Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,184
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ankara (HOL) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with Turkish President Recep Tayyip Erdoğan at the Presidential Palace in Ankara on Thursday to reaffirm their countries’ strategic partnership and pledge to strengthen cooperation in security, counterterrorism, and development. Source: Hiiraan Online
  2. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan, xarunta Madaxtooyada dalkaas ee Ankara. Labada Madaxweyne ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo ku dhisan walaaltinimo iyo iskaashi istiraatiiji ah oo muhiim u ah labada dal, waxayna isla qaateen in la sii ambaqaado dhammaystirka fulinta heshiisyada iyo iskaashiyada wadajirka ah ee ka dhexeeya labada dowladood. Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne Erdogan ayaa si qoto dheer uga wada hadlay howlgallada iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada oo dhibaato ku ah xasilloonida iyo horumarka gobolka, iyagoo bogaadiyey miro-dhalka iskaashiga labada dal ee dib u dhiska Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo wiiqidda argagixisada. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Turkiga garab istaagga hagar la’aanta ah ee ay siiyaan Soomaaliya, waxa uuna xusay doorka muuqda ee ay ka qaataan dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo garab istaagga dagaalka lagula jiro Khawaarijta. Dhankiisa, Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa tilmaamay in dalkiisu uu sii wadi doono taageerada uu siiyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada la dagaallanka argagixisada, taageerada farsamada iyo midda bini’aadantinimo. Source: goobjoog.com
  3. Puntland Defence Forces discovered over 300 passports, 600 identification documents, and foreign currencies belonging to foreign terrorists in hideouts abandoned by Daesh militants. Garowe (PP News Desk) — As Puntland State’s counterterrorism operations against Daesh (ISIS) enter their fourth month, several countries have approached the government of Puntland State to share the intelligence cache captured during the operations. In hideouts abandoned by Daesh terrorists, Puntland Defence Forces seized more than 300 passports, 600 identification documents and foreign currencies belonging to foreign terrorists. A substantial number of these documents were issued in Western countries. It is unclear whether Daesh terrorists stole these documents or whether they belonged to Daesh members. President Said Abdullahi Deni of Puntland State has been urged by security experts to put in place protocols for handling these documents and other intelligence that might be of interest to Western countries. Several Western intelligence agencies are putting effort into gaining access to these documents to determine the extent of possible homegrown terrorist threats. “The Puntland State government should resist the temptation to keep the public and Puntland stakeholders in the dark about how it handles key intelligence information related to Daesh” a member of the Kaah party told Puntland Post. “It would be hugely embarrassing for any major country that issued passports to Daesh terrorists who were planning to deploy more than ten thousand terrorists under the guise of refugees or visitors to the Calmiskaad mountain range in Somalia” a counterterrorism expert said. There is concern, in the United States, that the Trump administration could weaponise any information related to Daesh terrorists holding American passports, particularly if the passports were not reported as lost or if the passport holders were not under surveillance by the FBI before travelling to Somalia. © Puntland Post, 2025 The post Western Nations Seek Access to Captured Daesh Documents in Puntland State of Somalia appeared first on Puntland Post.
  4. Sanadkii 2018kii ayaa dacwada lagu soo oogay Sarkozy kaddib baaritaan billowday sanadkii 2013kii. Paris (Wararka PP) — Xafiiska Dacwad-oogaha Qaranka ee Faransiiska ayaa maanta codsaday in Madaxweynhii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy lagu xukumo 7 sano oo xarig ah iyo 300,000 Yuuro oo ganaax ah. Sarkozy waxaa lagu soo eedeeyey in Liibiya ay maalgelisay ololihiisii doorashada ee 2007dii. Sanadkii 2018 ayaa dacwada lagu soo oogay Sarkozy kaddib baaritaan billowday sanadkii 2013kii. Sarkozy waxaa lagu eedeeyey musuqmaasuq si uu dano ugu fuliyo Madaxweynihii hore ee Liibiya Mucamar Qadaafi iyo inuu kaalin ku lahaa shabakad lacagaha si sharcidarro ah u dirta. © Puntland Post, 2025 The post Dacwad-ooge dalbaday in Sarkozy lagu xukumo 7 sano oo xarig ah appeared first on Puntland Post.
  5. Mogadishu (HOL) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has departed for Turkey on a working visit following an official invitation from Turkish President Recep Tayyip Erdogan. Source: Hiiraan Online
  6. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan. Inta lagu gudajiro booqashada, Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ayaa la kulmi doona dhiggiisa Turkiga, iyaga oo ka wada hadli doona sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhanka militariga, amniga, xoojinta iyo joogtaynta gulufka lagu ciribtirayo Khawaarijta. Booqashadani ayaa muhiim u ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga Soomaaliya iyo Türkiye ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyadoo dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay dagaalka adag ee lagula jirto Khawaarijta si loo xaqiijiyo xasilloonida, nabadda, iyo dib u dhiska dalka. Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhexeeya xiriir walaaltinimo oo qotodheer, kaas oo gaarsiisan heer istaraatijiyadeed isla markaana taabanaya dhinacyada amniga, militariga, ganacsiga, dhaqaalaha buluugga, tamarta iyo waxbarashada. Source: goobjoog.com
  7. Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gudaha u galay degaanka Aleelo-yar oo ka tirsan togga Miiraale, oo kamid ah goobihii Mareykanku duqeeyay habeen ka hor, halkaasi oo khasaare xooggan lagu gaarsiisay mileeshiyaadka Daacish. Xafiiska Warbaabinta u qaabilsan ciidamada difaaca Puntland oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in ciidanku maanta gudaha u galeen degaanka Aleelo-yar oo ka tirsan togga Miiraale, oo kamid ah goobihii Mareykanku duqeeyay habeen ka hor, halkaasi oo khasaare xooggan lagu gaarsiisay mileeshiyaadka argagixisada ah. Xafiiska Warbaahinta ee ciidamada difaaca Puntland waxa uu sheegay in degaanka Aleelo-yar ciidamadu ugu tageen meydadka mileeshiyaadkii Daacish kaga dhintay duqeynta, hub iyo agab kale”Ciidanku waxay gudaha u galeen deegaanka Aleelo-Yar oo habeen hore Maraykanku duqeeyay, waxay ka tirsantahay Togga Miiraale, waxay halkaasi Ciidanku ugu tageen Maydadka Argagixisada Daacish, Hub iyo Agabkale.” PUNTLAND POST The post Ciidamada Puntland oo meydad badan oo Daacish ah ugu tegey goobihii habeen ka hor Mareykanku duqeeyay appeared first on Puntland Post.
  8. Baidoa (HOL) — Somali National Army (SNA) forces, specifically the 9th Brigade Command, engaged in a fierce clash with Al-Shabaab militants in the Abagbeeday area, about 20 kilometers east of Hudur district in the Bakool region. Source: Hiiraan Online
  9. Ciidamada amniga iyo shacabka deegaanka oo iskaashanaya ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo lagu eedeeyay inay falal dhac ah ka geysanayeen xaafadda Barwaaqo ee degmada Deyniile. Burcaddan, oo dhibaato xooggan ku hayay dadka shacabka ah, ayaa lagu qabtay howlgal amni oo si wadajir ah loo fuliyay. Shacabka deegaanka, oo ka dhiidhiyay falalka burcadda, ayaa la shaqeeyay laamaha ammaanka, taasoo sahashay in si degdeg ah gacanta loogu dhigo kooxdii falalka amni-darro waday. Mas’uuliyiinta amniga ayaa xaqiijiyay in eedeysanayaasha loo gudbin doono hay’adaha garsoorka si loo marsiiyo cadaaladda. Howlgalkaan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu sugayo amniga, laguna xakameynayo kooxaha burcadda ah ee dhibaateeya bulshada. Dowladda iyo shacabka ayaa ugu baaqay cid kasta oo falal amni-darro ka shaqeysa inay joojiyaan, haddii kale, ay wajihi doonaan tallaabo adag. Source: goobjoog.com
  10. As a child, I believed democracy belonged to Greece—and that only Greeks were naturally suited to practice it. In hindsight, that idea wasn't far-fetched. I didn't grow up in a democratic culture. I was raised in Ethiopia, a country long hostile to democratic governance. Source: Hiiraan Online
  11. Bosaso (HOL) — Puntland authorities are investigating a case involving an 8-year-old girl who was missing for six months and later found living with a man claiming to be her husband, in an incident that has sparked national outrage and revived calls for stronger child protection laws. Source: Hiiraan Online
  12. Kooxda Alshabaab ayaa subaxnimadii hore ee maalintii arbacada weerar culus ku qaaday deegaanka Masaajid Cali guduud oo ka tirsan gobolka shabeellada dhexe, kana mid ah aagagga istiraatiijiga ah markii laga hadlayo isku socadka Muqdisho iyo degmooyinka gobolka Shabeellaha dhexe. Deegaankan oo ay maraan jidadka halbowlaha u ah isku gudubka ciidamada howlgallada ku jira iyo dadweynaha u socdaalaya gobollada dhexe ayaa wajigii koobaad ee dagaalka laga saaray kooxda Al-Shabaab, waxaana xorayntiisii oo maalmo qaadatay ku dhintay tobanaan askari oo ka tirsanaa ciidamada qalabka sida. Haddaba weerarkii ay Alshabaab ku soo qaadeen deegaankaaas waxaa ka falceliyay masuuliyiin hore uga tirsanaa dowladda iyo xeeldheerayaal amni, waxayna dowladda u jeediyeen inay qaado tillaabooyin adag jawaab u ah wixii ka dhacay Cali-guduud. Dhanka kale madaxweyne Xasan Sheekh oo ka dib weerarkaas Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa la sheegay inuu saraakiisha ammaanka shir degdeg ah la yeeshay, kana dalbaday in deegaankaas gacan bir ah lagu qabto, lagana hortago inuu kooxda Al-Shabaab dib ugu soo laabato. Si kastaba ahaatee xeeldheerayaasha ayaa qaba inay muhiim tahay in aad loo adkeeyo ammaanka deegaannada horay looga saaray kooxdw Alshabaab, halkii howlgallada keliya xoogga la saari lahaa. Source: goobjoog.com
  13. Faahfaahin ka soo baxaysa duqeyntii habeen ka hor Mareykanku ka fuliyay buuraha Calmiskaad ayaa muujinaysa in khasaare aan hore loo qiyaasin argagixisada ISIS kala kulantay duqeyntaasi. Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo adeegsaday bombooyinka culus ee burburiya difaacyada adag ayaa beegsaday saddexdii talis ee ugu muhiimsanaa, oo ay argagixisada Daacish ku lahayd inta u dhexaysa togaga Miiraale iyo Baalade, kuwaasi oo horay loo sahamiyay. Ilo wareedyo amni oo ka tirsan Puntland ayaa sheegaya in talisyada la burburiyay uu ku jiro god weyn oo dhaca inta u dhexaysa Miiraale iyo togga Baalade, kaasi oo ay si gaar ah ugu dhuuman jireen hoggaamiyaal sare oo ka tirsan argagixisada, islamarkaana ay aaminsanaayeen in aysan duqeymaha waxba ka tari karin, balse gebi ahaanba dhulka lala simay. Duqeymaha Mareykanka ayaa sidoo kale burburiyay talis labaad oo ay argagixisada ISIS ku keydsan jireen noocyada kala duwan ee saadka, halkaasi oo ahayd ceel biyood muhiima oo dhaca nawaaxiga togga Miiraale oo ay hadda ku go’doonsan yihiin dagaallamayaasha argagixisada. Taliska saddexaad oo ahaa Miiraale waxa duqeyntu burburisay wixii hub iyo saanad ciidan uga harsanaa kooxda, oo ay ku jiraan hoobiyaal, waxaana meeshaasi ku lumay rajadii yareyd ee mileeshiyaadka IS ka qabeen in ay sii joogaan Miiraale iyo Baalade sare. PUNTLAND POST The post Puntland: Duqeyntii u danbaysay ee Mareykanka oo kooxda Daacish gaarsiisay khasaare aan hore loo qiyaasin appeared first on Puntland Post.
  14. Armed assailants on Wednesday attacked Bosaso’s main police station. The reason for the armed assailants launched an attack on the police station is to forcibly take weapons that Puntland security forces recently confiscated in an operation. Security agencies confirmed that clash ensued between the armed assailants and Puntland police which resulted the death of one person from the armed assailants. Security forces stationed in Bosaso main police station repulsed the attack which led the armed assailants to retreat. Puntland deployed additional troops to prevent any attempts to take the weapons. The incident occurred while Puntland President Saed Deni is currently in Bosaso. Somaliland Standard Qaran News
  15. Waxaa saakay barqo hore lagu dilay deegaanka Moqokori Sakariye Shiiq Cali Carab oo ka mid ahaa wadayaasha gaadiidka u kala goosha Muqdisho iyo gobollada dhexe ee dalka. Dilka marxuumka ayaa ka dhacay bar koontarool oo ku taalla degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in koox ku sugnayd bartaas ay rasaas ku fureen gaadhigiisa, taasoo sababtay dhimashadiisa. Lama oga sababta rasmiga ah ee dilkiisa, mana jiro ilaa iyo hadda war rasmi ah oo ka soo baxay hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya. Sakariye Shiiq Cali Carab wuxuu ahaa darawal caan ka ah gobolada dhexe gaar ahaan magaalada Cadaado. Ehelka iyo dadka deegaanka ayaa ugu baaqay dowladda iyo hay’adaha ammaanka in baaritaan dhab ah lagu sameeyo dhacdadan, si cadaaladda loo horkeeno cidda ka dambeysay dilka marxuumka. Source: goobjoog.com
  16. South Sudan’s First Vice President Riek Machar, the long-time rival to President Salva Kiir, was arrested on Wednesday — a move described by the UN as leaving the country on the brink of widespread conflict. FILE – South Sudan’s President Salva Kiir, right, and Vice President Riek Machar, left, attend a Holy Mass led by Pope Francis at the John Garang Mausoleum in Juba, South Sudan . AP A convoy of 20 heavily armed vehicles entered Machar’s residence in the capital Juba and arrested him, according to a statement issued by a member of his party, in a dramatic escalation of a conflict that has been building for weeks in the world’s youngest country. A power-sharing deal between Kiir and Machar has been gradually unravelling, threatening a return of the five-year civil war that killed around 400,000 people between 2013 and 2018. “We strongly condemn the unconstitutional actions taken today by the Minister of Defense and the Chief of National Security, who, alongside more than 20 heavily armed vehicles, forcefully entered the residence of the First Vice President,” said the statement, which was shared on Facebook by Reath Muoch Tang, his party’s foreign relations committee chairman. “His bodyguards were disarmed, and an arrest warrant was delivered to him under unclear charges. Attempts are currently being made to relocate him,” it added. The United Nations Mission in South Sudan (UNMISS) said Thursday the reported arrest left the country on a precipice. “Tonight, the country’s leaders stand on the brink of relapsing into widespread conflict,” UNMISS head Nicholas Haysom said in a statement. Breaches of the 2018 peace deal “will not only devastate South Sudan but also affect the entire region,” he added. South Sudan — which declared independence from Sudan in 2011 — has remained plagued by poverty and insecurity since the peace deal. Analysts say an ageing Kiir, 73, has been seeking to ensure his succession and sideline Machar politically for months through cabinet reshuffles. More than 20 of Machar’s political and military allies in the unity government and army have also been arrested since February, many held incommunicado. There have been violent clashes between forces loyal to the two rivals, most notably in the northeastern Nasir County of Upper Nile State. Machar’s party says a military base and two military training centres around Juba have been attacked by government forces since Monday. A spokesman for Machar’s military wing, the Sudan People’s Liberation Army In Opposition (SPLA-IO), on Wednesday condemned the attacks as “terrorism” in a post on Facebook, and urged the international community to act. The training centres were established to prepare opposition forces for integration into the unified army, a key provision of the 2018 peace agreement aimed at uniting government and opposition troops. None of the incidents have been confirmed by the Kiir-aligned army, the South Sudan People’s Defence Forces (SSPDF), though it accused Machar’s forces of aggressive manoeuvres from one of the bases on Monday. Many in Juba are unsettled by the latest clashes and political tensions. “I am so worried about the situation. I feel like we are going back to war while we still need peace,” Lilian Sukeji told AFP. “Our leaders need to embrace dialogue rather than guns,” she said. ‘Red warning’ Prior to Machar’s arrest, Kiir said he reaffirmed his “unwavering commitment to restoring peace” following a meeting with church leaders. But it follows weeks of violent clashes, particularly in Nasir County, where government forces loyal to the president have battled the so-called White Army, a militia with ties to Machar. “The violence that started in March in Nasir seems to be spreading across a number of states in South Sudan,” warned International Crisis Group’s South Sudan senior analyst Daniel Akech. He said the refusal of Kiir and Machar to engage in dialogue — despite pressure from the international community — was a “red warning”. If wider conflict did break out, he said, “it will be a very decentralised kind of violence, which would be very difficult to stop” as it could quickly escape the two leaders’ control. International observers have expressed increasing concerns, with Norway and Germany closing their embassies in Juba. The British and US embassies in Juba announced they were reducing to minimal staffing, and urged citizens to leave the country. Source: Al Ahram Online The post S.Sudan Vice President Riek Machar arrested appeared first on Puntland Post.
  17. Jigjiga (HOL) — The President of Ethiopia's Somali Region, Mustafa Muhumed Omar (Cagjar), has reaffirmed his administration's commitment to expanding government services following accusations by the Ogaden National Liberation Front (ONLF) of underperformance. Source: Hiiraan Online
  18. Mogadishu (HOL) — A Ugandan finance officer who worked for a British security firm in Somalia is seeking $15 million in damages, accusing the company of unlawful dismissal, racial discrimination, and abandoning her in a conflict zone after she survived a terrorist attack. Source: Hiiraan Online
  19. MINNEAPOLIS, Minnesota (HOL) — Federal prosecutors secured their latest conviction Monday in the Feeding Our Future scandal after a Minneapolis man admitted to fraudulently obtaining $7.3 million intended to feed children during the COVID-19 pandemic. Source: Hiiraan Online
  20. Shiinaha ayaa si xowli ah ugu dhaqaaqaya qorshe uu kula wareegayo saameynta dhaqaale iyo gargaarka bani’aadamnimo ee uu horey u maamulayay Mareykanka, gaar ahaan mashaariicdii ay fulin jirtay hay’adda USAID. Warbaahinta Bloomberg ayaa sheegtay in Shiinaha uu hadda bixinayo adeegyo iyo maalgelin cusub oo uu ku beddelayo kaalintii Mareykanka, taasoo sii xoojinaysa saameyntiisa caalamiga ah. Si gaar ah, Shiinaha wuxuu diiradda saarayaa dalalka Aasiya, halkaasoo uu ku maalgelinayo barnaamijyadii USAID ee uu maamulka madaxweynihii hore Donald Trump hakiyay. Hay’adda gargaarka caalamiga ah ee Shiinaha, oo loo yaqaan CIDCA (China International Development Cooperation Agency), ayaa si rasmi ah loogu wargeliyay dalalka ay saameeyeen isbeddelkan, taasoo muujinaysa in Shiinuhu uu si dhab ah u doonayo inuu buuxiyo booskii USAID ee gobolka. Talaabadan waxay ka tarjumaysaa istiraatiijiyadda ballaaran ee Beijing ee ah inay si tartiib tartiib ah u xoojiso saamaynteeda caalamiga ah, iyadoo adeegsanaysa maalgelin iyo mashaariic horumarineed, gaar ahaan dalalka u nugul saameynta dhaqaale. Waxay sidoo kale muujinaysay loolanka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Shiinaha iyo Mareykanka, xilli labada dal ay isku hayaan hoggaanka dhaqaale iyo siyaasadeed ee dunida. Waxaa la filayaa in maalgelinta CIDCA ay door weyn ka ciyaarto horumarka kaabeyaasha dhaqaalaha ee dalalka Aasiya iyo Afrika, taasoo sii xoojin doonta xiriirka Shiinaha iyo waddamadaasi. Source: goobjoog.com
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha beesha Abgaal ee dagaalka Khawaarijta, isagoo ugu horeyn faahfaahin ka bixiyey dagaalkii ka dhacay Masaajid Cali Gaduud, wuxuuna sheegay in lagu guuleystay in deegaanka dib looga qabsado kooxda Al-Shabaab. “Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe oo deegaanka madax ka ah ayaa noogu weyn, waan la wadaagnay culeyska jira waana diyaar, Sheekh Shariif hada wuxuu ku maqan yahay cumrada, markii uu yimaado waa safka hore dagaalka ayuu wax ka gelayaa,” ayuu yiri Xasan Xundubey. Xundubey oo wareysi siiyey Dalsan TV ayaa sharaxaad ka bixiyey qorshaha socda, wuxuu sheegay inuu xubin ka yahay guddi beesha ah oo baaritaan ku sameeyey sababta u fududeysay kooxda Al-Shabaab inay soo galaan Shabeellaha Dhexe, baaritaan kadib wuxuu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh ay kula kulmeen Cadale, iyagoo u gudbiyey warbixin dhameystiran. “Intii aan joognay Cadale, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe, si guud iyo siyaabo gaar gaar ahba waan ula kulanay, waxaan u gudbinay go’aan lagu abaabulayo howlgalka oo beeshu ka mideysan tahay, in kastoo ay jiraan dad muhiim ah uu cumrada jira, hadana wax kasta waa noo diyaar, waana ku laabaneynaa deeganaada kooban ee cadowgu soo galay,” ayuu yiri Xundubey. Wuxuu sheegay in dadka reer Sh/Dhexe ay diyaar u yihiin in dhulkooda ay xoreystaan oo difaacdaan, “dadka Soomaaliyeed waxaan u sheegayaa waxaan u diyaarsanahay in sidii aan horay uga xoreysanay deegaanka aan hadana u xajisano guusha, marka yaan afka lagu taageerin Khawaarijta,” ayuu yiri. Xundubey ayaa sheegay deegaanada ay Shabaab soo galeen inay yihiin kuwo kooban oo isku aadan, “qaladaadii dhacay ee sababay inay Shabaab soo galaan deegaanka ayaan saxeynaa, kadibna waxaan iska saareynaa cadowga, ragga dhan waa diyaar, xitaa aniga, furinta ayaan tegeynaa,” ayuu yiri Xundubey. Wuxuu sheegay in aysan jirin cid hadda lagu eedeyn karo in dagaalka aysan diyaar u aheyn, laakiin waa la isku canaana karaa gaabiska jira, “anigu waxaan qabaa hadii dulduleelkaan aan saxno Al-Shabaab malaha awood ay dadkaan ku hor istaagaan,” ayuu yiri. Wuxuu intaas ku sii daray in gobollada Shabeellooyinka ay muhiim u yihiin amniga Muqdisho iyo difaaca qaranimada Soomaaliya, “Taasi waxay sababtay in madaxweynuhu baxo oo Shabeellaha Dhexe dego, si loo difaaco qaranimada, meeshii culeys ka yimaado in madaxweynuhu u gurmado wax ceeb ah maaha,” ayuu yiri. Wasiirkii hore ee amniga ayaa sheegay in Shabaab aysan laheyn awood ay ku hor istaagaan ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka “Howlgalka hadda bilaabanaya waa kii lagu soo afjari lahaa kooxdaan, malaha wax awood ah, dadka afka ku jebinaya ha joojiyeen, hadii kale waxaad gaari doontaan maalin aad ka shalaayi doontaan,” ayuu hadalkiiisa ku sii daray. Hoos ka daawo
  22. Mogadishu (HOL) – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has reaffirmed his government’s determination to eliminate militant groups threatening the country’s security, as military operations intensify across Hirshabelle and Southwest States. Source: Hiiraan Online
  23. Kenya has recognised Kosovo as an independent state, the first country to do so after nearly five years of stalled efforts to gain further international recognition. Source: Hiiraan Online
  24. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogaan. “Inta lagu gudajiro booqashada, Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ayaa la kulmi doona dhiggiisa Turkiga, iyaga oo ka wada hadli doona sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhanka militariga, amniga, xoojinta iyo joogtaynta gulufka lagu ciribtirayo Khawaarijta” ayay sheegtay Villa Somalia. “Booqashadani ayaa muhiim u ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga Soomaaliya iyo Türkiye ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyadoo dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay dagaalka adag ee lagula jirto Khawaarijta si loo xaqiijiyo xasilloonida, nabadda, iyo dib u dhiska dalka” ayay sii raacisay Madaxtooyada Soomaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalin ka hor ka soo laabtay furimaha dagaalka Gobolka Shabeellada dhexe ayaa dalalka dibadda taageero uga raadinaya dagaalka ka dhanka ah dagaallamayaasha Al-shabaab oo culays soo saaray Gobollada Shabeelooyinka ee deriska la ah magaalada Muqdisho. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta safar ugu baxay dalka Turkiga kaddib marti qaad uu ka helay Madaxweyne Erdogaan appeared first on Puntland Post.
  25. MINNEAPOLIS, Minnesota (HOL) — A Kenyan man convicted of plotting a 9/11-style suicide attack on behalf of the Somali militant group Al-Shabaab has delayed his sentencing in the United States after abruptly reversing his legal strategy and requesting new representation. Source: Hiiraan Online