Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,327
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. A recent strike in Somalia raises questions about whether Africom investigates civilian casualties. Source: Hiiraan Online
  2. The administration’s hardline stances and tough rhetoric have brought us to a tense standoff. Source: Hiiraan Online
  3. Hargeysa (Caasimada Online) ― Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta wareysi gaara siinayey mid kamida Tv-yada Soomaalida, ayaa Madaxweyne Farmajo ku eedeyay inuu wax ku wado hab qabyaaladeysan. Guddoomiye Faysal ayaa sheegay inuu arrin kasta ka eego Madaxweyne Farmaajo dhanka Qabyaaladda, isagoona ka dhawaajiyey inay taasi keentay inuu ku fikiro Shirkadaha Daalo iyo Jubba inay leeyihin beelo gaar ah. Faysal Cali Waraabe ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uu doonayo inuu shirkadaha diyaaradaha ee Jubba iyo Daalo ka wareejiyo Daabulidda xujaajta Soomaalida, isagoona u wareejinaya shirkado reerkiisa oo u rabo iney dhaqaalo ka abuuran. Guddoomiyaha oo ka hadlaya Arrimahaas ayaa wuxuu yiri “Muraayadda uu Sito Farmaajo waa Muraayad Qabyaaladeed, wax kasta qabyaalad ayuu ku eegayaa”. “Shirkadaha diyaaradaha ee Dadka Xujayda ah qaadi jiray waxay ahaayeen Daalo iyo Jubba, waa shirkado Soomaaliyeed, laakiin isagu (Farmaajo) wuxuu u arkaa Shirkado Qabiil, markaa wuxuu damacsan yahay inuu wixii Qabiil u beddelo oo Shirkado yaryar oo uu doonayo inuu Reer ahaan Lacag ugu sameeyo oo aan jirin inuu abuuro (Si ay u daabulaan Xujaajta)”. Wuxuuna intaas kusii daray “Sanadihii hore waxa la inna siin jiray 9300 Xaaji oo Kooto ah Somaliland iyo Soomaaliya, illaa 3500 waxay ka tagi jireen Hargeysa, illaa 5000 waxay ka tagi jireen Muqdisho, inta kalena waxay ka tagi jireen Gobollada dhexe, sida Gal-mudug iyo Gal-guduud ama Puntland iyo Gal-mudug. Markaa imika wuxuu wadaa inuu wixii Qabaa’il ka dhigo oo uu yidhaahdo Magaalooyinka ayaan u qayb-qaybinayaan, shirkado yaryar oo Qabaa’ilna sameeyo”. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  4. For years now, Ethiopia has harbored ambitions to become the world’s next big destination for textile and fashion production. Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Online ayaa ogaatay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu kulan qarsoodi ah la qaatay todobaad ka hor safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya magaalada Muqdisho Donald Yamamoto. Farmaajo iyo Yamamoto ayaa ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan Khilaafka dowladda Soomaaliya iyo maamul Gobaleedyada. Kulanka Farmaajo iyo Mareykanka ayaa daba-joogay kulan kale oo dhaxmaray madaxweynayaasha maamul gobaleedyada iyo safiirka Mareykanka u fadhiya magaalada Muqdisho kaas oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Warar ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in Farmaajo iyo safiirka Mareykanka ay ka wada hadleen sidii loo xalin lahaa tabashada maamul Gobaleedyada oo hoos u dhigay qabashada waxyaabihii laga filayay dowladda Soomaaliya. Dowladda Mareykanka ayaa Madaxweyne Farmaajo ka dalbatay in ay xaliso dhamaan tabashooyinka ay qabaan maamul Gobaleedyada islamarkaana ay muujiso daganaan iyo tanaasul. Mareykanka waxa uu Madaxweyne Farmaajo u sheegay in dowladda Soomaaliya shaqada kasta oo ay qaban laheyd ay curyaamiyeen khilaafka maamul Gobaleedyada sidaas darteedna waqtiga yar ee haray Farmaajo uu la heshiiyo maamul Gobaleedyada dalka ka jira. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar ka mid ah Wasaaraddaha diinta ee maamul goboleedyadda ayaa ku eedeeyay wasaarada diinta iyo awqaafta Soomaaliya in ay qaaday tilaabooyin ay ku doonayso in ay ku musuq maasuqdo tiradda Xujeyda Soomaaliyeed ee loogu tala galay in ay ka yimaadaan maamul goboleedyadda. Wasaarada diinta iyo awqaafta Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu eedeeyay in ay doonayso in ay Musuq maasuqdo Shirkaddaha loogu tala galay in ay qaadaan Xujeyda Soomaaliyeed oo ay sameysay Guddi u gaar ah oo aysan kala tashan maamulada kale ee dalka ka jira. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta maamulka Galmudug Cabdishakuur Macalin Ciise ayaa sheegay in Galmudug ay si cad uga soo horjeedo habdhaqanka Wasaaradda diiinta ay ku magacowday Guddi la sheegay in ay kala saarayaan Shirkaddaha qaadda Xujeyda. Waxaa uu sheegay in tilaabadda guddiggaasi lagu Magacaabay ay tahay Mid ku saleysan Musuq maasuq iyo wax isdabamin, islamarkaana Galmudug marna aysan taageeri doonin. Wasiirka Caddaalada iyo arrimaha Diinta Puntland, Cawil Sheekh Xaamud Maxamed, ayaa ka hor yimid guddi kala saara shirkadaha Xujeyda sanadkan qaadaya, Guddigaas oo uu soo saaray Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Soomaaliya Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xasan. Wasiir Cawil oo galabta Shir Jaraa’id u qabtay suxufiyiinta waxa uu sababta ay u qaadaceen guddiga ku micneeyay la tashi la’aan, isagoo si toos ah Wasaarada uga dalbaday in maamulkooda ay ugu soo wareejiso qoondada ay guddigaas ku lahaayeen, si arrimohooda ay si gaar ah u maamushtaan. “Xaq baanu u leenahay in nagula soo wareejiyo, si aan u ogaano tirada xujeyda Puntland ee halkaan ka baxi doonta, Wasiirka Diinta Federaalka waanu wadahadalnay, waxaana ka sugeynaa in uu nagu soo wareejiyo, hadii ay jiraan awood ka sareysana u cadeeyo shacabka Puntland,” ayuu yiri Wasiir Cawil Sheekh. Guddiga uu muranka badane ka dhashay ayaa dhawaan waxaa Magacaabay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, waxaana ay ka kooban yihiin dhowr Xubnood oo kala socda Wasaaradda, culimadda iyo Ururada bulshadda rayidka ah. C/Xakiin Xasan Ibraahim Ashkir Wasiiru dowlahha Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya. Sheekh Cali Maxamuud Xasan Wajiis (Cali Wajiis) Culumo Sheekh C/qaadir Maxamed Soomoow-Culumo Sheekh Cumar Maxamuud Wardheere-Culumo Sheekh Cabdi Qani Qorane Maxamed-Culumo Maxamed Cabdi Xaliim Sheekhoow-Bulshada Rayidka Xamdi C/raxmaan Ismaaciil-Bulshada Rayidka Wasiirkii ka horreeyay Sheekh Nuur ayaa shaqadiisa ku waayay in uu xalin waayay Khilaaf kaga yimid Shirkaddaha qaadda Xujeyda iyo maamulada qaarkood oo kasoo horjeeday, waxaana bulshadda ay welwel badan ka qabtaa sidda ay wax ku waddo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  7. Riyadh (Caasimada Online) – Amiirka Sacuudiga Cabdullaahi Bin Sultaan Aala Sacuud ayaa xayiray waxyaabaha laga soo saaro dalka Turkey ee la geeyo dalka Sacuudiga “ilaa dowadda Turkey ay dib u eegis ku saameyneyso siyaasadeeda dhanka boqortooyada”. Amiirka ayaa soo dhigay bartiisa Twitter-ka Muuqaal kooban oo ah amiirka magaalada Riyadh Faysal Bin Bander oo diidaya inuu cabo Coffee uu sheegay in lagu sameeyay dalka Turkey. “Aniga ka muwaadin Sacuudiyaan ahaan, waxaan ku dhawaaqayaa maanta inaan mamnuucay ama xayiray wax walbaa oo laga soo saaro dalka Turkey, ilaa ay dib uga saxayaan siyaasadooda dhankeena ku wajahan, xitaa haddii aan wax soo saarkooda u baahanay”ayuu yiri. Dadka adeegsada baraha Bulshada dalka Sacuudiga ayaa ku jeesjeesay amiirka, iyaga oo ka dalbaday inuu mamnuuco ama xayiraad uu saaro alaabaha uu soo saaro Mareykanka, ee la geeyo dalka Sacuudiga, iyaga oo tusaalo usoo qaadanayay aflagaadadii Trump ee boqorka dalka Sacuudiga. Bishii October sanadkii lasoo dhaafay madaxweynaha Mareykanka ayaa ku yiri boqorka Sacuudiga “Boqorow waan ku difaaceynaa, Halkaasi ma joogi kartid annaga la’aanteena muddo labo isbuuc ah, waa inaad bixisaa lacagta [ciidamada] meletariga, waa Inaad bixisaa” Xiriirka u dhaxeeya dowladaha Sacuudiga iyo Turkey ayaa hoos u dhacay tan iyo sanadkii 2013 markii Turkey uu taageeray ikhwaanul Muslimiinta Masar. Sidoo kale xiriirkooda ayaa mugdi galay markale markii wariyihii Sacuudiyaanka ahaan Jamaal Khashoqji lagu dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul bishii October ee sanadkii lasoo dhaafay. Caasimada Online Xafiiska Sacuudiga Caasimada@live.com
  8. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xildhibaan Dhakool oo kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hadlay xuska Somaliland ee 18-May, isagoona si adag uga hor-yimid xaaladii deg-dega aheyd ee Madaxweyne Muuse Biixi. Dhakool ayaa sheegay in aanu aaminsanayn in 18-May oo sannad kasta laga xuso deegaanada Somaliland ay tahay maalin qaran oo bulshada Somaliland ay wada leedahay. Xildhibaan Dhakool oo kamid ah xildhibaannada golaha wakiillada ee laga soo doorto gobolka Sool, ayaa waxa uu sheegay in xuskaasi uu yahay mid ku saleysan beel gaar ah, wuxuuna yiri “18-ka May waa Maalin Beesha SNM ay calaamadsatay oo ay u dabbaal-degayso, welina Beelaha Darafyadu maalin madow bay u yaqaanan”. “Midnimadii lala galay Soomaaliya ayaa Beesha SNM Xanuun ka qaadday, Xanuunkaasi ayaa kelifaya inay ka guuraan 1960-kii, Maalin ay Carruurta iyo Dumarka soo saaraana ay samaystaan, markaa waa Maalin reerkaasi leeyahay 18-ka May, markaa uma naqaano Maalin Qaran”. Wuxuuna intaas kusii daray “Gobolka Sanaag oo awalba sii dhutinayey oo kala laalaaday uma baahnayn, munaasibna kuma ahayn in la yiraahdo Xero Milletari ayaa laga dhigayaa, marka Laascaanood la yiraahdo waa Xero Milletari oo wixii Rasaas iyo Tuute ah la geeyo, tanna la geeyo (Sanaag), maxaa soo hadhaya”. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  9. Muqdisho (Caasimada Online) ― Senator Mustaf Maxamuud Qodax oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ka hadlay fursad uu sheegay Raysal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya inay lumisay Somaliland. Senator Mustaf Qodax, ayaa sheegay in aanay Somaliand wax fursad ahi ugu jirin inay Hargeysa ka soo wada dagaan Abiy Ahmed iyo Madaxweyne Farmaajo. Senator Mustaf Qodax ayaa waxa uu ku dhawaajiyey inaysan jirin wax wanaag ah oo ka dhalan lahaa booqashadaas, isagoona ku sababeeyay dhowr arrimood oo kala duwan. Senator-ka ayaa qoraal uu arrimahaas kaga hadlaya wuxuu soo dhigey bartiisa Facebook, wuxuuna ku yiri qoraalkiisa: “Fursad noocee ah ayaa Somaliland ugu jirtay inay raysalwasaare Abiy Ahmed iyo Madaxweyne farmaajo ka degaan Egal international airport? Raysal wasaare Abiy Axmed u daa nin dhalinyaro ah oo si weyn uga dhexmuuqda madaxda Africa ee kursiga jecel, shakina kuma jiro inuu sameeyay geesinimo iyo Kudhac dhabbaha u xaadhay isbedello iyo daahfur siyaasadeed (political breakthrough) oo wax weyn ka bedelay hab-nololeedka siyaasadeed ee bariga Africa. aniga oo ku salaynaya aragtidayda siyaasadeed ee xal-u-helida arimaha Soomaaliya iyo Somaliland, iima muuqdo wax wanaag ah oo ka dhalan lahaa booqashadaas, waxaanan ku sababaynayaa arimahan soo socda: 1-arinta soomaaliya iyo Somaliland waa mid u baahan diyaar garaw dhab ah oo labada dhinacba u heensaystaan wadahadalo fool ka-fool ah iyo ka go’ naansho siyaasadeed oo xal u noqon kara is mari waaga, iyadoo hindisaha booqashadanina uu u ekaa mid kayimi Raysalwasaaraha dalka Ethiopia islamarkaana aanu jirin qorshe dawlada soomaaliya (all the Somali political stakeholders) isku raacsanaayeen sida; waxyaabaha somaliland looga tanaasuli karo iyo wixii lamid ah. 3- inta badan dadka reer somaliland oo dawlada madaxweyne Farmaajo u arka inay la gashay dagaal cad oo dhinaca siyaasada iyo bulshadaba ah; sida warqadii kasoo baxday wasaarada qorshaynta ee qaadhaan bixiyayaasha lagaga dalbanayay inaanay wax gargaar ah oon soomaaliya soo marin somaliland la siinin, qaabkii ay dawlada soomaaliya u waajahday arrintii DP world iyo arimo kale oo dawlada soomaaliya u samaynaysay si aamusnaan ah laakiin maxsuulka laga dheehanayey arimo awood sheegasho ah oo dawlada soomaaliya ay ka samaynaysay fagaarayaasha siyaasadda ee caalamiga ah, taasoo batrool kusii shubaysay kala fogaanshaha labada dhinac. 4-madaxweynaha somaliland oo ah madaxweyne shacabku doortay suurogal umay ahayn inuu sidaa dhibta yar ugu soo dhaweeyo hargeysa madaxweynaha soomaaliya oo isagu booqasho ku tagayey gobolada woqooyi. Arimahaas iyo qaar kale oo aanan halkan kusoo koobi karin awgood ayaanay booqashadaasi natiijo wanaagsan u keenteen. Waxbyaabaha ka dhalan kari lahaa hadday dhacdo booqashadaasi aniga aragtidayda gaaban: A- in madaxweyne muuse biixi wajihi lahaa kacdoon dadweyne. B- in xisbiyada mucaaradka somaliland ay suurogal ahaan lahayd inay ku qaadaan dagaal hubaysan. C- iyo inuu xumaado xidhiidhka u dhexeeya Ethiopia iyo somaliland kadib marka Abiy Axmed laga dhoofiyo garoonka diyaaradaha Hargeysa iyadoo qiiqa taayirada gubanayaa magaalada hadheeyeen, taasoon marna raali galiseen ninka ugu awooda Badan madaxda bariga iyo badhtamaha Africa. Shin malaha haddaynu arintan ku kala aragti duwanahay waxa meelo badan oo anynu isku aragti ka nahay Wa billaahi tawfiiq”. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. Barnaamijka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa adeegyada caafimaad ee dowaldda maraykank ugu talo gashay dadka Mareykanka, gaar ahaan kuwa danta yar oo ay Soomaalidu ka mid tahay. Read More
  11. Dawladda Maraykanka ayaa dhalashadii dalkeeda kala noqotay Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Kaariye oo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, waxaanu toddobaadkii hore soo gaadhay dalka Somaliland. Warbaahinta magaalada Portland ee gobalka Oregon ee dalka Maraykanka ayaa shalay qortay in Sheekh Kaariye oo ay dawladda Maraykanku ku dartay liiska dadka aan dhoofi karin ee aan Maraykan dibada uga bixi karin ayaa waxay u diyaarisay bishii January qaab uu Kaariye kaga baxo Maraykanka oo uu ku tago Somaliland, isagoo marka uu Somaliland soo gaadho DHL dib ugu diri doona Baasaaboorka Maraykanka ee uu ku soo socdaalay. Waa isfaham ay gaadheen dawladda Maraykanka iyo Sheekh Kaariye. Sida ka muuqata is afgaradka ay gaadheen Sheekh Kaariye iyo dawladda Maraykanku, Sheekh Kaariye kama hor iman doono amarka Maraykanka ee ah in dhalashadii lagala noqdo, iyadoo lagu eedeeyay inuu warbixin aan rasmi ahayn bixiyay bishii Julay ee sannadkii1997 markii uiu dalbanayay degenaanshaha Maraykanka. Sheekh Kaariye oo 57 jir ah waxa uu Arbacadii toddobaadkii hore duulimaad diyaaradeed oo 14 saacadood ah ka soo raacay dalka Maraykanka isagoo afar cisho dib uga dhacay wakhtigii ay ahayd inuu soo gaadho Somaliland, sababta dib u dhiciisa keentayna waxay warbaahintu ku sabaysayay hay’adaha ammaanka ee dalka UAE oo ay diyaaradu kula soo hakatay ayaa ku qabsaday madaarka oo su’aalo weydiiyay. Isla markii uu ka soo duulay Maraykanka wuxuu subaxnimadii soo gaadhay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, halkii ay ka ahayd inuu toos u soo dhaafo oo uu soo gaadho magaalada Hargeysa, sida ay warbixintu sheegtay hay’adaha ammaanka ee UAE ayaa qabsaday, waxaanu Sheekh Kaariye farriin qoraal ah telefoonkiisa ugu diray looyarkiisa, oo uu ku yidhi, “Waxbaa khaldan.” 7 saacadood oo ay hay’adaha Maraykanku waraysanayeen waxay weydiiyeen su’aao ku saabsan arrimo ku saabsan koox lagu magacaabo “Portland Seven” oo ah koox Maraykan Muslimiin ah oo u dhashay Portland oo lagu xukumay inay doonayeen inay ku biiraan kooxda Al-qaaciida. Waxa kale oo wax laga weydiiyay Masaajidka As-Saber oo uu iimaan ka ahaa iyo dadka ku cibaadaysan jiray, looma ogolaan inuu looyarkiisa la hadlo markii UAE su’aalaha lagu weydiiyay iyadoo alaabtiisii oo dhan laga qaatay, sida uu sheegay looyarka u doodaya Philip Smith. Waxa Wuxuu Maraykanku ku eedeeyay Sheekh Kaariye inuu ka mid ahaa raggii Ruusha kula dagaalamay dalka Afganistaan Ugu dambayn Sheekh Kaariye, wuxuu soo gaadhay Jimcihii toddobaadkii hore caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxaanay looyarada Sheekh Kaariye ku eedaynayaan dawladda Maraykanka inay jabisay sharcigii maadaama oo Sheekh Kaariye ay su’aalo weydiiyaan hay’adaha ammaanka ee UAE, iyagoo ku dooday inaanay hay’adaha ammaanka ee UAE su’aalo weydiin karin Sheekh Kaariye iyaga oo aan xog ka helin dawladda Maraykanka, waxaanay maxkamada ka dalbadeen looyarada Sheekh Kaariye inay dawlada ku amarto inay sharaxaan sababta Sheekh Kaariye loogu qabtay Dubai ama loo ogolaado inuu dib u helo sharcigiisa oo aan laga qaadin, lana tuuro eedaha hore loogu jeediyay ee ah inuu ka been abuuray markii uu dalbanayay dhalashada Maraykanka. Sheekh Maxamed Cabdiraxmaan Kaariye ayaa ka soo jeeda qoys reer Hargeysa ah oo caan ku ahaa fidinta diinta Islaamka, waxaana aabihii Alle haw naxariiste ahaa Iimaamkii masjid jaamacii ugu horeeyay magaalada Hargeysa Qaran News
  12. Tottenham waxay caawa cashar u dhigtay Kooxda reer Holland ee Ajax, kadib markay 3-2 ku garaacdey guriga Ajax. Ciyaartii hore ee Guriga Tottenham waxay Ajax [...] Source
  13. The eight Ivy League schools are among the most prestigious colleges in the world. They include Brown, Harvard, Cornell, Princeton, Dartmouth, Yale, and Columbia universities, and the University of Pennsylvania. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay inuu meel wanaagsan marayo wada hadalka u socda madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada, kuwaasoo shir galay maalinkii 4-aad u socdo. Mahdi Guuleed waxa uu sheegay in arrimaha diirada la saarayo ay yihiin kuwo muhiim u ah dalka, uuna rajeynayo in is fahan ay ka gaaraan dhamaan dhinacyada Soomaalida ee fadhiga ku leh Caasimada mamaulka Puntland. Waxa uu cadeeyay in shirka si aad ah loogu gorfeynayo arrimaha Amaanka, Siyaasada, Dhaqalaaha iyo arrimaha Bulshada, qoodbadaas oo uu sheegay inuu ka qabo yidadiilo ku aadan iney ka soo baxaan natiijo wax ku ool ah. Shacabka Soomalaiyeed ayuu ugu danbeyn ka codsaday Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya iney taageeraan shirka, una duceeyaan madaxda sidii ay u soo saari lahaayeen qodobo ay ku mideysan yihiin oo dalka iyo dadkaba wax u tara. Hoos ka dhageyso ra’iisul wasaare ku xigeenka https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/05/COD.mp3Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  15. A federal judge summoned Minneapolis city leaders to court on Wednesday after learning that the city had rejected an offer to settle a lawsuit over the killing of a black man by police in 2015 Source: Hiiraan Online
  16. Somaliland: Egyptian Delegation Visit The Port Of Berbera Berbera,(Qaran news)-The Egyptian delegation led by deputy Foreign minister Hamdi Loza paid a visit the city of Berbera in order to see the new developments at the port. The delegation accompanied by the Director of the Port Authority, senior officials from DP World Berbera and the Mayor of the city toured the new facilities and the ongoing work taking place at the new port. The delegation also visited some of the new facilities in the city of Berbera. The delegation are in Somaliland to discuss areas of mutual interest including fishing and maritime issues. Egypt the home of the mighty Suez Canal is the hub of the sea faring traffic in the Red Sea leading to the Indian Ocean and the Straits of Hormuz. The Egyptian delegation are also expected to visit the ancient cave paintings at Las Geel on their way back to Hargeisa. Qaran News
  17. Iranian President Hassan Rouhani announced Wednesday that his country was taking steps to halt its compliance with elements of a landmark nuclear accord, in a move that appeared certain to aggravate tensions with the United States. Source: Hiiraan Online
  18. I have written this note as a tribute to our late President Mohamed Ibrahim Egal: 17 years ago, on May 03, 2002, the late President Egal passed away at a hospital in Pretoria, South Africa.Egal was my hero. He was a patriot and wiseman.He was an elder statesman.He had good judgment. He had the courage to make tough decisions.He was a gifted leader. He was a fighter for Somaliland cause.He was a nation builder while the U.S. and United Nations failed to recreate Somalia.He led our young nation during the most turbulent time in our history. He was the founder of the present day functioning government structure and institutions in Somaliland.He knew how the government functioned. He knew well the political dynamics of the clans in the region. In fact, Egal was the architect of Somaliland’s referendum for independence in May 2001.But Egal did not live to see his dream realised.During his leadership he brought cohesiveness, peace and stability to the nation.As the result, Somaliland had achieved, albeit imperfect, development in the areas of education, and basic services.But still a massive work needs to done on human development area in our country.He believed a true free market economy. So far, we do not have anyone from Somaliland or even Somali peninsula politicians who can fill the vacuum Egal left.But he was not a flawless individual because he was not only a human being, but he was also in the public life for over four decades.Ramadan is next Monday, let’s pray for Allah to open for us the gates of the paradise and meet him there.Amen. Ali Mohamed Founder and Editor Gubanmedia.com, an online source of news and commentary about the Horn of Africa. He can reached @ aliadm18@gmail.com Qaran News
  19. Garoowe (Caasimada Online) – Waxaa maalintii Afaraad galay Shirka magaalada Garowe ee Puntland uga socda Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada kaas oo ilaa hadda ay taagan tahay doodiisa iyo muranka u dhaxeeya dhinacyada shiraya. Shirka ayaa u dhaxeeya inuu fashil ku dhamaado iyo in lagu heshiiyo marka loo eego heerka ay xiligaan taagan tahay xaaladda siyaasadeed ee dhinacyada ku shirsan Garowe. Dad badan ayaa aaminsan in kulankaan uu yahay kii ugu adkaa uguna waqtiga dheeraa waxaana dhinacyada ay u hadlayaan si ay caro iyo doodo ku dheehan tahay. Dad ku sugan magaalada Garowe ee Puntland ayaa Caasimada Online u sheegay in maamul Gobaledayda ay soo bandhigeen tabashooyin tiro badan oo ay sharuud ku xiran tahay sidii loo xalin lahaa. Maamul gobaleedyada ayaa u sheegay hogaanka Dowladda Soomaaliya in aysan ka aqbali doonin sida ay hadda wax u wado iyo sidii ay u soo maamushay xaalado laga soo gudbay oo ku laabasho u baahan. Waxay u muuqataa hadii shirkaan guul darro ku soo dhamaado in aysan qabsoomin doorasho, in aan la dhameestirin dastuurka qabyada ah, in aan waxba laga qaban dhismaha Ciidamada iyo in aysan halkaan dhaafin dhamaan shaqooyinka horyaala dowladda Soomaaliya. Khubaro dhanka siyaasadda ah ayaa qaba in dalka uu gali karo xaalad siyaasadeed iyo mid amni dowladana ay weyn karto degaanada ay maamulaan dowlad Gobaleedyada islamarkaana aysan saameyn ku yeelan doonin doorashooyinka ka dhacay Kismaayo iyo Dhuusamareeb. Sidoo kale hadii aan guul laga gaarin Shirka Garowe waxay u muuqaataa in xaalad rajo beel ah ay geli doonto wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland. Dadka qaar ayaa sheegaya in Afarta sano ee Farmaajo dhamaan doonto iyadoo aan maalinna aan kulan lala yeelan Somaliland. Waxaa muuqata in walaac xoog leh laga qabo sida ay noqon doonto natiijada Shirka ka socda Garoowe waxayna dad badan oo Soomaaliyeed ay ku talinayaan in ay dhinacyada muujiyaan tanaasul iyo isu dulqaadasho ballaaran si looga gudbo caqabada horyaala Dowladda Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
  20. Lionel Messi broke down in tears after his dream of winning the Champions League for a fifth time with Barcelona collapsed against Liverpool. The Argentina international was inconsolable in the Barcelona dressing room following the 4-0 defeat at Anfield, where the Spanish champions were on the receiving end of an incredible comeback in Europe for the second season running, having won the first leg 3-0 at the Camp Nou. Last season in the quarter-finals Barça beat Roma 4-1 at home but collapsed in the away leg to lose 3-0 in Rome and go out on away goals. Messi was then selected for a drugs test by anti-doping officials and the team coach departed for Liverpool John Lennon Airport without him as a consequence. Reports in the Spanish media have claimed that, on his eventual arrival at the airport, Messi was involved in an angry confrontation with a group of Barcelona supporters furious at their team’s latest collapse in the Champions League. Luis Suárez apologised for the manner of Barcelona’s exit and insists the players are ready to face the criticism heading their way. “We are very sad, hurt,” he said. “We are human beings, we feel the pain, the frustration. We have to put our chest out for the bullets that will come now. “It cannot be that in a minute we concede two goals. [For] the fourth goal we looked like youngsters. We have to understand all the criticism that is going to rain on us.” Barcelona’s president, Josep Bartomeu, described the defeat as a “disastrous night” for the club and the manager, Ernesto Valverde, accepted questions would be asked of his future following another European failure Source Theguardian Qaran News
  21. (SLT-Hargaysa) Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa Sheegay In 18 May aanay ahayn maalin tariikh ku Leh Somaliland, balse ay tahay maalin beeshii SNM waa siduu hadalka u dhigaye ay iyadu calaamad satay Oo xusto. Hoos ka DAAWO Source
  22. (SLT-Hargaysa) Axmed Xaji Cali Cadami oo kamid ah siyaasiyiinta Ugu waayo aragsan Dalka xilal badana Ka Soo qabtay ayaa ka hadlay xaalada Somaliland maanta ku sugan tahay . Hoos ka DAAWO Source