-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wasiirka caafimaadka Dr. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa maanta oo ay tahay tariikhdu 11 May 2020 la wadaagtay bulshada xaaladaha ku soo kordhay dalka ee COVID-19. Dr. Fowsiya ayaa ku dhawaaqday in tirada xaaladaha cusub ay tahay 35 xaaladood oo laga soo xaqiijiyay saddex maamul goboleed oo kala duwan. Gobolka Banaadir ayaa laga xaqiijiyey 24 xaaladood, maamulka Puntland 8 xaaladood iyo maamulka Somaliland 3 xaaladood. Wadarta guud ayaa noqoneysa 1089 xaaladood, waxaa geeriyooday 1 bukaan sidoo kale waxaa bogsooday 3 bukaan. Ugu dambeyn waxa ay bulshada u sharaxday qaabka looga hortago caabuqa sida gacmo dhaqasho joogto ah, yareynta bixida ama aadista meelaha la’isugu yimaado. View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Habeen Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Habeen-11052020.mp3 View the full article
-
Roma (Caasimada Online) – Wargeyska Corriere della Sera ee dalka Talyaaniga ayaa qoray in Silvia Romano oo ahayd gabadhii ay haysteen Al-Shabaab ee lasii daayey habeenkii Jimcaha, lagu sii daayey madax furasho kadib wada-xaajod socday lix bilood. Wargeyska ayaa Silvia kasoo xigtay inay rumeysan tahay in wada-hadallada lagu sii daayey ay billowdeen bishii November ee sanadkii tegay, markaasi oo ay ahayd sanad guuradii koowaad ee afduubkeeda, sababtoo waxaa markaas laga duubay muuqaal caddeynaya inay nooshahay. “Waxaa la ii sheegay inaan duubo muuqaal aan ku sheegayo magacayga iyo taariikhda iyo inaan xaqiijiyo inaan bad-qabo,” ayey tiri Silvia, oo intaas ku dartay inay duubtay saddex muuqaal oo kala duwan kahor inta aan lasii deyn. Corriere della Sera ayaa qoray in sirdoonka Talyaaniga ay kala shaqeeyaan kuwa Turkiga iyo kuwa Soomaalida sidii loo sii deyn lahaa. Silvia waxay sheegtay in 17-kii Janaayo ay duubtay muuqaal kale, ayada oo intaas ku dartay inay rumeysan tahay in muuqaalkaas uu ahaa kii ay ku xaqiiqsatay in lasii dyan doono. Wargeyska ayaa qoray in horaantii sanadkan la gud agalay wejigii ugu dambeeyey ee wada-xaajoodyada, islamarkaana dadkii isku xirayey Talyaaniga iyo Al-Shabab lacagtooda la siiyey, lana diyaariyey lacagta madax furashada. Weli ma cadda lacagta ku baxday sii daynteeda, hase yeeshee Corriere della Sera ayaa qoray inay u dhaxeyn karto laba illaa afar milyan oo euro oo kaash ah. Kadib markii dunida uu ka dillaacay cudurka Coronavirus, waxaa adkaaday in xiriiro la sameeyo, taasi oo sii deynta dib u dhigtay, balse waa ay furnaayeen wada-hadallada, sida lagu sheegay warbixinta Corriere della Sera. Bartamihii April, sirdoonka Talyaaniga ayaa helay muuqaalkii la duubay 17-kii Janaayo, kaasi oo ay ku tiri “waxaan ahay Silvia Romano, waa 17-ka Janaayo.” Markaas kadib, sirdoonka Turkiga ayaa Talyaaniga siiyey in dib loo billaabo wada-xaajoodyada, waxaana toddobaad kahor inta aan lasii deyn Silvia ay war farxad leh ka maqashay kuwii haystay oo ku yiri “hadda waan kusii dayneynaa.” Isla waqtigaas koox ka socotay sirdoonka Talyaaniga ayaa soo gaaray Muqdisho, si ay Silvia ugala soo wareegaan gacanta Al-Shabaab, waxaana kadib maalmihii xigay la guda galay in la isku raacay xilliga iyo goobta ballanta. Sida ay tiri warbixinta Corriere della Sera, waxaa la isku raacay deegaan 30km u jira magaalada Muqdisho in lagula kala wareego Silvia, habeenkii Jimcaha ee 8-da May. Habeenkaas ayaa waxaa jiray in hoobiyeyaal lagu tuuray xerada Xalane, sidoo kalena ay da’een roobab xooggan, taasi oo howl-galka kala wareegistay halis gelisay, balse si kastaba lagu sii dhaqaaqay. Kooxdii Talyaaniga ayaa tagtay goobta, waxaana yimid afduubayaashii oo waday Silvia. Waxaa la tijaabiyey caafimaadkeeda maskax iyo mid jir ahaan, kadibna markii kooxda la siiyey lacgatooda, ayaa halkaas lagula wareegay Silvia. Dhowr saac kadib Silvia ayada oo nabad qabta ayey soo gaartay safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho, maalin kadibna Rome ayaa loo duuliyey.
-
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeel Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 35 xaaladood oo COVID-19 ah ka dib maanta wasaaradda caafimaadka baaritaanno ay sameysey. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in hal ruux uu u geeriyooday, 3 qofood oo kalana ay ka bogsoodeen, iyo in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir 24 Somaliland 8 iyo Puntiland 3. Bukaannda cusub 25 kamid waa rag 10-ka kalana waa haween. Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay 1,089 xaaladood, 52 bukaan ayaa u geeriyooday cudurka, waxaana bogsootay 121 ruux. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed inay qaataan talooyinka caafimaad ayna ku dhaqmaan tillaabooyinka lagu xakameynayo COVID-19, si guul looga gaaro dadaallada sare loogu qaadayo bed-qabka bulshada. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Sanatar Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil Farayaag oo mar soo noqday Madaxweyne Xigeenka Jubbaland iminkana ah Senator ka tirsan Aqalka Sare ayaa Waraysi uu maanta siiyey Saxaafada [...] Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyihii degmada Garbahaareey ee gobalka Gedo Iimaan Caddow ayaa galabta isagoo xiran laga soo dejiyay magaalada Muqdisho sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ku sugan garoonka diyaaradaha Muqdisho. Guddoomiye Iimaan Caddow ayaa dhawaan diiday xil ka qaadis uu ku sameeyay guddoomiye ku-xigeenka gobalka Gedo ahna ku simaha guddoomiyaha gobalka. Waan waan ay sameeyeen odayaasha degaanka iyo masuuliyiinta gobalka ayaa mira dhali weysay, waxaana la sheegay in guddoomiyaha uu diidanaa xil ka qaadistiisa. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka soo qabtay magaalada Garbahaareey, waxaana diyaarad gaar ah looga soo qaaday isla magaaladaas. Lama oga sida ay ka yeeli doonto dowladda Soomaaliya, hase yeeshee waxa uu kamid yahay mas’uuliyiin dhowr ah oo diiday isbadalka gobalka, kuwaas oo qaarkood sidaan oo kale Muqdisho loo keenay. Maamulka Jubbaland ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in faro-gelin ku heyso maamulkaas gaar ahaan arrimaha Gedo, iyadoo ka digtay qatar arintaas ka dhalan karta.
-
Qaar ka mida culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa soo jeediyay in salaadaha Faralka, Taraawixda iyo Taajudka lagu tukaddo guryaha, inta xannuunka safmareerka ah ee Covid-19 uu taagan yahay. Waxaana ay sidan ku sheegeen culimadu shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Masjidul Rashiid ee magaalada Hargeysa. Sheekh Cabdirisaaq Albani oo isagu warbaabinta la wadaagay bayaanka ay culimadu soo saartay ayaa yidhi “Sidaasi darteed anagga oo ka duuleyna daliilada kor ku xusan iyo fadwada culimada ee xaalada Covid-19 ku saab waxaa aanu ummada u sheegayna ‘Salaadaha Faralka iyo Taraawiixda iyo Taajudka’ ay ku tukadaan guryahooda maadama ay jirto cabsi dhabba oo laga qabo fiditaanka xannuunka Covid-19 isu imaatinkuna uu ka mid yahay, asbaabaha u waa weyn ee uu xannuunkani ku fido” Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa dalka Soomaaliya si weyn ugu sii faafayo cudurka COVID19, taasoo la sheegay inay caqabad ku noqotay howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanto gudaha Soomaaliya. Iyada oo aysan Soomaaliya heysan Kaabayaal Caafimaadka iyo Shaqaalo ku filan ayaa waxaa guud ahaan dalka laga diiwaan geliyey 1,054, iyo 51 dhimasho ah, iyadoo ay xusud mudan tahay in laba asbuuc ka hor ay tirada dadka uu cudurkaan ku dhacay ay ahaayeen 26 qof oo kaliya. Illo wareedyo ka tirsan AMISOM ayaa wargeyska The East African u xaqiijiyey in 37 ka tirsan Ciidamada AMISOM uu ku dhacay cudurka COVID19, guud ahaan waxay kasoo jeedaan dalka Uganda marka laga reebo 7 kamid ah oo u dhashay Burundi. 37-ka askari ee ka tirsan AMISOM ee uu cudurka ku dhacay ayaa la sheegay in lagu hayo xerada Xalane, welina war lagama helin sida ay tahay xaaladooda caafimaad maadaama ay arrinta tahay mid khuseyso Militariga. Xerada Xalane ayaa sidoo kale lagu warramayaa inay ka jirto cabsi xooggan iyo jahwareer ayada oo laga yaabo in cudurka dad kale gaaro amaba uu gaaray. Tan iyo markii uu cudurkaan soo gaaray Soomaaliya, AMISOM ayaa hoos u dhigtay howlgalkeeda ka dhanka ah Al-Shabaab, inkastoo ay howlgal taxadar uu ku dheehan yahay ay ka wado qeybo kamid ah Gobolka Shabeelada Hoose. Kooxda Al-Shabaab ee dagaalka kula jirto AMISOM iyo Dowladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in cudurkaan uu yahay dhibaato loo soo diray Gaalada.
-
Beeraleyda Degmada Xuddur ee gobolka Bakol ayaa marlabaad dalagooda ku baaba’ay roobab daadad watay oo nawaaxiga xuddur ku da’ay iyadoo sanadkaan roobabka Gugg’a ay si wanaagsan ay uga da’ayaan guud ahaan dalka. Daadadkaan oo marwalba sanadu barwaaqo tahay aafeeya beeraha degmada xuddur gaar ahaan kuwa qudaarta lagu beero waxay ka imaadaan roobabka ku da’a dhulka taaga ah oo ilaa 50km waqooyi ka xiga magaalada Xudur . Roobka Gugga oo daadad lasocdeen ayaa siweyn usaameeyey khudaar xilligii jiilaalka labeerey oo bisha ramadaan loogu talagalay in ay soo go’do iyo geedo waa weyn, waxaba jira dad sanadkii deyrta ee la soo dhaafey khudaartiis daadad latageen oo sanadkaan waxba beeran maadaama xiligii Deyrta uu khasaare badan ka soo gaaray Beeraha. Guddoomiye kuxigeenka degmada xuddur Mustaf Aadan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in saameynta dadalka maamulka uu wado qorshe wax looga qabanayo saamaeynta shacabka roobabka da’ayo. Waxa jira togag waa weyn oo biyo keena magaalada Xuddur xilliga uu roob ku da’o meelo ka baxsan magaalada hase ahaatee ma muuqato qorshe biyo xireen loogu sameeyo daadadkaan soo noqnoqday magaalada Xudu. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Marka la guda galo xilli Roobaadyada shacabka M/ Muqdisho ayaa la kulma dhibatooyin kala duwan oo ay ugu horreeyaan burbur xoogan oo soo gaara jidadka muhiimka ah, taas oo sababta inuu hakad ku yimaado isku socodka dadka iyo gaadiidka intaba. Sidoo kale waxaan jirin diyaar garow xilli hore ah, si looga gaashaanto khasaaraha ka dhalan kara Roobabka ka da’aya caasimadda. Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa dhowaan qiray in uusan maamulkiisa wax ka qaban karin burburka wadooyinka. Shacabka Muqdisho oo laga qaado canshuur ayaa hadana dhibane u ah maamulka G/Banaadir, waxaana suuragal aheyn in aad isaga kala gudubto gudaha caasimadda. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/War-Ismaaciil-Turki-Wadooyinka-bur-bursan-ee-muqdisho-.mp3 , View the full article
-
Waxaa xalay M/Muqdisho ka da’ay Roobab sababay khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burur hantiyadeed, kaas oo sidoo kale watay dabeylo xoogan. Wararka ayaa sheegaya in Roobabkaasi ay sababeen in uu soo dumo mid ka mid ah guryaha qadiimiga ah ee ku yaalla xaafadda Ceel-Qalow oo ka tirsan degmada Wadajir. Ugu yaraan afar caruur ah iyo Ayeeyadood ayaa lagu soo warramayaa inay ku geeriyoodeen halkaasi. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in gurmad loo sameeyey qoyska uu guriga ku soo dumay, islamarkaana la soo bad-baadiyey dhowr qof oo kale. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/warka-safiyo-qasaaraha-roobka-.mp3 View the full article
-
Roobab xooggan oo xalay caasimadda ka day’ay islamarkaana socday kudhawaad saddexx saacadood ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, burbur hantiyadeed iyo barakac ay bilaabeen dadkii uu saameynta ku yeeshay roobabkii mahiiganka ahaa. Inta la ogyahay 7 qof oo 6 ka mid ah ay ahaayeen isku qoys ayaa la sheegay inay ku naf waayeen daadadkii kadhashay roobabkii xalay 6 lixda ruux ee isku qoyska ahayd ee geeriyootay ayaa 5 kamid ah waxa ay aheyeen caruur halka shaqsi lixaad ay ahayd hooyo da’ ahayd Wararka ayaa intaas ku daraya labo qof oo qura oo qoyskaasi kamid ahaa ay ka badbaadeen musiibadaasi labada badbaaday ayaana ah aabaha qoyskaasi iyo hal caruur ah. Dhinacakale qoysas danyar ah oo degan guryo cooshaddo ka sameesnaa ayaa roobabku u galeen guryahooda inkastoo dhimasho aysan jirin balse kistii yareed ee cunno ay u haysteen ayaa waxaa la tagay daadadkii xalay guryahooda ugu soo galay waxa ayna sheegeen in aysan heysan wax ay ku afuraan xilligaan. Sidoo kale mid kamdi ah dadka deegaanka ayaa sheegay in uu idhiihisa ku arkay gacmiisanaha uu ku qabtay carur ay biyo qadeen xilii dambe ee xalay waxa uuna dalbaday in dadkaas wax lala soo gaaaro. Guddoomiyaha halka ay wax kadhaceen ee degmada Wadajir ayaa soo kormeeray dhamaan waaxyaha degmada ee dhibka uu gaaray waxaana guddoomiyaha uu carro buuxin kus ameeyay jidadkii uu burburiyay daadadka kadhashay roobabkii xalay ka da’ay magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay in tallaabadaan oo kaliya aysan kufilneen dadkaan danyarta ah. Xalay ayaa roob mahiigaan ah waxa uu ka da’ay degmooyinka gobalka Banaadir uu ka koobanyahay iyada oo saameynta uu geystay roobkaasi kaliya ay ku waxyeeloobeen dadka danyarta ah ee aan haysan hooy fiican oo ay ka galaan daadadka roobabka xilli laguda galay roobabkii gu’ga. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Qoraal ka soo baxaya xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxmuud ee UPD ayaa waxaa lagu sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan masuuliyiinta dowladda federaalka ee shalay xayirtay safarkii uu Kismaayo ku gaari lahaa senetor Fartaag si uu uga qeybgalo aaska wasiirkii waxbarashada Jubbaland ee geeriyooday. “Marka laga tago sharci darrada falkan, wuxuu ceeb ku yahay masuuliyadda dowladnimada kaas oo muujinaya in aysan wax xushmad ah u haynin munaasabadda murugada leh ee tacsida marxuumka, xasaanadda madaxda iyo xurmada bisha Ramadaan. Sidaa darteed Xisbigu waxuu qaadayaa tallaabo kasta oo sharci ah si uu ula xisaabtamo masuuliintii magaca dowladnimada falkaa ku gaystay” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xisbiga UPD. Sidoo kale xisbiga ayaa si aad ah u cambaareeyay falkii shalay lagu la kacay guddoomiye ku xigeenka UPD “Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD waxa uu si adag u cambaareynayaa falkii guracnaa ee maalintii Axadda 10 May 2020, lagu xayiray safarkii tacsida ahaa ee qaar ka mid ah madaxda UPD uga qaybgali lahaayeen aaska Allaha u naxariisto wasiirkii wasaaradda waxbarashada ee Jubbaland Macallin Maxamed Ibrahim” waxaana falkaasi uu xisbigu ku tilmaamay mid ka soo horjeeda xorriyadda muwaadinka. Hor istaaga shalay lagu sameeyey labada senator eeka tirsan aqalka sare ayaa waxaa uu ku soo aadayaa iyadoo weli aan xal waara laga gaarin khilaafka siyaasadeed ee ka dhaxeeyo madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka jubbaland iyadoo dhowr jeer masuuliyiin laga hor istaagay inay aadaan magaalad kismaayo. Halkaan ka akhriso qoraalka Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Shirkadda Telesom oo Guddida Ka Hortagga Covid19 Ku Wareejisay Deeq dhan $840,000 Shirkadda Telesom ayaa maanta Guddida Ka Hortagga Covid19 Ku Wareejisay $840,000 oo isugu jira $640,000 qalabka xanuunka lagula tacaalo iyo $200,000 oo kaash ah oo loogu talo galay qoysaska danyarta ah ee uu saameeyey xanuunka Covid19, shirkadda ayaa deeqdan kaga dhawaaqday shir jaraa’id oo maanta [Axad] ka dhacay madaxtooyadda. Shirkan jaraa’id waxaa ka soo qayb-galay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ay wehelinayeen guddida heer Qaran ee ka hortagga Xanuunka Covid19, maamulka sare ee shirkadda Telesom iyo masuuliyiinta madaxtooyadda Somaliland. Sida uu sheegay Cabdinaasir Aadan Nuur oo ka mid ah guddida sare ee shirkada Telesom. Shirkaddu iyadda oo ka jawaabaysa baaqii xukuumadda Somaliland u jeedisay ganacsatada, shirkaddu waxay guddida ku wareejisay dhammaan noocyadda qalabka looga baahaan yahay in lagula tacaalo xanuunka Covid19 qalabkaasi oo uu qiimihiisu dhan yahay $640,000, kana koobnaa aaladda lagu cabiro xumada, mishiinka Neef-caawiyaha, qalabka lagu baadho dheecaanada iyo Waji-saabka (Face Mask) dhakhaatiirta. “Waxaan maanta halkan ku wareejinayaa $200,000 oo kaash ah oo u dhiganta 4,000 oo qoys raashinkood iyo qalabkaas oo u dhigma $640,000. Waxaan jecelahay madaxweyne ku-xigeen in aad naga guddoontaan”, sidaasi waxaa yidhi Cabdinaasir Aadan Nuur, xubin guddida sare ee shirkadda Telesom ah. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacil Saylic ayaa shirkadda Telesom ku bogaadiyey kaalinta ay qaranka ugu jirto, waxaanu ku amaanay in deeqdani ay wax weyn ka tari doonto hawlaha ka hortagga Covid19. HALKAN KA DAAWO WARKAN OO DHAMAYSTIRAN: Qaran News
-
Dayactirka Isbitalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya Hormuud Foundation iyo shirkada dhismaha Buruuj, waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo qabo in la helo isbitaal labaad oo lagula tacaalo dadka uu soo rito cudurka Corona Virus. Agaasimaha isbitaalka Banaadir Drs Fartuun Shariif Maxamed oo ugu horeyn ka hadashay goobta lagu soo bandhigayay mashruuca ayaa sheegtay in qeybta dayactirka lagu wado ee loogu tala galay in la dhigo bukaanada la ildaran coronaviruse in uusan saameyn ku yeelan doonin qeybaha kale ee hoyada iyo dhalaanka. Madaxa injineerada shirkadda dhismaha Buruuj Eng Cumar Maxamed Maxamuud (Aftooje) ayaa sheegay in mudo kooban ay kusoo gabagabeyn doonaan dayactirka isbitaalka Banaadir qeybta loogu tala galay Bukaanada qaba COVID-19, islamarkaana ay u qalabeyn doonaan qaab casri ah. Madaxa Hormuud Foundation Cabdullahi Nuur Cusmaan ayaa sheegay in mashruucan uu qayb ka yahay kaalinta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ay ka qaadanayso dib u dhiska dalka iyo latacaalida cudurka Coronavirus. Waxaa uu sidoo kale hoosta ka xariiqay in shirkada Hormuud ay lacago fara badan kubixinayso latacaalida cudurka Covid-19 iyo wax ka qabashadda saameynta bulshada uu ku leeyahay. Xubno katirsan Ururada bulshada, Baweenka Gobolka Banaadir, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Baarlamaanka Soomaayalia oo iyana goobta kahadlay ayaa ku amaanay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud kaalinta ay kaga jirto bulshada iyo sida mar waliba madaxdeeda ay ugu heelan yihiin ka qeybqaadashada gurmadka dadka Somaaliyeed. Kororka ku yimid dadka uusoo ridanayo cudurka COVID-19 ayaa keentay in ay timaado baahi loo qabo isbitaal dabooli kara bukaanada cudurka uu soo rito waxaana shirkada Isgaarsiinta Hormuud ay dhabarka uridatay bixinta qarashaadka ku baxaya dhisida iyo dayactirka goobaha caafimaadka. HOOS KA DAAWO SAWIRADDA: View the full article
-
Beledweyne (Caasimadda Online) – Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in lacagtii ay ugu deeqeen fatahaadaha Magaalada Beledweyne ay ku wareejiyeen Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya. Safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan (Belello) ayaa idaacadda VOA u sheegay in lacagtaas oo gaareyso illaa $600,000 ay Dowladda ku wareejiyeen 7 bil ka hor sida uu hadalka u dhigay. “Jamhuuriyadda Jabuuti waxay ku deeqday dhowr diyaarad qalab gurmad siday, qalab caafimaad iyo raashinka nafqada, waxaa jirtay Jeeg lacageed uu sii diray Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ahaa lacag gaareysay $600,000 oo dollar, markii fatahaada Beledweyne dhacday sanadkii 2019, lacagtaas waxay qeyb ka aheyd gurmadka loo fidinayay fatahaada wabiyada”ayuu yiri Safiirka. Safiirka oo wax laga waydiiyey haddii ay la socdeen in lacagtii ay ugu deeqeen Fatahaadaha Beledweyne aanan la gaarsiin dadkii loogu tagalay ayuu sheegay in arrimahaas ay yihiin kuwa farsamo oo laga rabay Dowladda Soomaaliya. “Lacagtaas waxaa gacanta ugu ridnay Guddigii Musiibooyinka oo uu hoggaaminayay Wasiirak gargaarka iyo Musiibooyinka Xamza”ayuu yiri Safiirka dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya. Hadalka kasoo baxay Dowladda Jabuuti ayaa kusoo aadayo xilli Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare uu sheegay in lacagtaas lasoo gaarsiiyey shalay oo ay taariikhdu aheyd 10 May, kadib markii guddiga ay qeyliyeen. Guddiga Gurmadka Beleweyne ayaa 7-dii bishan sheegay in lacag gaareysa $600,000 oo ay dowladdu Jabuuti ugu deeqday dadka ay fatahaaduhu saameeyeen aanay iyagu soo gaarin taasoo keentay in Shalay lacagtaas lagu wareejiyo Madaxweynaha Hirshabelle. Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga Safiirka https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/05/e05f5399-bb19-4664-beb3-dd45327a409e_48k.mp3
-
Warbixin kooban oo ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa faahfaahin looga bixiyay kulan maqal iyo muuqaal ah, oo khadka internet-ka ku dhexmaray Ra’iisul wasaare Khayre, madaxweyne Deni iyo Beesha Caalamka, kaas looga wada-hadlay dardar gelinta Gurmadka Qardho. Warbixintaas ayaa lagu sheegay in kulanka, oo ay Puntland codsatay uu fududeeyay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ,islamarkaana uu ka qayb-galay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre. Madaxweynaha Puntland iyo Ra’iisul wasaare Khayre, ayaa si wadajir ah xubnaha Beesha Caalamka ee kulankaas ka qayb-galay uga codsaday, in la dardar geliyo gurmadka loo fidinayo dadka ku waxyeelloobay fataahaaddii Qardho. Sidoo kale, Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin faahfaahsan ka bixiyay xaaladda ka taagan Qardho, iyo nuuca kaalmada degdeg ah ee hadda loo baahan yahay. Waxa kale oo kulanka la isla soo qaaday, marxaladda cusub ee ah in la gargaaro dadkii dhaawaca weyn uu soo gaaray guryahooda ama ganacsigooda, sidii loo leexin lahaa Biyaha iyo meelaha ay soo maraan iyo in xal waara laga gaaro arrintaas. PUNTLAND POST The post Puntland oo ka warbixisay kulankii ay la qaateen Ra’iisul wasaare Khayre iyo Beesha Caalamka appeared first on Puntland Post.
-
Just like the she-camel, the Ogaden National Liberation Front old guard is torn in different directions, and risks losing everything as a result, writes a former member of the party’s International Relations Committee I grew up in an oral society rich with folktales and, through this, was able to connect myself with knowledge and wisdom. I was always delighted with how these ancient songs and riddles delineate complex human relations. In recent months, as the feud evolved within the Ogaden National Liberation Front (ONLF), one such folktale, of the greedy ‘she-camel’, came to me. As the tale goes, the ‘she-camel’ wished to graze on Karan pasture in the west of the Ogaden cultivated from a short burst of rains, and drink from the raindrops of the Dayr—another brief rainy season in the east that immediately preceded—in order to digest the chunks of Karan grass at the same time. Knowing that it is impossible to simultaneously go east and west, the herder sang into the ears of the camel: Howda karantiyo, hilaacyada bari, iskuma heshide, miduun kuhagaag Which loosely translates as: The aroma of the Karan are in the west, and columns of clouds in the east, you cannot have both of them at a time, So just go for one. This ancient wisdom helps us understand the political rhythm we have observed in the ONLF leadership, which seeks power in Ethiopia’s Somali region, but has become greedy and so internally discordant like the she-camel. The cause relates to a web of conflicting interests more complex than being caught between the aroma of the Karan and the columns of rain. The desire for attaining one leads to the forfeiture of another. For ONLF, this may lead to it losing everything. Slivers of information expose the contradictory impulses at the heart of the organisation that have been leading it into conflict: the continuation of insurgency-style politics, old practices of Somali transnational politics (reaching through into Ogadeni and other areas of Somalia and northern Kenya and beyond), unpopular dalliances with agents of the former regime of Abdi Mohamoud Omar ‘Illey,’ and reckless internal arrangements relating ties with governments in Jigjiga and Addis Ababa. Since ONLF returned home in 2018, beckoned like the she-camel amid the promise of democratic transition in Ethiopia, it has becoming increasingly apparent that the organization was not fully prepared for the puzzles that would come with transforming itself from an insurgency to a party seeking to compete in elections and govern in a ‘post-war’ setting. Even to achieve minimal aims for the latter, a plan should have been in place well before any settlement was reached for the return. On leaving Asmara, ONLF was not even close to this. First and foremost—just as with the Oromo Liberation Front, many other groups, and, arguably, Ethiopia and Eritrea themselves—there was no comprehensive agreement between ONLF and the government. But there was a generally promising Ethiopian political situation, where opposition actors could engage on fresh footing. For ONLF, it was a priceless opportunity, since squandered, to resurrect itself by acclimatising to the new environment. Such a transition—structural and ideological—should have begun with coherent negotiations among leaders about the party’s nature, attempting to solve pre-existing or foreseen internal conflicts, as well as efforts to engage members and supporters. All of these were, unfortunately, not on the to-do-list of the ONLF leadership, though some would surely beg to differ. The leaders were instead concerned with an increasingly rebellious young progressive group which was burning for genuine reform within the party and to challenge the internal status quo. Due to the way that challenge has been handled, the youthful momentum may now be unstoppable as the feud persists, attracting more dissenting members of the central committee to joining the group. The leaders held a party congress in Gode city late last year, which was ultimately an exercise in deceit. ONLF’s Secretary-General, Abdirahman Mahdi, was re-elected chairman, apparently bolting the door to the reformists. Due to the lack of deliberation on rebuilding and forging new priorities under a new leadership, the party ebbed into its past, with no tangible reform made. ONLF, for instance, maintains contacts with former adversaries. In December 2019, Abdirahman allegedly met with Tigray People’s Liberation Front (TPLF) representatives in Nairobi. He also allegedly met with the former Somali regional state president Abdi ‘Illey’ in Dubai in 2017 and with politicians whom Addis Ababa consider to be disruptive forces. They include Jubbaland President Ahmed Mohammed Madobe and a Somaliland opposition leader Faysal Ali Warabe, who told Honr Cable TV “their meeting with Abdirahman was to build a Somali political alliances against Ethiopia”. ONLF leader Abdirahman Mahdi, second from left, with Jubbaland president Ahmed Mohamed Madobe, to his left; social media. I confirmed with someone in the party’s office in Addis Ababa that Ethiopia’s government gave a cease-and-desist order for any ONLF relations with foreign states without the knowledge and guidance of the foreign ministry. However, such relations persist while the chairman, Abdirahman, is the current vice president of the Unrepresented People’s Organisation (UNPO). Abdirahman became a vice president for this organization some time in 2011 to 2012 and still holds that post. While still holding these roles, this arguably put ONLF in conflict with how a registered Ethiopian party is supposed to function. Furthermore, ONLF considers trans-nationalist politics across the Somali peninsula as its enduring prerogative. On that basis, ONLF continues its relations with Somali leaders in Somalia at regional and federal levels. Internal sources and reports confirmed that Abdirahman met with presidents of the Somali federal states of Puntland and Jubbaland in Addis Ababa and Nairobi, asking them to help the party finance ONLF’s election campaign—a request, I learned from a source in the organisation, the two leaders accepted. At the federal level in Somalia, relations are more complex: In March, the chairman dispatched his deputy Dahir Mohamed Ali to Mogadishu, with plans to set up a liaison office in Somalia’s capital, according to an ONLF politburo member. Any political connection between Somalis from Ethiopia and Somalia evokes great anxiety in Addis Ababa’s policymakers. The relationship between Somalia and Ethiopia was and is a zero-sum-game ever since Somalia became a sovereign state in 1960. The two countries went to war over Ogaden territory several times. If one thinks the Ogaden war is merely history, the Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed’s recent commemoration of what he called “Karamarda victory over Somali invading forces” unfortunately proves otherwise. Putting aside the politics of the two countries (and notwithstanding the importance of transnational economic and cultural connections between Somalis), for Abdirahman to be engaged in dealings with actors in Somalia or Kenya while pursuing office in Ethiopia plays on these anxieties in Addis Ababa. Abdirahman has also displayed tolerance towards remnants of the former regime, perhaps as Abid Iley still commands loyalty from some sections of his Reer Abdille Ogaden sub-clan. But if ONLF shed her blood and broke her bones for the betterment of Somalis in the Ogaden, it was against Abdi ‘Illey’, backed by the Ethiopian state, and his merciless Liyu police, a paramilitary force under his command. Ever since Abdi’s first speech in 2005, as the head of security and justice bureau in Somali region, to Liyu police commanders, we were forewarned of his actions as catalogued in his twisted catchphrase: “Forward to the enemy with your gun against their men, and your penis against their women”. He fought ONLF tooth and nail, weakening its forces. At the political level, Abdi travelled widely and dented the ONLF support base in the diaspora. He set-up offices abroad to monitor ONLF’ activities. He also participated in the decade-long negotiation between ONLF and the ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) that has now been recast under Abiy as the Prosperity Party. As a hard bargainer, he played a major role in either stalling negotiations or forcing a surrender. Ironically, ONLF leaders, including Abdirahman, have shown occasional flashes of sympathy to Abdi ‘Illey’, therefore presenting a golden propaganda opportunity for the regional leadership in Jigjiga to paint ONLY as complicit with Abdi’s crimes. For example, in his interview in 26 August 2019 with Addis Standard, he described Abdi’s role in the well-documented atrocities in Ogaden as a “small figurine,” questioned the legality of Abdi’s detention while some “TPLF leaders remain at large” and nearly exonerated Abdi of any wrongdoings. Similarly, the speaker of the ONLF Abdikadir Hassan Hiirmooge, has spun the heinous crimes in Ogaden as a “civil war.” How does an ONLF leader oppose the detention and prosecution of Abdi, even if devils roam the world? Of course, the situation in Ethiopia has changed for the better, but to ONLF it presents a new challenge. In 1994, ONLF went to the bush. In 2018, it returned to Ethiopia with a new generation of orphans, widows, and prisoners, whose episodic memory flashes an image of the brutality, abhorrence, and treachery of Abdi ‘Illey.’ ONLF’s use of kid gloves to handle Abdi ‘Illey’ and his allies can only alienate this generation. As for the relation with the governments in Jigjiga and Addis Ababa, the party has adopted a dual policy that antagonises the regional government it wants to supplant on the one hand and tries to befriend the federal government of the same ruling party on the other. Right at the beginning, the ONLF protested against the forceful removal of Abdi ‘Illey’ as the president of Somali regional state. For example, on 4 August 2018, the speaker, Abdikadir Hiirmooge, spoke to BBC Somali and VOA Somali, condemning the removal of Abdi, and called the people to resist. On the same day ONLF announced on Twitter, “PM Abiy Ahmed should stop all military activities, and begin peaceful and inclusive process with all stakeholders (including and primarily Abdi Iley) to solve the problem.” The party leaders never explained why Abdi’s presidency could benefit ONLF or the public. Again, in the process of selection for replacement of the regional president, ONLF opposed the nomination of Mustafa Mohamed Omar and preferred Abdi’s Vice President Ahmed Ilkacase. Upon the nomination of Mustafa, ONLF tweeted its dismay and accused PM Abiy of infringing the rights of Somali people. This tweet was later deleted from the ONLF account: Even after the dust settled and relations improved between ONLF and the Somali region administration, Abdirahman was still lobbying the federal government to remove Mustafa as interim president; the relations have since deepened into acrimony. Meanwhile, the ONLF leader has praised Abiy on more than one occasion, including for postponing the election. The regional administration has become increasingly infuriated by the ONLF posture. With direction from Jigjiga, zonal and district administrations and local militias conduct low level but persistent activities against ONLF, removing the flag of the party in Korahay, Jarar, and Shabelle kebeles in March, and hitting the party leaders with barrage of state television propaganda, labelling the ONLF as a clan-based entity. In his speeches during his visit to Dhagahbour, and Qorahay cities in April, President Mustafa likened the party to a clan association that cannot represent Somalis. Thus, its ill-informed and desperate manoeuvres are getting ONLF into trouble and failing the movement. The persistence of ‘wartime’ policies had already made ONLF almost an exception in Ethiopia’s new political set-up. It also created frustration in the party’s rank and file, with the progressive wing significantly increased in size and gaining momentum in the feud. In recent weeks, more than 80 core activists of the ONLF released a press statement and called for the resignation of the chairman, Abdirahman Mahdi, “to afford the party a chance to rebuild and recover.” And a series of members of the ONLF Central Committee, who also released a separate statement supporting the call for the resignation of Abdirahman as chairman, citing the “precarious situation created” by Abdirahman’s leadership “and the danger of not listening to the young force”. As the herdsman’s song sung into the ears of the she-camel details, you can’t put together the Karan food and the Dayr raindrops on the same table at the same time. This is the core problem that may undermine ONLF, which can only be a governing party or an opposition, a national party or foreign entity, a rebel movement or a registered party, a vanguard for the rights of the oppressed, or the party of oppressors. As with the camel desirous of the aroma in the west and clouds of the east, ONLF could strive for everything, and end up with nothing. Source: Ethiopia Insight The post An Ogadeni feud and Somali folktale appeared first on Puntland Post.
-
Turkey has approved the sales permit for a drug produced by a local firm to be used in the treatment of COVID-19. Turkey’s Presidential Communications Director Fahrettin Altun announced the news on Twitter, though he did not name the company or the drug. Several companies have already been working on the creation of a locally made drug. One such company, Koçak Farma, also announced having received a permit from the Health Ministry last week to produce a generic drug. The news comes amid warnings of a new wave of cases in the absence of a vaccine. Zeliha Koçak Tufan, a member of Health Ministry’s task force Coronavirus Science Board, says Turkey and other countries may face a new barrage of patients next year as well if a vaccine is not developed. The Turkish state and private corporations have mobilized to develop COVID-19 medicines and vaccines. The country has made huge investments in measures to shore up the fight against the pandemic. Turkey’s top scientific body, the Scientific and Technological Research Council of Turkey (TÜBİTAK), has invested TL 2.3 billion ($300 million) in the development of 16 vaccines and other medicine projects over the past five years. The group’s anti-coronavirus projects are coordinated through the “COVID-19 Turkey Platform,” which includes 225 researchers from 25 universities, eight public research bodies and eight private firms. Koçak Farma said Friday it had developed a generic drug containing hydroxychloroquine sulfate, which doctors have been using to treat COVID-19-related symptoms. Company official Cem Koçak told Anadolu Agency (AA) that they had decided to cut dependency on foreign hydroxychlorine-based drugs, currently supplied from a pharmaceutical company based abroad. Another drug, called TR-C 19, has been developed by Istanbul-based Health Sciences University and VSY Biotechnology, a firm with offices in Istanbul, Europe and India. Cevdet Erdöl of Health Sciences University said researchers had managed to neutralize the coronavirus previously isolated in labs, and the human trials were currently in the works. Speaking to AA last week, Erdöl said they were currently awaiting the necessary permits from the Health Ministry. Tufan told Demirören News Agency (DHA) on Sunday that herd immunity was needed against the virus, and this would only be possible with an infection of 75% of the population. “We saw a repeat of the 1918 pandemic in 1919; and the 1957 pandemic in 1958. One year after the first wave of pandemics, those not originally infected and without immunity fell victim. Thus, if there is no vaccine, it is possible we will see a high number of patients next year,” she warned. Turkey’s daily coronavirus death toll stood at 50 on Saturday, with single-day cases decreasing to 1,546, while 3,084 people had recovered, Health Minister Fahrettin Koca announced. Tweeting the latest update on the pandemic, Koca said confirmed daily cases had hit 1,546, taking the number of total cases to 137,115. The total number of recovered patients increased to 3,084, taking the total count to 89,480. The number of tests conducted in Turkey for coronavirus has reached 1,334,411. The latest figures show that there were 1,168 infected patients in intensive care, while 628 patients remained intubated. Over the previous 24 hours, 35,605 additional tests had been conducted. Zeliha Koçak Tufan said the crisis was not yet over. Commenting on the normalization process as cases decreased, she said easing restrictions should never be understood as going back to life before the pandemic. “Turkey got the pandemic under control and is doing well. But we will be fine as long as we comply with social distancing and continue wearing masks. If we relax our self-imposed measures, we may see new cases,” she said. Daily Sabah Qaran News
-
After one and a half years in captivity, Italian volunteer Silvia Romano, 25, is free. Source: Hiiraan Online
