-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Shirkaddan oo markii ugu horreysay turxaan bixin ku sameyneyso qoraal uu Trump soo dhigay Madaxweyne Trump wuxuu ku eedeeyay Twitter inay faragelineyso doorashada dabayaaqada sannadkan la filayo inay ka dhacdo Mareykanka Khilaaf ayaa soo kala dhexgalay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo shirkadda Twitter kaddib markii ay sheegtay in qoraallada uu soo dhiga bartaas ay noqon karaan kuwo marin habaabin ah. Shirkadda waxay markii ugu horreysay qoraal uu soo dhigay Twitter-ka ku sameyneyso turxaan bixin. Trump ayaa sheegay in codeynta doorashada dhanka boostada la dhici karo, waxna si sharci darro ah looga baddali karo isla markaana si sharci darro ah loo daabaci karo. Shirkadda waxay digniin ka bixisay qoraalkaas oo ay ku sheegtay inay u adeegsaneyso xeerka looga hortaggayo wararka been abuurka ah. Trump ayaa ku jawaabay in shirkadda ay “gabi ahaanba caburineyso xoriyatul qowlka”. Twitter-ka wuxuu qoraalka Trump hoostiisa soo dhigay qoraal uu akhristayaasha ugu sheegayo inay “eegaan macluumaadka saxda ah ee ku saabsan codeynta doorshada ee dhanka boostada.” There is NO WAY (ZERO!) that Mail-In Ballots will be anything less than substantially fraudulent. Mail boxes will be robbed, ballots will be forged & even illegally printed out & fraudulently signed. The Governor of California is sending Ballots to millions of people, anyone….. — Donald J. Trump (@realDonaldTrump) May 26, 2020 Shirkadda waxay ballan qaaday inay sare u qaadi doonto digniinta ka dhanka wararka been abuurka ee la soo geliyay bartaas, balse waxay u muuqatay mid ka gaabisay in tallaabo ay ka qaado madaxweynaha Mareykanka. Waxay sidoo kale horraantii bishan dib u eegis ku sameysay xeerarka ay kaga hortageyso wararka marin habaabinta ah. Muxuu ku jawaabay Trump? Sida ku xusan qoraallada cusub ee uu soo dhigay Twitter-ka, Trump wuxuu ku eedeeyay shirkadda in ay faragelineyso doorashada Mareykanka ka dhaceyso 3 bisha Nofeembar ee sannadkan. Wuxuu yiri: “Haddii aan ahay madaxweyne ma aqbalayo in arrintaas ay dhacdo”. Dhanka kale, madaxa ololaha doorashada u qaabilsan Trump ayaa dhaleeceeyay shirkadda Twitter-ka ku tilmaamay “wado eexasho siyaasadeed” in ay tahay. Weriyaha BBC-da ee Teknooloojiyadda ayaa kusoo warrameysa in madaxweyne Trump uu barta Twitter-ka u adeegsado in uu dagaal siyaasadeed kula galo siyaasiyiinta mucaaradka iyo dadka caanka ah ee ka soo horjeeda. Haddana wuxuu u muuqdaa in uu dagaal la galay shirkadda. Qaran News
-
Tunis (Caasimada Online) – Warbaahinta Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Masar ayaa billaabay olole ka dhan ah Rached Ghannouchi oo ah hogaamiyaha dhaq-dhaqaaqa Ennahda ee dalka Tunisia, si ay u dhaawacaan sumcaddiisa. Dhaq-dhaqaaqa Ennahda ama Dhaq-dhaqaaqa Iska caabinta waa dhaqaaqi Islaami dimqoraadi ah, oo ku aragti ah Ikhwaanul Muslimiinka Masar, kaasi oo 38 kadib markii la aas-aasay ku guuleystay doorashooyinkii Tunisia ee ka dambeeyey kacdoonkii dalkaas, soona dhisay dowladda hadda jirta. Sky News Arabia, Tv-ga Sucuudigu maalgeliyo ee Al-Carabiya iyo Wargeyska Yoom7 ee kasoo baxa Masar ayaa daabacay warar isdabajoog ah oo isku xig xiga oo dhan ah hoggaamiyaha Ennahda. Wararku waxaa ay sheegayaan in Ghannouchi uu dhaqaale aad u badan helay tan iyo markii uu Tunisia kusoo laabtay, markii uu kacdoonkii guuleystay sanadkii 2011-kii, lacagtaas oo dhan $8 billion oo dollar. Dadka indho-indheynaya waxaa ay rumeysan yihiin in ololuhan la doonayo in uu kala fogaansho ka dhex abuuro baarlamaanka iyo Madaxtooyadda iyo in uu isku dhac ka dhex abuuro baalamaanka si uu hey’adda Dowliga ah ee Tunisia kadibna kala jejebiyo, si ay xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka u helaan albaab ay kasoo galaan Tunisia. Daboolista guul-darrooyinka Libya Ololahaan waxaa uu ku soo aaday markii maleeshiyaadka daacadda au ah Khaliifa Xaftar uu khasaare kasoo gaaray magaalooyinka galbeed ee dalka, iyo iyadoo ciidanka Libya ay la wareegeen maamulka saldhigga Alwatiya ee ciidanka cirka. Khubaradu waxay u arkaan in deg-degga warbaahinta ee ay wadaan Imaaraadka, Sacuudiga iyo Masar ee ka dhanka ah Ghannouchi uu yahay isku day lagu daboolayo guul daradda kasoo gaartay Libya. “Libya waa fure-sireedka Imaaraadka ku hagaya ololaha ka dhanka ah Sheikh Rachid Ghannouchi,” sida uu sheegaay Cammar Fayed oo ah cilmi-baare ku xeel-dheer arrimaha Bariga Dhexe. “Inkastoo ay fududahay in la diido in Ghannouchi uu dhaqaale badan helay iyo sidii uu ku dhawaaqeenba cidda ay quseeyso, waaya aragnimadu waxay noo sheegeysaa in aysan waxaba ahayn sida ay eedeymuhu xiiso u leeyihiin, qul-qulka warbaahinta ayaa ka dhigaya wax laga yax-yaxo gaar ahaan haddii ay ku lamaan yihiin dhaq-dhaqaaqa Imaaraadka taageerto ee Tunisia,” ayuu Fayet u sheegay Anadolu. “Isbaheysiga kacdoon iska caabinta kuma uusan talo gelin in uu ogolaado tijaabo dalka gudihiisa ah si ay ugu gudbaan Imam Ghannouchi” ayuu hadalkiisa ku daray. Fayet waxaa uu adkeeyay in kacdoonka iska caabinta Libya ay saameyn toos ah ku leeyahay beegsiga xasiloonida Siyaasadda Tunisia iyo Ghannouchi oo u hambalyeeyay qabsashadda Dowladda Libya ee garoonka diyaaradaha ee Al-Wattiya oo u dhow xuduudda Tunisia, taasi oo ay ka caroodeen Qaahira iyo Abu Dhabi. Tunisa, dimoqraadiyadda kaliya ee weli taagan “Siyaasadda sumcad dilka ah waa caan waana siyaasad wareegeysa, laakiin khatar ayey noqota markii wadamadu ku dabaqaan hey’adahooda dowliga ah iyo warbaahintooda, sidaas darteed marin habaabinta, iyo beentu waa ay baahayaan” ayuu yiri Suxufi Masar u dhashay oo Osama Gaweesh lagu magacaabo. Garwesh waxaa yiri “su’aashu waa maxay tahay sababta iska caabintu isugu dayeyso in la sharaf dilo Ghannouchi? Si kooban, jawaabtu waa Libya.” Waxaa uu hadalkiisa ku daray “waxay u muuqataa in xulufadu aysan qaadan karin sida looga adkaaday gacantoodii Libya ee Khaliifa Xaftar oo ay ka adkaatay Dowladda caalamku aqoonsan yahay.” Tunisia waxaa loo tixgeliyaa in ay tahay nidaam demoqaraadi ah oo furan kaasi oo aysan awood gaar ah heysan. Arrintu waa in aysan la mid ahayn nooca maamul ee Imaaraadka kadib markii dhaq-dhaqaaqa Ennahda uu doorashadii ugu horreysay ku guuleystay. Isu soo baxyadda kacdoonka ee Tunisia ee ay hogaamiyaan Ennahda waxaa ay sidoo kale weerar kala kulmaan kuwo kale oo ay taageerto Imaaraadka Carabta iyagoo warbaahinta u maraya taasi oo keentay in Ra’iisul Wasarihii hore Hammad al-Jabali uu dhaho “Imaaraadka waxay ku xad gudbeysaa madaxbanaanida qaranka iyadoo adeegsaneysa lacag iyo warbixin”.
-
Guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud Cabdulaahi Cabdiraxmaan Tootoole oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in inta badan dadka ku nool magaalada ay dareemayaan xanuun kaas oo ka duwan hargabka waxa uuna sheegay in cudurka COVID-19 uu soo gaaray degmaddiisa isaga oo tilmaamay in dad isugu jira dhalinyaro, dhexdhexaad iyo odoyaal uu soo ritay xanuunka. Cabdulaahi Tootoole ayaa sidoo kale xusay inay jiraan dad xanuunka ugu geeriyooday isbitaalada magaalada Cadaado kuwaas oo isugu jira dad ay da’doodu kala duwan tahay. “Wey isku jiraan hadda habeen hore oo kale isbitaalka dadkii ku geeriyooday dad da’ ahna wey ku jireen dad sano 40 la mid ahna wey ku jireen dad ka waa weyna wey ku jireen, dad dhalnyaraa oo badan oo dhibaateysan anaaba aqaan malahan da’ gooni ah laakiin dadka uu dhibaatada ugu badan ku haayo qofba qofkii ka weyn yahay waaye” ayuu yiri guddoomiyaha Degmada Cadaado. Cabdulaahi Tootoole ayaa carabka ku dhuftay in cudurka uu magaalada ku soo galay qaab u ek hargabka oo kale isaga oo sheegay in markii dambe uu ka daray islamarkaana ay dad badan dhul yaal noqdeen waxa uuna hadalkiisa ku sii daray in guri kasta oo ku yaalla Cadaado laga helayo labo qof ama saddex qof oo xanuunka qabta. “Markii hore Cadaado waxa uu ku soo galay hargabaa I haaya madaxaa I xanuunaya qandhaa I heysa qufac yaroo aan iga soo go eyn ahaa I haaya markey xoogaa geed kuleyl isticmaalaan wey iska reysan jireen laakiin markii dambe wuu soo darnaaday dadka aad ayey ula dhul dhacayaan aadey ugu dhibaatoonayaan haddane dad waa weynoo badan oo culumaa magaalaada laga yaqaan qaarkoodana ay hadda soo galeen iyo dad odoyaala ayaa isbitaalka u yaal. Guri Walba Oo Cadaado Ku Yaala Laba Ama Sedex Qof Oo Xanuunsan Ayaa Laga Helayaa” ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Saacadihii la soo dhaafay ayaa degmada Cadaado waxaa laga soo warinayay in dad qaba xanuunka COVID-19 ay ku geeriyoonayeen gudaha degmaddaasi. Halkan ka daawo wareysiga Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoraya in Kenya ay ku guul darreysatay inay Soomaaliya heshiis saaxiibtinimo la gaarto. Daily Nation ayaa xusay in Soomaaliya ay cuskaneyso qaynuun-gudeedkooda oo ay ku jiraan charciga dhul-badeedka ee 1972-kii iyo xeerka aag biyeedka ee 1989 ay Soomaaliya u gacan-gelin karto aagga lagu muransan yahay, taas oo ay sii dheer tahay in Kenya malaayiin doollar ay ku bixin doonto mag-dhow ay siiso Soomaaliya. Kenya waxay ku dhowaad 29 milyan oo Dollar ku khasaarisay wada-xaajoodka oo 50 xubnood ay ku matalayeen, halka Soomaaliya ay ka socdeen 2 xubnood oo kaliya. Wargeysku ma sheegin lacagtaas sida ay ku baxday, waxaase suuragal ah in laaluushna uu ku jiro. Warbixinta waxay sheegeysaa in Kenya ay niyadda gashatay in kiiska badda uu yahay mid sahlan, madaama ay Soomaaliya u aragtay dal guul-darreystay’ oo aan arrinta xajmigan leh maaro u heynin. Sida ay warbixintu ka xiganeyso ilo dowladda ka tirsan, Kenya waxay muujisay doqonimo billowgii muranka, waxayna iska dhaadhicisay inay lacag badan sameyn karto, halkii ay danaha qaran ka fikiri lahaayeen, taas oo ka dhigan inay Kenya rumeysneyd in tabar-darrida Soomaaliya ay u sahli karto inay badda qaadato, dhaqaale badanna ka sameyso. Wargeyska wuxuu qoray in haddii Kenya ay ku guul-darreysato dacwadda badda aysan ka dhigneyn in Soomaaliya ay bandhig wanaagsan la tagtay maxkamadda caddaaladda (ICJ), balse ay eersaneyso damac, hunguri weyni iyo karti-la’aan cuuryaamisay dadaalkeeda. Hab-dhaqanka Kenya ee ku aadan muranka badda ee ay ku dooneysay in looga baaqsado in arrinta maxkamadda horteeda lagu dhameeyo ayuu wargeysku tilmaamay inuu ka muuqday rajo-beel, argagax iyo diyaar-garow la’aan halkii ay ka muujin lahaayeen ad-adeeg iyo kalsooni. View the full article
-
Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Qalabka Covid-19 Ee Loogu Iibinayo Suuqyada Muqdisho,iyagoo Dowladdu ugu baaqay in ay wax ka qabato arinkan. https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/05/SHACABKA-MUQDISHO-OO-ARAGTIDOODA-KA-DHIIBTAY-QALABKA-COVID-19-EE-LOOGU-IIBINAYO-SUUQYADA-MUQDISHO..mp4 Source: goobjoog.com
-
Masindi (Caasimadda Online) – Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 25 Bishaan ay laba qof oo Soomaali ah ay ka baxsadeen xarun Karantiil oo ku taalo Degmada Masinidi ee dalka Uganda. Labadaan qof ayaa ka baxsaday Isbitaalka Masindi, waxayna Saraakiisha Caafimaadka dalkaas sheegeen inay ku raad joogaan, isla markaasna u karantiilnaa sabab la xiriirta cudurka Coronavirus. Labada qof ee Soomaalida ah ee ka baxsatay xarunta karantiilka ayaa ahaa lamaane oo magacyadooda lagu kala sheegay Ibraahim Maxamed iyo Xaaskiisa Shamula Maxamed, sida lagu daabacay Wargeyska The Observer ee ka soo baxa Uganda. Labadaan qof ee baxsaday ayaa la sheegay inay dhawaan dalka Uganda kasoo galeen xuduuda ay la wadaagaan dalka South Sudan, iyadoo looga shakiyey cudurka COVID-19. Labadaan qof ayaa waxaa soo far muuqay Nin kaxeeya Mootada Dhugdhugleyda ee Uganda looga yaqaano Boda-boda, xilli ay ku sugnaayeen Xarunta Ganacsiga ee Kijura Trading Centre oo ku taalo Masinidi. Dr. Rogers Musinguzi , Madaxa Kooxda Maareynta ee Kiisaska COVID 19 ee Degmadda Masinidi ayaa sheegay in dadka deegaanka ay ka shakiyeen labadaan qof, sidaasna lagu soo war geliyey Booliska si loo geeyo xarunta lagu karantiilo dadka laga shakiyo. Ilaa hadda si rasmi a h looma ogo halka ay cirib iyo jaan dhigeen labadaan lammaane oo ka baxsaday isbitaalkii lagu karantiilayey oo ku yaalo Degmadda Masindi.
-
Wasaaradda amniga maamul goboleedka Galmudug ayaa ciidamada ammaanka ku wareejisay koontaroolada Gaalkacyo oo markii hore ay joogeen maleeshiyo beeleed. Wasiirka amniga maamulkaasi, Axmed Macalin Fiqi, senataro iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa kormeeray koontaroolada lagu wareejiyay ciidamada Booliska iyagoo kula dardaarmay in ay bulshada ula dhaqmaan si wanaagsan. Koontarooladaan ayaa waxaa hore u maamuli jiray maleeshiyo beeleedyo waxa ayna bulshadu kala kulmi jireen dhibaatooyin badan. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Galkacyo-by-isbaro-no.mp3 View the full article
-
Isku duwaha waaxda caafimaadka Cadaado, Cabdi Xasan Fooljaawe oo maanta shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda adag ee magaaladaasi. Fooljaawe ayaa xaqiijiyey in laba qof oo hore leh ay cudurka Coronavirus ugu geeriyoodeen gudaha magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale isku duwaha waaxda caafimaadka ee Cadaado ayaa tilmaamay in labada qof ee geeriyootay ay kala yihiin rag iyo dumar. Dhinaca kale Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa saacadaha soo socda ku wajahan gudaha magaaladaasi. Qoor-Qoor ayaa waxaa socdaalkan ku wehlinaya xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, iyagoo u kuur-geli doono xaaladaha ka jira degmada Cadaado ee ka dhashay Covid-19. Halkaan hoose ka dhageyso codka isku duwaha waaxda caafimaadka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Cod-1-kiisaska-cadaado-.mp3 View the full article
-
Somali National Army (SNA) on Tuesday killed seven Al-Shabaab extremists in an operation in the central region of Hiran, a military commander said. Mohamud Hassan Ibrahim, commander of SNA’s 22 Unit section 27, told reporters that government forces conducted an operation inflicting casualties on the militants. The commander said the operation was a planned one, aiming at destroying the terrorist group. The last incident came barely a day after Jubaland forces killed four Al-Shabaab extremists in an intense clash in Dhobley town in the country’s southern region of Lower Juba. The Somali forces backed by African Union Mission in Somalia have intensified operations against Al-Shabaab extremists in central and southern regions, but the militants still hold swathes of rural areas in those regions conducting ambushes and planting land mines. View the full article
-
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen weeraro qaraxyo ah oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya Qaraxyada oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso oo ciidamada Itoobiya lagula beegsaday duleedka degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sababay khasaare soo gaaray ciidamadaasi, sida ay Idaacadda Shabelle u sheegeen dad goobjoogayaal ah. Ciidamadaan qaraxa lala eegtay ayaa ka ambabaxay degmada Bardaale, waxaana ay ku sii jeedeen dhanka degmada Qansaxdheere ee isla gobolka Baay. Illaa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ka soo gaaray qaraxyadaasi. Dhinaca kale Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weeraradaasi qaraxyada ah ayaa baahisay inay ku gubtay gaari Uuraal ah oo ay lahaayeen ciidamada Itoobiya. Al-Shabaab ayaa inta badan qaraxyo iyo weeraro dhaba gal ah ku qaada ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan gobollada Baay iyo Bakool ee K/ Soomaaliya. View the full article
-
Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Duhur-27052020.mp3 View the full article
-
Many believe a change of government will be a welcome upgrade on life under Farmaajo and Khaire. However, don’t count on the hope there is a better alternative out there. A bewildered nation Our country faces so many profound and intractable problems that it would be impossible to try to provide solutions at a stroke. The question was never one of transforming the country in four years, rather how each successive administration takes the small windows of opportunity it has to make incremental progress on which others could then build. In a country of leadership mediocrities, in which most “leaders” prioritise their own agenda over national interest, that is the best the people of Somalia could ever wish for. The hope has always been whoever sits in Villa Somalia will heed the lessons of the past and be marginally better than his predecessor, thereby setting off small incremental improvements. The expectations have always been very low. Of course, this is easier said than done. We are now in an election cycle again and rather than seeing the incremental change we hoped for, we are re-entering the familiar valley of despair once more. Terror and corruption are as widespread and rampant as ever; the Army is in disarray; there is anxiety on whether there will be a peaceful handover of power; the economy is in freefall and virulent virus continues to kill; presidential hobbyists are dusting their suits and updating Facebook profiles ready to provide the “alternative” that nobody knows what it is. A bewildered nation looks on in disbelief and despair rears its head once again. Self-fulfilling prophesy One of the indictments of Somalis today is that we like to think ourselves as hopeless without external help. We believe we cannot build our country unless we receive handouts; we are often locked in a dispiriting argument about Qabiil and cannot see beyond Qabyaalad; we are incapable of talking to each other and compromise for our country’s sake and instead revert to the “international community” to tell us what to do; we knowingly outsource our country’s sovereignty and undermine our nation’s future; we are indifferent to the profound challenges the country faces and prefer to see more extreme balkanisation of the country as the answer. For most, the lack of moral compass to do the right for the country is instinctive and extremely damaging. That is why this mindset has become so embedded that alternatives to do something different to help our country never come to mind or are ever successful. Why we are failing In a year where so much was expected to have been achieved, there is a weary sense of inevitability about the next few months. People’s hopes three years ago have now turned into hopelessness, working against the myth that something better will ever be possible. Take one example: By now, the Constitutional Court should have been up and running able to referee on contentious presidential matters; Anti-Corruption Body that can provide effective oversight over mismanagement of public resources should have been established; a national army that can effectively provide security to send AMISOM on their way; laws that enforce public transparency and the rule of law; courts that can adequately enforce the law, jobs for millions – just to name a few. Clearly, if a government has a core priority and starts to deliver, it will undoubtedly earn people’s trust. The trouble of course is that a president that delivers on all of the above and builds enduring institutions of government will find himself constrained by the rule of law, its robust enforcement and the deterrent effect to wrongdoing it creates. He may not be able to steal openly; what he does would have to be in line with the law; his priorities would need to be aligned with the nation’s interest. It also means if these institutions work well, another important possibility arises: people may start to ask for good governance and enforce their rights through democracy and the courts. One’s record in office becomes an important benchmark. However, this is the sort of progress that will unsettle many “leaders” in Somalia. If a president that lacks legitimacy wants to steal for a comfortable retirement; buy votes; or use state resources to silence rivals and stay in power, there is obviously no upside in doing any of this. In this instance, weakened institutions and absence of clear governance and rule of law are means of ensuring he has his way and stays in power. That is why the judicial and legislative branches hardly exist in Somalia today; there is confusion about constitutional settlement and rule of law; and no Somali Army that can defend the country. This is not merely accidental, nor unique to the current administration. It is all part of the plan to stay in power and profiteer at people’s expense. This also shows the most dismal feature of Somali politics today and how personal agenda always sits in contradiction with national interest. The lack of personal integrity, responsibility and accountability for doing the right thing for the people is normalised. Whilst Qabyaalad is often offered as an excuse of why things are failing, the reality is very different: Qabyaalad is the fig leaf that covers personal ambition and greed. The people of Somalia yearn for good leadership, security and jobs, irrespective of whoever is in Villa Somalia. Irrelevant posturing Now, the question is then who will be the alternative to Farmaajo and Khaire? Is there anyone with a credible plan of government? The tragedy is that, given the hunger for change, one cannot be confident that the presidential hobbyists who are all now filling up the Opinion Pages and airwaves will have the fresh thinking needed to save the country. Barely a few months before parliamentary and presidential elections, no one has any clue what these “opposition” parties stand for, let alone what they plan to do if elected. Everyone is focused on mud-slinging and responding to the day-to-day news of the government, rather than setting out a vision for the country. No ideas on how to support healthcare and economy to navigate the impact of Covid-19 to save lives and livelihoods; no plan on how to deal with resurgent terror; build a national army and security systems; address rampant corruption; provide a platform for reconciliation; constitutional arrangements and rule of law; safeguard the country’s sovereignty; and no plan to how to build credible institutions of government. In other words, they claim to be the “alternative” but have no alternative to offer. This time in 2016, the talk was about how rampant corruption and poor leadership tipped the country into turmoil and despair. Today it is the brazen system of consigliere and an unrelenting profiteering from the country’s resources; state forces used to silence political and civil opponents; non-existent judiciary and a neutralised parliament dressed in Villa Somalia uniform; and monovalent Maamul Goboleed egged on to balkanise the country. You can already hear the highfalutin wail to the “international community” for help to intervene. This is the destructive power of our self-fulfilling prophesy and indeed why we are failing as a nation. Surely, we should be better than this. Aloow wadankeena iyo dadkeena usoo gargaar. Abdi Ali can be reached at abdirahman.ali3@gmail.com Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
-
(SLT-Midlands)-Haweenay u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa noqotay garsoorihii ugu horreeyay ee reer galbeed ah oo xijaaban, waxa ay rajaynaysaa in ay dhiirrigelin u noqoto dhalinyarada muslimiinta ah. Raffia Arshad, oo 40 jir ah, kuna kortay magaalada Yorkshire, woqooyiga England, waxay dooneysay inay sharciga ka shaqeyso tan iyo markii ay jirtay 11 sanno. Ms Arshad, oo ah qareen, ayaa toddobaadkii la soo dhaafay loo magacaabay ku xigeenka garsooraha degmada Midlands. Waxay sheegtay in dalacsiinteeda ay ahayd war weyn oo ku saabsan kala-duwanaanshaha nidaamka sharciga adduunka ee aadka loo ixtiraamo. Ms Arshad ayaa sheegtay in xafiiska garsoorka uu raadinayay inuu sare u qaado kala duwanaanshaha, laakiin markii ay magacaabeen iyagu ma ayna ogeyn inay xijaab qaadatay. ’’Waa u muhiim dumarka oo dhan, laakiin waxay si gaar ah muhiim ugu tahay haweenka muslimiinta ah,’’ ayay tidhi Ms Arshad. Ms Arshad, oo ah hooyo seddex carruur ah leh, waxay ahayd qofkii ugu horreeyay ee qoyskeeda taga jaamacad sidoo kale waxay qortay qoraal hordhac ah oo ku saabsan sharciga qoyska Islaamka Source
-
A pair of roadside bombs has ripped through a convoy carrying Ethiopian forces under African Union mission in Somalia on Wednesday. Reports say the explosion occurred near Qansaxdhere, a district in Southern Bay region of Somalia after remote-controlled roadside bomb struck a vehicle carrying Ethiopian forces. The explosion has inflicted casualties on the AU forces after one of their vehicle has been damaged by the IED though; the exact number of the casualty figures was not confirmed. Said a witness. The peacekeepers reportedly opened fire to response to the bomb attack, No casualties reported. Added the witness Al Shabaab has claimed the responsibility for the bomb attacks. Ethiopian contingent in Somalia did not comment over the attack. The roads of the region are riddled with mines which are the main weapons used by Alshabab fighters against foreign soldiers. Similar explosions struck numerous convoys of African Union Forces in Somalia, The group fights for flushing out foreign forces to oust the Somali government and impose Islamic sharia law in the country. Somalia has been in a state of chaos and lawlessness since the early 1990s, when dictator Mohamed Siyad Bare has been toppled by clan-based warlords.
-
Hamilton's Muslim community is in shock following the news one of their stalwarts has succumbed to Covid-19 in his home country Somalia. Former Waikato Muslim Association and Waikato Refugee Forum president Ismail Gamadid died earlier this week in Mogadishu, where he had recently taken up the role of state minister for agriculture, environment, and climate change for the Puntland region. Gamadid lived in Hamilton for about 20 years, during which time he became a prominent leader in the Muslim and Somali communities, helping numerous refugee families resettle. He was also instrumental in establishing the early childhood education centre at the Hamilton Mosque. In 2009, he received the Hamilton Civic Award for services to the community. Gamadid left New Zealand for Brisbane, Australia, with his family about five years ago, but returned to Somalia last year to take up his role in the regional government. Before he came to New Zealand in the mid-1990s, he was a director in the forestry industry there. Islamic Women's Council of NZ spokeswoman Anjum Rahman worked closely with Gamadid for several years and has fond memories of him. "He was a gift to Hamilton," she said. "As a community leader he had a special skill in bringing people together. There are 42 different ethnicities at our mosque, and he managed to negotiate through the differences between them all really well. "Sometimes we would be sitting in a room with people who were being really aggressive, but I never once saw him get angry. He just went to work to find a solution for whatever the problem was. "That was just one of his legacies. The early childhood centre at the mosque was the result of his vision. It was not just him on that project, but he had an ability to bring people together to work as one. "He had such strong leadership qualities. Muslim men often get a bad rap for treating women badly, but when I was getting into politics and running for a seat on the council he was nothing but 100 per cent supportive. "He could have easily become a government minister here, but he chose to return to Somalia." According to a post on the Waikato Refugee Forum Facebook page, Gamadid died after doing what he did best - helping people. "He became ill while providing assistance and comfort to those who were affected by the floods there." Source: Hiiraan Online
-
(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Caafimaad Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah markale shaacisay inay diiwaan-gelisay dad Cusub oo qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus, kadib markii baadhitaano kala duwan oo lagu sameeyay. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in 8 qof oo hor leh laga helay Cudurka COVID-19, kuwaasi oo la qaaday dhiicaano, kadibna la ogaaday inay qabaan Cudurka. Dadka helay Cudurka oo iskugu jira rag iyo Dumar ayaa dhammaantood waxaa ay ku sugan yihiin Magaalada Hargeysa, isla markaana waxaa lagu amray inay si Deg deg ah u galaan xaalad karantiil ah, si ayna u faafin Cudurka. Waxaa kaloo Wasaaradda Caafimaadka qoraalkeeda lagu sheegay in Cudurka ay ka bogsatay laba qof oo uu hore uga dhacay, kuwaasi oo la tilmaamay in xaaladooda Caafimaad ay wanaagsan tahay. Tirada guud ee dadka laga helay Cudurka ee Somaliland ayaa gaadhay 208 qof, waxaana halkaas Cudurka ugu dhintay 17 qof, halka 23 qof kalena ay ka bogsadeen, sida ay shaacisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland. Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Nin isku heysta dhalashada Mareykanka iyo midda Soomaaliya ayaa lagu soo oogay dacwado la xiriira inuu ka shaqeenayey qorsita dhallinyaro ku sugan dalka Mareykanka oo ku biira kooxda Al-Shabaab. Liibaan Xaaji Maxamed ayaa waxaa isagoo maqane ah ayaa waxaa kiiskiisa laga furay Maxkamad heer Federaal oo ku taalla gobolka Virginia. Liibaan ayaa muddo 8 sano ah ka maqan dalka Mareykanka, iyadoo la aaminsan yahay inuu Mareykanka ka baxay 5-tii Luuliyo sanadkii 2012. Liibaan oo 34 jir ah ayaa lagu eedeeyey inuu si weyn u ammaano kooxda Al-Shabaab si uu dhallinyarada Mareykanka ku nool ugu dhiiro geliyo inay ku biiraan kooxda ka dagaalanto gudaha Soomaaliya, sida laga hor caddeeyey qoraallada maxkamadda. Eedeynta ay xeer ilaalinta usoo jeedisay Liibaan ayaa ah inuu maleegeyey shirqoolo halis ah oo laga fuliyo gudaha Kenya iyo sidoo kale inuu yahay nin aftahan ah oo ay u fududahay inuu dhallinyarada ka dhaadhiciyo fikirka xagjirka ah ee Al-Shabaab. Liibaan ayaa lagu eedeeyey inuu saaxiib dhow la ahaa Zachary Chesser oo lagu xukumay 25 sano oo xabsi ah kadib markii lagu eedeeyey inuu agab u diray kooxda Al-Shabaab. Muddo badan oo la waayey kadib, xogtiisa ayaa waxaa loo gudbiyey hay’adda dambis baarista Mareykanka ee loo yaqaan FBI, waxayna kiiska wiilkaan lasii kaashaneysaa Booliska Caalamiga ee Interpol. Booliska Caalamiga ee Interpol ayaa bishii July ee sanadkii 2012 soo saartay ogeysiis cas oo lagu raadinayo Liibaan oo lagu sheegay inuu yahay baxsad. Hey’adda FBI ayaa sanadkii 2015 madaxa wiilkaan dul dhigtay lacag gaareyso illaa 50 kun oo Dollar, waxaana loo ballan qaaday in la siin doono cid kasta oo keento xog lagu qaban karo ama lagu dili karo. Liibaan Xaaji Maxamed ayaa ugu dambeyn lagu daray liiska argagixisada, waana tan kordhisay in la raadiyo. Warbaahinta Mareykanka oo ka hadashay xukunka ay maxkamadda ka gaartay wiilkaan labada Dhalashada heysto ayaa sheegtay in Liibaan uu ku xiran yahay Soomaaliya iyadoo aysan Soomaaliya iyo Mareykanka ka dhaxeyn sharciga isu dhiibidda dadka la baadi-goobayo. Dowladda Soomaaliya weli ma aysan ka hadlin kiiska Liibaan Xaaji Maxamed oo ay si weyn u hadal hayaan inta badan saxaafadda dalka Mareykanka.
-
Ciidamo Itoobiyaan oo ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qarax lagu eegtay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay. Qaraxa oo sida la sheegay ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa lala beegsaday daadiid ay wateen ciidamada Itoobiya gudaha degmada Qansaxdheere, waxaana wararka qaar sheegayaan in qaraxaas ka dhacay khasaare. Dadka degaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qarax xoog leh ay maqleen, kadibna ay xigtay rasaas ay rideen ciidamada Itoobiya, balse lama oga ilaa iyo hadda inta uu le’eg yahay khasaaraha ka dhashay qaraxaas. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa, waxayna qoraal ay ku daabaceen baraha Internet-ka ku sheegeen inay gubeen mid kamid ah gaadiidka ciidamada Itoobiya. Ciidamada Itoobiya ayaa fariisin ku leh degmada Qansaxdheere iyo degmooyin kale oo ka tirsan gobolada Bay iyo Bakool, waxayna mararka qaar la kulmaan weeraro uga yimaada Al-shabaab. PUNTLAND POST The post Ciidamo Itoobiyaan ah oo qarax lagu eegtay Qansaxdheere appeared first on Puntland Post.
-
Wararka ka imaanaya gobalka Baay ee Koonfurta Soomaaliya aya waxa ay sheegayaan in qeybo ka mid ah gobalkaasi qarax lagula eegtay ciidamo Itoobiyaan ah kuwaas oo dalkeenna ku jooga inay nabad ilaaliyayaal yihiin. Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso si gaarana uga dhacay degmada Qasaxdheere ee gobalka Baay ayaa waxa uu haleeyay gaari ay la socdeen ciidamo Itoobiyaan ah waxaana la soo sheegayaa in qaraxaasi uu sababay khasaare kala duwan. Dadka deegaanka aya sheegay inay maqleen jugta qaraxa balse ma aysan sheegin tirada saxda ah ee qaraxaasi waxa ku noqotay haddii ay ahaan lahaayeen askartii Itoobiyaanka ahyd ee qaraxa lala eegtay iyo dadka shacab ah. Qoraal ka soo baxay Al shabaab laguna daabacay baraha ay ku leeyihiin Internedka ayaa waxa ay ku sheegteen masuuliyadda qaraxaas iyaga oo intaas ku daray inay gubeen gaariga ay qaraxa la eegteen islamarkaana ay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ahba gaarsiiyeen saraakiil ay sheegeen inay yihiin miina baarayaal. Ma jirto saraakiil ka tirsan ciidanka Itoobiya oo ka hadlay qaraxan lala eegtay askartooda balse Al shabaab ayaa weeraro qaraxyo u badan la beegsada gaadiidka ay la socdaan ciidanka Itoobiya ee ku sugan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) said Tuesday its forces teamed up with Somalia’s Jubaland security forces to foil an attack on their base and training center by al-Shabab militants in the southern region on Monday. Paul Njema, AMISOM sector 2 commanders, said al-Shabab lost several members and a range of weapons were left behind as they hastily retreated in defeat. Njema said about 20 al-Shabab terrorists attacked the base using rocket-propelled grenades and assault rifles but found formidable resistance in the Jubaland forces who stood their ground and defended their position. He said the terrorists were driven back when a team from AMISOM quickly arrived to reinforce the Jubaland Forces. “Al-Shabab suffered significant losses with several of their fighters dead and injured,” he added, noting that one Jubaland soldier sustained light injuries and was treated and discharged. AMISOM and the Somali Security Forces conducted several joint operations as part of the efforts to disrupt and degrade terrorist and armed groups. View the full article
