh una sharciyeeya wax kasta….Erintiisana waxay ahayd Eydin ka baxday dadka iyo dalka qaranimadooda. Sawirka hoos ka muuqda waa warqad uu Af-Hayeenka la eryay Max’ed Cusmaan Jawaari u qoray madax-weynaha Max’ed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wazaaraha Xasan Cal KHeyre, markii u horeysay ee mooshin laga keeno shirkadda DP Worlad, 2017, waana waraaq ku tusaysa farsamooyinka uu adeegsan jiray marka uu Jawaari hor joogsanayo mooshin, waana farsamo rakhiis ah oo ceeb ku ah in hay’ad Golaha SHacabka ah oo kale ay fahmo weyso haddii aysan dano kale iyada laf ahaanteed u qarsoonayn! Waa hab uu marka hore mooshinka waqtiga kaga luminayo ilaa xil-dhibaannada mooshinka wada ay ka haraan ama ilaawaan, ama…waa xusid mudan in Jawaari wax ka ogaa heshiiska DP world uu Xasan SHiikh Max’ud u oggolaaday Axmed Siilaanyo inay la galaan, laakiin golihii xilligaas joogay aan waxba lagala socodsiin! Hasa ahaatee markii la doortay madax-weyne Farmaajo sanadkii 2017ka, oo laga adkaaday ninka heshiiska madaxda ka ahaa ee Xasan SHiikh Max’ud, oo uu heshiiskii agoontoobay ayaa xil-dhibaannadii cusbaa (Waa kuwa hadda joogee) isla markiiba mooshin ka keeneen, Af-Hayeenka la riday Jawaari si uu uga hor tago taas wuxuu si aan qaynuun ahayn waraaq ug qoray Golaha Fulinta, isagoo og in mooshinka ay Xil-DHibaannada keenaan barlamanka hortiisa mooyeelooga doodi karin; Hay’adda mooshinka laga keeno, Madax-weyne, Ra’iisal wazaare, Waziir, iyo wixii la hal-maala… waxay isku difaacaysaa Golaha SHacabka hortiisa oo ay ku doodaysaa, haddii ay aragto wax ay sharci u leedahay ama danaha dalka ay ku jirto, oo markaa Golaha SHacabku ka hor joogsado waxay arrinta u gudbinaysaa Gar-Soorka (Maxkamadda Sare) laakiin waraaq la qoro iyo luuq-luuq la soo maro uma baahna, hay’addda mooshinka laga keenay iyadaa laga rabaa inay difaacdo arrinteeda ama haddii la soo eedeeyo inay is difaacdo oo ay hor timaado Golaha SHacabka, laakiin shaqada Af-Hayeenka ma aha inuu isaga sidii maxkamad dacwo qaadayso u yeero hay’adda ama waraaq u diro!….. Fiiri qaybta muujinta ee fallaartu tilmaamayso, faahfaahinta uu weydiinayo waa midda ay tahay in ay soo gudbiyaan Xil-DHibaannada mooshinka keenay oo uu goluhu ka dhegeysto!…. balse su’aasha yaabka leh ee markaad warqadaan aqriso madaxaaga ku soo dhacayso waxay tahay, Odayga Jawaari ah haddii uu sidaan daacad u yahay oo uu run sheegayo, muxuu Cabdi Faarax SHir-Doon (Saacid) ra’iisal wazaarihii hore, markii mooshinka laga keenay isagoo ku haya aan golaha hortooda ka hadlo aan is-difaaco ugu diiday, kuwo aan dan ka lahayn mooshinka laga keenayna uu warqad ugu dirayaa oo uu waliba u weydiinayaa inay is difaacaan?!…..Jawaari ma ka jawaabi karaa su’aashaas?!… Maxaa innaga Qarsoon?!!…Yaab! mise ?!… Guddoomiyaha xilka laga qaaday, Max’ed Cusmaan Jawaari khudbaddiisa waxaa ka buuxay daliishiga diinta, waxaana la oran karaa dhammaanteed waxay tilmaamaysay aqoonta, khibradda iyo waayo aragnimmada Jawaari uu leeyahay inta ay la egtahay, hasa ahaatee hadalkiisa inama tusayn siduu daacad ug ahaa shaqada uu ummadda u hayay mana inooga sheegin hal shay oo lagu xasuusto uu intii uu xilka soo hayay. Hadalkiisa oo dhan wuxuu cadayn u ahaa inuu wax kasta oo uu innaga haleeyay iosagoo o goo aqoon u leh uu innaga haleeyay!… waxaana Guddoomiyihii hore maankiisa ka maqnaa aayadda 44aad ee Al-Baqarah ee macnaheedu yahay; Ma waxaad hilmaamaysaan naftiina oo dadka kale baad wanaagga faraysaan adinkoo waliba aqrinaya kitaabka…… wuxuu hilmaansanaa Aayadaha 2aad-3aad ee Al-Saf ee macnahoodu yahay ; Duulkiina Alle rumeeyow maxaad u oranaysaan (waxaan samayniyaa) waxaydaan samaynayn Alle agtiisa denbi caro weyn bay ka tahay inaad tiraahdo waxaadan samayn doonin!!….Waxaad ka fekertaa nin kasta oo xil dalka u haya sidaas oo kale ama si ka qoto dheer oo wadaninimo, dad jacayl, dal jacayl, waliba laga yaabo inuu kaaga ilmaysiiyo dareenka wadaninimo, iyo qiirrada marka uu hadlayo siyaasiga Soomaaliyeed! Laakiin hadalkooda quruxda badan haddii uu dhab tahay muxuu dalka uga muuqan waayay?!!…. Jawaari hadalka uu jeediyay markii la burinaayay iyo dhaqankii xafiiskiisa yaalay waxay kala noqonayaan labo shakhsiyadood oo kala duwan!…..uma malayniyo dhaqankiisa haddii uu ahaan lahaa midkii uu dadka kula hadlayay maalintii (April 12, 2018) in cidna ay u soo bareeri lahayd ama mooshin laga keeni lahaa isaga, Golaha SHacabkana laguma naynaaseen ama magacooda laguma xiriiriyeen magacyada xun-xun ee hadda lagu xiriirsho sida Musuqmaasuqa, Laaluushka, iyo SHaxaadka!… Asagana Jawaari ahaan wuxuu ka mid ahaan lahaa kuwa maghribkii ardayda shaafiinta ugu ducayso “Macallinkeen Allow Kaal! Macallinkiis Allow Kaal!….” KHudbo dheer, oo, eed sheegasho, calaacal, iyo weedho run loo qaadan karo laakiin aan horay isaga loogu aqoon ama dhaqanka xafiiska aan ka mid ahayn oo dad badan la yaabeen buu jeediyay laakiin Illintii Yaxaaska ka soo qaad!… Wali wax badan baa innaga qarsoon, Jawaari markii Mooshinka laga keenay waxaa ku dhacay Fili-Waa! Wuxuu u ekaa nin la gaaday oo la soo kediyay, wuxuuna dhowr jeer oo uu hadlay ku celceliyay in waxa loo dan leeyahay ay tahay in la dumiyo GOLAHA SHACABK, Dalka inay KHATAR ku tahay arrinta la wado, in la yiri WARQAD SAXIIX oo uu diiday! Warqaddu maxay ahayd?!…… inuusan sheegi karin u daa!…Wali dadku dhab ahaan ma oga waxa laysku galay, wuxuuse qofnimmadiisa cadaystay markuu Keating iyo Norway iyo Ingiriis ama nimanka huwan magaca Beesha Caalamka u dacwooday!…maxay tahay khatarta taas ka weyn ee uu inoo sheegayay!maxay tahay daacadnimmada uu sheeganayo haddiiba uu dowladdiisii shisheeye uga dacwoonayo?!… Oginga Odinga baan la yaabi jiray oo maalin kasta madax-weynihii hore ee Kenya Daniel Arap Moi ka dacweyn jiray safaaradda Maraykanka laakiin annagii bay ina soo gashay!… maxay tahay ceebta taas ka weyn ee laga xishoodo!…Af-Hayeenka Golaha SHacabka waxyaabaha ka reebban waxaa ka mid ah inuu xiriir gaar ah oo toos ah la sameeyo ergooyinka shisheeye ee dalka jooga!shaki kuma jiro iyagu booqash sharafeed way ugu tagei karaan, iyagoo waliba soo maraya hab-raaca diplomats-iyada ee wazaaradda arrimaha dibadda, laakiin isaga xiriirka uu la samaynayo waa mid meel ka dhac ku ah xilka uu hayo! Jawaari ugu dambayntii taagtiisaa u run sheegtay wuxuuna xilka ka tegay isagoo aan wali liqin waxa ku dhacay!….waxaana wax kasta isku fuuqsaday markii uu yiri Anigu lacag kuma qaadan inaan xilka isaga tago!….sow taas inooguma filna macnaha iyo xaqiiqda dabeecadda golayaasheena?!…..mise waligeen waxaan taagnaanaynaa Jawaari waa nin fiican ee kuwa ka hoos shaqeeyaa xun!…. SHuush Bax!….Dad-Weynihii waxay rumaysan la’yihiin sida xaalku u socdo, waxay arkaan haba taag darnaadee nidaam saan-saantii dowladnimo ay ka soo bidhaamayso…. Xukuumad sanad dalka xukumaysa oo inta jeer uu madax-weynaha dhoofay ama ra’iisal wazaaruhu dhoofay tirsantahay! Xukuumad u jawaabaysa shisheeyaha!…xukuumad qofkay tuhmayso la hadlaysa, qabanaysa, ama holinaysa qabashadiisa!… Intii muddo ahayd wax la arki jiray ma aha!……Maxaa innaga qarsoon?! Weydiintani waa mid ay jawaabteedu maqantahay!.. Dad-Weynuhuna garan la’yihiin, dowladdu awooddaan xaggee bay ka keentay?! Xasan SHiikh Max’ud, xilligiisii wuxuu adeegsaday awood qarsoon oo uu ku socodsiiyo danihiisa, sal-dhigyo ayuu dowlado shisheeye siiyay isagoo aan cidna wax ka weydiin, xeer iyo sharci aan u fiirin! Dalal shisheye ah buu balan qaadyo u sameeyay wuxuuna sharci ahaan u adeegsaday Max’ed Cusmaan Jawaari isagoo hareer maray dhammaan qawaaniinta dadku isku raacay ee dalka u dhignaa. Marka ma dhici karaysaa in Farmaajo iyo KHeyre ay ka waayeen Jawaari inuu u galo kaalintii uu ugu jiray Xasan SHiikh sidaasna ay kula dagaaleen?! Waaba haddii ay run tahay inay iyaga eryeenee… Masa laga yaabaa in dagaalka iyo xusul duubka siyaasadeed ee Farmaajo Iyo KHeyre uusan ku salaysnaa sida dad-weynuhu u qaateen ee ah raadinta iyo sugitaanka Qaranimada Soomaaliyeed laakiin ay tahay SOMA OIL & GAS baan DP World bedelaynaa?!…. ma la hubaa inaysan dano xun qarsoonayn oo arrintu tahay dalkeena oo sidiisa ah; DHul, Bad, iyo Cirbaan xudduudihiisa sugaynaa?….Kenya, Norway, Ingiriis, Immaaraad iyo cid kalaba, wax intaas ka hooseeya isugu immaan mayno…. GAAJO GOBANIMO LEH! @SOOMALIYA KHudbo dheer oo la jeediyo waxba kama bedelayso raadka foosha xun ee uu ka tegay Jawaari, xil-dhibaannada hadda hor yaala waajibaad ka mas’uuliyad weyn midka ay hadda ay hadda guteen, kaasoo ah, inay soo doortaan Af-Hayeen ku qanacsan inuu ummadda Soomaaliyeed ee codkoodii la duudsiyay muddoo 30 sano oo dhow-dhow ah uu si daacad ah Alle hortiisa wakiil uga noqda, waa inay ka fekeraan arrimo badan oo nidaamka siyaasadda iyo golaha shacabka ay ku soo darsadeen waxa Beesha Caalamka loogu yeero, oo ay ugu horeeyaan Dastuurka lagu saleeyay is-qab-qabsiga oo aan si cad u kala qeexayn xeerarka awoodaha, inay ka fekeraan sidii lagu gaari lahaa in shacabku helo xaqiisii codeynta iyo inuu soo xusho madaxdii ay ku aamini lahaayeen aayahooda!….waxaana golaha laga rabaa inay xasuusnaadaan, oo maanka ay ku hayaan Dunida oo dhan wax rumaysan Gaajo inaan lagu gumoobi karin waxaa jira shacabka Soomaaliyeed, wayna ku shaqeeyeen, oo ku dhaqmeen!…wali adigoo cunto saluugaya hooyadaa ma ku tiri “Iimaanka isku sug!” mase lagu yiri “Wuxu waa cuntee ha ku hadlin!” “Wuxu waa hunguriyee ka xishoo!”….dunida kale, waa ka duwantahay sidaas, waxaa qaacida ka ah ama dadka kale aad ka arkaysaa dhaqan kaas ka duwan!…DHaqankenna kama mid ahayn in nafteena nin inala mid ah uu gorgoriyo ama inaan damiirkeena aan iibino!…..Soo doorta Af-Hayeen u adeega ummaddan lagu soo duulay!…CEEB ka xishooda hunguri iyo laaluush laydin siiyo hadhowna laydinku xanto!…. Waxaan nahay ummadda keliya inta ilaa hadda la ogyahay ku maahmaahda Gunnimo DHereg Leh Gaajo Gobanimo Leh Baan Ka Doortay!….waana xeerka laga rabo mas’uul kasta oo Soomaali ah inuu qaato oo fuliyo oo ku faano berina dadkiisa uga daydaan!…. W/q: Axmed-Yaasiin Maxamed Sooyaan Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Qadar ayaa dowlada Somalia ee uu Hoggamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ugu deeqday Gaadiid nooca basaska waaweyn. Gaadiidkan oo ay tiradoodu tahay 30 Gaari oo Basas ah ayaa waxaa la sheegay in loogu tallo galay Garoomada dalka iyo Wasaarada Amniga. Gaadiidkan ayaa waxaa la xaqiijiyay in loo isticmaalayo Daabulida Saraakiisha iyo ciidamada dowlada, waxaana la gaarsiin doonaa dhammaan Hay’adaha amaanka. Tirro kamid ah Gaadiidkan Baska ah ayaa la sheegay in la geyn doono Garoomada duulimaadyada dalka kuwooda ugu waaweyn, waxaana loo adeegsan doonaa daabulida Musaafuriinta safarka ah iyo kuwa dib ugu soo laabta dalka, waxa ayna ka dhex shaqeyn doonaan gudaha Garoomada. Mid kamid ah Saraakiisha ka howlgasha Dekadda weyn ee Xamar ayaa sheegay in Gaadiidkan 30-ka ah ay la socdeen laba Wiish oo loogu tallo galay in Xamuulka looga dajiyo Maraakiibta kusoo xirta Dekadda Xamar, waxa ayna deeqdaan ka timid Dowlada Qadar. Qadar ayaa loolan Siyaasadeed kula jirta dowlada Imaaraadka Carabta oo iyadu dano dhaqaale ka leh Somalia, halka Qadar ay dhaqaalaheeda ku bixineyso Somalia.
  12. Madaxweyne Farmaajo ayaa habeen hore xaflad Casho u sameeyay Golayaasha Dawladda Fedaraalka. Sanad ay loolan iyo khilaaf siyaasadeed soo mareen kadib in ay tiraab baxaan, isna cafiyaan, qalbigana isu furaan, si wada jir ahna u gutaan waajibaadka qaran, waana muujiyeen in ay “xalay dhalay wada noqdeen”. Laakin waxaa is waydiin mudan: waxa ay kaga duwan tahay xafladii la qabtay April 2017 markii la ansixiyay Xukuumadda 29 March 2017 ayna heshay kalsoonidii iyo codkii ugu badnaa ee xukuumadu hesho, lana filayay in si wada jir ah loo shaqeyn-doono? Lkn bil ka dib waxaa bilawday Mucaarad?. Xukuumadda Nabad & Nolol iyo Mucaaradka ay hogaaminayeen Xildhibaano Golaha Shacabka ayaa soo wada maray Sanad uu hareeyay khilaaf iyo loolan Siyaasadeed oo la dhihi karo ma jirin bil dhamaatay oo aysan dhicin dhacdo la isku khilaafay ama lagu kala aragti fogaaday, markii laga reebo Socdaalkii Madaxweynaha ee Puntland iyo Galmudug. Sanadkaas waxa uu ku dhamaaday; Weerar iyo Difaac, Fal iyo Fal-celis ay ka dhalatay khasaaro: Naf, Hanti, Waqti, Dhaawac Muraal, Saaxiibo kala fogaaday, Deris is dhaliilay iwm. Waxaan tusaale kooban u qaadan karnaa dhacdooyinkii ugu waa waynaa ee dhaliyay khilaafka iyo Falceliska: 1-Ku dhawaaqistii Kutladii Horu-socod oo ay hogaaminayeen Xildhibaano ka tirsanaa Xukuumadii hore taas oo ay ka dhalatay; in Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta laga mamnuuco shirarkii iyo kulamadii Nairobi, dadka iyo xukuumaduna u arkeen in qoladii xukunka laga qaaday soo rogaal celisay. 2-Go”aankii dhex-dhexaad-nimada ee Khaliijka oo loo fasiray in lagu gobood-falay danaha dadka iyo dalka, la lana saftay Qatar. 3-Shirkii Abu dhabai oo ay ka qeyb-galeen M/weynihii iyo R/wasaarihii hore, Madaxda Gobalada iyo Xildhibaano Golaha Shacabka kana soo baxeen go’aano ka dhan ah Xukuumadda iyo M. Farmasjo. 4-Mooshinadii Xil ka qaadista Madaxda Hirshabelle iyo Galmudug oo loo kala arkay Xaq ay leeyihiin Barlamaankooda iyo gar-darro Xamar laga abaabulay oo u baahan Gurmad. 5-Shirkii Kismaayo ee Madaxda Gobalada oo ahaa fal-celis ka dhashay Shirkii Abu dhabai iyo Xamar. 6-Dhacdadii Bariire oo dhalisay Weerar iyo Difaac uu ka muuqdo Muuqaal Qabiil. 7-Dhacdadii Qalbi-dhagax oo ku bilaabatay Difaaca Wadaniyadda iyo Xuquuqda Muwaadinka, lkn loo fasiray Awr-kacsi la rabay in lagu dumiyo dawladda. 8-Dhacdadii Guriga C/raxmaan C/shakuur iyo Mooshinkii ay ka dhalatay oo lagu kala fasiray; duulaan lagu soo qaaday xorriyada iyo dimoqraadiyada iyo Inqilaab iyo faragelin shisheeye oo laga hortegay. 9-Xil ka qaadistii Gudoomiyihii Gobalka Banaadir oo loo kala arkay; Nin ka dheereeyay Kacaanka iyo Nin laga gar-daranyahay oo ay Waajib tahay in la difaaco. 10-Shirkii Turkey ee dhex maray qaar ka mid ah Guddoonka Barlamaanka iyo Mucaaradka oo dhaliyey tuhun ah; in bilawga kalfadhiga 3aad ee Barlamaanka duulaan lagu yahay Xukuumadda. 11-Arintii PD World iyo Emaaraat oo go’aankeeda Barlamaanku kala hormaray Xukuumadda, loona fasiray in ay ka gaabisay. 12-Mooshinkii Gudoomiye Jawaari iyo labadii garab ee Barlamaanku u kala jabay ayaa qarxisay dagaalkii mudada dheer soo socday, daahana ka qaaday. Haddaba Mucaaradka miyaa Tafaha haysta Xukuumadda oo u diidan in ay dhaqaaqdo mise Xukuumadda ayaa diidan in lala Xisaabtamo ama la dhaliilo oo ay dhageysato codka Mucaaradka? Ma lagu qanci doonaa baaqa iyo dar-daaranka Madaxweybaha mise halkii ayey kasii wadi doonaan oo waxaan noqon doonaa reer “Col u joog” sadexda sano ee soo socota? W/Q. Mohamed Gacal (Dr Gacal)
  13. Inkasta oo laba Wasiir oo isaga ka horreeyay mid ay ka suurta geli weyday kan kalena ay oggolaashadiisii fuli weyday, Wasiir cusub oo Arrimaha Gudaha qabtay ayaa Laanqeyrta Cas u fasaxay in ay u tallaabi karto goobo ay ku sugan tahay SNM oo dalka Soomaaliya gudhiisa ah. Wasiirku oggolaashadiisa wuxuu raaciyay in farsamo ay hey’addu la fariisato militeriga degaankaa jooga. Xilli habeen ah ayaa shir la isugu yimid magaalada Berbera. Laanqeyrta Cas iyo Saraakiil sare oo Militeriga Soomaaliya ka tirsan ayaa isla gorfeeeyay faahfaahinta. Shirka oo aan fadhiyay waxaa la si weydiiyay meelaha ay Laanqeyrta Cas tegeyso, gaadiidka la adeegsanayo, cidda tegeysa, walxaha la qaadayo – kuwa laga soo tegayo iyo inta soo noqoneysa iyo su’aal kale oo kasta oo ay ciidanku ka fekeri kareen. Militeriga waxaa hoggaaminayay Taliye ku Xigeenka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo isaga iyo saraakiil la socotay ay ka soo duuleen Muqdisho. Waxaa fadhiyay Saraakiisha ugu sarreeysa Talisyada militeriga ee Hargeysa, Burco iyo Berbera oo aan fadhinno. Waxaan xusuustaa in Laba Taliye oo u kala dambeeyay, aan filayana in ay ayagu ugu dambeeyeen Taliska Qeybta 26aad ee Hargeysa ay labaduba fadhiyeen. Waxay ahaayeen General iyo Gaashaanle Sare. Ma aqaan sababta ay shirka u wada fadhiyeen. Mararka qaar waxay tegeysay in labada dhinac midkood ay ergadiisu madaxa is geliso oo ay hoos isu wareystaan. Shirku wuxuu ku dhammaaday militeriga oo sheegay in uu soo dersi doono arrinta. Jawaabtiisu waxay aakhirkii noqotay mid waafaqsan oggolaashihii Wasiirka Arrimaha Gudaha. Laanqeyrta Cas waxay u duushay Sallaxley oo ay gaarsiisay howlaha Samafalka. Anigu kama mid ahayn kooxdaas. Waxay Laanqeyrta Cas u ahayd tallaabo horumar ah, maaddaama 1988 loo diiday in ay tagto Hargeysa iyo Burco. Markan oo la joogo 1990 ay mareyso, ma ahan Hargeysa, Burco, Berbera iyo Borame oo keliya ee loo fasaxay ay ka howlgasho degaan ay SNM gacanta ku hayso oo dalka gudihiisa ah. Sababta ay siyaasadda Dowladdu isu beddeshay oo ay uga suurta gashay in ay Laanqeyrta Cas u fasaxdo in ay ka howgasho degaan aan Dowladdu gacanta ku hayn oo Soomaaliya ka tirsan waxay inta daneyneysa uga baahan tahay is weydiin iyo baaritaan. W/Q. Yuusuf Garaad
  14. Somalia has become a showcase on how foreign partners can cooperate with Turkey to fight FETÖ while allowing Maarif Foundation to take over the management of Turkish schools to prevent further recruitment by the terrorist group Source: Hiiraan Online
  15. The Innovate Ventures is a Somali based tech accelerator. The accelerator aims at supporting the young entrepreneurs in both the Somaliland and Somali. Furthermore, it aims at coming up with the best startup ecosystem in Somali. The Innovate Ventures accelerator receives backing from VC4A, Oxfam, and Telesom startups. The accelerator has been running a program at the Hargeisa for the two consecutive years. Plans to put up the third one in 2018 are ongoing. Source: Hiiraan Online
  16. DHAHRAN, Saudi Arabia (Reuters) - Arab League leaders on Sunday called for an international probe into the “criminal” use of chemical weapons in Syria and condemned what they see as Iran’s interference in the affairs of other countries. Source: Hiiraan Online
  17. ABU DHABI, 15th April, 2018 (WAM) -- The UAE has decided to disband its military training programme in Somalia which started in 2014 to build the capabilities of the Somali army. Source: Hiiraan Online
  18. Man City win third league title in seven seasons after rivals Man United lose to West Bromwich Source: Hiiraan Online
  19. Hargeisa (HOL) - Human Right Watchdog based in Hargeisa has called on Somaliland authorities to Somali poet and activist, Naema Ahmed Ibrahim (Qorane) Source: Hiiraan Online
  20. Hargeisa (HOL) - Human Right Watchdog based in Hargeisa has called on Somaliland authorities to Somali poet and activist, Naema Ahmed Ibrahim (Qorane) Source: Hiiraan Online
  21. Abu Dhabi (Caasimada Onlnie) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa war ay soo dhigtay wakaaladda wararka dalkaas ee WAM ku sheegtay iay joojisay barnaamijkii tababarka ciidamada Soomaaliya ee billowday sanaadii 2014. Imaaraadka ayaa sheegay in go’aankan ay qaateen kadibb markii ciidamada ammaanka Soomaaliya ay diyaarad laga leeyahay dalkaasi oo ay saarneyd lacag loogu talo galay ciidamada Soomaaliya qabsadeen. Qoraalka ayaa lagu yiri “Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir taariikhi oo ku dhisan is ixtiraam, islamarkaana ciidamada Imaaraadka ayaa tababaro dhowr ah siiyey kumanaan ciidamo Soomaali ah, si loo dhiso awoodooda. Sidoo kale Imaaraadka ayaa bixinayey mushaarka 2407 ciidamo Soomaaali ah, waxayna dhiseen saddex xarumo tababar, isbitaal, waxayna direenn dhaqaatiir daweeya Soomaalida” Dowladda Imaaraadka waxay sheegtay inay ka xun tahay dhacdadii Muqdisho ee lacagta looga qabsaday, oo ay sheegtay inay ka baxsan tahay dhaqamada dilomaasiyeed iyo xiriirka labada dal ee ku dhisan heshiisyada ay kala saxiixdeen. Hadalka Imaaraadka ee ah inay joojiyeen tababarada ciidamada Soomaaliya ayaa imanaya ayada oo dowladda Soomaaliya ay horey ugu dhawaaqday inay joojisay tababaradaas, islamarkaana kala dirtay ciidamadii ay tababareen oo lagu kala daray ciidamada kale.
  22. Muqdisho (Caasimada Online)-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Taliska Ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdisho uu amar dhanka galitaanka ah kasoo saaray Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. Taliska ayaa la xaqiijiyay inuu soo saaray qoraal amar ah oo lagu mamnuucayo galitaanka Xarunta Xalane oo Saldhig u ah Diplumaasiyiinta iyo ciidamada Shisheeye. Xarunta Xalane ayaa sidoo kale Saldhig u ah Safaradado badan oo ay leeyihiin dowlado Shisheeye, waxaana jira warar hoose oo muujinaaya cabsi dhanka amaanka ah. Amarkan ayaa saameynaaya dhammaan Soomaalida u shaqa tagta Xarunta, Mas’uuliyiinta banaanka ka degan Xarunta iyo dhammaan ciidamada aan ka howlgalin Xalane. Docda kale, waxaan si rasmi ah loo ogeyn sababta ka danbeysay in si KMG ah loo mamnuuco galitaanka Xarunta Xalane. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  23. Somali officials are said to have stopped a plane from the United Arab Emirates from leaving the country after Emirati military trainers on board refused to hand over their luggage to be scanned and searched. The local news website Mareeg reported on Saturday that Somali officials at Bosaso airport insisted that the “heavy bags” on the flight be checked, resulting in an hours-long standoff. It added that talks were under way between Somali’s semiautonomous Puntland region and the UAE to end the dispute. The UAE foreign ministry has not commented on the matter. The news comes just days after Somalia’s government seized several bags of money carrying almost $10m from a plane that arrived at Mogadishu airport from Abu Dhabi. The money was found in three unmarked bags on a Royal Jet plane, the Somali interior ministry said, adding it was investigating where it came from, where it was going and the individuals involved. “The security forces noticed the suspicious bags and handed them over to the concerned departments,” Somalia’s security ministry said in a statement. UAE reaction Responding to the Somali action, the UAE had accused the security forces of holding those on the plane “at gunpoint”, and said the cash had been allocated to support the Somali army and trainees. “The current Somali government … is creating unnecessary tensions with a friend and an ally who supported the stability and security of Somalia during its hardest phases,” Anwar Gargash, UAE’s junior minister for foreign affairs, said on Twitter. “We call for wisdom and reason”. Relations between Mogadishu and Abu Dhabi have been frosty since June last year after Mogadishu resisted UAE and Saudi pressure to cut ties with Qatar following a dispute between the Gulf neighbours. Somalia said it was neutral in the GCC diplomatic rift. And last month, Abu Dhabi agreed to train security forces in Somaliland – a region in northern Somalia seeking secession from the rest of the country. The UAE has also signed with Somaliland a 30-year concession to manage the semiautonomous northern region’s Berbera port. Somalia has dismissed the agreement and called on the UN to take action. Speaking at the UN Security Council last month, Abukar Osman, Somalia’s ambassador to the UN, said the agreement between Somaliland and the UAE to establish the base in Berbera is a “clear violation of international law”. Osman called on the Security Council to “take the necessary steps” to “put an end to these actions”. “The Federal Government of Somalia strongly condemns these blatant violations, and reaffirms that it will take the necessary measures deriving from its primary responsibility to defend the inviolability of the sovereignty and the unity of Somalia,” he said. Source: – Al Jazeera
  24. Riyadh – President of Djibouti Ismail Omar Guelleh hoped that Sunday’s Arab summit in Saudi Arabia will help shed light on the various problems and crises in the Arab world. In addition, he told Asharq Al-Awsat that the foreign military bases on Djibouti’s soil are “aimed at combating terrorism and marine piracy and protecting international navigation.” He said that the Arab summit, hosted by Dhahran, is being held at a critical time in the region as several countries, such as Syria, Yemen, Iraq, Somalia and Libya are facing crises. He also said that the Palestinian cause remains the main issue for joint Arab work. He also highlighted terrorism as another obstacle facing the Arab world. Guelleh hoped that the summit will shed light on these problems and reach important resolutions that will help resolve them in a manner that would preserve unity and solidarity and bolster cooperation away from petty disputes. He expressed his optimism in this regard over the Dhahran summit and the leadership of Custodian of the Two Holy Mosques King Salman bin Abdulaziz. Ties with Saudi Arabia, he said, are “solid and historic.” They are based on trust, understanding and coordination on the highest levels, which reflects a harmony in political visions on several regional and international crises, he told Asharq Al-Awsat. Commenting on the French, American, Japanese and Chinese military bases in Djibouti, Guelleh explained that they are not aimed at creating international competition over economic and strategic interests. They are primarily aimed at combating terrorism and marine piracy, he stressed. “We are also keen on preserving the security, stability and development of our country,” he stated. Djibouti, he continued, enjoys a strategic position on the Red Sea basin and it overlooks the Bab al-Mandeb strait, which is a vital passageway for the global economy. His country also acts as the gate to east Africa. Given this unique position, he added: “We look forward to playing a very important role in the Horn of Africa and east Africa in order to achieve economic security and political stability.” This is embodied in the opening of investment, establishment of a free economy and the presence of the international military bases, Guelleh explained. Addressing regional issues, he said that the political solution is the only resolution to the tragedy in Syria. He hoped that the resolution would meet the expectation of the Syrian people and be based on factors that will preserve their country’s unity and independence and restore its security and stability. On Yemen, he called on the people to support the legitimate forces and end the coup that has created the current chaos in their country. Guelleh also underlined the importance of a peaceful political solution to the crisis. Furthermore, he expressed his solidarity with Iraq in its fight against terrorism and his support to Libyan parties, urging them to unite to end their disputes and reach a solution that can restore security and stability to the people. Commenting on the Iran-backed Houthis’ firing of ballistic missiles towards Saudi Arabia from Yemen, he said: “This is a blatant violation and threat to regional and international security.” He also deemed their firing of rockets at villages and cities a “violation of International Humanitarian Law and a dangerous development in the war against the terrorist groups and their backers.” “We reiterate our constant solidarity with Saudi Arabia against the heinous aggression … and hope that security and stability will be restored in Yemen,” Guelleh stressed. The Houthi militias have repeatedly fired missiles against Saudi Arabia and they have all been intercepted by the Kingdom’s air defenses. Source: – Aawsat
  25. President Donald Trump has warned Syria’s government the US is “locked and loaded” to strike again if it carries out chemical attacks. The warning came after the US, UK and France struck three Syrian sites in response to a suspected deadly chemical attack in the town of Douma a week ago. Syria denies any chemical use and says that attack was fabricated by rebels. A UN Security Council vote brought by Syria’s ally, Russia, to condemn the US-led strikes was rejected. The wave of strikes represents the most significant attack against President Bashar al-Assad’s government by Western powers in seven years of Syria’s civil war. While Western powers have supported rebels from early on in the war, they have not intervened against Syria directly. After the failure of the Russian motion, the US, UK and France circulated a new draft resolution to UN Security Council members, calling for an independent investigation into Syria’s alleged use of chemical weapons, AFP news agency reported. A similar previous plan had been vetoed by Russia. UK Prime Minister Theresa May has blamed Russian obstruction for the need to launch military strikes, saying they left “no practicable alternative”. Isn’t an investigation already under way? Inspectors from the independent Organisation for the Prohibition of Chemical Weapons (OPCW) had already been dispatched to Damascus and they are expected to visit Douma this weekend. But the OPCW will not seek to establish – and publicly announce – who was responsible for the attack, which is what the UK, US and France want to see. The new, Western-drafted resolution calls for the OPCW to release their report within 30 days. What happened at the UN? An emergency meeting was held by the UN Security Council on Saturday, leading to some bitter exchanges. Russia sought to secure a collective condemnation of the early morning air strikes. However, out of the 15-member council, only China and Bolivia voted in favour of the Russian resolution. Russia’s UN envoy, Vassily Nebenzia, read out a quote from President Vladimir Putin accusing the US, UK and France of “cynical disdain” in acting without waiting for the OPCW’s findings. US envoy Nikki Haley said the strikes were “justified, legitimate and proportionate”. She said: “I spoke to the president [Trump] this morning and he said, ‘if the Syrian regime uses this poisonous gas again, the United States is locked and loaded’.” She added: “We cannot stand by and let Russia trash every international norm and allow use of chemical weapons to go unanswered.” What does Syria say? Syria’s envoy to the UN, Bashar Jaafari, said the US, UK and France were “liars, spoilers and hypocrites” who exploited the UN “to pursue… [their] policy of interference and colonialism”. Elsewhere, the Syrian army announced on Saturday that the Eastern Ghouta region, where Douma is situated, had been cleared of the last rebel fighters and was fully retaken. What is Donald Trump’s reaction? He tweeted early on Saturday, hailing the strikes as “perfectly executed”. He also thanked the UK and France. His use of the phrase “Mission Accomplished” drew a warning from President George W Bush’s ex-press secretary Ari Fleischer: The phrase had been on a banner as Mr Bush declared the end of “major combat operations” in Iraq in May 2003, six weeks after the US-led invasion of the country. The following Iraqi insurgency questioned the validity of the statement. Mr Trump announced the strikes on TV on Friday night, saying the three allies had “marshalled their righteous power against barbarism and brutality”. He spoke to Mrs May and French President Emmanuel Macron by telephone on Saturday, agreeing the operation had been a success. Where was hit? At a Pentagon briefing on Saturday, Lt Gen Kenneth McKenzie listed the three targets that had been struck, saying the attacks had “set the Syrian chemical weapons programme back years”: The Barzah chemical weapons research and development centre near Damascus was hit by 76 missiles, 57 of them Tomahawk cruise missiles, and “destroyed” The Him Shinshar chemical weapons storage facility near Homs was hit by 22 missiles – nine US Tomahawks, eight British Storm Shadows and five naval cruise missiles and two Scalp cruise missiles launched by France The Him Shinshar chemical weapons bunker facility near Homs was targeted with seven Scalp missiles and was “successfully hit” He said “none of the aircraft or missiles were successfully engaged” by defence systems and all aircraft had returned. Gen McKenzie said about 40 Syrian defence missiles were fired, mostly after the targets were hit. The Pentagon briefing conflicted with information given at a Russian defence ministry briefing, which said 103 cruise missiles had been launched and 71 were shot down by Syrian systems. Both the Russians and the US said there were no reported casualties. Syria says three people were hurt near Homs. The US said it had communicated with Russia ahead of the strikes through the normal procedures of their “deconfliction” hotline but no details of the attacks were given. There had been concerns that if the allied strikes had hit Russian military personnel, it would have further escalated tension. The US says the scale of the strikes was about “double” what was launched in April 2017 after a chemical attack on the town of Khan Sheikhoun that killed more than 80 people. Gen McKenzie said the “initial indications are that we accomplished the military objectives without interference from Syria”. Source: – BBC