Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,146
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. MOGADISHU (Caasimada Online) – Somali especial forces, along with US troops have carried out a joint raid on Wanlaweyn town. The operation was conducted last night in the town, about 90 km (55 miles) to the northwest of Somali capital Mogadishu. The coalition forces targeted a house inhibited by a well-known elder, whose name has been released as Mo’alim Nour Osman Bilal. Mo’alim Bilil was reportedly killed in the operation. Bilal was an Islamic preacher, according to a local resident, who spoke to Caasimada Online via phone from the town. It is unclear if Mo’alim Bilil is suspected to have links with Al Qaeda linked Al Shabaab group in Somalia. There was no immediate comment from local authorities over the operation. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  2. MOGADISHU (Caasimada Online) – Criminal networks are using Iran as a transit point for illicit Somali charcoal exports that earn Islamist militants al Shabaab millions of dollars annually in tax, U.N. sanctions monitors said in a report seen by Reuters. In the unpublished annual report to the U.N. Security Council, the monitors add that domestic revenue generation by al Qaeda-affiliated al Shabaab “is more geographically diversified and systematic” than that of Somalia’s federal government. The report says that since March the main destination for shipments – using fake country of origin certificates from Comoros, Ivory Coast and Ghana – has been ports in Iran, where the charcoal is packaged into white bags labeled “Product of Iran”. “The bags were then reloaded onto smaller, Iran-flagged dhows (boats), and exported to Port Al Hamriya, Dubai, UAE, using certificates of origin falsely indicating the ‘country of manufacture’ of the charcoal as Iran,” the monitors wrote. Iran became a transit point for the shipments — which breach a U.N. ban on Somali charcoal exports — after Oman tightened its customs procedures, said the report. The monitors, who track compliance with U.N. sanctions on Somalia and Eritrea, said Iran and the United Arab Emirates (UAE) did not “substantively engage” when the monitors raised concerns about the transshipment of Somali charcoal. The report estimated the wholesale value of illicit Somali charcoal to be $150 million a year in the UAE, where it is widely used for cooking and smoking shisha water pipes, also known as hookah or nargile. They also estimated that about three million bags of charcoal were exported from Somalia in the past year. “The charcoal trade continues to be a significant source of revenue for al Shabaab, generating at least $7.5 million from checkpoint taxation,” they wrote. UAE Ambassador to the U.N. Lana Nusseibeh said she could not comment because the report had not yet been published. “That being said, the UAE is fully aware of all Security Council resolutions and is in full compliance with the sanctions imposed,” she told Reuters. “We also reaffirm our continued cooperation with the Monitoring Group throughout its mandate.” The Iranian mission to the U.N. did not immediately respond to a request for comment. The U.N. Security Council banned charcoal exports from Somalia in 2012 in a bid to cut off funds for al Shabaab, an al Qaeda-affiliated group trying to topple Somalia’s Western-backed central government and impose its own rule based on its strict interpretation of Islam’s sharia law. The Security Council imposed an arms embargo on Somalia in 1992 to cut a flow of arms to feuding warlords, who ousted dictator Mohamed Siad Barre and plunged the country into war. “SOPHISTICATED ACCOUNTING SYSTEM” In addition to earnings from charcoal, al Shabaab is making millions of dollars annually via tolls on vehicles in areas where they man checkpoints and through taxes on businesses, agriculture and livestock. All this “generates more than enough revenue to sustain its insurgency”, the monitors wrote. Despite controlling far less territory than it did at the height of a decade-long insurgency, “the group’s “ability to carry out complex asymmetric attacks in Somalia remains undiminished”, the monitors wrote. Al Shabaab’s most lucrative checkpoint is about 160 km (100 miles) north-west of the capital Mogidishu on the road to Baidoa, the monitors said, citing an al Shabaab defector who reported that the location earns the group approximately $30,000 per day — $10 million a year. “Employing mafia-style tactics, the group is able to levy taxation via a network of hinterland checkpoints, with collection of taxes enforced through violence and intimidation,” said the monitors, adding that truck drivers risked execution if they tried to avoid checkpoints. Earlier this year the monitors obtained ledgers belonging to al Shabaab that were recovered after one of the group’s senior accountants was killed in an attack by the Somali National Army and African Union peacekeepers. They wrote that the ledgers detail al Shabaab’s revenue and expenses in one region, Hiran, in central Somalia, from October 2014 to March 2018 and “display a sophisticated accounting system” in which the militants transfer funds using the mobile money system operated by mobile network Hormuud Telecom. The monitors said that the militants’ tax generation system “is more geographically diversified and systematic” than that of the federal government, and that due to the militants’ provision of receipts, the taxation system is “accountable and predictable”, in contrast to the network of checkpoints manned by the government’s armed forces in some parts of the country. Under an International Monetary Fund program, the government in Mogadishu is implementing public finance reforms, and domestic revenues have quadrupled since 2012 to the end of 2017 according to the finance ministry. Reuters however reported last year that the United States had decided to suspend food and fuel aid to most of Somalia’s armed forces over corruption concerns. Sources: REUTERS
  3. Mogadishu (HOL) - Germany has announced that it will spend $100 million USD in Somalia to bolster policing programs in the horn of Africa country, German ambassador to Somalia has announced. Source: Hiiraan Online
  4. Gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kula kulmay ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom. Kulankaasi ayaa waxaa looga hadlay wada shaqeeyn dhexmarta aqalka sare iyo Qaramada Midoobay. Nicholas Haysom ayaa balan qaaday in uu si dhow u la shaqeeyn doono Xubnaha aqalka sare ee dalka. Nicholas Haysom oo ah ergeyga cusub ee Qaramada midoobay u qaabilsanaan doono arimaha Soomaaliya ayaa badalaya ergeygii hore ee Qaramada midoobay arimaha Soomaaliya Micheal keating. Hoos ka daawo sawirada. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  5. Siyaasi Cabdi Barre ahna xildhibaan hore ayaa ku eedeeyey xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre in qarashaad ku bixinayo sidii ay wasiirada aan xildhibaannada ka midka ahayn u heli lahaayeen kursi Baarlamaan. Waxa uu sheegay siyaasigan in musuqa aanu ahayn oo kaliya lacag la lunsado ee sidoo kale musuqa qeyb ka yahay kuraasta lacagaha badan lagu bixiyo. Cabdi Barre ayaa sheegay in ay soo bandhigi doonaan lacago badan oo uu sheegay in musuq lagu sameeyey walibana ay dowladda si qaldan u adeegsatay waa sida uu hadalka u dhigaye. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Wareysi-Cabdi-Barre.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  6. Macallin Nuur Cismaan Bilaal oo ka mid ahaa culimada ugu caansan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu diley hoygiisa ku yaalla degmadaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay in askar ka tirsan dowladda federaalka ay dilkaasi ka dambeeyeen, islamarkaana lama oga sababta ay u dileen Sheekhan. Shacabka degmada Wanlaweyn oo ka carreysan dilkaasi ayaa durba sameeyey dibabax xooggan oo arrintan uga jawaabayaan. Ma jirin wax ganacsi ah oo maanta ka jiray guud ahaan degmada Wanlaweyne, iyadoo dibadbaxayaasha ay ka codsadeen dowladda federaalka in lasoo qabto askartii dilka Sheekhan ka dambeysay. Ma jirto wax war ah oo maamulka gobolka Shabellaha Hoose ka yiri dilkan iyo sidoo kale dibabadxan maanta ka dhacay degmada Wanlaweyne. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/warka-Muuse-Dilka-Sheekha-degmada-wanlaweyn-iyo-banaanbax.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhaqan-celin loo sameyn doono maleeshiyaad muddo ku dagaallami jiray magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Ibraahim oo ah guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose ayaa u sheegay Goobjoog, in maleeshiyaadkan ay hadda qeyb ka noqon doonaan xasilinta magaaladaasi iyo sidoo kale iney helaan dhaqan celin ah. Guddoomiyaha ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in mar kale magaalada Marka aanay ka dhicin dagaallo sokeeye. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Wareysi-Guddoomiyaha-Sh-Hoose-Maxamed-Ibraahim-Barre.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Waxaa so baxaya xilligan khilaaf ka dhex jira wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland, iyadoo khilaafkan uu si gaar ah ugu dhaxeeyo wasiirka wasaaraddan iyo sidoo kale wasiir dowlaha. Maxamed Cabdi Kaliil oo ah wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubbaland ayaa sheegay in dayacaad amni uu sameynayo wasiirka. Waxa uu sheegay in wasiirka uu sidoo kale sabab u yahay in Al-shabaab ay xannibaan isticmaalka waddooyin badan oo Gedo ah. Kaliil ayaa sheegay in mas’uuliyadda dhanka amni darro uu qaadanayo Wasiir Janan oo isna dhankiisa aan wax jawaab ah laga hayn. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/WASIIRU-DOWLAHA-AMNIGA-JUBBALLAND.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi, Ku xigeenkiisa 1aad mudane Abshir Maxamed Axmed, habdhowraha guud ee golaha iyo Senatarro kale ayaa maanta xarunta aqalka kula kulmay wakiilka cusub ee Xoghayaha guud ee Qaramada-midoobay Somaaliya Mudane Nicholas Haysom. Kullanka Aqalka sare iyo Nicholas Haysom ayaa looga wada-hadlay sidii ay u wada shaqayn lahayeen Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Dhinaca kale, kulan ay shalay yeesheen guddiga joogtada ah ee aqalka sare waxaa lagu go’aamiyey in kalfadhiga golaha uu furmo 15-ka bisha October 2018. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Washington DC (Caasimada Online) – Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Sacuudiga inay taageeraan baaritaan cad oo lagu sameeyo suxufiga la la’yahay ee Jamal Khashoggi, kaasi oo aan la arkin tan iyo markii uu toddobaadkii tagey galay qunsuliyadda dalkaas ee Istanbul. Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in Khashoggi lagu dhex dilay safaaradda, halka Sacuudiga ay sheegeen inuu si nabad ah uga baxay dhismaha. “Waxaan aragnay warar is-diidan oo ku saabsan ammaanka iyo halka uu jiro suxufiga caanka ah ee qoraalada ku daabaci jiray Washington Post, Jamal Khashoggi” ayuu yiri Pompeo oo bayaan soo saaray xilli dambe oo Isniintii ah. “Saraakiisha Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka waxa ay boqortooyada Sacuudiga kala hadleen arrintan ayaga oo maraya marinnada diblomaasiyeed”. Hadalka Pompeo ayaa yimid saacado kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu walaac ka muujiyey xaaladda. “Hadda cidna wax kama oga arrintan. Mana jecli” ayuu Trump weriyayaasha ugu sheegay Aqalka Cad. Turkey ayaa isniintii dalbatay fasax ay baaritaan ugu sameyso gudaha safaaradda, ayada oo raadineysa tilmaamo la xiriira suxufiga. Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa toddobaadkii tagey sheegay inuu soo dhoweynayo in Turkiga ay baaraan dhismaha qunsuliyadda. Si kastaba, waxaan caddeyn in yaboohaas uu weli taagan yahay, kadib markii Sacuudiga arrin aan “sal lahayn” ku sheegeen hadalka saraakiisha Turkiga ee ahaa in Khashoggi lagu dhex dilay qunsuliyadda. Isha: VOA
  11. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Sucuudi Carabiya kadib casuumaad uu ka helay Boqor Salman bin Abdulaziz. Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre oo dalka Sucuudiga ay uga billaabanayso booqasho rasmi ah oo laba maalin qaadanaysa, ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya wasiirrada warfaafinta, arrimaha dibadda iyo ganacsiga iyo xildhibaanno. Ra’isul wasaaraha ayaa bartiisa Twetter-ka ku soo qoray “maanta, waxaa dalka uga baxayaa booqasho rasmi ah oo aan ku tagi-doono boqortooyada aan walaalaha nahay, waxaan la kulmi-doonaa mas’uuliyiin si aan uga wada hadalno xiriirka labada dal iyo xoojinta xiriirka walaaltinnimo”. Wasiirka warfaafinta xukuummadda federaalka Soomaaliya, Amb. Daahir Maxamuud Geelle, oo ka warbixiyay safarka ayaa sheegay in ra’iisul wasaare khayre iyo madaxda dalka Sucuudiga ay yeelanayaan kulamo looga hadlayo xoojinta xariirka walaaltinimmo ee labada dal ka dhexeeya, isbedellada gobalka iyo guud ahaan caalamka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa caasimada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa sheegay in maamulkiisa xooga saarayo labada bil ee ka harsan sanadkan 2018 sidii loogu diyaari garoobi lahaa in Stadium Muqdisho uu marti geliyo qabashada tartanka kubbadda cagta Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. “Tani waxa ay fursad siinaysaa ciyaartooyda iyo wafooda ka imaanaysa Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee olalahan ka qeyb galaysa tartanka xiisaha badan ee maamulada dalka wuxuuna abuuri doonaan jawi kale oo aad u wanaagsan maadam ay xidigaha ciyaarayo ay nasiibo u yeelanayaa ku dheelista stadium Muqdisho waxaa sidaas warbaahinta u sheegay gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimada Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow). Duqa Muqdisho oo sii hadlaya waxuu yiri“Waxaa rabnaa in aan abuurno jawi wanaagsan oo ku aadan horamarinta ciyaaraha Gobolka Banaadir hadafkeena waa in aan dhalinyareedana u abuurnaa fursado cusub taas oo ku aadan ku aadan geedis socod wanaagsan. Dhinaca kale, gudoomiyaha isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Yabarow Wiish oo isna arrintan ka hadlay wuxuu yiri “Marti gelinta Stadium Muqdisho ee tartanka Maamul-Goboleedyada waa fursad abuur wanaagsan oo ku aadan xaga ganacsiga iyo isu soo dhawaashaha bulshada Gobolada iyo Gobolka Banaadir”. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay caasimada Muqdisho ku qabtay fiinalaha tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir in la ciyaaro xili habeeno waxaan arintaas soo dhaweeyay bahda ciyaaraha dalka iyo madaxda isboortiga caalamka. August 28, 2018: Ciidamada AMISOM ayaa ka baxay Stadium Muqdisho kadib 10 sano uu garoonka ahaa saldhig Militari, waxaana lagu wadaa in tuulada ay ku soo noqotay sidii ay aheyd. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. Wanlaweyn (Caasimada Online) – Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in ciidamo Somali iyo Ajnabi ah ay gurigiisa ku weerrareen kuna dileen Sheekh caan ka ahaa degmada Wanla-weyn. Weerarkan ayaa dhacay xalay saqdii dhexe, markii ay ciidamadan loo maleynayo inay yihiin Mareykan iyo kumaadooska Somalia ay u dhaceen, kuna dileen gurigiisa Sheekha oo lagu magacaabi jiray macalim Nuur Cismaan Bilaal. Dadka degmada Wanlaweyn ayaa sheegay in Sheekha uu ahaa nin si weyn looga yaqaan degaanka oo tafsiirka Qur,aanka iyo Cilmiga Diinta Islaamka ka akhrin jiray Masjid ku yaalla degmadaaso, iyado aan la ogeyn sababta loo khaarijiyey. Dadka degmada Wanlaweyn ayaa si weyn uga naxay dilka Sheekha, mana jirto wax war oo ka soo baxay ciidamada Soomaaliya, iyo kuwa la socday ee Caddaanka ahaa. Ilaa iyo hada ma jirto wax war oo kasoo baxay maamulka Degmada Wala-weyn ee gobalka Shabeelaha Hoose ee ku aadan dilkan xalay loo geystay macalim Nuur Cismaan Bilaal oo tafsiirka qur’aanka ka aqrin jiray masjid ku yaalla Dagmadaasi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  14. An internal audit report has questioned Garissa University’s ambitious construction of a Sh427 million hostel with 750-student capacity. Source: Hiiraan Online
  15. Military fighter jets believed to be from Kenya Defense Forces (KDF) were reported to have carried an airstrike targeting an Al-Shabaab vehicle in southern Somalia. Source: Hiiraan Online
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ay kasoo caga dhigatay diyaarad laga leeyahay dalka Sucuudiga Carabiya. Wararku waxa ay sheegayan in diyaaradan ay ka imaaday magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga isla markaana ay Garoonka ka qaaday Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre. Diyaaradan oo qaaday Kheyre ayaa lasoo sheegayaa inay tahay mid khaasa oo loo soo diray Ra’isul wasaaraha dalka, sida ay xaqiijiyeen illo muhiim ah, waxaana Kheyre ku wehlinaayay safarka Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee dowlada. Ra’iisul wasaare Kheyre oo u kictamay dalka Sacuudiga ayaa lagu wadaa in halkaa uu ku nagaan doono muddo Seddex cisho ah. Sacuudiga iyo Kheyre ayaa kawada hadli doona arrimaha Khilaafka Imaaraadka iyo culeyska ay dowlada Somalia ku heyso xulafada Sacuudiga. Sidoo kale, Sacuudiga iyo Ra’isul wasaare Kheyre ayaa si qoto dheera uga wada hadli doona ballanqaadyo aysan wali fulin Sacuudiga iyo arrimo kale oo muhiim ah. Dowlada Sacuudiga oo dano Siyaasadeed gaara ka leh Somalia ayaan wali ku guuleysan, sababo la xiriira fahan la’aan ka taagan Siyaasada ay isticmaalayan labada dal. Si kastaba ha ahaatee, Kheyre ayaa lagu wadaa in heshiisyo cusub uu lasoo galo dowlada Sacuudiga si meesha looga saaro tashwiishka Siyaasadeed ee ka dhextaagan labada dal. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya,Xassan Cali Khayrre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay dalka Saudi Arabia. Ra’iisul wasaaraha ayaa booqasho ku tegaya magaalafa Riyaadh ee caasimadda boqortooyada Saudi Arabia,halkaas oo uu marti-qaad rasmi ah ka helay,sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xafiiskiisa. Dowladda Saudi Arabia ayaa diyaarad khaas ah u soo dirtay wefdiga ra’iisul wasaare Khayrre,taas oo ka qaadday garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Socdaalka ra’iisul wasaaraha ayaa ku qotoma,xoojinta xidhiidhka walaaltinimo iyo islaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Saudi Arabia,sida uu sheegay mas’uul ka tirsan xafiiska Xassan Khayre. PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaare Khayrre oo u dhoofay Saudi Arabia appeared first on Puntland Post.
  18. Ciidanka dowloadda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Todobaad kahor waxa ay howlgallo ka bilaabeen wadada isku xirta B/weyne iyo Buul—burde iyaga oo dagaallo kala kulmay Al-shabaab. Ciidamadii ka baxay B/weyne ayaa gaaray degmada Buulo-burde, waxaana weli ay sii wadaan dhaq-dhaqaaqyo kale oo ay ku doonayaan iney ku tagaan deegaanno kale. Korneel Faarax Cali Waasuge, Taliyaha guutadada Shanaad qeybteeda 27-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa isaga oo la hadlay warbaahinta waxa uu sheegay in khasaare badan ay soo gaarsiiyeen Al-shabaab. Taliyaha ayaa dhanka kale ugu baaqay dhallinyarada ka midka ah Al-shabaab iney isaga soo baxaan ururkaasi oo ay isku soo dhiibaan dowladda federaalka Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/10/Warka-Howlgalka-Hiiraan-Talaado-By-Ziyaad-10-10-2018.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi qarax lagula beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM. Kolonyada ayaa la sheegay in qaraxa lagula eegtay degaanka Gololeey oo u dhexeeya magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar kana tirsan gobolka Shabeellaha dhexe. Wararku waxay intaas ku darayaan in mid kamid ah gawaarida gaashaaman ee ciidamada Burundi ay waxyeello ka soo gartay qaraxa oo aha miino wadada lagu aasay. Sidoo kale dadka degaanka ayaa laga soo xigtay in qaraxu haleelay kolonyo kamid ah AMISOM oo ka soo laabtay degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe halkaas oo ay sahay iyo saanad ciidan geeyeen. Dhinaca kale malayshiyaadka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxaasi,sida ay lagu daabacay warbaahinta taageerta. PUNTLAND POST The post Kolonyo ay leedahay AMISOM oo la qarxiyay appeared first on Puntland Post.
  20. Guddiga Amniga Puntland ayaa soo saarey qodobo ku qotomo doorashadda Madaxwaynaha ee kusoo wajahan maamulkaan, taasi oo ay ka harsan tahay muddo 80-cisho ah. Taliyaha ciidamada xasilinta gobolka Nugaal Muxuyadiin Axmed Muuse ayaa sheegay caqabado dhanka amniga oo Garoowe ku soo kordhay in ay masuuliyaddooda leeyihiin musharrixiinta. Waxa uu sheegay taliyaha in xabadaha habeenkii dhaca ay hadda ridaan ilaalada mas’uuliyiinta, isaga oo sheegay in aan loo dulqaadan doonin arrimahaasi. Taliyaha ayaa sheegay in magaalada oo aad u buux dhaafiyeen siyaasiyiin ayaa hadana ilaalada ay kala wataan mararka qaar rasaas ay ridaan. “Ciidamo badan oo hub ku dhex wata magaalada ayaan qabannay waxay sheegayaan in meel banaanka ka ah magaalada ka yimaadeen ama ku leeyihiin hebel ayaan la soconnaa, hadaba ciidamada sidaas oo kale ah hubka Koontaroolka ayeey soo dhigi doonaan, ama waan maxkamadeyn doonnaa” ayuu yiri taliyaha. Garoowe ayaa amni ahaan maalmahan dambe ahayd mid aad uga sii dartay, waxaana magaaladaasi ku batay dhaca loo geysanayo dadka shacabka ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Baydhabo (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somaliya, haatanna ah Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Somaliya, ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee dowladda wado. Xildhibaan C/rashiid C/llaahi Maxamed, ayaa sheegay in dowladda ka gaabisay qaadista duulaan saf balaaran leh oo lagu ekeenayo deegaanada Shabaab ka heystaan Gobolada Dalka Somaliya. ” Bilihii u danbeeyay dowladda kuma howlaneyn in lala dagaalamo Al-Shabaab, Waxeyna ku mashquulsaneyn inteeda badan Maamul Goboleedyada, SIyaasada iyo hiigsiga sanada 2020, Taas ayaa ka amrin habaabineysa howlihii asalka u ahaa in dalkaan Xasilooni lagu soo dabaalo” Waxaa sidaa VOA u sheegay Xildhibaanka. Waxa uu sheegay in mudadii uu fadhiyay Wasaarada Difaaca la isla qaatay inaan lakala joojin Dagaalka Shabaab, lala hadlo inta wadahadalka ogol, wixii ka soo harana rasaas lagu maquuniyo. Xildhibaan C/rashiid C/llaahi Maxamed, oo ahaa ninkii Muqdihso keenay Sanadii hore Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, ayaa dhinaca kale ka hadlay dooda dowladda ay gelisay musharaxnimada Rooboow. Dowladda, ayuu ku dhaliilay iney Rooboow uga baxday balamo ay wada galeen, taasoo qeyb ka eheyd inuu isu sharixi karo doorashada Baydhabo ka dhaceysa 17-ka Bisha danbe ee November. C/rashiid Cabdullahi Maxamed oo ahaa shaqsigii bilaabay wada hadalka dhexmaray dowladda federaalka iyo Sheekh Muqtaar Roobow ayaa wuxuu sheegay qaabkii loo balamay in badan oo ka mid ah in dowladda dhankeeda uusan ka fulin. Wuxuu sheegay qodobada la isku afgartay ee dhanka dowladda uu ka fuli waayay inay ka mid aheyd in si wadajir ah oo dalka iyo dadka dano ah lagu wada hawlgalo, balse arrintaasi iyo kuwa kaleba ay dowladda ka baxday. “Muqtaar Shabaab mar hore ayuu ka baxay, warkiisana wuu cadeeyay, dagaallo lala galay Shabaab wiilkiisa C/laahi ayaa kaga dhintay, marin habaabin ayaan u aragnaa in Muqtaar markale lagu tiriyo Shabaab, dano siyaasadeed ayaa laga leeyahay arrintan”. ayuu yiri wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya oo la hadlay VOA-da. Wuxuu sheegay intii uu wasiirka ka ahaa wasaaradda gaashaandhigga in lagu balamay Shabaab intooda ku haboon in wada hadal lala galo, inta kalena dagaal toos ah lagu qaado, balse dowladda ayuu tilmaamay inay arrimahaasi meel iska dhigtay oo ay ku mashquushay siyaasadda maamul goboleedyada iyo doorashooyinka 2020-ka. C/rashiid C/laahi ayaa tilmaamay ololaha doorashada Roobow inay soo bilaabatay mar hore dowladda hadii ay dooneysay inay wax saxdana goor hore laga rabay inay soo saarto warqada ay ku hor istaagtay, wuxuuna sheegay in dano siyaasadeed laga leeyahay is hor istaaga lagu sameeyay Roobow. Halkaan hoose ka dhageyso: https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/10/codka.mp3Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  22. Weerar ambush ah ayaa xalay lagu qaaday talis kamid ah ciidamada Somaliland ee fadhiya Tukaraq,sida ay sheegeen dadka degaankaasi. Weerarka ayaa waxaa ka dhashay dagaal socday in ka badan hal saac oo halkaasi ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo ciidamo degaanka u dhashay oo taageersan Puntland. Saraakiil ka tirsan ciidamada difaaca Puntland ee jiidda Tukaraq ayaa xaqiijiyay in weerarka lagu qaaday talis ay leeyihiin militariga Somaliland oo ka durugsan furinta hore. Saraakiisha ayaa intaas raaciyay in weerarka ay halkaasi ka fuliyeen ciidamo degaanka u dhashay oo Puntland taageersan islamarkaana Somaliland khasaare kala duwan loogu geystay. Ma jirto wax faahfaahin ah oo laga hayo khasaaraha kala gaaray labada dhinac,sidoo kalena Puntland iyo Somaliland midna weli kama hadlin. Hase yeeshe guddiga difaaca Puntland ayaa la filaya in ay maanta saxaafadda uga warbixiyan dagaalkii xalay iyo khasaaraha la dhashay. The post Dagaal xalay ka dhacay Tukaraq appeared first on Puntland Post.
  23. On Tuesday, Oct. 9 at 6:30 p.m., Patten Free Library in Bath will host Portland resident Abdi Nor Iftin for a book talk and signing of “Call Me American: A Memoir.” Source: Hiiraan Online
  24. Records indicate that the limousine company involved in a crash that killed 20 people in upstate New York is owned by a noted FBI informant. Source: Hiiraan Online
  25. A week after dissident journalist Jamal Khashoggi entered Saudi Arabia’s consulate in Istanbul for some routine paperwork, the mystery over his disappearance remains unresolved: Turkish officials allege he was killed in the compound; the Saudis say he left the building unharmed. Source: Hiiraan Online