Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,099
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Ilyaas Lugatoor oo Wariyeyaasha kula hadlayay magaalada Garoowe ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladda federaalka oo ay haatan kala dhexeyso xiisad siyaasadeed oo xooggan. Ilyaas Lugatoor ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay inay dhaqaale ku bixineyso qalalaase iyo deganaasho la’aan uu sheegay inay ka abuureyso deegaanada Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa soo hadal qaaday xiisadda ka taagan gobolka Sanaag, wuxuuna tilmaamay inay ka war hayaan inay ku lug leeyihiin shaqsiyaad ka tirsan dowladda federaalka oo uu ku eedeeyay inay sii hurinayaan colaad ka dhacda halkaasi. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in hay’adaha amniga Puntland ay u fasaxan u yihiin inay tallaabo adag ka qaadaan cid kasta oo ka shaqeynaysa dhibaato ka dhacda deegaanka. “Waad arkayseen nin waalanoo lasoo gamayoo Badhan iyo Sanaag baryahaan marmarayay. Cid walba oo amniga ka shaqeysa waxaan faraynaa in aan madaxda lalasoo xiriirin ee tallabo laga qaado,” ayuu yiri Ilyaas Lugatoor. Waxaa kale oo uu hoosta ka xariiqay in qorshahan uu qayb ka yahay abaabul ay hadda waddo dowladda dhexe, kaas oo ay ku dooneyso inay ku beegsato maamullada dalka. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo weli halkeedii ay tahay xiisadda culus ee dhexeysa Villa Soomaaliya iyo Puntland, taas oo saameyn ku yeelatay wada shaqeyntii labada dhinac. The post PUNTLAND oo eedeyn culus u jeedisay DF Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  2. Rising temperatures are set to elevate heat stress levels in several countries in the Horn of Africa, the Climate Prediction and Applications Center (ICPAC) of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), a regional bloc, said on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  3. NAIROBI, Kenya (HOL) — Kenya has launched a new pricing committee to tackle the declining prices of miraa, a key cash crop for thousands of farmers, focusing on expanding exports to Somalia, the largest buyer of Kenyan miraa. The committee is tasked with stabilizing the prices of miraa and muguka, ensuring that farmers who have suffered from low returns can see better profits. Source: Hiiraan Online
  4. Washington DC (HOL) — A 21-year-old Maryland man has been arrested and charged with attempting to provide material support to ISIS-Somalia, following a months-long undercover investigation, the U.S. Attorney's Office for the District of Maryland announced. Source: Hiiraan Online
  5. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, iyo Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa soo dhaweeyay Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dhismaha Nabadda, Marwo Rosemary A. DiCarlo, oo booqasho ku timid Soomaaliya. Wasiir Fiqi ayaa Marwo DiCarlo uga warbixiyay horumarka dhawaan laga gaaray Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca amniga. Wadahadallada waxay xooga saareen dib u bilaabista shirarka Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) oo lagu wado in la qabto 26-ka Oktoobar, iyo geeddi-socodka kala guurka Soomaaliya ee ku wajahan Hawlgalka Ku-Meelgaarka ah ee Midowga Afrika (AUSSOM). Wasiirku waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay tixgeliyaan soo jeedimaha Soomaaliya. Marwo DiCarlo ayaa sidoo kale ballan qaaday in taageero buuxda loo fidin doono kooxda Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, taas oo Wasiir Fiqi soo dhaweeyay, isaga oo tilmaamay in kooxdaasi ay shaqada ka wadi doonaan New York iyo sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Dibadda. Wadahadalladu waxay si rasmi ah uga sii socon doonaan Villa Soomaaliya. Source: goobjoog.com
  6. Mogadishu (HOL) — Two deputy ministers in Somaliland's government have resigned, signalling a shift in political alliances just weeks before the pivotal November 13 presidential election. The officials, previously loyal to the ruling Kulmiye Party, announced their support for opposition candidate Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro), citing the need for change. Source: Hiiraan Online
  7. Turkey has ramped up its partnership with Somalia in recent months. It is helping Somalia defend its waters, and has signed a deal to explore for oil and gas off the east African nation’s coast. Source: Hiiraan Online
  8. Ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee ku sugan dalka Lubnaan ayaa todobaadyadii la soo dhaafay weeraro toos ah oo waxyeello dhaawac iyo dhimasho leh sababay kala kulmay ciidamada Israa’iil. Ciidamadan oo lagu magacaabo UNIFIL ayaa la sheegay inay wajahaan halis baaxad leh, islamarkaana Israa’iil oo aan waxba xeerinayni ay weerarro joogto ah u geysanayso saldhigyadooda iyo goobaha ay ka howl-galaan. UNIFIL ayaa weli ku adkaysanaya inay howlgalkooda sii wataan, inkastoo ay culays kala kulmayaan weerarrada Israa’iil, waxayna dalalka ciidamadani ka soo jeedaani Qaramada Midoobay ugu baaqeen inay qaado tillaabo ay ku ilaalinayso bedqabka askartooda. Source: goobjoog.com
  9. Mogadishu (HOL) — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has criticized the current federal government leadership following the collapse of the National Consultative Council (NCC) meeting, which ended inconclusively after two weeks of talks in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) — The National Consultative Council (NCC) meeting, which opened in Mogadishu on October 2, 2024, ended in a setback after efforts to bring Jubbaland President Ahmed Madobe back to the table failed. Source: Hiiraan Online
  11. Kenya’s Senate has begun impeachment hearings against Deputy President Rigathi Gachagua, hours after a court ruled that the proceedings against him are constitutional. Source: Hiiraan Online
  12. Egypt's Presidetial Spokesman posted a joint statement on the official social media pages, following the conclusion of Saudi Crown Prince and Prime Minister (PM) Mohammed bin Salman's visit to Egypt. Source: Hiiraan Online
  13. Saudi Arabia's Crown Prince Mohammed bin Salman and Egypt's President Abdel Fattah al-Sisi agreed to deepen trade and investment cooperation and called for a ceasefire in Gaza and Lebanon in talks in Cairo on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  14. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qaybta 60-aad ayaa fashiliyay weerar kooxda Al Shabaab qorsheyeen in ay kusoo qaaddaan degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. Ciidanka oo helay xogta Shabaab ayaa deegaanka Lukugooraw oo qiyaastii 20km u jira degmada xudur ku bur buriyay gaari Qarax siday iyo Maleeshiyaadkii la socday. Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa xaqiijiyay in ay khasaare baaxad leh gaarsiyeen. Taliyeyaasha Milateriga ee gobolka Bakool ayaa u mahadceliyey Shacabka deegaanka kuwaasoo siiyay xogta sahashay in shacabka naftooda la badbaadiyo. Ciidanka Xoogga dalka ayaa maalmihii lasoo dhaafay xoojiyay feejignaanta si ay uga hortaggaan weerara Jarmaadada ah ee Kooxda ay kusoo qaado Ciidanka. Source: goobjoog.com
  15. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay hormarka ka socda Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dadka ku nool caasimaddu ay hadda ka dib maamulkooda qof iyo cod ku dooran doonaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda ay ka go’an tahay sidii bulshada caasimadda ku dhaqani u heli lahaayeen maamul ay iyagu soo doorteen, isla markaana ay horseed u noqonayaan sidii maamullada kale ee dalkuna hoggaankooda u soo dooran lahaayeen. Waxa uu xusay Ra’iisul Wasaaruhu in caasimaddu ay lafdhabar u tahay dhaqaalaha ummadda Soomaaliyeed, sidaa awgeedna ay lagama maarmaan tahay in masuuliyadda gaara ah la iska saaro sidii ay ula tartami lahayd caasimadaha kale ee dhiggeeda ah, isaga oo ku bogaadiyey maamulka Gobalka Banaadir horumarka ay ka sameeyeen dib u dhiska, bilicda iyo kaabayaasha muhiimka ah ee caasimadda. Source: goobjoog.com
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si weyn ugu dhagan qorshaha doorasho qof iyo cod ah ayaa farriin cusub u direy shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa dadka Soomaaliyeed ku booriyay in xukuumadda lagu garabsiiyo meel-marinta qorsheyasha qaran ee ay ugu muhiimsan yihiin in shacabka codkooda ku soo doortan hoggaanka dalka iyo sidoo kale in argagixisada laga sifeeyo dalka. Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey daahfurka qorshaha isbeddelka qaranka ee 2025-2029 ayaa sidoo kale wuxuu tilmaamay marxaladaha kala duwan ee uu dalka u soo maray in uu helo hannaan qaran oo sal adag leh, cabadaha ku gedaaman iyo fursadaha, si looga miro dhaliyo aragtiyaha ummadda ku jiheyneysa hiigsi iyo himiloyin fog. Waxa uu xusay in xukuumadda Soomaaliya oo ka duuleyso xaqiijinta hadafyada horumarineed ee uu dalkeennu u baahan yahay ay diiradda saartay sameynta qorshaha isbeddelka qaranka oo ku qotomo la fal-gelidda xaaladaha taagan, soo saaridda khayraadka dalkeenna, ka faa’iideysiga fursadaha iyo khibradda aan u leenahay in aan ku saleyno baahiyaha ay dadkeenna u qabaan hirgelinta ujeedooyin waxtar leh ee guuleysta. “Soomaaliyada cusub ee aan rabno 2060-ka, waa ka duwan tahay tan aan maanta joogno, dhabbaha iyo qorshaha aan dejinay haddan ka run sheegno waa xaqiijin karnaa aragtideedna, waxaana sameyn karnaa in aan qaadno tallaabooyin waaweyn iyo mucjusooyin aan adduunyada hore uga dhicin haddan iska kaashanno ka shaqeysiinta qorshaha isbeddelka qaranka ee 2025-2029,” ayu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa uu intaas kusii daray “Waxay taasi abuureysa kalsooni iyo maalgashiyo waaweyn oo ay ku dhiiradaan ganacsatadeenna iyo kuwa caalamkaba in ay mashaariic ka hirgeliyaan dalka gudahisa, waana bilaabatay hadda howshaas, kuwa badanna inta uusan dhamman sannadka ayaa dhagax dhigi doonna.” Madaxweynaha ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in dowladda federaalka ay ka go’an tahay in ay isbedel dhab ah ka sameyso dhinacyada, xoojinta amniga, siyaasadda, horumarinta dhaqaalaha, tayeynta garsoorka iyo adeegyada bulshada oo ay ugu horreyaan tacliinta, caafimaadka iyo shaqo abuurka dhallinyarada. Waxa kale oo uu dul istaagay ahmiyadda ay leedahay in la kobciyo hay’adaha gaarka loo leeyahay si kor loogu qaado hal abuurka iyo wax soo saarka dalka, iyada oo ay dowladdu ku hoggaamineyso sameynta xeerarka, shuruucda iyo dhaqangelintooda, ilaalinta xasillonida iyo daah-furnaanta si loo helo deegaan nabdoon oo u sahlaya ganacsatada in ay ku soo bandhigaan maalgashigooda. “Suura-gal ma ahan marnaba in Soomaaliya ay sii joogto halkii ay joogtay muddo dheer, si cabsida looga gudbana waa in si daah-furan loo wajaho caqbadaha waaweyn, lagana dabaasho xaaladaha adag, iyada oo markasta xoogga la saarayo waddada guusha, lana yareynayo guul darrada si loo xaqiijiyo hadafyada fog ee ay dadka Soomaaliyeed filayaan, loona gaaro horumar waara.” Ugu dambeyntiina wuxuu madaxweynaha xusay in kala aragti duwanaanta dadkeenna ay tahay mid muujineyso ilbaxnimo, buseyl, qadarin iyo dhiiragelin ay mas’uuliyiinta dowladda ay helayaan si loo hormariyo dowladnimadeenna iyo isbedelka togan. The post Madaxweyne Xasan oo farriin culus oo la xiriirta doorashooyinka u diray shacabka appeared first on Caasimada Online.
  17. Wasiir ku xigeenkii wasaaradda beeraha ee xukuumadda Muuse Biixi Naasir Caydiid ayaa xilkii uu hayay iska casilay isla markaasina ku biiray xisbiga Waddani . Wasiir ku xigeenkii waxbarashada ayaa isna xilkii iska casilay isla markaasina ku biiray xisbiga Waddani oo uu sheegay in uu dhisi doono musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Waxana la filayaa in ay is casilaan madax kale oo ka tirsan xukuumadda Muuse Biixi kuwaasi oo hada wada hadal kula jira xisbiga Waddani Qaran News
  18. The United Kingdom announces a further funding to support the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to bolster Somalia’s security. The United Kingdom has provided a further £7.5 million to the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS). This latest round of funding builds on earlier contributions and increases the total amount of financial support from the United Kingdom to both ATMIS and AMISOM since 2021 to £77 million. ATMIS plays a vital role in Somalia’s security, protecting key areas including population centres, supply routes and infrastructure. It continues to support the Somali National Army in joint operations, facilitating humanitarian aid, and safeguarding political processes including elections. UK funds have enabled ATMIS to improve Somalia’s security by combatting al-Shabaab and reducing the group’s influence. ATMIS troops also provide protection for Somali civilians as they work to ensure a more stable and secure Somalia to the benefit of its people and the region. The new funding will fund military stipends for troops from the five troop-contributing countries (Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya and Uganda), and will help ATMIS to complete its mandate of a phased handover of security responsibilities to the Somali Security Forces. The activities of ATMIS are crucial to Somalia’s journey towards security and stability, but these require consistent international support. British Ambassador to Somalia, Mike Nithavrianakis, said of the new funding: “The UK is a close and longstanding partner of Somalia and a leading donor to ATMIS. By supporting ATMIS, we are not only investing in Somalia’s security today but also in its stability and prosperity tomorrow. I encourage traditional and non-traditional partners to financially support the successor mission to ATMIS to ensure a secure and stable future for all Somalis and the region.” Somalia’s Defence Minister, Abdikadir Mohamed Nur, welcomed UK support, noting: “This funding is critical in supporting the efforts of ATMIS and Somali security forces. We appreciate the UK’s continued partnership in rebuilding a safer and secure Somalia. The continued support of our partners will remain vital as we work towards a sustainable security environment in our country.” The African Union (AU) Commissioner for Political Affairs, Peace and Security (PAPS), H.E. Ambassador Bankole Adeoye also expressed gratitude for the UK’s contribution and emphasised the importance of continued international support: “I wish to sincerely thank the British Embassy for its continued support to the AU and for this generous and timely £7.5 million contribution to ATMIS. We urge other partners to follow the UK’s example and invest in Somalia’s security to ensure lasting peace and stability in Somalia and the wider region.” This latest contribution reinforces the UK’s continued commitment to Somalia’s security and stability for a safer and more prosperous future, while also ensuring regional stability. Source: GOV.UK The post UK boosts Somalia security with additional £7.5 Million to ATMIS appeared first on Puntland Post.
  19. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, ayaa ku dhawaaqay xirmo lacageed oo gaareysa 425 oo milyan oo dollar oo ay Washington ugu talagashay gargaarka dhanka milatariga ee Kiyiv. Lacagtaan ayaa hubka lagu gadayo uu qeyb ka noqon doonaa, awoodaha difaaca cirka ee dalkaasi dhaca bariga Yurub iyo rasaasta hubka culus ee dhulka, gaadiidka gaashaaman iyo saanado kale oo millatari. Mareykanka ayaa lagu wadaa in bilaha soo socda uu u daabulo Ukraine agab millatari oo u badnaan doona gantaallada difaaca cirka, madaafiicda riddada dheer iyo baabuurta qafilan ee dagaalka. Madaxweyne Zelenskyy ayaa la qorsheynayaa in Khamiista maanta ah uu kiiska dalkiisa ee ku biirista NATO hor geeyo madaxda NATO oo uu shir uga billaabanayo magaalada Brussels. Ukraine ayaa dagaal kula jirta Ruushka oo deris la ah. Dagaalkaas oo difaaciisa uu aad ugu taageerayo Mareykanka iyo dalalka xulafada la ah ee reer Yurub. PUNTLAND POST The post Mareykanka oo Ukraine siinaya lacag dhan 425 oo milyan oo dollar appeared first on Puntland Post.
  20. Jabuuti (Caasimada Online) – Dowladaha Jabuuti iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis iyo qandaraas heerkiisu sarreeyo oo ku saabsan dhismaha xarun quwadda cadceedda ah laga dhaliyo, taas oo cabirkeedu yahay 276.5 kilowat, lagana dhisayo dalka Jabuuti. Heshiiskaan ayaa noqonaya tallaabo muhiim ah oo loo qaaday iskaashiga u dhaxeeya labada dal, waana Mashruuc ay hirgelineyso, isla markaana maalgelineyso dowladda Masar. Waxaa la doonayaa in xaruntaan quwadda laga sameeyo gudaha magaalada caasimadda ah ee Jabuuti, heshiiskaan ayaa ka tarjumaya sida ay labada dal xoogga u saarayaan in xal loo helo tamarta la cusbooneysiin karo, loogana faa’iideysan karo khibradda ay Masar u leedahay horumarinta mashruucaan. Wasiirka Korontada iyo Tamarta ayaa heshiiskaan u saxiixay dowladda Masar, halka Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jabuuti, Yoonis Cali Guuleed uu saxiixay dhanka dowladda Jabuuti. Wasiirka Korontada iyo Tamarta Masar ayaa sheegay in dowladiisa ay go’an tahay xoojinta iskaashiga kala dhexeeya Jabuuti, iyadoo la wadaagi doonta Jabuuti khibraddeeda tamarta la cusbooneysiin karo iyo barnamaijyo tababarro ah oo daboolaya baahiyaha Jabuuti. Dhankiisa Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jabuuti ayaa sheegay in heshiiskaan uu muujinayo xiriirka xooggan ee ka dhaxeeya labada dal, isagoo xusay in xaruntaan quwadda cadceedda ay saameyn togan ku yeelan doonto kaabayaasha waxbarashada iyo caafimaadka iyo sidoo kale dhaqaalaha iyo ganacsiga gobolka. Wuxuu wasiirku dowladda Masar, gaar ahaana wasaaradda korontada iyo tamarta la cusbooneysiin karo uga mahad celiyay taageeradooda. Heshiiskan ayaa imaanaya kadib barnaamij tababar oo guuleystay oo la siiyay shaqaalaha wasaaradda tamarta Jabuuti, kaas oo ay maalgelisay dowladda Masar. Mashruucan ayaa xoojinaya sida ay dowladda Masar uga go’an tahay taageeridda horumarinta tamarta la cusbooneysiin karo ee Afrika iyo xoojinta iskaashiga dhaqaale ee qaaradda. The post Masar iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis cusub oo… appeared first on Caasimada Online.
  21. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2024/10/463455493_1050178666843695_3402310708157842169_n.mp4 Qaran News
  22. Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Muuse Biixi Maxamed Yusuf Cilmi ayaa gabi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda sii socota ee Muuse Biixi waxana uu ku biiray xisbiga Waddani Wasiirkan xilka iska casilay waxa uu hordhac u yahay tiro badan oo.masuuliyiin ah oo xilka iskaga dego doona ayaamaha fooda inagu soo haya. Waxana la filiyaa in ayaamaha soo socda uu madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mr Cabdiraxmaan Saylaci uu la hadli doono warbaahinta iyada oo lagu wado in uu taageero u muujiyo xisbiga Waddani Qaran News