-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Lamu (Caasimada Online) – Waxaa jirta cabsi badan oo ay dareemayaan dadka dagan gobolka Lamu, kuwaas oo dowladda ku eedeynaya ineysan dhaqan galin xayiraadda xadka ay la leeyahiin Soomaaliya. Dadka waxey aad uga cabsi qabaan in isku socodka xadka u dhaxeeya labada dal uu ka dhalan karo inuu ka dilaaco xanuunka safmarka ah ee Coronavirus. Wararka laga helayo Jasiiradda ayaa sheegaya in ganacsatada qaadka iyo kalluumeystadaba ay wali sii wadaan gacan qaadka dhanka ganacsiga oo ay la yeeshaan dhigooda Soomaalida, waxaana la ogyahay inaan la marsiin hab raaca baaritaanka lagama maarmaanka ah ee xanuunka Coronavirus. Lamu waa mid ka mid ah goobaha aan ilaa iyo hadda laga diiwaangalin hal kiis oo Covid19 ah, iyadoo ay xusid mudan tahay in Soomaaliya ay tirada dadka uu soo ritay xanuunkaan ay dhaaftay 1000 qofood. Waxey aheyd sanadkii hore markii dowladda Kenya ay ku dhawaaqday iney xirtay xadka ay la leedahay Soomaaliya iyadoo laga hortagaayo dadka sida sharci darada ah u galaya gudaha Kenya iyo sidoo kale xakameynta ganacsatada gacan qaadka la leh xooggaga Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida. Dhamaan qeybaha dadka ku nool Lamu ayaa walaac badan ka muujinaya sida aysan Dowladda Kenya u fulin hab-raaca ka hortagga Coronavirus maadaama aysan xil iska saarin la socodka xaalad walba oo ka dhalan karta in la gudbo xuduudda.
-
Roma (Caasimada Online) – Afhayeenka Al-Shabaab ayaa wareysi uu teleefonka ku siiyey wargeyska La Repubblica ee dalka Talyaaniga uga hadlay lacagtii madax-furashada ee ay ku qaateen sii-deynta Silvia Romano iyo sida ay ku islaamtay. Cali Dheera ayaa sheegay in lacagtaas loo adeegesan doono in lagu maal-geliyo “jihaadka”. “Lacagta waxaa loo adeegsan doonaa in qeyb ahaan lagu soo iibiyo hub, taasi oo aan u baahannahay si aan u fulinno jihaadka,” ayuu yiri. “Inta kale ee lacagta kasoo harta waxaa lagu maamuli doonaa dalka: waxaa lagu bixin doonaa iskuullada, waxaa lagu iibin doonaa cunooyin iyo dawooyin la siinayo dadkeena, waxaa lagu tababari doonaa boliiska ilaaliya kala dambeynta iyo dhaqan-gelinta shareecada qur’aanka.” Afhayeenka Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in dhowr iyo toban qof ay ka qeyb qaateen afduubka Silvia Romano, balse aysan hoggaamiyayaasha Al-Shabaab agaasimin afduubka. “Al-Shabaab waxay leedahay nidaam la macaamila inuu keeno lacag lagu wado shaqooyinka ururka, taasi oo kadibna dib loogu qeybiyo dadka Soomaaliyeed. Waa hay’addan tan maamusha ilaha dhaqaale ee kala duwan ee ururka,” ayuu yiri. Waxa uu sidoo kale sharaxaad ka bixiyey sababta ay si wanaagsan ugula dhaqmeen Silvia. “Silvia waxay noo aheyd agab aan ku gorgortonno. Waxay sidoo kale ahayd haweeney, anagana haddaan nahay Al-Shabaab xushmad weyn ayaan u haynaa haweenka,” ayuu yiri afhayeenka Al-Shabaab. “Waxaan sameynay wax kasta oo aan awoodno si aynan dhib u gaarsiin, sababtoo ah Silvia waxay ahayd la-hayste ee ma ahan maxbuus dagaal. Maxaabiista dagaalka waxaan ku wareejinaa ciidamada, si la mid ah waxa ay sameeyaan ciidamada Soomaaliya marka ay qabtaan askari Al-Shabaab ah.” Isaga oo ka hadlayey qaadashada Silvia ee diinta Islaamka, waxa uu yiri: “inta aan ogahaay, Silvia Romano waxay dooratay Islaamka sababtoo ah waxay fahamtay qiimaha diinteena, kadib markii ay aqrisay qur’aanka.”
-
Riyadh (Caasimada Online) – Qoraal uu Twitter-kiisa ka tir-tiray Aaasinka guud ee xabsiyadda Sucuudi Caraniya ayaa abuuray walaac ku saabsan xaalada caafimaad iyo nolosha dhaxal sugihii hore Maxamed Bin Nayef. Maamulaha xabsiga boqortooyadda ayaa qoraal uu Axaddi ku soo qoray twitter-ka oo uu ugu Jawaabay warar sheegayey in dhaxal sugihii hore uu dhintay waxaa uu ku yiri: “Agaasinka guud ee Xabsiyadda waxa uu beeninayaa wararka sheegaya geerida Amiir Maxamed bin Nayef bin Cabdulaziz Ala Sacuud waxaaana uu xaqiijinayaa in uu ku dhacay wadne xanuun, haddana loo wareejiyay qaybta daryeelka deg-degga ah.” “Shaqaale caafimaad oo taqasusi ah ayaa la socda caafimaadka Amiiir Maxamed bin Nayed marwalba,” ayuu qoraalkiisa ku daray. Qoraalkaaas twitter-ka islamarkiiba waa la tiray, agaasinka xabsiyaduna waxaa uu sheegay in akoonkiisa twitter-ka la jabsaday. المديرية العامة للسجون تستعيد حسابها على تويتر بعد اختراقه pic.twitter.com/cMaEiR5gba — المديرية العـامة للسجون (@pgd_KSA) May 10, 2020 Macnaha: Agaasinka guud ee xabsiyada waxa uu dib u helay twitter-kiisa kadib markii la jabsaday. “Waxaan jeclaanlahayn in aan xusno in akoonka Twitter-ka ee agaasinka xabsiyada la jabsaday Axaddi 10/5/2020 qoraallo qaldanna lagu so qoray,” ayaa lagu sheegay war uu soo saaray maamulka xabsiyadda. Waxaa rali gelin la siiyay taageerayaasha agaasinka, waxaana uu agaasinku balan qaaday “in uu qaaadayo talaabooyinka sharci ee lagama maarmaanka ah si loo baaro dhacdada islamarkaana la qaadayo talaabo ka dhan kuwa dambiga masuulka ka ah.” Hase yeeshee sheekada jabsashada ayaa loo arkay mid lagu daboolayo xaqiiqda ah inuu fakaday war ku saabsan xaaladda caafimaad iyo nolosha Maxamed Bin Nayef. Maxamed Bin Nayef oo ah Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha abtina uu u yahay Boqor Salmaan, waxaa la rumeysan yahay in la xiray bishii March kadib markii Maxamed bin Salmaan saraakiil sare ka eryay boqortooyadda Sacuudiga. Amiirka xiran waxaa loo magacaabay inuu noqdo dhaxal-sugaha boqorooyadda sanadkii 2015-kii, laakiin boqor Salmaan ayaa Maxamed bin Salmaan ku bedelay sanadkii 2017-kii. Kadib markii dhaxaltooyadda laga saaray, Maxamed Bin Nayef iyo dadkii ku hareereysnaa waxaa laga xayuubiyay mobile ladii iyo gunooyinkii, waxaana laga mamnuucay in ay safraan. Ilo wareedyo la hadlay wargeyska Middle East Eye ayaa shegay in amiirku uu u cadawday saaxiibadiis islamarkaana uu warqad u diray boqorka, taasi oo ku saabsan la bixista gudooniyinka uu boqortooyadda ku lahaa. Dad xuquuqda aadanana u ololeeya iyo kuwa isticmala baraha bulshadda ayaa muujiyay walaaca ay ka qaabaan caafimaadka iyo nolosha amiirka iyo waxa sababay dhacdooyinkii u dambeeyay. Dadka qaar ayaa ku macneeyey in xanuunka uu horey u sheegay agaasinka xabsiyada laga yaabo in ujeedkiisu yahay mid qiil loogu soo diyaarinayo in la dilo Maxamed Bin Nayef, si gadaal dambe loogu yiraahdo xanuunkii ayuu u dhintay. Turki Shalhoub oo u dooda xuquuqul insaanka ayaa weydiiyay madaxda xabsiga hadii wadna xanuunka la sheegayo uu horudhac u yahay “in Bin Nayef meesha laga saaro inta uu xabsiga ku jiro”. Waxaa uu su’aal ka kenay in amiiradda kale ay dhaqaaqi doonaan iyo in ay qadartooda ka sugi doonaan gacmaha amiirka da’yarka ah [Maxamed Bin Salman].” محمد بن سلمان يُمهِّد لقتل ابن عمه محمد بن نايف داخل زنزانته. هل يتحرّك الأمراء، أم سينتظرون مصيرهم واحدًا تلو الآخر على يد الأمير المراهق ؟! pic.twitter.com/bllgW3E7o6 — تركي الشلهوب (@TurkiShalhoub) May 10, 2020 Macnaha: Maxamed Bin Nayed waxa uu isku diyaarinayaa inuu axbsiga ku dilo ina adeerkiisa Maxamed Bin Nayef. Amiirada kale ma dhaqaaqdi doonaan mase waxay qadartooda mid mid uga sugi doonaan gacmaha amiirka da’da yar. Ahdjadid oo ah akoon twitter oo dhalleeceeya Sacuudiga ayaa sheegay in dhaxal sugaha uu ku dhacay wadne xanuun ka dhashay “dayacaad ula kac ah oo cafimaad”, waxaana uu tilmaamay in loo beegsanayo dad uu xir-xiray intuu dhaxal sugaha ahaa. تأكد لدي إصابة محمد بن نايف بأزمة قلبية، نتيجة إهمال طبي متعمد، وهو الآن تحت المراقبة الطبية، علماً أن الإصابة نتجت عنها آثار سوف تستمر معه. . شن حملة اعتقالات لقيادات عسكرية بارزة، بعضهم ممن تمت ترقيته عقب تولي ابن سلمان ولاية العهد. . وزير الداخلية غائب عن المشهد. — العهد الجديد (@Ahdjadid) May 10, 2020 Translation: Maxamed Bin Nayef waxaa ku dhacay wadno xanuun ka dhashay dayacaad caafimaad oo ula kac ah, waxaana hadda uu ku sugan yahay kormeer caafimaad, isaga oo og inuu dhaawaca uu sii saameyn doono. Wuxuu billaabay olole xarig oo ka dhan ah shakshiyaad militariga caanka ah, dadkaas qaarkood waxaa la dallacsiiyey kadib markii uu xukunka qabtay Bin Salman. Wasiirka arrimaha gudaha waa ka maqan yahay goobta.
-
Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/BAr___Qubanaha-12052020-ww.mp3 View the full article
-
ANKARA, Turkey (AP)-- Turkey on Tuesday accused Greece, Cyprus, Egypt, France and the United Arab Emirates of seeking to form an “alliance of evil” after these countries issued a joint declaration denouncing Ankara’s policies in the eastern Mediterranean and Libya. Source: Hiiraan Online
-
Tuulooyinka Buur-fuule, Oobaale, Diinlaaw, Timire hurawa, Kaluundi iyo kuwa kale ayaa waxaa lasoo sheegayaa inay gaareen Fatahaada wabiga Shabeelle oo maalmahii lasoo dhaafay ku fatahay deegaano hoostaga Degmada mahadaay. Biyaha yaa gaaray ilaa iyo kun hegtar oo xiligaan dalagyo kala duwan ay ku beernaayeen waxaana dhammaan ay biyaha xaalufiyeen waxyaabihii ku beernaa. Cabdullaahi Yuusuf Xuseen oo ah Gudoomiyaha Tuulada Buurfuule oo kamid ah tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in xilgaan Tuuladiisa ay ubaahantahay in la magacaabiyo guddiga sidii biyaha wabiga loola tacaali lahaa waxaana sidoo kale uu sheegay in xitaa aysan heysan jawaano lagu caro tuuro biyaha si loo celiyo. “Waxaan ku dadaaleynaa sidi aan u celi laheyd Biyaha mana heysano wax jawaano ah oo aan Biyaha nku Celino sidaa daraadeed waxaan iska kaashaneynaa la tacaalidooda “Sidaas ayuu yiri Cabdullaahi Yuusuf Xuseen. Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cali Xaji Isgoowe ayaa sheegay inay ka awood badatay fatahaada dadka ku nool Jowhar iyo Mahadaay islamarkaana ay halis ku jiraan loona baahanyahay in Dowlada Dhexe ee dalka ay ka garabsiiso sidii looga hortagi lahaa qasaaro ka dhaso wabiga shabeelle uu geesanayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
The Somali health ministry on Tuesday confirmed 81 new cases of the novel coronavirus in the last 24 hours bringing the total number of infections in the country to 1,170. During a press briefing, Fawziya Abikar, the health minister, said the death toll stands at 52 with no death case reported on Tuesday while the number of patients who recovered from the disease have so far reached 126. Fawziya Abikar, the health minister said 44 of the latest cases were found in Banadir, an administration area that covers the capital, Mogadishu, 24 cases were detected in Jubbaland state, 5 cases in the breakaway region of Somaliland, 6 cases in Somalia’s autonomous region of Puntland and 2 other cases in Hirshabelle state. The latest cases come amid concern about the sharp surge in the number of confirmed cases in Somalia due to the limited capacity to contain the spread of the virus because of the fragile healthcare system. The World Health Organization (WHO) has warned that if the virus transmission is not slowed down rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system. WHO said in its latest report on COVID-19 that Somalia will need to make difficult decisions to balance the overwhelming demands of responding to COVID-19 while maintaining essential health service delivery to prevent health systems from collapse. Somalia has instituted measures to contain the possible spread of COVID-19 including closing schools, banning large gatherings, and suspending international and domestic passenger flights.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xogo hor leh ayaa laga helayaa qaabkii loo soo riday diyaaradii shirkadda African Express ee toddobaadkii hore ku dhacday magaalada Bardaale ee gobolka Bay. Weydow Cali Xasan waa guddoomiyihii hore ee degmada Bardaale, haatana ah guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada ee degmadaas, waxa uu xog cusub ka bixiyay qaabii ay ciidamada Itoobiya u soo rideen diyaaradda. Weydow Cali Xasan ayaa VOA u sheegay in diyaaradu ay garoonka uga timid dhanka waqooyi, balse halkii ay caga dhigan laheyd uu taagnaa gaari ciidan oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya, kaas oo uu saarnaa qori suug ah. Intaas kadib duuliyihii diyaaradda ayaa isku deyay in uu jiiro kale soo geliyo diyaaradda inta uu gaarigaasi ka wareegayo goobta, balse nasiib darro waxa uu sheegay Weydow in durbadiiba ay ciidamadu seddax xabadood ku dhifteen diyaaradda, kuwaas oo laga riday qorigii gaariga saarnaa ee Suuga. Saraakiil kale oo u waramay VOA waxa ay sheegeen in diyaaradda markii lasoo riday ay ku jirtay wareegii labaad, iyadoo markii hore garoonka halkii ay caga dhigan laheyd ku aragtay Dameer gudbayey, sidaasna ay uga shakiyeen ciidamada Itoobiya. Hase yeeshee guddoomiyihii hore ee Bardaale Weydow Cali waxa uu sheegay in garoonku uusanba laheyn meel dameer kasoo galo iyo meel uu uga gudbo toona, balse sida muuqatay ay ciidamadu ku naxeen diyaaradda. Sidoo kale waxa uu sheegay in dadka deegaanka badankood, gaar ahaan mas’uuliyiinta uu isagu ku jiro ay ka war hayeen in diyaadu ay kusoo wajahantahay magaalada, sidoo kale waxa uu xusay in garoonka horay ay diyaarado ugu degi jireen. Ilo kale waxa ay sheegeen in askariga riday xabadaha ku dhacay diyaaradda uusan ka tirsaneyn AMISOM, balse uu ka mid ahaa ciidamo Itoobiyaan ah oo maalmo ka hor dhanka xuduuda kasoo galay Soomaaliya, kuwaas oo ku cusbaa magaalada. Maalmaha nasoo aadan waxaa lagu wadaa in uu bilaawdo baaritaan seddax geesood ah oo ay sameynayaan quburo ka kala socota dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya. Diyaaradda ayaa ka diiwaan gashaneyd dalka Kenya Mas’uuliyiin ka kala socday dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya oo maalin kadib markii diyaaradda lasoo riday gaaray Bardaale, kuwaas oo uu hogaaminayey Wasiirka duulista hawada Soomaaliya Oomaar, waxa ay xaqiijiyeen in Sanduuqii madoobaa iyo Rikoorka dooba codadka ay yaalaan halkii ay ku dhacday diyaaraddu, halkaas oo haatan lagu ilaalinayo ilaa laga baaro. Sanduuqii madoobaa iyo Rikoorka dooba codadka ayaa laga heli karaa xogtii ugu dambeysay inta aysan dhicin diyaaradu, sida jawigu ahaa iyo waxa ay sababsatay. Halkan ka dhageyso wareysiga Weydow Cali Xasan uu siiyey VOA https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/05/Weydow-Cali-Xasan.mp3
-
Al-shabab ayaa soo bandhigtay askar ka tirsan ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland oo ay sheegeen in ay isku soo dhiibeen, waxaana askartaan lagu soo bandhigay gobolka Jubbada hoose. Ciidamada lasoo bandhigay ayaa ku sugnaa Saldhig ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Cabdalla Biroole ee duleedka Magaalada caasimadda ah ee Kismaayo. Alshabab ayaa ku sheegtay tirada askartaan isa soo dhiibtay ilaa 5 askari kuwaas oo la soo goostay hubkooda iyaga oo sidoo kale shaaciyey magacyada askartaan. 1-Maxamed Cali Bakar 2-Aadan Cismaan Cumar 3-Xuseen Ibraahim Xasan 4-Cusmaan Maxamed Cabdullaahi 5-C/qaadir Cumar. Dhinaca kale ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland oo ay uga hadlayaan Askarta ay Al-shabaab soo bandhigeen , isla markaana ay ku sheegeen inay ka soo goosteen Jubbaland. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Somalia’s fast-rising cases of Covid-19 are exposing African Union Mission peacekeepers to the disease, risking key operations against the militant group al-Shabaab. Lacking adequate health infrastructure and personnel, Somalia had recorded 873 cases and 38 deaths by Thursday. The country had 26 cases just two weeks ago. Sources within the African Union Mission in Somalia (Amisom) told The EastAfrican that so far there have been 30 confirmed cases in the Ugandan contingent and seven among Burundi troops. Amisom has troops from Ethiopia, Kenya, Djibouti, Uganda and Burundi. Affected Amisom soldiers are being attended to in Halane, which is within the camps, and their condition is a matter of military intelligence. Al-Shabaab is already spreading propaganda that Covid-19 is a punishment for non-believers. Since the advent of Covid-19, Amisom has scaled down its operations in the war against Al-Shabaab, and are only conducting low key operations in Lower Shabbelle, avoiding unnecessary exposure. The Somalia government lacks the capacity to enforce lockdowns in Mogadishu and the vast rural areas controlled by the militia. Early this week, Abdirizak Yusuf Ahmed, who is leading the response team against Covid-19 in Somalia, warned the world that there could be thousands of untested cases in the country. Shortage of supplies Mogadishu’s Martini Hospital is the only facility handling cases of Covid-19 amidst critical shortage of medical supplies and personnel. The country has only three laboratories for testing for Covid-19, with millions living in camps for internally displaced persons who have limited access to running water. There is scanty information on the spread of the disease, but a recent survey by the East African Centre for Research and Strategic Studies (ECRSS), conducted between April 15 and May 3, revealed over 50 per cent of the Mogadishu population could be affected, with fatalities 10 times more than the official government figures. Abdalla Ahmed Ibrahim, the ECRSS director, said the lack of co-ordination between the federal states and the central government led by President Abdallah Mohamed Abdallah Farmaajo is a weak link in the pandemic fight. He added that no one follows government directions on social distancing as they attend family Ramadhan evening prayers. Source: The EastAfrican
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah caawa ugu dhowaaqday inay bilowday tartanka bixinta shatiga balookyada saliidda laga baarayo ee Soomaaliya. Wasiir ku-xigeenka batroolka Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal ayaa qoraalka uu soo dhigay twitter-ka ku sheegay in maanta la bilaabay tartankaasi, isla markaana uu saamayn doono 7 balook oo ku kala yaalla Galmudug, HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubaland. Wasiirka ayaa intaas ku daray in balookyada lagu tartamayo ay kala yihiin 52,153,164,165,177,178 iyo 204), kuwaas oo lagu maamuli doono xeerka Batroolka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in 130 maal-gashadayaal caalami ah ay ka qeyb-galeen kulan ay dowladda qabatay oo looga dhawaaqay tartanka bixinta shatiyada shidaal sahminta ee toddobada balook. Balookyadan ayaa waxay maamul goboleedyada ugu kala yaalaan: Galmudug: 152 iyo 153 HirShabelle: 164 iyo 165 Koonfur Galbeed: 177 iyo 178 Jubaland: 204 Qorshahan tartanka shati bixinta ayaa socon doona ilaa bisha Maarso 2021, sida uu sheegay wasiir Hilaal. Dowladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in xogtii laga soo ururiyey ciidda ee ay dowladda Soomaaliya amartay ay muujisay astaan dhiiri-gelin leh oo ah in 15 xirmo oo la qorsheynayo in la baaro ay ku jirto saliid dhan 30 bilyan oo barmiil.
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Habeen Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-habeen-12052020.mp3 View the full article
-
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo Covid-19 ah, taas oo ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee maalin qura dalka laga helo, 5 ruux ayaa ka boqsootay, mana jiro bukaan u geeriyooday. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir 44, Jubaland 24 ,Puntiland 6 Somaliland 5 iyo Hirshabeelle 2, bukaannda cusub 50 ayaa rag ah 31-na waa haween. Tirada xaaladaha Covid-19 ee Soomaaliya laga diiwaan geliyay ayaa gaartay 1,170, geeridu waxay mareysaa 52 , waxaana guud ahaan ka bogsooday 126 ruux. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in cudurkaan uu dalka aad ugu fidayo, ayna dhallinyaradu yihiin tirada ugu badan ee dadka uu soo ridanayo, waxayna ugu baaqday dhallinyarada inay taxadar dheeraad ah sameeyaan oo ay cudurka ka ilaaliyaan qoysaskoodooda, naftooda iyo guud ahaan bulshada. Waxaa si xowli ah u sii kordhaya kiisaska Covid-19 ee laga helayo gudaha Soomaaliya, iyadoo uu ku fiday dhammaan gobolada dalka. PUNTLAND POST The post Soomaaliya: Tiradii ugu badneyd oo 24 saac laga helo Covid-19 oo maanta la diiwaan geliyay appeared first on Puntland Post.
-
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo COVID-19 ah, taas oo ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee maalin qura dalka laga helo. 5 ruux ayaa ka boqsootay, mana jiro bukaan u geeriyooday. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir 44 Jubaland 24 Puntiland 6 Somaliland 5 iyo Hirshabeelle 2. Bukaannda cusub 50 ayaa rag ah 31-na waa haween. Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay 1,170, Geeridu waxay mareysaa 52 , waxaana guud ahaan ka bogsooday 126 ruux. Marwo Fowziya Abiikar Nuur, oo caddeysay in cudurkaan oo dalka aad ugu fidayo, ay dhallinyaradu yihiin tirada ugu badan ee dadka uu soo ridanayo, waxeyna ugu baaqday dhallinyarada inay taxadar dheeraad ah sameeyaan oo ay cudurka ka ilaaliyaan qoysaskoodooda, naftooda iyo guud ahaan bulshada, si loo yareeyo faafitaankiisa iyo saameynta kale ee bulshada uu ku yeelanayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka Internet-ka ah la qaatay Xubno ka tirsan Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan Soomaaliya. Qoraalka ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu sheegay inay fududeyeen Kulankaan dhex-marey Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Xubnaha Beesha Caalamka. “Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay ku faraxsan tahay in ay fududeyso kulan dhex maray Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Ware iyo saaxiibada caalamka ee Soomaaliya, kulankaas oo looga hadlay arrimo badan oo Muhiim u ah dalka.ayaa lagu yiri qaraalka qaramada midoobay. Qodobada looga hadlay Kulanka hab muqaalka ay yeesheen ayaa waxaa looga hadlay arrimaha cudurka Covid-19, qorsheynta nidaam doorasho oo ah ‘hal qof iyo hal cod,’ amniga iyo arrimo kale uu quseeya maamulka Hirshaneelle. Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa haatan ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraanisaga oo halkaasi u tegay Arrimo la xiriira fatahaada Wabiga Shabeelle ee Magaaladaasi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Riyad (Caasimada Online) – Dowladda Sacuudiga ayaa qaadeysa tallaabo ay ku kaabeyso dhaqaalaheeda kadib markii xanuunka safmarka ah ee Coronavirus uu hoos u dhac weyn oo dhanka dhaqaalaha ku keenay dunida oo dhan. Saameynta dhaqaale ee xun wuxuu dowladda Sacuudiga ku qasbay iney joojineyso maciishadii ay siin jirtay muwaadiniinta, waxaana looga gol leeyahay in la yareeyo kharashaadka ka baxaya dowladda. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka Sacuudiga waxaa jirtay cunno dhan 1,000 riyaal oo u dhiganta 267 Doolar oo la siin jiray shaqaalaha, inkastoo la bilaabay sanadkii 2018 markaas oo laga kaabayay culeyska ka qabsan kara canshuurta iibka iyo sicirka shidaalka oo sare u kacay. Boqortooyada Sacuudiga waxey la kulantay hoos u dhac dhaqaale midkii ugu weynaa muddooyinkaan maadaama uu hoos u dhac ku yimid iibka saliidda, Bangiga dhexe ayaa diiwaangaliyay in tan iyo sanadkii 2011 ay keydka lacagta qalaad ee dalka uu gaaray bishii Maarso heerkii ugu hooseysay. Laga bilaabo 1-da July canshuurta iibka sacuudiga waxey noqoneysaa 15% halka markii hore uu ahaa 5%, sidoo kale gunadii maciishadda waxaa la joojin doonaa 1-da June. Sida la baahiyay Boqortooyada waxey u baahatayn 9 Bilyan Doolar oo amaah ah saddexdii bilood ee ugu horreysay sanadkaan, sidoo kale 22% ka mid ah dakhliga dalka ayaa hoos u dhacay kadib hoos u dhaca ku yimid Saliidda, waxaana lagu sheegay iney dhan tahay 34 Bilyan oo Doolar.
-
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee la soo dhaafay dalka laga diiwaan-geliyay 81 xaaladood oo COVID-19 ah, taas oo ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee maalin qura dalka laga helo. 5 ruux ayaa ka bogsootay, mana jiro bukaan u geeriyooday. Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan-geliyay gobalka Banaadir 44 Jubaland 24 Puntiland 6 Somaliland 5 iyo Hirshabeelle 2. Bukaannda cusub 50 ayaa rag ah 31-na waa haween. Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan-geliyay ayaa gaartay 1,170, geeridu waxay mareysaa 52 , waxaana guud ahaan ka bogsooday 126 ruux. Marwo Fowziya Abiikar Nuur, oo caddeysay in cudurkaan oo dalka aad ugu fidayo, ay dhallinyaradu yihiin tirada ugu badan ee dadka uu soo ridanayo, waxeyna ugu baaqday dhallinyarada inay taxadar dheeraad ah sameeyaan oo ay cudurka ka ilaaliyaan qoysaskooda, naftooda iyo guud ahaan bulshada, si loo yareeyo faafitaankiisa. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
-
At least four people including two government soldiers were reported to have been wounded after unidentified assailants threw a hand grenade at a security checkpoint in Mogadishu, the Somali capital on Monday night. An eyewitness who spoke to Caasimada Online said the assailants thought to Alshabab members tossed a grenade bomb at a police checkpoint at Tarabunka junction in Mogadishu’s Hodan district. Following the explosion, security forces opened fire at different directions with reports that two civilians at a nearby area have been wounded by the stray bullets. added the eyewitness. The wounded have been admitted to a local hospital for treatment, according to the police. No comment has been released yet by security forces for the attack. No group claimed responsibility for the attack, but, al Shabaab often claims responsibility for the bombings in Mogadishu, targeting Somali government officials.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa warbixinteeda galabta ku shaacisay kiisas aad u badan oo Coronavirus ah, kuwaas oo laga kala diiwaan geliyay inta badan deegaanada dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo laga helay tirada ugu badan ee kiisaska cudurkaas. Wasaaradda ayaa ku sheegtay warbixinteeda in 24-kii saas ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81-kiis oo COVID-19 ah, mana jirto cid loo diiwaan geliyey saacadihii lasoo dhaafay inay u dhimatay xanuunkaas, sida ku cad warbixinta. Tirada ugu badan ee dadka laga helay cudurkaas waxay ku noolyihiin gobolka Banaadir waxayna gaarayaan 44 qofood, Jubbaland ayaa laga diiwaan geliyay 24, Puntland ayaa iyana laga diiwaan geliyay 6-qof, Somaliland waxaa laga helay cudurka 5-qof, halka Hirshabelle laga helay 2-qofood. 50 kamid ah dadkan laga helay xanuunka Coronavirus waa rag, halka 31-ka kale ay dumar yihiin, sidoo kale shan qof ayaa kasoo bogsasatay cudurkan saacadihii u dambeeyay. Tirada guud ee kiisaska cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya ayaa gaartay 1,170 xaaladood, tirada guud ee bogsashada ayaa gaartay 126 qofood, halka dhimashada uu sababay xanuunkaas ay gaartay 52 qofood, inta la ogyahay.
-
Jubaland Vice President Muhamud Siyad Adan says the federal government of Somalia has on Monday blocked a cargo plane carrying medical supplies and humanitarian aid to flood-stricken towns in Gedo region amid rift with central government. In a press conference held by Jubaland vice president in Kismayo, he said federal government is politicizing the medical aids meant to Gedo despite the region immensely hit by flash floods and are now struggling to cope with the coronavirus crisis. FGS authorities at Adan Adde International airport intentionally blocked the plane with essential supplies from delivering to the region amid the deteriorating flood situation.He added. The vice president also spoke about the arrest of Garbaharey District Commissioner Iman Adow Karshe, who was flown with a private plane to Mogadishu on Monday describing the move as against the law and forceful abduction. Over the weekend, two Somali senators have accused the federal government of barring them from traveling to the southern port city of Kismayo to attend the funeral of Jubbaland education minister who died recently. The two senators said in a press conference that officials from National Intelligence and Security Agency (NISA) and the Federal Ministry of Transport and Aviation stopped the plane that they had boarded to Kismayo and asked all passengers to disembark. The relationship between FGS and Jubbaland have soared since Madobe was elected as the regional president of Jubbaland. However, The contest has also stoked tensions between Kenya and Ethiopia, long-time allies who both have large contingents of peacekeepers in the country and see Jubbaland as a buffer zone against Islamist attacks in their own countries. Kenya supported the victor, Ahmed Mohamed Madobe, while Ethiopia has grown increasingly close to the federal government in Mogadishu. The federal government in Mogadishu declined the election process saying the candidate selection process had been unconstitutional. It has accused Madobe of interfering in the process and has backed opposition candidates, who were rejected by the electoral commission when they attempted to register.
-
MOGADISHU (HOL) - Over 200,000 people have been displaced in Somalia with half of the displacements recorded in Beletweyne as rivers Shabelle and Jubba break their banks amid sustained rainfall in recent weeks. Source: Hiiraan Online
