Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,367
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Nin cusub ayaa dhowaan loo magacaabay taliyaha guud ee ciidamada Al-Shabaab, kaas oo faahfaahin badan aan laga helin, balse la xaqiijiyey magacaabistiisa. Taliyaha cusub ee ciidamada Al-Shabaab waxaa magaciisa lagu sheegay Guuleed Ilkacase, mana ahan nin wax badan oo faahfaahin ah laga hayo. Ninkaan ayaa bedelaya taliyihii hore ee ciidamada Al-Shabaab, kaas oo lagu magacaabo Yaasir Jiis, isla markaana ah nin si weyn loo raadiyo xogtiisa. Yaasir Jiis wuxuu ku jiraa liiska xubnaha ugu sareeya argagixisada oo dowladdu uu ugu weyn yahay Mareykanka ay aad u doon doonayaan. La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamuud ayaa sheegay in Al-Shabaab ay toddobaadkaan magacaabeen sarkaal cusub. Xuseen oo ka gaabsaday in ninka loo magacaabay Taliyaha ciidamada Al-Shabaab uu magaciisa sheego, isla markaana faahfaahin buuxda ka bixiyo ayaa xaqiijiyey in magacaabistaas ay dhacday toddobaadkaan. Al-Shabaab ayaa la sheegay in markii ay ka yaraadeen weerarradii ciidamada dowladda Soomaaliya ay fursad u heleen inay dib u habeyn ku sameeyaan ciidankooda, ilaa ay toddobaadkaan bedeleen taliyihii ugu sareeyey. Dhanka dowladda waxaa ka socda abaabul xoog leh, xeryaha militeri ee Muqdisho ayaa buuxsamay, waxaana maalmaha soo socda la qorsheynayaa inay gobollada dhexe dib uga bilowdaan howlgallada dalka looga xoreynayo Al-Shabaab. The post Xog: Ciidamada Al-Shabaab oo loo magacaabay taliye cusub + Magaciisa appeared first on Caasimada Online.
  2. The African Union Commission has welcomed ICC Prosecutor Karim Khan's application for arrest warrant against Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu over Gaza attacks. Source: Hiiraan Online
  3. “If we accept the distinction Bihi makes between the Italian presence in the South and the British presence in the North before 1941, we would be tempted to call the Italians ‘colonisers’ and the British ‘protectors’. Hargeisa (PP Comment) — The President of Somaliland Administration Muse Bihi Abdi refers to pre-independence Southern Somalia as the province colonised by Italy. “Somaliland and the Somalia that was colonised by Italy united in 1960” Bihi said on May 18, 2024. Somaliland independence on 26 June 1960 was expedited to facilitate union with the Trust Territory of Somalia on 1 July 1960. Bihi believes that the status of the former British Somaliland was superior to that of the Italian colonial system in southern Somalia. He failed to mention that, at one point, Italian colonial rule extended across all Somali territories, including a seven-month period in 1941 when Italy colonised the former British Somaliland. If we accept the distinction Bihi makes between the Italian presence in the South and the British presence in the North before 1941, we would be tempted to call the Italians colonisers and the British protectors. If one compares the Italian legacy in the South and the British legacy in the North, the record shows that London not only violated the Protectorate Agreements with Somali “tribes,” but also put the North at a disadvantage by denying Northerners a pre-independence arrangement similar to the trusteeship that prepared the South for self-rule (dakhiliyah), followed by independence on 1 July 1960. Before 1960, Italy trained Somali civil servants and the first batch of officers for the Somali National Army and sent teachers to the trusteeship territories to fulfil its obligations in line with the mandate of AFIS (Amministrazione Fiduciaria Italiana della Somalia). How Italy, under the fascist leader Benito Mussolini, ruled southern Somalia is documented. The formation of the Somali Youth League in 1943 during the colonial rule of the British Military Administration in the South (1941-1950) raises a question for historians: Why did the British Empire bar Somali subjects in the former British Somaliland Protectorate from agitating for independence? © Puntland Post, 2024 The post A History Tutorial for Somaliland President on the Pre-independence Italian Rule in Somali Territories appeared first on Puntland Post.
  4. Dalalka Ireland iyo Spain ayaa la filayaa inay ku dhawaaqaan qorshayaal si rasmi ah loogu aqoonsanayo Falastiin dawlad madax bannaan. Ra’iisul wasaaraha Ireland Simon Harris ayaa lagu wadaa inuu qabto shir jaraa’id Arbacada maanta, Ireland ayaa qayb ka ah taageerada dawladda ee ku aaddan in xal laba dawladood ah laga gaaro colaadda u dhaxaysa Israa’iil iyo Falastiiniyiinta. Dhanka kale isna Raiisel wasaaraha Spain Pedro Sanchez ayaa la filayaa inuu barlamanaka dalkiisa u jeediyo khudbad uu kaga hadlayo arrintaan. Israa’iil ayaa tillaabadaan ku timaantay mid sii hurinaysa xagjirnimada iyo xasillooni-darrada ka dhex taagan Israa’iil iyo Falstiiniyiinta. Source
  5. Golaha ammaanka ee qaramada Midoobey ayaa cunaqabateyn kusoo rogay xubno ka tirsan ururka Al Shabaab oo ay ku eedeeyeen in ay qeyb ka yihiin dhibaatooyinka kooxda ay ka waddo Soomaaliya. Abdukadir Mohamed Abdukadir oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Shabaab, islamarkaana dhashay 1980 kuna sugan degmada Jilib iyo agagaarkeeda ayaa ka mid ah dadka lagu daabacay bogga golaha ammaanka ee cunaqabateynta. Ninkaan ayaa lagu eedeeyay ka qayb qaadashada maalgelinta, qorsheynta, fududaynta, diyaarinta, ama fulinta howlaha Shabaab. Ninkaan ayaa ka mid ah dadka leh go,aamada sida golaha uu sheegay. Maxamed Maxamuud Mire oo Golaha Ammaanka ay sheegeen in uu ku sugan yahay gobollada Shabeellaha Hoose iyo Jubbooyinka ayaa ka mid noqday dadka lagu soo rogay cunaqabateynta. Ninkaan ayaa dhashay 1962. Waxaa uu Shabaab u qaabilsan yahay carqaladeynta geedi socodka nabada Soomaaliya ee howlaha ay waddaan ciidanka dowladda Soomaaliya. Maxamed Cumar Maxamed ayaa golaha ammaanka kusoo eedeeyay in uu ahaa waaliga Shabaab ee Diinsoor. Ninkaan waxaa lagu eedeeyay in halis ku yahay ammaanka deeganada maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa uu si weyn uga qeyb qaatay maalinta Shabaab. Ninkaan ayaa ka mid noqday dadka lagu soo rogay cunaqabateynta dhaqaalle. Golaha ammaanka ayaa kusoo rogay cunaqabeyn dhinac walba ah. Waxa ay ku tilmaameen raggaan kuwo halis badan. Waxa ay ka digeen in lala macaamilo. Source: goobjoog.com
  6. Wafdi saraakiil ah oo ka socda Kenya ayaa gaaray dalka Haiti, halkaasoo la filayo in dhowaan la geeyo cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska dalkaasi sida laga soo xigtay masuuliyiin Kenyan ah. Waftigana ayaa qeymayn ku samayn doona qalabka iyo adeegyada kale ee loo diyaariyay ciidamada shisheeye ee Haiti laga howl-gelin doono, waxayna qeymayntaasi go’aamin doontaa xilliga ciidamada la soo daabulayo. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sannadkii hore oggolaaday hawlgal caalami ah oo lagu taageerayo Booliska Qaranka Haiti si uu ula dagaallamo burcadda dilaaga ah ee qabsaday inta badan caasimadda Port-au-Prince. Haiti ayaa wajahaysa nabad-galyo xumo iyo qalalaaso baahsan, ayadoo kooxa burcadda ihi ay ku sii xoogaysanayaan, sido kalena ka ganacsiga maandooriyuhu uu ku sii badanayo. Ra’iisul wasaaraha dalkaas Ariel Henry ayaa is casilay bishii March, ka dib markii uu ku guuldareystay inuu maareeyo xasradaha sii kordhaya ee uu wajahayo waddankan saboolka ah ee ku yaalla waqooyiga ameerika. Source: goobjoog.com
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar ay xalay kooxo burcad ah ka gaysteen gudaha degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu beegsaday dad shacab ah. Weerarkan ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Iga-dabagey ee degmadaasi, waxaana lagu beegsaday dukaan ku yaallo halkaasi, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Burcadda ayaa gudaha u gashay dukaanka, waxayna dhac baahsan uu gaysteen dukaanka, iyaga oo dhaawacay wiil iyo aabihiis oo xilligaas ku sugnaa. Wiilka iyo aabaha ayaa haatan xaaladdooda caafimaad lagu dabiibayaa mid kamid ah isbitaallada ku yaalla gudaha magaalada Muqdisho, ayada oo ehelladdu ay dalbanayaan cadaalad, maadaama dhac baahsan iyo dhaawac la’isugu daray. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in burcadda falkan gaysatay ay goobta isaga baxsatay, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxay maamulka degmada iyo saraakiisha laamaha amniga oo ku aadan dhacdadaasi. Weerarkan ayaa u ek kuwa lagu hayo Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Afrika oo inta badan dhac iyo dil kala kulmo kooxo burcad ah oo ku sugan gudaha dalkaasi. Magaalada caasimada ah ee Muqdisho waxaa inta badan ka dhaca falalka dhaca ah oo ay dhibaanayaal u yihiin shacabka Soomaaliyeed oo dhibaato kala kulma rag hubeysan iyo kuwa mindiyo wata oo xilliyada habeenkii ah ka qooleesta degmooyinka gobolka Banaadir. The post Weerar lamid ah kuwii dalka Koonfur Afrika oo xalay ka dhacay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  8. Wadamada Ireland iyo Spain ayaa doonaya inay isku mar maanta ku dhawaaqaan qorshayaasha lagu aqoonsanayo dawladda Falastiin si loo soo afjaro dagaalka ka socda Qasa ee u dhexeeya Falastiin iyo Israa’iil. Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa ilo-warbaahineed maxalli ah ayaa xaqiijisay in maanta oo arbaca ah ay dawladahaasi ku dhawaaqi doonaan aqoonsiga dawladda Falastiin. Ra’iisul Wasaaraha Spain Pedro Sanchez ayaa tan iyo bishii November ee sanadkii 2023-kii waday olole diblumaasiyadeed oo uu ku doonayo in uu dalalka reer galbeedka uga dhaadhiciyo in ay aqoonsadaan dowladda Falastiin si loo soo afjaro colaadda ka taagan bariga dhexe, iyadoo la eegayo dagaalka Israa’iil ee Gasa. Falastiin waxaa hadda aqoonsan 8 xubnood oo ka tirsan Midowga Yurub: Bulgaria, Poland, Czechia, Romania, Slovakia, Hungary, Qubrus, iyo Sweden. PUNTLAND POST The post Ireland iyo Spain oo maanta ku dhawaaqaya aqoonsiga dawladda Falastiin appeared first on Puntland Post.
  9. Mogadishu (HOL) - Southwest regional state President Abdiaziz Hassan Mohamed visited the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) Headquarters in Mogadishu on Tuesday, a day after the agency issued a warning about the impending Tropical Cyclone Ialy in the southwestern and southern regions. Source: Hiiraan Online
  10. Kenyan President William Ruto is on a visit to the United States this week, amid efforts to deepen economic and security cooperation between the two countries, as well as launch a long-stalled police deployment to Haiti. Source: Hiiraan Online
  11. Minneapolis (HOL) — An FBI forensic accountant testified Tuesday that Empire Cuisine, a Shakopee-based restaurant, received $25 million in federal funds but spent only $3 million on food, revealing a pattern of significant financial fraud in the Feeding Our Future trial. Source: Hiiraan Online
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa sida uu u ekaan doono howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya, markii uu dhamaado qorshaha ATMIS oo ku eg dhamaadka sanadkaan 2024-ka. Howlgalka aan ka warameyno wuxuu Soomaaliya ka bilaaba doonaa Janaayo 2025-ka, sida la qorsheeyey, waxaana sanadkaan Soomaaliya ka baxaya mar kale 4,000 oo ka tirsan ciidamada ATMIS. Bisha soo socota ee Juun ayaa la qorsheeyey inay baxaan 4,000 oo askari, balse waxaa la bedelay qorshahaas oo 2,000 ayaa baxaysa Juun, halka 2,000 oo kale ay baxayso bisha Sebtember ee isla sanadkaan. Sanadkii hore 5,000 oo askari oo ka tirsanaa ATMIS ayaa ka baxay Soomaaliya, kuwaas oo howlgalkoodii laga maarmay, kuna baxay ogolaanshaha dowladda Soomaaliya. 9,000 ama ugu badnaan 10,000 oo askari oo ATMIS ah ayaa Soomaaliya ku hareysa markii la gaaro bisha December ee dhamaadka sanadkaan 2024-ka. Qorshaha Midowga Afrika ayaa ah in ciidanka ku haraya Soomaaliya ee ATMIS ay bilow u noqdaan howlgalka la qorsheeyey inuu Soomaaliya ka bilowdo sanadka soo socda ee 2025-ka. Ilaa hadda ma cadda in howlgalkaas oo sii ahaan doono mid hoos taga Midowga Afrika, isla markaana ogolaansho ka heli doona golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ooh adda taageera dhaqaale ku bixiya howlgalka ATMIS. Dowladda Soomaaliya iyo howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, waxay ka gaabsadeen inay saxaafadda faahfaahin ka siiyaan nooca uu noqonayo howlgalka la qorsheynayo in lagu bedelo kan ATMIS iyo sida qorshahaasi uu ku suurta-geli karo. The post Xogta sida ay SOOMAALIYA uga baxayso ATMIS iyo howl-gal kale oo la qorsheeyey appeared first on Caasimada Online.
  13. Mogadishu (HOL) - A member of the Al-Shabaab group was sentenced to death today by a military court on Tuesday for the murder of Khadijo Siyad Mohamed in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  14. Each mother in the support group is informed about the importance of breastfeeding, with a special emphasis on encouraging them to breastfeed their infants exclusively for the first six months. Source: Hiiraan Online
  15. The term illegal, unreported and unregulated (IUU) fishing may only be well understood in the blue economy sphere, but the problem it describes poses a significant threat to marine ecosystems and coastal communities worldwide. Source: Hiiraan Online
  16. Roma (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal ku qaado deeganada SSC Khaatumo ee uu ka taliyo, Firdiiye ayaa sheegay in arrintaasi cawaaqib xumo ku noqon doonto Somaliland. Hoggaamiye Firdhiye oo ku sugan dalka Talyaaniga, ayaa jaaliyada reer SSC Khaatumo ee magaalada Rooma uga warbixiyay xaalada SSC Khaatumo. “Muuse Biixi hadda wuu soo xayd xaydanayaa, intii dagaalka lagu guda jiray hablaha reer Hargaysa waxa hal ku dhig u ahayd “Muusow ciidanka fasax” Muuse hadda wuxuu leeyahay ka bayra waan fasaxayaaye, inshallah wuu ku jabi haddii uu isku dayo dagaal danbe,” ayuu yiri Firdhiye. Firdhiye waxa uu sheegay in ay ka shaqaynayaan sidii deegaanada SSC Khaatumo ay u noqon lahaayeen qaar nabad ah oo xasiloon, isla markaana loo tirtiri lahaa raadkii ay dagaaladu ka tageen. Hadalka hoggaamiye Firdhiye ayaa imanaya maalmo kadib markii Somaliland ay xustey 18 May, oo ku beegan 33 sano ka hor markii ay ku dhawaaqdey in ay tahay dal madaxbanaan. Jiidaha colaada ee u dhaxaysa Somaliland iyo SSC ayaa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq ciidan. Ciidamada Somaliland ayaa si ba’an ugu jabey dagaalkii gobolka Sool 25 Agosto, waxaana Laascaanood ku xiran maxaabiis ku dhaw 400 oo askeri oo laga qabtey cidamada Somaliland. Somaliland ayaa dhankeeda sheegtay in ay si dhakhso ah gacanteeda ugu soo celin doonto deegaanadii ay ku lumisay dagaalkii kal hore ka dhacay gobolka Sool. Somaliland ay ciidan iyo saanad milatari kusoo daad guraysay, iyadoo xili kasta uu dagaal ka dhex qarxi karo labada dhinac. Somaliland waxay isu diyaarineysaa doorashada Madaxweynaha oo ay ka dhimantahay 5 bilood oo keliya. The post Hoggaamiyaha MAAMULKA SSC Khaatumo oo ka digay qorshe ay waddo Somaliland appeared first on Caasimada Online.
  17. African Development Bank and InterAmerican Development Bank Welcome International Monetary Fund’s (IMF) Executive Board’s Decision Approving Use of Special Drawing Rights (SDRs) for Hybrid Capital Instruments IMF approval allows countries to channel Special Drawing Rights (SDRs) through multilateral development banks; AfDB-IDB (www.AfDB.org) financial instruments could leverage SDRs by up to four times their value in the form of loans to finance social and climate projects. The African Development Bank Group (AfDB) and the Inter-American Development Bank (IDB) today welcomed the announcement by the International Monetary Fund’s Executive Board approving hybrid capital as an eligible instrument for channeling of Special Drawing Rights (SDRs). The SDR-hybrid-capital based solution proposed by the African Development Bank and the Inter-American Development Bank meets the IMF’s statistical criteria for international reserve-asset status. As such, according to IMF rules, countries that lend their SDRs through this pioneering approach can continue to account for them as reserves. This innovative SDR-based hybrid capital channeling solution will help unlock new lending by Multilateral Development Banks to address rising global challenges, including climate and food security. The new instrument offers the opportunity to lend at least US$4 for every US$1 equivalent of SDRs, through the African Development Bank and, the Inter-American Development Bank, and other Multilateral Development Banks, to finance development projects. At a time of multiple crises and scarce resources for development, this is a unique value proposition for governments everywhere. The next step is to secure at least five investors to channel their SDRs through Multilateral Development Banks. The African Development Bank and Inter-American Development Bank will continue their dialogue with SDR holders to drive forward this innovative financial solution. “The International community now has at its disposal an innovative approach through which development financing can be mobilized with a multiplier effect and at no cost to taxpayers. These are the types of solutions we need to help us tackle Africa’s growing development challenges,” said African Development Bank President Dr Akinwumi Adesina. “We very much welcome the IMF Executive Board’s decision,” said InterAmerican Development Bank President Dr Ilan Goldfajn. “With the new SDR-based hybrid-capital instrument, we have a cost-efficient way to finance much-needed sustainable development projects to boost climate resilience, reduce poverty and inequality, and lay the foundation for more inclusive growth in many of our countries.” The G20 has recommended that Multilateral Development Banks optimize the use of their balance sheets through financial innovation to create additional lending capacity to help countries tackle urgent development challenges. In April, the leaders of 10 Multilateral Development Banks published a Viewpoint Note (https://apo-opa.co/4bIuUW1) and announced joint steps to work more effectively as a system and increase the impact and scale of their work. The SDR (https://apo-opa.co/4dKak9i) is an international reserve asset created by the IMF to supplement the official reserves of its member countries. Its value is based on a basket of world currencies (US dollar, Euro, Chinese Yuan, Japanese Yen and British Pound). The IMF’s most recent general allocation of SDRs to its members was in 2021, when the equivalent of $650 billion was issued to help countries respond to the COVID-19 pandemic. Distributed by APO Group on behalf of African Development Bank Group (AfDB). Qaran News
  18. Gaza (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa hakisay qaybinta cuntada ee magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee Qaza, iyada oo ay ugu wacan tahay, saadka oo gababaabsi ah iyo xaaladdaha amni darrada oo sare u kacay. Stephane Dujarric oo ah afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa Salaasadii sheegay in xarumaha cunto qaybinta ee hay’adaha Qaramada Midoobay ee WFP iyo UNRWA, inay noqdeen goobo aan la gaadhi karin, iyada oo ay ugu wacan tahay hawlgallada milateri ee ka socda Rafax. Dad ka badan hal milyan oo qof ayaa haatan waajahaya xaalad macaluul oo aad u sarraysa, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Marina xuduudda ee ku yaalla magaalada Rafax ayaa mar ahaa goobaha ugu muhiimsan ee gargaarka bini’aadanimo laga geliyo marinka Qaza, hase ahaatee waxaa la xidhay, tan iyo wixii ka dambeeyey bishan May 6-deedii. Sidoo kale muddo laba maalmooda, ma jirto wax gaadiida oo ka ambabaxay dekedda ku meel gaadhka ah ee Maraykanku uu dhisay, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Afhayeen u hadlay WFP ayaa sheegay in hawl-gallada bini’aadanimo ee Qaza inay qarka u saaran yihiin inay burburaan, isaga oo ka digay, in haddii aan dib loo soo celinin cuntadii iyo sahaydii kale, in macaluushu ay faafi doonto. The post Qaramada Midoobay oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xaalka GAZA appeared first on Caasimada Online.
  19. Cannes: Somali-Austrian director Mo Harawe’s debut feature takes a nuanced, if brutal, approach to illustrating the way that war can interfere with the traditional milestones of life and death. Source: Hiiraan Online
  20. Hargiesa (HOL) — Ethiopia has reportedly upgraded its consular office in Hargeisa, Somaliland, to full embassy status, according to Somaliland officials. The announcement, made during the 33rd anniversary of Somaliland’s self-declared independence from Somalia on May 18, was confirmed by Somaliland President Musa Bihi Abdi and Minister of Information, Culture, and National Guidance, Ali Mohamed Hassan, also known as Ali Marehaan. Source: Hiiraan Online
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Booliska Soomaliya ayaa degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir ka soo qabtay koox la sheegay inay fowdo ka waday degmadaas. Dadka lasoo xirxiray ayaa gaaraya 15 qof oo iskugu jira Rag iyo Dumar, dadkaan ayaa ku eedeysan inay soo abaabuleen banaanbaxyo rabshado dhaliyey oo khasaare sababay. Dadkii maanta banaanbaxa ka dhigay degmadaas ayaa dalbanayey in qabiilkooda la siiyo guddoomiyaha degmadaas oo dhowaan dowladda ka heshay aqoonsi rasmi ah oo degmanimo. Booliska oo soo bandhigay sawirrada dadka lasoo qabtay ayaa sheegay in la horgey doono maxkamad, iyadoo mar kale looga digay shacabka ku nool caasimadda inay ka fogaadaan wax kasta oo amniga liddi ku ah. Habeen ka hor ayey aheyd markii sidaan oo kale loo soo bandhigay sawirrada dhalinyaro gabdho u badan oo kicin dadweyne ka bilaabay barta TikTok, kuwaas oo dhammaantood xabsiga loo taxaabay. Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ka taagan xiisad wayn oo hareysay baraha bulshada ee Internet-ka , taas oo salka ku haysa arrimo qabiil, waxaana ay keentay in dhalinyarado ay noqdaan kuwo koox koox isaga soo horjeeda. Arrintan oo sii xoogeysaneysay maalmihii lasoo dhaafay ayaa keentay in dowladdu ay tallaabo qaado, ayadoo lasoo xiray gabdho iyo wiil caan ka ah barta TikTok, kuwaas oo loo haysto kicin bulsho, waxaana haatan lagu wadaa in lasoo taago maxkamad. Xiisadda qabiilka ee ka taagan Muqdisho ayaa hadda aad looga dareemayaa degmada cusub ee Daarusalaam, qabiilada Habargidir iyo Abgaal ayaa isku heysta maamulka degmadaas, waxaana maanta qeybo kamid ah ka dhacay mudaharaadyo rabshado wata oo ka dhashay aqoonsigii ay heshay degmada Daarusalaam. Booliska ayaa qaaday tallaabo adag, waxaana lasoo xiray dadkii abaabulay banaanbaxaas, iyadoo ciidamo dheeraad ah la geeyey xafadaha degmada Daarusalaam, si loo demiyo rabshadahaan salka ku haya arrimaha qabiilka. The post Sawirro: Booliska oo Daaru-Salaam ka soo xiray 15 qof oo arrin xasaasi ah loo haysto appeared first on Caasimada Online.
  22. MOGADISHU (Xinhua) -- Somalia's disaster agency on Tuesday issued a warning about the impending Tropical Cyclone Ialy, which is expected to make landfall in the southwestern and southern regions as well as the capital of Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  23. Mogadishu (HOL) – Finland’s government has introduced emergency legislation to restrict illegal asylum seekers from crossing its extensive border with Russia, citing political tensions related to the Ukraine war. Source: Hiiraan Online
  24. Why is the inhumanity condemned by secessionists in Hargeisa considered commendable when the victims are the people of Laascaanood? Hargeisa (PP Comment) — In April 2024, a book titled Duuliyihii Dadnimada (The Pilot of Humanity) was launched in Hargeisa. Ahmed Mohamed Hassan, a Somali Air Force pilot, made a historic decision in 1988. Instead of bombing areas where SNM rebels were entrenched, he opted to land his fighter jet in Djibouti. This act of exemplary heroism has been appropriated as a symbol for secessionist agendas. Somaliland forces used artillery to bombard Laascaanood for a period of six months, resulting in casualties, extensive destruction and displacement. Over 1000 civilians lost their lives due to the shelling by Somaliland. It is ironic that secessionists celebrate the heroism of a Somali pilot in a city that bore the brunt of bombardment in 1988, yet it is also the place where the decision to inflict immense suffering on the people of Laascaanood was made. Why is the inhumanity condemned by secessionists in Hargeisa considered commendable when the victims are the people of Laascaanood? The Somaliland Administration rejected two appeals from the United Nations Security Council to halt the shelling of Laascaanood by Somaliland forces. The administration insisted on a two-state solution as a prerequisite for resolving the conflict. During a visit to the United States in 2022, President Muse Bihi Abdi expressed sympathy for Ukraine. “We feel the pain and the anguish the people of Ukraine are feeling to day because we went through the same only, our experience was hidden from the world” he said. Instrumentalising collective contemporary memories for political purposes turns history into emotion-driven reminiscences full of contradictions. © Puntland Post, 2024 The post Somali Secessionists Misunderstand the Irony in History appeared first on Puntland Post.
  25. Mogadishu (HOL) – Somali authorities have arrested 21 social media influencers accused of spreading clan-based insults and "bad behaviour" online. The individuals, both male and female, were detained by the Banadir Regional Police and had their mugshots published on the Somali Police's Facebook page. Source: Hiiraan Online