-
Content Count
215,071 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
(COLUMBUS, Ohio) — Hoyo’s Kitchen is a newcomer to Columbus, Ohio’s bustling North Market — an old warehouse filled with food stalls by local restaurants. Source: Hiiraan Online
-
Malaayiin Shiico ah ayaa sanad walba mar siyaaro u taga Karbala Malaayiin ruux oo ka tirsan muslimiinta Shiicada ayaa billaabay siyaarada sannadlaha ah ee ay ku tagaan magaalada Karbala ee dalka Ciraaq, waxaana markii ugu horreysay ka mid ah koox Soomaali ah, sida uu BBC-da u sheegay nin Soomaali ah oo heysta fikirka diimeed ee Shiicada. Maxamed Cali Jibirte ayaa sheegay in isaga iyo Shiicada kaleba ay lug ka billaabeen magaalada Najaf, ayna damacsanyihiin inay masaafe dhan 80km u lugeeyaan magaalada Karba. “Hadda waxaan joogaa afaafka hore ee magaalada sharafta leh ee Najaf, oo ah magaalada uu ku aasanyahay Imaam Cali Ibnu Abii Dhaalib (R.C), halkan waxaa ka socda wax loo yaqaanno 40-kii maalmood ee kasoo wareegtay markii dil qoor gooyo ah Karbala loogu geystay Imaam Xuseyn Ibnu Cali Ibnu Abii Daalib. Markii 40 maalmood laga joogay xilligii uu dilka dhacay ayaa madixii la gooyay ee Imaam Xuseyn laga soo celiyay dhinaca Suuriya, waxaana la geeyay Ciraaq, ka dib markii loo geeyay xaakimkii dilkiisa ka dambeeyay ee ahaa Yaziid Ibnu Mucaawiya. Sidoo kale Carruurtii iyo walaalihii Imaam Xuseyn oo iyagana la qafaashay ayaa maalinkaas kasoo laabtay Suuriya iyagoo usoo hayaamay meeshii lagu dilay aabahood iyo walaalkood, sidaas darteed dadka Ahlul beytka ah waxay caadeysteen inay weyneeyaan maalintii ay haraadigii qoyskii rasuulka kasoo hayaameen Suuriya ee ay usoo hayaameen Ciraaq”, ayuu yiri. Maxamed oo oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in isagu uu ka mid yahay Shiicada, kaligiisna uusan ku ahayn siyaaradan. “Dad ka badan 15 milyan oo shiico ah ayaa sanad walba halkan isugu yimaada, waana markii ugu horreysay ee aan kaga qeyb galno koox Soomaali ah, waxaana ila socda dad badan oo Soomaali ah oo ka kala yimid qurbaha, geeska Afrika iyo qeybo kale oo ka mid ah caalamka”, ayuu yiri. Dadka qaarkood ayaa ka lugeeya magaalooyin aad uga fog Karbala Balse BBC-du si madax bannaan uma aysan xaqiijin in Soomaali kale ay halkaas ku sugan yihiin iyo tirada ay la egyihiin toona. Siyaarada Arbaciin-ka ama 40-aadka ayaa lagu tilmaamaa inay tahay kulanka ugu weyn adduunka ee ay dadweyne isugu imaadaan sanadkiiba hal mar. Dadka munaasabaddan ku kulma waxay aad uga badan yihiin muslimiinta sanad walba u xajiya Kacbada barakeysan ee magaalada Maka. Waxay qeyb ka tahay baroordiiqda loo sameeyo dilkii loo geystay Xuseyn Bin Cali, oo ah wiilkii uu awowga u ahaa Nabi Muxammad (CSW), kaasoo ay dhahsay gabadhii Rasuulka, Fatuma. Tirada dadka munaasabaddan ka qeyb gala ayaa sanadkii 2016-kii gaartay 20 malyan oo ruux am aka badan. Siyaaradan ayaa qeyb ka ah baroordiiqda dilkii loo geystay Xuseyn Bin Cali Raashinka, biyaha iyo adeegyada kale ee ay isticmaalaan dadka siyaaradan ka qeyb galaya ayaa lagu siiyaa si bilaash ah waxaana isku xilqaamay dad iskood kharashkaas u bixiya. Qaar ka mid ah Shiicada Ciraaq ayaasocodka lugta ah ee lagu aadayo Karbala ka billaaba magaalooyin aad u fog fog, sida Basra, oo Karbala u jirta masaafe dhan 500km. Isu soo baxan ayaa lagu qeexaa mid si weyn u muujinaya fikirka ay aaminsanyihiin Shiicada adduunka. Hase ahaatee, Iiraan iyo hoggaamiyeyaasha kale ee Shiicada ayaa warbaahinta ugu waaweyn caalamka ku dhaleeceeya inaysan tabinin munaasabaddan ballaaran. Qaran News
-
Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz hadiyad ahaan ugu geeyay Shimbir nooceeda uu dhif yahay oo laga helo waddanka Ruushka oo kaliya. Shimbirtan oo u eg sida gorgorka ayaa lagu magacaabaa Arctic falcon, ama gyrfalcon, waxaana laga helaa gacanka Kamchatka ee ku yaalla bariga fog ee dalka Ruushka. Waxaa jira kumannaan xabo oo ka mid ah shimbirkan, wuxuuna halis ugu jiraa inuu dabar go’o. Muuqaal lagu shaaciyay telefishinnada ruushka iyo Sacuudiga iyo qaar ka mid ah baraha bulshada ayaa laga arkayay boqor Salmaan oo u muuqda inuu aad ula dhacsan yahay hadiyadda qeyrul caadiga ah. Booqashada uu Putin Isniintii ku tagay Sacuudiga ayaa ahayd mid qeyrul caadi ah, waana tii ugu horreysay ee uu halkaas ku gaaro tan iyo sanadkii 2007-dii. Waxaa la filayaa in hoggaamiyaha Ruushka uu Sacuudiga uga sii gudbo waddanka Isutagga Imaaraadka Carabta, si uu usii xoojiyo xiriirka kala dhaxeeya dalalka bariga dhexe. Intii kuu ku sugnaa Riyaad Sacuudiga wuxuu madaxda boqortooyada Sacuudiga kala hadlay arrimo badan oo khuseeya cilaaqaadka labada dal iyo wadashaqeynta dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo ganacsiga saliidda. Qodobbada uu sida gaar ah ugala hadlay hoggaamiyeyaasha Sacuudiga waxaa ka mid ahaa amniga gobolka, khaasatan cadawtooyada u dhaxeysa Sacuudiga iyo Iiraan, sida ay shaaciyeen qaar ka mid ah warbaahinta carabta. Wakaaladda wararka Sacuudiga ee magaceeda loo soo gaabiyo (SPA) ayaa sheegtay in hoggaamiyeyaasha kulmay ay ka wada hadleen arrimaha kasoo cusboonaaday dalka Suuriya, halkaasoo Turkiga uu ka billaabay howlgal milatari oo weerar ah, xuduuddana uu uga gudbay. Sidoo kale waxay isla soo qaadeen dagaalka ka socda Yemen, oo Sacuudiga iyo xulafadiisu ay kula dagaallamayaan Xuutiyiinta tan iyo sanadkii 2015-kii. Afhayeen u hadlay madaxtooyada Moscow ayaa sheegay in Putin uu sidoo kale boqorka Sacuudiga iyo dhaxal sugahaba kala hadlay arrimaha ku saabsan qiimaha saliidda. Ruushka ayaa la ogyahay inuu xulafo dhow la yahay Dowladda Iiraan, oo lagu eedeeyay inay mas’uul ka ahayd weerarkii lala beegsaday warshadaha saliidda ee Sacuudiga, inkastoo arrintaas ay beenisay xukuumadda Tehran. Sidoo kale Ruushka ayaa si buuxda u garab istaagay madaxweynaha Suuriya Bashaar Al Asad, halka Sacuudiguna ay taageerayeen xoogagga mucaaradka Suuriya ee damacsanaa inay xilka ka tuuraan Asad. Mareykanka oo ay si weyn isaga soo horjeedaan Ruushka ayaase dhinaca kale la safan Sacuudiga iyo xulafadiisa kale ee Carabta. Hase yeeshee booqashada uu Putin ku marayo dalalka Kahliijka ee isgarabsada ayaa qeyb ka ah dagaalka uu Ruushka ku doonayo inuu dib ugu soo celiyo xiriirkii uu horay ula lahaa waddamadaas. Qaran News
-
Kuwait City (Caasimadda Online) – Ku xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Kuwait Khaled Al-Jarallah ayaa shaaciyey in wadankiisa uu marti gelin doono shir lagu taageerayo Soomaaliya . Wasiirka ayaa sheegay in shirkaas oo ah mid Soomaaliya looga caawinayo dhanka Waxbarashada oo ay ka liidato uuna dhici doono sanadka soo socdo ee 2020 kaasoo lacago loogu deeqi doono. Wakaaladda Wararka ee dalka Kuwaite ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan (KUNA) ayaa sheegtay in Al-Jarallah uu Axadii hoggaamiyey kulan loogu diyaar garoobayo shirkaas loogu deeqayo Soomaaliya oo noqonayo midkii ugu horeeeyey noociisa ah oo ay soo diyaariyaan Dowladaha Khaliijka. Ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa la kulmay Diblomaasiyiin u dhashay Dalka Kuwait iyo xubno ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada ee dalkaas si ay uga wada hadlaan sidii uu u dhici lahaa shirkaas lagu taageerayo Soomaaliya lagana hortago wax walba oo keeni karo inuu shirkaas baaqdo. Arrintaan ayaa kusoo aadeyso xilli Shan Berri ka hor ay Dowladda Mareykanka ku dhawaaqday in Barnaamijka Waxbarashada ee BAR ama BARO ay ku taageereyso lacag gaareysa $50 Milyan. Barnamijkaas BAR ama Baro ayaa ah mashruuc socon doono muddo 5 Sano ah kaasoo la doonayo in lagu hormariyo tayada waxbarashada Soomaaliya iyo in la taageero dardargelinta waxbarashada carruurta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Boosaaso-(Caasimada Online) – Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee maamulka Puntland Faarax Cawaash Beeldaaje oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa soo ban dhigay tirada iyo magacyada maraakiibta shisheeye ee sida sharci darada ah uga kalluumeysta xeebaha deegaanada Puntland. Wasiir Beeldaaje ayaa sheegay in maraakiibtaas ay si dhuumaaleysi ah u gurtaan kheyraadka Puntland, isagoo sheegay in ay ku howlanyihii sidii sharciga ula tiigsan lahaayeen maraakiibtaas. Iyagoo kaashanaya Wasaaradda kalluumaysiga ee xukuumadda federaalka ayuu sheegay in ay dacwado ka dhigeen dekedaha wadamada ay u iib geeyaan maraakiibtaas kalluunka ay ka xadaan xeebaha Puntland. “Maraakiibtaas markii ay soo galayaan xeebaha dalka waxay damiyaan Satarleydka si aan loo ogaan, balse waan helnaa xogtiisa markab kasta oo soo gala xeebaha dalka, lkn ma heysano ciidamo ka howlgala oo soo qabta maraakiibtaas, waxaana hada socota diyaarinta ciidamo difaaca baddeena iyo khayraadka dhex ceegaaga” ayuu yiri wasiir Faarax Cawaash. Wasiirka oo sii hadlayay ayaa soo ban dhigay magacyada Maraakiibta lagu eedeynayo in kalluumaysi sharci daro ah ay ka wadaan xeebaha dalka, gaar ahaan xeebaha gobolka Bari iyo dalalka laga kala leeyahay. “waa caadeystayaa mar walba ku soo noq-noqda xeebeheena, waxayna kala yihii Al-Amiin oo wata calankla Iran, Al-Khaliil oo Iiraani ah, Al-Nasiib oo siguna Iiraani ah, Amiir 374 oo Iiraani ah, Al-Saffa oo Pagistaani ah, Al-Tamasha oo Pakistaani ah, Arsanaal, Baytulaah, Xamiidi, Jasma, Kooka iyo kuwo kale oo dhamaan aan heyno magacyadooda, waxaana ku dacweynay wadamada ay u suuq geeyaan kalluunka ay sida sharci darada ah uga jalaabanayaan biyaha Soomaaliya, sharciga ayaana la tiigsa doonaa” ayuu hadalkiisa ku sii daray wasiirka kalluumaysiga maamulka Puntland. Caasimada Online Xaafiiska Boosaaso Caasimada@live.com
-
By: Dr Mohamud M Uluso After 20 years of state-building efforts, is precipitously descending again into deep civil strife because of autocratic, corrupt, incompetent, divisive, hypocritical federal leaders more than any other factor. Today Somalia experiences the authoritarianism that Nicholas Kayser-Bril described as “a regime where the executive power does away with the system of checks and balances of a democracy, where fundamental freedoms are constrained and where the government argues that such actions are required by a superior interest.” The touted “superior interest” is the resurrection of cult of personality under the military dictatorship regime ousted in 1991. The UN Mission (UNSOM) and African Mission (AMISOM) for Somalia are protecting the Federal Government of Somalia (FGS) that disregards the rule of law and violates the human rights of the Somali citizens without restrain and accountability. For the past six and half years, the International Monetary Fund (IMF) has been providing policy advice and technical assistance to the FGS for capacity development in the economic institutions. IMF carried out 3 articles IV annual consultations, 115 technical missions and approved 4 IMF Staff Monitored Programs (SMP) funded by IMF administered multi-donor Trust Fund for Somalia for achieving economic recovery, debt relief, and access to International Financial Institutions (IFI) resources. Unfortunately, Somalia is in the same disappointing situation in which IMF Independent Evaluation Office (IMF-IEO) found other IMF supported fragile countries. The flawed approach to Somalia masks deep governance failure because of deference to national authority and international donors. IMF approach has not been consistent with the principles of Partnership agreement between FGS and International partners adopted in London in May 2017 to ensure sustainable progress. The overlooked principles are the focus on state building as the central objective, the recognition of the link between political, security, and development objectives, and the mutual accountability between FGS and partners. Inexplicably, President Mohamed Abdullahi Farmajo ignored the London Partnership Deal, the blueprint for democratization, federalization, economic and social development, and mutual accountability. He impolitely skipped attending the High Level Partnership Forum held in Mogadishu on 1-2 October 2019, despite he was co-chair. The Forum stressed that the cooperation between FGS and Federal Member states (FMS) is a key to international support. The IMF Country Report No. 19/256 issued on August 1, 2019 presents Somalia’s macroeconomic assessment and forecast on the basis of guessed data and information shaped by the IMF staff who never visited Somalia or met representatives of FMS, parliamentarians, civil society, opposition groups, and private sector. The IMF Staff Guidance Note on the Fund’s Engagement with Countries in Fragile Situations allows autocratic leaders to act as they wish because at the end of the day any failure is attributed to the fragile situation. The IMF-IEO assertion that “there is a tendency within the IMF to consider that the mark of good economist is an ability to do analytical work on complex economies, with less attention paid to the ability to make a difference to countries’ policy making on the ground” is further evidence for the reasons behind the IMF flawed approach to Somalia. The public view and pace of real progress are important test factors for the impact of IMF’s programs. The construction of urgently needed house (the state) shouldn’t take more than 5 years. The IMF report affirms that Somalia (Somaliland excluded) is fragmented country, while at the same time provides quantitative and qualitative information about Somalia’s macroeconomic situation and prospect. It also notes the absence of consolidated fiscal budget to monitor or assess the whole government operations. The report documents extensively long list of unmet priorities, commitments, and recommendations, but at the same breath it excuses those failures for weak capacity and widespread poverty rather than for lack of political will, bad leadership, and endemic corruption. The IMF‘s claim of steady and incremental progress under difficult circumstance belie the inertia or deterioration reported by many international reputable organizations or publicly expressed by the majority of the Somali people because of leadership failure. The outcry of Mogadishu people for the lack of free movement that negatively affected small businesses and the public daily life has been in the news for almost 3 years. With the exception of scant warning against the risks of inaction towards the 2020/2021 political elections and the hostility going on between the FGS and FMS, the report completely disregards the countless abuses of the executive branch of the federal government against the rule of law, accountability, transparency, checks and balance system, justice, and political inclusivity that are critical for impactful IMF support. President Farmajo has veered off from the path of constitutional democratic system of governance and embarked on lawlessness system of governance. Government actions are not based on legal authority. The constitution is not anymore valid instrument for political dispute resolution between FGS and FMS and between FGS and citizens. Whether inadvertently or deliberately, the IMF and World Bank bear the blame for the political confrontation between the FGS and FMS because the FGS under the excuse of implementing IMF conditionality on fiscal federalism, macroeconomic management, debt relief, and currency reform without political and legal foundation has engaged in blackmailing all FMS for ulterior political motives. Benadir Regional Administration is hideout for the executive branch for syphoning public money. The fiscal data the FGS submits monthly to the IMF are not made available to the federal parliament, the media, interested parties, and the public in general. The fiscal data are not verifiable. As of today, the FGS did not publish and submit the official closing accounts of 2017 and 2018 fiscal budges to the federal parliament for approval. The fiscal budget preparation and implementation are sham because there are credible information about large amounts of off budget foreign donations kept in foreign accounts and domestic revenues used for political bribe and patronage. Prime Minister Hassan Kheire dishes out hundreds of thousands of dollars to different groups. Recently, President Farmajo authorized without parliamentary approval and procurement process the purchase of embassy building in Washington D.C. with 4.3 million dollars donated by Qatar State. An ambassador and 3 volunteers claim diplomatic credentials in the USA. Complaint of unpaid salaries to government personnel is persistent. The executive branch has curtailed the independence and accountability of the Central Bank of Somalia (CBS), the Auditor General and Accountant General to the Federal Parliament and to the Somali people. The economic and finance parliamentary committee has been dissolved after it reported the mismanagement of the federal budget and the missing of more than $ 42 million dollars. The executive branch deprived the federal parliament of its oversight responsibility through corruption, appointment of high number of MPs to Ministers, illegal extra payments to MPs, and intimidation tactics. The celebrated progress for the period 2017-2019 is the increase of domestic revenue by increasing tax burden. The estimated domestic revenue increased from $ 112.7 million in 2016 to $ 196.3 million in 2019. The percentage revenue increase in 3 years is 74.18%. While IMF continues to demand further increase of revenue, Washington Post has published an article under the title “If I don’t pay, they kill me’: Al-Shabab tightens grip on Somalia with growing tax racket.” This double taxation has bankrupted many Mogadishu traders while others were forced to transfer their import business from Mogadishu port to other ports. The Minister of Finance admitted the inability of the federal government to stop Al Shabab’s public extortion. In 2017 and 2018, Somalia received an estimated foreign grants of 4,474.4 million dollars, of which, 1,920.0 million for humanitarian aid, 1,220.0 million for official development aid, 1,122.0 million for peacekeeping support, and 212.4 million for FG budget support. Only 5.7% of the Official Development Aid went through government budget because of lack of trust in the Public Financial Management (PFM) of the federal government. Despite this considerable donor largesse, the real GDP growth rates of 2017 and 2018 were estimated 1.4 % and 2.8 % respectively, while the inflation rates were 6.1% and 3.2% respectively. Next year, the FGS faces serious fiscal crisis as the budget support from the European Union and World Bank will stop. The report lists also as progress the creation of federal bodies that are currently ineffective for policy making, coordination, and implementation like the National Security Council and the Inter-governmental fiscal forum. In addition, it mentions the contested fishery resource sharing agreement and a number of bills submitted to the federal parliament that ceased to function 18 months ago. The most important laws for 2020 federal election were not included. It’s hard to envision the forecast of 2.9 % GDP growth rate in 2019 in the face of the humanitarian crisis ravaging the country. Indeed, the UN Under-Secretary for Humanitarian Affairs declared weeks ago that “Somalia is facing the worst harvest since the 2011 famine and up to six million people are projected to be food insecure over coming months.” In addition, the decline of business activities is clear in all parts of the country and sectors of the economy. Since 2017, on the IMF and World Bank watch, the leaders of the federal government have been waging propaganda campaign of raising false expectation for currency reform, debt relief, oil exploration, and opportunity for external financing in the absence of all necessary political, legal, institutional, and financial conditions. The belatedly attempts of the IMF staff to explain to the Somali leaders the complex prerequisites for currency reform, debt relief, and oil exploration should be made forcefully in public forums to avert disastrous consequences. The IMF Staff advised the Central Bank of Somalia (CBS) to prepare management, communication, operation, and accountability strategy for successful currency reform limited to printing only one banknote of So. Sh. 1,000 denomination for fighting against counterfeit and small transactions. Donors are reluctant to finance the cost of currency printing for understandable reasons. With regard to the oil exploration, the IMF staff told the Somali leaders to first implement full governance and legal framework needed to gain IMF and World Bank support. The IMF report explains in detail the long and arduous process to reach Highly Indebted Poor Countries (HIPC) Decision Point (DP) for debt relief eligibility. Subject to completion of debt reconciliation process, Somalia’s outstanding external debt is estimated at $4.7 billion. The FGS must satisfy at least 6 conditions to achieve debt relief in 2020. First condition is to have credible and stable system of governance that can satisfy the ultimate goal of debt relief which is to improve the standard of living of the local population. The standoff between FGS and FMS is major obstacle to debt relief. Second condition is the successful implementation of SMP IV endorsed as Upper Credit Tranche (UCT) arrangement. Most of the 18 structural benchmarks are issuing new laws, new regulations, and amendments of existing laws for increasing revenue and tax compliance, fiscal transparency, cash management, expenditure control, strengthening central bank supervision, Anti Money Laundering and Combatting Financing Terrorism (AML/CFT), and governance reform. The pressure on Mobile Money Operators (MMO) and Money Transfer Business (MTB) for counter-terrorism purposes should be preceded by the establishment of effective and accountable federal government that can provide effective rule based functions. Third condition is the preparation, approval, publication, and implementation of the Interim Poverty Reduction Strategy (I-PRS) paper embedded in the 9th National Development Plan. Fourth condition is to get the HIPC financing assurances to clear arrears due to IMF/WB/AfDB. The total arrears owed to the three institutions amount to $ 973 million. The arrears to 4 Arab multilateral financial institutions which include Arab Monetary Fund and Arab Fund for Economic and Social development are $542 million. Fifth condition is to get financing assurance from Paris and Non Paris Club creditors, claiming $ 3,183 million. Major creditors include USA, Saudi Arabia, UAE, Kuwait, Iraq, France, Italy, Japan, Russia, and UK. Sixth condition is to determine the ability to service the due debt after debt relief. The 2019 debt service is estimated 66.4% of the fiscal revenue. Somalia needs yearly about $ 2.1 billion for Official Development Assistance and for peacekeeping operations. Therefore, there will be tradeoff between multiple competing needs. The debt relief process requires strong state legitimacy, strong international support, and thorough preparation for negotiations and good economic judgement among diverse alternatives. Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Bar___-Qumanaha-Wararka-15102019.mp3 View the full article
-
Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay xukuumadda Federaalka Soomaaliya heshiis rasmiya kala gaartay habka bixinta shahaadooyinka ardayda reer Puntland ee sannadkan dhammaysay dugsiyada sare. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland Professor Cabdullaahi Maxamed Xassan oo caawa khadka taleefonka kula hadlay warbaahinta Puntland Post ayaa sheegay in dowladda Puntland iyo xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku heshiiyeen in shahaadooyinka ardayda Puntland lagu soo sameeyo magaalada Muqdisho kadibna si toos ah looga bixiyo xarunta wasaaradda Waxbarashada Puntland ee caasimadda Garoowe. Dhinaca kale wasiirka ayaa gebi ahaanba beeniyay warar lagu qoray baraha bulshada oo sheegaya in arday reer Puntland ah oo deeq waxbarasho heshay lagu xannibay garoomada waddanka Ethiopia kadib markii loo diiday Vissaha (dal-ku’galka) waddankaasi. Mudane Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa xaqiijiyay in ardaydii reer Puntland ee deeqda waxbarasho ka helay dalka Ethiopia aysan weli ka bixin Puntland islamarkaana hadda la diyaarinayo barnaamijkii ay ku bixi lahaayeen isagoo xusay in ay dhowaan tegi doonaan. Hoos ka daawo wareysiga wasiirka PUNTLAND POST The post Dowladda Puntland oo shaacisay in shahaadooyinka ardayda Puntland laga bixin doono Garoowe appeared first on Puntland Post.
-
For Immediate Release Egypt, Cairo, 15 October 2019 – “UNFPA is extremely concerned about the current situation in northeastern Syria,” said Dr. Natalia Kanem, Executive Director of the United Nations Population Fund. “The military operation poses significant protection risks for civilians, particularly women and girls, and serious risks and limitations to humanitarian actors,” she said. UNFPA calls for an end to hostilities and unimpeded access to provide life-saving services to those in need. One of the concerns is gender-based violence. “Prior to the military operation, the risk of gender-based violence was already high with harassment, family violence, sexual violence and child marriage among the many forms of GBV documented throughout Syria,” said Dr. Kanem. “GBV is likely to increase because of displacement, especially since some movement routes are unsafe. Moreover, with winter approaching, health and protection risks associated with displacement are expected to increase substantially”, she said. “Those most at risk of gender-based violence are widows, divorcees or female heads of households with limited family or community support, and adolescent girls,” said Dr. Luay Shabaneh, UNFPA Regional Director for Arab States. Restriction of movement continues to impact girls, particularly adolescent girls, due to fear of harassment, sexual violence and risks of abduction. “The elderly and people with disabilities remain among the most neglected and unsupported categories of people, and they are at risk of violence, especially sexual, psychological and emotional abuse,” he warned. Given the volatility of the situation, determining the number of displaced people remains difficult. Recent OCHA and partner reports place the number of displaced between 160,000 and 209,000 people. UNFPA supports nine Women and Girls Safe Spaces, 32 mobile teams and 22 health facilities in northeast Syria. “Because of the military operation, a UNFPA-supported maternity facility serving 40,000 people closed after being partially destroyed, and one women and girls safe space is no longer operational,” said Dr. Shabaneh. “The security situation continues to hamper access to facilities and services, with hospitals and clinics targeted.” “UNFPA believes that every woman and girl in Syria has the right to sexual and reproductive health services and protection from GBV,” said UNFPA Executive Director Natalia Kanem. In these circumstances, UNFPA has been able to distribute dignity kits to people in need that include much-needed sanitary supplies, and reproductive health kits to health partners, which contain life-saving medical supplies, medication and equipment. “During this critical time, UNFPA calls on the international community to ensure that civilians, and in particular women and girls, are protected in accordance with international humanitarian law, and that sustained, unimpeded and safe humanitarian access to civilians is guaranteed at all times,” stressed Dr. Kanem. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Shabakadda Caasimada Online ayaa baaritaan dheer iyo dabagal ku sameysay dhibaatooyin dhinaca amniga ah oo ay muddooyinkii la soo dhaafay wajahayeen qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan gudaha magaalada Muqdisho. Sheekadan ayaa ku saabsan dhacdooyin kala duwan oo ka dhacay xaafadda Kaawo Godey oo kala qeybisa degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley ee gobolka Banaadir, kuwaas oo sababay barakac xooggan oo ka socda xaafadda, oo dadkii deganaa ay isaga guurayaan. Xaafadan oo deegaan ahaan horumar sameyneysay sanadihii la soo dhaafay ayaa waxaa ka dilaacay ciidan u abaabulan qaab Beeleed, kuwaas oo dhibaato ku haya deegaanka. Caasimada Online ayaa ogaatay in tacadiyo badan ay ciidankaasi ka geysteen Kaawo Godey, kuwaas oo isugu jira dil, kufsi, dhac iyo dhibaatooyin kale. Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in xaafaddu aysan laheyn wax saldhig ah, islamarkaana aysan ka howlgalin ciidan Boolis ah oo ka shaqeeya amniga. Dadka aan la hadalnay ayaa sidoo kale sheegay in ciidanka jooga halkan ay yihiin koox aan ka amar qaadan wax maamul dowladeed ah, kuwaas oo lacago baad ah ka qaada goobaha ganacsiga iyo haddii la dhisanayo xaafaddaasi. “Xaaladda amni ee Kaawo Godey aadbey u liidataa walaal, malahan ciidan sugo amnigeena waxaa dhibaato nagu hayo maleeshiyaad hubeysan oo shaarka dowladda nooga qaato lacago baad ah, dad badan ayaa xaafadda ka guuraya.” ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in marar badan dhibaatooyinkan ay la wadaageen maamulka degmada, basle aysan jirin cid ka jawaabtay baaqooda. Waxa kale uu xusay in hadda ay xaaladdu ka sii dartay, islamarkaana dharaar cad la’is dhacayo, habeenkiina ay ka sii daran tahay oo guryaha dadka loogu galayo. Dadka shacabka ah waxa kale uu sheegay inay hadda bilaabeen in guryahooda ay ka barakacaan, una wareegsadaan xaafado kale oo ku yaalla isla Muqdisho. “Dadka shacabka ah waxa ay bilaabeen inay guryahooda ka barakacaan oo ijaar ka dagaan xaafadaha kale ee nabdoon.” ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyey. Xiriiro aan la sameeynay mas’uuliyiin ka tirsan maamullada degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan dhibaatooyinkaasi. Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan maamulka Banaadir ee uu hoggaamiyo Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayey ugu dambeyn dadkani ka codsadeen inuu u soo gurmado, islamarkaana uu wax ka qabto amni darrada baahsan ee ka jirta halkaasi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
IGAD pledges support to Somalia in fight against al-Shabaab
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Inter-Governmental Authority Development (IGAD) has pledged to stand with Somalia in the fight against al-Shabaab. In a statement, the Executive Secretary of IGAD, Mahboub Maalim said the Bloc is committed to support Somalia on its own feet. “IGAD Executive Secretary reiterated the regional organization’ commitment to support the government and people of Somalia in their fight against all forms of terrorism,” the statement reads in part. He also expressed commitment to support the Government and the people of Somalia in the stabilization process. The official paid tribute to the victims killed in Zobe truck bombing on 14th Oct 2017. The bloc also condemned the attack of Sunday on the United Nations and AMISOM facilities in Mogadishu, Somalia. Maalim wished a quick recovery to the several persons injured in this attack he described as an evil terrorist attempt. The Executive Secretary commended the United Nations Mission to Somalia (UNSOM) and the African Union Mission to Somalia for their role in supporting the government of the Federal Republic of Somalia and the Somali people in their quest for a peaceful and prosperous country. Maalim expressed IGAD’s solidarity with the partners whose sterling performance in their mandate cannot be overemphasized. View the full article -
Hirshabelle oo Magacowday Guddiga Madaxbannaan ee Xuduudaha
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa magacowday guddiga madaxabannaan ee xuduudaha iyo federaalka dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Guddigaan ayaa lagu magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle, guddiga ayaana ka kooban 9-xubnood,. Wareegtada ayaa sidoo kale lagu sheegay in guddigaan madaxabannaan ee xuduudaha iyo federaalka uu wakiil ka yahay dowlad gobaleedka Hir-Shabeelle. Halkaan ka Akhriso liiska magacyada Googgoog News Source: goobjoog.com -
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga digay in ay doorasho kale ku qabato degmo ka tirsan gobalka Gedo xili ay socoto abaabulka doorasho kale oo afaraad oo lagu qabto Jubbaland kadib markii dowladda Soomaaliya ay diiday doorashooyinkii Kismaayo ka dhacay bishii August ee sanadkaan. Warar ay heshay Caasimada Online ayaa xaqiijinaya in madaxda dowladda Soomaaliya looga digay in ay ku deg degaan doorasho kale oo ay wado dowladda Soomaaliya in lagu qabto degmooyinka gobalka Gedo, waxaana la sheegay in arintaasi ay abuuri doonto dagaalo iyo colaad sokeeye. Mid kamid ah agaasimayaasha Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa Caasiamda Online u sheegay in xubno ka tirsan wakiilada Beesha Caalamka ay dowladda federaalka Soomaaliya u sheegeen in Gedo aysan marti gelin doorasho si aysan u sii fogaanin xiisadda Jubbaland. Beesha caalamka ayaa rumeysan in xalka Jubaland ee ugu dhow uu yahay wada-hadal dhex mara maamulka Axmed Madoobe iyo dowladda, sida aan xogta ku helnay. Talaabada dowladda Soomaaliya looga digay ee abuuri karta colaadda Jubbaland ayaa ah in dowladda Soomaaliya ay Gedo ku qabato doorasho, waxaana markaas xaaladda isu badali doontaa qabiilo ay ka soo kala jeedaan Farmaajo iyo Axmed Madoobe. In Gedo doorasho lagu qabto waxaa ka roon oo la qaadan karaa in lagu qabto Jubada Dhexe ama meel kale oo kamid ah Jubada Hoose si looga fogaado in khilaafka loo badalo mid salka ku haayo qabiil iyo gobal, sida ay sheegeen xildhibaano la hadlay Caasimada online. Dowladda Soomaaliya ayaa ku jahwareersan xaaladda maamulka Jubbaland waxaana muuqata in aysan wali gaarin go’aan maslaxad u ah Jubbaland oo ay dadkeeda wajahayaan culeesyo amni iyo mid siyaasadeed oo qaarkood sabab u yahay maamulka Axmed Madoobe. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo cadaadis kala kulmaya beeshiisa ayaa diiday in xiisadad Jubaland la xaliyo, isaga oo ku adkeystay inusuan ku qanceyn wax ka yar in Axmed Madoobe meesha ka baxo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Muqdisho (SMN) – Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay laba kelana way dhaawacmeen ka gedaal markii iska hor-imaad uu ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha. Iska hor-imaadka oo daqiiqado socday ayaa u dhaxeeyay ciidanka dowladda gaar ahaan booliska iyo milatariga, sidda ay sheegeen dadka degaanka. Dagaalka ayaa yimid ka gedaal markii gudoomiyaha Ceelasha Biyaha uu ku duulay rag lagu eedeeyay fal dhac ah in ay ka geystaan halkaaas. Weerarka kadib waxaa lagu soo waramayaa in cutubyo kamid ah milatariga ay kusoo biireen, taas oo dhalisay in dagaalku kordho. Xaaladda ayaa haatan ah mid degan, waxaase wali jirta xiisad ka dhalata maadaama aanan wali xal laga gaarin waxa keenay. Isku dhacyadda ciidamadda dhexdooda ah ayaa mudooyinkii dambe kusoo laab-laabatay qaybo kamid ah waddanka, taasi oo walaac ku abuurtay dadweynaha. Hoos ka dhageys warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Dagaal.mp3 View the full article
-
A man fatally shot in Etobicoke early Monday died in front of his mother outside the home where he lived, his father says. Farhan Jama, 28, was gunned down by a group of shooters on Orpington Crescent, near John Garland Boulevard and Kipling Avenue, in Toronto’s Jamestown neighbourhood. Several people called 911 about the sound of gunshots in the townhouse complex at about 12:40 a.m. Family members confirmed his identity to CBC Toronto on Monday. Toronto homicide detectives have not yet released his name. Jama Ismail, his father, told reporters that his wife heard the gunfire coming from outside and came to the front screen door. Then she saw Jama after he had been shot. “She had seen her son dying here in front of the house. She came down,” he said. Jama was polite, educated, humble, kind, father says An emotional Ismail said his son, who had five sisters and a brother, was a good person who made a difference to his family. “He was a good boy. Polite. Educated. He was humble. He was helping his family. Very kind,” Ismail said. ccording to his father, Jama was a graduate of Western University and was coming home from work when he was shot. The father said he wants the killers brought to justice. Toronto police say several people called about the shooting. When officers arrived at the scene, they found Jama suffering from gunshot wounds. Toronto paramedics tried to save his life but he was pronounced dead at the scene. Jama is Toronto’s 56th homicide victim of the year. Police said he lived with a large family in the neighbourhood in which he was killed. Shooters got out of vehicle, opened fire, fled Speaking to reporters, Homicide Det. Rob North said police are looking for several shooters who got out of a vehicle, killed Jama, then got back into the vehicle and fled. Police are also looking for the vehicle, described as a newer model, dark-coloured sedan. North said the shooting victim was making his way to an address and was minding his own business when he was “confronted by a group of individuals who began to fire multiple shots at him.” There was a brief verbal interaction between the victim and shooters before the shooting, he added. “The whole altercation was over very quickly,” North said. Officers found 20 shell casings at scene Investigators found 20 shell casings at the scene. For that reason, police believe the shooting was somehow targeted, North said. But North said the victim was not known to police in any way. “There’s no gang affiliation from our victim,” he said. Officers searched on Monday for witnesses and surveillance, cellphone and dashboard camera video that may have captured the shooting. North said police have obtained “adequate” images of the vehicle but no licence plate number has been released. Bullets were also fired into two homes in the area. One bullet went through a window and another went through a door frame and into the residence. “They were firing very sort of indiscriminately,” North said. Family, friends reeling from loss Fatima Mohamed, his aunt, said Jama was a nice person. “Farhan was a very interesting person. He was very kind, very humble, very good to his mother and sisters. Very helping. He loved life very much,” Mohamed said. “Education was one of his strengths. Every time I saw him, he was always smiling. We are going to miss him so dearly.” On Monday afternoon, a group of women from the neighbourhood gathered near the scene to express their sadness at the killing and frustration that violence in the area is continuing. Many said it was “not fair” that Jama was killed. Leyla Mohamed, a family friend, said the whole community is shocked. “You come shoot innocent person. Why?” she asked. “We’re shocked because the boy was a good boy. He was a nice boy, good family. He just finished university. That’s not fair,” she said. “We need our safety.” Marayam Hussien, another family friend, said the shooting has hit the neighbourhood hard. “He grew up with us. It was so sad to see him last night lying over there,” she said. Police are appealing for any witnesses to come forward and have not released detailed descriptions of suspects. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir oo dowladdu ay dib ula wareegtay horraantii sannadkaan si uu qayb uga noqdo qorshaha horumarinta adeegyada caafimaad ee dalka. Maamulka Istibaalka Banaadir oo Ra’iisul Wasaaraha uga war bixiyay xaaladda isbitaalka ayaa sheegay in isbitaalka adeeg caafimaad oo tayo leh lacag la’aanna ah loogu sameeyay 37,000 oo hooyooyin iyo carruur Soomaaliyeed ah oo 24,000 kamid ah ay yihiin carruur, intii u dhexeysay bilihii Feberaayo iyo September ee sannadkaan. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo bogaadiyay sida hufan ee maamulka isbitaalka iyo wasaaradda caafimaadku ay isaga xil saareen howl gelinta iyo horumarinta Isbitaalka, ayaa sheegay in loo baahanyahay in howsha la ballaariyo si dhammaan bulshada Soomaaliyeed ay u helaan adeegga caafimaad ee ay u baahanyihiin. Dowladda oo dadaal xooggan ugu jirta horumarinta caafimaadka bulshada, ayaa bishii labaad ee sannadkaan dib ula wareegtay Isbitaallada Banaadir iyo Martiini, waxaana dhawaan Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uu dhagax dhigay Xarunta Bangiga dhiigga oo qayb ka ah qorshaha horumarinta adeegyada caafimaad ee dalka. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Warka-Habeen-15102019.mp3 View the full article
-
(SLT-Boosaaso)-Doon usoo socotay magaalada Boosaaso oo rar kasoo qadaday deked ku taalla dalka Cummaan ayaa la sheegay inay ku degtay xeebaha badweynta Hindiya. Doontan oo laga lahaa dalka Hindiya ayaa lagu magacaabay Cabdikariin, waxaana maqribnimadii shalay ay ku degtay meel u dhow dekedda Salala ee dalka Cuman. Shaqaalihii doonta saarna oo tiradooda lagu sheegay 10 ayaa la badbaadiyey, hase yeeshee waxaa lagu waayey hanti badan. Shixnada ay Doondan siday oo iskugu jiray Raashin iyo Bakaash ayaa la sheegay in gabi ahaanba ay baaba’een hantididii saarneyd oo lagu waayay biyaha Badda. Ma’aha markii ugu horreysay oo sidan oo kale ay u degto Dooni ganacsato Soomaali ah u sida Badeecooyin kale duwan kuwaas oo inta badan ku sii jeeda deegaannada Puntland. Source
-
Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya [NISA], C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa wareysi uu siiyay Universal TV kaga hadlay arrimo dhowr ah, oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee wadanka. Sanbaloolshe ayaa eedymo culus u jeediyay madaxda Villa Somalia, oo ku eedeeyay inay isku soo koobeen taladii dalka, islamarkaana ay mas’uul ka yihiin khilaafaadka siyaasadeed ee la degay dalka. Siyaasigan ayaa soo dhaweeyay Caleemo saarkii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, balse waxaa wax laga xumaado uu ku tilmaamay go’aaminta dhanka safarka ee dowladda Federaalka. Sanbaloolshe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii uu Salaad Cali Jeelle ugu gefay marti-sharaftii iyo madaxdii ka qeybgashay caleemo saarkii Kismaayo, oo uu ku tilmaamay “dulaaliin”. “Salaad hadaladaas uu leeyahay , dadka soo dirsaday kuma dhiiradeen, waa ceeb in wax yaabaha qaarkood ku hadlo, dadka Soomaaliyeed ixtiraam ayay ka mudan yihiin,” ayuu yiri Sanbaloolshe. Dadkii Soomaaliyeed ee isagu tagay Kismaayo ayuu ku tilmaamay inay muujiyeen Soomaalinimo, islamarkaana ay soo bandhigeen in iyagoo lagu dhex-jirin ay ka tashan karaan mustaqbalka dalka. Taliyihii hore ee NISA ayaa sheegay in hogaamiyeyaasha dowladda Federaalka looga baahan yahay inay dhisaan kasoonida iyo is-aaminaadda shacabka, taasoo ku xiran yahay jiritaankeeda iyo awoodeeda. – Siyaasadda – Sanbaloolshe ayaa daboolka ka qaadey in Muqdisho laga dhigay meel ciriiri siyaasadeed [Shrinking Political space] ka jiro, oo lagu caburiyo siyaasiyiinta feker ahaan kasoo horjeeda dowladda Soomaaliya. “Wixii Kismaayo ka dhacay [Caleemo saarkii Axmed Maxamed Islaam] waa wax lagu faano, ee ma qabo in la dhaleeceeyo,” ayuu hadalkiisa raaciyay siyaasigan Soomaaliyeed. Waxuu wax aan micno badan lahayn kasoo qaadey Sanbaloolshe raali-ahaanshaheeda doorashadii ka dhacday Kismaayo, balse wuxuu ku baaqay in la meel la iska dhigo wixii tagey, lana abuuro jawi wadashaqeyn ah oo Villa Soomaaliya iyo maamulada ah. Sanbaloolshe ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu damaciisa gaarka ah meel iska dhigo, lana shaqeeyo dowlad goboleedyada, si dalka looga saaro xaaladda uu hadda ku jiro, islamarkaana laga adkaado Al-Shabaab. Waxa uu ku tilmaamay dadka hadda haya talada Soomaaliya kuwa ku shaqeeya aragtida qaldan oo ah “facaa iska-celi iyo anigaa iri la igama daba hadli karo”, taasina aan dalkan mudada dheer colaadaha iyo khilaafyada siyaasadeed kusoo jiray aan lagu maamuli karin. “Dadka hadda talada haya, dowladnimada waxay u haystaan facaa iska-celi, anaa iri la igama daba-hadli karo,” ayuu Sanbaloolshe ku jawaabey mar su’aal laga waydiiyay jahwareerka hogaanka ka jira. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayuu ku booriyey in uu tago Kismaayo “si uu isbedel ugu yimaado jawiga siyaasadeed ee sumeysan ee hadda jira, kaas oo isku bedeli kara mid caafimaad leh”. Puntland iyo Somaliland ayuu soo jeediyay in la siiyo mudnaan gaar ah inta ay kasoo kabaneyso koonfurta Soomaaliya, loona bixiyo dowladda soo aadan “Dowladda Bartamaha iyo Koonfurta ee Soomaaliya”. – Amniga – Isaga oo iska fogeeyay in waxyaabihii uu xilka ku waayey ay kamid ahayd weerarkii Soobe ayaa wuxuu raaciyey “hal maalin oo waqtigeyga kamid ah kama qasaarin Umadda Soomaaliyeed, wayna iga og-neyd shaqadeyda”. “Aniga shaqo xumo kuma waayin xilkeyga, waxaan ku waayey isfaham daro aniga iyo maamulka xiligaas meesha joogay, waan isla jaan-qaadi waynay,” ayuu si cad sharaxaad uga bixiyey sababta loo eryay. Sidda laga soo xigtay isaga, muddo afar bilood ah oo uu xafiiska joogay waxaa kaliya Muqdisho ka dhacday afar “inta kalena waa la xakameeyay,” ayuu hoosta ka xariiqay. “Aniga kadib 100 ka badan oo qarax ayaa dhacay cidna xil loogama qaadin, marka oohinta origa wey ka weyn tahay,” ayuu tibaaxay, isaga oo farta ku fiiqaya in ay salka ku hayso arrimo siyaasadeed iyo kala aragti duwanaanshiyo. Sanbaloolshe waxa uu daboolka ka qaadey in Al-Shabaab ay xogta ka heshay hay’adaha dowladda dhex-dhexdooda, taasina ay fashiliso marwalba qorshaha dalka lagu xoreynayo, ilamarkaana lagu soo celinayo amniga iyo kala dambeynta. “Nimankan waxay xogta si toos ah iyo si dad-banba ay uga helaan dadka, mararka qaarkood waxay ka helaan mas’uuliyiinta, ha aaminsanaadan, hala han-dado ama dan kale haka yeeshaan, sidii loo kala guri lahaa taley u baahan tahay”. Lacagta ay dowladdu ka hesho dekadda Muqdisho oo uu ku sheegay 20-milyan “ayaa la siiyaa diyaas-baro soo wareeray, wasiiro iyo Xildhibaano” xili askariga jooga kontaroolada “uusan helin 100-Doollar oo joogta ah”. – Federaalka – Soomaaliya ayaa qaadatay nidaamka federaalka kadib dagaalkii sokeeye, wuxuuna ku baahay guud ahaan waddanka, iyadda oo cid walba ay u aragto mid xal u ah dhibaatooyinkii dalka ka jira. Cabdullaahi oo xoojiyey jiritaanka nidaamkan ayaa si cad daaha wuxuu uga rogay in “siyaasadda laga saaro dadka ku jira ee aan la ogayn waxa u taagan yihiin”. “Aniga saddex qof oo Soomaali ah ayaan faham-sanahay waxay u taagan yihiin; Cabdiraxmaan Faroole, Saciid Deni iyo Muuse Biixi,” ayuu hadalkiisa ku daray isaga oo mid-mid u sharaxay. Faroole, xubin ka tirsan Aqalka Sarre ee baarlamaanka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee Puntland, ayuu xusay “in uu u taagan yahay federalisim, Puntland la horumariyo; Soomaaliya oo lasoo dhisay in laysku keeno. Saciid Deni-na waa lamid”. Muuse Biixi Cabdi, madaxweynaha Somaliland, ayuu qeexay “in uu u taagan yahay Somaliland in ay go’do, aayo ka talin, hadii la huri-waayana walaalo miisaaman oo wax Somaliland-na u qalma in koonfurto soo bandhigto ayuu aaminsan yahay”. Isha: Garowe Online
-
(SLT-New York)-Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogay saraakiil sare iyo dhowr wasiir oo Turki a, taas oo Mareykanka kaga falcelinayo howlgalka millatari ee uu Turkiga ka wadi waqooyiga Suuriya. Madaxweyne Donald Trump ayaa khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan isla markaasna ka codsaday in heshiis xabad joojin ah la gaadho, sida uu sheegay madaxweyne ku-xigeenka Mike Pence. Pence wuxuu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan uu u safri doono gobolka si xaaladda loo dejiyo. Sida ay sheegtay wasaaradda maaliyadda Mareykanka, xubnaha cunaqabateynta la saaray ayaa waxaa ka mid ah wasiirka gaashaandhigga Hulusi Akar, wasiirka arrimaha gudaha Suleyman Soylu, iyo wasiirka tamaarta Fatih Donmez. Xubnahan ayaa la xanibay hantida ka taalla Mareykanka, waxaana la mamnuucay in wax xidhiidh maaliyadeed ah lala sameeyo. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku cadaadinaya dowladda Turkiga inay joojiso hawlgalka ay ka waddo Waqooyiga Syria, wuxuuna qorsheynayaa inuu Ankara u diro wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Mike Pence, si ay mas’uuliyiinta dalkaas ula yeeshaan wada-hadallo lagu xalinayo xaaladda. Tallaabooyinka Trump ayaa ka dambeeyey dhalleeceyn xooggan oo uu la kulmay toddobaad kadib markii Aqalka Cad uu ku dhowaaqay in Turkiga ay ku dhaqaaqayaan hawlgalkooda ka dhanka ah Kurdiyiinyta Mareykanka ka taageeray dagaalka Daacish. Trump ayaa Isniintii taleefonka kula hadlay madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan iyo Jeneral Mazloum Kobani, oo ah madaxa jabhadda SDF ee ciidankeeda badankood ay yihiin Kurdiyiinta. Mareykanka ayaa sare u qaaday canshuurta la saaro biraha Mareykanka looga soo dhoofiyo Turkiga, wuxuuna hakiyey wada-hadallada heshiis ganacsi oo ku kacaya 100 bilyan oo dollar oo uu la lahaa Turkiga. Dhinaca kale, xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Mark Esper ayaa sheegay inuu toddobaadka soo socda u safri doono magaalada Brussels, si uu gaashaanbuurta NATO, oo Turkey ay xubin ka tahay, ugu cadaadiyo cunaqabateen ka dhan ah Ankara. Source
