Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,261
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The Ethical Boundaries of Business in Politics: A Rebuttal to Abdi Ali Barkhad Introduction Abdirahman Cirro, the presidential candidate of the Waddani Political Party, recently made a compelling statement about the role of businessmen in politics: “Businessmen are free to utilize their assets and affluence to assist whomever they please, but I caution them against participating in politics in an unsavory manner.” This remark has stirred significant debate, particularly in light of Eng. Abdi Ali Barkhad’s critique, expressed in his article “Mr Ciiro Wadani’s recent comments have highlighted a critical issue in Somaliland’s political landscape.” Barkhad suggests that discouraging business contributions to political parties could alienate the business community and restrict democratic participation. However, a closer analysis reveals that Cirro’s position is not only valid but also essential for the health and fairness of Somaliland’s political landscape. The Ethical Responsibility of Businessmen Businessmen wield substantial economic power, which can translate into significant political influence. Cirro’s warning against “participating in politics in an unsavory manner” underscores the ethical responsibility of businessmen to avoid manipulative or coercive political practices. The involvement of business magnates in politics should not distort democratic processes or compromise the integrity of elections. Barkhad’s perspective neglects this critical ethical dimension, focusing narrowly on the freedom of businessmen to support political causes financially without considering the broader implications for democratic fairness and social stability. The Risks of Political Patronage Barkhad’s assertion that financial contributions from businesses are a common and necessary part of democratic systems is overly simplistic. While transparency and legal bounds are indeed important, the reality is that significant financial contributions can lead to a form of political patronage. This patronage can skew policies and decisions in favor of wealthy donors, undermining the principle of equal representation. Cirro’s caution against businessmen aligning too closely with political entities, especially those with a questionable track record, is a safeguard against such distortions. It aims to prevent a scenario where political decisions are driven more by financial clout than by the will and welfare of the general populace. Social and Regional Implications Somaliland is currently experiencing significant regional tensions and divisions, as highlighted by ongoing conflicts and movements in various regions. The involvement of businessmen in politics, particularly when it involves supporting divisive figures or parties, can exacerbate these tensions. Cirro’s statement is a call for businessmen to act as unifiers rather than polarizers. Barkhad’s critique fails to acknowledge the potential for business involvement in politics to deepen existing divides and conflicts. Instead, businessmen should focus on fostering unity and contributing to political stability, which in turn creates a more conducive environment for economic growth and societal well-being. The Integrity of Democratic Participation While Barkhad argues that discouraging business contributions restricts democratic participation, it is crucial to distinguish between participation and integrity. True democratic participation involves more than just financial support; it includes ensuring that all voices are heard and that elections are fair and free from undue influence. Cirro’s stance is not about limiting participation but about protecting the integrity of the democratic process. By urging businessmen to refrain from partisan politics, especially in ways that could be seen as aggressive or manipulative, Cirro is advocating for a more level playing field where political success is determined by ideas and policies rather than financial muscle. The Role of Business in Society Businessmen have a profound role to play in society beyond their commercial activities. Their influence extends to social and political spheres, making it imperative for them to act with a sense of responsibility and ethics. Supporting political stability and unity should be a priority, as a stable political environment is beneficial for economic growth and business operations. Businessmen should engage in politics in ways that enhance social cohesion rather than sow discord. Cirro’s call for businessmen to avoid aggressive political engagement is a plea for them to contribute positively to the societal fabric of Somaliland. Legal and Moral Boundaries While the law does not prohibit businessmen from participating in politics, there are moral boundaries that must be respected. Excessive involvement of businessmen in politics can lead to a situation where political power is concentrated in the hands of a few wealthy individuals, marginalizing the broader population. This concentration of power is antithetical to the democratic ideals of equality and fair representation. Cirro’s warning serves as a reminder of these moral boundaries and the need for businessmen to act in ways that uphold democratic values. Personal Note on Abdi Ali Barkhad It is important to note that Abdi Ali Barkhad is a friend of mine, and we have known each other for almost 20 years. Our long-standing friendship does not diminish the need for critical engagement with his opinions. Our mutual respect allows for robust debate and the exchange of ideas, which is essential for the growth of democratic discourse in Somaliland. Conclusion In conclusion, while Abdi Ali Barkhad raises valid points about the role of financial contributions in democratic systems, his critique overlooks the critical ethical and social dimensions of this issue. Abdirahman Cirro’s warning to businessmen is not an attack on their rights but a necessary call to safeguard the integrity of Somaliland’s political processes and ensure that economic power does not overshadow democratic principles. Businessmen should indeed be free to support political causes, but they must do so in ways that promote unity, fairness, and the overall good of society, rather than deepening divisions or engaging in coercive politics. Cirro’s statement is a prudent reminder that the involvement of businessmen in politics should enhance democratic values and contribute to political stability. By heeding this advice, businessmen can play a constructive role in Somaliland’s political landscape, supporting a healthy democracy that benefits all citizens. Businessmen should focus on creating an environment of political stability and unity, ensuring their engagement contributes positively to the socio-political fabric and helps build a prosperous and equitable society. Abdi Halim M. Musa E-mail: halimusa4@gmail.com Hargeisa, Rep. Of Somaliland July 19, 2024 Qaran News
  2. Mogadishu (HOL) — A monument was erected on Sunday inside Mogadishu's Central Prison to honour the soldiers who died in the recent attack on the facility. The memorial is dedicated to four soldiers: chief key holder Hassan Hussein Rage and guards Abdullahi Ali Yusuf, Abdifatah Abdullahi, and Omar Milikhsan. Source: Hiiraan Online
  3. Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa si rasmi ah u shaaciyay xogta tirada guud ee kaararka cod-bixinta doorashada saddexda degmo. Warqad ka soo baxday Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa lagu soo bandhigay xogta tirada guud ee kaararka cod-bixinta doorashada saddexda degmo ee gobolka Nugaal. Guddiga PEC ayaa sheegay in tirada guud ee kaararka cod-bixinta ee la diyaariyay ay yihiin 64, 746 kaar, kuwaasi oo 63, 649 kamid ah la qaatay, halka 1,097 kaar weli harsan yihiin. Tirada guud ee kaararka cod-bixinta la diyaariyay ee degmada Garoowe ayay guddigu ku sheegeen 50,866 kaar, kuwaasi oo 49,801 kamid ah la qaatay, halka 1,065 kaar weli harsan yihiin. Degmada Dangoroyo, waxa la diyaariyay 10,847 kaar, waxaana la qaatay 10,827 halka ay weli harsan yihiin 20 kaar oo keliya, sida uu sheegay guddiga doorashooyinka. Ugu danbayn, degmada Godobjiraan waxaa la diyaariyay 3,033 kaar cod-bixin, waxaana la qaatay 3,021 kaar, halka ay weli harsan yihiin 12 kaar oo keliya sida uu sheegay guddiga PEC. PUNTLAND POST The post Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyay xogta tirada guud ee kaararka cod-bixinta doorashada appeared first on Puntland Post.
  4. Waxa maanta xoriyadoodii dib u helayin 5-tii eedeysane ee ka soo jeeday Somaliland ee loo heystay dilkii AUN C/nasir Muse Dahable ee lagu dilay Muqdisho waxba lagu waayay. Maanta oo taariikhdu tahay 21/07/2024 ay xoriyadoodii dib u heleen. Dhallinyaran ayaa la xidhay markii la dilay aqoonyahan Cabdinaasir Muuse Dahable, oo Muqdisho lagu dilay ilaa haddana aan caddaalad helin. Xukuumadda Somaliland iyo qoyskii Cabdinaasir Muuse Dahable ayaa mar walba aaminsnaa in dadkaasi dilka ay Somaliya u qabatay uu yahay mid yool habaabin ah ee ayna dadkii dilka gaystay Xukuumadda Somalia ayna qaban taasi oo maanta rumowday Qaran News
  5. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Mowduuca hubkii lagu qaatay degmada Caabudwaaq ayaa qeylo-dhaan ka dhex abuuray siyaasiyiinta kasoo jeeda Galmudug, kadibna waxaa si weyn loo dhalleeceyay hoggaamiyaha Galmudug, Cabdi Kaariye Qoor-Qoor. Sababta ay arrinta hubka dagaal siyaasadeed iskugu rogtay waa in qaar kamid siyaasiyiinta deegaanka lagu tuhansan yahay inay ku lug leeyihiin arrinta hubka sharci-darrada ah ee lasoo geliyay dalka. Qaar kamid ah xildhibaannada heer federaal iyo daneeyayasha doorashada Galmudug ayaa ku baaqay in deg deg loo qabto doorasho. Xubnahan midkoodna horey uma dalban in doorasho la qabto. Doodda kama taagno in Qoor-Qoor waqtigiisa dhamaaday laakiin labo su’aaloodba waa in dhab looga jawaaba. Mid waa maxaa dalabka doorashada soo dadajiyay, dabcan waa hubka oo siyaasiyiinta qaar gubay. Midda labaadna waa waayaha doorashada hortaagan. Inay Galmudug ka dhacdo doorasho ama Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo dhamaan madaxdooda waqtigooda ka dhamaaday waxaa hortaagan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo diiday nuucii doorasho ee maamul goboleedyada qabsan jireen, kadibna furay hanaan doorasho oo cusub, markaa kadibna maamul goboleedyada siiyay muddo kororsi ku eeg bisha Novermber 2024. Waxaa jirta dhacdo ay dhamaan siyaasiyiinta reer Galmudug ogyihiin oo si fudud ku fahamsiineysa in madaxweyne Xasan Sheekh hortaagan yahay doorashada Galmudug. Kal hore Qoor-Qoor ayaa magacaabay guddi doorasho oo ay madax u tahay Xaliimo Yarey. Waxay muddo siddeed billood ah guddigaasi kusoo dhameeyeen daraasad ay ka sameeynayeen deegaanada Galmudug ee laga qaban karo doorasho dadweyne oo gole deegaan ah. Waxay soo saareen guddigaas 21 degmo oo isugu jira degmooyinkii hore iyo kuwo mar dhexe la magacaabay oo nabad ah oo doorasho laga qaban karo. Waxay wada-shaqeyn iyo ballan-qaad ka heleen beesha caalamka. Waxaa loo ogolaaday lacag 18 Milyan ah oo dollar ah oo doorashadaas ku qabtaan. Balse markii ay damceen inay howsha galaan madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la hadlay Qoor-Qoor oo yiri lama bilaabi karo doorashadaas, waana in aan raacna heshiiskii golaha wadatashiga qaran, taas oo ka dhigan wax bisha Novermber 2024 ka horreeya lama ogola iyo waa inay isku mar dhacaan dhamaan doorashooyinka maamul goboleedyada. Intaan waa kugu filan tahay cidda hortaagan inay doorasho ka dhacdo Galmudug. Xubnaha dalbanaya inay deg deg doorasho uga dhacdo Galmudug baaqooda ma ku xuseen inuu Xasan Sheekh ka hor wareego doorashada Galmudug, jawaabtu waa maya, sababtoo ah intooda badan dano gaar ah ayey ku haystaan Xasan Sheekh. Siyaasiyiinta doorashada ka hadlay ee kasoo jeeda Galmudug haddii uu warkooda doorasho doon yahay waa inay toos farriintooda ugu xusaan inuu Xasan Sheekh ka hor wareego doorashada Galmudug, haddii kale farriintooda waxaa loo fahmayaa mid ay kaga baxsanayaan eedaha hubka. Daahinta doorashooyinka maamul goboleedyada iyo muddo kororsiga la siiyay ragga xukuma waa dastuur ku tumasho uu sameeyay madaxweyne Xasan Sheekh. Labada aqal ee baarlamaanka waa ku guul-dareysteen inay taas kala xisaabtamaan madaxweynaha. The post Yaa hortaagan inay doorasho ka dhacdo maamulka GALMUDUG? appeared first on Caasimada Online.
  6. Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen rag ku eedaysan dhac iyo boob lagu sameeyay xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Boosaaso. Qoraal uu soo saaray Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidanka ay gacanta ku dhigeen eedaysanayaal maalmo ka hor dhibaato u geystay ganacsato ku sugan magaalada Boosaaso Taliska Booliska ayaa sheegay in eedaysanayaasha oo loo haysto in ay weerareen xarunta ganacsi ee Boosaaso kadibna shidaal ka boobeen uu Ciidanka Booliska ku qabtay degmada Waaciye ee gobolka Karkaar. “Ciidamada Booliska Gobalka Karkaar gaar ahaan Saldhiga Degmada Waaciye ayaa Gacanta Ku dhigay Edesanayaal Maalmo Ka hor Dhib u geystay Ganacsato ku sugan Magaalada Bosasso kuwaas oo ku weeraray Qori kadibna ka Boobay Shidaal” “Taliyaha qaybta gobolka Karkaar G/sare Xuseen Cali Maxamed ayaa ugudigay cidkasta oo ku howlan dhibaatayta bulshada in sidan oo kale ay usoo qabanayaan iyada oo la horgayn doonaa Maxkamadda Awooda u leh” ayaa lagu yiri qoraalka Booliska. PUNTLAND POST The post Booliska Puntland oo qabtay rag ku eedaysan in weerar iyo dhac ka geysteen magaalada Boosaaso appeared first on Puntland Post.
  7. Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Aqalka Sare, ayaa u yeeray Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige iyo ku xegeenkiisa Cabdiqafaar Cilmi Xaange. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare Senator Cabdi Axmed Dhuxulow Dhegdheer, ayay xubnaha Guddigu waxay su’aalo ku saabsan hindise sharciyeedka Hay’adda xisaabiyaasha Soomaaliyeed weydiiyeen Wasiirka Maaliyadda iyo ku xigeenkiisa, si ay fasiraad dheeraad ah ugu helaan qodobo ka mid Hindise sharciyeeeka oo uu guddigu gacanta ku hayo kana gudanayo waajibaadkiisa Dastuuriga ah. Source: goobjoog.com
  8. Ciidanka xoogga dalka iyo Darwiishta Koonfur-Galbeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Jameeco oo hoostaga degmada Buur-hakaba ku dilay xubno ka tirsan kooxda Alshabaab, iyagoo kala wareegay gacan ku haynta deegaankaas, sida ay sheegtay warbaahinta dawladdu. Saraakiil ka tirsan qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka ayaa xaqiijiyay in howlgalkaas khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugu jiraahi uu ka soo gaaray xubno ka tirsan kooxda Alshabaab oo deegaankaas ku sugnaa. Deegaanka Jameeco wuxuu qayaas ahaan degmada Buur-hakaba dhanka bari kaga beegan yahay 25 km, wuxuuna fariisin u ahaa xubno ka tirsan kooxda Alshabaab oo halkaa ku sugnaa. Howlgallada ka dhanka ah kooxda Alshabaab ee ka socda gobollada koofurta iyo bartamaha dalka ayaa xoogaystay bilihii la soo dhaafay, waxayna ka socdaan dowl goboleedyada Jubbaland, Galmudug, Koonfur-Galbeed, iyo Hirshabelle. Source: goobjoog.com
  9. 448791957_1134493194279852_6850471674568206413_n Qaran News
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, taas oo go’doomisay kooxda Al-Shabaab. Wafdigan ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ah wasiirka wasaaradda gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo masuuliyiin ka socday hay’addaha gargaarka sida IOM, WFP, UNHC, OCHA iyo UNICEF. Wafdiga guddoomiyaha ayaa kormeer ku tagay xarumaha ay degan yihiin dadka barakacyaasha ah ee is-beddelka cimilada saameynta ka soo gaartay iyo kuwo Al-Shabaab kasoo barakicisay degmooyinka Tiyeeklow iyo Rabdhuure, kuwaas oo haatan xaalad aad u adag wajahaya. Guddoomiyaha iyo masuuliyiinta kale ayaa u kuur-galay xaaladaha dhabta ah ee ka jira kaamamkaan, iyagoo mid mid u xogwareeystay dadka, waxaana ay goob fagaaro ah gargaar ugu qeybiyeen in ka badan 600 oo qoys. Ugu danbeyn guddoomiyaha ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo dhexmaray SODMA, waasaaradda gargaarka Koonfur Galbeed, maamulka gobolka Bakool iyo hay’adaha gargaarka. Kulanka ayaa looga hadlay sidii gargaar deg-deg ah oo ballaaran loo gaarsiin la ahaa shacabka ku tabaalaysan gudaha Xudur, degmooyinka iyo deegaanada kale ee gobolka Bakool. Magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxay weli go’doon ugu jirtaa kooxda Al-Shabaab, iyadoo gadiidka kaliya ee xilligaan lagu tagi karo magaaladaasi uu yahay diyaaradaha. The post Sawirro: Wafdi culus oo ka socda DF oo gaaray magaalo ay go’doomisay Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  11. July 21, 2024 (ADDIS ABABA) – Representatives from political blocs and civil society who participated in the preparatory meeting for the Inter-Sudanese dialogue have raised concerns. They warn against perceived attempts by Tagadum, a civilian forces coalition, to dominate the political process. Source: Hiiraan Online
  12. Team USA men's basketball may have thought Saturday's showcase against South Sudan was going to be relatively easy work, but had to stage a major comeback in its penultimate warm-up before the 2024 Paris Olympic Games. Source: Hiiraan Online
  13. Mogadishu (HOL) — On Nelson Mandela International Day, the Somali government and the United Nations stressed the urgent need for prison reform, spotlighting severe conditions in the nation's facilities. Source: Hiiraan Online
  14. Mogadishu (HOL) — The Turkish government has ceased issuing visas to Somali government civil servants holding service passports, effective July 18, 2024, according to an official statement. Source: Hiiraan Online
  15. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Qodobo dhameystir u ah nabadeynta colaaddiii galbeedka Mudug ee beelaha Sacad iyo Leelkase ayaa maanta lagu gaaray deegaanka Maygaagta ee gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan maamullada Puntland iyo Galmudug, oo ay wehliyaan odayaasha dhaqanka labada beelood ayaa ku dhawaaqay qodobada dhamaystirka fulinta go’aannadii xabbad-joojinta ee colaadda labada beelood, iyagoo go’aamiyay in hubin lagu sameeyo dhamaystirka fulinta qodobadii hore usoo baxay ee qaadista maleeshiyaadka beelihii dagaallamay. Sidoo kale waxay fareen ciidamada qaabilsan amniga inay xaqiijiyaan in aan isku dhac dambe imaan inta laga hirgelinayo heshiis nabadeed oo rasmi ah, iyada oo sharci-darro loo aqoonsaday in dhismayaal iyo deegaameyn laga sameeyo dhulkii lagu dagaallamay. “Waxaa loogu baaqay dhammaan odayaasha labada beelood in ay kaalintooda ka qaataan fulinta go’aannadii xabbad-joojinta labada dhinac,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay shirka. Sidoo kale waxay go’aamiyeen in 5-ta bisha August ee 2024 uu furmo shirka rasmiga ah ee nabadaynta labada beelood, kaasi oo lagu qabanayo magaalada Gaalkacyo, si loo dhammaystiro gogoshii wada-hadalka nabadda labada dhinac ee dirirtu dhex-martay. Dhinacyada ayaa waxa kale oo ay go’aamiyeen in wada-hadallada gogoshu ay ku koobnaadan odayaasha labada dhinac, iyadoo maamullada Galmudug iyo Puntland ay korjoogteynayaan. “Maamullada waxay marwalba la xallinayaan odayaasha wixii ay isku fahmi waayaan, sidoo kalena ay farsamao ahaan hagayaan maamulka shirka, iyada oo gogosha ku koobnaaneyso odayaasha labada dhinac,” ayaa sidoo kale lagu yiri qoraalka kasoo baxay shirka. The post War ka cusub beelihii ku dagaalamay Mudug ee Sacad iyo Leelkase appeared first on Caasimada Online.
  16. Shirkadda Ethiopian Airline oo war ka soo saartay muuqaal baraha bulshada ku faafay saacadihii u dambeeyey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in xogaha sheegaya in gabadh Soomaaliyeed laga dejiyey kursi diyaaradeed si loo fadhiisiyo Wasiir ka tirsan dawladda Itoobiya. Maamuulka Diyaaradda ayaa sheegay in gabadhaasi ay ka mid ahayd dad ay diyaaraddu ka buuxsan tahay oo lagu war geliyey in ay soo raacan diyaaradda dambe balse ay ka dhega adaygtay codsigii shaqaaluhu ay siiyeen. Muuqaal uu markii koowaad soo baahiyey Larry Madow oo TV ga CNN uga soo warrama dalka Kenya ayaa muujinayey gabadh xijaaban oo doonaysa in ay fadhiisto kuraasta diyaaaradda balse ay wada murmayaan shaqaalihii diyaaradda ka hawl gelayay. Diyaaradda gabadhan laga reebay ayaa ka soo duulaysay magaalada Addis ababa iyada oo ku sii jeedday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Source
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Masjidka Cali Jimcaale ayaa war xasaasi ah kasoo saaray caro ka dhalatay qoraal uu bartiisa Facebook-ga soo dhigay wadaad lag magacaabo Ibraahim Cabdicasiis Faarax (Ciyow), kaas oo la sheegay inuu kamid yahay culimada masjidka, wuxuuna qoraalkaas ugu gefay caalimkii waynaa ee Sheekh Cusmaan Xiddig oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Maamulka Masjidka ayaa iska fogeeyay hadalka ninkan, wuxuuna sidoo kale sheegay in aanu kamid ahayImaamyada rasmiga ah ee Masjidka Cali Jaamac ee magaalada Muqdisho. “Maamulka Masjidka Cali Jimcaale wuxuu cadeynayaa in uusan Ibraahim Ciyow kamid ahayn maamulka, Imaamyada rasmiga ah iyo Macallimiinta masjidkaba, Masjidkuna masuul kama aha fikirka qof gaar ah oo aan masjidka shaqo ku lahayn, Wuxuu maamulka masjidku ku baaqayaa in la hubsado waxa la baahinayo loogana baqo Allaah” ayaa lagu yiri qoraalka. Marka laga soo tago warka kasoo baxay maamulka Masjidka, waxaa jira muuqaalo iyo sawirro lagu baahiyay baraha bulshada oo muujinaya Ibraahim Ciyow oo khudbado ka jeedinayo gudaha Masjidka Cali Jimcaale, taas oo iyana dhalisay su’aallo iyo shaki kale. Arrinta carada dhalisay ayaa ah in Ibraahim Ciyow uu sheegay in marxuumka uu qoray kutubo ka hadlayo waxyaalo shirki ah, isaga oo xusay in maalmaha soo socda la arki doono, ayada oo la caabudayo qabriga Sheekh Cismaan Xiddig, sida uu hadalka u dhigay. Dhinaca kale isla Ibraahim Ciyow ayaa mar kale soo hadlay, wuxuuna faah-faahiyay hadalkiisa carada dhaliyay, balse ma bixin wax raalli-gelin ah. Hoose ka akhriso:- Bismillaah . Qoraal aan xalay meeshaan kusoo qoray baa waxaa laga soo saaray waxyaaba badan oonan ku jirin sidaa darteed waxaan istusay inaan cadeeyo dhawr shaay : Waxaan ucudur daaranayaa Masjidka Cali Jimcaale oo magacayga lagu gaaray laguna aflagaadeeyay , anigu waxba kama ihi , maamul iyo imaam toona , wixii aan soo qoro aniga naftayda ayaan ku matalaa . Ma aaminsani , mana dhihin in sh cismaan xidig gaal yahay , mana gaalaysiin , in la dhihi karo allaha unaxariistana waa aaminsanahay … lkn kutub baan ka hadlay oo sheekha lafihiisa kamaba hadlin . Waxaan aaminsanahay in kutubta sheekha ay ku jiraan qaladaad badan gaarsiisan bidcooyin iyo shirkiyaat oon cadaynteeda qofka ubaahan aan siin karo . Waxaan arkay qoraalo iyo videos laleeyahay ; hala dilo iyo hala xiro iyo malalac noocaas ah waxaan leeyahay qoladaas : hadalkayga hadii aad si cilmi ah ugawada hadlayno waa gar waana ogolahay , lkn qaaqle iyo siyaasi saaqiday aniga waxba iiga cuni maayaan inay meelaha iga caayaan iyo hanjabaad , hadda ka hor ayaanba kusoo kacay ayadoo la leeyahay saakay uu gaalkacyo isku qarxiyay iyo hala dilo , walina waa noolahay . ugu dambayn: Xaqa allaha nafahmsiiyo oo nagu dilo … wixii kutubta ku qoranna si cilmi ah halooga wada hadlo , illeen kuma baaba’ayaan in la iscaayee . wabillaahi tawfiiq . The post Maamulka Masjidka Cali Jimcaale oo war culus kasoo saaray arrintii carada dhalisay appeared first on Caasimada Online.
  18. Xubno ka tirsan ururka Shabaab oo sitay gaari nooca lagu magacaabo Succeed ayuu goor dhow qarax kula kacay deegaan lagu magacaabo Laaggan oo u dhexeeya deegaanada kala ah Guduudey iyo Buulo-bacaad oo ka tirsan gobolka Jubada hoose sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland. Gaariga waxaa saarnaa shan xubnood oo ka tirsan Ururka Shabaab, kuwaasoo la sheegay in ay sideen waxyaabaha qarxa. Qaraxa waxaa ku dhintay dhammaan xubnihii saarnaa Gaariga. waxaa sidoo kale ku gubtay gaarigii. Qaar ka mid ah dadka deegaanka uu qaraxu ka dhacay ayaa xaqiijiyay in ay maqleen dhawaqa Qaraxa ka dhacay deegaanka. Xubno ka tirsan Shabaab ayaa yimid deegaanka kuwaasoo meesha ka qaaday Meydadka Shanta xubnood, Sidoo kale waxa ay jiiteen haraagii ka haray gaariga. Qaraxan ayaa wararka waxa ay sheegayaan in lala damacsanaa ciidanka Jubbaland oo maalmihii lasoo dhaafay guulo kasoo hooyay dagaallo ka dhacay gobolka Jubbada hoose lana wareegay deegaano cusub. Source: goobjoog.com
  19. The Dire Need for Reunification of the Somaliland People: Addressing the Divisive Impact of the Kulmiye Government Abstract The unity and solidarity of Somaliland have long been foundational to its stability and progress. However, the current administration under President Muse Bihi has fostered division and unrest, leading to civil strife and fragmentation. This paper explores the need for reunification among the Somaliland people, analyzing the government’s role in exacerbating divisions and proposing steps toward restoring unity and effective governance. Introduction The primary priority for Somaliland is the restoration of unity and solidarity among its people. Under the leadership of President Bihi, the Kulmiye government initially presented itself as an inclusive administration. However, its tenure has been marked by significant challenges, including territorial losses, military setbacks, economic mismanagement, and a decline in public services. The Current State Over the course of his term and illegal expansions in office, President Muse Bihi and his Kulmiye Party have demonstrated a disastrous failure of leadership that threatens to undermine Somaliland’s hard-won stability. For seven years, Bihi’s regime has neglected its fundamental responsibilities of ensuring unity, security, good governance, and public welfare. Under Bihi’s tenure, Somaliland’s reputation and standing on the international stage have declined precipitously. Its territorial integrity has faced unprecedented challenges, with the loss of key border regions like Sool and Sanaag raising grave security concerns. Domestically, Bihi has stoked divisions by favoring select clans over others in state resources and government appointments. Communal trust and cooperation have severely eroded as a result. Bihi has repeatedly and blatantly violated the constitution through measures such as postponing national elections, consolidating power around his family’s interests, and silencing political dissent. His administration has become synonymous with cronyism, nepotism and corruption. Valuable state assets have been brazenly looted and embezzled with impunity. The dire public health situation exemplifies policy failures, as once exemplary healthcare services collapse from chronic underfunding and mismanagement. Access to clean water and electricity – basic rights – have severely declined nationwide under Bihi’s watch. Rising inflation and economic instability have plunged many citizens into destitution while a few of his family capture state resources for personal gain. After seven disastrous years defined by broken promises, diminished autonomy, rampant graft and humanitarian neglect, it is clear President Bihi is incapable of governing Somaliland out of its current crises. Urgent change in leadership is required to rescue the nation. Government’s Initial Promise and Subsequent Failures When President Behi assumed office, there was hope for comprehensive governance across all regions and districts of Somaliland where the former administrations extended its reach fully functioning, with the national army advancing to Tukaraq. However, the situation has drastically deteriorated, particularly in the most parts of the Sool region and Eastern Sanaag, where government control has completely eroded and the Somaliland national army retreated to Oog, over 170 kilometers from the border. Military and Territorial Setbacks The collapse of government authority in LasAnod is emblematic of broader military failures. Over 300 soldiers, including high-ranking officers, have been taken as prisoners of war, underscoring the severe operational and strategic deficiencies of the current government . Social and Economic Disintegration The Kulmiye government’s tenure has also been marred by social and economic disintegration. Communities that once coexisted peacefully are now embroiled in conflicts, exacerbated by governmental mismanagement. A community army was created when the public lost confidence in the government to protect them. The administration’s misappropriation of national wealth, including the sale of communal assets such as playgrounds, military camps, and health centers, has further eroded public trust . Economic instability has compounded the nation’s woes, with rampant inflation and a volatile exchange rate diminishing the quality of life. Essential public services, including healthcare, water, and electricity, have deteriorated, leaving the population in dire straits. The government’s failure to address these issues has only deepened public discontent . Call for Political Change The upcoming election on November 13, 2024, represents a critical juncture for Somaliland. It is an opportunity for the people to reclaim their power and elect a leader committed to reunification and effective governance. Dr Abdirahman Cirro emerges as a promising candidate, with a vision to heal divisions, restore public trust, and tackle the myriad challenges facing the nation. Conclusion The need for reunification in Somaliland has never been more urgent for a long time. Over the past six years, the divisive policies and ineffective governance of the Kulmiye administration have seriously fractured the social, economic, and political fabric holding the nation together. Somaliland’s progress has been undermined by deteriorating security, rising tensions between communities, and the lack of public services and economic opportunities plaguing its citizens. As the people of Somaliland prepare to go to the polls in the upcoming November elections, it is absolutely imperative that they exercise their democratic right by choosing a leader truly committed to unifying the country once more. A leader with a vision to restore solidarity, representation, and equal development across Somaliland’s diverse regions. Abdirahman Cirro stands out as the candidate best positioned to meet this pressing need. Through his campaign platform emphasizing national healing, consensus-building, and good governance, Cirro offers a realistic path towards revitalizing Somaliland’s founding principles of unity, stability, and shared prosperity. With his reputation as a skilled diplomat and experienced administrator, Cirro can be trusted to repair frayed social bonds, reintegrate border areas, strengthen the military, and deliver essential services to citizens. By electing Abdirahman Cirro as our next president, the people of Somaliland will empower leadership dedicated to addressing the root causes of current divisions and moving the nation confidently into a brighter future. Cirro’s vision gives hope that Somaliland’s communities and clans can reunite in the spirit of solidarity that has sustained them for decades. It is a vision that will safeguard Somaliland’s sovereignty, autonomy and hard-won independence for generations to come. The choice before voters is clear. Abdi Halim M. Musa E-mail: halimusa4@gmail.com Hargeisa, Rep. Of Somaliland Qaran News
  20. Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada ku xariirta aad u qabsaday hadal qoraal ah oo ku saabsan geerida caalimkii weynaa ee Shiikh Cismaan Xiddig, oo uu bartiisa Facebook-ga soo dhigay wadaad lagu magacaabo Ibraahim Ciyow oo ku nool magaalada Muqdisho. Wadaadkan ayaa sheegay in shiikh Cismaan Xiddig Allaha u naxariistee uu qoray kitaabo uu ku saabsan waxyaabo gaalnimo ah, islamarkaana uu ahaa nin khuraafaadka iyo qabuuraha in la baryo oo kaalmo la weydiisto ka shaqeyn jirey oo aan wax faa’iido leh bulshada uga tagin. Hadalkan ayaa sababay falcelin badan oo bulshada ka timid, waxaana durbadiiba ka jawaabay maamulka masaajidka shiikh Cali Jimcaale oo sheegay inaanu wadaadkaasi kamid ahayn maamulka Masjidkooda, islamarkaana aragtiisu ay asaga u gaar tahay. Sidoo dadweyne badan oo arrintaas ka carooday ayaa siyaabo kala duwan baraha bulshada u marinaya hadallo adag oo ka dhan ah qoraalka muranka dhaliyay ee uu qoray Ibraahim Ciyow, kaas oo shiikh Cismaan Xiddig oo shalay geeriyooday gaalnimo ku eedeeyay. Shiikh Cismaan Xiddig ayaa ahaa caalim Soomaaliya oo ay geeridiisu taabatay ummadda Soomaaliyeed oo dhan iyo qaar kamida dadyowga islaamka ee dunida kale, wuxuuna in ka badan 50 ku howlanaa fudinta diinta islaamka, asagoo kumanaan culumo ah wax baray, kitaabo badanna qoray. Source: goobjoog.com
  21. Mogadishu (HOL) — The Office of the Attorney General has taken firm action against expired food products seized at the port of Mogadishu on March 7. The expired goods, primarily flour, were intended for local markets, potentially putting the health of citizens at risk. Source: Hiiraan Online
  22. NAIROBI, Kenya (HOL) — Ethiopian Airlines is under fire after a viral video showed a young Somali woman being forcefully removed from flight ET308 on July 19. The incident, which has sparked widespread outrage on social media, particularly within the Somali community, has led to calls for a boycott of the airline. Source: Hiiraan Online
  23. Buurhakaba (Caasimada Online) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta deegaan cusub kala wareegay kooxda Al-Shabaab, kadib howlgal culus oo ay ka sameeyeen gobolka Baay. Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxa ay ciidamada huwanta ah kula wareegeen deegaanka Jameeco oo qiyaastii 25 KM u jira degmadaasi. War kasoo baxay kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadu ay si buuxda ula wareegeen deegaankaas oo ah mid istaraatiiji ah. “Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Jameeco oo qiyaastii 25km u jira degmada Buur-hakaba ku dilay xubno ka tirsan khawaarijta, iyagoo kala wareegay gacan ku haynta deegaankaasi” ayaa lagu yiri qoraalka. Sidoo kale waxaa howlgalkan khasaare culus oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada dowladda. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana weli dhaq-dhaqaaqyo laga dareemayaa agagaarka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay. Koonfur Galbeed ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ka socday guluf ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ku xoogan deegaanada maamulkaasi. The post Ciidamada dowladda oo deegaan cusub kala wareegay Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  24. Mogadishu (HOL) - Several federal lawmakers have asked President Hassan Sheikh Mohamud to resign, criticizing his leadership style as the number of dissatisfied politicians has increased over the past months. Source: Hiiraan Online