Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.45 ee 22 May 2020, kuna saabsan magacaabid wasiiro iyo wasiir ku-xigeeno cusub Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka maamulka Puntland qodobkiisa 80-aad Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda shaqo Marku la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa Eng. Cabdullahi Cali Xirsi (Timacade) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo dalxiiska 2. Waxaa Eng. Maxamuud Xaaji Saalax loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda 3. Waxaa Cabdi Ibrahim Warsame (Qawdhan) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda 4. Waxaa Ismaacil Saleeban Geelle loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDRta 5. Waxaa Axmed Siciid Ismaciil (Qolombe) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha, Tamarta iyo Macdanta 6. Waxaa Saynab Ismaciil Maxamed loo magacaabay Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Deeganka, Beeraha iyo Isbadalka Cimiladda 7. Waxaa Maxamed Axmed Xasan loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha 8. Waxaa Maxamed Axmed Ismacil (Deero Dile) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Xirirka Caalamiga ah iyo Horumarinta Dhaqalaha. Xeerkani wuxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay. =DHAMMAAD= View the full article
  2. Ardaydu waxay wax ku baran jireen dugsiyo dhisme ahaan burbursan, qalab ahaanna arrradan – sida kuraasida, miisaska, sabuuradaha iwm (Ibid, page 114), Macallimiinta wax u dhigaysa badankoodu takhasus uma ay lahayn maaddooyinka ay bixinayaan, inta takhasuska lehna lama siin jirin mushahar ku filan (ibid, page 111, 114). Marar badan, waxa xadhig lagu bartilmaameedsan jiray macallimiin badan. Dabcan ujeeddadu waxay ahayd inay joojiyaan wax dhigista. Xaaladda waxbarasho ee Woqooyigu, si aad ah ayay uga xumayd intii aan filayay; dhan kasta oo laga eegana waxay ahayd mid aan la rumaysan karin, ayay tidhi Foosiya Ismaaciil Jaamac oo ahayd macallimad takhasus u leh luuqadaha oo wakhtigaas ka soo noqotay qurbaha (HRW, A government at war with its own people, page 113) Axmed Muxumed Madar oo wakhtigaas ahaa Macallin dhiga maaddada Bayoolajiga, waraysi laga qaaday wuxuu ku sheegay in ardayda anshax ahaan iyo akhlaaq ahaanba loo dumiyay iyada oo la gaadhsiiyay heer ay iska caadi noqoto in macallinka iyo ardaygu sigaarka kala shitaan. Ma ay jirin wax jaamacad ah oo Woqooyiga ka dhisnayd, dugsiyada oo dhanna waxa maamuli jirtay dawladda. Cid kasta oo isku dayda inay furato dugsiyada gaarka loo leeyahay, inta badan looma oggolaan jirin. Haddiiba qof loo oggolaado furashada dugsi gaar ah, waxa la saari jiray cadaadisyo badan sida eed joogto ah, tuhun badan, cashuur xad-dhaaf ah iwm, oo ugu dambaynta ku khasbi jiray inuu dugsigaas iska xidho; isla wakhtigaas, Muqdisho waxa ku furnaa dugsiyo badan oo gaar loo leeyahay (Ibid, page 114). Marar badan, qaabka kala sarraynta ee ay ardaydu u kala helaan dhibcana imtaxaanku waxay ahayd mid aan ku xidhnayn dedaalka ardayga, ee ku xidhan abtirsiga ardayga, cidda dhashay (sarkaal ama masuul sare) iwm. Qofka waxbarasho doonayaa wuxuu tegi jiray Muqdisho ama dalka dibaddiisa, Woqooyigana waxa isugu soo hadhay intii aan tahli karayn inay labadaas midna tegaan. Muddaharaadkii Dhagaxtuur ee Hargeysa iyo Burco ka dhacay Bishii Feebarwari 1982-kii, dugsiyadu waxay noqdeen goob ay dawladdu si joogto ah u bartilmaameedsato, maadaama oo ciddii ugu badnayd ee Dhagax-tuurkaas ka qayb-qaadataa ay arday ahayd. In ka badan 750 arday ayaa la xidhxidhay. 400 oo ka mid ah waxa laga soo xidhxidhay Hargeysa, halka 350 ka mid ah laga soo xidhxidhay Burco. Waxa faraha ka baxay jidh-dilka, xidhidda, iyo u caga-juglaynta ardayda, halka isla muddaharaadkaasi intii uu socda lagu dilay arday badan (Page 106, 109). Ka dib dhagaxtuurkaas, dugsiyada waxa dib loogu noqday bishii Abriil 1982-kii. Waxbarashadu kolkan waa ay ka sii dartay maadaama oo ay macallimiinta intii yarayd ee ka hadhsanayd badankoodii ay iskaga tageen dhigistii, cabsi awgeed. Macallinka ugu badani ardayda wuxuu u iman jiray laba saacadood oo qudha, sababtaas awgeed ma ay jirin sabab ay ardaydu dugsiyada u timaaddaaba (Ibid, page 100, 101). Dabcan, in dadka waxbarashada la nacsiiyaa wuxuu ahaa qorshe dawladeed. Dawladdu waxay u adeegsatay waxbarashadii qalab siyaasadeed, iyada oo ka badheedhay inay ardayda Isaaqa ah ku eedayso inay yihiin SNM (Ibid, page 99). Ciidanka dawladda ayaa dugsiyaga iman jiray iyaga oo wata kaarayaashooda, waxa aanay kor u ridi jireen rasaas si ay ardayda u cabsi-geliyaan; kolkaas oo ay ardaydu kala yaaci jirtay. Waxa ay soo xidhxidhi jireen inta ay doonaan ee arday ah. Dabcan, dugsiyada waxa ay ka xidhxidheen tiradii ugu badnayd ee arday ahayd (Page, 101). Ardaydu waxay qaadan jireen xiisado caga-juglayn ah oo ay u galaan saraakiisha ciidanku. Mararka qaar, illaa maamulahooda ayay ardayda hortooda ugu hanjabi jireen, iyaga oo ku eedaynaya in aanu waxba ka qaban ardayda yaryar ee dawladda ka soo hor jeedda. Warbixintu waxa ay sheegtay inay ardayda ugu khudbadayn jireen inay yihiin dhashii Qurmiska (SNM)! Waxa kale oo ay ardayda uga sheekayn wixii ku dhacay kuwii SNM taageersanaa, si ay u cabsi-geliyaan (Ibid, page 111, 112). Inkasta oo lagu adkeeyay helitaanka aqoonta, haddana ardaydaas waalidkood waxa ay u soo direen inay aqoon soo korodhsadaan; xaqiiqada ayaa ahayd inay soo korodhsan jireen cabsi, caga-juglayn, eedo aanay gelin, iyo bahdilaad gaadhsiisan in illaa nasabkooda lagu hor caayo. Ardaydii waxa ay u kala qaybiyeen Isaaq iyo inta aan Isaaqa ahayn, iyaga oo basaasnimo u isticmaali jiray inta aan Isaaqa ahayn. Mararka qaar macallinka qudhiisa ayaa noqon jiray basaas loo soo diray ardayda, halka mararka kalena askari caadi ah arday laga soo dhigi jiray, ka dibna loo isticmaali jiray basaasnimo (Ibid, page 99, 100, 102, 111). Warbixintu waxay sheegtay in Cabdillaahi Cabdi Cumar oo wakhtigaas 12 jir ahaa la xidhay isaga oo dhigta dugsiga Hoose/Dhexe. Ilmahaas yar ee sabiga ah, waxay xidheen 15 maalmood. Ka dib waa ay soo daayeen, waxa ay se ku khasbeen inuu basaas u noqdo iyaga (Ibid, page 111). Maalmahaas, miino lagu qarxiyay Xaruntii Xisbigii Kacaanka oo ay SNM sheegatay, waxa si toos ah loogu eedeeyay ardayda qaar ka mid ah. Dabcan, ardayga iyo ka miinada qarxiyay haddii ay isku reer yihiin, dambiga waa ay wadaagayeen. Warbixintu waxay xustay in 1986-kii maalin la wada xidhay lix arday iyo macallinkoodii oo ay ku jireen laba walaalo ahi: Siciid Daahir Jaamac iyo Faa’isa Daahir Jaamac. Saddex waxa lagu xukumay dil toogasho ah, saddex waxa lagu xukumay xabsi abadi ah, halka midka soo hadhayna lagaga xukumay 15 sanno oo xadhig ah (Ibid, page 109). Cabdirisaaq Ibraahin Kooshin oo ahaa arday ay dawladdu xidhay isaga oo aan gaadhin da’da 20 jirka, wuxuu ka sheekeeyay in si bahalnimo ah jidh-dil loogu sameeyay xabsiga dhexdiisa. Jidh-dilkaas ka dib, waxa loo keenay warqad ay ku qoran yihiin dambiyo badan oo ay ka mid yihiin inuu qirtay inuu shirqool ku waday saraakiisha ciidanka, inuu SNM ka mid yahay iqk, waxaana lagu khasbay inuu saxeexo. Cabdirisaaq wuxu sheegay in 20 arday oo kale si la mid ah sidiisa loo jidh-dilay, isku marna loo wareejiyay Xabsiga Dhexe ee Hargeysa (Page, 105). Cabdirisaaq waxa lagu xukumay xabsi abadi ah. Intii ay xabsiga ku jireen wuxuu sheegay in la toogtay Cabdi Dhamac Caabbi oo ardaydooda ka mid ahaa; ugu dambayn, Cabdirisaaq waxa uu jeelka ka soo baxay Juun 1988-kii, kolkii ay SNM jabisay maalintaas oo illaa 750 qof oo kale ay xabsiga ka soo baxeen (ibid, 107). Hooyooyinku maalinta oo dhan ayay ubadkooda ku hor sugi jireen dugsiga, marka la soo fasaxana waa ay soo kaxaysan jireen si aan ilmaha loogu samayn eed lagu xidho. Cuntada lagu qadayn doono waxa la sii karin jiray habeenkii, subaxa oo dhanna hooyadu waxay sugi jirtay ilmaheeda (Page, 112). Cidda qudha ee ilmahaas laga ilaalinayaa waa dawladda. Mushkiladda qudha ee ay ardaydaasi ka cabanaysay waxay ahayd in waxbarashadooda la tayeeyo, xalkeeduna wuxuu ahaa kaliya in wax laga qabto mushkiladdaas. Cabashadaas garta ah, Siyaad Barre xalkeeda wuxuu ku dhigay toogasho, jidh-dil, xadhig, caga-juglayn iyo cabsi-gelin. Dagaalka waxbarashadu, dabcan wuxuu ahaa dagaal mustaqbal. Xigasho: Human Rights Watch; a government at war with its own people – testimonies about the killings and the conflict in the north, page 97 – 114 Qore: Maxamed Sharma’arke Sharmaake91@gmail.com Qaran News
  3. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa qaar kamid ah Golaha wasiirada xilalkii ka qaaday, sidoo kale magacaabay kuwo cusub. Wasiirada xilalkoodii waayay waxaa kamid ah, Wasiirkii Warfaafinta Cali Xasan Sabarey iyo Wasiir ku xigeenkii Maaliyadda Cumar Xasan Cumar(Fiqi) oo labadooduba ka soo jeeda gobolka Sool, waxaana lagu badeelay siyaasiyiin hore xilal wasiiro uga soo qabtay Puntland. 1. Waxaa Eng. Cabdullahi Cali Xirsi (Timacade) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo dalxiiska 2. Waxaa Eng. Maxamuud Xaaji Saalax loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda 3. Waxaa Cabdi Ibrahim Warsame (Qawdhan) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda. 4. Waxaa Ismaacil Saleeban Geelle loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta 5. Waxaa Axmed Siciid Ismaciil (Qolombe) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha, Tamarta iyo Macdanta 6. Waxaa Saynab Ismaciil Maxamed loo magacaabay Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Deeganka, Beeraha iyo Isbadalka Cimiladda 7. Waxaa Maxamed Axmed Xasan loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha 8. Waxaa Maxamed Axmed Ismacil (Deero Dile) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Xirirka Caalamiga ah iyo Horumarinta Dhaqalaha. PUNTLAND POST The post Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Puntland oo xilalkii laga qaaday iyo kuwo cusub oo la magacaabay appeared first on Puntland Post.
  4. Wadanka Sacuudiga ayaa tan iyo makhribkii lagu mashquulsanaa in lakala ogaado in Sabtida ay Ciid tahay iyo in kale iyadoo baadigoobka Dhalashada bisha loo adeegsadey [...] The post Sacuudiga oo Xaqiijiyey in Sabtida lasoomayo appeared first on . Source
  5. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maalinta kowaad ee Ciidul Fidriga ay tahay maalinta Axadda ah oo taariikhdu ay tahay 24-ka May 2020. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook ku sheegay in la dhameysanayo 30-ka Bisha Ramaadan, sidaas dateed aysan berri oo Sabti ahayn Ciid. “Waxaan shacabka Soomaaliyeed la wadaagaynaa xaqiijin qotodheer ka dib in berri oo Sabti ah aanay ahayn Ciid, sidaas darteed waxaa la dhamaystirayaa Bisha Ramadaan” ayuu wasiirka ku yiri qoraalkiisa. Sidoo kale dalal kale badan oo muslim ah oo ka mid yahay Sucuudiga, Turkiga iyo Qadar ayaa shaaciyay in berri oo Sabti ah la dhameystirayo 30-ka Bisha Ramadan, Ciiduna ay tahay maalinta Axadda. Dhammaan dunida islaamka ayaa maalinta Axadda ah si khilaaf la’aan ah looga wada Ciidi doonaa. PUNTLAND POST The post Soomaaliya oo shaacisay maalinta ay tahay Ciida appeared first on Puntland Post.
  6. Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa shaaciyey in maalinta beri ah la dhameystirayo 30-ka bisha Ramadaan, islamarkaana maalinta koowaad Ciida ay tahay Axada oo ku beegan 24-ka bisha May ee 2020-ka Qoraal kooban oo uu wasiirku soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa waxa uu ku sheegay in xaqiijin qoto-dheer kadib la waayey bisha Shawaal. “Waxaan shacabka Soomaaliyeed la wadaagaynaa xaqiijin qotodheer ka dib in berri oo Sabti ah aanay ahayn Ciid; sidaas darteed waxaa la dhamaystirayaa Bisha Ramadaan.” ayuu qoraalkiisa ku yiri Sheekh Nuur Maxamed Xasan Sidoo kale dalalka Sacuudiga, Turkiga, Qatar, Indonesia iyo Malaysia ayaa iyana ku dhawaaqay inay beri Soon tahay, islamarkaana la Ciidayo maalinta Axada ee soo socota View the full article
  7. Allaah ha u naxariistee waxaa maanta oo ah Jimce 21.05.2020 ku geeriyooday magaalada Gothenberg ee Dalka Sweden Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxiyadiin Celi. Allaah ha u [...] The post TACSI : – Allaah ha u naxariistee Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxiyadiin Celi oo maanta ku geeriyooday magaalada Gothenberg ee Dalka Sweden appeared first on . Source
  8. Riyadh (Caasimada Online) – Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in maalinta Ciidda ay tahay Axadda, 24-ka May, kadib markii dadaal dheer kadib caawa la waayey bisha Shawaal. Sidoo kale, mas’uuliyiinta Sacuudiga iyo dalal kale oo Islaami ah ayaa ku dhowaaqay in Axadda ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga. Dalka Sacuudiga, dadaal dheer oo loo galay in bisha Shawaal la arko caawa ayaan la guuleysan, waxaana mas’uuliyiintu sheegeen in 30-ka Ramadan la dhameystirayo maalinta Sabtida ah. Sidoo kale, xarumaha Saadaasha Hawada ee dalalka Indonesia iyo Malaysia ayaa si rasmi ah u sheegay inaysan helin bisha taas oo macnaheedu yahay in Axadda ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga. Sidoo kale, warbixino laga helay Turkiga ayaa sheegaya inaan bisha laga arag, islamarkaana lagu dhowaaqay in maalinta koowaad ee Ciidda ay tahay Axadda, 24-ka May. Guddiga Aragga Bisha ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dalka Qatar ayaa Iyana sheegay in Axadda ay tahay maalinta koowaad ee Ciidda, kadib markii caawa la waayey bisha.
  9. Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Habeen-22052020-sx.mp3 View the full article
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee qorshaynta Cabdiraxmaan Caynte ayaa sheegay inuu daawaday kulankii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya, islamarkaana ay “u caddaatay uu dalka uu galay marxalad aad u adag.” Caynte ayaa qoraal uu soo dhigay facebook ku faah-faahiyey waxa uga baxay kulankaas. Hoos ka aqriso qoraalka Galabta waxaan toos u daawaday kalfadhi uu Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ka lahaa xaaladda Soomaaliya. Waxaa warbixinno laga dhageystay Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM, Danjire James Swan, iyo Wakiilka Gaarka ee Midowga Afrika ahna madaxa AMISOM, Danjire Francisco Madeira. Qofka dhuuxa warbixinnada ay danjirayaashu soo gudbiyeen, iyo hadal-jeedinta 15-ka xubnood ee Golaha Amniga, waxaa u caddaaneysa inuu dalkeennu galay marxalad aad u adag. Waxaa laga hadlay: amni xumo, fatahaado, ayax, khilaaf siyaasadeed, colaado beeleed, ismariwaa u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Dowladihii hadlay oo dhan waxay madaxda Soomaalida ku waaninaayeen inay wada hadlaan, inay colaadda joojiyaan, inay cadowga Al Shabaab u midoobaan, inay doorashada ka heshiiyaan, wakhtigeedana ku qabtaan, iyo inay dadkooda u turaan. Nasiib darro iyo waji gabax ka weyn ma jirto in shisheeyuhu had iyo goor nagu waaniyaan maslaxadda dadkeenna iyo dalkeenna. Waxaa ii sii caddaatay heerka uu gaarsiisan yahay fashalka nagu dhacay 30kii sano ee lasoo dhaafay. Waxaan isweydiiyay: tolow meeqo sano ayaan kusii jiri doonnaa ajandaha Golaha Amniga?
  11. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda: Rag Badan Oo Aabbahaa Ka Mid Yahay Ayaa Caddaalad-darro Dalka Uga Tegay! Sawirku waa gole ka tirsanaa wasiirrada Soomaaliya oo uu ku jiray Marxuun Sheekh Xasan Ismaaciil Bile IHUN oo aabbe u ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda Md Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil (Musaabaqo). Agaasimaha Guud waxa uu si shakhsiyaddisa u difaacay tabasho laga muujiyay xukuumadda uu ka tirsan yahay, sidaas awgeed ayaan aniguna maanta si shakhsi ah ula hadlayaa… In muraayadda maanta u muujisay sinnaantu aanay ahayn mid sax ah ee ay soo taxnayd illaa 1997kii iyo 2001dii ayaan u soo qaadanayaa. Wasiirkii Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Raiisal-wasaarihii Soomaaliya ee Cali Maxamed Geeddi waxa uu ahaa Marxuun Sheekh Xasan Ismaaciil Bile (Aw Xasan Dayaano) oo aabbe u ah Cabdiraxmaan Xasan Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda Somailand. Sheekhu wax uu geeriyooday isaga oo xilkaas haya xilli aan 2008dii ku qiyaasayo Eebbe ha u naxariisto. Mar aan isku deyay in aan ogaado sababaha uu Sheekh Xasan Ismaaciil Bile xilka uga qabtay Muqdisho isaga oo Somaliland u dhashay, waxa la ii sheegay in uu caddaalad-darro ka tirsaday Marxuun Cigaal. Xogta waxa iiga warramay niman ay saaxiib ahaayeen Agaasime Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil Bile (Musaabaqo) oo ay wada joogeen Baakistaan. Dalkaas waxa uu ka soo bartay agaasimuhu cilmiga dhaqaalaha. Anigu waxa aan Baakistaan joogay 2007-2008da iyada oo aanu markaas Musaabaqo joogin. Waxa ay yidhaahdeen “Cigaal ayaa xil u magacaabay Sheekh Xasan Ismaaciil, maalintii dambena wuu ka qaaday iyada oo la yidhi “qof ayaan kugu qaladnay”. Sidii ayuu kaga guuray Somaliland” waxa aan aamminsanahay in aanu Cabdiraxmaan Musaabaqo sidaas caddaalad ugu sheegeen xukuumadda maanta dhisan, haddii magaciisa oo qudhi ka maqan yahay. Waxqabadka uu inoogu faanayo ee wasaaraddiisa waxa ka mid ahaa isku-daygii fashilmay ee lala beegsady Ganacsade Axmed Cismaan Geelle sannadkii hore ee 2019ka. Aniga oo aan isu tirin karin beelaha Somaliland, qaab-dhismeedka qallooca ee maanta waxa marag ii ah markii Madaxweyne Muuse Biixi uu Marxuun Cigaal ku lahaa “Macquul maaha inay Madaxweynaha Maxkmadda sare Wasiirka Arrimaha Gudaha Xeer-ilaalinta Talliyaha Ciidanka Qaranka iwm wada haystaan in Suldaan wada xukumaa” waa Ogos 2001da oo ay socotay xiisaddii Golaha Salaaddiinta Somaliland oo dhismaheeda la isku maandhaafay. Agaasimaha waxa aan leeyahay goorma ayuu sax yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ma shalay oo uu Cigaal dhaleecaynayay mise maanta oo uu qalinkiisu intii uu Cigaal ku eedeeyay iyo dheeraadba magacaabay?. Madaxweynuhu isaga ayaa xaq u leh in uu mansab u xusho cidda uu doono, inta aannaan kula xisaabtamin waxqabad iyo gaabis, sawdigan adigi doonaya in aad na liqsiiso dawnimada wixii shalay madaxweynuhu diiddanaa. Ma qancin kartid cidda taagan halkii uu Muuse Biixi Cabdi taagnaa 2001da. Waxa jira dad taagan halkii Marxuun Sheekh Xasan Ismaaciil Bile taagnaa 1997kii. Adiga oo caddaalad ku magacaaban, ma sama in caddaaladdu noqoto aragtidaada. Dadku ma wada xidhan karaan muraayadda cagaarka ah ee aad xidhan tahay. Waxa aan ku soo xidhayaa: Digreetada haddii aan xil culus, doorka lagu siinnin Oo aanad derejooyin guud, doorashada qaadan “Dulmi weeye waxan uu ku kacay, dawlad baan jirinne” Durbadaad sidii aabbahaa, doolka soconlayde Daribtii markaad quudataad, “daaddax” leedahaye Source
  12. New York (Caasimada Online) – Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howl-galka Amisom, Francisco Madeira ayaa heshiiskii uu Axmed Madoobe la gaaray qaar ka mid ah xubnihii kasoo horjeeday ku qeexay “heshiis hoosaad qabiil.” “Jublanad, waxaan la soconnaa in isbeddelo ay ka jireen dhowaan, ayada oo hogaamiyaha Jubaland iyo xubnaha mucaaradka beesha Ogaadeen ay gaareen heshiis la isku aqoonsaday waxna lagu wada wadaagay,” ayuu Madeira ku yiri hadal uu ka jeediyey kulankii Golaha Ammaanka ee Arrimaha Soomaaliya. Axmed Madoobe ayaa 23-kii April waxa uu Nairobi ku heshiiyey Cabdinaasir Seeraar Maax, Cabdirashiid Xidig iyo Daahir Axmed Sheekh oo dhammaantood ay isku beel yihiin, kuwaas oo u aqoonsaday madaxweynaha Jubaland, kana haray sheegashadoodii xilkaas. Madeira ayaa sheegay in Axmed Madoobe looga baahan yahay inuu la heshiiyo beelaha kale. “Waxaan ku adkeysaneynaa baahida loo qaba in horey loo sii socdo, islamarkaana la xaqiijiyo in dhammaan beelaha ay isku yimaadaan, si Jubaland u hesho xal siyaasadeed, mid dhaqaale iyo mid bulsho oo waara,” ayuu yiri. Si kastaba, fikir ka duwan kan Madeira ayaa waxaa kulanka ka jeediyey ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo si weyn u booriyey heshiiska. “Waxaa aad noo dhiiri-geliyey horumarkii dhowaan laga sameeyey wada-hadallada iyo dib u heshiisiinta qaar ka mid ah maamul goboleedyada, sida Jubaland, halkaasi oo siyaasiyiintii xifaaltanka uu ka dhaxeeyey ay isku raaceen inay wada-shaqeeyaan oo ay raadiyaan dib u heshiisiin dheeraad ah,” ayuu yiri. Swan ayaa horey sidoo kale ugu booriyey heshiiska dhinacyada Jubaland, waxyar kadib markii lagu saxiixay Nairobi, 23-kii April.
  13. (SLT-Hargeysa)-Dowladda Taiwan, ayaa dhambaal mahadnaq ah soo gaadhsiiyey Xukuumadda Somaliland, isla markaana sheegtay in labada waddan wadaagaan qiyamka dimuquraadiga iyo madax-bannani u dirirka, sidaa awgeedna ay iskaashi buuxa wada yeelan doonaan, waxaana geesteeda ka hadashay warkaas Somaliland. Madaxweynaha Taiwan Tsai Ingwen iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Abdiraxmaan Sayli’i 2020 Madaxweynaha Taiwan Tsai Ingwen iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Abdiraxmaan Sayli’i 2020 Dhambaalka Xukuumadda Taiwan oo lagu soo socodsiiyey Madaxweyne-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillahi Saylici ayaa lagu ballanqaaday inay si wada jir ah uga wada shaqeyaan wanaaga aadanaha labada wadan. Fariin lagu baahiyey barta Twitter ee Wasaarada Arrimaha Dibedda Taiwan shalay ayaa lagu yidhi; “Mahadsanid, Madaxweyne-xigeen hambalyadaada diiran eed u soo dirtay Madaxweynaha Taiwan Marwo Tsai Ingwen, Madaxweyne-xigeenka Md William Ching Telai ee caleema-saarka Taiwan.” Wasaarada Arrimaha Dibedda Taiwan ayaa fariinta ay u soo dirtay Madaxweyne-xigeenka Somaliland Abdirahman-Saylici ku sheegtay in labada wadan wadaagaan qiyamka dimuqraadiga, iyadoo tidhi; “Taiwan iyo Somaliland waxay wadaagaan qiyam dimuqraadi ah, waxaan rajaynaynaa inaan ka wada shaqeyno wanaaga aadanaha.” Dhambaalka dalka Taiwan u soo diray Somaliland ayaa ka dambeeyey ka dib markii Madaxweyne-xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Saylici doraad dhambaal u diray, u dhignaa sidan; “Annigoo ku hadlaya magaca Somaliland waxaan hambalo u dirayaa Madaxweynaha Taiwan Marwo Tsai Ingwen, bilaabida xil-gudashadaada labaad adiga iyo Madaxweyne-xigeenkaaga Md William Ching.” Madaxweyne-xigeen Md Saylici oo dhambaalkiisa ku diray bartiisa Twitter ayaa raaciyey; “Waxaan kuu rajeynaaa guul kasta oo aad ka gaadho shaqadaada. Waxaan rajeynayaa inaan sii wado wada shaqeynta dhow, si aan u xoojino xidhiidhka labadeena wadan.” Source
  14. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cartan 10kii cisho ee ugu danbaysay laba shaqaale bay ku dhawaaqday inay shaqadii ka eridey! Hawl yaraa shuqulku. labada shaqaale ee la eryey labada wasaaradood horumarinta maaliyadda iyo xanaanada xoolaha bay ka tirsan yihiin. Hay’adda Shaqaaluhu, awel ma waxay u xilsaarnayd daryeelka shaqaalaha mise dibindaabyadiisa? Cidda maanta duruufaha dhaqaale xumo, caafimaad xumo, ramadaan oo isbiirsaday qof shaqaale ah quuto yoomigi ka jaray maxaynnu ku magacawnaa? waa mid subxaan Alla! wuxu meel kaga dhacay xuquul insaankii aasaasiga ahaa ee shaqalaha. sumcadda qaranka Somaliland oo uu ka yeelayo xukuumadda aan u tudhayn dadkeeda nugul, magacii hayadda shaqaalaha oo u muuqda mid halkii ay u hiilin lahayd caadinaysa shaqaalaha. Tallaabadan hay’addu waa mid sharci darro ah waana dastuur jebin, waana jebinta xeerka shaqaalaha dawladda (civil Service law) xeer lam. 7/96, cutubkiis7, qodobadiisa 25, 26 iyo 27 oo tilmaamaya anshax marinta qofka shaqaalaha ee khalad sameeya. Anshax marinta waxa samayn kara Guddi sare oo heer qaran oo madaxweynu magacaabo oo 9 xubnood ka kooban ama Guddi heer wasaaradeed ah oo 3 xubnood ka kooban. Ma cadda in gudiddaa heer wasaaradeed ay arrintan ka fadhiisteen. Xeerku sheegi maayo meel ay hay’adda shaqaaluhu ka soo gasho eriga iyo eedeynta qof shaqaale wasaaradeed ah. Waxad moodda inay hay’addii shaqaaluhu hayso shaqo xuuraan oo ka habboonaa hay’daha nabadgelyada. Hay’adda shaqaluhu miyirkii ha soo ceshato, hana joojiso xuuraanka iyo cabsigelinta ay kula kacayso shaqaalaha masaakiinta ah ee waxay dawladda ka qaataanba aanay daboolin kirada guriga qofku deggan yahay. W/Q:Xildhibaan Cabdiraxman Yuusuf Cartan Qaran News
  15. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ku baaqay in la dhagaysto baaq ay dhallinyaroa)- boqol ka badani toddobaadkan soo saareen. Prof. Samatar ayaa farriin email ah oo uu u diray dad tiro badan oo uu sidoo kale raaciyay muuqaalka dhallinyaradaas baaqa dirtay, oo uu ku qoray luuqadda Ingiriisida, ayaa wuxuu ku yidhi “Maalinta xus u gaarka ahi waxa ay ka mid tahay xilliyada ugu haboon ee la sameeyo dabaal-deg iyo is-naqdin caqli ku dhisan oo lagu qiimeeyo wixii tegay, joogtada iyo mustaqbalka. Waxa ay tani muhiim u sii tahay bulshada si dhab ah uga walaacsan xaaladda baraaruga shacab iyo sida ay u hawlgalaan hay’adaha dhexe. Kuwani waa qaar ka mid ah codadka yididiilada leh ee dhalinyarada Somaliland. Waxaan u arkaa inay qiimo badan leedahay in la dhegaysto oo si maangal ah looga fekero walaaca ay qabaan.” Qaran News
  16. The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has officially instituted legal proceedings at Mogadishu’s Regional Court to seek court orders for the investigations and prosecution of suspected killers of more than 50 journalists. On Wednesday, 20 May 2020, NUSOJ presented a petition to Benadir Regional Court in which the union requested the Court to direct the Office of the Attorney General to conduct a prompt, independent and credible investigations into the merciless killings of journalists while the Attorney General Office will be required to present investigated cases to the court within three months. On Thursday, 21 May 2020, the President of the Court Abdikhadar Mohamed Hassan accepted the application and heard the submission, pending court ruling. “We believe that Somalia cannot overcome the oppressive practices against its own journalists that have resulted the entrenchment of the culture of impunity without conducting an effective, speedy and adequate investigations to uncover the truth and seek justice for murdered journalists,” said Omar Faruk Osman, NUSOJ Secretary General. “Our sole aim is the Court and the Attorney General to try and punish the material and intellectual authors of journalists’ killings”. In its application, NUSOJ stated that assassinations of journalists are not only violations of international human rights law but more pertinently constitute egregious and recurrent violations of article 13 (right to life) and article 18 (freedom of expression and opinion) of the provisional constitution of Somalia. The union further underlined that investigations of deadly attacks on journalists require particular sensitivity and expertise to ensure that the link between the crime and the journalist’s professional activities is uncovered and taken into account, and the investigating authorities must not overly rush to dismiss the possibility of such a link. “Through this court application, we are not only challenging impunity but we also want to advance simultaneously the road to justice and the road to the clarification of the truth, to which the victim journalists and their families and Somali people as a whole are entitled” added Osman. A prompt response by the judicial authorities in investigating and prosecuting suspected killers of journalists is essential in ensuring public confidence in the maintenance of the rule of law and in preventing any tolerance of unlawful acts. Somalis have the inalienable right to know the truth of what happened, as well as the reasons and circumstances in which aberrant crimes such as killings of journalists were committed. NUSOJ believes that a strong and unequivocal message must be sent that the judiciary will not tolerate attacks against journalists who continue to bear the brunt of impunity, which represents a double injustice to the victims of crimes of violence and undermines the rule of law. View the full article
  17. Hargeysa (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Yaasiin Faratoon ayaa shaaciyey inay jiraan dalal dhowr ah oo daneynaya inay dib u furmaan wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiir Faratoon ayaa sheegay inay Somaliland tahay dal madax-banaan, isla markaana ay iska indho tireyso dowladda federaalka oo ku sheegay mid uu haysto ‘jahwareer siyaasadeeda’. Wasiirka ayaa sidoo kale ka horyimid qorshaha midnimada Soomaaliya ee ay wadaan Ra’iisal wasaaraha Itoobiya iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, xili uu dhawaan soo ifbaxay dadaalada ay ku hirgelinayaan qorshahaasi. Faratoon ayaa ka dhawaajiyay inaysan marnaba diyaar u aheyn Somaliland, wada-hadalo lagu rabo midnimo, balse ay diyaar u tahay wada-hadalo u horseeda ictiraafka ay mudada badan baadi-goobayeen. Wasiirka oo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yiri “Wey jiraan Wadamo doonaya inaynu wada-hadalno Soomaaliya oo aynu iskugu nimaadno miiska wada hadalada, Waxaana xaqiiqo ah in Maamulka Muqdisho oo jahaweerar siyaasadeed ku jira inay iska indho tirayaan xaqiiqooyinka jira”. “Waxaynu nahay Dal, Dawlad iyo Dad isku tashaday, mar walba rabitaankeena ayeynu ku soconaynaa, cid walbana inaynu qancino ayeynu diyaar u nahay, ee Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Midawga Afrika, Jaamacada Carabta iyo Mareykankaba xiriir aad u fiican baa inaga dhexeeya ee waxaanu leenahay sidaas uu Madaxweynahayagu sheegay ayaa dhab ah oo Soomaaliya waanu kala tagnay”. Wuxuuna intaas sii raaciyey “Waxaanu kala hadli karnaa oo qudha in aanu sidaas hadda kala nahay aanu kala ahaano, oo waliba cid kastana in aanu qaranimadayada ku qancino ayaanu diyaar u nahay, ee ha naloo tixgeliyo mar kasta jiritaankayaga dawladnimo, dalnimo iyo dadnimo”.
  18. Borama ( PP News Desk ) — When Liban Mohammed Dahir’s brother had died of Covid-19 he asked the local hospital for an ambulance to transport the deceased before funeral. The hospital administration told Liban that hospital ambulances “are faulty”. Liban Dahir deplored lack of medical advice on how to prepare the body for burial. “We were not able to find any health professional to provide us with appropriate advice on the funeral. Our decision has been to prepare the funeral of my late brother in line with preventative guidelines to prevent our relatives from contracting Covid-19. We asked the hospital administrators for a Personal Protective Equipment only to be told that the hospital sells PPEs. This is the receipt showing the purchase of the equipment from the hospital ” Liban said in a livestream to brief the media on the matter. “The hospital staff told us that there was no oxygen for Covid-19 patients. They did not care about their duty towards patients. We procured oxgygen but the hospital staff said thithey were not able to adminster the oxygen to the patient” said a sister of the person who died of Covid-19. Khadar Hussein, the Secretary General of the main opposition party in Somaliland, Waddani, has criticised Somaliland Government for forming a Covid-19 Prevention Committee whose members lack the expertise to deal with and advise on the health emergency in Somaliland. “[A] sad and common story. We’ve to speak louder and louder with clear and documented messages so that these inhumane and shamful practices will be exposed and stopped” tweeted Abdisalam Yassin, an influential educationist in Hargeysa. © Puntland Post, 2020 The post A HOSPITAL IN SOMALILAND DEMANDS PURCHASE OF PPE FOR COVID-19 VICTIMS’ RELATIVES appeared first on Puntland Post.
  19. A staggering 70% of businesses in Dubai expect to close their doors within the next six months as the coronavirus pandemic and global lockdowns ravage demand, a survey by the Dubai Chamber of Commerce revealed Thursday. Source: Hiiraan Online
  20. Jeddah (Caasimada Online) – Wiilasha suxufigii rer Sacuudi ee la dilay Jamal Khaashuqji ayaa maanta sheegay “inay cafiyeen” kuwii dilay aabahood, hadalkaas oo taxliiliyayaasha ay ku macneeyeen mid si hubanti ah cafis ugu fidinaya shan qof oo lagu helay dilka, kuwaas oo iminka dil sugayaal ah. Khaashquji, oo ahaa xog-ogaal ku dhow boqortooyada balse isu beddelay mid cambaareeya, ayaa lagu dilay kadibna jirkiisa lagu jarjaray gudaha qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul, bishi October ee 2018, kiiskaas oo si weyn u dhaawacay sumcadda dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Cafiska qoyskiisa ayaa bad-baadin kara nolosha shan nin oo aan magacyadooda la sheegin oo bishii December 2019 dil toogasho loogu xukumay dilka Khaashuqji. “Habeenkan barekeysan ee bisha Ramadan, haddii aan nahay wiilasha shahiid Jamaal Khaashuqji waxaan ku dhaawaaqeynaa inaan cafinay oo saamaxnay kuwii dilay aabaheen,” waxaa sidaas qoraal uu twitter soo dhigay ku yiri Saalax Khaashuqji. Mas’uuliyiinta Sacuudiga weli kama aysan hadlin caqabadaha sharci ee ka dhalan kara hadalka Saalax, oo ku nool boqortooyada, kaasi oo beeniyey warar sheegaya inuu heshiis lacageed la galay dowladda. “Waxa tani macnaheedu uu yahay ayaa ah in dilayaasha ay ka badbaadi doonaan ciqaabta dilka, maadaama shareecada Islaamka ay qeexeyso in qoyska ay leeyihiin xuquuqda cafiska,” waxaa sidaas qoraal twitter ku yiri Ali Shihabi, oo ah qoraa iyo taxliiliye Sacuudiyaan ah oo ku dhow boqortooyada. Taxliiliye Nabel Nowairah ayaa sidoo kale sheegay in go’aanka qoyska uu macnihiisu yahay “in dilayaasha aan la dili doonin”. Saalax ayaa horey u sheegay inuu “kalsooni buuxda” ku qabo hanaanka cadaaladda Sacuudiga, wuxuuna cambaareeyey mucaarad uu sheegay inay ka faa’iideysanayaan kiiska. Wargeyska Washington Post, oo uu Jamaal wax ku qori jiray, ayaa sanadkii tegay sheegay in qoyska Khaashuqji oo uu ku jiro Saalax, ay dowladda ka heleen guryo malaayiin dollar jooga, islamarkaana lacag tobanaan kun oo dollar ah ay siiyaan mas’uuliyiinta bil kasta. Saalax ayaa ku gacan seeray warbixintaas, isaga oo beeniyey inuu wax heshiis lacageed kala hadlay dowladda Sacuudiga. Isha: AFP + VOA
  21. Guddoomiyaha maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha, Cumar Sheekh Cabdi oo wareysi siiyey Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyey howlgallo ammaanka lagu sugayey oo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen gudaha iyo duleedka magaaladaasi. Cumar Sheekh Cabdi ayaa sheegay in baaritaanadaasi ay ahaayeen kuwo lagu xaqiijinayo nabad-gelyada, islamarkaana haatan amniga degmada uu yahay mid wanaagsan. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaallo xeebeedka Baraawe inay la shaqeeyaan ciidanka amniga, si looga hortago falalka ammaan darida ah. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/ho.mp3 View the full article
  22. Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadda uu ka dhageystay ergayga UN-ka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. James Swan iyo ergeyga Midowga Africa Francisco Madeira horumarka laga sameeyey ansixinta sharciga doorashooyinka iyo hawlgalladii ciidanka ee Shabeelaha Hoose iyo qabsashada magaalada Jannaale. Xubnaha golaha ammaanka oo markaasi kadib mid-mid u hadlay ayaa soo dhoweeyey horumarradaasi. Dhinaca kale waxay golaha ammaanku ugu baaqeen madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada inay wada hadlaan. Dawladda Maraykanka sarkaalka u hadlay ayaa ugu baaqday Madaxweyne Farmaajo inuu qabto kulanka golaha amniga qaranka oo ay ku wada jiraan madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka. Sidoo kale xubno ka mid ah golaha ammaanku oo ka hadlay madasha ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin in ciidamada amniga meelaha qaarkood sida Gedo loo isticmaalo “xafiiltan siyaasadeed”. Ergayga Qaramada Midoobay James Swan iyo madaxda kale ee hadashay waxay sidoo kale soo dhoweeyeen kulankii Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi. View the full article
  23. Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Duhur-220520.mp3 View the full article
  24. Qoyska weriye Cabdimaalik Coldoon ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in uu weli xiran yahay oo aan laga deyn xabsiga. Mubaarik Coldoon iyo qaar kale oo ka tirsan qoyska ayaa xaqiijiyey in weriye uu weli xiran yahay. Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda ka raaligelineysaa xog qaldan oo saacadihii hore nala wadaageen ilo ku sugan Hargeisa taas oo la xiriitay sii deynta Coldoon. Coldoon oo hadda xiran muddo sanad ka badan ayey labo Maalin kahor codsdeen midowga Yurub in shuruud la’aan lagu sii daayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com