Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,254
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Beledweyne (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay toogasho ka dhacday gudaha magaalada Beledweyne lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii dhinaca maaliyadda ee maamulkaasi degmadaasi. Marxuumka oo lag magacaabi jiray Cabdisahal Shuuriye ayaa waxaa lasoo wariyay inay toogasho ku dileen kooxo hubeysan, xilli uu ku sugnaa bartamaha magaalada. Wararka ayaa intaasi ku daraya in kooxda dishay guddoomiye ku xigeeka ay doonayeen inay ka dhacaan taleefoonka, ayna rasaaseeyeen taas oo sababtay dhaawac markii hore soo gaaray, isaga oo mar dambe u geeriyooday dhaawac gaaray. Sidoo kale ragga dilka gaystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana haatan socda baaritaano dheeraad ah oo ay wadaan laamaha ammaanka Beledweyne. Guddooiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo war soo saaray ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuumka, wuxuuna faray laamaha amniga inay gacanta kusoo dhigaan dambiilayaashoa oo goobta isaga baxsaday. Cabdisahal Shuuriye ayaa dhaa wiil dhalinyaro ah oo firfircoon, isla markaana si wayn looga yaqaanay xaafadaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xaaladda ammaan ee Beledweyne ayaa maalmihii u dambeeyay aad u liidatay, waxaana ka dhacayay falal ammaan darri oo u badan dhac, dil iyo qaraxyo ay mararka qaar ka fuliyaan dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab. Beledweyne ayaa xudun u ahayd halka uu kasoo bilowday kacdoonka shacab ee ka dhanka ah Al-Shabaab, haddane waxay weli la daala dhaceysaa xaalado adag. The post Guddoomiye ku xigeenkii Beledweyne oo toogasho lagu DILAY appeared first on Caasimada Online.
  2. Uganda on Friday announced the detection of two cases of mpox imported from the neighboring Democratic Republic of the Congo (DRC) in the western district of Kasese. The cases were among six suspected infections in Mpondwe and Bwera, towns bordering the DRC, according to Henry Mwebesa, director general of Health Services at Uganda’s Ministry of Health, in a statement issued in Ugandan capital Kampala. He said samples from a 37-year-old Ugandan woman married to a Congolese national and a 22-year-old Congolese female tested positive for the viral disease. “Findings reveal that transmission did not take place in Uganda and to date, no secondary transmission has been linked to the two cases,” said Mwebesa. So far, nine contacts are under follow-up. Uganda continues to monitor the evolving situation in the DRC where cases have been reported in nearly all provinces, the latest being North Kivu, specifically Goma,” he said while confirming the deployment of a rapid response team to Kasese to collaborate with district authorities in controlling the imported cases. The East African Community (EAC) issued an alert Monday, urging its eight member states to educate citizens on protecting themselves and preventing the spread of mpox. This followed reports from the World Health Organisation (WHO) warning of mpox outbreaks in Burundi and the DRC, both EAC members. Meanwhile, Kenya’s Ministry of Health declared a case of mpox Wednesday following its detection in Taita Taveta, southeast of the country’s capital of Nairobi. Mpox, also known as monkeypox, transmits through close contact with infected animals or humans, contaminated objects, and respiratory droplets, causes symptoms including skin rash, fever, intense headache, muscle aches, back pain, weakness, and swollen lymph nodes, as per WHO guidelines. The East African Qaran News
  3. Beledweyne (HOL) — Abdisahal Shurie Hussein, the Deputy Administrator for Administration and Finance in Beledweyne, was shot and killed late last night by armed assailants in what appears to be a robbery gone wrong. The murder marks the latest in a series of violent crimes that have plagued the capital of the Hiiraan region in recent months. Source: Hiiraan Online
  4. MADISON, Wisconsin (HOL) — Madison Alder Nasra Wehelie could make history. The 54-year-old is challenging incumbent State Rep. Mike Bare in a closely watched Democratic primary for Wisconsin's 80th Assembly District. If elected, Wehelie would become the first Somali and Muslim woman to serve in the Wisconsin State Legislature, a milestone that has garnered significant attention. Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa inay mar kale wada-hadallo uga billowdaan magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay maalmaha soo socda isugu tegi doonaan wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal. Wada-hadallada oo si rasmi ah u furmi doono todobaadka soo socda ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa xiisadda ka dhalatay heshiiska badda ee ay Itoobiya la gashay Somaliland, kaas oo ay ka carootay dowladda federaalka oo xadgudub ku tilmaamtay. Labada dhinac ayaa haatan sameeyay isbeddallo, waxaana jiro isku soo dhawaasho ay sidii hore ka sameeyeen Muqdisho iyo Addis Ababa, sida uu shaaciyay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan oo maalmihii dambe waday dadaallo dhex dhexaadin ah. Hakan Fidan oo shir jaraa’id ku qabtay Istabul waxa uu sheegay inay soo afjarmi doonto xiisadda isla markaana ay kusoo dhammaan doonto galaangal ay Itoobiya u yeelato badda, iyada oo si toos ah ugala macaamileyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. “Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya waxay soo afjarmi doontaa in Itoobiya ay galaangal u yeelato badda iyada oo soo mareysa Soomaaliya ilaa inta Itoobiya ka xaqiijinayso midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida siyaasadeed ee Soomaaliya” ayuu yiri Hakan. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayad aoo todobaadkii hore wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga uu booqday magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kula kulmay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo uu kula hadlay dhammeynta xiisadda taagan. Si kastaba, dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay haddii ay Itoobiya doonayso biyaha in ay usoo marto waddo sharci ah, iyadoo ixtiraameysa madax bannaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo haddii ay aqbasho Itoobiya caqabad ku noqon doonto Somaliland oo aqoonsi ka dhex raadineysay heshiiska badda. The post Turkiga oo shaaciyay arrin yaab leh oo ay kusoo dhamaaneyso xiisadda Somalia iyo Itoobiya appeared first on Caasimada Online.
  6. “Ma jiro wax aan macquul ahayn Haddii aad isku daydid, "ayuu yidhi Alexander the Great, Hal-hays u noqday ku dayasho Hoggaamiyaal badan oo Dhalinyaro ah ee Qaaradaha iyo Taariiqda Aduunka. Source: Hiiraan Online
  7. Mogadishu (HOL) — Somalia is moving forward in integrating Sharia-compliant banking and digital identity systems, offering a glimpse of potential advancements in financial inclusion. Source: Hiiraan Online
  8. Mogadishu (HOL) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud reiterated his government's commitment to implementing a one-person, one-vote election system by 2026, just two days after the Council of Ministers approved a bill for universal suffrage. Source: Hiiraan Online
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu shalay khudbad xasaasi ah ka jeediyay masjid ku yaalla Xarunta Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrinta dhaqaalaha, isaga oo ka jawaabay hadalheyntii jirtay maalmahaan ee Shiidka ama lacag la’aanta oo si weyn loogu faafiyey baraha bulshada. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed kula taliyey inay ku shukriyaan nimcooyinka rabbi siiyey, isagoo muujiyey kalsooni iyo koboc dhaqaale oo dalku gaaray. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in kuwa cabanaya ay yihiin kuwii lacagaha u aruurin jiray Al-Shabaab iyo kuwa kale oo dadka ka caayi jiray baraha bulshda, sida uu hadalka u dhigay. “kuwa maanta dhaqaale la’aanta ka cabanaya waxay iskugu jiraan kuwii khawaarijta lacagta u aruurin jiray, kii baraha bulshada dadka ka caayi jiray iyo kii wax xadi jiray oo dhammaan wax waaye ama ka yaraadeen wixii soo geli jiray mana ogolin waxaas,” ayuu yiri madaxweynuhu. Haddaba arrintan ayaa dhalisay falcelin aan aan caadi ahayn. Qaar kamid ah dadweynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada si caro leh ugu jawaabay madaxweynaha, waxayna ka falceliyeen hadallada kasoo yeeray. Maxamed Jeelle ayaa yiri “Waxna ma caayno waxna ma amaano waxna ma shaxaadno tuugna ma nihin shiidn30a wa nahaya kaaley sharxaad kale no raadi Madaxweyne” Maxamuud Cabdiraxmaan “Intaas mashruuc aad sheegtay hadey jiraan maxaa lo mari la’yahy magalada Muqdisho? Celqalow, Barmudo iyo meelo badan la soo koobi karin”. Ifraax Aadan “Madaxweyne waddanka lacag malahane lacag waddanka so geli shiid ba na helay”. Maxamed Nuur “Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud nama qabato Aflagaado iyo shiid, hadaan nahay canshuur bixiyaaahii dalka, nolosha waa cariiri, waxaana ugu wacan shirkadahaan ganacsiga weerarka ku soo qaaday ee Qandaraasyada loo wada xiray”. Haadi Maxamed “Madaxweyne dhalinyarada shiidsan ee shaqa la,aanta heyso ina khawariij ku tilmaamto waa qalad”. Ina Barqash “Waxan maqli jiray nin dhergan nin baahan kama naxo waa sidaan oo kale madaxweynihii wadanka ayaa sidaa u hadlaay”. The post Falcelin aan caadi ahayn oo ka dhalatay tallaabo uu qaaday Xasan Sheekh appeared first on Caasimada Online.
  10. MINNEAPOLIS, Minnesota (HOL) — US Rep. Ilhan Omar, D-Minn., is set for a tense rematch with Democratic challenger Don Samuels as Minnesota's 5th District primary approaches, a contest that could serve as a bellwether for the progressive movement within the Democratic Party. Source: Hiiraan Online
  11. Mid ka mid ah ragga maanta magaca SNM ku celcelinaya ee ku ol’olaysanaya, ayaa maalin annaga oo wada taagan oo meel ku wada hadlayna, qof dumar ahi na soo garab istaagtay. “Waxan ahay mujaahid hebel xaaskiisii. Waxan kaa doonayey in aad bakhaaradaa macaamilka aad la leedahay raashin iigu sheegto ” ayey ku tidhi. “Ma jiro bakhaar aan macaamiil la leeyahay” ayuu ugu jawaabay. “Bal waayahaye telkaaga i sii anigaa kula soo hadliye” ayey ku tidhi. Nasiib darro, telkiina inu siiyo wuu ka diiday. Iyada oo jaaheeda dhididkii khajilaadu ku taagan yahay, ayey quus iyo faro madhan kala laabatay. Xaggay u dhaqaaday maahee aniguna xaggii kale ayaan u dhaqaaqay, aniga oo aan xataa maca salaama ku odhan.!! Oo miyuu u qalmaaba? SNM-nimada gabadhaas uu saddex kiish oo raashina ugu huri waayey, inu maanta cod ku raadiyaa waa u garaad yari!!! Weedhsame Qaran News
  12. Kooxo hubaysan ayaa magaalada Beledweyne ku dilay gudoomiye ku-xigeenkii maaliyada degmada Beledweyne Cabdi Sahal shuuriye sida ay Goobjoog u xaqiijiyeen Maamulka Gobolka Hiiraan. Cabdisahal oo ahaa nin dhalinyaro ah oo firfircoon ayaa si weyn looga yaqaanay magaalada Beledweyne. Kooxdii dilka geysatay ayaa la sheegay in ay goobta ka baxsadeen oo ciidanka amniga aysan ku guuleysan in ay qabtaan. Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye ka tacsiyay dilka Gudoomiyaha. wuxuu hay’addaha amniga ugu baaqay in lasoo qabto gacan ku dhiigalayaasha. Maamulka Gobolka Hiiraan waxuu ugu baqay Shacabka in ay kala shaqeeyan arimaha sugidda Amniga loona istaago in wadajir loo wajaho Xaaladaha amniga oo udub dhaxaad u ah Nolasha Shacabka iyo guud ahaan hormarka magaalada. Source: goobjoog.com
  13. Raila Odinga’s race for the African Union Commission chairmanship got a major impetus on Friday, August 9, 2024, after former Somalia’s foreign minister Fawzia Yusuf Adam threw her weight behind him. Source: Hiiraan Online
  14. Wajiga labaad ee wada-hadallada ay dowladda Turkigu dhexdhaxaadinayso ee ku saabsan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa la filayaa inay mar kale furmi doonaan bisha September ee soo socata, balse waxaa jira wararka sheegaya inay Itoobiya qorshe kale miiska wada xaajoodka la tagi doonto. Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkey Hakan Fidan ayaa shaaciyey in Itoobiya ay si rasmi ah uga codsan doonto Soomaaliya helida deked, islamarkaana ay tixgelin doonto midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo ka dhigan inay ka laabatay is afgaradkii Soomaaliland. Wasiir Hakan oo todobaad hor Itoobiya socdaal ku tagey ayaa ku dadaalaya in wajiga labaad ee wada hadalku uu ka furmo magaalada Ankara, balse dowladda Soomaaliya ayaa ku dheggan mowqifkeeda ah in laga laabto is afgaradka, lamana oga waxa ay ka yeeli doonto ay Itoobiya weydiisato deked ay adeegsato, inkastoo madaxweyne Xasan Shiikh uu horay u sheegay in haddii Xukuumadda Abii Axmed ay wadada sharciga soo marto ay wax walba u ogolyihiin. Source: goobjoog.com
  15. Mogadishu (HOL) — Iran's Acting Foreign Minister, Ali Bagheri Kani, declared on Thursday that the Islamic Republic is poised to strengthen its ties with Africa, emphasizing that there are no limits to the potential expansion of these relationships. His remarks come as Tehran and Mogadishu appear to be mending a rift that has kept them at odds since 2016. Source: Hiiraan Online
  16. Beled-xaawo (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar qaraxyo ah oo xalay lagu qaaday saldhigga booliska degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo, kaas oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada oo ahaa bambaanooyin ayaa waxaa lagu ekeeyay saldhigga, halkaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaar kamid ah askartii ku sugnayd. Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhintay weerarka, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale, sid ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah Askariga booliska ah ee dhintay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Bile Hufood, wuxuuna sidoo kale horay usoo noqday guddoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Beled-xaawo. Xubnaha weeraray saldhigga ayaa sidoo kale lasoo wariyay inay goobta isaga baxadeen, waxaana haatan soconayo baaritaano ay wadaan saraakiisha laamaha amniga. Sidoo kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha ciidamada iyo maamulka degmada oo ku aadan weerarkaasi khasaaraha dhaliyay. Beled-xaawo ayaa waxaa inta badan weeraro gaadmo ah ka fuliya dagaalyahanada Al-Sabaab, balse ma jiro weli wax war ah oo ay kooxda kasoo saartay weerarkan. Gedo ayaa kamdi ah meelaha ay ku xoogan yihiin Al-Shabaab, waxaana sidoo kale ka socda howlgallo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda iyo Daraawiishya Jubbaland. The post Weerar qaraxyo ah oo ka dhacay Beled-xaawo + Khasaaraha appeared first on Caasimada Online.
  17. (Seychelles News Agency) - The Seychelles' Supreme Court set on Thursday morning the trial date of six suspected Somali pirates for mid-January 2025. Source: Hiiraan Online
  18. ANKARA (Reuters) - The foreign ministers of Somalia and Ethiopia will meet in Ankara next week to discuss disagreements over a port deal Addis Ababa signed with the breakaway region of Somaliland earlier this year, Turkey's foreign minister Hakan Fidan said. Source: Hiiraan Online
  19. Dadka ku nool magaalada Xayfa ee Waqooyiga Isra’il ayaa diyaargarow ugu jira dagaal laga cabsi qabo in uu ka dhex qarxo Israa’iil iyo ururuka Xisbullaah ee dalka Lubnaan. Dadkan oo uusan weli maskaxdooda ka go’in dagaalkii ugu dambeeyey ee labada dhinac dhexmaray sannadkii 2006, ayaa billaabay in ay dhulka hoostiisa u raraan qaar ka mid ah adeegyada aas-aasiga ah. Xiisadda labada dhinac ayaa cirka isku shareertay ka dib dilkii Israa’iil ay u geystaya taliyihii ciidamada Xisbullah, Fouad Shukr. Israa’iil waxay geysay xudduudda dhanka Lubnaan gantaallada difaaca hawada, waxayna sare u qaadday heerka feejignaanta ciidamadeeda. Dadwayne badan ayaa laga daabulay magaalooyinka ku yaalla xuudduudda Lubnaan, waxaana dadka si joogta ah loo siiyaa talooyin ku aaddan waxa dhici kara. Qaran News
  20. Sao Paulo (Caasimada Online) – Diyaarad kuwa rakaabka qaada ah oo ay la socdeen in ka badan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in Jimcihi shalay ay ku burburtay magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil, iyadoo ay shilkaasi ay ku dhinteen 61 qof, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha dowladda iyo shirkadda diyaaradda leh. Diyaaradda oo ka duushay magaalada Cascavel ee gobolka Parana ayaa ku sii jeeday garoonak diyaaradaha caalamiga ah ee Sao Paulo. Waxay ku dul dhacday xaafado la dagganyahay oo ku yaalla degmada Vinhedo oo 80 km u waqooyi galbeed uga beegan magaalada weyn ee Sao Paulo. Saraakiisha ma aysan sheegin in ay dhibaato soo gaartay dadka deganaa xaafadaha ay diyaaradda ku dul dhacday. Bayaan kasoo baxay shirkadda leh diyaaraddan ayaa lagu sheegay in ay dhinteen dhammaan rakaabka saarnaa oo gaaray 58 qof iyo shaqaalihi diyaaradda. Ma aysan sheegin magacyada dadka saarnaa iyo in ay ku jireen dadkaasi socoto ajnabi ah iyo in kale. Dowladda Brazil ayaa sheegtay in la billaabay baaritaan ku aaddan waxa sababay shilka diyaaradda. Shilkan ayaa ah kii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca dalka Brazil tan iyo sanadkii 2007-dii, markaas oo 199 qof ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo ka dhacay magaalada Sao Paulo. The post Dad ku dhow 100 qof oo ku dhintay Brazil kadib markii.. appeared first on Caasimada Online.
  21. Wejigii labaad ee Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya oo wakhtigiisii laga soo hormariyay ayaa lagu wadaa in uu Todobaadka danbe ka furmo dalka Turkiga. Dowladda Turkiga oo dhex-dhexaadinaysa labada waddan ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa shaacisay in Wada-hadalka labada dhinac uu Todobaadka danbe ka furmi doono magaalada Ankara ee caasimadda dalkaasi. Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkey Hakan Fidan ayaa sidoo kale sheegay in Itoobiya ay si rasmi ah uga codsan doonto Soomaaliya helida deked islamarkaana aqoonsan doonto Madax bannaanida iyo Midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Hadalka Wasiirka Arrimaha dibada ee Turkiga oo todobaadki hore safar ku tagay Addis Ababa ayaa muujinaya horumaro laga sameeyay dhex dhexaadinta uu Turkigu ka dhex wado Soomaaliya iyo Itoobiya. PUNTLAND POST The post Turkiga oo sheegay in Wada-hadalkii Itoobiya iyo Soomaaliya oo Todobaadka danbe ka furmi doono magaalada Ankara appeared first on Puntland Post.
  22. London, UK (HOL) — Wimbledon Mosque has been ordered to pay nearly £30,000 ($38,300) in compensation to a Somali female Quran teacher after an employment tribunal ruled she was unfairly dismissed due to her race and gender. Source: Hiiraan Online
  23. MUNICH, Germany (HOL) — A convicted Somali criminal, who had previously committed a brutal homicide, escaped during a supervised outing from a psychiatric hospital in Bavaria on Thursday, triggering an extensive police search. He was later captured without resistance. Source: Hiiraan Online
  24. Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Sulub Axmed Firin ayaa booqasho rasmi ah ku tegey xarunta guud ee Booliska Dunida (INTERPOL). Qoraal uu soo saaray Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Sulub ayuu ku sheegay in uu booqday xarunta guud ee INTERPOL oo ku taalla magaalada Lyon ee dalka France. Xoghayaha guud ee INTERPOL Secretary General Jürgen Stock ayaa Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ku soo dhaweeyay xarunta INTERPOL halkaasi oo shir gaar ah ku dhexmaray labada mas’uul. Labada dhinac ayaa is afgarad ka gaaray Sare u qaadista Xirfadaha Baarista dembiyada, Isticmaalka Keydadka Macluumaadka INTERPOL ee kala duwan iyo iskaashiga howlgalada Booliiska Caalamiga ah ee INTERPOL. PUNTLAND POST The post Booliska Soomaaliya iyo Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL oo is afgarad ku gaaray magaalada Lyon appeared first on Puntland Post.
  25. TAYLORSVILLE — A Salt Lake man who police say teaches the Quran at a community center in Taylorsville has been arrested and charged with sexually abusing a teenage girl. Source: Hiiraan Online