Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,254
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Qoryooley (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerar ay ku qaadeen xero ciidamada dalka Uganda ee Amisom ay ku leeyihiin degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose. Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab, Sheekh Cabdil Caziiz Abuu Muscab ayaa sheegay in weerarkaas ay gantaal kula dhufteen diyaarad sahay u keentay ciidamada Uganda. Abu Muscab ayaa sheegay markii weerarka uu billowday ay diyaaradda oo ahayd nooca qumaatiga u kaca ay isku dayday inay kacdo hase yeeshee markii gantaal uu ku dhacay ay dib u degtay. Waxa uu intaas ku daray in qiiq badan uu ka baxay diyaaradda, islamarkaana ay u maleynayaan inay gubatay ama ay gaartay waxyeello xooggan oo ay ku awoodi weysay inay dib ugu kacdo. Illaa iyo hadda ma jirto cid si madax banaan u xaqiijin karta sheegashada Al-Shabaab, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay ciidamada Uganda. Abu Muscab ayaa sheegay in ciidamada Amisom ee ku sugan meelo badan oo Koonfurta Soomaaliya ka mid ah ay kasoo xireen jidad badan, iminkana waxa ay isku halleeyaan ay tahay diyaarado, sidaas darteedna ay u billaabeen inay diyaaradaha beegsadaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  2. (SLT-Hanoi)-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in kulan madaxeedkii uu la lahaa hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi uu maanta soo dhammaaday, ayada oo aan wax heshiis ah ah lagu gaadhin. Trump ayaa sheegay in lagu kala qeybsamay qaadista cunaqabateynta Mareykanka uu saaray Korea-da Waqooyi. “Waxay rabeen in cunaqabateynta gebi ahaanteedba la qaado, taasina ma sameyn karin annaga” ayuu Trump u sheegay weriyayaasha kadib dhammaadkii shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hanoi ee caasimadda dalka Vietnam oo wada-hadallada ay ka dhaceen. “Diyaar ayey u ahaayeen inay baabi’iyaan qeyb badan oo ka mid ah hubkooda Nukliyeerka, hase yeeshee dhammaan cunaqabateynta ma wadi qaadi karno” ayuu yidhi. Kulamadii maanta la qorsheeyey ayaa dhammaaday ka hor waqtigooda, ayada oo Trump iyo Kim ay ka baaqdeen qado iyo xafladda saxiixa heshiiska ee la qorsheeyey. Trump ayaa sheegay in wada-hadallada ay ahaayeen kuwa miro-dhal leh, uuna rumeysan yahay in mar ay ahaataba heshiis la gaari doono, hase yeeshee weli lama qorsheyn kulan saddexaad. Source
  3. Gedo (SMN)- Wararka aan ka heleyno gobolka Gedo ayaa ku waramaya in saacadihii la soo dhaafay shaqaala u shaqeynayay ha’yada Gawda lagu afduubtay deegaan hoos taga gobolkaasi. Shaqaalahan oo tiradooda lagu sheegay 7 ruux ayaa lagu soo waramayaa in lagu hayo deegaanka Ceelcade ee ka tirsan gobolkaasi Gedo,waxaana wararku ay tilmaamayaan in dadkaasi ay afduubteen Al-shabaab. Odayaal dhaqameed iyo wax garad ku sugan gobolka Gedo ayaa wada waan waan lagu doonayo in xoriyadooda aya dib u helaan shaqaalahaasi ka tirsan ha’yada samafalkaeee Gawda. Ilo deegaanka ah ayaa sheegaya in Odayaasha ay rajo wanaagsan ka qabaan in shaqaalahaasi lagu soo daayo madax furasho,si ay u gutaan howlaha samafalka ay ka wadeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Ma ahan markii ugu horeysay oo shaqaala samafal lagu afduubto qeybo kamid ah koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. View the full article
  4. (SLT-Hargeysa)-Madaxweyne Biixi Oo Warqad Af-Carabi Ku Qoran Ka Akhriyay Dhagax-Dhigii Berbera Corridor Iyo Ballanqaadyo Shaaciyay, Halkan hoose ka DAAWO Source
  5. The number of civilians who fled their homes up 30 percent from the previous year according to newly-released figures. “We’re alarmed at the sharp increase in the number of civilians forced to flee their homes in Somalia. The conflict is getting worse for civilians, making thousands more homeless. If this worrying trend continues, it could lead to catastrophe,” warned Evelyn Aero, Regional Adviser for the Norwegian Refugee Council (NRC). Over 320,000 people fled conflict and insecurity last year within Somalia, according to the Protection and Return Monitoring Network. This number is up from 202,000 people displaced in 2017. Areas hardest hit by the fighting were in the Lower Shabelle region, which is still heavily impacted today. “These families take refuge in crowded camps for displaced people in Somalia, living in flimsy shelters. They’re vulnerable to malaria, evictions, insecurity and gender-based violence. Young children are especially vulnerable to malnutrition and disease. They urgently need more aid to survive,” said Aero. Overall 2.6 million Somalis are currently displaced within the country. Besides conflict and insecurity, other causes of displacement include drought, flooding and evictions, among others. Conflict continues to cause unintentional damage to property and civilian casualties. NRC urges all parties to the conflict to respect International Humanitarian Law, and take all possible measures to protect vulnerable civilians, and reduce mass displacement. Civilians are not a target. This year’s UN humanitarian aid appeal for Somalia seeks $1.08 billion, but so far only $67 million of this plan has been funded. If aid is not increased, some lifesaving programmes such as for food, water or health care may be cut back. NRC calls on donors and the international community to scale up their support, and respond to the plight of displaced Somali families in urgent need of aid. View the full article
  6. (SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha deeganka Soomaalida Itoobiya Md. Mustafe Maxamuud Cagjar ayaa magaalada Hargeysa kaga soo qeyb galay xaflada dhagax dhiga jidka isku xidhaya Berbera iyo Wajaale ee Berbera Corridor Madaxweyne Cagjar ayaa mudashaasi waxaa uu ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxaana uu sheegay in jidkani uu noqon doono mid kor u qaata isku socodka Somaliland iyo Itoobiya ee dhinaca ganacsiga, Halkan hoose ka DAAWO Source
  7. Wasiirka cusub ee wasaarada duuliska iyo hawada ee dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan ayaa waxa uu kormeer shaqo uu ku tagay garoonka diyaaradaha ee magaalada [...] Source
  8. Shir looga hadlaayay xoojinta adeegyada caafimaadka ee la siiyo Caruurta ku dhalata Isbitaalada ku yaala gobolada Puntland . Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas,uuliyiinta [...] Source
  9. Kooxaha kubbadda cagta Muqdisho City Club iyo Horseed ayaa wada ciyaaray kulamadii 3-aad ee horyaalka Somalia Premier League olalaha 2018-2019. Kooxda Horseed ayaa 2-1 kaga badisay dhigeeda Muqdisho City waxayna aheyd guul daradii 2-aad ee soo gaarta kooxda dowladda hoose ee Muqdisho ka dib markii ay Jeenyo ay kala kulmeyn natiijo 1-0 kulankoodii 1-aad horyaalka kol ciyaareedkan. “Mogadishu City Club waa ay ku soo laabanaysaa wadadii guulaha guul darooyinka waa qeyb ka mid ah kubbadda cagta ah ha is dajiyaan taageerayaasha kooxda wax Walbo si wanaagsan ayay kusoo laabanayaan”waxaa sidaas Goobjoog u sheegay Cabdi Wali Colaad Qanyare (Gaatamow) oo ah Macalinka 2-aad ee Muqdisho City Club. Xidigaha kooxda Horseed ayaa sheegay in si wanaagsan ugu diyaar garoobeyn rajo fiicana ay ka lee yihiin hanashada horyaalka oo labadii sano hore ay ku guulaysteyn kooxda kubbadda cagta Dekedda. “Guushan muhiim ay inoo aheyd kooxda Muqdisho waxa ay ka mid tahay naadiyada ugu adag dalka waxaana xooga saaraynaaa Kulamada kale ee inagu soo wajahn si aan u tiigsano hanashada horyaalka”waxaa Goobjoog Sports u sheegay Macalin Cabdi Wali Maxamed Maxamuud (Cabdi Joon) oo ah tababaraha kooxda Horseed. Si kastaba kooxda Muqdisho ayaa kulankeedii xiga horyaalka waxa ay la ciyaaraysaa kooxda ciidan booliska Heegan,halka xidigaha ciidan xooga ee Horseed aya iyagana la balan sanyihiin dhigooda Midnimo FC Halkan Ka Daawo Warixin Ku Saabsan Ciyaartii Horseed Iyo Muqdisho City Club Source: goobjoog.com
  10. Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdisamad Galan ayaa sheegay in inta uu xilka hayo Puntland uu ka cirib tiri doono Argagixisada Daacish iyo Al-shabaab oo ganacsatada [...] Source
  11. S/Gaas Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen Taliyaha guud ee ciidamada Daraawiishta Puntland Sarreeye Gaas Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen ayaa haatan ku dhawaaqay hawlgal ballaaran oo lagu soo celinayo amniga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Taliyaha iyo cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta ee uu hoggaaminayo oo ka yimid degaanka Bixin ee gobolka Sool ayaa saaka gaadhay waqooyiga Gaalkacyo. Sarreeye Gaas Cabdishukri oo shir jaraa’id ku qabtay halkaasi ayaa ku dhawaaqay hawlgal uu ku magacaabay “Caa’isha maxaay galabsatay” oo dib loogu soo celinayo islamarkaana lagu xaqiijinayo amniga degmadaasi. Hawlgalka ayaa loogu magac-daray gabadh 12 jir ahayd oo maalmo ka hor kufsi iyo dil loogu geystay waqooyiga Gaalkacyo xilli ay suuqa adeeg u doontay. Tan iyo horraantii bishan Febraayo waxaa sii xumaaday amniga dhanka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo oo kufsi iyo dilal kala duwan ka dhaceen. PUNTLAND POST The post Hawlgal ballaaran oo looga dhawaaqay Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
  12. A Somali man who tried to bite a police officer on the way to the police station was sentenced to one-year imprisonment. On 3 December last year, the Police received a phone call informing them of a Somali man, Abdiqani Omar Abdillahi, threatening another man at Popeye Snack Bar in Marsalforn. The victim, Redeemer Abdel Ghany, claimed that the defendant, drunk and disorderly, had taken out a knife and put it against Ghany’s chest seven times. In court, police officers Frank Portelli, Joseph Cini, Joseph Bajada and Mario Azzopardi testified. “On the way to the police station, Abdillahi exhibited aggression the likes of which I had never seen before,” Portelli said, adding that the Somali man tried to bite one of the officers in the car. Abdillahi even threatened to kill the police officers one by one. He had been so aggressive that the officers admitted to using a taser gun. At the police station, Abdillahi threw up in the hallway and continued to be aggressive. The police officers claim that the defendant told them to “freak off” multiple times. The court, presided over by Magistrate Joseph Mifsud, noted that at the time Abdillahi was in a state of inebriation. “Alcohol is a substance socially accepted in diverse cultures, Malta included. Still, one of the dangers of this substance is that a drunk individual is not usually aware of when to stop.” The court heard how the defendant took out a knife and pointed it at another man’s chest before acting aggressively towards the police. The court ruled, however, that Abdillahi had been drunk of his own accord and had never been in such a state as to not remember what he had done, not to mention that he had been in possession of a knife. The court decided that the police’s use of the taser gun was justified—“the law authorises the police to use proportionate force to make sure that they return to their families safe and sound after work,” the court said, adding that a police order should be obeyed immediately. “It’s important that the court doesn’t pass on the message that just because someone’s drunk, that person can get away with risking other people’s lives,” the court insisted. Abdillahi was sentenced to one-year imprisonment and ordered to pay a fine of €2000. Inspector Bernard Charles Spiteri prosecuted. View the full article
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto oo wareysi siinayay warbaahinta Muqdisho qaarkood ayaa ka hadlay xiisadda diblu maasiyadeed ee dalalka Kenya iyo Somalia iyo qorshaha Mareykanka uu taageersan yahay. Mr Yamamoto ayaa sheegay in loo baahan yahay labada dowladood inay keenaan qorshe kale oo ka duwan xiisadda, waxaana uu sheegay inay taageerayaan labada dowladood inay sameeyaan ganacsi isaga kala gudba labada xuduudood. Wuxuu sheegay in labada dowladood ay isku baahan yihiin, islamarkaana ay muhiim tahay inay eegaan faa’idada labada dowladood kasoo galeysa ganacsi isaga gudba labada xuduud ee Kenya iyo Somalia. Sideed u aragtaa xiisadda aan wanaagsaneyn ee u dhaxeysa Kenya iyo Somalia? ayaa la weydiiyay, wuxuuna ku jawaabay:- “Waad u baahan tihiin Kenya, Kenyana wey u baahan tahay Soomaaliya, arinta la xiriirta is dhexgalka gobolka waa muhiim waxaan xisaabin karnaa haddii aad kordhisaan ganacsiga xuduuda isaga gudba, waxaan kordhin karnaa dhamaan horumarka dhanka dhaqaale, oo lagu qiyaasayo 100 Bilyan oo doolar taasina waa qiimeynteena” “Kenya way u baahan tahay Kaluunka Soomaaliya, Soomaaliyana wey u baahan tahay suuqyada Kenya, waxa aan dooneyno inaan sameyno ayaa ah, in magac aqoonsi wanaagsan loo sameeyo Soomaaliya, Markale Soomaaliya way noqon kartaa hogaamiyaasha dhanka MUUSKA dunida” “Sidoo kale wax soo saarka kalluunka, waxaan kale oo aan dooneynaa inaan diirada saarno horumarinta cuntada, iyo meelo kale oo horumarin ah, waxaan leeyahay Mareykanka wey ka go’an tahay arimahaa, waxaana ugu yeerayaa dalalka kale inay sameeyaan waxa Mareykanka ka sameynayo Soomaaliya” “Arinta ugu dambeysa Mareykanka Maalgelinta caawinta iyo taageerada uu Soomaaliya siinayo wey ka badan tahay wadajirka waxay Turkey Qatar, Imaaraatka iyo dalalka Yurub ka sameynayaan Somaaliya, taasi oo ku tusineysa in ay kago’an tahay caawinta Soomaaliya”ayuu yiri Mr Yamamoto. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  14. The Ministry of Foreign Affairs has drawn the attention of United Nation and African Union Security Councils to the unfolding maritime border dispute between Kenya and Somalia. MFA Cabinet Secretary Monica Juma told Capital FM News on Wednesday her ministry had briefed ambassadors of nations with membership at the United Nations Security Council and the African Union Peace and Security Council in a bid to provide clarity on the matter. We briefed them on the situation between ourselves and Somalia, provided the facts to both councils and to draw their attention to the situation,” she said. Among foreign envoys who attended the meeting with top officials of the Foreign Ministry, last Friday included Britain’s Nic Hailey and France’s Aline Kuster-Manager. Ababu Namwamba, the Chief Administrative Secretary in the Foreign Ministry had said Kenya’s territorial integrity was non-negotiable adding the envoys were assured the country’s “unimpeachable pedigree as an epitome of good neighborliness.” CS Juma, however, said on Wednesday the ministry was open to negotiation to find an amicable solution to the maritime dispute that recently sparked a diplomatic tiff between Kenya and Somalia. Kenya dramatically summoned its diplomat in Mogadishu on February 16 after Somalia allegedly auctioned oil and gas blocks located in a 62,000 square miles triangle subject to a boundary delimitation case lodged at the International Court of Justice (ICJ) on August 28, 2014. The contested area has four of the 24 oil blocks that have traditionally been under Kenya’s Exclusive Economic Zone until Somalia’s legal challenge in 2014. “We are committed to resolving any disputes in a negotiated manner and we’re hopefully that we’ll find the solution to the problem between ourselves and our brothers next door because our destinies are interlinked,” CS Juma said. The apparent selling of oil blocks in the disputed area at a London-auction in February 7 for prospective exploration angered Nairobi, the Foreign Affairs Principal Secretary Macharia Kamau terming the move “unparalleled affront and illegal grab at the resources of Kenya.” “This outrageous and provocative auction deserves and will be met with a unanimous and resounding rejection by all Kenyans as well as all people of goodwill who believe in the maintenance of international law and order and the peaceful and legal resolution of disputes,” he had said adding that Somalia’s actions were “tantamount to an act of aggression against the people of Kenya and their resources.” Speaking on Wednesday, CS Juma said Kenya had received positive responses from countries the foreign office engaged on the matter. “The message we’ve received from across the world is an encouragement to resolve the matter amicably and therefore this is the process that we would prefer,” she said. Kenya had challenged the admissibility of Somalia’s case at the ICJ in September 2016 on grounds that the court lacked jurisdiction to entertain the application. ICJ, however, dismissed the objection in February 2017 clearing the way submissions by the two parties. The court fixed June 18, 2018, as the date by which Somalia was to file its submissions in court with Kenya given until December 18, 2018, to file its rejoinder to Somalia’s written pleadings. Somalia has anchored its case on Article 15 of the Convention of the Law of Sea adopted in 1982, Kenya said the disputed area was in fact under its jurisdiction before the convention was enacted. Somalia wants the sea border extended along the land border, a plea which if granted could limit Kenya’s access to high season its Indian Ocean shore technically rendering the country landlocked. View the full article
  15. Ciidamo aad uhubeysan oo loogu talagalay sugida Amniga magaalada Gaalkacyo ayaa saakay tagay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Taliyaha Daraawiishta Puntland Cabdishukri iyo Taliye [...] Source
  16. A heavy battle erupted in the southern town of Qoryoley in Lower Shabelle region after armed militants launched an assault on African Union military base on Wednesday night. During the gunfight, the two sides exchanged heavy and small weaponry that led to casualties, but, the number of fatalities has not been verified so far. A senior Somali military official confirmed to Radio Shabelle that three government soldiers were wounded in the overnight clashes in Qoryoley town, 120Km northwest of Mogadishu. The official who asked to remain anonymous said one militant was killed and three others injured in the counter-offensive. Early this month, Al-Shabaab attacked the town and wounded the district commissioner and other senior officials. View the full article
  17. Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha ay wadaagaan si loo helo iskaashi wax ku ool ah oo labada dhinacba faa’ido u leh. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa isla gartay dardargelinta mashaariicda horumarineed ee ay Dowladda Qatar ka fulinayso Soomaaliya iyo dhismaha kaabeyaasha dhaqaalaha oo muhiim u ah dib u soo kabashada dhaqaalaha guud ee Soomaaliya iyo isu socodka badeecadaha iyo dadweynaha. Kulanka Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa lagu lafo-guray siyaabihii ay Dowladda Qatar gacan uga geysan lahayd xoojinta amniga Soomaaliya, gaar ahaan dhismaha Ciidamada Qalabka sida, iyo sidii ay Dowladda Soomaaliya uga taageeri lahayd mashaariicda arrimaha bulshada sida caafimaadka, waxbarashada iyo horumarinta dhaqaalaha dalka. Labada dhinac ayaa waxay sidoo kale isla meel dhigeen in Dowladda Qatar xoogga saarto maalgashiga Soomaaliya, gaar ahaan kalluumeysiga, xoolaha, beeraha iyo tamarta oo qayb weyn ka qaadan doona abuuridda fursado shaqo oo ay ka faa’idaystaan dhallinyarada Soomaaliyeed. Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar, ayaa waxyaabaha ka soo baxay waxaa ka mid ah in dowladda Qatar ay miisaaniyadda Soomaaliya ee sanadkan 2019 ku taageerto 73 Milyan oo Riyaal oo u dhiganta 20 Milyan oo Doollar. Dowladda Qatar ayaa Soomaaliya ka fulineysa mashaariic horumarineed iyo kuwo bai’aadminimo. Maalmo ka hor ayaa la dhagax dhigay mashruuca dhismaha waddooyinka isku xira Muqdisho Jowhar iyo Afgooye, kuwaas oo dhererkoodu gaarayo 120 km, mashruucan oo ay fulineyso dowladda Qatar. Source: goobjoog.com
  18. Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa qoraal kooban oo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen iney duqeymaha ay ka fuliyeen Soomaaliya sanadkan 2019 ay ku dileen 200 oo ka mid ah dagaalyahannada Xarakada Al-shabaab. AFRICOM ayaa sheegtay in 55 ka mid ah Al-shabaab ay dileen Sabtidii, Axaddii iyo Isniintii Todobaadkan, kadib howlgallo ay ciidankooda iyo kuwa DFS ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobollada dalka. Sidoo kale, AFRICOM ayaa sheegtay in dhammaan weerarada ay ka fuliyeen Soomaaliya aanay jirin cid shacab ah oo waxyeello ay kasoo gaartay. Ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya ku sugan ayaa ciidanka xoogga dalka ka taageera duqeymaha dhanka cirka ah, howlgallada gaarka ah iyo sidoo kale tababarada. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Madaxweynaha Somali State ayaa safar aan lasii shaacin waxa uu ku yimid magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Ulajeedka uu madaxweyne Mustafe Cagjar u yimid xalay Hargeysa ayaa waxaa lagu sheegay iney dhowr arrin tahay, waxaana ugu horreeya ka qeybgalka munaasabadda xarig jarka wadada isku xirta Berbera iyo Wajaale. Sidoo kale, waxa uu si gaar ah maanta ula kulmi doonaa madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ay ka wadahadli doonaan xiriirka Labada dhinac iyo arrimo kale. Madaxweynaha Somalil State ayaa sidoo kale booqan doona qaar ka mid ah magaalooyinka Somaliland. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Qaramada Midoobay iyo sidoo kale midowga Africa u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Soomaaliya. Moniko Juma oo ah wasiirka arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegtay in dacwaddaasi ku saabsan tahay muranka xuduudda ee dhanka Badda ah, layna gudbiyeen qariiradda xuduuddaasi waa sidey hadalka u dhigtaye. “Si faragelin ugu sameeyaan xaaladda ka dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya ayaan warbixin kooban ka siinnay” ayeey tiri Moniko. Sidoo kale, haweeneydan ayaa sheegtay in wasaaraddeeda ay furtay wada-xaajood si loo helo bay tiri xal saaxiibtinimo oo ku aaddan muranka xuduud badeedka ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Murankan ayeey sheegtay in lagu xallin karo xilligan wada-xaajood, iyada oo rajeysay in xal loo heli karo. “Waxaan aad u rajeeneynaa in wada-xaajood lagu xalliyo waxyaabahan innaga dhaxeeya innaga iyo walaalaheenna, waayo waxaa isku xiran danaheena mustaqbalka” ayeey tiri Moniko Juma. Kenya ayaa isku dayeeysa in wadada maxkamadda cadaaladda laga leexiyo dacwadda dhanka badda, iyadoo dareemeysa in dacwaddan looga guuleysanayo maadaama dhulka Soomaaliya isku dayeeyso iney boobto. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. (SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, siyaasiyiinta, madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Yuusuf Caynab Muuse oo ku geeriyootay maanta oo ay taariikhdu tahay 27/02/2019, Magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey siyaasi iyo oday ka baxay qaranka Somaliland door muhiimana ka soo qaatay nabad kuwada noolaanshaha shacbiga Somaliland wada dega iyo dib u dhiskii dalka, xilal muhiima oo heer wasiir ahna qarankan ka soo qabtay. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Siyaasiyiinta, madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Marxuumku wuxuu Xukuumaddii ALLE ha u naxariistee Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal ka soo qabtay xilal Wasiirnimo oo kala ahaa Wasiirka Gaashaan-dhigga, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiirka Hawlaha Guud. ha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, siyaasiyiinta, madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Yuusuf Caynab Muuse oo ku geeriyootay maanta oo ay taariikhdu tahay 27/02/2019, Magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey siyaasi iyo oday ka baxay qaranka Somaliland door muhiimana ka soo qaatay nabad kuwada noolaanshaha shacbiga Somaliland wada dega iyo dib u dhiskii dalka, xilal muhiima oo heer wasiir ahna qarankan ka soo qabtay. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Siyaasiyiinta, madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Marxuumku wuxuu Xukuumaddii ALLE ha u naxariistee Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal ka soo qabtay xilal Wasiirnimo oo kala ahaa Wasiirka Gaashaan-dhigga, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiirka Hawlaha Guud. Source
  22. Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo laga keenay dhinaca gobolka Sool. Cutubyo ka tirsan guutada lagu magacaabo “Caana-ka’dhan” ee ciidamada Daraawiishta Puntland oo ka soo baxay degaanka Bixin ee gobolka Sool ayaa saaka gaadhay xaafado kamid ah waqooyiga Gaalkacyo sida ay sheegeen suxufiyiin ku sugan magaalada. Dowladda Puntland ayaa la sheegay in ay ciidanka ku amartay in ay hawlgallo culus ka bilaaban Gaalkacyo si loo soo celiyo amniga oo todobaadyadii u dambeeyay sii xumaanayey. Sarkaal ka tirsan ciidanka halkaa la geeyay ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay in qorshuhu yahay soo celinta iyo sugidda amniga oo uu sheegay in haatan aan booliis wax ka qaban karin. Ciidamada Gaalkacyo la geeyay ayaa ka soo dagaallamay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo horraantii 2018 dagaallo qaraar ku dhex mareen ciidamada Puntland iyo Somaliland PUNTLAND POST The post Puntland oo ciidama gelisay magaalada Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.