Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,144
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The announcement by Somalia’s Federal Member States in September that they’ve suspended cooperation with the Federal Government of Somalia has thrown the country into internal crisis. Amid numerous complaints, the member states are unhappy with resource and power allocation within Somalia’s federal structure. They also accuse President Mohamed Abdullahi Mohamed’s administration in Mogadishu of a lack of cooperation, and even outright interference in their local affairs. Source: Hiiraan Online
  2. MOGADISHU (Caasimada Online)— Somalia’s breakaway Somaliland region has been accused of blocking the entry of crucial medical supplies to help dozens of people injured in deadly clan fighting. The medical aid is one of the latest humanitarian responses by the Somali government to help 120 others were injured in the fighting in Dumay area, in north of Somalia’s Sool region. Ocean Airline which was carrying large quantities of medicines and a variety of medical equipment returned back to Somali capital after Somaliland authorities allegedly blocked it to land at Las-Anod airport. The medical supplies were aimed to strengthen the capacity of Sool hospitals in providing healthcare to the dozens of injured civilians, according to sources, who asked to be anonymous. Somaliland is also accused of fueling the clash fighting the region. “It is unfortunate that other clan militias equipped and paid by Somaliland have sided with the two fighting clans”, said, Abdullahi Ali Hirsi, interior minister of Puntland. Somaliland broke away from Somalia in 1991 and operates as an independent state but has not won international recognition. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  3. Dallada Bulshada Rayidkaa Puntland ee PUNSAA ayaa baaq nabeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee gobolka Sool. War-saxaafadeed ay soo saartay PUNSAA ayaa loogu baaqay beelaha walaalaha ee ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee gobolka Sool in ay ku joojiyaan colaada si shuruud la’aan ah iyo in khilaafka jira lagu xaliyo wadahadal. Sidoo kale PUNSAA ayaa ka codsatay hoggaamiyaasha, odoyaasha dhaqanka, wax-garadka, culumaa’udiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay in ay kaalin weyn ka qaataan sidii loo joojin lahaa dagaalka iyo dhiiga daadanaya ee dadka walaalaha ah. Hoos ka akhriso war-saxaafrdeedka PUNTLAND POST The post PUNSAA oo baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaalamaya gobolka Sool appeared first on Puntland Post.
  4. Madaxweyanaha 9-aad ee jamhuuriyda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo marka laga tago soyaalkiisa arrimaha siyaasadda dalka waxa uu ahaan jiray taageere,ciyaartooy iyo garsoore kubbadda cagta inkastoo uusan kasoo muuqan tartamadda maxliga ee gudaha. Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo 08-February 2017 loo doortay jagada xilka madaxweyne ee Soomaliya ayaa xilka kala wareegay Xasan Sheiikh Maxamuud doorasho ka dhacday madaalada Muqdisho Madxweyne Farmaajo inta uu Ra’iisul wasaare ka noqonin Soomaaliya sanadii 2010 waxa uu shahaada xirafada kubbadda cagta ee garsoorka ka qaatay jamaacada ku taala washington Dc,isagoo sanadkii 2012 dhex- dhexaadiye ka ahaa tartamo kala duwan oo kubbadda cagta ah oo ay qaban qaabin jireyn jaalayadaha Soomaliyeed ee ku dhaqan dalka Mareykanka. “Waxa aan ku ciyaari jiray xarunta Jerneraal Kaahiye ama (Iskuul baluusiya) ilaa markii aan ka qalin jibinayay iskuulka sare waxa aan ciyaari jiray kubbadda cagta, anigoo daawan jiray xirfada kooxda barismaadka ee Fiat iyo macalin Giftin, waxyaabaha i jeclisay ciyaaraha waxaa qeyb ka ah Macalin Cabdi Casiis giftn iyo sidii ay kooxdiisa Fiat basaaska gaaban u ciyaari jireyn iyo isku xirkoodii wanaagsanaa”sidaas waxaa yiri madaxweyne Farmaajo Mudane Farmaajo oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri “Intii aan yaraa ciyaartooydii aan ugu jeclaaa ee dalka ka ciyaari jirtay waxaa ka mid ahaa Bin Shaakir, Cafiif,Girilli,Ismaaciil Ducaale,Maxamed Ismaaciil,Mukhtaar Cuti iyo xidigo kale oo aad saraysay xirfadooda”. Madaxweyne Farmaajo ayaa bishii May 2017 waraysi uu siiyay wargeyska Sharq-Alawsat ee kasoo baxa Magaalada Londan ee dalka Egland ayaa ka hadlay 10-kii maamaalin uu joogay xafiiska madaxtooyda Villa Soomaaliya Su’aalihii la waydiiyay waxaa qeyb ka aheyd- Waqtigaaga sideed ugu qeybisaa qoyskaaga iyo shaqadaada madaxweynenimo? Mise leedahay waxyaabo aad ka hesho oo aad sameyso? “Waqtiga ugu badan shaqada xafiiska ayaan ku qaataa xilligaan, carruurteydana wali Mareykanka ayey joogaan.Markaan runta kuu sheego shaqada madaxtinimo ee Soomaaliya kuuma ogolaaneyso wax kale inaad sameyso, haddey noqon lahayd nolosha qoyska ama mid kalaba.Wax aqriska waa jeclaa, ciyaarahana inta aanan madaxweynaha noqon Realmadrid ayaan taageeri jiray oo aan ciyaarahooda daawan jiray laakiin hadda waxaas waa dhamaadeen” Dhammaadka bishii July sanadkan Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo aqalka madaxtooyda dalka ku qaabilay xiddigaha 17-jirada Soomaaliya ee kaalinta 2-aad ka galay tartankii bariga iyo bartimihii Afrika 2018 ee ka dhacay wadanka Burundi ayaa sheegay iin ciyaartooydan ay dadka soo xasuusiyeen waayadii hore iyo sida loogu faani jiray Soomaalinimada Halkan ka daawo warbixin ku saabsan sooyaalka ibsoortiga madaxweynaha Maxamed C/llahi Farmaajo
  5. Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waa golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa maanta si gooni-gooni ah uga hadlay dagaalka ka socda koonfurta Sool. Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo ka hadlayey furitaanka kulanka 1aad, kalfadhiga 4aad ee golaha ayaa baaq u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalaya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya isaga oo soo-jeediyey in la dhex-galo, lagana shaqeeyo nabadda. Senator Cabdi Xaashi ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay in xilligan la daadiyo dhiig shacab badalkii nabada laga shaqeyn lahaa,wuxuuna dhinacyada dirirta u dhaxeyso ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan dagaalka u joojiyaan,islamarkaana wax walba ku xaliyaan miiska wada hadalka. “ Waxaan tacsi u dirayaa Ehalada dadkii ku dhammaaday deegaanka Dhumay,waa nasiib daro in xilligan dagaal sokeeye oo dad walaalo ah u dhaxeeyo soo cusboonaado,waxaan u soo jeedinayaan Siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka iney u istaagaan sidii dagaaladaasi lagu joojin lahaa,” ayuu yiri Guddoomiyaha Aqalka sare oo hadalkaan ka jeediyay shirka Guud ee Golaha Aqalka sare oo maanta ka dhacay xarunta Golaha. Aqalka sare waxaa sidoo kale maanta laga hor akhriyey warbixin la xiriirta waxqabadka muddadii uu fasaxa ahaa golaha aqalka sare, iyada oo waxyaabihii la sheegay ay ku jireen dhex-dhexaadinta labad heer maamul ee dowladda Soomaaliya, kulamada guddiyada joogta ah, kulamo gaar oo dhex-maray guddoomiyaha aqalka sare iyo hey’ado caalami ah, waxaana sidoo kale la soo bandhigay qorshaha kalfadhigan oo ay ku jiraan fidinta gogol wadaxaajood oo la xiriira arrimaha dastuurka, dhameystirka hindise sharciyeedka biyaha, guddiga madaxabannaan ee la-dagaalka musuqa, xoojinta kor-joogteynta dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo arrimo kale. Dhinaca kale, guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa kulankii maanta xildhibaannada u akhriyey qoraal arrintan la xiriirta “Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya wuxuu aad uga xunyahay colaadda soo noqo-noqotay ee beelaha walaalaha ah ee koonfurta gobolka Sool, goluhu waxuu ugu baaqayaa beelaha walalaalaha inay degdeg u joojiyaan colaaddan, guluhu wuxuu codsanayaa ismmada, culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed inay degdeg ugu howl-galaan sidii loo joojin lahaa isla markaana loo nabadeyn lahaa beelahaasi wada dega koonfurta gobolka Sool, ugu dambeyntii goluhu wuxuu soo-jeedinaya xukuumadda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada inay kaalin mug leh ka qaataan Dagaal aano qabiil ku saleysay ayaa maalmahan ka socday deegaanka Dhumay ee koonfurta Sool, inta la xaqiijyey khasaaraha waxaa uu ku dhowyahay 40 dhimasho ah. Gooboog News Source: goobjoog.com
  6. MOGADISHU (Caasimada Online)—The Deputy leader of an Islamic State and Iraq Levant -affiliated extremist group has been shot dead in Somali capital Mogadishu. Mahad Moallim Mohamud was killed by suspected Al-Shabaab fighters in the Somali capital, after the group’s militants reportedly learned about his hideout. Mo’alim was sanctioned by The United States in February as a ‘specially designated global terrorist’. The US says he had been responsible for facilitating shipments of weapons and fighters across the Gulf of Aden from Yemen. Mahad Moallim was reportedly an operational figure and aide to ISIL group’s leader Abdulkadir Mumin in north of Somalia. The Al Qaeda linked Al-Shabaab group in Somalia has already executed many pro-ISIL commanders in for past years. There was no immediate comment from ISIL group in Somalia over the claims. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  7. Even by Mogadishu standards, late September was particularly violent. Source: Hiiraan Online
  8. Laas-Caanood (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno Magalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaarada Ocean Airline loo diiday in ay ka degto Garoonka diyaaradaha Magaaladaas. Diyaaradaas ayaa waxa ay sidaydawooyin loogu talo galay dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay iyo in sidoo kale ay qaado dhaawacyada qaarkood. Wararka ayaa tibaaxaya in sidoo kale diyaarada la doonayey in lagu soo qaado qaar kamid ah dadka dhaawacyada culus kasoo gaaray dagaalada dhawaanahaan ka socday Deegaanka Dhumay ee Sool. Warar ayaa waxa ay sheegayaan in Deeqdaas Dawada ah ay dhiibtay Dowladda Federaalka Soomaaliya ,balse Diyaaradii siday loo diiday inay ka degto Garoonka diyaaradaha Magalada Laas-Caanood. Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Laas-Caanood ee Somaliland ayaa la sheegay inay ka dambeeyaan diidmada Diyaarada Ocean Airline ee dawooyinka u siday Magalada Laas-Caanood . Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka iyo Somaliland oo ku aadan is hor istaaga lagu sameeyey diyaaradaan daawooyinka waday. Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool ayaa waxaa loo soo qaaday Isbitaalka Weyn ee ku yaalla Waqooyiga Magalada Gaalkacyo Dowlad Goboleedka Puntland,waxana weli la ogeyn halka ay aaday diyaaradii laga celiyay Garoonka Magalada laas-Caanood. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
  9. Wasiirka kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee JFS Cabdillahi Bidhan Warsame ayaa talaadadii kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha ee u fadhiya Soomaaliya Qin Jian. Kulanka oo ka dhacay saafaradda Shiinaha ee Muqdisho ayey dowladda Shiinaha ku ballanqaaday kala shaqeynta wasaaradda Kalluumeysiga ee Soomaaliya arrimo badan oo ay ka mid yihiin: Suuq geynta kalluunka Soomaaliya, dhisidda kaabeyaasha dhaqaalaha, keenidda finijeerro qaboojiyeyaal ah iyo waliba dhisidda machad lagu daraaseeyo wax soo saarka kalluunka iyo kheyraadka badda ee dalka. Sidoo kale, wasiir Cabdillahi Bidhan Warsame ayaa waxa uu booqan doonaa dhowaan dalka China iyada oo uu ujeedku yahay sidii hore looga sii ambaqaadi lahaa heshiisyadii labada dowladood kala saxiixdeen markii uu Madaxweyne mohamed Abdullahi Maxamed booqday China. Dalka Shiinaha ayaa horay madaxweyne Farmaajo iyo wasiirro xukuumadda ka tirsan u balan-qaaday inuu ka qeyb qaadanayo dib u dhiska Soomaaliya, taasi oo ilaa hadda noqotay mid afka ah iyo hal bacaad lagu lisay, balantan cusub lama oga waxa ay uga duwantahay kuwii hore. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa saaka suuqa Bakaaraha ee Muqdisho waxa ay ka sameeyeen howlgalo. Howlgalkaasi ayaa waxa ay ku baacsaneeyeen kooxo burcad ahaa oo dadka saakay ku dhacayay Suuqa bakaaraha ee Muqdisho. Dadka ayaa ku soo wargaliyay burcadaan xili ay dhacayeen dadka waxaana goobta durba soo gaaray ciidamo katirsan kuwo dowlada Soomaaliya. Burcada ayaa tiradooda waxa ay gaarayeen ilaa 3 ruux ciidamada dowlada ayaa qabtay labo ruux oo mid kamid ah ay dhaawaceen halka ruuxii kalena uu baxsaday. Dadka ku dhaqan Suuqa Bakaaraha iyo xaafadaha kale ee Muqdisho ayaa baryihii ugu dambeeysay waxa ay ka cabanbayeen dhibaatooyin ay u geeystaan kooxo burcad . Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ciidamada Dowlada oo Suuqa Bakaaraha ku Qabtay Burcad dadka dhacayay appeared first on Puntland Post.
  11. Nairobi (Caasimada Online) – Hoggaamiyayaasha Gobolka Soomaalida ee ay maamusho Kenya ayaa kulan labo maalmood ah oo ay kaga hadlayeen xagjirnimada iyo sida loo dhimi karo waxaa ay ka soo saareen qodobo dhowr ah. Shirkan oo ay ka qeybgaleen Maamullada Saddexda ah ee Gaarisa,Wajeer iyo Mandheera ayaa waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo lagu xaqiijin karo amaanka saddexda Gobol oo ay AL-shabaab weerarro ka geystaan. Inta badan weerarradaas waxaa ku dhinta dadka aan u dhalan degaanka oo ay beegsadaan AL-shababa,waxaana ay dhowr jeer dowladda Kenya Ciidamo badan geysay gobolladaas iyada oo aanay waxba iska beddelin ilaa hadda. Kulanka Hoggaamiyayaasha ayaa qodobada ka soo baxay waxaa ka mid ah in Dadka aan Muslimka aheyn ee lagu dilo degaankaas ay diyadooda bixiyaan dadka degaanka. Arrintaas ayuu Guddoomiyaha Mandheera Cali Roobow ku sheegay in ay hoos u dhigi karto xiriirka dadka degaanka iyo Al-shabab. Xubnaha ayaa isku raacay in qofkiiba laga bixiyo 1 Milyan oo lacagta Kenya ah,sidoo kale la sameeyo guddi isku dhaf ah oo dowladda kala shaqeeya xiriirka Bulshada,waxaan wasiirka amniga gudaha Fred Matiangi, la weydiistay in uu fasaxo in cafis loo fidiyo dadka ku jira Al-shabab ee doonaya in ay ka goostaan. Waxaa kale oo la isku raacay in xogta ay bixiyaan dadka degaanka ee la xiriirta Al-shabaab aan la shaacin si aysan qatar u gelin nafta dadka la shaqeeya Hay’adaha amaanka. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
  12. Bosaso[Puntland Pos]-Beeldaaje ismaaciil Beeldaaje Yaasiin ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaalamaya deegaanka dhumay ee koonfurta gobalka Sool. Beeldaajaha ayaa ayaan darro ku tilmaamay dagaalada soo noqnoqday, Waxana uu tacsi u diray eheladii dadkii ku geeriyooday dirirta sokeeye. “waxan ugu baaqayaa Garaadada, Madaxdhaqameedka, Culumaa’udiinka iyo Waxgaradka degaannadaas in ay u guntadaan nabadda, joojiyaanna dhiigga beelaha walaalaha ah ee daadanaya, Waxaa ayaan darro ah in ay soo noqnoqoto aafadan ragaadisay nabadda iyo xasilooninada deegaanada Gobalka Sool. “ayuu yiri Beeldaaje ismaaciil Beeldaaje Yaasiin . Ugu dambeyn Puntland ayuu ugu baaqay in ay ka qeyb qaadato daminta colaadasi shacabkana waxa uu ugu baaqay in ay ka shaqeeyan horumarka iyo midnimada lana ilaaliyo nabadda iyo xasiloonida oo aasaas u ah guud ahaan horumarka shacabka deegaanadaasi. In ka badan 40 ruux ayaa ku geeriyootay dagaal beeleed shalay ka dhacay deegaanka Dhumay, waxaana dagaalkan dib u soo cusboonaaday uu yahay kii ugu khasaaraha badnaa ee soo mara deegaanada Gobolka Sool. HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA. Cabdiqani Boos Puntland Post The post Beeldaaje ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo baaq u diray Beelaha ku dagaalamaya Gobolka Sool appeared first on Puntland Post.
  13. Waxaa jira daraasado badan oo ku talinaya iney lagama maarmaan tahay in qofku uu helo 8-saacadood oo hurdo ah, haddii kalena ay ku dhacyaaan cudurrada nafta iyo kuwa jirka haleela. Sidaas oo kale, caddeymaha la hayo waxey tilmaamayaan, dadka caadeystay iney 6-saacadood oo qura maalintii ka seexdaan waxey khatar ugu jiraan iney ku dhacaan cudurrada wadanaha, xidada dhiigga, buurnida iyo cudurka sonkorowga. Laakiin, dadbadani waxaaney ogayn in baahiyaha hurdada ay dadku ku kala duwan yihiin dadku, waxaa dhici karta in la gaarsiiyo 12-saacadood marka aan eegno caruurta, waxeyna gaareysaa illaa 6-saacadood marka la eego dadka qaangaarka ah ee caafimaadka qaba, halka xilliga hurdada uu noqon karo waqtiyo kala duwan oo markiiba 90 daqiiqo laga seexanayo, xilliyada qaarna la soo kacayo, waa qeyb caadooyinka hurdada ka mid ah in la soo kaco, mar kasta oo da’du weynaato qeyb noloshaada ka mid ah ayay noqoneysaa in habeenkii aad marar badan soo kacdo. Hadab, waxaa jira bedello badan oo hurdada habeenkii lagu kaabi karo una wanaagsan qofka waqtiga kooban habeenkii ka seeda, waa sida uu caddeynayo website-ka “Weforum.org“, waxaa ka mid ah: Qayluulashada: Waa xilli kooban oo hurdo ah oo saacad iyo labo noqon karta, duhurka kadib, aadanuhu waxey u janjeeraan iney wax qabad fiicaan sameeyaan waabariga, maalinta kala barkeeda awoodaasi hoos ayay usii dhacaysaa. Qayluulashadu waxey ahayd caado ku faafsan adduunka oo dhan ka hor kacdoonka warshadaha, kacdoonka warshadaha ayaase markii dambe dadka ka dhigay kuwo xilli kasta soo jeeda si ay u shaqeeyaan. Hurdo Waqtiyo kala googo’an: In waqtiyo kala googo’an la seexdo nolol maalmeedka ayay ka mid ahay ka hor kacdoonkii warshadaha, waa sida ay taariikhdu sheegayso, qaabkan waa in qofku marka hore uu seexdo Afar saacadood iyo bar saddex waqti oo mid kastaa uu yahay 90 daqiiqo, waxa uu soo jeedaya saacad iyo labo, kadib qofku mar kale ayuu seexanayaa muddo 3 saacadood ah. Bilaha xagaaga, Yurubta waqooyiga waxey hurdi jireen 9 ilaa 10 saacadood, iyagoo 3 saacood saqbarka habeenkii ka mid ah soo jeedaya, maadaama uu furaashku ahaa meesha ugu raqiisan ee qofku uu dugaal ka heli karo uu qabowga ka galo. Haddii aaney kuu suurogalin inaad seexato 100%, wax welwel ah ha is gelin, waxaad ogaataa in qof walbaa uu seexdo kolba sida ay tamartiisu tahay, cilmi-baarayaashu daraaso ay sameeyeen waxey ka soo saareen jadwal, waxeyna hurdada u sameeyeen jadwal; waxaa ka mid ah in saacad kasata aad 20-daqiiqo ka seexato ama 3 saacadoodba aad saacad seexato ama aad 28 saacadoodba aad ka seexato 10-saacadood. Sidaas oo kale, cilmi-baarayaashu waxey gaareen in waqtiga ugu fiican ee la seexan karaa uu yahay marka heerkulka jirkeennu uu marayo halka ugu hooseeya, qofkana ay habboon tahay inuu seexdo mar kasta oo ay fursaddu u saamaxdo inuu sariirta aado. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. Madaxweyanaha 9-aad ee jamhuuriyda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo marka laga tago soyaalkiisa arrimaha siyaasadda dalka waxa uu ahaan jiray taageere,ciyaartooy iyo garsoore kubbadda cagta inkastoo uusan kasoo muuqan tartamadda maxliga ee gudaha. Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo 08-February 2017 loo doortay jagada xilka madaxweyne ee Soomaliya ayaa xilka kala wareegay Xasan Sheiikh Maxamuud doorasho ka dhacday madaalada Muqdisho Madxweyne Farmaajo inta uu Ra’iisul wasaare ka noqonin Soomaaliya sanadii 2010 waxa uu shahaada xirafada kubbadda cagta ee garsoorka ka qaatay jamaacada ku taala washington Dc,isagoo sanadkii 2012 dhex- dhexaadiye ka ahaa tartamo kala duwan oo kubbadda cagta ah oo ay qaban qaabin jireyn jaalayadaha Soomaliyeed ee ku dhaqan dalka Mareykanka. “Waxa aan ku ciyaari jiray xarunta Jerneraal Kaahiye ama (Iskuul baluusiya) ilaa markii aan ka qalin jibinayay iskuulka sare waxa aan ciyaari jiray kubbadda cagta, anigoo daawan jiray xirfada kooxda barismaadka ee Fiat iyo macalin Giftin, waxyaabaha i jeclisay ciyaaraha waxaa qeyb ka ah Macalin Cabdi Casiis giftn iyo sidii ay kooxdiisa Fiat basaaska gaaban u ciyaari jireyn iyo isku xirkoodii wanaagsanaa”sidaas waxaa yiri madaxweyne Farmaajo Mudane Farmaajo oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri “Intii aan yaraa ciyaartooydii aan ugu jeclaaa ee dalka ka ciyaari jirtay waxaa ka mid ahaa Bin Shaakir, Cafiif,Girilli,Ismaaciil Ducaale,Maxamed Ismaaciil,Mukhtaar Cuti iyo xidigo kale oo aad saraysay xirfadooda”. Madaxweyne Farmaajo ayaa bishii May 2017 waraysi uu siiyay wargeyska Sharq-Alawsat ee kasoo baxa Magaalada Londan ee dalka Egland ayaa ka hadlay 10-kii maamaalin uu joogay xafiiska madaxtooyda Villa Soomaaliya Su’aalihii la waydiiyay waxaa qeyb ka aheyd- Waqtigaaga sideed ugu qeybisaa qoyskaaga iyo shaqadaada madaxweynenimo? Mise leedahay waxyaabo aad ka hesho oo aad sameyso? “Waqtiga ugu badan shaqada xafiiska ayaan ku qaataa xilligaan, carruurteydana wali Mareykanka ayey joogaan.Markaan runta kuu sheego shaqada madaxtinimo ee Soomaaliya kuuma ogolaaneyso wax kale inaad sameyso, haddey noqon lahayd nolosha qoyska ama mid kalaba.Wax aqriska waa jeclaa, ciyaarahana inta aanan madaxweynaha noqon Realmadrid ayaan taageeri jiray oo aan ciyaarahooda daawan jiray laakiin hadda waxaas waa dhamaadeen” Dhammaadka bishii July sanadkan Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo aqalka madaxtooyda dalka ku qaabilay xiddigaha 17-jirada Soomaaliya ee kaalinta 2-aad ka galay tartankii bariga iyo bartimihii Afrika 2018 ee ka dhacay wadanka Burundi ayaa sheegay iin ciyaartooydan ay dadka soo xasuusiyeen waayadii hore iyo sida loogu faani jiray Soomaalinimada Halkan ka daawo warbixin ku saabsan sooyaalka ibsoortiga madaxweynaha Maxamed C/llahi Farmaajo Waxaa diyaariyay-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  15. Maanta waa maalinta caalamiga ah ee cudurka dabeysha, UNICEF iyo WHO waxaa ay sheegayaan in ay jiraan dadaallo waaweyn oo laga gaaray dhanka cirib tirka cudurka dabeysha gudaha Soomaaliya labaatankii sano ee lasoo dhaafay. Inkasta oo UNICEF, WHO, hay’adaha caafimaadka iyo la-hawlgalayaasha ay si hagar la’aan ah uga shaqeynayaan si ay u joojiyaan dabeysa oo la xaqiijiyey in ay Soomaaliya ka jirto dabayaaqadii sannadkii 2017 ayaa hadana waxaa ay ka sheeganayaa dhibaatooyin “Maanta, waxaan wajaheynaa inaan helikarin waddooyin aan ku gaarno caruurta taasoo ay ugu wacantahay ammaan dari, barakac dadweyne oo ay colaaddu sababtay iyo masiibooyin dabiici ah, iyo sidoo kale nidaamka caafimaad oo ah mid liita, kuwaa oo dhammaantood qayb ka noqday in heerka tallaalka caruurta uu hooseeyo,” ayuu yiri Dr. Ghulam Popal, oo ah Wakiilka WHO ee Somalia. Tani waxay keentay soo ifbixida cudurka dabaysha kaasoo ah mid aad u faafa, kuna fida nadaafad xumida. Laakiin qayaaso fudud oo taxane ah oo tallaalka dabaysha ah waxay badbaadin doonaan nolosha caruurta.” Halkudhiga sanadkan ee ‘Maalinta Dabeysha Adduunka’ waa ‘Tallaabooyin Geesinimo ah oo lagu Dabargoynayo Cudurka Dabaysha’, taasoo dhabtii ah waxa ay Dawlada iyo shaqaalaha caafimaadku maanta sameynayaan: qaadida tallaabooyin geesinimo ah oo lagu xakameynayo cudur dilaacyadan, ayaa xaqiijinaya in dhammaan carruurta ay helaan tallaalka. Daneeyayaasha Soomaaliya waa kuwo rajo qaba: waxay horay usoo arkeen in cudur dilaaca cudurka dabeysha uu ka joogsaday waddanka, waxayna rumaysanyihiin in mar kale la joojin karo. “Maalin kasta, shaqaalaha ku sugan goobaha ay adeegyada caafimaad ka socdaan ayaa aqoonsanaya carruur u baahan in la tallaalo, goobahaas oo ay inta badan degenaansho la,aan daran ka jirto,” ayuu yiri Steven Lauwerier, oo ah Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya. “Waxay garaacayaan albaabada bulshada dhexdeeda, sidoo kalana waxay booqanayaan xeryaha ay daganyihiin dadka gudaha ku barakacay si ay qoysaska u baraan faa’iidooyinka tallaalka dabaysha una bixiyaan talaalka. Kuwani waa halyeeyo aan looga Mahadcelinin dagaalka ka dhanka ah dabaysha.” Intii lagu guda jiray ololihii tallaalkii ugu dambeeyay, ee lagu qabtay dalka oo dhan horraantii Bishan, Dowladda, oo ay weheliyaan WHO, UNICEF iyo la-hawlgalayaashooda ayaa gaarsiiyay tallaalka afka laga qaato in ka badan 2.6 milyan oo carruur ah. Kooxaha tallaalka dabaysha ayaa u shaqeynaya si adag si ay u hubiyaan in carruurta kuwa ugu nugul in ay ka maqnaadaan tallaalka loogu daro qorshayaasha ololaha soo socda ee waddanka oo dhan ka dhacaya- kaasoo ka socon doona Soomaaliya laga bilaabo 29-ka Oktoobar ilaa 1-da Novembar. Kor u qaadista difaaca guud ee carruurta Soomaaliyeed iyada oo la siinayo qiyaaso badan oo tallaalka cudurka dabeysha ah ayaa ah sida kaliya ee loo joojin karo jeermiga cudurka dabeysha ee hada wadanka ka jira. Iyada oo qayb ka ah wax ka qabashada cudur-dilaaca, kooxaha ka shaqeeya tallaalka cudurka dabaysha ayaa gaaraya bulshooyinka soomaaliyeed iyo la-howlgalayaashooda si ay uga helaan taageero lagu raadinayo calaamadaha cudurka dabeysha- oo ay kujiraan bilow deg-deg ah oo jilcanaan iyo taagdaro ay ku dhaqaaqaan gacmaha iyo lugaha- ee caruurta ay da,doodu ka yartahay 15-ka sano. Caruurta calaamadahan lagu arko waa in si deg-deg ah loo geeyaa xarunta caafimaad ee ugu dhaw si ay u helaan daryeel waqtigii loogu talo galay ah. WHO iyo UNICEF waxay ogyihiin in caqabadaha ugu waaweyn ee si buuxda loogu cayminayo tallaalka cudurka dabaysha ay ka mid yihiin hubinta in dhammaan carruurta ka soo jeeda bulshooyinka guurguura iyo kuwa barakacayaasha ah ay ku jiraan qorsheynta yar-yar, hagaajinta nadaafadda guud ee carruurta, iyo gaarista caruurta ku sugan meelaha aan latagi karin. Suurtagalnimada in cudur-dillaacyada hada jira ee fidinaya Jermiska dabeysha ee tallaalka ka yimid uu ku noolaan karo meelaha ay aadka u hooseeyso in tallaalka laga qaato iyo kuwa ay nadaafad daridoodu sareyso. Sidaas oo kalana, Dowlada, WHO, UNICEF iyo la-howlgalayaasha caafimaadka waxay ku baaqayaan in caqabad la,aan iyo waddooyin ammaan ah la hello si loo awoodo in la tallaalo dhamaan caruurta xaqa u leh ee Soomaaliya gudaheeda ku sugan. Qof kastaa wuxuu leeyahay doorkiisa gaarka ah oo uu ka ciyaarayo dabar-goynta cudurka dabeysha gudaha Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hadalkaas ku sheegay Wareysi uu siyay The Wall Street Journal, waxa uuna markii ugu horeysay tilmaamay in dhaxal-sugaha Sacuudiga ee awooda badan uu ku lug lahaa howlgalkii lagu dilay Jamal Khashoggi. Mar wax laga weydiiyay suurtagalnimada in Amiir Maxamed Bin Salman ku lug lahaa dilka Jamal Khashoggi ayuu sheegay inuu si dhow arrintaas u weydiiyay dhaxal-sugaha haddii ay wax ka jiran arrintaas. “Su’aasha ugu horeysay ee aan weydiiyay isaga waxa uu ahaa wax maka ogtahay heerarka uu soo maray qorshahaas” ayuu yiri Trump waxa uuna Bin Salman sheegay inuusan waxba ka ogeyn heerarka uu soo maray qorshahaasi. Trump mar uu wax ka weydiiyay dhaxal-sugaha halkii ay ka bilaabatay qorshahaasi wuxuu sheegay inay kasoo bilaabatay heerar hoose. Madaxweyne Trump mar wax laga weydiiyay beeninta Sacuudiga ayaa waxa uu aamusay waxyar waxa uuna yiri “Aniga waxan doonayaa inaan rumeysto iyaga. Mar labaad waxa uu ku celshay eraygaasi oo kale” Trump, hadalkiisa ayaa kusoo beegmaya xili Madaxweynaha Turkiga uu faahfaahin ka bixiyay dilka Jamal Khashoggi iyo macluumaadka ay ka hayan. Dhinaca kale, Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo waxa uu isagana sheegay in isaga iyo Madaxweynuhuba ku faraxsaneyn dilka Jamaal, isla markaana ay sii wadi doonaan fahanka danbiilayaasha mas’uulka ka ah dilka. Waxa uu intaa ku daray inay xayiraad dhinaca Fiisaha ah kusoo rogeen 21 Saraakiil Sacuudiyan ah oo ku lug lahaa howlgalkii lagu dilay Saxafiga. Waxa uu intaa ku daray in dowlada Sacuudiga uu kala hadlay arrintasi isla markaana falkaasi uu yahay mid aad u xun. Xigasho” The Wall Street Journal
  17. After more than three decades of insurgency between Ethiopia and the Ogaden National Liberation Front (ONLF) rebels from its Somali Region, the two on Sunday signed a peace deal agreeing to end all hostilities and pursue their political obligations through peaceful means. Source: Hiiraan Online
  18. The return of Somalia’s national stadium to football usage took a symbolic step forward this week with members of the government and the football federation leading a clean-up operation at the venue. Source: Hiiraan Online
  19. A lot of politicians scored big wins in the civic elections Saturday, but it’s hard to imagine any of them had a day like Sharmarke Dubow. Source: Hiiraan Online
  20. Gaynor Thomas was driving back from her own 50th birthday party when she nodded off at the wheel and ploughed into Dahir Yasin Mohammed Source: Hiiraan Online
  21. Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maantaoo Arbaco ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajnedaha kulanka maanta ayaa ah aqrinta Labaad ee hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka. Guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa la filayaa in kulanka maanta uu shir guddoomiye. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. Boat operators in Lamu County have called for the establishment of more floating petrol stations to prevent cases of vessels running out of fuel in the middle of the ocean. Source: Hiiraan Online
  23. Any let up in the fight against polio risks a resurgence of the disease, leading to hundreds of thousands of cases of the deadly virus every year across the globe, one of the world's leading polio experts has warned. Source: Hiiraan Online
  24. MOGADISHU, Oct. 24 (Xinhua) -- Somali government said Tuesday it is implementing a raft of measures aimed at revamping the information and communication technology (ICT) sector which was affected by more than two decades of civil war. Source: Hiiraan Online
  25. WASHINGTON — The White House can’t provide any evidence to back up a recent claim made by President Trump and Vice President Mike Pence that Middle Easterners are participating in the migrant caravan heading through Mexico to the U.S. When pressed for proof of the claim by Yahoo News, the Department of Homeland Security provided unrelated statistics and the White House did not respond. Source: Hiiraan Online