-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Warka-Hapeen-180420.mp3 View the full article
-
The Secretary General of the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), Omar Faruk Osman has issued a new message to the journalists and media houses in Somalia over the coronavirus pandemic. Faruk has called upon the journalists to take available precautionary measures while covering the COVID-19 and follow the Health guidelines on the deadly virus. In addition, NUSOJ Secretary General asked the media houses to minimize the meetings and invitation of the guests to the studios that could spread Coronavirus. Continuing, Faruk said NUSOJ has appealed for the government to allow the media play its role and the journalists exercise their journalistic duty to ensure safe and responsible journalism during the fight against COVID19 pandemic. Finally, the Secretary General urged the media workers to avoid offend against the Covid-19 patient’s privacy during the coverage of the Coronavirus related stories. View the full article
-
PRESS RELEASE Coronavirus – Republic of Djibouti: COVID-19 Situation Report #4 As of 17 April 2020, the Ministry of Health has confirmed 732 cases of COVID-19 in Djibouti, and two fatalities DJIBOUTI CITY, Djibouti, April 18, 2020/ — HIGHLIGHTS • As of 17 April, the authorities confirmed 732 cases of COVID-19 in Djibouti, and two fatalities. MoH announced that the local community transmission stage has been reached. • Additional support is required to bring to scale preparedness and response capacity. • The general lockdown in the country, except for essential services has been extended to 23 April. • The UN Secretary General stressed that ‘vaccine must be available and affordable for everyone, everywhere [and] considered a global public good’. • IOM launched a regional Strategic Preparedness and Response Plan COVID-19, including Djibouti, to help millions of migrants and IDPs confront the pandemic. Download Report: https://bit.ly/2XLQLc8 SITUATION OVERVIEW • As of 17 April 2020, the Ministry of Health has confirmed 732 cases of COVID-19 in Djibouti, and two fatalities. In the Balbala suburb of Djibouti town, Al Rahma hospital became a new cluster on 5 April. The facility has been put in quarantine since by the Ministry of Health (MOH). Cases have also been confirmed in the Ali Sabieh region and in two refugee settlements located in the province. The UN staff affected by the virus has been discharged from hospital. Distributed by APO Group on behalf of United Nations (UN). SOURCE United Nations (UN) Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah laga helayaa kufsi saacadihii lasoo dhaafay gabdho aad u da’ yar loogu geystay inta u dhexeysa deegaanada Yaaqbariweyne iyo Leego ee gobolka Shabeellada Hoose. Falkaas waxaa geystay kooxo burcad ah oo jidgooyo ay u taalay wadada xariirisa deegaanadaas, waxaana la sheegay in gabdhahaas ay kala degeen gaari ka baxay Muqdisho kuna sii jeeday gobolka Bay, gaar ahaan magaalada Baydhaba. Gabdhaha gaariga lagala degay kadibna la kufsaday tiradoodu waa afar qof, waxaana la sheegay in markii dambe ay geeriyootay mid kamid ah oo 13-sano jir aheyd. Seddaxdii kale ayaa haatan lagu dabiibayaa isbitaalka magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, sida ay noo sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed. Guddoomiye ku-xigenka amniga iyo siyaasada ee maamulka gobolka Shabeellada Hoose, Cabdi Axmed Yuusuf, ayaa sheegay in baaritaan ku socda arrintaas uu meel gabagabo ah marayo, isla markaana uu dhawaan maamulku kasoo saari doono warbixin dhameystiran. Sidoo kale masuulkan ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan qaar ka mid ah ragii geystay falkaas, halka intii kalena ay ku daba jiraan. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa aad u batay kufsiga laga soo werinayo gobolka Shabeellada Hoose, waxayna dhacdooyin nuucaan oo kale ah horay uga dhaceen magaalooyinka Afgooye iyo Janaale oo tacadiyo loogu geystay gabdho Soomaaliyeed oo aad u da’ yar. Dowladda Soomaaliya oo kol sii horeysay ka hadashay kufsi laba gabdhood oo aad u da’ yar loogu geystay degmada Afgooye ayaa sheegtay in falalka nuucaas oo kale ah ay maal geliyaan hey’ado caalami ah, balse ma cadeyn waxa ay yihiin hey’adahaas iyo sababta ay wax uga qaban la’dahay.
-
Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa goordhoweyd dib u helay xoriyadiisa muddo Shan cisho ah oo uu ku xirnaa magaalada Muqdisho, kadib markii ay saaka Madaxtooyada Soomaaliya ay iska fogeysay inuu Madaxweyne Farmaajo u xiran yahay wariyahaasi. Wariye Gurbiye oo Agaasime kuxigeen ka ah warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa la xiray 14-kii April, maalin kadib markii uu bartiisa Facebook uu ku baahiyay in Madaxweyne Farmaajo uu qaatay Mashiinka neefta siiya sanbabada marka ay shaqada gabaan ee loo yaqaano ‘Ventilator’ oo hore loogu deeqay Isbitaal Martiini. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa hore iskaga fogeysay in Gurbiye u xirnaa Farmaajo, xili ay Warbaahinta uu ka tirsanaa ay sheegtay inuu u xirnaa Madaxweyne Farmaajo, Midaasi oo shaki gelinaysa in Xeer ilaalintu ay si iskeed ah dacwad ugu soo oogtay Wariye Gurbiye. Dhinaca kale, Wariye Maxamed Cabdiwahaab Abuujaa oo kamid ah Wariyeyaasha ka howl-gala Muqdisho ayaa isaguna xiran muddo ku siman 31-cisho, iyada oo la sheegayo inuu u xiran yahay dowladda xili uu baahiyay faallo la xiriirta dhaca ay ciidamada dowladdu ka geystaan magaalada Muqdisho. Abuujaa ayaa faaladaasi uu ku soo bandhigayo dhaca ay ciidamada ka tirsan dowladdu ay u geystaan shacabka ku nool magaalada Muqdisho, uu baahiyay 26-kii Bishii labaad ee sanadkan, midaasi oo hor-seeday in xabsiga loo taxaabo wariyaha. Ma jirro weli wax war ah oo kasoo baxaya dowladda oo ku aadan xariga Abuujaa, iyada oo maanta ay iska fogeysay in dowladdu, gaar ahaan Madaxtooyadu ay xiratay Wariye Gurbiye, oo isaguna hore u baahiyay inuu Madaxweyne Farmaajo uu isbitaalka Martiini ka qaatay Ventilator. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa iyadu badanaa lagu eedeyaa inay xarig aan loo meel dayin, isla markaana aan loo marin sifadii sharciga aheyd ay kula kacdo Suxufiyiinta ka howl-gala magaalada Muqdisho, midaasi oo baal-marsan xoriyatul qowlka dalka.
-
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa daah-furay xarun ay ku shaqeyn doonaan guddiga Covid19 ee dowlad goboleedka Galmdug iyo xarunta Sheybaarka Covid19. Madaxweyne Qoor-qoor ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu ka shaqeyn doono sidii looga hortegi lahaa cudurka Coronavirus oo kiisas gaaraya 116 (boqol lix iyo toban) laga helay dalka, halka dhimashadu ay tahay 6 ruux sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya. Xaruntaan ayaa waxaa ku shaqeyn doona guddiga dhawaan uu magacaabay madaxweynaha Galmudug ee ka hortaga Coronavirus,waxaana halkaas lagu diyaariyay dhakhaatiir loogu talagalay in ay la tacaalaan cudurka Covid19 Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Hay’adda Lacagta Adduunka ee magaceefda lo soo gaabiyo (IMF) ayaa sheegtay in ay siin doonto $ 11 bilyan 32-ka dal ee ka hooseeya Saxaraha Afrika, kuwaas oo codsaday caawimaad si aay ula dagaallamaan cudurka halista ah ee Corona Virus, kaasi oo sameen balaaran ku yeeshay dhaqaalaha wadamada soo koraya. Dowladda Galbeedka Afrika ayaa kudalbatay taageero bulsho iyo mid dhaqaale oo gareeysa 1.7 tirilyan oo u dhiganta ($ 2.8 bilyan), si ay hortag ugu sameyaan xanuunkan halista ah. Dhibatooyinka uu sababay COVID 19 waxaa ka mid ah hoos u dhigida canshuuraha shirkadaha iyo ganacsiga yar yar iyo dhimista kharashka sanadlaha ah ee wadamada taagta daran. Wadanka Ivory Coast ayaa kamida dalalka qaaradda Africa dhaca ee uu saameyey Xanuunka Covid-19, waxaana uu diiwaangaliyey 688 qof oo qaba Cudurkan, halka 193 kamida ay kasoo kabsadeen, waxaana u geeriyooda Fayruskan 6 ruux. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Mogadishu ( PP News Desk) — The President of the Federal Government of Somalia Mohammed Abdullahi Mohammed today launched in Mogadishu a programme of assistance for Somali youths and the have-nots. Known as Baxnaano ( Remedy), 1.3 million Somali citizens will benefit from the first phase of the programme. President Mohammed launching Baxnaano Programme in Mogadishu President Mohammed commended the Federal Government for keeping the promise to introduce basic services for citizens. “The assistance programme is timely because our country is fighting Covid-19” President Mohammed said. “The ninth National Development Plan is ready to combat poverty, food insecurity with particular attention to people vulnerable to emergencies such as droughts and other natural disasters.” The programme will be implemented in 21 districts. Four million dollars will be committed monthly to the programme. Farmers whose crops were affected by locusts are among beneficiaries. President Mohammed urged the Federal Ministry of Labour and Social Affairs, the lead ministry, to implement the project effectively and transparently to help beneficiaries to gradually become self-sufficent. © Puntland Post, 2020 The post PRESIDENT OF SOMALIA LAUNCHES AN ASSISTANCE PROGRAMME FOR THE POOR AND YOUTHS appeared first on Puntland Post.
-
Guriceel (Caasimada Online) – Cabsi xooggan ayaa ka taagan magaalada Guriceel ayada oo wararka ay sheegayaan in kooxda Ahlu-Sunna Waljamaaca ay qorsheeneyso inay dib ula wareegto gacan ku haynta magaalada. Ahlu-Sunna oo aan warkooda la maqal tan iyo markii looga adkaaday Galmudug, ayaa 16-kii April soo saartay qoraal uu ku saxiixnaa Sheekh Maxamed Shaakir, oo ka mid ah madaxda ururkaas. Sheekh Shaakir ayaa sheegay in Ahlu-Sunna ay diyaar u tahay in bulshadeeda “ay ka badbaadiso in lagu dhex faafiyo afkaarta xagjirka ah” maadaama buu yiri “ay dowladda ku beereyso Galmudug Al-Shabaab iyo Daacish.” Hadalkan ayaa loo arkay hanjabaad toos ah, waxaana xigay ciidamo la sheegay in lagu arkay duleedka magaalada Guriceel, kuwaas oo ilo-wareedyo ay sheegeen inay doonayaan in magaalada ay qabsadaan. Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo madaxweyne Qoor Qoor, ayaa sidoo kale u muuqda inuu arrintan ka war-hayo, waxaana si dadban uga hadlay afhayeenka maamulka Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed. Taardhuleed ayaa sheegay in maalmahaan ay maqlayeen warar ka dhan ah Amniga Degmada Guriceel, waxaana uu soo jeediyay in guud ahaan laga wada qaybgalo abaabulka looga hortagayo. “Maalmahaan waxa aan meelahaan ka maqlaynay cariga waa loosoo dhuuntay, igama dhego-yaridiin, waxaan rabnaa in la is xusuusiyo wixii loosoo maray, iyadoo dowladnimada shaarkeeda lawada wato waa in la waardiyeeyo” ayuu yiri Taardhuleed. “Cadawgii meeshaan lagula diriray ayaa laga waardiyeenayaa, Dadkii la diray waa ay joogaan iyaga oo ah saraakiil, saraakiil xigeeno, dabley iyo shacab, waana in isla shaqeeyaa si looga guuleysto,” ayuu yiri. Dadka magaalada Guriceel ayaa sheegaya inay aad uga cabsi qabaan dagaal magaalada ka dhaca ayna ku sugan yihiin xaalad feejignaan ah.
-
Tirada dadka ugeeriyooday xanuunka halista ah ee Corona Virus ayaa gaaray 154,000 Adduunko idil ah, sida laga soo xigtay Jaamacada Johns Hopkins xarunteeda Maryland. Gudaha Mareykanka dadka uu haleelay xanuunkan ayaa gaaray 700,000, hakaka Tirada dhimashada lagu sheegay 37,000. Dalka Spain tiradda guud dadka uu ku dhacay Cudurkan waxay gaartay 190,839, tirada dhimashaddana waxaa la sheegay 20,002, halka tiradda ka bogsatay ay gaartay 74,797. Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in 27 kiis oo hor leh kuwaasi oo qaba coronavirus, sida la xaqiijiyay dhammaan dadkan waxay ka yimaadeen gobolka waqooyi-bari ee xadka la leh Dalka Ruushka. Ugu danbeeyntii Tiradda guud dadka Caalamka ee qaba xanuunkan ayaa gaaray 2,251,768 halka dhimashad ay mareyso 154,000 sidokalana 574,383 dad gaaraya ayaa bogsooday xanuunkan halista ah ee sameeyay inta badan dadka Caalamka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
(SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaya magaalo xeebeeda Berbera ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ka da’een roobab ay ku qabowsadeen dadka degan gobolkaasi. Roobabkan ayaa hadda ka da’aya, waxaanu roobkani uu imanaya jawiga magaalada Berbera oo maalmihii u dambeeyey aad u kululaa, balse dadweynuhu waxa ay ku qabowsadeen Nimcada Alle. Dhinaca kale roobabkan oo ka da’ay meelo badan oo Somaliland ka mid tahay ayaa aad loogu diirsaday. Source
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskeenna danyarta ah, iyada oo wajigiisa 1-aad ay ka faa’iideysanayaan 1.3 Malyan oo ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee gudaha dalka. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda dadaalka ay ku bixisay xaqiijinta ballan-qaadkii ku aaddanaa dib u soo nooleynta adeegyada aas-aasiga ah ee dadweynaha iyo kor u qaadista fursadaha shaqo, heerka nololeed iyo dakhliga dalka, isaga oo tilmaamay in daah-furka barnaamijkan uu ku soo aaday xilli cudurka COVID-19 uu saameeyey nolasha iyo ganacsiga dadka Soomaaiyeed. “Waxaa inoo diyaarsan Qorshaha Horumarinta Qaran ee 9aad oo si faahfaahsan u qeexaya qorshaha aan ku wajahayno saboolnimada, cunta yarida, annagoo xoogga saareyna kor u qaadidda nolasha dadka u nugul xaaladaha deg-deg ah sida abaaraha, duufaannada, cudurrada iyo guud ahaan musiibooyinka dabiiciga ah ee ina soo food saara.” Madaxweyne Farmaajo ayaa faray Xukuumadda, gaar ahaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshda oo hoggaamineysa Barnaamijka Baxnaano in si daah-furan oo hufnaan iyo cadaalad ah ay ku fuliso Barnaamijkan, iyada oo daryeelaysa qoysaskan danyarta ah ilaa ay ka gaarsiineyso heer isku filnaansho nololeed oo ay iskood u maareyn karaan nolashooda, si wejiyada xiga ee Barnaamijka Baxnaano loogu sii baahiyo Malaayiin kale oo ka mid ah shacabkeenna Soomaaliyeed oo u ooman adeegyada dowladeed. Barnaamijka Baxnaano ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku xoojineyso adeegyada dadweynaha ayaa laga hirgelinayaa 21 degmo oo ku yaal dalka iyo deegaannada hoostaga degmooyinkaas, iyada oo loo qoondeeyey dadkaas danyarta ah taakuleyn dhaqaale oo ah 4 Malyan oo doolar bishiiba. Sidoo kale, Barnaamijkan waxaa qeyb ka ah taakuleyn dhaqaale oo lagu xoojinayo nolasha dadka beeralayda ah ee dalaggoodii uu galaaftay Ayaxii ku habsaday qaar ka mid ah deegaannada ay ka soo go’aan dalagyada dalka dhammaadkii sanadkii tagay 2019-kii. Dawladdu waxa ay maalgelin dhaqaale u sameynaysaa beeralayda si kor loogu qaado wax-soosaarka dalka. Halkaan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah-furay Barnaamij loogu magac daray Baxnaano, oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaska danyarta ah. Sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada, barnaamijkan ayaa waxaa wajigiisa 1-aad ka faa’iideysanaya 1.3 Malyan oo ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee gudaha dalka. Barnaamijka Baxnaano ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku xoojineyso adeegyada dadweynaha ayaa laga hirgelinayaa 21 degmo oo ku yaal dalka iyo deegaannada hoostaga degmooyinkaas, iyada oo loo qoondeeyey dadkaas danyarta ah taakuleyn dhaqaale oo ah 4 Milyan oo doolar bishiiba. Inkasta, oo aan laga bixin faah-faahin badan, haddana haddii sida dowladda ay sheegtay lacagta 4-ta milyan ah loogu talo-galay 1.3 milyan oo qof, waxaa midkiiba bishii kusoo aadeysa lacag qiyaastii 3 dollar oo kaliya ah. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda dadaalka ay ku bixisay xaqiijinta ballan-qaadkii ku aaddanaa dib u soo nooleynta adeegyada aas-aasiga ah ee dadweynaha iyo kor u qaadista fursadaha shaqo, heerka nololeed iyo dakhliga dalka. Waxa uu tilmaamay in daah-furka barnaamijkan uu ku soo aaday xilli cudurka COVID-19 uu saameeyey nolasha iyo ganacsiga dadka Soomaaiyeed. “Waxaa inoo diyaarsan Qorshaha Horumarinta Qaran ee 9-aad oo si faahfaahsan u qeexaya qorshaha aan ku wajahayno saboolnimada, cunta yarida, annagoo xoogga saareyna kor u qaadidda nolasha dadka u nugul xaaladaha deg-deg ah sida abaaraha, duufaannada, cudurrada iyo guud ahaan musiibooyinka dabiiciga ah ee ina soo food saara,” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa faray Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshda oo hoggaamineysa Barnaamijka Baxnaano in si daah-furan oo hufnaan iyo cadaalad ah ay ku fuliso Barnaamijkan, iyada oo daryeelaysa qoysaskan danyarta ah ilaa ay ka gaarsiineyso heer isku filnaansho nololeed oo ay iskood u maareyn karaan nolashooda, si wejiyada xiga ee Barnaamijka Baxnaano loogu sii baahiyo Malaayiin kale oo ka mid ah shacabka. Sidoo kale, Barnaamijkan waxaa qeyb ka ah taakuleyn dhaqaale oo lagu xoojinayo nolasha dadka beeralayda ah ee dalaggoodii uu galaaftay Ayaxii ku habsaday qaar ka mid ah deegaannada ay ka soo go’aan dalagyada dalka dhammaadkii sanadkii tagay 2019-kii. Dawladdu waxa ay maalgelin dhaqaale u sameynaysaa beeralayda si kor loogu qaado wax-soosaarka dalka.
-
Taliska Ciidanka Booliiska dowlad goboleedka Puntland ayaa war cusub ka soo saaray isku socodka dadka iyo gaadiidka deegaannadaasi sababo la xiriira cabsi laga qabo faafitaanka xanuunka Coronavirus, taliska ayaana xusay in maanta laga billaabo la mamnuucay isku socodka dadka iyo gaadiidka deegaannada dowlad goboleedka Puntland. Qoraal ka soo baxay Taliye ku xigeenka Booliiska dowlad goboleedka Puntland Sarreeye Guuto Bile Faarax Cali, oo ku socotay dhammaan Taliyaasha qaybaha Booliiska gobollada Puntland iyo shirkadaha gaadiidleeyda, ayaa lagu sheegay in la mamnuucay isu-socodka gaadiidka isaga goosha gobollada iyo degmooyinka maamulka Puntland. Halkaan Ka Akhriso Qoraalka Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaska danyarta ah ee Soomaaliyeed. Barnaamijkan ayaa la sheegay in wajigiisa 1-aad ay ka faa’iideysan doona 1.3 Malyan oo danyar ah oo ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee gudaha dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda dadaalka ay ku bixisay xaqiijinta ballan-qaadkii ku aaddanaa dib u soo nooleynta adeegyada aas-aasiga ah ee dadweynaha iyo kor u qaadista fursadaha shaqo, heerka nololeed iyo dakhliga dalka, isaga oo tilmaamay in daah-furka barnaamijkan uu ku soo aaday xilli cudurka COVID-19 uu saameeyey nolasha iyo ganacsiga dadka Soomaaiyeed. “Waxaa inoo diyaarsan Qorshaha Horumarinta Qaran ee 9aad oo si faahfaahsan u qeexaya qorshaha aan ku wajahayno saboolnimada, cunta yarida, annagoo xoogga saareyna kor u qaadidda nolasha dadka u nugul xaaladaha deg-deg ah sida abaaraha, duufaannada, cudurrada iyo guud ahaan musiibooyinka dabiiciga ah ee ina soo food saara.” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay daah-furka barnaamijkan. Madaxweyne Farmaajo ayaa faray Xukuumadda, gaar ahaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshda oo hoggaamineysa Barnaamijka Baxnaano in si daah-furan oo hufnaan iyo cadaalad ah ay ku fuliso Barnaamijkan, iyada oo daryeelaysa qoysaskan danyarta ah ilaa ay ka gaarsiineyso heer isku filnaansho nololeed oo ay iskood u maareyn karaan nolashooda, si wejiyada xiga ee Barnaamijka Baxnaano loogu sii baahiyo Malaayiin kale oo ka mid ah shacabka Soomaaliyeed oo u ooman adeegyada dowladeed. Barnaamijka Baxnaano ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku xoojineyso adeegyada dadweynaha ayaa sheegayin laga hirgelinayo 21 degmo oo ku yaal dalka iyo deegaannada hoostaga degmooyinkaas, iyada oo loo qoondeeyey dadkaas danyarta ah taakuleyn dhaqaale oo ah 4 Malyan oo doolar bishiiba. Sidoo kale, Barnaamijkan waxaa qeyb ka ah taakuleyn dhaqaale oo lagu xoojinayo nolasha dadka beeralayda ah ee dalaggoodii uu galaaftay Ayaxii ku habsaday qaar ka mid ah deegaannada ay ka soo go’aan dalagyada dalka dhammaadkii sanadkii tagay 2019-kii. Dawladdu waxa ay maalgelin dhaqaale u sameynaysaa beeralayda si kor loogu qaado wax-soosaarka dalka. PUNTLAND POST The post Barnaamij taakule dhaqaale lagu siin doono danyarta oo la daah-furay appeared first on Puntland Post.
-
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today published new guidance (advices) setting out how journalists and media houses in Somalia can meet their media duties as they navigate the effects of the coronavirus pandemic. Following the announcement by the government to impose curfew on Mogadishu, NUSOJ made representation to the Federal Government and appealed for the government to categorise the media as “essential services” that will not be restricted during the curfew. The union justified how journalists must be regarded as vital keyworkers in times of crisis. In less than 24 hours, government responded positively to NUSOJ’s appeal and the Prime Minister of Somalia Hassan Ali Khaire officially classified the media as essential services. In light of this positive development, NUSOJ releases this new guidance which will give journalists and media houses a set of useful advices to ensure safe and responsible journalism during the fight against COVID19 pandemic. “Ensuring media is categorised as essential service was one important win for us in this situation as we wanted to ensure that those journalists who are doing vital public interest journalism reporting the impact of the COVID-19 crisis, are able to go about their work without interference or restriction” said Omar Faruk Osman, NUSOJ Secretary General. In this crisis, NUSOJ intends to highlight why quality journalism, which is using unfettered access to information, is vital and the huge role that Somali journalists and their media houses are playing in providing information to the citizenry and working with relevant authorities. View the full article
