Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,347
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Garowe (SMN) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga ee Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Garowe ay ku wada qaateen wasiirada amniga ee maamul goboleedyada dalka. Wasiir Yuusuf ayaa sheegay in wasiiradu ay ku heshiiyeen in meel looga soo wada jeesto dhibaatooyinka amniga ee ka jira guud ahaan dalka, islamarkaana la’iska kaashado ka hortaga dadka dambiyada ka geysta deegaanada dowlad goboleedyada dalka, kuwaas oo qaarkood u baxsada gobollada kale. Sidoo kale waxa tilmaamay in arrintaasi ay muhiim u tahay amniga dhammaan maamul goboleedyada dalka. Arrintan ayaa waxa ay ku soo aadeysaa, xilli qaar ka mid ah deegaanada dowlad goboleedyada ay haatan ka jiraan dhibaatooyin ka dhan ah amniga. View the full article
  2. US President Donald Trump's taxes show that he lost USD1.7 billion over a decade starting in the mid-1980s, The New York Times reported Tuesday. Source: Hiiraan Online
  3. Somaliland: President Muse Bihi Receives Egyptian Delegation. Hargeisa,(Qaran news)-The Somaliland President Muse Bihi Abdi received a delegation from the Arab Republic of Egypt in Hargeisa. The Egyptian delegation is led by deputy Foreign minister, Ambassador Hamdi Loza paid a courtesy call on the president on Tuesday. Upon their arrival in Somaliland, the delegation was met at Egal International Airport by the Somaliland deputy ministers of Foreign and of Health, Abdilkadir Omar Jama and Liban Yusuf Duale. The Egyptian delegation are expected to holds talks with senior officials from the Somaliland government and visit some of the cultural centres of the country. Qaran News
  4. Muqdisho (SMN) – Waxaa xalay tartan aqooneedka Shabelle ku loomay degmooyinka Kaxda iyo Baraawe oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose. Labada degmo oo ku wada jira Group-ka A ayaa xalay ku kulmay is araga koowaad ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan. Tartamayaasha labada dhinac ayaa soo bandhigay tartan xiiso badan, iyagoona kala keensaday 14 dhibcood oo ay heshay Kaxda iyo 8 buundo oo ay la timid Baraawe. Hayeeshee labada degmo ayaa jabiyay tiirar ka mid ah xeerka u yaalla barnaamijka tartan aqooneedka Shabelle, waxaana guddigu mid laba dhibcood ay ka jareen labada dhinac, waxaana natiijo ahaan tartanka uu ku soo gabagaboobay Kaxda oo keensatay 12 Dhibcood, iyo Baraawe oo la timid 6 Dhibcood. Sanadkan waxaa tartan aqooneedka Shabelle taaba gelinaya Shirkadaha BECO iyo Coca-Cola. View the full article
  5. The revived Uganda National Airlines has secured seven regional routes. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho ( SMN) -Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/Warka-Subax-08052019.mp3 View the full article
  7. Garowe (SMN) – Waxaa weli magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ka socda shirka wadatashiga dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka. Shirka oo galay oo maalintiisii 4-aad ayaa maraya gabagabo, waxaana la filayaa in laga soo saaro Warmurtiyeed la xariira waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxda dalka. Ilo muhiim ah ayaa Shabelle u sheegay in is faham buuxa laga gaaray qodobo la’isku mari laa bilowgii shirkaasi. Arrimaha laga wada hadlay waxaa ugu mhiimsan wada shaqeynta DFS iyo maamul goboleedyada, si meesha looga saaro khilaafka u dhexeeya labada dhinac. Radioshabelle.com kala soco wixii soo kordha. View the full article
  8. Muqdisho ( SMN) – Dhageyso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/Bar___Tartan-Aqooneedka-Degmada-Kaxda-Baraawe-070519-gg.mp3 View the full article
  9. Ethiopia has formally charged a former intelligence chief widely reported to have superintended over systemic rights abuse during his tenure. Source: Hiiraan Online
  10. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaan ayaa xildhibaanada Baarlamaanka waxa ay kaga hadlayaan hindise sharciyeedka Batroolka dalka Soomaaliya. Kulankaan ayaa Isniintii hore u bbaaqdaykooram la’aan . Gudoonka Baarlamaanka ayaa digniin u diray xildhibaanada aan ka soo qeeybgalin kulamada Baarlamaanka. Waxaa goor hore oo saakay ah la sii xiray wadooyinka soo gala xarunta golaha shacabka. Puntland Post The post Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh xarunta golaha shacabka appeared first on Puntland Post.
  11. Following a bitter civil war that saw the forces of Somali President Mohamed Siad Barre cruelly bomb and strip the capital of Hargeisa, the Somali National Movement booted out the occupiers and set about creating the conditions for stability in Somaliland which have endured for nearly three decades. Source: Hiiraan Online
  12. PRESS RELEASE UN and African Union in ‘common battle’ for development and climate change financing The UN chief emphasised the “alignment” between the UN’s and African Union’s respective plans to ramp up inclusive and environmentally responsible economic development NEW YORK, United States of America, May 7, 2019/ — UN Secretary-General António Guterres has called for a “quantum leap” in funding for development and climate change for Africa, speaking to journalists on Monday, following the plenary meeting of the latest United Nations-African Union (AU) Conference, which took place in New York. Mr. Guterres declared that the Organization’s work to promote peace and security, human rights, development and climate action, can only progress in Africa if the UN works hand in hand with the AU. The UN chief emphasised the “alignment” between the UN’s and African Union’s respective plans to ramp up inclusive and environmentally responsible economic development: the UN’s 2030 Agenda for Sustainable Development, and the African Union’s Agenda 2063. The common battle they face, he continued, is to secure the necessary financing for development, particularly for Africa. Mr. Guterres said that development there is a “fundamental precondition” for a more peaceful world, and for well-managed migration, and, therefore, that improved funding is “in the interests of the whole international community.” With regard to climate change, the Secretary-General warned that more ambition is needed, because “we are not winning the battle,” and Africa is disproportionately affected: “the African continent practically does not contribute to climate change, but the African continent is one of the areas of the world where the impact of climate change is more dramatic and devastating.” A joint communiqué released on Monday by the UN and African Union welcomed the “strong cooperation and collaboration between the two organizations”, and committed to continue to work closely together in addressing peace and security issues, and achieving sustainable development issues in Africa. The communiqué described the UN Climate Action Summit, which will take place in September, as “critical to mobilize the needed partnerships, resources” necessary to achieve international climate action goals, and noted the agreement of the leaders of both organizations to further strengthen their cooperation on adaptation for climate change ahead of the Summit and beyond. Distributed by APO Group on behalf of United Nations (UN). Qaran News
  13. Roobab ma hiigaan ah ayaa xalay ilaa iyo saakay waxa ay ka da’ayeen magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda. Roobabkaan oo ahaa kuwo lagu diirsaday ayaa socoday saacado aad u badan. Sidoo kale roobabka ayaa ka da’ay qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya iyo duleedka Muqdisho. Dadka Muqdisho ayaa baryihii u dambeeysay waxa ay la kulmayeen kuleeyl aad u daran hayeeshee iminka ay qaboowsadeen. Ugu dambeeyntii roobabkaan ayaa saameeyn waxa ay ku yeesheen dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan Muqdisho. Puntland Post The post Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Muqdisho iyo duleedkeeda appeared first on Puntland Post.
  14. The only reason Mohamed, 26, was not dug out of the rubble of his home like the rest of his family, was because he stopped for a quick chat. Source: Hiiraan Online
  15. Garoowe (Caasimada Online) – Xogta aan ka heleyno shirka Garoowe ayaa sheegeysa in xalay aad la isugu qabtay qodobka la xiriira doorashada Soomaaliya ka dhaceysa 2021. Ilo-wareedyo ku sugan shirka ayaa Caasimada Online u sheegay in maamul goboleedyada ay dalbadeen in golaha wasiirada Soomaaliya ay dib ugu laabtaan waxna ka beddelaan sharciga doorashada ee ay ansixiyeen khamiistii tagtay. Shirciggan ayaa maamul goboleedyada ay ku doodeen inaan laga talo-gelin islamarkaana ay ku jiraan qodobo loo arkay in dowladda ay ku sharciyeysaneyso inay waqtiga kororsato. Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ayaa maamullada u sheegay in sharciggan la horgeeyo baarlamanka, ayada oo ay qireen inay ogyihiin inuusan ka gudbi doonin, markaas kadibna golaha wasiirada ay dib ugu laabtaan. Hase yeeshee maamullada ayaa ku gacan seeray taas, waxayna cabsi ka muujiyeen inaysan isku halleyn karin xildhibaanada, oo sharcigan laga yaabo inuu baaso. Xubno dowladda ku dhow ayaa sheegay in dowladda ay u aragto bah-dilaad in sharcigan golaha wasiirada lagu celiyo, ayada oo baarlamanka aan la horgeyn, waxayna ballan-qaaday inay ka shaqeyn doonto sidii loo diidi lahaa, si dib loogu saxo. Qodobkan ayaa caqabad hor leh ku noqday qodobo kale oo dhwor ah oo mabda’ ahaan la isku fahmay shalay sida aan qornay, waxaana maadaama uu yahay qodobka ugu muhiimsan aan suurta-gal ahayn in heshiis la saxiixo ayada oo aan meel la saarin. Mar kale ayaa la filayaa in qodobkan dib loogu laabto maanta, waxaana dhinacyada ay sheegeen inay rajaynayan in xal laga gaaro. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
  16. The digital economy is a new concept in Somaliland (north Somalia) and the Somali regions. However, we can still find good examples that catch our attention; like zaad mobile money services in Somaliland, the e-commerce business Ari Farm in Somali, and many more e-commerce businesses by local nationals. Source: Hiiraan Online
  17. NAIROBI (Reuters) - The Kenyan parliament’s transport committee has opposed a proposed takeover of the running of Nairobi’s Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) by struggling carrier Kenya Airways, a lawmaker told Reuters on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  18. From the moment we’re born, we’re all at risk of contracting diseases. So the question is, are we aware enough? Are we responsible enough? Are we immune enough? Not long ago infections like influenza, tetanus, chickenpox and measles were prolonged, painful illnesses, which often resulted in death. Immunization saves millions of lives every year and is widely recognized as one of the world’s most successful and cost-effective public health interventions. Source: Hiiraan Online
  19. The European Union's compensation budget for Kenyan troops fighting Al-Shabaab in Somalia is set to start falling in the financial year beginning July, signalling the onset of gradual withdrawal from the war-torn nation. Source: Hiiraan Online
  20. Kampala (Caasimada Online)-Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni ayaa markale aflagaadeeyay Soomaaliya, waxaana uu sii wataa tusaalooyinka aan wanaagsaneyn ee uu usoo qaadanayo Soomaaliya. Madaxweynaha Uganda ayaa si adag ula hadlay fanaanka Bobi wine oo siyaasi isku badalay, waxaana uu sheegay in looga baahan yahay inuu Soomaaliya aado oo uusan carqaladeyn nabadda dalka Uganda. Museveni oo 75-jir ah oo caadiyeystay inuu Somalia u soo qaato Tusaalayaasha ugu xun-xun, waxa uu ku booriyey kuwa isaga Mucaaradka ku ah inay aadaan Somalia oo ay deganaansho la’aan ka jirto, waa sida uu hadalka u dhigay. “Horumarinteena waxaa hareeyay nabada aan abuurnay, Shaqooyinka wey imaanayaan sababtoo ah Nabadda iyo xasilloonida aan heysano, waa sababta keentay in qof kasta uu isku dayo inuu nabad helo, waxaan maqlayay kuwa dadka madadaaliya oo sheegaya in Uganda aysan nabad ahayn, Uganda waa deggan tahay, ma aha sida Somalia oo kale, waan qabnaa Fannaaniin. Waxay aadi karaan Somalia oo ay Riwaayado ka dhigi karan halkaasi” ayuu yiri Museveni. Hadalka Museveni ayaa u muuqda mid uu ku garaacayo Fannaanka Bobi Wine oo ah Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Uganda, mucaaradna ku ah Madaxweyne Museveni iyo Maamulkiisa. Xildhibaankaasi mucaaradka oo 37-jir waxa uu si cad u dhaliilaa Madaxweyne Museveni, taasi oo keentay in dhowr jeer la xiro, iyadoo ay Booliska ka hor joogsadeen 130 Riwaayado oo uu ka dhigi lahaa dalkaasi tan iyo sannadkii 2017-kii. Dhinaca kale, Madaxweynaha Uganda waxa uu si kulul u eedeyey Xildhibaanadda Barlamaanka dalkiisa oo uu sheegay inay doonayaan in loo kordhiyo Mushaarka, balse ay gaashaanka ku dhuftaan Maalgelinta Mashaariicda muhiimka u ah Horumarinta Qaranka. Hadalka qadafka ee uu Yoweri Musveni had iyo jeer wixii xun Tusaale ahaan u soo qaata dadka Soomaalida ayaa u muuqda falal aan garowshiyo lahayn oo sharaf-dhac ku ah Sharafta DFS iyo guud ahaan dadka iyo dalka Somalia. Caasimada Online Xafiiska Uganda Caasimada@live.com
  21. Garoowe (Caasimada Online) – Waxaa soo shaac baxday warqad habeen hore ka soo baxday maamulka gobolka Nugaal oo lagu mamnuucay in la qabto wax shirar iyo kulamo ah oo aysan ka war-hayn maamulka gobolka Nugaal iyo laamaha amniga midkoodna. Warqaddan ayaa la qeybiyay fiidnimadii xalay kadib markii dowladda Puntland joojisay kulan siyaasadaysan oo uu ka qeyb gali lahaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulanka oo lagu qaban lahaa Hotel Grand ee magaalada Garoowe loogana hadli lahaa hanaanka doorashada Soomaaliya ee 2021, ayaa waxaa soo qaban qaabisay hay’ada fadhigeedu yahay magaalada Garoowe, oo lagu magacaabo Center for Policy Alternatives. Hoos ka aqriso warqadda
  22. Hargeysa (Caasimada Online) ― Waxa maalmihii udambeyay Baraha Bulshada la isla dhex-mareyay warar kala duwan oo ku saabsanaa in Dowladda Turkigu u diiday bulshada reer Somaliland ee dalkeeda ku nool inay xusaan Munaasibada 18-May. Agaasimaha guud ee Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland, C/naasir Axmed Xirsi oo wax laga weydiiyey arrinkaasi, ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyey arrintaasi, isagoona eedo usoo jeediyey Dowladda Soomaaliya, wuxuuna yiri: “Waxa ku nool dalka Turkiga jaaliyad iyo ardey u dhashay Somaliland, sanadihii hore ee lasoo dhaafeyna munaasibaduhu si caadiya ayey u dhici jireen oo ay u qabsan jireen, Baraha bulshada waxa ku jira in xaflad ay qabsanayeen ardeyda Somaliland ee wax ka barata dalka Turkiga magaalada Ankara laga joojiyay, iyadoo sababo kala duwan iyo tafaasilado kala duwan laga bixiyey, ardeyduna wey nasoo gaarsiisay cabashadooda oo toos-bey noola soo xiriirtay”. “Arrintaasi sida ay u gashay Baraha bulshada iyo sidey u dhacday runtii waa labo kala duwan, xaflada ha la joojiye, nidaamkii loo joojiyey iyo waxyaabaha lagu sababeeyay iyo waxay dadku ku fasireen ayaa runtii kala duwan, anaguna ka Wasaarad ahaan waanu ka howl-galnay oo waanu la xiriirnay dowlada Turkiga”. Wuxuuna intaas kusii daray “Waxay noo xaqiijiyeen in arrintaasi ay ku saabsantahay inayna marin nidaamkii xafladaha iyo isku soo baxyada noocaasa loo mari jirey, waxkale oo sal ku leedahay ma jirto, marka ay arrintaasi dhameystaan, wadadii saxda aheyd ee xafladahaa ogalaanshiyaha lagu siin-jiray, marka ay ogolaanshiyaha helaan ay sidaas ku bilaaban howshii, markaa wax intaas dhaafsiisan ma jiraan”. Agaasimaha ayaa sido kale waxa uu Dawladda Federaalka Soomaaliya ku eedeyay inay markasta carqalad ku tahay horumarka Maamulkooda, wuxuuna yiri: “Markasta, wadan-kasta iyo meel-kasta oo la joogo Dawladda Soomaaliya waxay isku deydaa inay carqaladeyso waxkasta oo wanaaga oo ay bulshada Somaliland qabsaneyso meel-kasta oo ay joogto”. “Turkiga oo qudha maaha, wadamo badanba oo kale wey isku deyday, Laakiin waxyaaba u suuro-galaya iyo waxyaabo aan u suuro-galeyn baa jira, Wadamadaasi waa waddamo sharci leh oo nidaam leh, waan waddamo ogol in dadku xuquuqdooda aas-aasiga iyo cabirka fikirkooga iyaga oo xaflado nabad-galyaa isugu imanaya”. Wuxuuna hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay Agaasimuhu “Dacwad kasta oo ay geeyaan iyo ka hor-imaansho kasta oo ay ka hor-yimaadan ma badelayso waaqica yaala, laakiin markasta waxaad ogaata Waddan kasta iyo meel-kasta inay Soomaaliya u taagan-tahay inay carqaladeeyan waxkasta oo wanaaga oo Somaliland u soo kordha ama ay qabsanayaan”. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  23. Oslo (Caasimada Online) – Hay’adda sirdoonka Mareykanka ayaa nin u dhaq-dhaqaaqa arrimaha Falastiiniyiinta oo magan-galyo ku jooga dalka Norway uga digtay inay jirto halis xooggan oo kaga imanaysa Sacuudiga, sida uu qoray wargeyska The Guardian ee kasoo baxa London. Iyad El-Baghdadi, oo si aad u dhalleeceeya dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa digniintan loo diray 25-kii April, markaasi oo mas’uuliyiinta Norway ay dejiyeen meel lagu sugo amnigiisa. Dowladda Norway ayaa u sheegtay Iyad El-Baghdadi inay digniin ka heshay hay’ad sirdoon oo shisheeye, waxaana wargeyska The Guardian uu qoray in hay’addaas ay tahay CIA. “Waxay ii xaqiijiyeen inay digniintan u qaadanayaan si dhab ah, waxay ii yimaadeen ayaga oo diyaarsan” ayuu yiri Iyad. Waxa uu sheegay in mas’uuliyiinta ay gurigisia yimaadaan ayaga oo ka kooban laba koox oo ciidamo ah kadibna u kaxeeyeen meel qarsoodi ah si loo bad-baadiyo. Iyad El-Baghdadi, oo Falastiini ah, ayaa magan-galayada Norway loo ogolaaday sanaddii 2015 kadib markii ay xireen islamarkaana soo masaafuriyeen Imaaraadka Carabta, ayada oo aan wax dacwad ah lagu soo oogin. CIA-da iyo safaaradda Sacuudiga ee Washington wax jawaab ah kama aysan bixin warbixin The Guardian. Caasimada Online Xafiiska London caasimada@live.com