-
Content Count
212,054 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
DP World has launched the first stage of its Berbera port expansion, designed to equip the Somaliland port for major vessels and transform it into one of Africa’s pre-eminent facilities in the breakaway region. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warbaahinta dalka India ayaa shaaca ka qaaday in dowladu ay mamnuucday in ciidamada ka howlgala Garoomada dalkeeda laga mamnuucay dhoola caddeynta badan. Wargeyska Indian Express ayaa qoray in markaasi si rasmi ah looga dhaqan galiyay Garoomada ay ka howlgalaan Ciidamada booliska si looga feejignaada dhibaato amni daro oo ka dhalata furfurnaanta xad dhaafka ah. Waxa uu qoray in mamnuucidan ay tahay mid la xiriirta walaac laga qabo in farxadda badan ay horseedi karto habacsanaan dhinaca sugidda ammaanka ah iyo halis ku saabsan weerarro argagixiso. Ciidamada ayaa lagu wargaliyay inay iska ilaawan wada qosolka iyo inay la dhoola cadeeyan dadka Garoomada u jooga Safarada. Saraakiisha Hay’adda Booliska India oo u waramaayay warbaahinta Indian Express ayaa sheegay in ujeedka ka danbeysa mamnuucida uu yahay iney doonayaan in shaqaalahooda ay si weyn u feejignaadaan intii ay farxad iyo saaxiibtinnimo ka muuqan lahayd. Waxa ay sheegen in nidaamka shaqo ay kamid noqotay in ciidamada ay xaddidaan wakhtiyada ay waji furnaanta leeyihiin. Sidoo kale, agaasimaha hay’adda amniga garoomada India Rajesh Ranjan ayaa sheegay in xitaa weerarkii mareykanka laga geystay 11-kii bishii Siteembar ee sannadkii 2001-dii ay sabab u ahad waji furnaanta xad dhaafka ah ee loo muujiyay rakaabka diyaaradaha. Wuxuu ku nuux-nuuxsaday in furfurnaanta badan iyo sheekeysiga ay garoomada diyaaradaha galinayaan khatar uga imaata weerarrada argagixiso. Si kastaba ha ahaatee, India ayaa kamid ah dowladaha xooga saara arrimaha amniga waxaana xusid mudan inaan lagu tirin wadamada ay ka jiraan qalalaasaha amni. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Garoowe (Caasimada Online) – Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta sameystay afhayeen cusub, oo si rasmi ah ugu hadli doono afkooda, waxaana laga dhigay dhigay siyaasi reer Muqdisho oo caan ah. Warqad kasoo baxday madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ahna guddoomiyaha golaha madax goboleedyada Cabdi Weli Gaas ayaa xilka afhayeenka madax goboleedyada loogu magacaabay Cabdullaahi Sheekh Xasan. Gaas ayaa sheegay in hadda iyo wixii ka dambeeya Cabdullaahi Sheekh Xasan uu si rasmi ah ugu hadli doono afka golaha, isaga oo ka shaqeyn danta dowlad goboleedyada. Cabdullaahi Sheekh Xasan oo hadda ah wasiir ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ayaa ah siyaasi aad looga yaqaan Muqdisho, wuxuuna kasoo jeeda Beesha Daa’uudl/Wacbuudhan/Abgaal. Waxa uu horey usoo noqday afhayeenka golaha siyaasadeed ee beelaha Mogadishu Clan. Tallaabada xilkan loogu magacaabay ayaa loo arki karaa mid saameyn looga raadinayo dadka Muqdisho, maadaama golaha madax goboleedyada uusan ku jirin guddoomiyaha gobolka Banaadir. Hoos ka aqri warqadda kasoo baxday Gaas.
-
Saakow (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee maanta fagaare ku yaalla degmada Saakoow ee gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku toogteen shan nin oo ay ku eedeeyeen basaasnimo. Qoraal kasoo baxay Shabaabka oo ay baahiyeen warbaahintooda, ayaa lagu sheegay in shanta nin ee la toogtay ay “u shaqeynayeen sirdoonnada dowladda Kenya iyo dowladda federaalka Soomaaliya.” Al-Shabaab waxay sheegtay in dhammaan ragga maanta lagu dilay degmada Saakoow ay qirteen dambiyada lagusoo eedeeyay ee ah in ay ubasaasayeen dhinacyo shisheeye. Ma jirto cid xaqiijin karta sheegashadan. Hoos ka aqri magacyada shanta nin ee la toogtay 1-Cabdi Raxmaan Xuseen Max’med 2-Haaruun Cabdi Raxmaan Cumar 3-Caliyoow Jiinoow Nuur 4-Max’med Yuunus Mad Keer 5-Cabdi Shakuur Xasan Xuseen. Maalin ka hor ayay aheyd markii sidaan oo kale kooxda Al-Shabaab ay magaalada Jilib ugu dishay illaa 5 ruux oo ay ku eedeysay in ay ubasaasayeen sirdoonnada dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska. Caasimada Online Xafiiska Kismaayo Caasimad@live.com
-
Muqdisho (PP) ─ Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Somalia ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Xunbaha golaha wasiirrada ayaa falanqayn kadib waxa ay isku raaceen in xasuus qaran loo sameeyo dadkii ku dhintay weerarkaas arxan darrada ahaa, iyo in la caawiyo dadkii ku dhaawacmay, eheladii dadkii wax ku noqday iyo dadkii ku hanti beelay. Kulankaan oo uu guddoomiyay ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) ayaa sidoo kale looga dooday in maalinta 14-0ctober loo aqoonsado maalin qaran oo lagu xasuusto dhammaan dadka ku dhibaatoobay qaraxyada kala duwan ee kooxaha argagaxisada ah ay dalka ka gaysteen. Weerarkii 14-kii Oktoobar 2017-kii ee sannadkii hore ka dhacay Isoyska Zope ee Muqdisho, ayaa waxaa ku naf-waayay in ka badan 500-qof, iydoo ay sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan oo qaarkood weli aan ka bogsan dhaawacyadii soo gaaray. Ugu dambeyn, Inkastoo aysan jirin cid sheegatay mas’uuuliyadda weerarkaas ayaa waxaa haddana ay dowladda dhexe ee Somalia waxay ku eedeysay ururka Al-shabaab oo dagaal kula jira, inkastoo kooxdu ay iska fogeysay eedeyntaas. PUNTLAND POST The post Xus Qaran oo loo Sameynayo Shacabkii lagu Laayay Weerarkii 14-kii Oktoobar ee 2017-kii appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (PP) ─ Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka si loo soo nooleeyo bilicda dalka iyo haybadda qarannimo. Wasiiru dawlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Maxamuud Xaamud oo ka war bixiyay qodobadii shirka looga hadlay ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed ay ku hawlanyihiin bixinta qayb kamid ah hantidooda si ay uga qayb qaataan fulinta dhammaaan qorshayaasha lagu xusay Barnaamijka is-xilqaan, loogana maarmo kaalmo shisheeye. Wasiir Xaamud ayaa sheegay in gacanta lagu hayo laba milyan oo dollar oo ay bixiyeen mawaadiniin Soomaaliyeed, laguna billaabayo dhismaha Madxafka oo todobaadka soo socda dhismihiisa uu dhagax dhigayo madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) . Ugu dambeyn, Dowladda Somalia oo dar-dar-gelinaysa soo-kabashada dawladnimada, adkaynta midnimada iyo kou u qaadidda karaamada ummadda Soomaaliyeed ayaa Barnaamijka Is-xilqaan ugu tala gashay in lagu dhiso dhammaan xarumaha danta guud iyada oo la adeegsanayo hantida, waqtiga iyo quwadda ummadda Soomaaliyeed. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo Malaayiin Doollar ku bixinaysa Fulinta Barnaamijka Is-xilqaan appeared first on Puntland Post.
-
NEW YORK (Caasimada Online) — “On this International Day of the Girl, let us recommit to supporting every girl to develop her skills, enter the workforce on equal terms and reach her full potential.” — UN Secretary-General António Guterres Since 2012, 11 October has been marked as the International Day of the Girl. The day aims to highlight and address the needs and challenges girls face, while promoting girls’ empowerment and the fulfillment of their human rights. 2018 theme: With Her: A Skilled GirlForce Today’s generation of girls are preparing to enter a world of work that is being transformed by innovation and automation. Educated and skilled workers are in great demand, but roughly a quarter of young people – most of them female – are currently neither employed or in education or training. Of the 1 billion young people – including 600 million adolescent girls – that will enter the workforce in the next decade, more than 90% of those living in developing countries will work in the informal sector, where low or no pay, abuse and exploitation are common. On 11 October, International Day of the Girl, we are working alongside all girls to expand existing learning opportunities, chart new pathways and calling on the global community to rethink how to prepare them for a successful transition into the world of work. Under the theme, With Her: A Skilled GirlForce, International Day of the Girl will mark the beginning of a year-long effort to bring together partners and stakeholders to advocate for, and draw attention and investments to, the most pressing needs and opportunities for girls to attain skills for employ-ability. Sources: UN
-
Washington (Caasimaa Online) – Koox senataro Mareykan ah ayaa ku cadaadinaya madaxweyne Donald Trump inuu baaritaan ku sameeyo maqnaanshaha suxufiga Sacuudiga, taasi oo hogaamin karta cunaqabateyn la saaro saraakiisha iyo hay’adaha Sacuudiga. Warqad ay madaxweyne Trump u direen arbacadii, ayaa senatarada waxa ay adeegsadeen xeerka Global Magnitsky Act ee la sameeyey sanaddii 2016, ayaga oo ku baaqay baaritaanka kiiska Jamal Khashoggi, oo aan la arag tan iyo markii uu galay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul, toddobaadkii tegay. “Maqnaanshaha suxufiga Sacuudiga ee wax ku qori jiray Washington Post, Jamal Khashoggi, waxa ay muujineysaa inuu dhibbane u yahay xudugudb weyn oo ka dhan ah xeerarka caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha” ayaa lagu yiri warqadda. “Waxaan fileynaa in marka aad go’aan gaareyso inaad maskaxda ku hayn doonto akhbaar kasta oo arrintan la xiriirta, ayna ku jiraan saraakiisha ugu sarerysa dowladda Sacuudiga” Madaxweynaha ayaa laga filayaa inuu senatka ugu soo jawaabo muddo 120 maalmood gudahood ah, isaga oo gaari doona go’aan la xiriira in lasoo rogo cunaqabateyn iyo in kale. Aqalka cad ayaa sheegay arbacadii in xubno sare oo ka mid ah maamulka ay dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salman kala hadleen maqnaanshaha Jamal Khashoggi, kaasi oo saraakiisha Turkiga ay aaminsan yihiin in lagu dhex-dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul, toddobaadkii tegay. Madaxweyne Trump ayaa sidoo kale sheegay inuu la hadlay madaxda ugu sarreysa Sacuudiga, isaga oo yiri “Ma aqbali karno in weriyayaasha lagu sameeyo sidan. Cidna in sidan la yeelo ma ogolaan doonno”
-
MOGADISHU (Caasimada Online)—Somali spy agency says its forces have arrested two men involved in fake US dollars manufacturing factory Mogadishu capital. The agency says a factory making fake US dollars was seized and two people with fake US notes were arrested by the security units at the city’s Aden Adde International airport. The Agency’s Twitter feed said it has started to investigate after seeing a series of counterfeit US dollars being used at several businesses in capital of Mogadishu. Somali lawmakers and other government officials were reportedly involved in the factory making fake dollars, according to spy agency’s Twitter feed. “We will arrest whoever involved in the illegal factory. We have reports that some lawmakers and other officials are involved”, the agency said. The security forces took two detainees into stations for further interrogations Somalia has remained in the grip of on-again, off-again violence since the outbreak of civil war in 1991. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
-
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Xunbaha golaha wasiirrada ayaa falanqayn kadib waxa ay isku raaceen in xasuus qaran loo sameeyo dadkii ku dhintay weerarkaas arxan darrada ahaa, iyo in la caawiyo dadkii ku dhaawacmay, eheladii dadkii wax ku noqday iyo dadkii ku hanti beelay. Kulankaan oo uu guddoomiyay ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) ayaa sidoo kale looga dooday in maalinta 14-0ctober loo aqoonsado maalin qaran oo lagu xasuusto dhammaan dadka ku dhibaatoobay qaraxyada kala duwan ee kooxaha argagaxisada ah ay dalka ka gaysteen. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Dhowaan waxaa warbaahinta iyo baraha bulshada aad u hadal hayeen xil ka xayuubintii taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya (NISA), Cabdalla Cabdalla, oo bishii September wareegto Madaxweyne xilka looga qaaday. Taliye xigeenkii hore ee NISA oo la waydiiyey Su’aal ku saabsan darajadii uu dhawaan ka xayuubiyey Madaxweyne Farmaajo ayaa arrintaas ku tilmaamay inay tahay Sharci darro baalmarsan Dastuurka Dalka u yaal. Wuxuu sheegay inuusan Madaxweynaha awood u laheyn inuu darajada ka qaado isagoo arrintaas daliil uga dhigtay Qodobka 90-aad ee Dastuurka dalka u yaal kaasoo uu dalka ku hagayo Madaxweynaha la doortay ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Cabdalla Cabdalla ayaa ka dhawaajiyey in Hantida iyo Darajada ay yihiin waxyaabo uu shakhsiga si gaar ah u leeyahay isla markaasna aan qofka laga qaadi karin ilaa uu kasoo baxo go’aan Maxkamadeed oo ku saleysan fal dambiyeed qofka lagu soo caddeeyey. Wuxuu sheegay inay markaas maxkamadda awood u leedahay inay qofka Hantidiisa iyo Darajadiisa ka qaadato balse wuxuu sheegay inaan hab raacaas loo marin darajadii laga qaaday dhawaan. Mar la waydiyey Cabdalla Cabdalla in darajadii laga qaaday ay sabab u aheyd eedeyntii ku aadaneyd inuu banaanka u bixiyey sirta iyo xogaha Hey’adda Nabadsugidda ayuu sheegay inaysan jirin cid isaga soo dacweysay. Taas badalkeeda wuxuu sheegay inuu isaga wax dacweeyey isla markaasna uu Taliyaha iyo Taliye xigeenlka Nabadsugidda kusoo oogay dacwad ku saabsaneyd inay xiriir toos ah la leeyihiin Ururka Al-Shabaab xiriirkaasna uu socday muddo badan. Wuxuu tilmaamay in isagoo sugayo in dacwadda uu gudbiyey la qaado isla markaasna labadaas Mas’uul lasoo taago maxkamad isaga laga qaaday darajadii uu u hayey Qaranka sida uu hadalka u dhigay. Cabdalla Cabdalla ayaa hadda ku sugan Dalka Debadisa, waxaana laga qaaday Baasaboorka Service-ka uu watay markii uu Garoonka ka duulayey, wuxuuna markii dambe safarkiisa kusii watay Baasaboor Jabuutiyaan ah. Dhageyso Cabdalla Cabdalla oo wareysi siiyey VOA https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/10/cabdalla-1.mp3Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
MOGADISHU (Caasimada Online) —Two people have been injured in grenade bomb explosion, amid presidential election campaign kicked off in Baidoa town, some 250km southwest of Somali capital Mogadishu. The explosion went off when unknown gunmen hurled grenade bombs into house inhibited by Murayo, who is Chairman of Women’s Association in Somalia’s Bay region. Murayo was unharmed, according to police officer, Hussein Mohamed. Mohamed says the attackers fled from the crime scene uncaught. The victims were taken into hospital for medical treatment. It is unclear who carried out the bomb attack last night in Baidoa town. The overall security of the town was beefed up, amid regional presidential election was scheduled to hold 17th November in 2018. The presidential election campaign kicked off in the town as presidential candidates started to have talks with South-West regional lawmakers for their candidacies. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
-
Gaalkacyo (Caasimadda Online) – Soomaaliya ayaa waxaa mar kale ka dhacay Qiso kale oo dareen kala duwan ku dhex reebtay Bulshada Soomaaliyeed. Nin Soomaali ah ayaa wuxuu dilay Nin meher xaday Hooydiis oo Garoob aheyd, iyadoo arrintaas ay kasoo baxayaan warar kala duwan. Taliska Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay dil ka dhacay degaanka laanbaar oo ku dhaw Dagaari ee Gobolka Mudug. Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska gobolka Mudug ee Galmudug Maxamuud Cilmi Gulaafe waxaa uu sheegay in ay waddaan baaritaano dilkaasi,islamarkaana ilaa iyo hadda aysan shaacin karin waxyaabaha keenay dilka. Waxaa uu sheegay in Ciidanka Booliska ay wali waddaan baaritaano ayna taageen goobta uu dilku ka dhacay. Qaar ka mid ah dadka kunool gobolka Mudug ayaa warbaahinta u sheegay in dilka uu yimid kadib markii nin dhalinyaro ah uu dilay adeerkiis oo meher xaday hooyadiis. Cabdi Dhoore oo ah ninka la dilay oo ay wada socdaan Marwadiisa ayaa u casuumaad tagay guriga wiilka adeerka uu u yahay, kadib markii ay casheeyeen ayaa waxaa dhacday wiilkii oo careysan inuu halkaasi ku dilay Adeerkii Masaafada la aaday Hooyadiis. Qisadaan ayaa imaaneyso kadib Bil dhacdadii Murugada laheyd ee ka dhacday Magaalada Muqdisho markaas oo heyb sooc guur loo dilay Nin adeer u ahaa Wiil guursaday Gabar qoyskeeda ay u diideyn. Soomaaliya ayaa waxaa kusoo badanayo dilalka ku saleysan qoyska iyo muranada, waxayna arrintaan cabsi weyn ku keentay dadka Soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Nairobi (Caasimada Online) —Two people have been killed in bomb-and-gun-attack by by Al Shabaab militants near Kenyan border along Somalia. The took place in Lafey area of Mandera town, after Al-Shabaab attackers hurled grenade bombs into Arabia Boys Secondary School, leaving two teachers dead. Kenyan police says the group’s militants had overpowered the four Kenya Police Reservists manning the school’s gate. No police soldier was killed or injured in the attack, apart from the deaths of two teachers. It is unclear why the school was targeted. Kenyan police and security soldiers launched a hunt for the attackers as reinforcement was being marshaled. Mandera County Commissioner Olaka Kutswa, said dozens of Kenyan military forces had been deployed to the nearby of the school. Kenya’s northeast region has suffered terror attacks over the years, stifling development in the border county. In May, Al Shabaab killed four at a quarry in Shimbir Fatuma, a remote location in Mandera town bordering Somalia. In August, two people were killed by militia at Mandera South Sub County, an incident that prompted the area MP Adan Kullow to call an urgent meeting with local security leaders and elders. Caasimada Online Nairobi News Desk Caasimada@live.com
-
MOGADISHU (Caasimada Online) — The AU Special Representative for Somalia and Head of AMISOM, Ambassador Francisco Caetano Madeira, Wednesday toured Jazeera II Camp in Mogadishu, to assess the progress made in the relocation and resettlement of military and police contingents, who vacated the Mogadishu International Stadium last August. The contingents, which were previously hosted at the sports facility, relocated to Jazeera II Camp, pave way for the rehabilitation of the stadium, which had been occupied by AU troops since 2011, when they pushed out al-Qaeda affiliated terror group Al-Shabaab out of the capital city of Mogadishu. While applauding the troops for the swift relocation, Ambassador Madeira who inspected new accommodation and kitchen facilities, noted the self-sacrifice and resilience demonstrated by the troops, who had to move to partially built accommodation at Jazeera II Camp, to free-up the stadium for reconstruction. The 60-thousand capacity stadium, Somalia’s biggest, will open its doors to sporting activities once its refurbishment is complete. “We know that they have accepted to make the required sacrifice so that we could beat the timetable in order for us to transition the stadium from the control of AMISOM to the control of the Somali security forces,” Amb. Madeira noted. The transfer of the management of the stadium to the Federal Government took place on 28th August, after an inspection tour of the facility by President Mohamed Abdullahi Mohamed ‘Farmajo’. A formal handover of the stadium’s assets to the Federal Government is expected to take place soon. “I want to thank the contractors and UNSOS for having understood the urgency of relocating us to this place (Jazeera II Camp) and putting in place the required equipment for our soldiers to live in acceptable conditions,” Madeira observed. He was flanked by the Deputy Force Commander in charge of Operations and Plans Maj. Gen. Charles Tai Gituai and AMISOM Deputy Police Commissioner Ms. Christine Alalo. PRESS RELEASE
-
MOGADISHU (Caasimada Online)- A daylong meeting of the Federal Government of Somalia, the AU Mission in Somalia (AMISOM), the UN and other key stakeholders, was convened on Wednesday, to review progress made in the security sector, under the Comprehensive Approach to Security (CAS). The CAS Strand 1 meeting, co-chaired by the Federal Minister of Defence Mr. Hassan Ali Mohamed and the AU Special Representative for Somalia Ambassador Francisco Caetano Madeira assessed progress made in the implementation of the Comprehensive Approach to Security, a component of the Security Pact, signed in London in May 2017, and which seeks a holistic approach to addressing the Somalia’s security challenges. “Technical work has been going on and we are happy to hold this meeting, to update you on the progress made and discuss the implementation of the tasks before us,” said the Defence Minister Hassan Ali Mohamed in his opening remarks. “Currently we are conducting disruption operations in the Lower Shabelle, Middle Shabelle and Hiiraan, which were planned with the support of AMISOM, designed to keep the Al-Shabaab off balance,” the minister told the meeting. CAS is hinged on three key strands notably political agreements and links between the Federal Government and Federal Members states; which among others, includes the agreement on the National Security Architecture; countering violent extremism and integration of the national army. It is also pegged on the security of the 2020 elections; and reformed security institutions. “Today we are better informed on what the theatre of our operations look like and what each one of us needs to do,” Ambassador Madeira stated, adding that AMISOM troops would “continue to deliver”, with the Mission remains “fully committed” to implementing its mandate and the Transition Plan. The AU troops have been engaged in protecting the Main Supply Routes (MSRs), key installations and key population centres; as well as intensifying military operations in Jubbaland, the South West and HirShabelle states; and the Benadir Regional Administration, Ambassador Madeira stated. In addition to reviewing progress made in the security front, the meeting also reviewed AMISOM’s Operational Readiness Assessment (ORA), among others. ORA, one of the tasks accomplished by AMISOM as set out in its plans last year, audited the state of the Somali security forces both at the federal and regional state levels. Ambassador Madeira called for a cautious approach to the implementation of the Transition Plan, noting that building requisite capacity of the Somali security forces remains critical to the whole process. “It is therefore important that the force generation of the Somali security forces that are going to take over from us, remains predictable and visible,” he said. PRESS RELEASE
-
MOGADISHU (Caasimada Online)–A new report by a panel of experts from the UN Sanctions Committee seen by Al Jazeera reveals that the United Arab Emirates (UAE) has continued to violate arms embargo imposed on Somalia. The report, yet to be released, notes that the UAE has carried on with the construction of a military base in Berbera in Somalia’s Somaliland region, including the transfer of military equipment despite international resolutions against these arms shipments. The UAE began construction of the base last year, under an agreement with officials in Somaliland, a northern region of Somalia that self-declared independence from the latter in 1991 following a civil war. The UAE is investing in developing a port, which is strategically located close to Yemen, where UAE troops have been fighting as part of an alliance with Saudi Arabia against Houthi rebels since 2015. Somalia has previously urged the UN Security Council to take action against the construction of the UAE base in Somaliland. The report also noted that the panel of UN experts did not receive a response from authorities in Somaliland when they were asked to comply with the embargo in place. When the panel asked the UAE to present them with more details of the construction of the base, the response was: “The UAE concluded all agreements with the Somali regions based on constitutional powers granted to the heads of those regions to achieve security, stability and prosperity for the Republic of Somalia and its people.” In September 2017, maritime police in the Somali state of Puntland intercepted a ship heading from Yemen to Somalia and seized weapons found on board, the international team of experts said. In a review by the panel on some of the Chinese weapons found in the vessel, Beijing said no Chinese company had violated the sanctions, without providing further clarification. Serbian authorities, when reviewing the number of machine guns seized onboard the ship, said that they had sold 1,000 submachine guns to the UAE in 2016, with the UAE armed forces as the final user of those weapons. The panel said it had not received any response from the UAE when asked to clarify why weapons were on board the seized ship. UAE Ambassador to the UN Lana Nusseibeh said she could not comment because the report had not yet been published. “That being said, the UAE is fully aware of all Security Council resolutions and is in full compliance with the sanctions imposed,” Nusseibeh told Reuters news agency. “We also reaffirm our continued cooperation with the Monitoring Group throughout its mandate.” The Security Council imposed an arms embargo on Somalia in 1992 to cut a flow of arms to feuding armed groups who overthrew President Mohamed Siad Barre and plunged the country into war. SOURCE: AL JAZEERA
-
Wejiga labaad ee shirka madasha guddiyada Dastuurka heer Federaal iyo heer dowlad goboleed oo mudda saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa maanta la soo geba-gabeeyay. Madasha guddiyada Dastuurka Soomaaliya ayaa shirkan muddadii uu socday uga doodayay dib u-eegista iyo turxaan-bixinta 5-ta cutub ee ugu horreeya Dastuurka Soomaaliya. Guddiyada Dastuurka madashu kulmisay ee heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa isku’raacay in si dhakhso ah loo bilaabo wax ka beddelka iyo dib u-eegista 5-ta cutub ee looga dooday shirkan,islamarkaana dhinacyadu ay wada-tashi ula noqdaan degaannada ay ka kala yimaadeen. Sidoo kale war-murtiyeed ka soo baxay madasha ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka loogu baaqay in ay heshiis deg deg ah ka gaaran qodobka 54 aad ee Dastuurka dalka oo la xiriira awood-qeybsiga,si looga hortago dib u dhac ku yimaada dhammaystirka cutubyada dib u eegista u baahan. PUNTLAND POST The post Madasha Dastuurka oo baaq deg deg ah u dirtay xukuumadda Federaalka iyo dowlad goboleedyada appeared first on Puntland Post.
-
Boosaaso (Caasimada Online) – Warbixin uu daabacay machadka daarsaadda amniga ee Hiraal Institute ayaa shaaca ka qaadday beesha taageerta oo ay ku tiirsan tahay kooxda Daacish ee deegaanada Puntland. Warbixinta ayaa tiri, Sida inta badan dhacda, koox walba oo siyaasadeed kana jirta Soomaaliya. nasiibka DAACISH waxa uu ku tiirsanaan doonaa qaab dhaqankooda, xiriirka ay la leeyihiin qabaa’ilka iyo qabiilada ku nool dhulka ay ka hawl galayaan. Hoggaamiyaha Daacish, Sheekh Cabdul Qaadir Muumin waxa uu ka soo jeedaa Cali Saleebaan, oo ah jufo hoosaad Majeerteen ah, oo iyaduba ah jifo hoose oo Daarood ah. Cali Saleebaan waxa ay ku badan yihiin Gobolka Bari ee Puntland, mana ah wax lala yaabo in halkaas uu saldhigtay Muumin. Markii hore waxa uu joogay Galbeedka fog iyo buuraha Golis, laakiin November 2015, xubnaha Al-Shabaab ee Waqooyi Bari ee daacadda u ahaa Al-Qaacida wey ka goosteen taas oo keentay in taageereyaashiisa ay soo aadaan Isku Shuban oo ah dhul aan Bacrimis fiican lahayn, balse soo dhaweyn wacan kana tirsan Bari. Saraakiisha ammaanka ee Puntland oo ka hadlay arrintan bishii Maajo 2018, waxa ay sheegeen in ay guluf ka dhan ah isaga ay qorsheeyeen, balse gebi’ahaanba Cali Saleebaanka uu ka dhashay Muumin ay taageereen DAACISH iyo Muumin. Garsoore sare oo Puntland ah ayaa isna hadlay bishii Maajo 2018, wuxuuna sheegay in boqolkiiba 70 dadka beesha Cali Saleebaan ay garab istaageen DAACISH. Kala bar dadkaas daacadnimada qabiilka ayaa ku sababtay halka kala barka kalena cabsi ay ka qabaan in la dilo. Dagaal yahanadda ay qortay DAACISH waxa ay u galeen lacag, awood iyo ka aargudasho qabaa’ilada kale, ama waxa ayba aaminsanaayeen boroobagaandada. Haddii la qiimeeyo awoodda DAACISH, Muumin waxa ay haysan karaa 300 oo dagaalyahanno (Gobolka Bari) gaar ahaan Qandala, Caluula iyo Iskushuban. Sidoo kale waxa ay taageereyaal ka haystaa degmooyinka kale ee Bari sida Boosaaso, Qardho iyo Bandar Bayla. Hase ahaatee, mas’uuliyiinta Puntland waxa ay aaminsan yihiin in Daacish ay kaliya ku sii jiri karto taageerada dadka deegaanka, rabitaanka dadka deegaanka ee ah in ay cunto ka iibiyaan, waardiyeeyaan ama xataa madaxdooda noqdaan. Marka ay taageeradaas dhammaato, kooxda wey dhiman doontaa. Caasimada Online Xafiiska Boosaaso Caasimada@live.com
-
Riyadh (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khaye, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sucuudiga ayaa la kulmay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mohammed bin Salman bin Abdulaziz. Kulanka oo ka dhacay qasriga Boqortooyada ayey ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo dhaxal-suge Mohammed bin Salman bin Abdulaziz uga wada hadleen danaha labada qaran. Ra’iisul wasaaraha XFS ayaa Boqortooyada uga mahadceliyay soo dhawaynta ballaaran ee loo sameeyay wafdiga uu hoggaaminayo iyo isgarab istaagga Sucuudiga ee shacabka iyo dawladda Soomaaliyeed. Dhaxal-sugaha Boqortooyada Mohammed bin Salman bin Abdulaziz ayaa dhankiisa bogaadiyay horumarka ay Soomaaliya ka gaartay maamul wanaagga, Siyaasadda, dhaqaaalaha iyo amniga, waxa uuna ballan qaaday in Sucuudigu ay sii wadayaan taageerrida dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa shalay qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasaddaa.
-
Hey’adda sirdoonka Soomaaliya(NISA) ayaa qoraal ay xalay soo saartay ku sheegtay inay qabteen shabakad ku guda jirtay fal-danbiyeedka lacag dhiqida iyo samaynta Dollar been abuur ah. Qoraal kooban oo bartooda lagu daabacay waxuu u qornaa: “Ciidamada amaanka garoonka Adan Cade ee Muqdisho, waxay gacanta ku dhigeen shabakad ka shaqaysa fal-danbiyeedka lacag dhiqida iyo samaynta Dollar been abuur ah, waxaana gacanta lagu hayaa laba kamid ah shabakadaas, kuwa kalana waa lagu dabajiraa”. Waxaa ay intaasi ku dareen “Waxaa hawlaha u sahlay, sida gudbinta garoonka, “”Mudane ka tirsan golaha shacabka”” Ee BF. Ugu dambeyntii, waxaa uu ku soo gabagabeeyeen “Galka baarista ee shabakadan waxaa loo gudbinayaa hay’adaha sharciga ee ku shaqada leh, si’ay uga qaadaan talaabada ku haboon”. Goobjoog News oo wax ka weydiisay arrinkan agaasimaga guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Adam Koofi waa uu ka gaabsaday isaga oo sheegay in amniga howshaasi u taalo, oo aaney howshoodu la xiriirin. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Soomaaliya waxa ay u socotaa heerkii ay dowladnimadeedu ku billaabatay oo ah hannanka xisbiyada badan, sidaas awgeed waxaa kadhismaya xisbiyo siyaasadeed oo hordhac u ah kaqaybgalka muwaadiniinta ee siyaasadda iyo hoggaanka dalka. Habka ay xisbiyadu siyaasaddu u dhismayaan iyo hirgelinta hannaanka xisbiyada badan waxa uu Baarlamaanku ka soo saaray xeerka dhismaha xisbiyada siyaasadda ee Xeer Lr: 19, summadiisu tahay1300/3/1/9/16, soona baxay 27-06-2016 Kaas oo maamulaya dhammaan wixii la xiriira sameynta xisbiyada siyaasadda, waxaana suuragal ah in xisbigii aan xeerkaas raacin ama kusoo baxa hab aan xeerkaas waafaqsanayn uusan xaq u yeelan doonin ka qaybqaadashada siyaasadda. Sida ku xusan qodobka 11aad ee xeerka dhismaha xisbiyada siyaasadda waxaa jira muwaadiniin aan kaqabgeli karin dhismaha xisbiyada siyaasadda isla markaana aan asaasayaal iyo xubno ka noqon Karin xisbi siyaasi ah, waxa kamid ah Ciidanka, Shaqaalaha maamulka wasaaradaha, Danjirayasha, Shaqaalaha maxkamadaha iyo Garsoorka, Hay’adaha gargaarka ee dowladda iyo guud ahaan shaqaalaha dowladda. Qodobka 11aad: XUBNAHA KA REEBAN KA MID NOQOSHADA XISBIYADA SIYAASADDA. 1-Ciidamada Qalabka Sida 2-Garsoorayaasha Maxkamadaha Dalka 3-Hawlwadeenada Safaaradaha (Diplomaasiyiinta) 4-Dhamaan Shaqaalaha dawladda waxaa ka reeban Inuu kamid noqdo saasayaasha ama xubin xisbi siyaasadeed, Inuu ka qeybqaato ololeynta ama dardargelinta hawlaha xisbi iyo kulammadiisa. Waxaa ka mamnuuc ah inuu muujiyo ujanjeerida xisbi siyaasadeed si oraah ama qoraal ah oo wax u dhimi karta dhexdhexaadnimadiisa. Xubnaha Baarlamaanka iyo laanta fulintu waa ay asaasi karaan xubnana waa ka noqon karaa xisbiyada siyaasadda, sidaasna waxaa u ogolaanaya dastuurka iyo xeerka xisbiyada siyaasadda. Haddaba waxa jira shaqaale kashaqeeya Hay’adaha dowladda sida Wasaaradaha, Maxkamadaha iyo Guddiyada madaxa bannaan oo laga yaabo in aanay fahamsanayn in xeerku kareebayo in ay xisbiyo siyaasadeed kamid noqdaan ama u ololeeyaan oo hadda isu diyaarinaya kamid noqoshada xisbiyada siyaasadda ama wada taageero iyo u ololeyn. UJEEDADA QORAALKA Muwaadiniinta ku xusan qodobka 11aad ee xeerka xisbiyada ee aan kaqaybgelin dhismaha iyo ololaha xisbiyada siyaasadda waxa u furan in ay shaqada dowladda katagaan haddii ay doonayaan in ay kaqaybgalaan dhismaha xisbiyada siyaasadda, balse suuragal ma aha in shaqaale dowladda u haya waajibaadka ku xusan qodobkaas uu haddana u ololeeyo kamid noqdo xisbi siyaasadeed oo mucaarad ku ah dowlada bixisa mushaarkiisa. Haddaba waxa saaran shaqaalaha dowladda ee wada dhismaha iyo olaha xisbiyada siyaasaddu in ay shaqda banneeyaan kahor inta aanay kamid noqon ama u ololeyn xisbi siyaasi ah W/Q. Axmed Ciise Guutaale Dersa Sharciga & Qaanuunka Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Xogo dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa gacan ku dhigista shaqsiyaad ka howlgalaayay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kuwaa oo dhaqaayay lacagaha dollarka ee been abuurka ah. Shaqsiyaadka lagu qabtay howshaani dhaqista lacagaha ayaa iminka ku jira gacanta Hay’adda Sirdoonka Somalia ee NISA, waxaana lasoo sheegayaa inay yihiin shabakad ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan DFS. Qoraal la soo dhigay Barta twitter Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in 2 ruux falkaas loo qabtay, balse xogo soo baxaaya ayaa sheegaya in shabakadaasi ay ku jiraan Xildhibaano ka tirsan BFS. Xogtu waxa ay intaa ku dareysaa in daawada lagu dhaqaayay lacagta Dollarka ay magaalada Muqdisho soo galin jireen ilaa Seddex Xildhibaan kuwaa oo qeyb ka ah Ganacsiga ugu badan ee ka socda magaalada Muqdisho. Shabakada ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah Saraakiil dhanka amaanka ah oo ka tirsan Garoonka Aadan Cadde kuwaa oo iyaguna sahli jiray kala gudbinta dhaqaalaha la farsameeyo. Illo wareedyo ka tirsan howlwadeenada Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayaa laga soo xigtay in kiiska dhaqida lacagaha Dollarka uu yahay mid maalmahaani ku socday xooli isla markaana la daabacaayay dhaqaale xoogan oo min guddo ilaa dibad u baxaayay. Waxa uu intaa raacinayaa Illo wareedka inay jiraan xubno kale oo lagu hayo baaritaan kuwaa oo ay qeyb ka yihiin mas’uuliyiin dhowr ah oo ku xirnaa shabakada isla markaana fashilka ka hor istaagi jiray shabakadda. Sidoo kale, NISA ayaa ku raad joogta xubno ka baxsaday goobta laga fuliyay howlgalka lacagaha iyo qalabka lagu sameynaayay lacagta lagu qabtay waxa uuna baaritaanku yahay mid saacadihii ugu danbeysay faraha la galaayay shaqsiyaad hor leh. Si kastaba ha ahaatee, Hay’adda NISA ayaa horay Degmada Waaberi ugu qabatay shabakad ku howlaneed dhaqista lacagaha Dollarka, hase yeeshee ku dhaqanka sharciga oo aad u hooseeya ay suuragashay in shabakadaasi lasii daayo.
-
Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle ayaa ka digay qalqal amni oo ay wajahday magaalo madaxda gobolka Hiiraan ee Baladweyne. Xildhibaan Cali Cismaan ayaa daba socda hadalkiisa kadib markii saraakiil NISA ah lagu xirey B/weyne, dhowaanna dib loo sii daayey. Taliyihii nabad sugidda gobolka Hiiraan Aweys Maxamed Cali ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla magaalada Baladweyne oo dhowr cisho uu ku xirnaa. Amarka lagu xiray taliyahani waxaa bixiyay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Axmed Yuusuf Hagar Dabageed oo bishii la soo dhaafay dhammaadkeedii loo magacaabay gobolkaasi. Taliyaha ayaa la sii daayay isagoo wax maxkamad ah la marsiin ama la caddeeynin sababta keentay xarigiisa. Xildhibaan Cali Ciileey oo kamid ah baarlamaanka Hirshabeelle ayaa u sheegay Goobjoog in xarriga sarkaalkaasi uu yahay mid baalmarsan sharuucda dalka, kan dowlad goboleedka iyo nidaamka dowladeed. Wuxuu ka digay in khilaafyada siyaasadeed oo suntan qabiilka oo waayadii dambe ka taagnaa magaalada Baladweyne in ay sii socdaan, isagoo tixaabay in arrintaas ay caqabado waa weyn oo laga soo gudbay dalka dib ugu celin karayso. Madaxweyne Waare iyo xukuumaddiisa Hirshabeelle ayuu faray in si degdeg ah ay wax uga qabato dhibaatadaasi magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka aloosan. Goobjoog News Source: goobjoog.com