Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somalia has confirmed 19 new COVID-19 cases, taking the country's total tally to 135. Source: Hiiraan Online
  2. Leaders of the world’s largest economies must recognize that a return to “normal” in our globalized world is not possible so long as the pandemic continues its grim march. It is myopic for creditors, official and private, to expect debt repayments from countries where those resources would have to be diverted from combating COVID-19. CAMBRIDGE – As the COVID-19 virus spreads globally, economic paralysis and unemployment follow in its wake. But the economic fallout of the pandemic in most emerging and developing economies is likely to be far worse than anything we have seen in China, Europe, or the United States. This is no time to expect them to meet their debt payments, either to private or official creditors. With inadequate health-care systems, limited capacity to deliver fiscal or monetary stimulus, and underdeveloped (or nonexistent) social-safety nets, the emerging and developing world is on the cusp not only of a humanitarian crisis, but also of the most serious financial crisis since at least the 1930s. Capital has been stampeding out of most of these economies over the past few weeks, and a wave of new sovereign defaults appears inevitable. We have been consistently arguing the urgent need for a temporary moratorium on all debt repayment by any but the most creditworthy developing or emerging sovereign debtors. The case for a moratorium for distressed sovereign borrowers has many similarities to that for households, small businesses, and municipalities. Underscoring the urgency is the reality that the quarantine experience is starkly different in the developing world. In the vast slums of São Paulo, Mumbai, or Manila, quarantining can mean living in one small room with ten people, with little food or water and scant or no compensation for lost wages. If history is any guide, the supply disruptions that accompany the pandemic may soon be followed by food shortages. More than 90 countries have already sought emergency funding from the International Monetary Fund’s Rapid Financing Instrument (RFI) and World Bank resources. And in much of the developing world, the worst of the pandemic is not expected until later this year. When that happens, the direct humanitarian and economic impact will come on top of the pandemic’s effects on global trade and commodity prices, which are already battering many emerging economies. The World Trade Organization expects global trade to decline by 13-32% in 2020. Oil-producing countries (and many more primary commodity producers) have been suffering the consequences of the price war between Saudi Arabia and Russia, sparking downgrades in sovereign credit ratings. Leaders of the world’s largest economies must recognize that a return to “normal” in our globalized world is not possible so long as the pandemic continues its grim march. It is myopic for creditors, official and private, to expect debt repayments from countries where those resources would have to be diverted from the fight against COVID-19. Deepening and prolonging the global depression is a very risky proposition. At a low point in the mid-1980s, emerging and developing economies accounted for about 18% of global GDP (in US dollars); in 2020, that share is 41% (and 60% if adjusted for purchasing power). We recommend an immediate temporary moratorium on external debt repayments for all but “AAA”-rated sovereigns. By “external,” we mean debts issued under the jurisdiction of foreign courts, typically in New York or London. Debts issued under domestic law would be dealt with by countries themselves. For this kind of debt relief to be effective, it must be encompassing, including debts owed to the multilateral lenders, such as the International Monetary Fund and the World Bank, sovereign creditors (Paris Club members and China), and private investors. Ultimately, the debt of many countries will need to be restructured; there will be no alternative to a negotiated partial default. But courts and multilateral lenders are no better able to handle debt default en massethan hospitals can handle operating at ten times capacity. A temporary moratorium may provide the necessary bridge. In the best-case scenario, it might even prevent some defaults. The World Bank and the IMF have vast experience with countries in debt distress, and in recent years have increasingly recognized that partial default is often the only realistic option, a point we stressed in much of our earlier work on external debt. It is a great tragedy that, following the 2008 global financial crisis, the eurozone failed to find a way to restructure Southern Europe’s debts beyond the Greek case – a course of action we strongly advocated at the time. Trying to enforce regular debt payments in highly irregular times can only lead to deeper and more protracted recessions than need to happen. Of course, a debt moratorium will require the US, which wields effective veto power at the IMF, to get on board. But so, too, must China. In the past two decades, more and more developing countries turned to China for loans (which are typically collateralized and carry market interest rates). Although China is now a major creditor in about 40 countries and an important one in scores more, it has so far refused to join the Paris Club (which coordinates rescheduling of sovereign debts) and insists on pursuing its own bilateral closed-door approach. What can be done? The IMF and the World Bank have the capacity and expertise to coordinate a debt moratorium if the US and other major players conclude that a such a move is in their national interest. Private creditors will have relatively little choice but to cooperate in the short run. Many emerging and developing economies will soon stop paying their debts, anyway. The world needs to get in front of the problem. Source: Project Syndicate The post Suspend Emerging and Developing Economies’ Debt Payments appeared first on Puntland Post.
  3. Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari Hoomey ah oo ay la socdeen dad shacab ah, xilli ay ku socdaalayey deegaan ku yaalla duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaasi. Rasaasta ay fureen kooxda burcada ah ayaa la sheegay inay waxyeelo ka soo gaartay laba qof oo la socotay gaarigaasi oo caano u soo siday Jowhar. Sidoo kale ragga falkaan ka dambeeyey ayaa dhac baasan u geystay dadkii rakabaabka ahaa ee saarnaa baabuurka la rasaaseeyey. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey, sida ay wax u dhaceen. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/ddd-1.mp3 View the full article
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 27-aad ayaa maanta dekadda Ceel Macaan ee gobolka Shabelleeda Dhaxe ku qabtay doon siday qaad la doonayey in lasoo geliyo Muqdisho. Doonta siday qaadka ayaa la sheegay in ay soo martay xeebta Cadale, waxaana la sheegay in markii ay ku guul darreysatay in Cadale ay ku dajiso qaadkii ay waday, ay soo aaday dhanka xeebta Ceel Macaan. Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka, Jeneraal Axmed Maxamed Maxamuud ayaa sheegay,in qaadka la doonayo in qaab sharci darro ah lagu soo geliyo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Taliyaha ayaa waxa uu shegay in qaadkan, ay maanta qabteen ay ku wareejiyeen Ciidamada Booliska Soomaaliya, taas oo ay ku amreen madaxda dawlada sida uu sheegay taliyuhu. Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha Cabdullaahi Xasan Bariise oo goobta ka hadlay, ayaa sheegay in uu digniin u dirayo ganasatada Soomaaliyeed oo ah in aysan hantidooda iska gelin qaadka, isla markaasina waxa uu sheegay in Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ay mar walba la dagaalami doonaan cid kasta oo damacda in ay dalka qaad soo geliyaan. Caasimada Online ayaa horey xog uga qortay in qaadka ay joojisay dowladda weli uu doomo uga dago Xeebaha Jazeera, Ceel-Macaan iyo kuwa kale ee duleedka Muqdisho.
  5. Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Warka-Duhur-190420.mp3 View the full article
  6. Xukuumadda Muuse Biixi ee Soomaaliland ayaa maanta waxa ay oo saartay war ku aaddan kiis cusub oo Coronavirus ah kaas oo laga helay deegaanada maamulkaasi, iyadoo horay Soomaaliland looga xaqiijiyay kiisas COVID-19 ah. Wasaarada caafimaadka ee somaliland ayaa sheegtey 1 qof oo kale oo cusub in laga helay xanuunka COVID-19, waxaana kiiskaan cusub uu sare u qaadayaa tirade guud ee kiisaska laga xaqiijiyay deegaanada maamulka Soomaaliland. Qoraal ka soo baxay wasaarada caafimaadka waxey ku sheegtey in hal qof oo hore uu u haleelay coronavuris uu haatan ka bogsadey xanuunkaasi. Si kastaba, tirada guud ee dadka hada qaba COVID-19 ee somaliland ayaa ah 5 qof. Halkaan ka akhriso warqadda ay soo saareen. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. (SLT-Hargeysa)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa si weyn u bogaadiyay barnaamij uu shalay daah-faray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Mujaahid ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu Farmaaji ka daydo. Cali Guray ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook-ga waxa uu ku yidhi “WUXU YIDHI: HOONA WAYGA INTAA HAGRASHANA WAYGA WALLAAHI Waxan in yar ka dhegaystay Madaxwaynaha Dawladda Faderaalka Somalia oo ka hadlaya Barnaamijka Badbaado oo ah barnaamij lagu taageerayo dadka danyarta ee noloshooda ay saamaynayso talaabooyinka ka hortagga COVID-19. Barnaamijka lama qarin qiimaha uu ku kacayo. Runtii Farmaajo waxa ka muuqatay hadalkiisa in uu ka hadlayay wax uu garanayo. Kuma filna qaddarka lacagta ahi waanu sheegay Madaxwayne Farmaajo laakiin horaa loo yidhi hoona wayga intaa hagrashona wayga wallaahi. Barnaamijkan maaha sida Somaliland amar ay madaxda sare soo saartay oo dadka lagu qasbayo inay yeelaan wax aanay karayn ama aan tahliba karin talaabooyinka ka hortagga COCID-19 sida kala durugga dadka (social distancing) oo dhinaca Somalia uu Barnaamijkani yaanu ku filaanin laakiin uu wax badan uga fulin karo magaaladda Muqdisho oo qiyaastii laba milyan oo dad ahi ku nool yihiin. Madaxwayne Muuse Biixi waxan kula talin lahaa in uu ku daydo waayo waa talaabo runtii ku dayasho leh. Barnaamijkan laguma soo sarin amar ee waxa lagu soo diyaariyay heerka farsamo oo waxa diyaarisay Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada. Farmaajo waa Madaxwayne la odhan karo wuxu adeegsanayaa aqoonta dadkiisa isagoo soo dhawaysanaysa taladda ka qaadanaya kuwooda aqoonyahankiisa farsamoyaqaanka ah.” Source
  8. NAIROBI — The most critical piece of lifesaving equipment of the coronavirus pandemic is in desperately short supply in Africa: According to the World Health Organization, there are fewer than 2,000 ventilators across 41 countries that reported to it. Source: Hiiraan Online
  9. Somalia has confirmed nineteen new COVID-19 cases, as two more patients succumb to the disease, according to the country’s Ministry of Health. Somalia confirmed its first case on April 8. Since then the East African country’s confirmed number cases have risen to a total of 135, with seven deaths and two recoveries. The country has recorded two people recovered from the deadly virus while the government is making efforts to mitigate the spread of the COVID-19 among communities. Those who died of the coronavirus include regional and national lawmakers, per source. View the full article
  10. Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta shaacisay inay korodhay tirada Kiisaska Coronavirus ee laga helay gudaha deegaanadeeda. Somaliland ayaa sheegtay in Kiisaska deegaanadeeda uu maanta kusoo kordhay 1-Kiis, midaasi oo tirada Kiisaska guud ee Somaliland ka dhigeysa 6-Kiis, halka guud ahaan dalka oo dhan ay ka dhigeyso 136-Kiis. Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in hal qof oo kale uu ka bogsaday cudurka, iyada oo sidoo kale sheegtay in dad cusub oo looga shakisanaa cudurka dunida ku faafay ee Coronavirus ama Covid-19, ay dheecaanadooda u dirtay dalka dibadiisa si loo soo baadho. Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland, Dr Maxamed Xergeeye oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in 11-qof oo looga shakiyay cudurkaasi ay u direen dibeda, inkasta oo uusan si cad u sheegin wadanka lagu soo baadhayo, isagoona xusan inay soo bandhigi doonaan natiijada. Waxaana xusid mudan in Somaliland dhowaan uu soo gaadhay qalabka lagu baadho cudurka Coronavirus, iyada oo aan la ogeyn sababta kaliftay inay natiijada ka sugaan sheybaaro dalka dibediisa. Dr Maxamed Xergeeye ayaa sidoo kale waxa uu ka warbixiyey tirada guud ee Somaliland ay ka baadhtay cudurkaasi, kuwaasi oo kasoo gudbay xuduuda dhuleed ee ay Somaliland la wadaagto wadamada dariska iyo madaarka Hargeysa. Xergeeye ayaa sheegay in dad ku dhow Labo kun oo qof oo kasoo gudbay xuduuda dhulka ay ka baadheen cudurka Coronavirus, halka 150-qof oo kale oo kasoo dagay madaarka Hargeysa ay iyagana ka baadheen cudurkaasi. Agaasimaha ayaa ugu dambeyntiina ka dhawaajiyey inay dhowaan bulshada dhexdeeda ay ka baadhi doonaan cudurkaasi, midaasi oo soo if-bixineysa hadii ay jiraan Kiisas ku dhex qarsoon bulshada oo aysan ogeyn wasaaradu. Somaliland ayaa la daala dhaceysa ka hortaga cudurka Coronavirus, xili ay dhaleeceyn kala duwan kala kulmeyso Siyaasiyiinta iyo bulshada reer Somaliland, maadama aysan qaadin talaabooyin adag oo looga hortagayo faafitaanka cudurkaasi. Deegaanada Somaliland ayaa guud ahaan waxa laga xaqiijiyey 6-Kiis oo cudurka Coronaha ah, kuwaasi oo laga kala helay magaalooyinka Hargeysa, Boorama, Berbera iyo Burco.
  11. (SLT-Fadhigaab)-Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhexeeya laba beeleed oo halkaas wada-dega. Dagaalkan ayaa waxaa sigaar ah uga socdaa deegaan lagu magacaabo fadhigaab ee ka tirsan Gobolka Sanaag, waxaana lasoo sheegayaan in Maleeshiyo beeleedka ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan. Wararka ayaa intaas kusii daraya in dagaalka Maleeshiyaadka uu salka ku haayo dul-daaqsimeed ku yaalla deegaanka fadhigaab, welina lama oga Khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalkaas. Sidoo kale dadka deegaanka iyo Odayaal dhaqmeed ayaa lagu soo waramayaa inay ku baxeen dagaalka dhexmaraya labada Maleeshiyo beeleed, iyagoo doonayan inay joojiyaan dagaalka socda. Wararka ay helayso Somalilandtoday ayaa sheegaya in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, balse ilaa hadda lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah. Dhan kale oo wararka aanu helayo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidammo ka tirsan millatariga Somaliland oo ku sugnaa deegaanku ay kala dhex galeen labadan maleeshiyo beeleed. Source
  12. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Taliye ku xigeen Boolis u magacaabay gobolka Karkaar. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Deni ayaa G/sare Jaamac Cismaan Axmed loogu magacaabay Taliye ku xigeenka qaybta Booliska gobolka Karkaar. Madaxweyne Deni ayaa 4-tii bishan April, Taliyaha qeybta Booliska gobolka Karkaar u magacaabay G/sare Cabdi Casayr Yuusuf, kadib isku shaandheyn uu ku sameeyey qaar kamid ah taliyeyaal qeybeedada gobolada. Hoos ka akhriso digreetada lagu magacaabay Taliye ku xigeenka. Garoowe: 19, April, 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 19ka April, 2020, ku magacaabay Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Karkaar. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo Dar-dar gelinta Amniga Gobolka Karkaar. Markuu arkay: Aqoontiisa, kartiisa iyo waayo-aragnimadiisa Ciidannimo. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa G/sare Jaamac Cismaan Axmed loo magacaabay Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Karkaar. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna Saxiixay. PUNTLAND POST The post Deni oo Taliye ku xigeen Boolis u magacaabay Karkaar appeared first on Puntland Post.
  13. Puntland waxaa ka go’an in ay mutaystaan Ciqaab Adag kuwa ka beecmushtaraya Qaadka oo xiligaan laga manuucay Dalka. Ciidamada Boolisku waxay Habeyn iyo maalin qabtaan [...] Source
  14. (SLT-Hargeysa)-Masuuliyiin ka tirsan Axsaabta Qaranka, Barlamaanka iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay aragtidooda ku waajahan Jabhadda lagaga dhawaaqay Somaliland, gaar ahaan Gobolka Sanaag, waxayna sheegeen in wakhtigan aan dalka looga baahanayn jabhado iyo wax la mid ah, si gaar ahna Xukuumadda ayey baaq ugu direen. Siyaasi Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi-dheere), oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyo ka soo qabtay xilka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed Daamur oo ka tirsan hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani, Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), oo ka tirsan Golaha Wakiilada, oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn Siyaasi Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), wuxuu hadalkiisa ku bilaabay “Wasiirka Dakhliga ayaa laga rabaa inuu soo af jaro hawshan jabhadda, wakhitgan xadirka ahna Jabhado dalka loogama baahna, Corono ayaa lala dagalamayaa ee ma Jabhado ayaanu la dagalaanaa, wakhtigii jabhadaha waa laga soo gudbay, Wasiirka Daakhiliga ayaana laga rabaa inuu jabhadaha meesha ka saaro, haddii kale Jabhadani waxay ka dhigan tahay Dawladdii Soomaaliya ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseena ka ahaa Raysal-wasaaraha, Yaasiin Nuur Xasana ka ahaa Wasiirka Daakhiliga, Budhcadana loo mari kari waayey Galkacayo iyo Garoowe, ee Wasiirka Daakhiligu ummadda ha ka qabto Jabhada coladdii Ceel-afweyn in wax lagu qaato ayey ahayd, ee noqon mayso daakhiliga ayaan fadhiyaa, ee Wasiir Maxamed Kaahin ayaa looga fadhiyaa inuu Jabhadan wax ka qabto” Siyaasi Daamur oo isna arintan ka hadlaya ayaa yidhi “Gobolka Sanaag, wuxuu ahaa Gobol muddo dheer ay dhibaatooyin ka taagnayeen, dhibaatooyinkaas oo muddooyinkii dambe laga soo kabanayey, ayaa haddana Jabhad lagaga dhawaaqay, anigu horena waan u sheegay, imikana waan sheegayaa, ee Jabhad imika dhalatay, iyo Jabhad hore u dhalatay midna inooma wacna, Gobolkuna maaha dib u socod inuu noqdo, ee waxaa looga baahan yahay inuu noqdo Gobol la jaanqaada Gobollada kale ee dalka, waxaa loo baahan yahay in adeegyada horumarinka iyo mashaariicda horumarinta ee dalka in laga fuliyo, waxaa loo baahan yahay in Deegaanadii dagaalladu ka dhaceen ee muddada dheer colaaduhu ka jireen in horumar la gaadhsiiyo, oo adeegyada aasaasiga ah ee arrimaha bulshada in la gaadhsiiyo, sida Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha iyo wixii la mid ah, sidaas darteed Xukuumadda waxaa looga baahan yahay inay wax ka qabato Jabhadan dilaacday, ee marnaba looga baahan in iska daawato, ta kale bishii ramadaan ayaa inoo soo galaysa, dalkana iyo dadkana ma qaadi karaan dagaal iyo colaad iyo dihbaatooyin loo horseedo, ee ciddii talaabo khaldan qaadda waa in sharciga la marsiiya, oo sharciga wax lagaga qabta, cid kasta oo wax tirsanaysana waa inay si salmiya oo sharciya wax u doonta, laakiin dagaal iyo colaad midna waxba laguma qaado”. Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac), oo isna arintan ka hadlaya ayaa yidhi “Maanta oo xanuun Adduunkii ka jiro in haddana Somaliland Jabhad laga sameeya, waa ayaan-darro ee Boqorrada iyo Madax-dhaqameedada waxaan leeyahay dalkan loogama baahna Jabhado, dalkuna ma qaadi karo Jabhadlo mar kale laga sameeyo, ee dadka ha loo tudho, oo ha lagu dadaalo sidii looga wax looga qaban lahaa xanuunka Coranaha, ee dadkii dhibta ku haya, Boqor Buuramdawna waxaan leeyahay mar kasta wanaaga ka shaqee”. Siyaasi Jaamac Shabeel oo isna arintan ka hadlaya yidhi “Marka la fikirayo waxaa haboon in sida ugu wanaagsan loo fikiro, talaabo kasta oo la qaadanaya ka fiirsi ayey leedahay, ee iyadoo maanta laga baqayo Coronavirus, maaha in la yidhaahdo Jabhad ama Jabhado ayaanu samaynay oo lagu faano, iyadoo la isku hayo noloshii umadda iyo sidii loo maarayn lahaa iyo waliba sidii looga hor tagi lahaa xanuunka Coronavirus, waa caqli xumo in Jabhado lagu dhawaaqo” Source
  15. A woman watches as the South African National Defence Forces members patrol the street in Diepsloot informal settlement, north of Johannesburg, South Africa, Thursday, April 16, 2020. South African President Cyril Ramaphosa extended the lockdown by an extra two weeks in a continuing effort to contain the spread of COVID-19 coronavirus. (Themba Hadebe/Associated Press) JOHANNESBURG (AP) — Africa could see 300,000 deaths from the coronavirus this year even under the best-case scenario, according to a new report released Friday that cites modeling from Imperial College London. Under the worst-case scenario with no interventions against the virus, Africa could see 3.3 million deaths and 1.2 billion infections, the report by the U.N. Economic Commission for Africa said. Even with “intense social distancing.” under the best-case scenario the continent could see more than 122 million infections, the report said. Any of the scenarios would overwhelm Africa’s largely fragile and underfunded health systems, experts have warned. Under the best-case scenario, $44 billion would be needed for testing, personal protective equipment and treatment, the report said, citing UNECA estimates. The worst-case scenario would cost $446 billion. The continent as of Friday had more than 18,000 confirmed virus cases, but experts have said Africa is weeks behind Europe in the pandemic and the rate of increase has looked alarmingly similar. The new report is the most detailed public projection yet for coronavirus infections and deaths in Africa, where more than 1.3 billion people are bracing for the pandemic. Poverty, crowded urban conditions and widespread health problems make Africa “particularly susceptible” to the virus, the U.N. report said. “Of all the continents Africa has the highest prevalence of certain underlying conditions, like tuberculosis and HIV/AIDS.” On Thursday, a World Health Organization official said one projection over the next six months shows more than 10 million severe cases of the virus. “But these are still to be fine-tuned,” said Michel Yao, the WHO’s emergency operations manager in Africa, adding that public health measures could have an impact in limiting cases. He did not give the source of the projection. The new report also warns of severe economic painacross Africa amid the pandemic, with growth contracting 2.6% in the worst-case scenario and an estimated 27 million people pushed into extreme poverty. The World Bank has said sub-Saharan Africa could fall into its first recession in a quarter-century. “Collapsed businesses may never recover,” the new report said. “Without a rapid response, governments risk losing control and facing unrest.” Nearly 20 European and African leaders called this week for an immediate moratorium on all African debt payments, public and private, until the pandemic is over, as well as at least $100 billion in immediate financial help so countries can focus on fighting the virus.Full Coverage: Virus Outbreak The U.N. report said the continent has no fiscal space to deal with shocks from the pandemic and recommended a “complete temporary debt standstill for two years for all African countries, low and middle income included.” The report comes days before African officials launch a new initiative to dramatically accelerate testing for the new virus. More than 1 million coronavirus tests are being rolled out starting next week to address a major gap in assessing the true number of cases on the continent. It’s possible that 15 million tests will be required in Africa over the next three months, the head of the African Centers for Disease Control and Prevention, John Nkengasong, told reporters Thursday. Africa has suffered in the global competition for badly needed medical equipment but in recent days created a continental platform so its 54 countries can team up to bulk-buy items at more reasonable prices. One major shipment of equipment, including more than 400 ventilators, arrived this week for sharing among all 54 countries. For most people, the coronavirus causes mild to moderate symptoms such as fever and cough. But for some, especially older adults and those with other health problems, it can cause pneumonia and death. Source: AP The post Africa could see 300,000 coronavirus deaths this year appeared first on Puntland Post.
  16. (SLT-Hargeysa)-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, ayaa Bulshada uga digay halista xanuunka Coronavirus, waxaanu ugu baaqay inaan la dhayalsan ee lagu dedaalo sidii looga hor-tagi lahaa. Suldaanka Guud ee Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Xanuunka Coronavirus maaha xanuun sahlan oo la dhayalsan karo, mana ah xanuun caadiya, ee waa xanuun aafo ah, oo aynu aragno sida uu Adduunkii u kala xidhay, ee dhayalsiga iyo dayaacadda ha la iska ilaaliyo, oo aad ha looga digtoonado Coronavirus, oo wacyigelinta ay Xukuumaddu wada dadku ha qaatan, ka hor tagista ayaana ka wanaagsan daawaynta, ee ha la dignoodo wax kasta oo fududayn kara in xanuunkani ku fidi karo, Xukuumaddu aad u dadaasho, oo wacyigelinta yaanay kala jarin mar qudha, ILLAAHAYNA waxaynu ka baryeynaa inuu inaga badbaadiyo xanuunkan”. Dhanka kale, wuxuu ka hadlay bisha Ramadaan, waxaanu ku taliyey in la badiyo cibaada iyo ALLE ka cabsiga, waxaanu soo jeediyey in dadka danyarta ah wax la taro, oo loo gargaaro, sadaqadana la badiyo. Source
  17. Hargeysa (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saaka ka qarxay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag. Dagaalka oo ahaa mid qaraar ayaa xoogiisu wuxuu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Fadhigaab oo hoostaga degmada Ceel-Afweyn ee gobolkaasi. Ugu yaraan illaa 2 qof ayaa ku geeriyootay dagaalkaan, iyadoona ay ku dhaawacmeen saddex kale, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo deegaanka ah. Maleeshiyaadka diriraya oo maalmihii la soo dhaafay waday dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda ayaa isku haya arrimo la xariira dhul-daaqsimeed. Xaaladda ayaa haatan kacsan, iyadoona weli ay is-horfadhiyaan maleeshiyaadka labada dhinac oo abaabul dagaal ka wada halkaasi. Inta badan Ceel-Afweyn iyo deegaanada hoos-yimaada ayaa waxaa ku soo laa-laabta dagaal beeleedyada, iyadoo Somaliland lagu eedeeyey inay ka gaabisay wax ka qabadashada colaadahaasi oo ay ku dhinteen dad badan, kuna barakaceen kuwa kale.
  18. Wasaaradda Deegaanka, Biyaha, iyo Beeraha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa si ku meel gaar ah u qaadday cuna qabatayntii xagga dhoofinta xoolaha nool ee saarnaa dalka Soomaaliya. Tallaabadaasi ayaa lagu micneeyay in ay tahay mid lagu taageerayo suuqyada dalkaasi oo u baahday keenista xoolo nool oo laga soo iibsado dibadaha.iyada doorka iyo waajibaadka Wasaaradda uu yahay sugidda cunnada, oo ay ku jiraan hilibka cas ee la soo dhoofiyo iyo Xoolaha nool Wasaaradda ayaa sheegtay in la filayo ugu yaraan 600,000 oo ido ah iyo 100 kun oo geel ah la keeni doono suuqyada maxalliga ah ee dalkaasi,30 maalmood gudahood, kadib marka uu dhammaado muddada go’doominka caadiga ah. Wasaaradda ayaa xaqiijisay in dadaalkaasi uu yimid ka dib markii la dejiyay xaalado karantiil ah,isla markaana meesha laga saaray halista cudurada faafa ee xoolaha View the full article
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga Soomaaliyeed Cabdixamiid Maxamed Dirir oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen gobolka Sh/Hoose. Taliyaha ayaa carabka ku dhuftay in ciidamada ammaanka ay howlgalkaasi ku soo qabteen sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-Shabaab iyo xubno la socday. Ma shaacin taliyaha ciidanka dhulka magaca sarkaalkaasi, balse wuxuu hoosta ka xariiqay in ahaa madaxii Zakawaadka Al-Shabaab ee gobolka Shabeelah Hoose. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in lala qabtay illaa 7 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay. Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo muddooyinkii u dambeeyey ciidamada dowladda Soomaaliya ay dhaq dhaqaaqyo ka wadeen duleedka deegaanka Janaale ee gobolkaasi. Ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka koxoda Al-Shabaab oo la xariira howlgalkaasi. Shabeelaha Hoose oo ay weli ku xoogan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waxaa inta badan ka socda howlgallo ay ka wadaan ciidamada huwanta ee jooga gobolkaasi. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/04/cOD-1-DAGAAL-.mp3
  20. Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo xayiraadii saareyd ka qaaday Xoolaha Somalida ee loo iibgeeyo Wasaaradda deegaanka Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay qaadeen xayiraadii saarneyd Xoolaha looga soo dhoofiyo Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda, islamarkaana la soo dhigay barta fariimaha gaa-gaaban ee Twitter-ka ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Sacuudiga ay dib u fasaxday xoolaha looga keeni jiray gudaha Soomaaliya, kuwaas oo muddo hakad-jiray. ”Sacuudiga waxaa uu xayiraadii ka qaaday xoolaha looga keeni jirey Soomaaliya.” ayaa lagu yiri qoraalka kooban ee ka soo baxay wasaaradda deegaanka ee Sacuudiga. Dhinaca kale dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka hadasho arrintaan, islamarkaana ay war ka soo saartay go’aankaasi. Tallaabada ay qaatay dowladda Sacuudiga ayaa waxaa soo dhoweeyey ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa xoolaha u iib-geeya dalkaasi. Soomaaliya oo caan ku ah wax soo-saarka iyo xoolaha ayaa wadamo badan u dhoofisa xoolaha nool, sida Imaaraadka, Sacuudiga iyo dalal kale. Qaran News
  21. Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee SOMTEL ayaa waxa ay maanta daahfurtey adeeg cusub oo la magac baxay Risaala , kaas oo ay ugu talo gashay in lagaga baxo xaaladan adag ee uu sababey xanuunka COVID 19 isla markaana dhanka kale lagaga faa’ideysto bisha barakeysan ee Ramadaan ee fooda inagu soo haysa Adeegan cusub ayaa isugu jira laba nooc , qeybta koowaad ayaa ah in aad Mobile-kaga Somtel aad ka baran kartid diinteena Suubaan ee Islaamka , Axaadiista , Tafsiirka Qur’aanka iyo Muxaadirooyin adiga oo gurigaaga jooga , waxaana aad garaaceysaa Number-ka gaaban ee 288 Qeybta labaad ayaa ah Xidhmo cusub oo internet ah taas oo ah in aad ku shubato $1 kaadhkaaga SOMTEL isla markaana aad heshid 5 GB oo Internet ah iyo 500 Minute oo ku hadal ah waana xidhmo todobaadle ah. Ugu Horeyn waxaa madasha lagu soo bandhigay adeegan ka hadlay Madaxa suuq geynta ee shirkada SOMTEL Khadar Abdiraxmaan Abdilaahi isla markaana sheegay in shirkadu ay sameysay qiimo dhimis 250 % ah , taas oo noqoneysa qiimo dhimistii ugu weyned ee abid ay shirkadu sameyso “ Waxaanu maanta dooneynaa in aan halkan macaamiisha Somtel ugu soo bandhigno qiimo dhimistii ugu weyneed ee shirkadu ay sameyso taas oo ah boqolkiiba laba boqol iyo konton 250 % , waxaana ay qiimo dhimistani ay tahay dhinaca ku hadalka kaadhka Somtel iyo dhinaca Internet-ka . Tusaale ahaan hadii aad 1 $ ku dhubatid kaadhkaaga Somtel waxaad helaysaa 5 Gb oo Internet xawaare sare leh iyo 500 Minute oo ku hadal dalka gudihiisa ah “ ayuu yidhi . Khadar Abdiraxmaan Cabdilaahi Waxaana uu hadalkiisa ku soo diray “ Waxaanu sidoo kale aanu halkan maanta ku soo bandhigaynaa adeeg aanu u bixinay RISAAL kaas oo aad ka baran kartid shareecada islaamka , Tafsiirka quraanka iyo muxaadirooyin adiga oo garacaaya Numberka 288 , sababaha ugu weyn ee aanu arintaas u sameynayna waa in aanu la dareen noqono bulshada macaamiisha noo ah xiligan lagu jiro wakhtiga adag ee uu sababay xanuunka Covid 19 “ ayuu hadalkiisii ku soo gabo gabeeyey madaxa suuq geynta ee shirkada SOMTEL Khadar Cabdiraxmaan Cabdilaahi Sidoo kale waxaa isna madashaasi ka hadlay aqoon yahan Axmed Goolcade oo ka socdey Jaamacada Hargeysa oo madasha ka sheegay in adeegan RISAALA ee shirkadu maanta shaacisay uu yimid xiligii loogu baahida badnaa loona baahnaa Jaamac Muuse Jaamac gudoomiyaha xarunta dhaqanka ee Hargeysa ayaa isaguna shirkda SOMTEL uga mahad celiyey adeegan cusub ee ay maanta soo bandhigtay , kaas oo ay bulshadeeda uga faa,ideynayso xili dalalka aduun-yadu ay ku jiraan marxalad adag “ Aniga oo ku hadlaya afka ururada Bulshada Rayidka ah waxaan halkan uga mahad celinayaa shirkada SOMTEL oo maanta macaamiisheeda u soo bandhigtay adeegyo faa’ido iyo waxtar u leh bulshada isla markaana ka jawaabtay baahidii iyo rabitaankii bulshada wakhtigan adag ee lagu jiro“ ayuu yidhi Dr. Jama Musse Jama Gudoomiye ku xigeenka Shirkada SOMTEL Cabdinasir Daa , uud oo kelmado kooban madashaasi ka yidhi ayaa sharaxay ujeedka ay shirkadu ka leedahay soo bandhigida adeeg-yadan cusub waxaana uu yidhi “ Ujeedka ay shirkadu ka leedahay adeegan cusub ee RISAALA ayaa ah in qof miiga jooga ee beertiisa iyo xoolihiisa dhex jooga uu baran karo diintiisa hadii ay Qur’aanka tafsiirkiisa noqoto iyo hadii ay muxaadirooyin noqoto-ba . Sidoo kale qeybta labaad ee adeegan oo ah qiimo dhimista dhinaca Internet-ka iyo dhinaca ku hadalka ah , Mar kasta ma fiicna in shirkadu eegato danteeda ama faa’ido iyada soo gasha balse waa inay u ogolaataa bulshadeedana inay ka faa’idaan shirkada , markaas anaga oo taas ka duuleyna waxaanu sameynay qiimo dhimista intaas leeg oo ay adag tahay in hal mar ay shirkadi sameyso qiimo dhimis intaas leeg , waxaana aanu sidaas u sameynay sidii aanu ula dareen noqono bulshada noo macmiisha ah ee saameynta uu ku yeedhay xanuunka Covid 19 “ ayuu yidhi Gudoomiye ku xigeenka shirkada SOMTEL Md Cabdinaasir Daa,uud Ugu danbeyn waxaa shirkada SOMTEL uga mahad celiyey isla markaana faah faahiyey mihiimada uu adeegani bulshada u leeyahay agaasimaha Awqaafta ee wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland Cabdale iibrahim “ Adeegani Risaala waa mid guud ahaan bulshada gaar ahaan macaamiisha shirkada SOMTEL faa’ido aan halkan laga sheegi Karin u leh , shirkadana uu ajar weyn oo ay dhawaan intifaaciisa arki doonan uu ugu jiro ilaahay ha idinka abaal mariyo ayaan idin leenahay . Shaqadani waa shaqadii wasaarada Diinta iyo awqaafta , shirkadu hore wasaarada barnaamij-yo badan ayay ula gacan qabatay kan maanta-na kuwaas buu ka mid noqon doonaa ” “ Qiimo dhimista intaas leeg ee ay hal mar shirkadu ku dhawaaqdey-na waxay na tuseysaa lexo jeclada iyo damqashada ay shirkadu macaamiisha u hayso , waxaana aan leeyahay aniga oo ka mid ah macaamiisha SOMTEL waad ku mahadsan tahiin inaad nala dareen noqotan xiligan adag ee dalka iyo dadkuba ku jiraan , waxaana aanu idin leeyahay halkaas ka sii wada dadaalka aad kor u qaadeysaan diinta iyo u adeegida maaciishiina ba u wadaaan “ ayuu ku soo gabo gabeeyey hadalkiisii Cabdale Ibrahim agaasimaha awqaafta ee wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland . Source