Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Hoggaanka sare ee Ahlu-sunna ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay in uu gebi ahaanba buray heshiiskii u dhexeeyay iyaga iyo xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaana ay iclaamiyeen daagal ka dhan ah dowladda. Af-hayeenka Ahlu-sunna Ibraahim Xaashi Cosoble oo warbaahinta u akhriyay bayaan ka soo baxay hoggaanka sare ee Ahlu-sunna ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka baxday heshiiskii ay al gashay Ahlu-sunna islamarkaana ay dagaal qaawan ku soo qaadday degaannada Galmudug iyadoo adeegsanaysa ciidamo ay hoggaaminayaan saraakiil ka tirsanaan jiray Al-shabaab. Sidoo kale Ahlu-sunna ayaa iclaamisay dagaal ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya waxaana ay Beesha Caalamka la socod-siisay in Cawaaqibka dagaalkaasi ka yimaaday ay mas’uuliyaddiisa qaadayso dowladda Soomaaliya. Hoos ka daawo hadalka Bayaanka PUNTLAND POST The post Ahlu-sunna oo iclaamisay dagaal ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  2. Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Ururka Ahlu-Sunna Waljamaac ayaa goordhow magaalada Dhuusomareeb uga dhowaaqay inuu buray heshiiskii u dhaxeeyey ayaga iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Ahlu-Sunna ayaa ku eedeysay dowladda inay mas’uul ka tahay burburka ku yimid heshiiskii labada dhinac, kadib markii ay ciidamo kusoo daabushay magaalooyinka Galmudug. Sidoo kale Ahlu-Sunna ayaa dowladda dhexe ku eedeysay inay Dhuusamareeb kusoo daabuleyso saraakiil iyo ciidamo sida ay sheegeen Shabaab ah. Dhanka kale Ahlu-Sunna ayaa sheegtay inay AMISOM ka xaqiijisay inaysan ku lug yeelan doonin carqaladda ay sheegeen inay dowladdu ka wado gobolada dhexe gaar ahaan magaalada xarunta u ah Galmudug ee Dhuusamareeb. Ahlu-Sunna ayaa ugu baaqday ciidamadeeda iyo shacabka Galmudug inay u diyaar garoobaan inay difaacdaan naftooda, maalkooda iyo nabaddooda. Hoos ka aqriso qoraalka Alu-Sunna kasoo baxay
  3. (SLT-Hargeysa)-Taliyaha Ciidammadii Ka Goostay Somaliland Oo Ka Warramay Sababta Ku Kaliftay Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Puntland, Halkan hoose ka DAAWO Source
  4. Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo kulan la qaatay wasiir ku-xigeenka maaliyadda, guddoonka Baniga Dhexe iyo xisaabiyaha guud Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray xarunta Bangiga dhexe ee dalka. Ra’iisul wasaaraha ayaa intii uu kurmeerka ku jiray waxa uu kulan looga hadlay daddar-gelinta shaqooyinka hor tebinta leh ee bagiga la qaatay wasiir ku-xigeenka wasaaradda maaliyadda, guddoomiyaha, guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe ee dalka iyo xisaabiyaha guud. Bankiga dhexe oo qayb ka ah hay’adaha halbeegyada ku leh tubta horumarinta dhaqaalaha ayaa mas’uul ka ah samaynta iyo maaraynta lacagta dalka, ka shaqaysiinta hannaanka xisaabeed ee dalka, abuuridda hannaanka bixinta lacagta oo midaysan iyo Isku dubba rididda qorshaha dib-u-soo celina hantida qaranka. Kormeerka uu Ra’iisul Wasaaruhu uu ku tegay xarunta bangiga dhexe ayaa qayb ka ah hawlaha lagula soconayo hanaanka hir-gelinta qorshayaasha hor-tebinta leh ee wasaaraha xukuumadda iyo hay’adaha kale ee dawladda ay ku leeyihiin tubaha qaranka si sare loogu qaado isla xisaabtanka, hufnaanta iyo daah-furnaanta. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: View the full article
  5. Doorashadii ugu dambaysay ee golaha wakiillada waxaa la qabtay 25/09/2005, iyada oo wakhtiga golaha wakiillada la doortay oo ahaa shan sano uu ku ekaa October 2010, hase ahaatee shan jeer ayaa loo sameeyey muddo kordhin kala duwan. Golaha Deegaanka waxaa doorashadii ugu horraysay la qabtay 15/12/2002, Golahaas oo la doortay muddo shan sano ah ayaa xilka ka degey December 2012, iyada oo ay xilka la wareegeen golaha deegaanka ee haatan dalka ka jira, kuwaas oo la doortay November 2012, waxaana wakhtigoodu ku ekaa December 2017, hase ahaatee hal mar ayaa xilka loo kordhiyey iyada oo muddo kordhintaasi ay ku ekayd 28/04/2019. 7 June 2018, Xeerka Guud ee Doorashooyinka Qaranka iyo Diiwaangelinta oo isku dhafan oo ay tahay in lagu maamulo doorashooyinka Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, Wakiillada iyo golayaasha deegaanka ee dalka iyo weliba diiwaangelinta codbixiyayaasha, ayaa la horgeeyey golaha wakiillada, waxaana xeerkaas qayb ka ah kuraasa kootada ah ee haweenka iyo dadka la haybsooco ay ka helayaan golaha wakiillada iyo saami-qaybsiga kuraasta baarlamaanka ee gobolladu kala helayaan, Xeerkaas ayaa golaha loo gudbiyey ka dib markii ay anixiyeen golaha Wasiirada ee Somaliland. Illaa haatan xeerkaas looma dhaqaaqin, golaha wakiilladuna weli kama doodin, iyaga oo sabab uga dhigaya, in marka hore ay tahay in go’aan laga gaadho arrinta saami-qaybsiga kuraasta baarlamaanka si xeerka loo ansixiyo. Xafiiska la socodka Arimaha Doorashada CPA Qaran News
  6. Sarreeye Guuto Gubadle Taliyaha Qeybta 26-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland Sarreeye Guuto Maxamuud Maxamed Axmed (Gubadle) oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in uu jiro wada-hadal u socda Taliyaha Ciidamada Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taani iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la xiriira in Gen Taani loo dhiibo Abbaan-duulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Gen Gubadle ayaa soo dhoweeyay hadalkii ka soo yeeray Taliyaha Ciidamada Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ee ahaa in aan loo baahneyn askarta iyo taliyaasha ka goostay Somaliland ee gobolka Sanaag waxaana uu xusay in Gen Taani uu kala diray ciidamadii Somaliland kadib markii isagu shaqa ka helay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Gubadle ayaa ugu baaqay saraakiisha iyo askarta ka soo jeeda Sool iyo Cayn ee weli ku harsan ciidamada Somaliland in ay isaga soo baxaan oo ku soo biiraan dhanka Puntland maadaama sida uu sheegay lagu kala tegay ciidamadii Somaliland. Hoos ka daawo hadalkiisa oo dhan PUNTLAND POST The post Taliyaha Ciidamada Somaliland oo la sheegay in uu shaqa ka helay Dowladda Federaalka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  7. Afgooye (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaallo maanta siyaabo kala duwan uga dhacay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalka koowaad oo ka dhashay weerar ay soo qaadeen Al-Shabaab ayaa ka dhacay fariisimo ciidamada huwanta ay ku leeyihiin deegaanka Golweyn ee gobolkaasi. Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi, welina ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay labada dhinac. Dhinaca kale dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar jidgal ah ku qaaday ciidamada ka tirsan kuwa dowladda oo marayay deegaanka Warmaxan ee Sh/Hoose. Weerarka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa xigay dagaal foolka fool ah oo dhex labada dhinaca, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo deegaanka ah. Al-Shabaab oo ka hadashay dagaalkaasi ayaa sheegtay inay ku dishay illaa afar ka tirsanaa ciidamada dowladda, sida ay hadalka u dhigtay. Xaaladda ayaa haatan kacsan, iyadoona dhaq dhaqaaqyo Milatari laga dareemayo deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha ee koonfurta Soomaaliya. View the full article
  8. Muqdisho (SMN) – Taliyahay cusub ee ciidanka Xoogga, Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka, kadib munaasabad ka dhacday M/Muqdisho. Xafladda xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda, saraakiil ciidan iyo marti sharaf kale. Odawaa oo horay u ahaa tliyaha ciidanka Lugta, marna soo noqday abaanduulaha ciidanka Xoogga dalka ayaa xilkan loo magacaabau Khamiistii la soo dhaafay. Taliyaha cusub ayaa bedalay Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) oo muddo hal sano ah hayey xilkaasi. View the full article
  9. Nairobi (AFP) – Kenya is urging the UN to list Al-Shabaab under the same sanctions as Al-Qaeda and the Islamic State, but foreign donors say the move could leave millions in drought-stricken Somalia without aid. The proposed listing — which could take effect as soon as Thursday — comes at a critical time in Somalia, where 2.2 million people, or nearly 18 percent of the population, face the risk of severe hunger. Al-Shabaab is already targeted under broader sanctions imposed by the United Nations on Somalia, which is heavily aid-dependent after three decades of conflict and economic ruin. Right now, UN agencies and humanitarian organisations are exempt from these sanctions, which enables them to deliver urgent aid without prosecution when they venture into territory controlled by Al-Shabaab. But Kenya wants to tighten the screws on the jihadist group after several deadly attacks on its soil, and the sanctions regime it proposes would remove that safeguard. “A measure like this will have the effect of criminalising humanitarian aid,” Eric Schwartz, president of Refugees International, told AFP. “Any measure that would impact the current provision of aid would have extremely serious and substantial implications.” If no member state objects before August 29 the Al-Shabaab listing under Security Council resolution 1267 will take immediate effect. Hundreds of millions of aid dollars for Somalia will then be thrown into doubt. In some cases, foreign donors said they may need to freeze payments for up to a year as they consider how to comply with the new sanctions, said an aid source in New York liaising with the UN on the issue. – Grey area – “We would be operating in a huge grey area. As humanitarian actors, we would have this huge dilemma of carrying on providing aid, or we stop altogether,” the official working for a large global charity told AFP on condition of anonymity. Another concern is that banks, fearing repercussions, could limit financial services to humanitarian agencies working in Somalia — a process known as “de-risking” that makes it difficult to transfer money and fund programmes. The looming deadline has sparked a flurry of lobbying at Security Council headquarters in New York. Earlier this month, 20 former ambassadors, national security and humanitarian officials wrote to US Secretary of State Mike Pompeo, Treasury Secretary Steven Mnuchin and USAID administrator Mark Green urging them to reject the Kenyan proposal. Their decision “could either help sustain critical and life-saving relief to Somalia, or exacerbate the dire humanitarian situation and puts hundreds of thousands if not millions of people at grave risk”, the August 7 letter warned. “They (humanitarian groups) have worked carefully to develop systems to reach people while limiting aid diversion” to Al-Shabaab, it added. Exemptions from sanctions are extremely rare, the International Peace Institute pointed out in a June paper. Kenya sees Al-Shabaab as no different to extremist groups elsewhere and believes sanctions are a way to blunt their violence. On July 13, after 26 people were killed in Somalia’s south, Kenyan Foreign Minister Monica Juma said “this attack was another reminder to the international community of the imperative” to list Al-Shabaab under resolution 1267. The foreign ministry did not reply to queries from AFP before publication. Al-Shabaab violence has surged in 2019 with atrocities in Somalia and Kenya, including an attack in Nairobi in January that left 21 people dead. Kenya has applied considerable diplomatic leverage on its allies, notably lobbying the EU in May to list the Al-Shabaab as a “terrorism organisation”. – Bad timing – The timing could not be worse for Somalia, which is facing another hunger crisis after the rainy season failed this year. Nearly 18 percent of the population faces severe hunger, the UN’s Food and Agriculture Organization (FAO) has warned. The country is prone to devastating, frequent droughts. A famine between October 2010 and April 2013 killed almost 258,000 people, more than half of them children under five. Somalia has accused its larger neighbour of meddling that could worsen its domestic problems and have repercussions for regional stability. Somalia’s envoy to the UN, Abukar Dahir Osman, told the Security Council on August 21 that impeding aid efforts “will play into the Shabaab’s narrative and self-image as a de-facto government in areas where state reach is limited”. He reiterated the government’s “condemnation of any interference in the internal affairs of Somalia.” Kenya’s campaign on Al-Shabaab comes as it spars with Somalia on several diplomatic fronts including a battle over its marine borders, said Matt Bryden, director of Nairobi-based think tank Sahan. “There’s a range of thorny issues between the two governments that have strained their relations to the breaking point, and I think Kenya’s move must be understood in that wider context,” he told AFP. Source: AFP
  10. Kampla (SMN) – Henry Okello, oo ah wasiiru dowlaha xiriirka caalamiga ee dowladda Uganda ayaa sheegay in ciidamada Midowga Africa u tababaro Soomaaliya qaarkood ay u goostaan dhanka Al-Shabaab. Isagoo la hadlayay wargeyska Independent, wasiirka ayaa tilmaamay in AMISOM ay siiso tababar ciidamada dowladda Soomaaliya, si ay mas’uuliyadda amMaanka dalka ugala wareegaan markii ay ka baxaan Soomaaliya. Wasiirka ayaa intaasi ku daray in dadaallada ay sameeyaan ay dhabar jAbinayaan askarta ku biiraysa Al-Shabaab, taasoo khatar gelinaysa in lagu aamino amaanka dalka. Dowlada Uganda ayuu sheegay inay tababarayaal u soo dirtay Soomaaliya kuwaasoo layliya askarta cusub ee dowladda, iyadoo ay sidoo kale siiyaan la-talin dhanka howlagalka. Hadalka wasiirka ayaa imaanaya xilli QM ay sheegtay inay dhimayso askarta ilaalisa xarumaheeda Soomaaliya, iyadoo tirada AMISOM-na hoos loo dhigayo, taasoo qeyb ka ah ka bixitaanka Soomaaliya. View the full article
  11. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has completed training of military officers from six regional countries to help stabilize the Horn of Africa nation. Source: Hiiraan Online
  12. (SLT-Burco)-Faysal Cali Waraabe Booqday Oo Safar Ku Tagay Magaalada Burco Farriina U Diray Bulshada, Halkan hoose ka DAAWO Source
  13. (SLT-Hargeysa)-Faysal Xiis Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyay Iyo Facebook Magaciisa Lagu Furtay, Halkan hoose ka DAAWO Source
  14. July 13. Overnight assault on hotel in Kismayo port city. 26 people killed including a Briton, three Kenyans, three Tanzanians, two Americans and one Canadian. Some Chinese are injured. July 22. Car bomb explodes near Mogadishu Airport. 17 killed, 28 injured. July 24: At least 6 killed in suicide bombing in Somalia’s capital. Mogadishu Mayor, Abdirahman Omar Osman, is badly wounded in the blast and later dies. With the almost daily bomb blasts, suicide attacks, and ambushes in Somalia’s sandy capital, which, at 91 km², is almost just half the size of Kampala city, the pressure mounts on the African Peace-keeping force, AMISOM. The mandate of AMISOM is renewed every year by the African Union (AU) and with the endorsement of the United Nations (UN). But amidst the explosion of bombs and crackle of battlefront gunfire and wail of emergency vehicles, the UN has since 2017 appeared determined to cut down the numbers of peace-keepers. In a move described as misadvised by Troop Contributing Countries (TCCs), the UN wants the Somali National Army to take charge. The proposed troop drawdown was top of the agenda when President Yoweri Museveni recently met with former South African President, Thabo Mbeki at State House Nakasero in Kampala. Mbeki is the head of the African Union High Level Implementation Panel on the Horn of Africa (AUHIP) and with Museveni, they discussed the security, economic and political challenges of countries in the Horn of Africa. This region includes Djibouti, Eritrea, Ethiopia and Somalia. In the meeting was AU Special Envoy for Silencing Guns, Lamamra Ramtane; IGAD Special Envoy for the Red Sea; Mohammed Ali Guyo, the UN Special Envoy for the Horn of Africa; Parfrait Onanga Anyanga, and the UN Political Affairs Officer, Pauline Adero. Henry Okello Oryem, the Minister of State for International Affairs who attended the July meeting told The Independent that the UN plan could reverse gains AMISOM has made in pacifying Somalia. “The international community, because of funding issues, wants the drawdown of troops to happen much faster, and yet if that happens, the gains made by AMISOM will be reversed.” He said the UN desire to see Somali Forces in charge cannot be achieved at the moment. “We are not complaining but we are just worried about the capacity of the Somali National Army if we hand over to them,” he said, “As much as AMISOM is training troops of the Somali National Army, a number of them are fleeing to join Al Shabaab.” UN orders reduction of troops AMISOM is now in its twelfth year with some notable achievements. But the search for peace and stability in Somalia keeps the TCCs and their international backers busy. Apart from Somalia, Uganda seems to be the most invested, followed by Kenya and Burundi. Ethiopia and Djibouti also have troops. The AU, UN, United States, Saudi Arabia, Turkey, Egypt, Qatar all have interests; either unilateral or multilateral, as lobby influencers or financial backers. In the case of Uganda, every December the Uganda Peoples Defence Forces (UPDF) sends a new commander for the Ugandan contingent of the peacekeeping force deployed in Somalia. Brig. Michael Kabango is the current commander of the estimated 6000 Ugandan troops that are part of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), a 22,000-strong force. The regular deployment of commanders and different battle groups to Somalia has been happening in spite of a 2017 UN Security Council Resolution which suggested a phased troop withdrawal from Somalia. Due to the complexity of the war against Al Shabaab and as a way of cutting down on what was an increasingly expensive military adventure, talk of a reduction of AMISOM troops from Somalia emerged two years ago. In August 2017, the UN Security Council issued resolution 2372 enabling the gradual handing over of security responsibilities from AMISOM to the Somali National Army, contingent on abilities of the Somali security forces and political and security progress in Somalia. The reduction of uniformed personnel was supposed to have happened by end of December 2017 where 1000 troops would be sent to their respective countries. The UN resolution stipulated that another 1000 troops should have been reduced by October 30 2018 unless the Council decided to accelerate the pace, taking into account the capabilities of Somali security forces. There was a backlash from the UPDF whose leadership thought the move ill-advised. “If the exit happens, they will just be handing over to Al Shabaab” a UPDF source told The Independent at the time the UN resolution was announced. That concern remains the same today: That the Somali army is not up to the task – yet. Source: The Independent
  15. Matabaan (SMN) – Guddoomiyaha maamulka degmada Matabaan ee dowlad goboleedka HirShabelle, Ducaale Aadan Cabdi ayaa beeniyey in maanta is hor-istaag lagu sameeyey ciidamo ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, gaar haan kuwa dowladda Jabuuti oo doonayey inay gudaha ugalaan degmadaasi. Guddoomiye Ducaale ayaa been abuur ku tilmaamay wararkaasi oo lagu faafiyey baraha bulshada ee Internet-ka. Sidoo kale wuxuu meesha ka saaray in ciidamo ka socda AMISOM ay gaareen agagaarka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/cod-matabaan-.mp3 View the full article
  16. (SLT-Hargeysa)-Wasiiru dowlihii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdirashiid Maxamuud (riyaraac) ayaa si adag u weeraray kornayl Caarre iyo madax-dhaqameedka beeshiisa, Halkan hoose ka DAAWO Source
  17. The European Commission is mobilising $55.9 million for emergency humanitarian funding to help people hit by drought in four countries in the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
  18. Muqdisho (SMN) – Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka badda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maryan Aweys Jaamac ayaa sheegtay in wasaaradda ay dhowaan qaban doonto shirweyne lagu diyaarinayo shuruucda lagu maamulayo gaadiidka badda. Maryan Aweys ayaa tilmaamtay in shirkaasi ay ka soo qeybgeli doonaan dhammaan wasiirada dekedaha ee maamul goboleedyada dalka. Sidoo kale waxa ay sheegtay in hirgelinta xeerkaan uu muhiim u yahay la socodka gaadiidka badda iyo sida ay howlgalaan. Dhanka kale wasiir Maryan Aweys Jaamac ayaa soo hadal qaadtay dhimsaha dekedda Hobyo oo ay sheegtay in haatan uu marayo meel wanaagsan. Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dadaal badan ku bixineysa dib u dhiska dalka, sida jidadka, dekedaha iyo garoomada oo muhiim kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya. View the full article
  19. (SLT-Washington)-La-taliyihii hore ee ololaha doorashada madaxweyne Donald Trump, Michael Caputo, oo ah xeelad yahan Jamhuuri ah, ayaa sameystay shirkad u ololeysa dalalka shisheeye, waxaan arrintiisa koowaad noqday Soomaaliya. Cabuto, oo aad ugu dhow saaxiibna la ah madaxweyne Donald Trump, ayaa matali doona Soomaaliya, isaga oo danaheeda ka iibin doona maamulka madaxweynaha. Waa shaqadii ugu horreysay ee ololeeye dal shisheeye oo uu qabto Caputo, oo xisbiga Jamhuuriga Mareykanka aad looga ixtiraamo. Waxa uu matali doonaa safaaradda Soomaaliya ee Washington DC, waxaana inuu shaqadan helo ka caawiyey xidhiidhka muddada fog kala dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xidhiidhka Caputo iyo Farmaajo ayaa kasoo bilaamay magaalada Buffalo ee gobolka New York, markaasi oo madaxweynaha Soomaaliya uu ka qeyb-gali jiray siyaasadda deegaanka ee xisbiga Jamhuuriga. Caputo ayaa sidoo kale sannado badan oo noloshiisa ka mid ah kusoo qaatay Buffalo. “Sharaf weyn ayey ii tahay inaan shaqadan qabanayo” ayuu yidhi Caputi oo ka hadlayey shaqada ay dowladda Soomaaliya u magacowday. “Waxaan dareemayaa inay waajib igu tahay inaan qabto” Caputo ayaa aaminsan in Mareykanka uu wax badan ka caawin kara in xasilooni lagu soo dabaalo Soomaaliya. Waxa uu sheegay in isaga iyo Trump ay isku si u arkaan waxa u wanaagsan Soomaaliya. “Waa wax na caawinaya inuu xidhiidh wanaagsan la leeyahay maamulka [Trump]” waxaa sidaas yidhi safiirka Soomaaliya ee QM Abuukar Daahir Cusmaan, oo uu soo xigtay wargeyska Buffalo News. “Waxaan sidoo kale rumeysannahay inuu nala xalin karo arrimo badan” ayuu yidhi safiirka. Danjiraha ayaa sidoo kale sheegay in dowladdiisa ay raadineyso in gacan laga siiyo sidii looga caafin lahaa daymaha hay’adda lacagta adduunka ee IMF. “Dadka Soomaaliyeed waxay u qalmaan nolol la mid ah taan ku haysanno halkan Mareykanka” ayuu yidhi Caputo. https://www.odwyerpr.com/story/public/12986/2019-08-26/trump-connected-caputo-speaks-for-somalia.html Source
  20. Muqdisho (SMN): Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/Warka-Duhur-27082019.mp3 View the full article
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa wadda qorshe ay ku qabsaneyso magaalada Dhuusomareeb, taasi oo ay aaminsan tahay inay ka caawin karto inay gacanta ku dhigto inta badan deegaanada maamulka Galmudug, sida ay ogaatay Caasimada Online. Ilo-wareedyo ku dhow wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga, ayaa Caasimada Online u sheegay in ciidamada tirada badan ee lagu daabulayo Dhuusomareeb ay tahay mid meesha looga saaray awoodda kooxda Ahlu-Sunna ee magaaladaas. Dowladda ayaa dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyey ciidamo u daabushay Dhuusomareeb, waxaana ugu dambeysay maanta oo ciidamo iyo hub kale ay gaysay magaalada. Sidoo kale, qaar ka mid ah ciidamadii Ahlu-Sunna ee dowladda ku biiray ayaa la sheegay inay kasoo horjeesteen Ahlu-Sunna. Kooxda Ahlu-Sunna ayaan si sahal ah uga tanaasuli doonin gacan ku haynta magaalada Dhuusomareeb, hase yeeshee dowladda ayaa lagu warramay inay ka go’an tahay inay qabsato magaalada, waxaana suurta-gal ah in dagaal dhiig badan ku daato lagu kala baxo. Qorshaha dowladda ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah magaalooyinka Cadaado iyo Gaalkacyo. Inkasta oo labada beel ee halkaas degan iyo siyaasiyiintooda iyo xildhibaannadooda ay siyaasad ahaan kasoo horjeedaan dowladda, haddana ciidanka gacanta ku haya magaalooyinkaas waa ku ka amar qaataa dowladda. Tusaale, Cadaado waxaa jooga ciidamo ka amar qaata taliyaha ciidamada booliska gobolka Bnaadir Saadaq John, oo deegaanka kasoo jeeda iyo ciidamo kale oo militari ah, halka Gaalkacyo ay awood xooggan ku leeyihiin ciidamada Danab. Dowladda ayaa rumeysan in haddii sidoo kale ay xaqiijiso in ciidamada maamulaya Dhuusomareeb ay noqdaan kuweeda, ay xaqiijin karto inay gacanta ku wada dhigto saddexda magaalo ee ugu weyn ee Galmudug, ayna ka dhisi karto maamul ayada ku xiran. Si kastaba, qorshahan ayaa dadka deegaanka aqoonta u leh ay ka digeen inuu yahay riyo, uuna ku dhammaan doono dagaal dhiig badan ku daato oo looga adkaado dowladda. Waxay sheegeen in Ahlu-Sunna ay adkaan doonto in Dhuusomareeb laga saaro, halka ciidamada joogo Cadaado iyo Gaalkacyo ee ay isku haleeneyso dowladda ka sokow ay hilmaamsan in dhammaan dadka deegaanka wada hubeysan yihiin. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  22. (SLT-Hargeysa)-Maayirkii Hore Ee Magaalada Burco haddana ah Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Maxamed Axmed Xasan ayaa si adag uga hadlay hadaladii ka soo yeedhay taliyaha ciidammada qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, Halkan hoose ka DAAWO Source
  23. (SLT-Brazil)-Dawladda dalka Brazil ayaa sheegtay inay diiday kaalmo malaayiin dollar ah oo shirkii dalalka G7 ay u qaadhaameen si loola dagaalamo dabka ka colhaya kaymaha Amazon ee dalka Brazil. Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay maalintii Isniintii intii lagu gudo jiray shirkii dalalka Warshadaha ku horumaray ee G7 ee ka qabsoomay magaalada Biarritz ee dalka Faransiiska in dalalka US, Japan, Germany, France, Italy, Britain iyo Canada – ay $22m ugu deeqeen si loola dagaalamo dabka halka dawladda Ingiriisku iyo Canada ay kaligeed ku deeqeen $12m iyo $11m oo gargaar ah. Macron Waxa uu sheegay in lacagta hada diyaarka ahi ay taasi tahay balse Faransiisku uu gacan ka gaysanayo dhinaca milatariga oo bixinaya taageero milatari. Saraakiisha Brazil ayaan iyagu bixin sabab dhab ah oo ku saabsan diidmada qaadhaankaasi G7 ay ugu yabooheen, balse waxa la rumaysan yahay in Brazil ay quudhsatay ama yaraysatay lacagtaasi, waxaana Madaxweynaha dalka Brazill Jair Bolsonaro wuxuu cambaarayn xoogle uu dusha kagaga tuuray Madaxweynaha dalka Faransiiska. Source
  24. Maamulka Puntland ee gobolka Sanaag ayaa shaaca ka warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee gobolka Sanaag, ciidamadii ka soo goostay Somaliland iyo haddii weli ciidamo reer Sanaag ah ku hareen Somaliland. Cali Somali oo ah guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland ayaa sheegay in guud ahaan xaaladda gobolka Sanaag ay degan tahay isla markaana ay qarameeyeen ciidankii ka soo goostay Somaliland kuna soo biiray dowladda Puntland. Guddoomiyaha ayaa sheegay inay jiraan ciidamo aan tiro lahayn oo meelaha qaar lagu biilo haseyeeshee aysan jirin ciidamo reer Sanaag ah oo u qalabaysan Somaliland kuna sugan gobolka Sanaag. Waxa uu caddeeyey in degmada Yubbe ay tahay halka kaliya ee Somaliland kaga sugan tahay gobolka Sanaag haseyeeshee ciidamada ku sugan ay ka soo jeedaan gobolada Somaliland ayna xabad kaga saari doonaan. PUNTLANDPOST The post Guddoomiye Cali Soomaali,”Somaliland Yubbe oo ciidamo aan reer Sanaag ahayn joogaan ayey ka joogtaa gobolka”. appeared first on Puntland Post.