Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (SNN) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kula kulmay agaasimaha Guud ee Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan waxbarashada, dhaqanka iyo Seyniska, Audrey Azoulay oo booqasho ku timid magaalada Muqdisho. Kadib kulanka oo looga hadlay horumarinta wada shaqeynta Soomaaliya iyo UNESCO, ayaa wasiirka waxbarashada, Cabdullaahi Goodax Barre oo qayb ka ahaa shirka iyo Audrey Azoulay waxay kala saxiixdeen heshiis Soomaaliya iyo UNESCO isaga kaashanayaan hurumarinta waxbarashada ayadoo la adeegsanayo tiknoolajiyada casriga eh. Wasiirka wasaaradda waxbarashada ayaa munaasabadda saxiixa heshiiska ka sheegay in Soomaaliya ay aaminsantahay in dhaqanku qeyb ka yahay sooyaalka bulshada iyo jiritaankeeda, islamarkaana muhiim u yahay horumarka iyo hiigsiga mustaqbalka isaga oo intaa raaciyay in Soomaaliya u taagantahay xoojinta xiriirka iyo wada shaqeynta kala dhexeeya UNESCO. Soomaaliya ayaa UNESCO xubin ka aheyd laga soo billaabo 1960kii. Wasiirka ayaa intaasi ku daray in ku biiridda Soomaliya ee cahdiyada UNESCO ee 1972 iyo 2003 waxey horseed u noqon doonaan in la dhowro goobaha taariikhiga ah, dib loo nooleeyo hiddo-dhaqameedka, laguna daro Diiwaanka caalamiga ah ee goobaha taariikhiga ah ee caalamka. View the full article
  2. Muqdisho (SMN) – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga adduunka ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan UNHCR oo uu hogaaminayay Madaxa Hay’adda ee Soomaaliya Mr. Johann Siffointe oo ay wehliyaan Axmed Ceynte iyo Christophe Beau Wasiir Maareeye iyo mas’uuliyiinta UNHCR ayaa waxa ay ka wada hadleen arrmimo ay ka mid yihiin sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysa hay’adda Qaxoontiga Aduunka iyo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya iyo sidii dadka Soomaaliyeed ee Qaxoontiga ah iyo barakacayaasha ay u heli lahaayeen wacyigalin dhab ah. “Waxaan u mahadcelinayaa sida telefishinka Qaranka ay noo soo dhaweeyeen, waxaan halkan u imid booqashada Istuudiyaha Telefishinka, waxaana aad ula dhacsanahay howsha halkan ka socoto, aniga iyo wafdiga ila socda waxaan la kumay Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, kulankaasi oo ahaa mid aad u xiiso badan aad uga wada hadalnay xoojinta iyo wadashaqeynta Hay’adda iyo Wasaaradda Warfaafinta, si aan fariimaheena u marsiino Warbaahinta Qaranka ee ku saabsan dadka magangelyo doonka ah, si loo siiyo wacyigelin” Mr. Johann Siffointe. View the full article
  3. The leader of Somaliland Muse Bihi Abdi and Somalia’s president Mohamed Abdilahi Farmajo met in Ethiopia for first-ever high-level direct face-to-face meetings reportedly brokered by Ethiopian Prime minister Dr. Abiy Ahmed Ali. No further details about what they have discussed have been reported. On February 09, Somaliland President Muse Bihi Abdi, and his delegation arrived at Addis Ababa the Capital City of Ethiopia and warmly welcomed by Dr. Aklilu Haile Michael, Ethiopia’s State Minister of foreign affairs. On February 08, Somalia President Mohamed Abdilahi Farmajo and his delegation have arrived in the Ethiopian capital to attend the 33rd African Union Ordinary Summit. View the full article
  4. Garoowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa ka hor-yimid sharciga batroolka Soomaaliya ee uu dhowaan saxiixay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in sharcigaas ay ku jiraan qodobo “kasoo horjeeda dastuurka qaranka iyo hanaanka federaalka ee lagu heshiiyey,” illaa laga saarayana aysan qeyb ka noqon doonin fulintiisa. Qodobada Puntland ay xustay ayaa waxaa ka mid ah qodobka 44-aad ee dastuurka ee ka hadlaya qeybsiga kheyraadka dalka, kaasi oo dhigaya inay ka wada-hadalaan dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah federaalka. Puntland waxay sheegtay in sharciga uu sidoo kale ka hor-imanayo qodobada 4-aad, 50-aad, 51-aad, 86-aad iyo 142-aad ee dastuurka dalka. Dowladda Puntland ayaa shirkadaha caalamiga ah ee danaynaya inay sahmiyaan islamarkaana maal-gashtaan shidaalka Soomaaliya uga degtay inay ku howl-galaan sharcigan, waxayna u sheegtay inay ka fogaadaan. Hoos ks aqriso war-saxaafadeedka kasoo baxay Puntland
  5. The United Nations will test drones equipped with mapping sensors and atomisers to spray pesticides in parts of east Africa battling an invasion of desert locusts that are ravaging crops and exacerbating a hunger crisis. Source: Hiiraan Online
  6. Damaging the Political psych of the Young President Farmajo’s hypocracy has a long-term damage to the nation of Somalia, particularly to the young. As most [...] Source
  7. People may have already formed an opinion regarding the protracted conflict in Jubaland. Basically you could hear that it is generally divided into those who support the government’s position and those who bitterly oppose it. Source: Hiiraan Online
  8. Addis Ababa, Ethiopia – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ku kulmay caasimada waddanka Itoobiya ee Addis Ababa. Wararka ayaa intaas ku daraya in labada hoggaamiye ay ku kulmeen xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya. Ilaa hadda ma cadda qodobada ay ka wada hadleen. Fahfaahinta ayaa waxay intaas ku dareysaa in kulankoodu uu qaatay muddo 40 daqiiqo ilaa hal saac. Kulanka labada hoggaamiye ayaa la tilmaamay in uu ahaa mid labadooda keliya ay wada qaateen oo aysan la joogin wasiirrada iyo xubnaha kale ee wafdigooda. Waa markii ugu horraysay ee ay kulmaan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi, iyadoo dhowr jeer ay wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland ay dib u dhaceen, sababo kala duwan awgeed. View the full article
  9. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Warka-Habeen-11022020.mp3 View the full article
  10. Madaxweynaha Dowlada Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyobMadaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Adis sababa ku kulmay. Warbaahinta Puntlandi.com oo soo xiganeysay Ilo Dublamaasiyadeed ayaa Axadii [...] Source
  11. Dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta ka hortimid sharciga Shidaalka dalka oo dhowaan uu saxiixay Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Warsaxaafadeed ka soo baxay dowlad gobaleedka Puntland ayaa lugu sheegay in diyaarinta sharcigaan aan loo marin wadadii saxda aheyd, iyaga oo carabka ku dhuftay inuu yahay mid aan loo dhameyn oo ka hor imaanaya qodabada qaar ee dastuurka d=federaalka dalka. Waxaana warsaxaafadeedka lagu xusay in dowlad gobaleedka Puntland aysan aqbali Karin sharci shidaal oo ka soo horjeeda dastuurka dalka sida qodobada qaar 4-aad,44-aad 50-aad, 51-aad, 86-aad iyo 142-aad ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka ka soo baxay dowlad gobaleedka Puntland. Halkaan Akhriso Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Addis Ababa (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in galabta ay magaalada Addis-Ababa ay ku kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulankan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, waxaana uu ka dhacay xafiiskiisa. Kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid u gaar ah labada madaxweyne, mana jirin cid ka tirsan wafdigooda oo ku wehlisay, sida ay wararka sheegayaan. Kulanka ayaa socda ku dhowaad saacad, mana cadda illaa iyo hadda waxyaabaha ay labada mas’uul uga wada hadleen, inkasta oo ay u badan tahay inaan looga hadlin qodobo muhiim ah. Waa markii ugu horraysay ee ay kulmaan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi, iyadoo dhowr jeer ay wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland ay dib u dhaceen. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa aad ugu dhowaa dowladda Itoobiya sanadihii dhowaa, halka Somaliland ay sidoo kale xiriir wanaagsan la leedahay Itoobiya.
  13. Dowladda Puntland ayaa war ka soo saartay Sharciga Batroolka ee dhawaan saxiixay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland aysan qeyb ka noqon doonin dhaqan galinta Sharciga Batroolka Soomaaliya, ilaa meesha laga saarayo qodobada ka soo horjeeda Dastuurka iyo hannaanka Federaalka. Sidoo kale qoraal madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in Sharciga Batroolka uusan waafaqsaneyn mabaadi’ida ku xusan Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, sida qodobkiisa 44-aad oo qeexaya in qeyb-siga Khayraadka Dabiicig ah uu noqdo mid ku dhisan Wada-xaajood dhexmara dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka. Puntland ayaa shirkadaha Caalamiga ah ee danaynaya maalgashiga soo saarista shidaalka Soomaaliya, ku wargalisay in ay ka fogaadaan heshiis ku saleysan Sharciga uu saxiixay Madaxweyne Farmaajo. Puntland ayaa ugu baaqday dowladaha xubnaha ka ah Federaalka in ay ka wada tashadaan masaalixdooda, ayna ilaashadaan hannaanka sharci iyo maamul ee qeexayo Dastuurka Federaalka. Puntland waxay sheegtay in ay ku dhaqmi doonto awoodaha uu u oggolyahay Dastuurka Federaalka iyo kan Puntland. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka PUNTLAND POST The post Puntland oo digniin u dirtay shirkadaha daneeya Shidaalka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  14. Garowe (SMN) – Maamul goboleedka Puntland ayaa saddex go’aan wuxuu kasoo saarey Sharciga Batroolka oo todobaadkan uu saxiixay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Hoos ka akhriso go’aanada View the full article
  15. Guddoomiyaha Guddiga farsamada soo xulista Xubnaha Barlaamanka Labaad ee Koofur Galbeed Soomaiya ayaa faah-faahin ka bixiyay waxyaabaha horyaalla iyo qaabka ay u wajahayaan shaqada loo igmaday. Maxamed Keeroow Maxamed, Guddoomiyaha Guddiga ayaa warbaahinta Qaranka Wareysi siiyey ayaa sheegay in 95 Xildhibaan laga dhigayo mudanayaasha Baarlamanka Koofur Galbeed halka ay markii hore ka ahaayeen 149 iyaga oo raacaya Dastuurka u yaalla. Wuxuuna intaa ku daray in howsha inteeda badan ay saaran tahay Odayaasha Dhaqanka oo soo xulaya Xildhibaannada iyaguna ay yihiin fududeeyayaal. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in waajibaadka saaran ka Guddi ahaan uu yahay in ay Odayaasha ku hagaan qodobbada looga baahan yahay iyo in ay ku jiheeyaan habraaca soo xuliska xubnaha qeybta ka noqonaya Baarlamaanka Labaad ee Koofur Galbeed. Maxamed Keeroow, ayaa sheegay in ay qancinta Beelaha dega Koofur Galbeed tahay mid dhib badan, balse ay rajeynayaan in sida ugu dhaqsiyaha badan uguna fudud ay kusoo gaba-gabeeyaan howsha loo xil-saaray. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ku kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ilo lagu kalsoon yahay oo ay la hadashay idaacadda VOA-da ayaa la sheegay in ay xaqiijiyeen in Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi ku kulmeen xafiiska Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed. Ilaa hadda ma cadda waxa ay ka wada hadleen, waxayse wararku sheegayaan in kulankoodu uu qaatay muddo hal saac ku dhow. Kulanka ayaa la sheegay inuu ahaa mid labadooda kaliya ay wada qaateen oo aysan la joogin wasiirrada iyo xubnaha kale midna. Waa markii ugu horraysay ee ay kulmaan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi, iyadoo dhowr jeer ay wadahadallada dowladda Federaalka iyo maamulka Somaliland ay dib u dhaceen. Dowladda Itoobiya ayaa maalmo ka hor isku maqaam ku soo dhaweysay Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi. PUNTLAND POST The post Abiy Ahmed oo kulan siiyay Farmaajo iyo Muuse Biixi appeared first on Puntland Post.
  17. Khartoum (Caasimada Online) – Mas’uuliyiinta dalka Sudan ayaa ogolaaday in dadka ay dooneyso Maxkamadda Dambiyada Dagaalka (ICC) loo gacan geliyo. Go’aankan ayaa lagu gaaray wada-hadallo nabadeed oo u dhaxeeya dowladda Sudan iyo mucaaradka gobolka Darfur. Go’aankan ayaa dhabbaha u xaaraya in madaxweynihii hore ee dalkaas Cumar xasan Al-Bashiir loo dhiibo maxkamadda Hague, si uu u wajaho eedeymaha loo haysto. Al-Bahsiir ayaa waxaa lagu eedeeyey xasuuq iyo dambiyo dagaal oo ka dhacay Darfur, markii dagaalka uu halkaas ka qarxay 2003, halkaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 300,000 oo qof. “Caddaalad lama heli karo, haddii aan la dhayin dhaawcayada,” waxaa sidaas yiri afhayeen u hadlay dowladda. “Waxaan isku raacnahay in qof kasta oo laga soo saaray waaran lagu soo xirayo, la horgeeyo maxkamadda ICC. Taasi si cad ayaan u sheegayaa,” ayuu yiri Mohammed Mohammed Hassan Eltaish. Al-Bashiir ayaa waxaa xukunka laga tuuray bishii April ee sanadkii tegay. Waxa uu awoodda kula wareegay afgambi militari oo dhacay 1989-kii, waxaana uu dalka maamulayey 30 sano. Dacwad-oogayaasha maxkamadda Hague ayaa dalbaday in maxkamad uu hor-yimaado, si loogu qaado dacwadaha eedaha la xiriira dilal ka dhacay Darfur. QM waxay sheegtay in 2.5 milyan oo qof ay ku barakaceen dagaalki Darfur. Al-Bahsiir ayaa waxaa December tii tegtay lagu xukumay laba sano oo xabsi ah, kadib musuq-maasuq lagu helay.
  18. Sudan is handing over ousted leader Omar al-Bashir to the International Court Court (ICC) over charges against humanity, war crimes and genocide, the Transitional Sovereign Council announced on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  19. (SLT-Khartoum)-Millateriga xukuma waddanka Suudaan ayaa go’aansaday in madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-Bashiir, loo dhiibo Garsoorayaasha maxkamadda Caalamiga ah ICC ee fadhigeedu yahay Heeg. Al-Bashiir, ayaa waajihaya dacwad la xidhiidha in uu geystay denbiyo Dagaal intii uu xukunka hayay gaar ahaana gobolka Daarfuur sannadkii 2003. Sannadkii 1989 ayuu xukun millateri kula wareegay talada Suudaan. Al-Bashiir, ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii ciidamada millateriga Suudaan ay xukunka ka tuureen bishii Abril 2019. Source
  20. (SLT-Nairobi)-Wasaarada Arrimaha Dibada Maraykanka iyo Hay’adda FBI-da Maraykanka ayaa iska kaashaday sidii ay dalka Kenya uga caawin lahaayeen “Abuurista Howlgalka Wadajirka ah ee Argagixisada (JTTF)” oo markii ugu horaysay laga samaynayo meel ka baxsan dalka Maraykanka. Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanku waxa ay intaasi ku dartay in hay’addan JTTF-ka ay Kenyanku uu hoggaamin doono, isla markaana uu noqon doono hay’ad baadhitaanno samaysa oo ka hortaggta argagixisada oo ku sugan Nairobi, Kenya. Hindisahan lagu dhisayo hay’addan Wadajirka ah ee la dagaalanka Argagixisadda ee Kenya (JTTF-K) ayaa bilaabantay ka dib weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday Hoteelka DusitD2 ee magaalada Nairobi, Kenya bishii January 16, 2019, taasoo dhalisay baahi degdeg ah oo loo qabo JTTF oo tababaro ay siiso FBI-du. Dalka Kenya ayay FBI-du u tababari doontaa 42 baadhayaal Kenyan ah, kuwaas oo heli doona tababar 12-todobaad ah oo ku saabsan la-dagaallanka argagaxisada oo ay ku qaadanayaan Akadeemiyada FBI-da ee Quantico, Virginia ka hor inta FBI-du aanay maamulin manhajka isla markaana aanay bixin tababar ku saabsan kaalmooyinka hay’adaha kale. Hase yeeshee waxa la sheegay in baadhitaannada ay fulin doonto JTTF-K lagu salayn doono ama la raaci doono Xeerarka iyo shuruucda caalamiga ah iyo in la barbar dhigo xuquuqda aadanaha. Maamulka sharciga ayaa laga soo saari doonaa dastuurka Kenya iyo heshiisyada caalamiga ah. Kiisaska waxaa lagu qaadi doonaa maxkamadaha Kenya, kuwaa oo dastuurka dalkaasi uu ogolaanayo la-hawlgalayaasha shisheeye in ay si guul leh uga hortagaan khatarta argagixisada. Source
  21. Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has met with the president of the European Union (EU) council in Addis Ababa, the capital city of Ethiopia. According to Somali presidency, the president held talks with Charles Michel on wide range issues. “In a fruitful discussion held with @EUCouncil President HE @CharlesMichel in Addis Ababa, we discussed Somalia’s state-building process, including progress made in areas of security, economic reforms, strengthening institutions, regional issues & the EU vital support for Somalia,” the posts reads. During stay in Addis Ababa, the president also met with several other leaders including prime Ministers of Canada and Norway. Following conclusion, the 33rd Ordinary Session of the Assembly of the African Union, president is expected to return the country later today. The summit which was concluded on Monday stressed the need to accelerate action on mobilizing stakeholders to priorities efforts on peace and effective socio-economic development in the continent. The summit with theme was the “Silencing the Guns: Creating Conducive Conditions for Africa’s Development” is aiming at achieving a conflict-free Africa, prevent genocide, make peace a reality for all and rid the continent of wars, civil conflicts, gender-based violence, violent conflicts and preventing genocide. View the full article
  22. The Force Commander of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) Lt. Gen. Tigabu Yima has visited Baidoa to assess the progress of joint operations by the Somali National Army and AMISOM troops. During the two-day visit, Lt. Gen. Tigabu received a briefing from field commanders, on the security situation and progress in implementing the Concept of Operations (CONOPs) and the Somalia Transition Plan. He held closed-door meetings with AMISOM commanders of the Ethiopian National Defence Forces (ENDF). He also visited Bardhere Forward Operating Base in Gedo region, where he interacted with the officers. Lt. Col. Imbiakha said, “During the tour, the Force Commander was taking stock of the achievements so far, in operationalising the Concept of Operations 2018-2021.” The Force Commander commended the Somali National Army and the AMISOM Ethiopian contingent for jointly carrying out operations to secure the area, open up the main supply routes, and secure the airport. Lt. Gen. Tigabu also applauded the cordial relations between AMISOM and the Bardhere town administration, enhanced by civil-military cooperation activities to support residents. View the full article
  23. The authorities in Puntland regional state today executed two men who were convicted of the rape and murder of Aisha Adan Ilyas in February 2019. Abdifatah Abdirahman Warsame and Abdishakur Mohamed Dige were executed by a firing squad in a public square in the northern Somalia town of Bosaso on Tuesday morning. The execution of a third convict, Abdisalam Abdirahman Warsame was delayed for 10 days at the request of Aisha’s father, Adan Ilyas. On 12th May, the Nugal Region’s Court of First Instance sentenced the three men to death by a firing squad over the rape, torture and murder of 13-year old Aisha Adan Ilyas. Puntland’s Court of Appeal supported the verdict on 30th June 2019 while the Puntland Supreme Court also supported their verdict on 25th August 2019. The rape and brutal murder of Aisha in the central town of Galkayo on 24th February 2019 shocked the country. View the full article
  24. (SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in halkaasi ay ku kulmeen madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya; Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Ilo-diblomaasiyaddeed oo Addis Ababa ku sugan ayaa Wariye Khaalid Foodhaadhi u xaqiijiyay in kulanka labada madaxweyne oo maanta dhacay ay dhex-dhexaadinaysay dawladda Itoobiya. Source