Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Maayirkii Iyo Maayir kuxigeenka Degmada Burco ayaa maanta ku biiray Xisbiga WADDANI iyaga oo ka soo baxay xisbiga Kulmiye Hore ayaa golaha deegaanka ee Burco ugu biireen xisbiga Waddani. Qaran News
  2. 464415092_1071313391450105_5628772144018386253_n Qaran News
  3. Mogadishu (HOL) — Canada has announced major cuts to its immigration targets, reducing the number of new arrivals as the country seeks to control population growth amid increasing housing and social service pressures. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) — Türkiye’s Oruc Reis research vessel has arrived off Somalia’s coast, initiating a seven-month mission to survey for oil and natural gas potential across licensed Somali waters. Source: Hiiraan Online
  5. Ciidamada dambi baarista ayaa soo helay gaari la rumeysan yahay in loo adeegsaday afduubka iyo dilka ka dib saddex qof Soomaali ah, kuwaas oo hal qoys ka wada tirsanaa, dhowaanna laga afduubtay xaafadda Islii. Seddaxdan qof oo dumar ahaa ayaa dhowaan meydkooda la helay, waxaana gaarigan la rumeysan inuu yahay midkii loo adeegsaday afduubka dadkan la laayay , Sidoo kale ciidamada dembi baarista ayaa su’aal weydiinaya haweenay Soomaali ah, taas oo la rumaysanyahay inay dhacdadan argagaxa leh wax ka ogtahay. Haweenaydan ayaa sheegtay in lala afduubtay 3-da qof ee la diley, islamarkaama afduubayaashu ay ka dalbadeen lacag madax furasho ah si ay u sii daayaan, waxaana qoyskeeda u suurtagashay in ay soo ururiyaan lacag dhan 1 milyan oo shillinka Kenya ah, taasi oo lagu shubay xisaab bangi oo Itoobiya laga leedahay. Hadalkeeda waa mid ka mid ah tilmaamaha muhiimka ah ee baarayaashu u kaashanayaan daba-galka dhacdadan argagaxa leh, waxayna booliisku baarayaan inay gacan ka geysatay falka iyo inay dhibane tahay. Source: goobjoog.com
  6. Markabka sahminta shidaalka ee dalka Turkiga ayaa soo dhaweyntiisa waxa ay ka socotaa Dekadda Magaalada Muqdisho, Madax kala duwan oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa munaasabada soo dhaweynta. Markabkaan oo lagu magacaabo Oruc Reis ayaa Horraantii bishan Xeebaha Turkiga waxaa ka soo sogootiyey Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo Wasiirka Batroolka XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Tallaabadan ayaa waxay daba socotaa heshiis ay Turkiga iyo Soomaaliya kala saxiixdeen oo ku saabsanaa sahaminta karboonka saddex baloog oo loo qoondeeyay inay ka sameeyaan xeebaha Soomaaliya. Sida ku cad heshiiska la soo gabagabeeyey bishii Luulyo, Turkiye waxay yeelan doontaa xuquuq gaar ah si ay u sahamiso oo ay u soo saarto hydrocarbons ee baloogyada, kuwaas oo mid kastaa uu ku fadhiyo qiyaastii 5,000 kiiloomitir oo laba jibbaaran. PUNTLAND POST The post Markabka Shidaal baarista Turkiga oo Maanta lagu soo dhaweynayo Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  7. Madaxda Safaaradaha Soomaaliya iyo DRC-Congo ee fadhigoodu yahay Kenya ayaa la kulmay ganacsato Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalkaasi iyo kuwo kale oo ka ka xoogsada gudaha alka Soomaaliya. Kulankaan ayaa ahaa mid ay codsatay dowlada DRC kaas oo ay ku dooneyso in ay ganacsatada Soomaaliyeed ugu soo bandhigto fursadaha ganacsi ee ka jira dalkooda. Danjire Jabril Ibrahim Abdulle oo ka hadlay furitaanka kulunka ayaa sheegay in guulaha ganacsiga dadka Soomaalida uu keenay in lagu tartamo sidii loo soo jiidan lahaa maalgashiga iyo ganacsiga dadka Soomaalida. Ku-simaha Danjiraha Dalka DRC mudana David Tshibanju ayaa warbixin dheer ka jeediyay kulanka isaga oo in dowlada DRC ay mudnaan gaar ah siinayso ganacsatada Soomaalida ee danaynaya in ay maalgashaadan dalkiisa,isagoo dhinaca kale tilmaamay in ganacsatada Soomaalida laga dhaafi doono canshuuraha, isla markaana la sii doono dhul iyo degaano ay maalgashaadan. Dowlada DRC ayaa casuumaad u fidisay ganacsatada Soomaalida inay booqasho gaar ah ku tagaan dalkaas si ay indhahooda ugu soo arkaan fursadaha ganacsi ee ka jira DRC. Dhawaan ayaa la filayaa in ganacsato wakiil ka ah ganacsiga Soomaaliya ay booqosho ku tagaan dalka DRC Congo waxaana halkaas ku qaabili doono mas’uulyiin ka tirsan dowlada DRC. PUNTLAND POST The post Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee DRC-Congo oo la kulmay ganacsato Soomaaliyeed appeared first on Puntland Post.
  8. Mogadishu (HOL) — Ethiopia’s strategic bid for a Red Sea foothold is intensifying regional tensions across the Horn of Africa, sparking a tug-of-war among Ethiopia, Djibouti, Egypt, and Somalia that could alter the region’s political landscape. Source: Hiiraan Online
  9. Komishanka Doorashooyinka Qaranka (KDQ) ayaa maanta xaruntiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen Sonne Andersen oo ay weheliyaan , Madaxa xafiiska Denmark ee Jamhuuriyadda Somaliland Mr. Mathias Kjaer iyo sarkaal ka tirsan Safaara Mr Abdiqani. Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen halka ay marayaan hawlaha doorashooyinka isku-sidkan ee 13ka Novermber, Safiirka ayaa KDQ ku amaanay sida ay ugu diyaargaroobeen Doorashadsa . Markii shirku soo dhammaaday, KDQ iyo Safiirka ayaa soo kormeeray bakhaarka lagu diyaarinayo agabka codbixinta doorashada 13ka November 2024. Source
  10. UK-funded Unitaid has announced a Sh2.8 billion investment to support three Kenyan and Tanzanian oxygen manufacturers in establishing Africa’s first liquid oxygen regional manufacturing plants. Source: Hiiraan Online
  11. Mogadishu (HOL) — Somalia, in partnership with the World Health Organization (WHO) and UNICEF, renewed its commitment to eradicating polio on World Polio Day, calling for intensified efforts to protect every child from the debilitating disease. Officials warned that without sustained immunization efforts, the country risks further outbreaks, as it battles the world’s longest-running outbreak of variant poliovirus type 2. Source: Hiiraan Online
  12. NAIROBI, Kenya (HOL) — DNA tests have revealed that the mutilated body found in Lake Yahud, initially believed to belong to the missing Wajir MCA Yusuf Hussein Ahmed, is not his. The announcement has left his family and the public with unanswered questions as the search for the lawmaker continues more than a month after his disappearance. Source: Hiiraan Online
  13. Madax ka tagtay xilkii ay xukuumadda/xisbiga Kulmiye u haysay: 1. Wasiir-kuxigeenkii Waxbarashada, Maxamuud Yuusuf Cilmi 2. Wasiir-kuxigeenkii Beeraha, Naasir Cayddiid 3. Xoghayihii Golaha Dhexe ee Kulmiye, Mustafe-Waxdad 4. Xoghayihii Guud ee Hore ee Kulmiye, Xasan Siciid Yuusuf 5. Wakiilkii SL ee Deenmaarig, Cabdirisaaq-Afqaraf 6. Xubin Guddiga Tacliinta Sare iyo Golaha Dhexe ee Kulmiye, Wasiirkii Hore ee Maaliyadda, Yuusuf Maxamed Cabdi 7. Isudduwaha Wasaaradda Isgaadhsiinta – Saaxil, Cabdicasiis Cismaan 8. Isudduwaha Wasaaradda Qorshaynta – Saaxil, Cabdikariin Cismaan 9. Guddoomiyihii Garabka Dhallinyarada Kulmiye ee Saaxil, Cabdiraxmaan Siciid 10. Xoghayihii Abaabulka & Wacyigelinta Kulmiye ee Saaxil, Sayid Aniis Food 11. Xildhibaan Degaan oo hore iyo xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Kulmiye ee Burco, Mustafe-Bidhi 12. Xildhibaan gole degaan iyo xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Kulmiye ee Gebiley, Mursal M. Jaamac 13. Xildhibaan gole degaan iyo xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Kulmiye ee Gebiley, Axmed Ciisood 14. Xildhibaan Golaha Degaanka ee Kulmiye — Burco, Axmed-Xiis Dharbaan 15. Xildhibaan Golaha Degaanka ee Kulmiye — Burco, Khaalid Xasan 16. Xubin Golaha Dhexe, Guddiga Fulinta iyo Guddiga Ololaha Kulmiye ee Hargeysa, Abshir Xasan “Caanoole” 17. Guddoomiyaha Guddiga Ololaha Kulmiye ee Awdal, Cabdicasiis Diiriye Daahir 18. Madaxa Maaliyadda Kulmiye ee Awdal ahna xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Xisbiga ee Awdal, Hibo Cabdi Yuusuf 19. Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Kulmiye ee Awdal ahna xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Xisbiga ee Awdal, Hinda Maxamuud Tubeec 20. Xoghayihii Hore ee Gobolka Awdal ee Kulmiye ahna xubin ka tirsan Guddiga Ololaha Xisbiga ee Awdal, Mustafe Cabdi Axmed 21. Mubaarik Yuusuf. (Bidhi) Xubin gudig doorashooyinka ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer Halkan laguma soo koobi karo waxa jira iyagana xubno hor leh oo is casilay Oo aan halkani ku jirin Source Conservative Home Qaran News
  14. MSF mental health activity manager, Alberto Macin, has been working with Médecins Sans Frontières/Doctors Without Borders (MSF) for the last eight years. During this period, he has worked in various locations including Mexico, El Salvador, South Sudan, Ukraine, migratory routes between Libya and the Mediterranean, Mozambique, Kenya and now in Somalia. Source: Hiiraan Online
  15. Mogadishu (HOL) — Somalia has successfully repatriated 164 citizens from Libya, bringing them back to Mogadishu on Thursday. Source: Hiiraan Online
  16. (ERGO) – Nasteho Mohamud Hashi, a single mother, has been struggling to provide for her nine children after aid she was receiving from the World Food Programme stopped in June. Source: Hiiraan Online
  17. Musharaxa xisbiga talada haya ee Mozambique, Daniel Chapo, ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday xilli ay mucaaradka ku andacoonayaan wax isdaba marini ay jirto. Chapo, oo ka tirsan xisbiga Frelimo oo xukunka hayay ku dhawaad ​​nus qarni, ayaa helay in ka badan 70 boqolkiiba codadka, guddiga qaran ee doorashooyinka (CNE) ay saacado ka hor ku dhawaaqeen. Waxa asaguna kaalinta labaad galay musharaxa madaxa banaan ee Venancio Mondlane oo helay in ka badan 20 boqolkiiba, halka musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Renamo, Ossufo Momade uu galay kaalinta saddexaad isaga oo helay in ka badan boqolkiiba shan, sida ay sheegtay CNE. Natiijadii doorashadii dhacday 9-kii bishan Oktoobar ayaa ka dhigan in xisbiga talada haya ee Liberation of Mozambique, ama Frelimo, uu dalkaas sii hoggaamin doono 49 sano oo uu xukunka hayay ka dib. Mozambique oo ah dal ku yaalla koonfurta Afrika ayaa madax-bannaanida ka qaatay gumeystihii Boortaqiiska sannadkii 1975-kii, balse 2 sano ka dib waxaa ka dhacay dagaal sokeeye oo dhiig badan ku daatay oo socday muddo ku siman 15 sano, kaas oo dhex maray dowladda iyo jabhadii Renamo oo markii danbe isu badashay xisbiga ugu wayn mucaaradka. Source: goobjoog.com
  18. NAIROBI, Kenya (HOL) — Police investigating the brutal murders of three Somali women in Eastleigh have recovered a vehicle believed to have been used in the abduction, offering a major breakthrough as the community prepares to bury the victims. The discovery comes amid mounting pressure on authorities to bring the killers to justice, with protests continuing across the neighbourhood. Source: Hiiraan Online
  19. MINNEAPOLIS, Minn (HOL) — Mohamed Omar has become the first Somali-American to chair the board of Hennepin Healthcare, a major milestone for Minnesota's largest public safety-net hospital. Source: Hiiraan Online
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markii ugu horeysay ka jawaabay guuxa dadweynaha oo ka dhashay canshuurta ay ka cabanayaan dadka reer Muqdisho, gaar ahaan diiwaan-gelinta uu bilaabay maamulka gobolka Banaadir. Wasiirka ayaa sheegay in waxa la sheegay aysan jirin suurtagalna aysan aheyn arrintaas, isla markaana sida wax loo sheegay aysan waxaba u jirin. Fiqi ayaa sheegay inay dowladu keentay qalab lagu tirakoobi doono dadka Soomaaliyeed, iyadoo aan loo kala saareynin degmo ama gobol. “Hadda sida ay wax ku socdaan sax maaha, ma jirto qof sanad kasta dhalata, hadana mar kasta waxaa qofka waajib looga dhigay in sanad kasta uu sameysto warqad dhalasho, warqad dhalasho miyaa dhacda? Waxaa la rabaa tii halmar aad soo jaratay inaad mar kasta isticmaasho,” ayuu yiri Fiqi. Kulanka uu ka hadlay wasiir Fiqi ma joogin maamulka gobolka Banaadir, wuxuuna ku dhaliilay sababta ay uga maqan yihiin dadkana aysan faahfaahin u siineyn. “Maamulka gobolka waa inay saxaan wixii qaldan dadkana la hadlaan, halkaan inay yimaadaan oo dadka u cadeeyaan in qof dhashay, meyd, aroos iyo qudbasiro aan canshuur gaar ah laga rabin, hadii laga rabana ay sabab u yeelaan, kuna qanciyaan shacabka,” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha ay ku filan tahay shaqada diiwaan gelinta dadka, isagoo xusay in carruurta dhalaneysa diiwaan gelintooda ay mushkilad ka taagan tahay, balse dadka waaweyn aysan dhib badneyn. Hoos ka daawo The post Daawo: Fiqi oo si adag uga hadlay canshuurta la sheegay in G/Banaadir uu soo rogay appeared first on Caasimada Online.
  21. Whenever he told people he was from Somalia, film director Mo Harawe says he “began to notice some patterns" about the sorts of images people had about the country. Source: Hiiraan Online
  22. MOGADISHU, Oct 24 (Reuters) - Thousands of security cameras have been installed across Somalia's capital to monitor the movement of al Shabaab militants and reassure residents, but they have also made business owners fearful of reprisal attacks. Source: Hiiraan Online
  23. JOHANNESBURG, South Africa (HOL) — Johannesburg police arrested a Somali national early Monday after seizing 100 kilograms of Khat worth approximately $19,750 in a targeted drug operation. The suspect, 39-year-old Mohamed Deeq Abdulahi Aadam, was apprehended at a BP garage on the Oasis M1 highway following an intelligence-led operation aimed at curbing narcotics trafficking. Source: Hiiraan Online
  24. (Bloomberg) -- Somalia’s government asked the African Union and United Nations to exclude Ethiopian soldiers from a revamped peacekeeping force fighting al-Qaeda-linked insurgents. Source: Hiiraan Online
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya Danjire Sebastian Groth, iyagoo ka wadahadlay arrimo badan oo ku saabsan labada dal. Kulanka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa intii uu socday wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh uga warbixiyey safiirka, muhiimadda ay leedahay in sare loo qaado taageerada Jarmalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Jarmalka ka dalbaday in dowladda Soomaaliya ay ka taageeraan dhinacyada muhiimka u ah dadaallada dowlad-dhiska Soomaaliya. Waxyaabaha kulankaan sida hoose loogu gorfeeyey waxaa kamid ah sida ay ku suurta geli karto in dowladda Jarmalka ay dib u soo celiso barnaamijyadeedii Soomaaliya ee farsamada gacanta. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safiirka u cadeeyey in Barnaamijyadaan ay muhiim u yihiin horumarinta iyo xasilinta dalka oo dhan, maadaama Soomaalidu u baahan tahay maalgashi iyo shaqo abuur xoog leh. Dhankiisa, Danjire Sebastian Groth ayaa sharaxay iskaashiga xooggan ee ka dhaxeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Jarmalka iyo sida loo sii hormarin karo. Sidoo kale Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya ayaa dowladda Soomaaliya ku adkeeyey inay sii waddo horumarinta geeddi socodka dimuqraadiyeynta iyo ka shaqeynta horumar, si barwaaqo loo gaaro mustaqbalka fog ah. The post Sawirro: Xasan oo Jarmalka ka codsaday in la soo celiyo… appeared first on Caasimada Online.