-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Subax-260520.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Shirka joogtada ah ee guddiga xakameynta Covid-19 oo xalay la qabtay ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee xanuunka. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shirka guddoomiyey, iyadoona ay ka qeyb-galeen xubnaha guddiga oo u badan golaha wasiirada Soomaaliya. Intiisa badan waxaa shirkaan diirada lagu saaray hal qodob oo ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa awoodda sheybaarka qaranka, si ay u suurto gasho kordginta tirada dadka la baarayo ee gobollada dalka. “Shirka joogtada ee Guddiga Qaran ee la tacaalidda safmarka #COVID19 oo uu Ra’iisul Waaaare Hassan Ali Khairere guddoomiyay caawa ayaa diiradda lagu saaray sidii sare loogu qaadi lahaa awoodda sheybaarka Qaranka, si ay u suurto gasho kordginta tirada dadka la baarayo ee gobollada dalka.” ayaa lagu qoraal ka soo baxay xafiiska Khayre. Sidoo kale xubnaha guddiga la tacaalida Coronavirus ayaa soo jeediyey in deg-deg howshaas loo guda galo, si adeegyada sheybaarka loo gaarsiiyo meel badan. Soomaaliya ayaa ka mid ah wadamada uu fara ba’an ku hayo cudurka safmarka ah ee Covid-19 ee saameeyey caalamka, waxaana saacadihii ugu dambeeyey dalka laga diiwaan-geliyey illaa 95 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha ka dhigeysa 1,689 ruux.
-
Despite all-round, significant progress, Africa remains plagued by poverty, violence, and lack of democratic governance, the chairman of African Union Commission said on Monday. The remarks by Moussa Faki Mahamat came in a statement issued to mark the Africa Day named after the establishment of the Organization of African Unity (OAU) in 1963. The OAU morphed into the African Union (AU), a pan-African union of 55 member states, in 2002. Africa “…initiated its political unity, and made significant economic, social, and cultural progress. However, such progress cannot conceal the sometimes-flagrant shortcomings and delays,” Mahamat said. He argued that the crises in the continent were major problems that lay “uncertainty over the future.” “Ranging from open crises, caused by terrorism and inter-tribal or inter-religious conflicts to post-electoral crises, Africa is constantly beset, here and there, by scenes of violence, fragility and uncertainty over the future,” Mahamat noted. He added: “Against this mixed backdrop, there are some glimmers of hope, insofar as there is great determination to overcome the odds, and immense resources to break the cycle of dependency and poverty.” Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed also congratulated the AU on the African Day which is marked across the continent. The diverse continent was destined to “multidimensional prosperity,” Ahmed said on Twitter. “As we celebrate# Africa Day today, let us strengthen our solidarity for the #Africa we want,” he wrote. Source: AA Agency
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Muddo 10 maalmood gudahood waxaa Qaraxyo ka badbaaday Janaraal Cali Xirse Barre (Cali Gaab) oo dhawaan loo magacaabay Hogaanka Caafimaad ee Booliska Soomaaliya, waxaana weeraradaas ka dhashay su’aalo badan. Janaraal Cali Gaab ayaa shalay gurigiisa ku qaabilay odayaal, siyaasiin iyo saraakiil ciidan oo ka soo jeeda Beesha Habar-gidir waxayna kala hadleen xaaladiisa iyo haddii ay jiraan dad ay is haayaan oo siyaasadda ama ciidamada ku jira. Jananka ayaa la sheegay in uusan jirin qof uu hadda dagaal kala dhaxeeyo balse ay jiri karaan kuwa badan oo ka xun xilka loo dhiibay. Sidoo kale waxa uu sheegay in saraakiil badan oo booskaan laga badalay ay ka xumaadeen dhismo uu durbo ku bilaabay xarumihii caafimaad ee booliska Soomaaliyeed oo aan muddo dheer la dayactirin. Sidoo kale Janaraal Cali Gaab ayaa la sheegay in uu aaminsan yahay in Al-Shabaab aysan kali ku aheyn qorshahan balse ay wax ka wadaan kuwa isaga la shaqeeya oo aad ugu dhaw. Mas’uuliyiintaan ka tirsan Beesha Habar-gidir ayaa Janaraalka ka dalbaday inuu gurigiisa joogo. Sidoo kale waxay u ballan qaadeen in dowladda ay ka dalban doonaan baaritaan dhab ah oo arrintaan lagu sameeyo iyo in Jananka la siiyo gaadiidka aan Xabadda karin, haddii laga waayana ay maalin ku iibin doonaan. Cali Xirsi Barre oo muddo ka yar laba bil ku magacaaban hogaanka Caafimaadka ee Booliska Soomaaliyeed ayaa durba dhismo iyo dayactir ku bilaabay xarumaha caafimaadka ee booliska, iyadoo sidoo kale hore ugu soo guuleestay hagaajinta iyo daryeelka agoonta booliska Soomaaliyeed. Dadka yaqaana waxay ku sheegaan nin shaqo, salaad badan, sadaqo badan una jirmaada shaqada uu haayo waana sababta laba jeer aroor hore loo qarxiyay.
-
Mr Aden Duale, Mr Ben Washiali and Mr Kimani Ichung'wa are a restless lot. They face a purge from their prestigious offices in the National Assembly after being accused of disloyalty. Source: Hiiraan Online
-
Somalia's Jubaland forces on Monday killed four al-Shabab extremists in a fierce fight in Dhobley, a town in southern Somalia, a police officer confirmed. Source: Hiiraan Online
-
Tehran (Caasimada Online) – Website-yo laga jabsaday ee Israel, weeraro internet-ka oo laga soo wariyay Iran iyo dagaalka Twitter-ka ee hogaankooda u dhaxeeya: Cadaawadda u dhaxeysay labadan dal ee si weyn u xifaaltama ayaa ka holcaysa Online-ka. Falaarihii ugu dambeeyay ee ay is-weydaarsadeen Israel iyo Iran waxay ku beegmeen 20 sano guuradii kasoo wareegtay markii ciidanka Israel ay ka baxeen koourta Lubnaan, taasi oo ay ku khasabeen maleeshiyaadka Iran ay taageerto ee Xisbullah. Iyadoo Israel ay u dabaal degeeyso markii ay qabsatay qaybta bari ee magaaladda barakeysan ee Qudus sanadkii 1967, Iran waa ay xuseysaa maalinkas waxayna ku xuseysaa Falastiiniyiinta iyo isku xirka muslimiinta iyo sidoo kale Yahuud nacayb. “Waan taageeri doonaa waana caawin doonaa maamul kasta iyo koox kasta oo la dagaalamaysa rajiimka Yahuudda,” waxaa sidaas Twitter-ka ku qoray hogaamiyaha Iran Ayatollah Ali Khamenei. Waxaa uu ku baaqay in la difaaco dadka Falastiin iyo in xilka laga tuuro Ra’iisul Wasaaare Benjamin Netanyahu. Ra’iisul Wasaaraha Israe ayaa Khamanei Twitter ka ugu jawaabay. “ Waa in uu ogaadaa in rajiim walba oo Israel ugu goodiya xasuuq uu naga heli doono khatar la mid ah,” yuu qoray Netanyahu. Weeraro internet-ka ah Subax kadib markii hogaamiyeyaashu Twitter-ka isku hardiyeen, Israel waxay kusoo kacday weerar Internet-ka ah oo lagu beegsaday website-yo, ganacsi, dowladaha hoose, iyo NGO iyadoo ay la socotay farriin ku qoran luuqadaha Hebrew iyo English oo sheegeysa in “bur-burinta Israel ay bilaabatay muddo ka hor.” Weerarkaas waxaa la socday muuqaal muujinaya Caasimadda dhaqaalaha Israel ee Tel Aviv oo gubaneysa waxaana ku dul qornaa “ u diyaar garooba layaab weyn” Ma jirto faah-faahin laga helay kooxda weerarka sheegatay oo magacooda ku sheegay “Hackers of Saviour”. Horraantii todobaadkaan, Washington Post ayaa werisay in Israel ay qaaday weerar ka dhan ah dekadda Iran ee Shahid Rajae oo ku taalla marinka Hormuz oo muhiim u ah isu socodka saliidda caalamka. Weerarkaasi waxaa la aaminsan yahay in uu aargoosi u ahaa weerar lagu qaaday warshadaha biyaha Israel. Mas’uuliyiinta Israel ma aysan xaqiijin labada weerar midkoodna, hase yeeshee waxay ogolaadeen in tuhunka uu sii jiitamo. “Canaasiirta Iran waxay noo soo dirayaan unugyo dhan kasta naga qabsada,” waxaa sidaas yiri wasiirka difaaca Israel ee xilka ka degay toddobaadkii tegay Naftali Bennett. “Waa inaan sare u qaadno cadaadiska diblomaasiyadeed, midka dhaqaale, kan militari iyo midka teknoolaji, islamarkaana ka fal-celinaa dhan kasta,” ayuu yiri. Maalinkii ku xigay, madaxa ciidamada Israel Aviv Kahovi ayaa yiri “waxaan diyaarineynaa habab kala duwan oo gaar ah iyo xeelado dagaal oo aan maskax ahaan ku dhaawacno cadowga.” Iran iyo Israel, oo ah labada dal ee isugu neceb bariga dhexe weli kuma dhiirin dagaal hubeysan oo toos ah, waxayse hadda ku dagaalamayaan teknoolajiyadda, labadooduna aad ayay ugu wanaagsan yihiin.
-
Colonel Abiy Axmed-ka Itoobiya hoggaamiya wuxu ahaa askari sir-doonka Itoobiya ka tirsan, fikirkiisa siyaasadeed ee gobolkuna uu ku hana qaaday intii ay Soomaaliya burburtay oo dalal badan oo Itoobiya ugu horeyso u soo qalab qaateen duminteeda, waxaana maskaxdiisa buux dhaafshay sheekooyinkii asaadhiirta ahaa ee boqortooyooyinkii Amxaarrada ee ku aaddanaa cadaawadda ay Soomaaliya u qabaan, iyo damaca hadda sii xoogeystay ee waligiis uu guumeystaha qadiimka ah dabada ka riixayay ee ah in dalka Soomaaliya iyaga la hoos geeyo, waxaana taas dhiiri geliyay oo dhibkaba keenay inuu ku soo aaday xilli uu Soomaaliya madax-weyne ka yahay Max’ed Cabdullaahi Farmaajo oo wax kale aan siyaasaddiisa lagu macnayn karin laakiin u adeegay siyaasado shisheeye si ay ugu hayaan awoodda illaa uu ka fulo danaha aan la garanayn ee qaranimmad Soomaaliya kala weynaaday! waase haddii shacabka Somaaliyeed aysan intaas garan karayn! Ciidammada caadiga ah ee Itoobiya waxay soo galeen Soomaaliya 1996-kii waxayna ka soo tallaabeen xudduudda gobolka Gedo iyagoo xad gudubyo waaweyn oo isugu jir dil, kufsi, qafaalasho, dhac, iyo xatooyo ka geysanaya gudaha Soomaaliya, waxaana jirtay in 2sano ka hor taariikhdaas ay ciidammadeeda sir-doonka ah soo gelisay xudduudaha dalka oo dhan. Marmarsiinyadii waagaas ay sababta uga dhigtay xad-gudubkii ay ka geysatay gobolkaas ayaa ahayd inay koox minted ah uga soo duushay Soomaaliya ammaankeedana u baqayso, waana sabab la mid ah waxyaabaha hadda ku marmarsiyootay markii ay magaallada Berdaalle (May 04, 2020) ku soo ridday diyaaraddii xamuulka ahayd ee gargaarka waday, waxayna sheegeen inay uga shakiyeen inay diyaaradda wataan argagixiso rabta inay iyaga isku qarxiyaan!!… Been intaas la eg?! SHacabka indhaha ha kala qaadaan, mana aha inay fiirsadaan waxa Gedo ka dhacay ee waa inay ka dhiidhiyaan, xad gudubka ay ciidammada Amxaarada Gedo iyo Bay ku hayaan waa marka horee waa mid guri kasta oo Soomaaliyeed ku dhacay, laynaguna barayo shacab ahaan inaan dulinimmada qaadano, waana dharbaaxo ku taal dhabanka muwaadhin kasta oo Soomaaliyeed! Qarammada Midoobay (QM) iyo dhammaan waxa Beesha Caalamka loogu yeero waxay ku taageereen Itoobiya xad gudubka ay ku samaysay qaranimmada Soomaaliya, waxbana lagama soo qaadin gabood falkii iyo dhibaatooyinkii ay u geysatay shacabka gobolkaas, waxaana falalkii argagixisnimo ee ay ciidankii Itoobiya geysteen lagu macneeyay tallaabo ay koox argagixasa ah dalkeeda kaga difaacaysay!…KOOX?! Wixii maalinkaas ka dambeeyay Itoobiya waxaa si aan la sheegin loo siiyay rukhsad ah in xad gudubyada ay Soomaaliya gudaheeda ka geysanayso ay yihiin kuwo sharci ah. Arrintan waxay iska noqotay mid ay dunida aamusnaan ku oggolaatay, dalalka qaarkod iyo QM, iyagoo taageeraya xad gudubyadaas ayey qiil bixintii aan naqaanay marka dal lagu duulayo sabab uga dhigeen inay Itoobiya xaq u leedahay inay is difaacdo, middaasna waxay horseedday in joogitaankeeda iyo far gelinta ay arrimaha Soomaaliya ku hayso raali looga noqdo, waxayna QM iska indho tirtay in Soomaaliya tahay qaran madax-bannaan oo xubin ka ah QM, Ilaa iyo waqtigan la joogo arintan sidii ayeey wali u jirtaa oo waxba iskama bedelin. Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Yukio Yamamoto (Donald) Yeygii haragga cawsha huwanaa ! Waxaa arrin cad ahayd in kast oo ay dhici karto in dadka Soomaaliyeed badankood aysan ku baraarugsanayn in xad-gudubyadaas iyo daandaansigaas ay ahaayeen kuwo ay Itoobiya la ogaayeen dalalka maanta ku taageeraya waxayna bilow u ahaayeen hawlaha maanta uu Yukio Yamamoto (Donald) ka wado Soomaaliya, waxaana marqaati u ah in bishii April, 2018 ra’iisal wazaaraha dalka Britain Boris Johnson oo waqtigaas aha waziirka arrimaha dibadda uu markii Colonel Abiy Axmed loo magacaabay inuu hoggaamiyo dalka Itoobiya isagoo ugu hambalyayniya bartiisa Twitter-ka hambalyadii ka dib isla markiiba kula soo booday inuu Abiy kula dardaarmo inuu qayb ka noqdo is-bedel siyaasadeed oo Soomaaliya laga hirgeliyo “…Ajandaha weyn ee la wadaagayo oo laga shaqaynayo waa laga bilaabo horumarinta iyo is-bedelka Siyaasadeed ee Soomaaliya….” Muxuu Boris si gaar ah Itoobiya ugu doortay arrintaas?!… Boris hadalka iskama dhihin!… Arrimahan ma aha kuwo si kama ah isaga dhacay, waxaana jiray qorshe soo jiitamayay gaar ahaan marka ay timaado kaalinta ay ku leedahay dowladda Maraykanka. Intii uu socday shirkii dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeed ee Mbagathi ee dalka Kenya, wakiilladii Maraykanka shirkaas u joogay waxay u dhaqmayeen ama u muuqdeen sidii inay yihiin kor joogto aan shirka qayb ka ahayn, marka la garab dhigo wadammada kale ee reer galbeedka ah oo runtii aan oran karo ilaa iyo xad waxay isku dayayeen inay taageero u muujiyaan shirkaas sida; Talyaaniga, Sweden, Jarmalka, iyo kuwo kale oo ay iyagu ka muuqatay inay aad u danayniyeen arrimaha shirkaas, waxaana marar badan lagu macneeyay kaalintii Maraykanka ee shirkaas mid hummaag badan uu ku jiro walaac badan ku haysay dadkii Soomaaliyeed ee shirkaas fadhiyay. Laakiin wax kasta waxay sidii cadceeddii u soo muuqdeen markii shirkaas uu madax-weyne u doortay Cabdullaahi Yuusuf Axmed, isla markaasna uu samaysmay dhisma dowladeed oo hay’adihiisii intii muhiimka ahayd u dhanyihiin laakiin wali u baahan tabantaabo faro badan iyo in gacan la siiyo, hasa yeeshee si middaas ka soo hor jeedda Maraykanka markiiba wuxuu u gacan haadiiyay xubnihii dowladda la dhisay ka soo horjeeday oo u badnaa qabqablayaashii dagaalka ee Muqdisho. Sababta uu Maraykanka uga soo hor jeesteen dowladda waxaa siyaasiyiin badan oo arrimaha siyaasadda Soomaaliya aad xog ogaal ugu ahaa ay ku macneeyeen in Maraykanka uu diidanaa in nin sida Cabdullaahi Yuusuf ah oo ku soo barbaaray siyaasadihii gumeysi nacaybka ahaa aadna xog ogaal ugu ah arrimaha siyaasadeed ee dalka iyo taariikhdiisa uu Soomaaliya madax-weyne ka noqdo. Safaaradda Maraykanka ee Nairobi maalmo yar ka dib doorashadii Cabdullaahi Yuusuf waxay isugu yeertay rag uu hor kacayo SHariif Xasan SHiikh Aadan oo isagu ahaa guddoomiyihii golaha shacabka, iyo rag faro badan oo ay ka mid ahaayeen; Muuse Suudi Yalaxow, Cusmaan Xasan Cali (Cusmaan Caato), Max’ed cabduulaahi Jaamac (Sifir), Max’ed Qan-Yare Afrax, iyo xubno kale, kuwaasoo ku kacsanaa dowladdii la dhisay iyagoo waliba xilal ka haya. SHirkaas oo aan xogtiisa la helin waxaa uu muujiyay in dowladda Maraykanka ay lid ku tahay dowladii meesha lagu dhisay wuxuuna kullankaas dhiiri gelin weyn siiyay xubnihii dowladda ka soo hor jeeday waxaana uu sababay in xubno kale oo dowladda taageersanaa ay ku biiraan mucaaradka. Dad badan oo Soomaaliyeed waxay rumaysanyihiin in ciidammadii Itoobiya ee dowladdii ku-meel-gaarka ahayd u soo gelbiyay Muqdisho 2006dii ay keensadeen Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Cali Max’ed Geeddi hasa yeeshee waxay xaqiiqdu tahay in ciidammadaas ay ku soo galeen dalka amar ay ka heleen dowladda Maraykanka oo aan xataa waxba laga ogeysiin ama aan lagala tashan madax-weyne Cabdullaahi Yuusuf iyo ra’iisal wazaare Cali Max’ed Geeddi. Arrintan ayaa ka dambeysay markii ay fashilantay rajadii ay dowladda Maraykanka ka qabtay kooxdii mucaaradka ahayd ee ay kula soo heshiisay Nairobi si ay xukuumadda u ridaan iyadoo la adeegsanayo golaha shacabka iyo guddoomiyaha golaha SHariif Xasan SHiikh Aadan, qorshahaas oo aan dhameys tirmin ayaa waxaa Maraykanka walaac weyn oo kedis ah ku noqday ururkii Midowgii Maxkamadaha oo uu arkay in maamulkooda si xawli ah ugu sii baahayo gobollada dalka oo dhan si uu taas uga hor tago ama uu u joojiyo fiditaanka awoodoodana wuxuu u baahday inuu helo cudud uu si deg-deg ah uga hor geeyo oo aan ahayn midda dowladda Federal-ka Ku-Meel- Gaarka ah oo iyada lafteeda uusan u aqoonsanayn dowlad isla markaasna uu doonayay inuu burburiyo, sidaas daraadeed wuxuu adeegsaday ciidammadii Qab-Qablayaashii Dagaalka ee Muqdisho oo uu ku mideeyay magaca Golaha La Dagaallanka Argagixisada isagoo waliba ku bixinaya lacago faro badan hasa ahaatee markii ay ururkii maxkammadaha ka adkaadeen wixii loogu yeeriyay Golaha La Dagaalanka Argagixisada Maraykanka isla markiiba wuxuu dalbaday ciidammada Itoobiya isagoo ka fogeyniya dowladdii federal-ka ku-meel-gaarka ahayd mas’uuliyadeedii dowladnimo, iyadoo aan cidna laga talo gelin haddii ay tahay; Dowladda Soomaaliya, QM, Midowga Afrika, IGAD, iyo guud ahaanba waxa Beesha Caalamka loogu yeero. Waxaa xusid mudan in marka ciidammadaas ay soo gelayaan Soomaaliya in xukuumadda iyo golaha shacabka ay wali isku haysteen oo aan la ansixin ciidammada AMISOM ee ay codsatay xukuumaddi lagu soo dhisay Mbagathi. Sidii Xamiid Karsay-gii Afghanistaan mas’uul si cad u diidi kara wixii dalka dhibaaya ma laga waayay siyaasiyiinta u dhaartay dalka! Waxaan iyadana arrin aan qarsoonayn ah in Maraykanku uu si awood sheegasho ku jirto ula dagaalay dowladdii federal-ka ahayd ee ku-meel-gaarka ahayd aakhirkiina keentay inuu u adeegsado dowladda Itoobiya ilaa ay gaartay in si qasab ah Madax-weyne Cabdullaahi Yuusuf uu is cazilo, maalinkaas wixii ka dambeeyeyna waxaa bilaabatay siyaasad ay dowladda Maraykanka gadaal ka yeerinayso cadowgii Soomaaliyeed ee Itoobiyana ay fulinayso waliba waxaa si anshaxa diplomat-siyadeed ka baxsan loo soo fariisayay bartamaha xafiiska madaxtooyada Soomaaliya, isla markaasna iyada oo aan waxba laga weydiin ama aan la ogeysiin dowladda Soomaaliya qasab laga dhigay in sir-doonka Itoobiya xafiisyo ka furto meel kasta oo maamul siyaasadeed ka jiro dalka oo dhan, oo ay ug horeeyeen Puntland iyo Somaliland, ka dibna maamul-goboleeddadii cusbaa. Arrintani waxay horseedday dal kasta oo ay ku jirtay cadaawadda Soomaaliya ama dan guracan ka lahaa wuxuu qaatay ama ku dhaqaaqay inuu Soomaaliya kula dhaqmo siyaasaddaas oo kale, khaasatan dalalka Carabta; Qatar, Midowga Immaaradaha Carabta, iyo Sacuudiga, waxayna raaceen siyaasad la mid ah middii uu Maraykanka qaatay waxayna soo adeegsadeen isla cadowga Itoobiya, heer waliba Midowga Immaaradaha Carabta ay gaareen in Itoobiya ay saami uga qorto dekedda Berbera!…Bal ma iyadaa leh?!… Dhibaatada ugu weyn waxay dhacday markay dhallin-yaradii dalka askaraysteen dowladdiina ay ka hadli waysay!…Askarta Maraykanka, askarta Midowga Immaaradaha Carabta, sir-doonka, askarahaas aalaaba markay ciidammada dowladda Soomaaliyeed ama dowlad goboleeddada ay hawl galo samayniyaan ayaa xilliyada qaarkood la arkaa iyagoo gacan siinaya, taasoo loola jeedo in loo ekaysiiyo inay yihiin ciidamo Soomaaliyeed, laakiin xaqiiqdu ay tahay ciidamo ay dalal shisheeye ka dhex samaysteen dalka gudihiisa, khatarta ugu weynna waxay tahay in dhallin yaradaas aysan isu arag inay dalal shisheeye u shaqeeyaan iyagoo run ahaantii u adeegaya dano shisheeye. Ciidammadaas ayaa sal-dhigyo ku leh meel kala duwan oo muhiim ah xagga istaraatiijiyadda military-ga oo qaarkood ay ahaayeen sal-dhigyo hore o ay isticmaali jireen ciidammada Soomaaliya ama ciidammadii Soviet-ka. Balse ma aragtay qabka, qabka dhaafay ee Kyle McCarter safiirka Maraykanka u fadhiya Nairobi ugu garab istaagay Kenya boobka badda Soomaaliya?!… Markii uu madax-weynihii hore ee Maraykanka Brack Obama uu boqday dalka Itoobiya sanadkii 2015kii oo ahayd markii ugu horeysay ee madax-weyne Maraykan ah oo xafiiska fadhiya uu booqdo dalkaas wuxuu si cad u sheegay in arrimaha Soomaaliya ay kala soo xiriirayaan ama ay wax ka weydiinayaan oo keliya Itoobiya iyo Kenya, waa dhab waan dunsnnahay qaranimadeenii inaan dhisano waan ku filnaan waynay, laakiin Itoobiya iyo Kenya?!… tani macnaheeda ma aha Obama inuu riyooniyayay ama uu dheelilowsanaa markuu sidaas lahaa ee wuxuu raacayay waddo horay u falnayd, wuxuu raacayay qorshihii horay u soo socday ahna midka uu wali maanta ku shaqayniyo ama uu Muqdisho u joogo Yukio Yamamoto (Donald) oo mar kasta oo uu la kulmo madaxda ama siyaasiyiinta Soomaaliyeed qosolkiisa iyo ilko cadayntiisa aad moodayso Baadari ilmo rajo ah kaniisadda loogu keenay!… Waxaase hubaal ah in sida uu inoo aqriyay iyo sida ay runtu tahay ay yihiin labo aad u kala fog!… Sababta ugu muhiimsan ee mar kasta uu u taageero xukuumadda madax-weyne Farmaajo iyo ra’iisal wazaare Xasan Cali KHeyr ayaa lagu macnayn karaa inuu ka dambeeyo ama wax ka ogyahay heshiisyada beenta ah ee ay wada saxiixdeen Colonel Abiy Axmed iyo Farmaajo ee runtooda laga qariyay dadka Soomaaliyeed, arrimaha uu Yamamoto ka wado dalka waa in lagu baraarujiyaa dad-weynaha Soomaaliyeed oo siyaasiyiinta ay ka hadlaan. Kyle McCarter, waa safiirka Maraykanka u fadhiya Nairobi, shaqadiisu qareenimo ma aha,waxaana la moodaa ujeeddadiisu inay tahay inuu ku taba barto oo uu isku tijaabiyo dal sida Soomaaliya oo kale uu ku tuhmiyo inaysan ka jirin xukuumad xoog badan, oo waliba Farmaajo madax-weyne ka yahay! Kyle McCarter dowladda Soomaaliya oo baddeeda lagu soo duulay oo dacwadii maxkaddu ay meel dhexe marayso buu bartamaha uga soo booday isagoo si amar ku jiro u sheegaya in dacwadda laga soo cesho maxkammadda!…Yaa?!…fara gelinta uu ninkaas ku sameeyay arrintaas xukuumadda iyo labada gole ee shacabka (waa un magacaasee) midna kama hadlin, laakiin waxaa laga ogaaday war baahinta dunida waxayna ku soo dhammaatay in Farmaajo iyo Kenyatta labadooda keliya qol aan cidna ku wehlin wax ku soo saxiixdaan!…Farmaajo sida aan ku baranay sidii macdaar uu isaga leeyahay buu taladii dalka isaga isku keli yeelay! Kulankaas oo McCarter labadaas nin isugu keenay natiijadii ka soo baxday waxaa lagu sheegay in laysku af gartay!…maxaa laysku af gartay?! Codsiga Kenya in mar 3aad dib loogu dhigo go’aanka maxkamadda ka gaari lahayd arrinta badda ayaa lagu macneyn karaa inay doonayso inay waqti u hesho sidii Soomaaliya loogu cadaadin lahaa inay si xeer jajab wax ku dhameystaan labada dal. Yukio Yamamoto Itoobiya xambaarsanyahay ! Kyle McCarter Kenya xambaarsanyahay!… Yaa?! Bal adigu macnee caqligaas!… Waxaa shaki la’aan ah in siyaasadda is-xambaarka ah ee Maraykanka iyo Itoobiya ay meel ka dhac ku tahay qaranimmada iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed, waana meesha ay ka dhutinayso dowladnimmada Soomaaliya, iyo sababta ugu weyn ee looga ilaalinayo inay gaarto deggenaansho siyaasadeed, waana walaac ugu weyn ee had iyo goor ummaddu isku baraarujiso, waxaase talo wanaagsan ahaan lahayd in Colonel Abiy uu ka waantoobo dhaqankii hore ee guumeystayaashu maalin kasta Itoobiya u soo adeegsanayeen Soomaaliya! Waxaa muuqata marar badan dad-weynuhu ka wada hadlaan waxa Abiy iyo Yamamoto isu sheegeen! Waxaase ka daran oo ay is weydiinayaan maxay Farmaajo iyo Yamamoto saaxiibo gaar u yihiin?! Waxa loo socdose yaan garan oo Soomaali ah?! Mase fahmi karaa Abiy in kursiga uu Farmaajo ku fadhiyo ummaddu leedahay ee kursiga uusan lahayn ummadda?!… Waxaa muddo soo socday qorsho si awood sheegasho ah sal-dhigyo ciidan looga samaystay dalka oo dhan; Muqdisho, Kismaanyo, Berbera, Gaal-Kacyo, Wanle-Weyn, Baydhabo…iyadoo waliba la leeyahay waa dowlad madax-bannaan oo ka tirsan golaha loo dhanyahay ee QM!… Yaa arkay dowalad markii dano laga saxiixanayo keliya dowlad ahaan loola dhaqmayo?!… wax kasta oo ay saxiixday dowlad aan shacabku soo dooran ma noqon doonaan kuwo sharci ah. Arrintu sow ma aha caarradii cayayaanka (xasharaadka) guri ka cunaysay, laakiin nafteeda u cunaysay! Ciidammada AMISOM looma keenin inay Al-SHabaab la dagaalaan ee maxaa loo keenay?! … SHacabka Soomaaliyeed ma jirto cadaawad ay u qabaan dalka Maraykanka, waxayna aad u fahamsanyihin guud ahaan siyaasadaha ka socda gobolka, laakiin kuma faraxsanna siyaasadda uu ciyaarayo Yamamoto mana dhici doonto in ummadda Soomaaliyeed shacab iyo dowlad iyagoo isku duuban inay dulinimo qaataan, waxayna so dhoweyniyaan wax kasta oo xiriir ama heshiis ah oo aan meel ka dhac ku ahayn jiritaanka qaranimadooda dal ahaan iyo ummad ahaanba… Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan, waxaad kala xiriiri kartaa alle_yaqaan99@yahoo.co.uk AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Tripoli (Caasimada Online) – Dadaallada Sacuudi Carabiya ay ku dooneeyso in ay saameyn ugu yeelato Bariga Dhexe islamarkaana ay noqoto hogaamiyaha Carabta Dunida waxaa cuuryaaminaya Imaaraadka Carabta, sida uu Khabiir arrimaha Bariga Dhexe ku xlee-dheer uu u sheegay TV-ga TRT ee Turkiga. Tusaale cad waa dagaalka Libya, halkaas Sacuudigu uu si toos ah u taageeray ololihii dhiigu ku daatay ee Khaliifa Xafter uu sanadkii lasoo dhaafay ku doonayay in uu ku qabsado magaaladda Caasimadda ah ee Tripoli. Si kastaba ha ahaatee, ka sokow dhaqaalaha ay xukuumadda Riyadh ku taageereyso Xafter, Imaaraadka Carabta ayaa kala wareegay ninka awoodda ku leh Libya, sida ay khubaradu sheegayaan. “Sacuudigu waxaa uu si qarsoon ugu carreysanyahay is-muujinta iyo go’aanq aadashada kaliga ah ee sii kordhaysa ee Imaaraadka Carabta, gaar ahaan arrinta Yemen,” ayuu yiri khabiirka. Sacuudi Carabiya, Imaaraadka, iyo xulifadooda waxay dagaal militari ku qaadeen Yemen sanadkii 2015-kii iyagoo isku deyaya in ay dib u soo celiyaan xukuumadda Madaxweyne Cabdi Rabbu Mansoor Haadi islamarkaana ay u bur-buriyaan dhaq-dhaqaaqa Xuutiyiinta. Si kastaba, Shan sano oo dagaalku socday, boqortooyadu ma aysan gaarin wax hadafkeedii ka mid ah, Imaaraadka Carabtuna waxaa uu si tartiib-tartiib ah uga furanayaa xukuumadda Riyadh. Imaaradka iyo Sacuudigu markii horeba waxay ku loolamayeen gacanta sare ee koofurta Yemen, halkaas oo Imaraadku uu taageero dhaq-dhaqaaqa gooni u goosadka oo doonaya in Koofurtu ay ka madax-banaanaato inta kale ee Yemen. Bishii April 25-keedii, Golaha Xaaladda Kala-guurka Koofureed ayaa maamul gooni isu tag ah uga dhawaaqay koofurta Yemen, waxayna caasimad ka dhigteen magaaladda Cadan. Talaabadaasi waxay kicisay loolan siyaasadeed ee oo soo wajahay taageerada Sacuudiga waxayna dhalisay caqabad weyn ee dhinaca diblomaasiyadda ah oo Sacuudiga qabsatay. Sacuudiga oo la halgamaya awooda xadidan ee militari iyo cadaadiska dhaqaale ee ka dhashay dagaalka, ayaa wada-hadallo qarsoodi ah la furay Xuutiyiinta bilihii lasoo dhaafay, taasi oo muujineysa qirasho ah in dagaalka looga adkaaday. Duqaymaha cirka ee Sacuudigu ka geystay Yemen waxay sababeen waxa ay Qaramadda Midoobay ku tilmaantay xasarad banii-aadanimo tii ugu xumeyd ee aduunka soo martay waxaana duqaymahaas ku dhintay 100,000 oo qof.
-
Jenaral Xaftar oo ay garabkiisa ka baxeen dagaalyahanno muhiim u ah Boqolaal ka tirsan calooshood u shaqeysatayaasha Ruushka ah ee ka garab dagaallamayay Jenaral Khalifa Xaftar ayaa isaga baxay aagga dagaalka ee koonfurta Tripoli, sida ay wakaaladda wararka ee AFP kasoo xigatay xooggaga dowladda ay Qaramada Midoobay taageersan tahay. Bixitaanka dagaalyahannadaasi ayaa kusoo beegmaya xilli jananka ay guuldarooyin waaweyn kasoo gaareen duullaanka mudada sanadka ah uu ku doonayay inuu ku qabsado caasimadda Tripoli ee fadhiga u ah dowladda uu caalamka aqoonsan yahay. “32 diyaaradood oo ah nooca milateriga ee Antonov ayaa kusoo degay garoonka Bani Walid si ay u daadgureeyaan calooshood u shaqeystayaasha Wagnar ee ka baxay aagga koonfurta Tripoli, lamana ogga halka ay ku socdeen,” ayaa lagu qoray barta Twitter-ka ee xooggaga taabacsan dowladda. Warbaahinta maxalliga ayaa ku warrantay in dagaalyahannada la daadgureeyay la geeyay deegaan ka tirsan gobolka Jufra ee bartamaha Liibiya, halkaasi ay ku xooggan yihiin maleeshiyaadka taabacsan Xaftar. Khubarada falanqeeya arimaha Liibiya ayaa rumaysan in tallaabadan ay dhabar-jab ku tahay Jenaral Xaftar oo dhul ballaaran qabsaday markii ay u yimaadeen xooggaga Wagnar sanadkii 2019. In ka badan 1,400 oo calooshood u shaqeysatayaal Ruush ah ayaa la rumeysan yahay inay garab siinayeen Jenaralkan doonaya inuu gacanta ku dhigo guud ahaan Liibiya. Bishii January ee sanadkan, wadahadallo nabadeed oo ka dhacay caasimadda Berlin ee Jarmalka ayaa guuldarro kusoo idlaaday, kadib markii dhinacyada isku haya Liibiya ay joojin waayeen colaadda. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Tan iyo markii Soomaaliya laga sheegay cudurka Covid-19, islamarkaana laga helay dhaqaatiir ka tirsan Isbitaalka Digfeer, waxaa hakad ku jiray shaqada Isbitaalka waxaana aad looga dareemay magaalada Muqdisho. Isbitaalka ayaa joojiyay daaweynta dadka Isbitaalka jiifin ama waxa uu joojiyay qabashada bukaano cusub, waxayna arrintaan soo jirtay muddo bil ka badan. Caasimada Online ayaa ogaatay in Haween badan ay Muqdisho ugu xanuunsanayan Kansarka naasaha. Sidoo kale Caasimada Online ayaa heshay warbixin sheegaysa in Scan-ka lagu ogaado in qofka dumarka ah qabo Kansarka naasaha laga helo oo kaliya Digfeer guud ahaan dalka waxaana u dhiban dumar badan. Inkastoo Isbitaalka wali ay dad jiifaan haddane waxaa ka maqan inta ugu badan dhaqaatiirtii waa weyneed ee dadka daaweyn jiray kuwaas oo kamid noqday in kabadan 100 qof oo Turki u dhashay oo dalka laga saaray. Dhaqaatiir badan oo Soomaali ah iyo ehallada dumar badan oo xanuunsan ayaa dalbaday in si deg deg ah loo keeno dhaqaatiirtii howshaan qaban laheyd maadaama ay xanuunsanayaan dumar badan. Isbitaalka Digfeer waa Isbitaalka kaliya oo qalab dhameestiran heesta oo dalka ku yaalla waxa uuna kamid noqday goobaha uu saameenta weyn ku yeeshay Cudurka Covid-19, oo wali ka jira Muqdisho iyo guud ahaan dalka.
-
Qaar kamid ah dadka baraha bulshada ku xiriira ayaa saacadihii u dambeeyay soo dhigayay sawirro ay ku sheegeen ciidamo cusub oo laga keenay degaanno kala duwan islamarkaana lagu soo daabulay magaalada Garoowe. Dadkaas waxay sawirada ku sheegeen in madaxweyne Deni uu ciidamo ka keenay degaanno ka tirsan gobollada Bari iyo Karkaar kadib markii sida ay tilmaameen madaxweyne ku xigeenku uu ciidamo kala yimid gobollada Sool iyo Cayn. Sidoo kale waxay sheegeen in labada mas’uul mid kasta uu ciidamadiisa ku soo daabulay magaalada Garoowe kadib markii khilaafkoodu sii xoogaystay taasina ay xiisad colaadeed ka dhex abuurtay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka. Haddaba warbaahinta Puntland post oo baaritaan ku samaysay in ay jiraan ciidamo kala duwan oo labada mas’uul keeneen caasimadda Garoowe ayaa ogaatay in aysan waxba ka jirin wararkaas islamarkaana aysan dhinacna ciidamo cusub keenin gudaha magaalada. Waxaase xusid mudan in weli uu taaganyahay khilaafka ka dhexeeya madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka kaasi oo aan ilaa iyo haatan xal rasmiya laga gaarin. PUNTLAND POST The post Maxaa ka jira in Deni iyo Axmed Karaash ay ciidamo ku soo daabuleen Garoowe? appeared first on Puntland Post.
-
Madaxtooyada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa War kasoo saartay hadal dhowaan ka soo yeeray Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya ahna Madaxa AMSIOM Francisco Madeira kadib khudbad uu u jeediyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay. Qoraal ka kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland oo ku qornaa luuqada Ingiriiska ayaa lagu sheegay in Francisco Madeira uu lumiyay kalsoonidii iyo dhex-dhexaadnimadii looga baahnaa kadib markii uu gef u gaystay mid kamid ah Beelaha dega Jubaland. Sidoo kale Qoraalka waxaa lagu caddeeyay in Francisco uusan dhex-dhexaad ka noqon karin Arrimaha Soomaaliya isla markaana faragelin uu ku sameeyay siyaasadda dalka taasin ay ka hor imaanayso shaqada uu hayo. Sidoo kale Jubaland waxay ku baaqday in dalka laga eryo Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya ahna Madaxa AMSIOM Francisco Madeira maadaama uu fara-gelin ku hayo arrimaha gudah ee dalka. PUNTLAND POST The post Jubaland oo dalbatay in dalka laga cayriyo Francisco Madeira appeared first on Puntland Post.
-
Is there logic behind the disruption of our state? Is it the consequence of our doings what is happening? Are we taking our democracy for granted? On paper at least we’re a democratic country, in reality; our democratising process is still relatively young and therefore also very vulnerable. Its also less developed in crucial areas than in some other African countries. Out of this situation tries President Farmaajo to arise as a strong man leader. Without a strong democracy, ‘Power corrupts’ is most evident. The government does not tolerate critical voices and is very active in prosecuting journalists and limiting the freedom of employees of newspapers, radio and television. Many of the journalists were killed or are arrested and still in prison. His leadership style goes beyond the traditional image of leadership that we often expect in a post-conflict environment. His leadership styles involve systematic repression of opponents of the administration and dissenters, for example by intimidation, imprisonment or even use of violence. Mogadishu residents (and in general the Somali people) know very well that violence is contagious. If power deployed somewhere, there is a good chance that it will provoke counter-violence that must then again be violently avenged, so that entire regions or society can start to lean towards increasing anarchy. Then only the rights of the strongest remain, and if such a development put in motion, it is difficult to stop and reverse that situation. Such a situation is characterised, among other things, a high degree of fragmentation of violent monopoly, and several parties are fighting each other for supremacy and the power—violence we all have witnessed, during and after the fall Siad Barre’s regime. This scenario is the opposite of democracy we want to have. We want to have a democracy where the leader controlled by the people’s representation and not a new dictatorship with its associated abuse power and self-enrichment as president Farmaajo and his cronies. Besides of use of violence, his administration characterised by widespread corruptions. Favouritism and corruption become tools to maintain his power. It seems our president is able only to get the people behind him by that to be a protégé. And everything they offer to those protégés had to come from the state itself: a job at a government agency or a state-owned company. State apparatus grew as a result and inefficiency correspondingly. The effect is a redistribution of state resources, but none growth thereof. And you lacked the money to fill the lines of patronage, and there is not enough money to keep everyone friends (like in social media) you can opt for your clan group, and that is the seed of conflict sowed. Instead of guaranteeing safety and order of our people, governments are the cause of disorder and instability. Today, the situation is getting so bad that people did not even receive the service government was supposed to deliver without paying extortion money. Government officials are demanding extortion money with the (implicit) threat that damage will be caused in the absence of payment – for example, because a task or transaction will not be carried out, this for the performance of activities that belong to their normal function. Our society seems to have a different social structure. The social position and social role determine relationships. There are sets of rules, values and norms and their enforcement that determine how a society is organised. Somalia is a country with no history of inclusive economic and political institutions. Military regime played a negative role in this. Still, in general, it perpetuated the forms of society that existed in large parts of the country and which focused on the exploitation of one group by another. But we cannot close our eyes to what is happening in our country. Parliamentary is no longer guarding our democracy as the president shuts down; the president who is already displaying some dictatorial features. In our constitution, the House of Representatives and the Senate should have the final say, as we’re a parliamentarian democracy and not presidential; however, no debates take place in the two houses except when the government wants. After purging the last speaker of the parliament Mr Jawari, the two Chambers kept virtually locked. The House of Representatives has only met to debate when the cabinet needs approval for some measures. However, the plenary do not debate on all other topics, and the cabinet can go ahead and do whatever it likes without any control from parliament. Parliamentary groups cannot express their objections or consent in as there is no debate in which views exchanged, and discussions held with responsible ministers to arrive at a balanced opinion. Also, there is no longer any debate about important issues such as security. Like the ongoing Mogadishu lockdown and its social and economic effects on the populations, the movement impediment on MPs and other dignitaries without valid reasons and use of security forces for internal repression of dissidents and Ethiopian forces coming in our country without anyone knowing what they’re doing. All these and more are matters that are at our heart, but the House has never been able to debate. It is of the utmost importance, especially in times close to the elections period, that parliamentary can scrutinise the government’s actions. Two of the parliamentary functions are legislation and the control of the functioning of the government. But to fulfil those functions meaningfully, the parliament must have a substantial capacity for collecting and processing information. However, our parliament lacks both of these important capacities. In addition to this, our country lacks the role of political parties; political parties that can ensure a national vision, grounded on a renewed vision or the part of the state in policy implementation. Political parties are the embodiment of political choices necessary to pursue policies. Representative democracy needs political parties; otherwise, we cannot speak of representative democracy. What we need is a political decision-making procedure (beyond 4.5 systems) in which political equality and political freedom, fundamental rights are guaranteed with the majority rule and where the protection of the minority are insured. Citizens must be able to choose any persons within the legal limits who can represent their interest and no more self-interested buying positions as it becomes norms in the previous elections. To realise this direct democracy, citizens must involve in the public decision-making process. Democratic parties remain the democratic platform on which everything comes together; the platform on which the significance of those interests, visions and arguments must be for the direction of national policy. But whether this is realistic in the current political circumstance is no longer self-evident. Dr. Mohamed Hassan Tifow can be reached at mxtifow@yahoo.co.uk Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
-
Somalia’s telecom market has been sustained despite tremendous difficulties. The country’s economy has made it difficult to sustain investment in infrastructure, and the Al Shabaab Islamic militant group has on occasion forced the closure of internet services in many areas of the country. Furthermore, there has been a lack of guidance from a central government or sector regulatory entity since 1991, when a dictatorial regime was overthrown. Source: Hiiraan Online
-
Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Bar___Qubanaha-Shabelle-250520-we.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda golaha shacabka Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali ayaa si adag uga soo horjeestay waqti kordhinta loo sameeyay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka. Sidoo kale Xildhibaan Cosoble ayaa guddoonka labada aqal ku eedeeyay inay ka shaqeynayaan dib u dhac ku yimaada doorashooyinka dalka, waxuuna dalbaday in la dedejiyo furitaanka kalfadhiga baarlamaanka. “Guddiga doorashooyinka inay hor yimaadaan baarlamaanka, waa sharci aan dejinay oo fulin naga sugaaya, waxaan qabaa in guddiga doorashooyinku nahor yimaado, kalfadhi aan caadi aheyna loo qabto, 45 maalmood ayaan guddigan horay ugu qabanay, hadana laba bilood ayuu sii dhaafayaa.” “Waxay ilatahay in awood aan ku jebino sharcigii aan ansixinay bishii labaad ee sanadkan oo uu madaxweynuhu saxiixay aanaa laheyn, marka waqtigii loo qabtay haku yimaado guddigu, kalfadhi aan caadi aheyna haloo qabto” ayuu yiri Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble. Xildhibaanka ayaa sheegay in hadii ay taasi dhici weyso ay rumoobeyso hadal heynta waqti kor dhinta ah ee lagu tuhmayo baarlamaanka Soomaaliya, taas oo qof kasta oo Soomaali ah uu maanta aaminsanyahay. “Anaga wixii waajibkeena ah aan dedejino guddiga aan u gudbino, balse sharcigii aan dejinay yaanaan ka shidin dib aan u dhigno iyo waxyaabo lamid ah, guddigu waqtigooda haku yimaadaan kalfadhi aan caadi aheyna haloo qabto, sidaas ayaan soo jeedinayaa” ayuu Xildhibaan Cosoble sii raaciyey hadalkiisa. Halkan ka Daawo
-
Qaran News
