Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. (SLT-Washington)-Roger Stone oo saaxib iyo xulufo muddo fog la ah madaxweyne Donald Trump ayaa lagu helay dambiyadii lagu soo eedeeyey ee uu hortaagnaa maxkamadda federalka Mareykanka ee Washington DC. Stone ayaa lagu soo oogay toddoba xisaab dacweed oo ay ku jiraan inuu sharci-dejiyayaasha Mareykanka been uga sheegay xidhiidhka WikiLeaks, uu faro geliyey markhaati furayaal, islamarkaana is hortaagay baadhitaanka guddiga sirdoonka ee Aqalka Wakiilada Mareykanka. Maxkamadeyntiisa ayaa iftiimisay sida xubnaha guddigii ololaha madaxweyne Donald Trump ay uga go’neyd inay helaan akhbaaro la xidhiidha emailo dhaawacayey Hilary Clinton oo la jabsaday kuwaas oo uu baahinayey website-ka sirta faafiya ee WikiLeaks. Dacwad oogayaasha Mareykanka ayaa sheegay in Stone uu Congress-ka Mareykanka uga been sheegay wada-sheekeysi ku saabsan WikiLeaks oo uu la yeeshay Randy Credico oo ka hadla radio ku yaalla New York iyo Jerome Corsi oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga Mareykanka. Waxaa sidoo kale lagu eedeeyey inuu isku dayey inuu cabsi geliyo Credico uguna hanjabay inuu ka qaadayo eygiisa. Stone ayaa beeniyey eedeymahan, wuxuuna ku qeexay kuwa ay siyaasad ka dambeyso. Source
  2. Wasiirada wasaaradaha maaliyadda iyo caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta hortagaan xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa qorshuhu yahay in xildhibaanadu ay aqrinta koowaad ku mariyaan hindise sharciyeedyada daawada iyo xisaabxirka miisaaniyadii 2018-kii. Labaad hindise sharciyeed ayaa waxaa soo diyaariyey wasaaradaha caafimaadka iyo maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya. Muddooyinkii la soo dhaafay xlidhibaanada baarlamaanka oo ku jira Kaldhigooda lixaad ayaa dardar galinayey howlaha shaqo ee horyaalla golahaasi. View the full article
  3. Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Warka-Subax-16112019-ok.mp3 View the full article
  4. Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo kulan ku yeeshay magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay, ayaa kordhiyay cuna-qabateynta hubka ee saaran dalka Soomaaliya. Golaha ayaa mudda hal sano ah ku kordhiyay, cuna-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, gaar ahaanna hubka waaweyn oo ay ku jiraan madaafiicda, waxyaabaha qarxa iyo lidka diyaaradaha. Waxaa kale oo ku jira noocyada kiimikada ee loo adeegsan karo sameynta qaraxyada, sidaa darteed waxaa dhammaan dowladaha Adduunka iyo muwaadiniintooda ka reebban inay ku lug yeeshaan iibinta iyo qaadista kiimikada kala duwan ee u socota Soomaaliya. Hubka fudud oo ay ku jiraan qoryaha gacanta lagu qaato, ayaa isna laga rabaa in ogeysiis la siiyo Guddiga Monitoring Group, ka hor inta aanay dowladda Soomaaliya soo iibsan. Sidoo kale waxaa la sii xoojiyay mamnuucistii saarneyd dhoofinta dhuxusha Soomaaliya. Qaraarkan lagu sii kordhiyay Cuna-qabateynta hubka ee Saaran Soomaaliya, waxaa gudbisay dowladda UK, waxaana ka aamusay dalalka Ruushka, China iyo Equatorial Guinea, ka dib markii ay sheegeen in ay ku jiraan waxyaabo Xadgudub ku ah Xuquuqda Aadanaha. PUNTLAND POST The post Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo kordhiyay cuna-qabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  5. Guddiga cusub ee doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa saaka oo Sabtiya hortegaya mudanayaasha Baarlamanka Puntland, si ay u siiyaan codka kalsoonida. Kulanka maanta oo uu shir-guddoominayo, guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa lagu ansixinta doona guddiga doorashooyinka, si ay u sii dardar geliyaan hawlaha horyaalla ee hirgelinta barnaamijka xisbiyada badan. Guddiga ayaa ka hor inta aan loo qaadin codka kalsoonida, waxa ay warbixin ka hor-jeedin doonaan xildhibaannada golaha wakiilada, warbixintaasi oo ay ku soo bandhigayaan arrimaha u qabsoomay mudadii koobneyd ee ay shaqadan hayeen. Guddiga doorashooyinka Puntland ,ayaa waxa horyaall shaqooyin muhiima oo ay kamid yihiin; diiwaan-gelinta urur-siyaasadeedyada, diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha, xuduudaynta degmooyinka Puntland iyo qabashada doorashooyinka golayaasha degaanka. PUNTLAND POST The post Baarlamanka Puntland oo maanta ansixin doonoa guddiga doorashooyinka Puntland appeared first on Puntland Post.
  6. Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa warqad ay ku qorantahay dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya ee aan ka tirsaneyn Amisom ee ku sugan gobolka Gedo u gudbisey wakiilka qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayada oo sidookale safiiro ka tirsan beesha caalamka copy la siiyey. Warqadan oo ka soo baxday xafiiska wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Gaani Jaamac, ayaa lagu sheegay in ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn Amisom ay faragelin qaawan ku hayaan Maamulada iyo taliska ciidamada ee degmooyinka Luuq,Doolow iyo Baladxaawo ee gobolka Gedo. Qoraal laga soo turjmay warqadda oo xalay lagu baahiyay bogga Facebook ee madaxtooyada Jubaland ayaa lagu sheegay in bishan Novermber 4teedii ay ciidamo Itoobiyaan ah oo uu hogaaminayo taliye ku xigeenka sirdoonka Militariga Itoobiya, ay kaxeysteen gudoomiyayaasha saddexda degmo iyo gudoomiye kuxigeenka gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland iyo lataliye sare oo katirsan wasaarada Amniga Jubbaland, kuwaas oo loo qaadey magaalada Nazret ee gudaha dalka Itoobiya. Inta aan la qaadin ka hor waxaa saddex maalmood si isdaba jooog ah masuuliyiintaas ugu soo dhaceyey hanjabaadyo iyo cabsi galin ku aadan fulinta rabitaanka ciidamada Itoobiya oo ay isticaamleysay Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya. Isla markii la qaadey masuuliyintaas waxaa ka bilowdey degmooyinkaasi kala furfurida ciidanka iyo maamulka halkaas kajirey, taas oo fursad weyn u noqoneysa Alshabaab keeni kartana inay dib u qabsadaan deegaanadii laga xoreeyey 11 sano kahor, dhinaca kale duminta taliska ciidan ee halkaas ka jira ayaa sababi kara in ciidamadaasi ay isu bedelaan Maleeshiyo beeleed aan maamul hoostagin ayaa lagu yiri waraaqda. Kadib markii la qaadey ee lageeyey magaalada Nazret waxaa lagu amrey inay sameeyaan 4tan qodob ee hoos ku xusan:- 1- In Taliska ciidamada Jubbaland ee sadexda degmo ( Luuq, Doolow iyo Baladxaawo ) ay ku wareejiyaan Dowlada federaalka Soomaaliya. 2- In maamulada sadexda degmo ku dhawaaqaan inay ka baxeen ama ka go’een maamulka Jubbaland. 3- Inay ku dhawaaqaan in doorashadii Jubbaland ka dhacdey ee Baarlamaaanka iyo madaxweynaha ay ahayd waxbo kamajiraan. 4- In ay qabtaan nidaam doorasho kale oo lagu dooranayo Baarlamaan iyo Madaxweyne. Qodobadaan oo si qasab ah lagu soo ogoleysiiyey masuuliyiintii la qafaashey laguna amrey fulinta qodobadaas sida ugu dhakhsaha badan, taas oo keentey in saraakiil ka socota DFS ay kasoo degaan Doolow si ay howlahaas u dardargaliyaan. Warqadan ayaa waxaa lagu sheegay inaysan maangal ku ahayn anshaxa iyo qawaaniinta caalamka iyo sharciyadda Amisomba, in wadan kamid ah wadamada ciidamadu ka joogaan Soomaaliya uu fududeeyo wadahadal sharci darro ah oo dhexmara gudoomiyayaal laga magacaabey Dowlad goboleed iyo Saraakiil ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya, inkasta oo aan waraaqda lagu magac dhabin kulankaas waxaa la sheegay saraakiishii DFS dhankeeda ka socotey inuu hormuud u ahaa Cabdullaahi Kulane (Jiiska ) oo si dadban kuxigeen ugu ah Fahad Yaasiin oo ah taliyaha Nabadsugida Soomaaliya oo ay isku haybna yihiin Madaxweyne Farmaajo iyo 6 sarkaal oo kale. Warqada ayaa lagu soo gabogabeeyey in arrimaha gobolkaas kasocda dhamaantood ay ka danbeyso DFS ayada oo isticmaaleysa ciidamo shisheeya ugana dan leh xaqiijinta hadafkeeda doorashada 2020/2021 taas oo aan suuro gal noqon karin. Gunaanadka warqada dacwada ah ayaa beesha caalamka iyo daneeyayaasha Soomaaliyaba loogu baaqey, inay si dhow ula socdaan faragelinta qaawan ee ciidanka Itoobiya iyo in DFS ay dalkeedii iyo dakeedii u isticmaaleyso ciidamo shisheeye oo kutumanaya dastuurkii dalka isla markaana burburinaya haykalkii dowladnimo ee halkaas ka jirey. Waxaa lagusoo afmeeray waraaqda in cawaaqib xumada halkaas ka dhalata ay DFS dusha saaran doonto masuulna ka noqon doonto natiijada dhaqdhaqaaqyadeeda dastuurka dalka baalmarsan. PUNTLAND POST The post Jubaland oo faahfaahin ka bixisay dacwad ay ka gudbisay ciidamada Itoobiya appeared first on Puntland Post.
  7. Kadib munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada magaalada Addis-abab ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa warqadaha aqoonsiga Safiirnimo loogu guddoomay Safiirka dowladda Soomaaliya ay u magacowday dalka Itoobiya Cabdixakiin Cabdullaahu Xaaji Cumar Cameey. Madaxweynaha dalka Ethiopia Sahle -work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo uga guddoontayy safiirka Soomaaliya ee dalkaasi,taasi oo qeyb ka ah xoojinta xiriirka labada dal sida laga soo xigtay safiirka Munaasabadda soo dhaweynta ah waxaa ka qeyb-galay diplomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Itoobiya iyo xubno mas’uuliyiinta madaxtooyada waddanka Ethiopia. PUNTLAND POST The post Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ethiopia oo aqoonsiga Safiirnimo laga guddoomay appeared first on Puntland Post.
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa ku dhowaaqay qorshe lagu diiwaan-gelinayo malaayiin qof oo Soomaali ah, si ay uga qeyb qaataan wax noqon kara doorashadii ugu horreysay ee qof iyo cod ah oo dalka ka dhacda muddo ka badan nus qarni. Guddoomiyaha guddiga Xaliimo Ismaaciil Ibraahim oo loo yaqaan Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in guddiga uu diiwaan-gelinta cod bixiyayaasha billaabi doono bisha March ee 2020. Waxay sheegtay in boqolaal xarumo oo diiwaan-gelin ah la furi doono si ay cod bixiyayaasha ugu diiwaan geliyaan qaabka faraha. “Ugu yaraan waxaan dooneynaa inaan diiwaan-gelino laba illaa saddex milyan oo qof oo Soomaali ah,” ayey tiri Xaliimo Yarey oo wareysi bixisay. Shacabka Soomaaliya ayaa la qiyaasaa inay dhan yihiin 12 milyan oo qof, hase yeeshee waxaa la gaari karaa oo la diiwaan-gelin karaa kaliya bar ka mid ah, sida ay sheegtay Xaliimo. “Dad badan ayaa ku nool dalka dibaddiisa. Qaar badan ayaa qaxooti ah. Somaliland waa gooni. Waxaa jira goobo ay maamusho Al-Shabaab oo dad badan ay ku sugan yihiin,” ayey tiri Xaliimo Yarey. Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in shirkado ajnabi ah ay dalka iman doonaan sanadka soo socda, si ay ula kulmaan saraakiisha doorashada ugalana hadlaan qaabka farsamo ahaan loogu guuleysan karo diiwaan-gelinta. Si kastaba Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in ka hor inta aan la diiwaan-gelin shacabka, ay marka hore qasab tahay in baarlamanka uu ansixiyo sharciga doorashada. Sidoo kalena loo baahan yahay in xal laga gaaro khilaafka u dhaxeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Halkaan ka daawo: Ma laga yaabaa in Farmaajo uu kiiska badda heshiis kala galo dowladda Kenya? Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  9. Boosaaso (Caasimada Online) – War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa looga hadlay weerar saacadihii la soo dhaafay dagaalyahanno ka tirsan kuwooda ay ku qaadeen saldhig ciidanka maamulka Puntland ay ku leeyihiin deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari. Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkaasi oo ku bilowday madaafiic uu xigay dagaal toos ah oo dhexmaray labada dhinac, kaas oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiis kala duwan. Warka ka soo baxay Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay in dagaalkaasi iyo weerarka ka horreeyey ay ku dileen illaa 3 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowlad goboleedka Puntland, kuna dhaawaceen 6 kale, sida ay hadalka u dhigtay.. “Mujaahidiinta ayaa weerar isugu jiray madaafiic iyo dagaal toos ah ku qaaday saldhigga maleeshiyaadka maamulka Ridada Puntland ee deegaanka Af Urur, dhimashadu waa sedax lix kalane waa dhaawacmeen” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Al-Shabaab. Dhinaca kale Puntland ayaa iyana dhankeeda guullo ka sheegtay dagaalkaasi, waxaana sarkaal ka tirsan ciidanka maamulkaasi uu xaqiijiyey in dagaalka uu socday ku dhawaad saacad, islamarkaana ay dib u wiiqeen xoogaggii Shabaab ee weerarka soo qaaday. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dileen illaa shan shan ka tirsaneyd dableydii weerarka soo qaaday, sida uu hadalka u dhigay. Xaaladda ayaa saaka degan, waxaana goobihii lagu dagaalamay ku sugan ciidamada Puntland oo howlgallo cusub ka bilaabay halkaasi. Caasimada Online Xafiiska Boosaaso caasimada@live.com
  10. President Trump specifically inquired about political investigations he wanted carried out by Ukraine during a July phone call with a top U.S. diplomat who then told colleagues that the president was most interested in a probe into former vice president Joe Biden and his son, Source: Hiiraan Online
  11. Turkey will not step back from its purchase of Russian S-400 missile defense systems, a senior aide to President Tayyip Erdogan said on Friday Source: Hiiraan Online
  12. A distraught family is pleading for justice after their 75-year-old father died of a serious head injury suffered during an assault. Source: Hiiraan Online
  13. Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa ay cadaadis xooggan kala kulmeyso saddex dal oo ku yaalla Khaliijka oo mid walba uu doonayo inuu xulufo la noqdo. Farmaajo ayaa caqabadaha dowladdiisa ka haysta saddexdan dal carbeed uga warramay xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi, oo uu afar maalmood booqasho ku joogay. “Maalmahan dalalka Khaliijka waxay kusoo biireen dhacdooyinka Soomaaliya ayaga oo caqabad ah. Waxaan isku dayeynaa inaan meeshooda ku hayno, si dowladda u shaqeyso oo ay dadka wax ugu qabato.” Ayuu yiri Farmaajo. Dowladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay inay dhex-dhexaad ka tahay saddexdan dal, inkasta oo lagu eedeeyey inay la safatay Qatar, balse sheegtay in Qatar ay la leedahay kaliya xiriir wada-shaqeyn oo wanaagsan. Zakariya Yusuf oo ah fallanqeeya Soomaali ah oo la shaqeeya hay’adaha xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa sheegay in khilaafka dalalka carabta uu dhaawacayo Soomaaliya. “Khilaafkan wuxuu keenay in Soomaalida la kala saftaan dalalka Carabta, sidaas darteedna wuxuu khilaaf ka dhex abuuray Soomaalida dhexdeeda.” Ayuu yiri. “Imaaraadka Carabta waxay dhisayaan dekedaha Boosaaso iyo Berbera, ayaga oo aan fasax ka haysan dowladda dhexe ee Muqdisho.” Ayuu hadalkiisa sii raaciyey Zakariya. Inkasta oo madaxweynuhu sheegay in saddexdan dal ee Khaliij ay ku loolamayaan Soomaaliya, haddana Imaaraadka Carabta ayaa mar hore isaga baxay Soomaaliya, halka Sacuudiga uu markii horeba joogitaan ku lahayn gudaha dalka. Waxaa hadda loolankaas ku adkaaday kuna haray dalka Qatar. Halkaan ka daawo: Ma laga yaabaa in Farmaajo uu kiiska badda heshiis kala galo dowladda Kenya? Caasimada Online Xafiiska Nairobi caasimada@live.com
  14. Somalia's telecom market has been sustained despite tremendous difficulties. The country's economy has made it difficult to sustain investment in infrastructure, and the Al Shabaab Islamic militant group has on occasion forced the closure of internet services in many areas of the country. Source: Hiiraan Online
  15. Three Kenyan nationals and two Somalis linked to the Dadaab refugee camps in northeastern Kenya carried out Al-Shabaab's January attack on the DusitD2 hotel complex in Nairobi, according to a report by United Nations experts. Source: Hiiraan Online
  16. The people of Makhir (East Sanaag Clan) and those of Darwiishland (Sool clan), both hailing from Somalia’s Sool, Sanaag and Cayn (SSC) regions, were co-founders of Puntland in 1998 together with their sister clans to the east, with Garawe chosen as its capital. From the SSC perspective, fear of invasion from, and occupation by, the well-armed secessionist enclave calling itself Somaliland was the main driving force behind this initiative. They took it for granted that they will be defended as part of Puntland from their secessionist predator and at the same time enjoy equitable power-sharing. Garawe it was hoped will fulfill those aspirations. Alas, far from defending the SSC regions, Puntland’s successive leaders in Garawe simply looked the other way and at times connived with Somaliland’s creeping invasions and occupation of the SSC regions. And when it comes to power-sharing, the “presidency” of Puntland, wielding all political and economic power, has become the unchallengeable preserve of the dominant clan to the east. In this paradigm, Garawe increasingly envisions the SSC people as caught between a rock and hard place, trapped by a choice between occupation, absorption and domination by Somaliland or exploitation by Puntland, and between these two regional states would opt for their own kith and kin as the lesser evil. In reality there has been no choice and the SSC people have ended up as losers on both sides and particular hostage to Puntland, their perceived guardian. The political space in Puntland since its establishment has always been dominated by clan kleptocracy, inevitably leading to arrogance, unaccountability and abuse of power, traits that are in particular define the current leader, Said Abdullahi Deni. A former businessman with no claim to statesmanship, he sees Puntland as his personal business turf and acts on his whims but also in company with his cohorts, above Abdirahman Faroole, an unscrupulous wheeler dealer who seems to be Deni’s mentor. Increasingly autocratic and erratic, he has transformed Puntland from the envied level-headed and exemplary regional State of Somalia it once was to one no different from other rogue states if not worse. What should be more worrying for true Puntlanders is that under Deni the State is inexorably heading for a break-up not only deserted by its SSC co-founders but could also unravel at its seams within its proper clan heartland. In this regard, two happenings serve as a mirror reflecting Puntland’s glaring leadership failure. First is the latest turmoil in Bosaaso spearheaded by an alienated and deprived sub-clan long cast to the periphery. Unless seriously addressed in a timely fashion, it could escalate out of hand with other sub-clans taking that route. The other happening is Deni’s blatant bloody attack on Parliament in the middle of the night, sending his tanks (i.e. technicals) in order to topple the speaker of parliament, Abdihakim Mohamed Ahmed for refusing to be pliant. Sadly, a number of innocent civilian bystanders were killed not to mention some of the guards of Parliament. This action amounts to a putsch undertaken not by disgruntled elements of the army but by the head of the regional State, thus making a mockery of all semblances of parliamentary practices and procedures and the rule of law. No one should be above the law and he should be held accountable for the crimes he committed. But this reprehensible attack on Parliament is bound to have much wider consequential repercussions than a mere ousting of an insubordinate Speaker. It would send messages far and beyond and above all the utter contempt Deni has for the Speaker’s SSC regions and peoples. Would Deni have done this bestial attack if the speaker was from his own dominant clan? The answer is no. For the people of Makhir (as for those from Darwish land) this action would serve a wake-up call to open their eyes to their real low status in Puntland. It will represent for the SSC people the last straw that broke the camel’s back and could serve as a blessing in disguise that would awaken the East Sanaag Clan and Sool clan clans of the SSC regions that they are no longer helpless, doomed to be part of Somaliland and Puntland as their fief: they have another choice and this time to be their own masters in their own State as a federal Member of Somalia. Happily, moves in this direction are already gathering momentum in Somalia and among the diaspora. So much binds Makhir and Darwiishland– not least history and blood ties. Their pre-independence party, the United Somali Party, was key to the independence of British Somaliland and instrumental in its union with Italian Somaliland in July 1960. Their strategic regions constitute the bridge that links the former two Somalilands. Should they be cast as part of breakaway secessionist Somaliland, that link will disappear and so will Somali unity end. What is left then, the ex-Italian part, would constitute the graveyard for the once cherished Greater Somalia. On the other hand if the SSC regions are recognized as a federal Member State, Somalia’s unity is guaranteed and Somaliland’s secession would be unsustainable and doomed. This will be all the more so when the enclave has to contend with unionists taking up arms in Awdal, and much of Togdheer is increasingly turning their back on the secession. If the federal government is serious about Somalia’s unity, now is the time to endorse the establishment of a new federal State based on East Sanaag Clan/Sool clan homeland. They constitute more than two regions and a half and hence fulfill the required conditions for a federal State. Other sub-clans in western Sanaag, who embrace the unity of Somalia, could also join this new federal State. Saving Somalia’s unity could be Farmaajo’s major heritage to the Somali nation. He can do it. But will he do it? That is the question. By: Osman Hassan On behalf of SSC Diaspora Forum Email: Osman.Hassan@gamil.com Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
  17. TRUMP: “Marie wax ay ka soo billowday Soomaaliya bal arka sida ay noqotay” Madaxweyne Donald Trump ayaa weerar ku qaaday safiirkii hore ee Mareykanka ee Ukraine Marie Yovanovitch, xilli ay shalay ka hor marqaati furaysay Aqalka Wakiilada Mareykanka. Marie Yovanovitch ayaa waxaa su’aalo laga weydiinayey baaritaan xil ka xayuubin oo lagu hayo madaxweyne Trump oo ku saabsan inuu ku cadaadiyey madaxweynaha Ukraine inuu baaro wiil uu dhalay Joe Biden, oo ah musharax doonaya inuu Trump kula loolamo doorashada Mareykanka ee 2020. “Meel kasta oo ay Marie Yovanovitch aaday waxay isu rogtay meel xun. Waxay kasoo billowday Soomaaliya, sidee taas noqotay?, haddana ku imow Ukraine, halkaasi oo madaxweynaha Ukraine uu si aan wanaagsaneyn uga hadlay.” Ayuu yiri Trump. Trump ayaa Soomaaliya u adeegsaday tusaale uu rabo inuu ku muujiyo in shaqada diblomaasiyadeed iyo adeegga dibedeed ee ay dalka Mareykanka usoo qabatay Marie Yovanovitch uu ahaa mid fashil ah. Trump ayaa horey dhowr mar oo kale u weeraray una aflagaadeeyey Soomaaliya iyo dadka Soomaalida, isaga oo muujinaya sida uu u neceb yahay. Bilo un kadib markii uu xukunka qabtay, madaxweyne Donald Trump ayaa isaga oo aad u carreysan waxa uu sii-hayihii xilligaas ee xoghayaha amniga gudaha, Elaine Duke weydiiyey sababta aan wax uu ugu yeeray “qaxootiga Soomaalida liidata” looga mamnuucin Mareykanka. Sheekadan ayaa waxaa lagu faah-faahiyey qeyb ka mid ah buugga cusub ee “Border Wars” oo shaaca ka qaaday in Trump uu rumeysan yahay in Soomaalida ay halis ku yihiin Mareykanka. “Trump iyo Stephen Miller ayaa u muuqday inay naceyb gaar ah u qabaan Soomaaliya. Ayaga oo inta badan dadka Soomaalida usoo qaadanayey tusaale, marka ay ka hadlayaan halista qaxootiga imanaya Mareykanka,” ayaa lagu qoray buugga. Buugga “Border Wars” ayaa waxaa qoray Julie Hirschfeld Davis iyo Michael D. Shear oo ka tirsan wargeyska New York Times. Qaran News
  18. London (Caasimada Online) – Waa qiso dhif iyo naadir igu ah inta aan Soomaalida ka aqaan ama aan ka maqlay, inay ku dhiiradaan sidii ay u caawin lahaayeen Soomaali kale oo xannuun ku dhex qabtay garoon diyaaradeed, weliba aan aqoon isu laheyn, labo qaaradoodna ka kala tegay. Qisadaan dhabta ah, waxaan jecleystay inaan bulshada Soomaaliyeed la wadaago, maadaama ay aheyd sheeko aad ii xiisa gelisay oo dareenkeyga aad usoo jiidatay, maadaama aan horay ula kulmin una maqal. Sheekaddaan ayaa waxay ka dhacday, garoonka diyaaraddaha Frankfurt Airport ee dalka Jarmalka, halkaasi oo Illaahey ku kulan-siiyay gabadha qisadaan ku saabsan iyo nin da’ ah ee garoonka dhexdiisa kula soo booday xannuunka Stroke ee dhiig xinjiroowga ku dhaca maskaxda una badan dadka da’da ah. Gabadha Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Asli, degan magaalada Barlin, safarkeeduna ahaa magaalada Muqdisho ayaa la kulantay xili ay ku socotay Gate-kii ay ka duuleysay diyaaraddii Turkish Arline ee Istanbul kadibna ay kasii badalan laheyd Ataturki diyaaraddii Muqdisho, hase ahaatee waxay intii aysan gaarin Gate-kii ay ka baxaysay waxay la kulantay Nin Soomaaliyeed oo jihada ka dhunsan tahay, kaasoo aan ka war qabin xaaladiisa iyo sida ay wax ka yihiin, nasiib wanaag waxaa goobta uu ku wareersanaa kusoo martay Asli oo dareentay xaalada Odayga Soomaaliyeed inaysan caadi aheyn, waxayna weydiisay waxa ku dhacay iyo meesha uu u socdo si ay u caawiso. Wuxuu u sheegay inuu wareersan yahay, meel uu ka yimid iyo meel uu u socdana uu garaneyn, durba Asli waxay dareentay in xaalada odayga aysan caadi aheyn, nasiib wanaag, maadaama ay aheyd qof caafimaadka baratay waxay dareentay inay xaaladiisa caadi aheyn, waxayna isku dayday in ay dejiso, hase ahaatee odayga uu isku dhex yaacay, kadibna si dirqi ah ayey u fadhiisisay odayga meel uu ku nasto, waxayna dareentay Asli in wax weyn ay jiraan oo waxay si deg deg ah ugu yeertay qeybta gurmadka garoonka maadaama ay aheyd qof si wanaagsan u garaneysay luuqada Jarmalka, waxaana meeshii durba yimid kooxda gurmadka deg dega. Nasiib Wanaag, waxaa isla goobtii lagu ogaaday in odayga Soomaaliyeed uu ku dhacay xannuunka Stroke oo qofka uu kusoo boodo. Gabadha Soomaaliyeed ee Asli lagu magacaabo meeshaas ayey ku hilmaamtay inay aheyd qof duulimaad u ahaa dalkii hooyo ee ay u socotay, waxaana markii adeega caafimaad loo sameeyay ee la damcay in isbitaalka loo qaado ay kooxda gurmadka deg dega iyo booliska garoonka ka howlgala u mahad celiyeen Asli, oo ay weydiiyeen halka duulimaadkeeda uu ku socday, halkaasina ay miirkeeda kusoo noqday, waxayna u sheegtay inay ku socotay Muqdosho, diyaaradeedana aheyd Turkish Airline oo Istanbul to Mogadishu aheyd, hase ahaatee lagu war geliyay in diyaaradaasi ay baxday 2 saac ka hor. Nasiib wanaag, gargaarkii iyo Soomaalinimadii ay sameysay awgeed waxaa arrintii duulimaadkii ka tegay Asli la wareegay booliska garoonka oo shirkadda Turkish Airline ku wargeliyay sababta ay ugu tagtay diyaaradda ay aheyd mid bini’aadanimo awgeed, shirkadda Turkish Airline-na u fasaxday in duulimaad kasta oo xiligaasi u baxaaya Istanbul ay raaci karto si aysan ugu baaqan safarkeeda Muqdisho, waxaana saacad kadib si shuruud la’aan ah ay u raacday diyaaradda Lufthansa ee ku socotay Istanbul, sidaasina ugu suuragashay in waqtigii ay ugu talagashay ugu degto Muqdisho. Qisadaan cajiibka ah, sooma bandhigeen hadaan gabadhaan heli laheyn xiligaan aan qoraayo oo saacada 1:40 AM ah xiliga London inoo tahay, haddaan caawa nasiibka i haleysiin inaan Asli u mahad celiyo maadaama sagaal bilood ka hor caawinta odaygaan Soomaaliyeed u sameysay mid la mid ah ii sameyn laheyn, anigoo xiligaasi garoonka Istanbul ku jaha wareersan aysan igu caawin laheyn, xiligaasi oo duulimaadkeenu ahaa London iyo Barlin balse transit ku aheyn Istanbul, xiligaasi oo caawin midaan la mid ah iigu sameysay garoonka istanbul dhexdiisa, markii ay iga lumeen boorsadii gacanta “hand baggage” oo ay iigu jireen doumenti, kaararkii bangiyada, aqoonsiga, Laptop Macbook ah, nasiib wanaag dadaal ay sameysay aan ku helay inta badan alaabtii ku jirtay marka laga reebo bangiyadii iyo aqoonsiyadii muhiimka ahaa. Tabiyaha Qisada: Ali Muhiyaddin London, UK Halkaan ka daawo: Ma laga yaabaa in Farmaajo uu kiiska badda heshiis kala galo dowladda Kenya? Caasimada Online Xafiiska London caasimada@live.com
  19. Johannesburg (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa si rasmi ah uga laabtay ballan-qaadkii uu horey u sameeyey ee ahaa inuu furayo waddooyinka xiran ee magaalada caasimadda ah. Cumar Filish oo la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegay in isaga shaqsiyan uusan rabin in waddooyinka aysan xirnaan xitaa hal maalin, balse uusan lahayn go’aanka lagu furayo. “Waddooyinka waxay u xiran yihiin dhibaato amni oo jirta, madaxda ayaana iska leh go’aankan. Go’aankan madaxda waxa uu yahay inta la dhammaan lahaa hal la dhibtoodo. In la dhammaado iyo in la dhibtoodo yaa roon?” Ayuu yiri Cumar Filish. Cumar Filish ayaa markii la doortay ballan-qaaday inuu muddo saddex bilood ah ku furayo jidadka xiran ee magaalada, hase yeeshee sida aan xogta ku helnay waxaa taas aad uga hor-yimid hay’adaha amniga iyo madaxda sare. Waddooyinka xiran ayaa aad u yareeyey qaraxyadii magaalada ka dhici jiray, oo inta badan lagu fulin jiray baabuur qaraxyo laga soo buuxiyey oo magaalada laga soo geliyo deegaano ka tirsan gobollada deriska la ah. Inkasta oo qaraxyo naadir ah ay hadda dhacaan mararka qaar, haddana waxay u badan yihiin qaraxyo yar oo ka dhashay baabuur miinooyin lagu xiray, kuwaas oo khasaarahooda aad uga yar yahay qaraxyada baabuurta magaalada lasoo geliyo. Hoos ka daawo Cumar Filish Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  20. Qunsulka Isreal U Fadhiya Newyork oo Fadeexad iyo Waji-Gabax Kala Kulmay Jaamacada Harvard Maalintii arbacadii ee toddobaadkan waxaa ka dhacday Hoolka Kuliyada qaynuunka ee jaamacada Harvard ee dalka Maraykanka arrin soo jiidatay warbaahinta caalamka, ka dib markii 100 arday ay ka dareereen hoolka markii uu soo galay qunsulka Isreal u fadhiya Newyork , kaasi oo khudbad u jeedin lahaa ardayda. Qunsulkan oo Lagu magacaabo Dani Dayan, markii uu bilaabay khudbadiisa ayaa 100 arday oo kuliyada qanuunka dhigtaa waxay ka dareereen hoolka iyagoo la soo baxay hal-ku-dhigyo ay ku qornaayeen ” Degaamada Yuhuud ka dhisteen Dhulka Falastiin waa dambi dagaal”. Ardaydan oo aamusan ayaa dhabarka u jeediyay qunsulka ka dibna hoolkaba isaga baxay Khudbada uu qunsulku ka jeedin lahaa hoolka Jaamacada ayaa la xiriirtay ayaa la xiriirtay sharcinimada degaamada Yuhuudu ka dhisteen dhulka Falastiniyiinta, hase yeeshee wuxuu khudbad u jeediyay kuraas maran, wuxuuna ka kulmay yax yax iyo wajigabax. Muuqaal laga duubay dhacdadaasi oo lagu baahiyay baraha bulshadda ayaa dadku aad u soo dhaweeyeen iyagoo geesiyaal ku tilmaamay ardaydii ku mudaharaaday qunsulka iyo degaamaynta Yuhuudu ay ka wadaan dhulka falastiyiinta. Qunsulka Isreal ee Newyork Dani Dayan wuxuu hore u hoggaamin jiray koox yuhuud ah oo dhaqdhaqaaqda xuquuqda yuhuuda la dajiyay degaamada Falastiyiinta Qaran News
  21. Tahriibayaal Somaliyi ku jirto oo shaaciyey in Hayada UN-ku sirtay Warbixin soo shaac baxday oo laga diyaariyay tahriibayaashan 180-ka gaadhaya ee la geeyay dhawaan dalka Rwanda islamarkaana laga daad-gureeyay dalka Libya ayaa waxaa ay sheegeysaa in qaxootigaasi la siray. Qaxootigan oo ay ku jiraan soomaali ayaa waxaa ay u haysteen in loo waday dal ka mid ah dalalka Yurub oo ay horayba ugu haminayeen in ay qaab tahriib ah ku gaadhaan, balse waxaa ay sheegeen in dib loogu celiyay kaam kale oo ku yaal Afrikadii ay gaajada iyo colaadaha uga soo carareen. Midowga Yurub ayaa heshiis kula galay dowadda Rwanda sannadkii 2017-ka in ay gabbaad siiso qoxootiga ama tahriibayaasha afrikaanka ah ee ku sugan Libya, waxaana magaalada Gashora ay uga hirgelisay kaamam waaweyn oo ay kharashkiisa bixiso. Qaxootigan oo tiro ahaan la sheegay in ay gaadhayaan 30-kun, ayaa waxaa raacii ugu horreeyay oo ka kooban 189 ruux la geeyay dalka Rwanda bilo ka hor, waxaana u badan carruur iyo dhallinyaro, sida ku cad warbixinta. Qaran News
  22. Washington DC (Caasimada Online) – Madaxweyne Donald Trump ayaa weerar ku qaaday safiirkii hore ee Mareykanka ee Ukraine Marie Yovanovitch, xilli ay shalay ka hor marqaati furaysay Aqalka Wakiilada Mareykanka. Marie Yovanovitch ayaa waxaa su’aalo laga weydiinayey baaritaan xil ka xayuubin oo lagu hayo madaxweyne Trump oo ku saabsan inuu ku cadaadiyey madaxweynaha Ukraine inuu baaro wiil uu dhalay Joe Biden, oo ah musharax doonaya inuu Trump kula loolamo doorashada Mareykanka ee 2020. “Meel kasta oo ay Marie Yovanovitch aaday waxay isu rogtay meel xun. Waxay kasoo billowday Soomaaliya, sidee taas noqotay?, haddana ku imow Ukraine, halkaasi oo madaxweynaha Ukraine uu si aan wanaagsaneyn uga hadlay.” Ayuu yiri Trump. Trump ayaa Soomaaliya u adeegsaday tusaale uu rabo inuu ku muujiyo in shaqada diblomaasiyadeed iyo adeegga dibedeed ee ay dalka Mareykanka usoo qabatay Marie Yovanovitch uu ahaa mid fashil ah. Trump ayaa horey dhowr mar oo kale u weeraray una aflagaadeeyey Soomaaliya iyo dadka Soomaalida, isaga oo muujinaya sida uu u neceb yahay. Bilo un kadib markii uu xukunka qabtay, madaxweyne Donald Trump ayaa isaga oo aad u carreysan waxa uu sii-hayihii xilligaas ee xoghayaha amniga gudaha, Elaine Duke weydiiyey sababta aan wax uu ugu yeeray “qaxootiga Soomaalida liidata” looga mamnuucin Mareykanka. Sheekadan ayaa waxaa lagu faah-faahiyey qeyb ka mid ah buugga cusub ee “Border Wars” oo shaaca ka qaaday in Trump uu rumeysan yahay in Soomaalida ay halis ku yihiin Mareykanka. “Trump iyo Stephen Miller ayaa u muuqday inay naceyb gaar ah u qabaan Soomaaliya. Ayaga oo inta badan dadka Soomaalida usoo qaadanayey tusaale, marka ay ka hadlayaan halista qaxootiga imanaya Mareykanka,” ayaa lagu qoray buugga. Buugga “Border Wars” ayaa waxaa qoray Julie Hirschfeld Davis iyo Michael D. Shear oo ka tirsan wargeyska New York Times. caasimada@live.com
  23. By Mohammed Yusuf voanews.com NAIROBI – Somalia’s president says his government is under constant pressure to choose from among three rival Persian Gulf countries – Saudi Arabia, United Arab Emirates, and Qatar. The Somali government has tried to remain neutral, despite having a good working relationship with Qatar. Analysts warns that the rivalry and competing security interests are having a negative impact on Somalia’s politics and stability. Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed – also known as Farmaajo – wrapped up a four-day visit to Kenya Friday. While there, he addressed members of Nairobi’s large Somali community, and spoke about the challenges his administration is facing, especially from some Arab countries. “These days the Gulf states have joined the happenings in Somalia with its challenges. We are trying to keep them at bay so that at least the government can work and do something that people can touch in the short period it has got,” Farmaajo said. The Gulf crisis began in 2017 when Saudi Arabia and the United Arab Emirates cut diplomatic ties with Qatar. Their political and security rivalries have spilled over into the Horn of Africa. Zakaria Yusuf, a Somali analyst with the International Crisis Group, says the Gulf split is hurting Somalia. “The problem caused by the Gulf states has brought disunity and affected the sovereignty of the Somali state. The disunity has made some Somalis take sides on the Gulf crisis and that has widened the rift between Somali people. Without seeking permission, the United Arab Emirates is constructing the port of Berbera and Bosaso. It’s also ignoring the central government in Mogadishu,” Yusuf said. The UAE’s construction of a military and commercial base in Berbera has become a source of tension between Farmaajo’s government and authorities in the self-declared independent state of Somaliland. In 2017, the United Nations Monitoring Group for Somalia and Eritrea said construction of the base may constitute a violation of the long-standing international arms embargo on Somalia. Farmaajo also addressed the poor relationships between his government in Mogadishu and Somalia’s federal regions. He said some regional presidents and foreign countries are competing with his government for power. “The federal states have got presidents, they are looking powers like the one of the central government, they want to form their military and constitution. If you don’t get along with them, they can be used by other states to fight the government,” Farmaajo said. Mumo Nzau, a governance and security expert, says Somalia and its neighbors need stability to prosper. “That country has been in war for a long time. It’s slowly stabilizing, and everyone in future would want to be involved in working together with such countries. It’s not just the Gulf countries alone; the rest of the world is very much interested in a more stable Somalia,” Nzau said. Somalia is just 15 months away from its next national poll, when the government is planning to conduct a one person-one vote election for the first time.