-
Content Count
212,265 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay uun qodobbo cabbirayey isfahamka guud tiiyoo keentay kutirikuteen iyo Mala-awaal badan, in la isweydiiyo aawey dokomentiga la kala saxiixday, ma jirtaa cid guuleysatay, aaway qoraalladii saxda ahaa ee fadhiyada guddiga, waa maxay sababta loo qariyey war-muriyeedka wadajirka ah ee shirka guddiga farsamo. Halkan Ka Aqriso Xogta Ay Goobjoog Ka Heshay Wadahadaladii Soomaaliya Iyo Somaliland Xog: Goobjoog oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Halkan Ka Daawo Warbixin Soo Koobaysa Nuxurka Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-jc.mp4 Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa shalay war-saxaafadeed ka duwan kuwii hore soo saaray Madasha Xisbiyada Qaran, kaas oo ay kaga hadleen xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka. War-saxaafadeedka oo ka koobnaa 7-da qodob ayaa ku qornaa luuqad siyaasadeed adag, waxa uuna hadal heyn ka abuuray doodaha siyaasadda Soomaaliya. Fariinta uu gudbinayo war-saxaafadeedkaan ayaa ah in Xisbiyada Mucaaradka ay ka quusteen Xukuumadda iyo Madaxda dowladda Soomaaliya islamarkaana ay hadda digniin iyo baaqba u dirayaan baarlamaanka Soomaaliya ee ka kooban labada gole. Dowladda Soomaaliya oo hadda ka kooban laba hay’adood oo kala ah sharci dejinta (Baarlamaanka) iyo fulinta (Xukuumadda) ayaa baaqa Madasha waxaa toos loogu diray baarlamanka maadaama ay meesha ka maqantahay hay’addii sadaxaad ee dowladda oo ah garsoorka dalka. Dadka darsa siyaasadda Soomaaliya ayaa fariintaan ku tilmaamay tii ugu adkeyd ee Madasha ka soo baxda waxaana ka dhalan kara hadii leeska indha tiro qal qal xoog leh iyo daganaansho la’aan amni iyo mid siyaasadeed. Maxamed Maxamuud Cadde, weriyihii hore ee BBC-da ayaa warbaahinta u sheegay in fariintaan ay tahay mid adag oo meel dheer ku socoto. “Waa fariin mug leh, waxaa muuqato in ay ka quusteen xukuumaddii iyo in ay cadeeyeen in Xukuumaddu fashilantay, markaan waxay joogtaa baarlamaanka waana in il gaar ah lagu eegaa fariintaan,” ayuu yiri Maxamed Maxamuud Cadde.
-
A month after taking office, Chief of Defence Forces Robert Kibochi has hit the ground running with a visit to soldiers fighting al-Shabaab in Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Deni ayaa hadal u jeediyay ciidamo tababar loogu soo xiray xerada Xorgoble ee Qardho Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku amray ciidamada inay u diyaar garoobaan difaaca xuduudaha Puntland, wuxuuna fariin adag u diray Somaliland. “Waxaan rajaynayaa ciidamada Puntland inay u diyaar garoobaan inay sugaan xuduudaha Puntland ee Dastuurku nafarayo. Puntland waa astaanta midnimada Soomaaliyeed, Puntland waa astaanta kala dambaynta iyo xasiloonida, maamul wanaagga iyo dowladnimada, Puntland waxay ku naaloonaysaa in dadkeeda nabad ku noolaadaan, degaanada kale ee Soomaaliyana ay gacan ka geysato”. ayuu yiri Madaxweyne Deni. Puntland oo dufcadii 2-aad oo ciidamo Daraawiish ah tababar u soo xirtay Madaxweyne Deni oo hadalkan ka jeediyay xero ciidan ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay in ay heshiis la gasho Somaliland, balse haddii ay ka weydo ay awood ku soo ceshanayso dhulka ka maqan. Ciidamo ka tirsan Puntland oo tababar loo soo xiray “Waxaan idin kula dardaarmayaa cadaw kasta oo Puntland leedahay ha ahaadeen argagixiso ama kuwa ku soo duulay dhulka Puntland inaad u diyaargarawdaan. Puntland waxay diyaar u tahay inay nidaamkeeda dastuurka ah kula dhaqanto, soo celiso dhulka ka maqan, cidkasta oo nabad iyo wadahadal laga heli karo ay la gasho heshiis, haddii ay ka weydana ay awood ku soo ceshanayso, waxaan ugu baaqaynaa Somaliland si sharaf leh dhulka Puntland uga baxdo, dhiig walaal madoonayno, horumar baan rabnaa, deris wanaag baan rabnaa” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland. Puntland iyo Somaliland ayaa muddo labaatan sano ka badan isku haya gacan ku haynta gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn, waxaana marar badan ku dhexmaray dagaalo dhiig badani ku daatay. 8 January, 2018, magaalada Tukaraq oo Kastam iyo fariisin ciidan u ahayd Puntland muddo, waxaa gacanta ku dhigay ciidamo ka tirsan Somaliland, kadib dagaal kooban oo halkaas ka dhacay. Degaanka Tukaraq ee gobolka Sool waxaa hadda isku hor-fadhiya ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland, kuwaas oo sanadkii 2018 labo jeer dagaal kharaar ku dhexmaray. PUNTLAND POST The post Puntland oo digniin u dirtay Somaliland appeared first on Puntland Post.
-
Waxaa si xiiso u socda tartanka lagu xusayo xidigihii hore Gobolka Baay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Uurey waxaana kulan ciyaareed ka mid ahaa tarankaas wada dheelay labo koox oo ku kala ciyaaray degmooyinka dharkenlay iyo Wartanabadda waxayna guusha ay raacday Warta nabadda. Maamo Sahro oo ka mid ah dadka aad u xiiseeya horomarka ciyaaraha Soomaaliya ayaa ka mahad celisay tartamadan lagu xusayo halyayadii hore ee soo maray isboortiga Soomaaliya,waxayna sheegtay in ay tahay wax loo baahan yahay in la xasuusti taariikhda xidigihii dalka. kulanka waxaa ka soo muuqday guddoomiyaasha ciyaaraha degmooyinka dharkenlay iyo warta nabadda,iyagoo soo bandhigay xirfada wanaagsan oo aad u soo jiitay taageerayashii ka soo weyb galay Si kastaba xiisaha tartanka lagu xusayo ciyaaryahan Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) ayaa si weyn looga hadlayaa dalka iyo dibadda,iyadoo ay isku arkeyn ciyaartooy in mudo ah ay iskugu danbeesay. Halkan Ka Daaw Warbixin Ku Saabsan Kulankii Dhexmaray Kooxaha Warta Nabada Iyo Dharkenley https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/Whats-upp.mp4 Source: goobjoog.com
-
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee degmada Qardho tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan daraawiishta. Ciidankan tababarku loo soo xiray oo ahaa dufcadii 2-aad ayaa ka kala yimi dugsiyada Xorgoble, Badhan iyo Xerada 54-aad ee Taliska Ciidanka Daraawiishta. Madaxweyne Deni oo la dardaarmay ciidanka maanta tababarku u soo xirmay ayaa sheegay in Dastuurka Puntland iyo kan Soomaaliyaba uu farayo dowladda ilaalinta sharafta shacabka. Dhanka kale Madaxweyne Deni ayaa xusay in dowladda Federaalka Soomaaliya isku koobtay dhaqaalaha Beesha caalamku ku bixiyo dib u dhiska diidamada Soomaaliya iyo sugidda Amniga. “Sida Dastuurka Puntland iyo kan Soomaaliyaba farayo dowladda waajibaadka lagarabo waa ilaalinta sharafta karaamada iyo amniga ummadda ay u shaqaynayso, shaqadaasina waxaa laga rabaa waa ciidamada, sidaasi daraadeedna waxaa Xukuumadda ka go’an in ahmiyadda koowaad, labaad iyo Sadexaadba la siiyo dhismaha ciidamada kor u qaadidda noloshooda, dhammaystirka agabkii ay ku shaqayn lahaayeen, si ay u noqdaan dad waajibkooda gaara” ayuu yiri Madaxweyne Deni. “Waxaa nasiibdaro ah iyadoo aduunka uu uga baxo boqolaal million oo dollar sidii Soomaaliya uga caawin lahaayeen Amniga, iyo dhismaha ciidanka in wixii ay ka mudnaayeen Puntland inaysan ka helin DFS, taas waxaan rajaynayaa in caalamku garto. Mas’uuliyiinta dowladda Federaalka ah hanti ay hayaan loogu dudimaayo, balse waa in aysan caqabad ku noqon waxa beesha caalamka laga helayo, waxaan rajaynayaa in caqligu uu taliyo, duruuf walbaa deegaannada kale waa ka jirtaa, hadana cadawgu meel walba waa joogaa, dhismaha ciidankana meelwalba waa looga baahan yahay” ayuu mar kale yiri Madaxweynaha Puntland. Madaxweyne Deni waxaa munaasabada soo xiritaanka tababarka ciidamada kala qeybgalay wasiiro, taliyeyaal ciidan iyo mas’uuliyiin kale. PUNTLAND POST The post Deni: DFS waxay isku koobtay shaqaalaha Beesha Caalamka ee dib u dhiska ciidanka iyo sugidda Amniga appeared first on Puntland Post.
-
TO: DONALD YAMAMOTO US AMBASSADOR TO SOMALIA. AFRICAN UNION ABIY AHMED PRIME MINISTER OF ETHIOPIA ISMAIL OMAR GUELLEH PRESIDENT OF DJIBOUTI DELEGATION OF THE EUROPEAN UNION Your Excellency, SUBJECT: RECOGNITION OF THE REPUBLIC OF SOMALILAND Whereas the people of Somaliland have exercised their right to self determination in a Constitutional Conference held in the City of London, United Kingdom, between the government of the United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland and the duly elected representatives of Somaliland, from May 2, 1960 to May 12, 1960; and whereas a Royal Proclamation dated June 23, 1960 set the date of independence as of 26 June 1960; and whereas all the residuals of treaties, agreements, contracts, and other legal obligations made by the British government on behalf of Somaliland protectorate reverted to the duly constituted government of Somaliland; and whereas a voluntary Union with the former Italian colony of Somalia on July 1, 1960 shall not impact in any way, shape, or form, the inherent right of Somaliland’s self determination; and whereas the efforts of the international community to restore some semblance of law and order in southern Somalia, including, but not limited to : Operation Restore Hope and UNISOMI and UNISOMII has failed; and whereas the strategic location of the Republic of Somaliland at the confluence of the Arabian and the Red Sea makes Somaliland prime candidate and an indispensable partner in the global war against international terrorism; and whereas a politically motivated economic embargo on the vital exports of Somaliland have strained the survival of this nations; and whereas the remittances of the diaspora communities have maintained for the past twenty nine years the financial solvency of the Republic of Somaliland; and whereas the lack of recognition prohibits the Republic of Somaliland from concluding any bilateral agreements with international investors and financial institutions such as the DPWorld, World Bank, the International Monetary Fund, and the United Nations Development Agencies; and whereas these constraints have placed an unbearable hardship on the people of Somaliland; and whereas, on the other hand, the Republic of Somaliland has qualified for statehood pursuant to the Montevideo Convention of December 26, 1933[ratified December 26, 1934]; and whereas the Republic of Somaliland also fulfills the criteria and the guidelines of the European Union[EU 1992] for recognition of new states; and whereas a fact finding mission of the African Union that visited Somaliland from April 29, 2005 to May 5, 2005 concluded that the legal instruments of the Union of Somaliland and Somalia on July 1, 1960 were not properly ratified; and whereas the same mission also noted that Somaliland’s quest for international recognition is unique in contemporary African political history and recommended that special arrangements be made to deal with the issue; and whereas a team of South African legal experts have also established that the Republic of Somaliland fulfills the legal requirement of statehood according to international law; and whereas any externally imposed efforts to renegotiate the failed union of 1960, regardless of any international guarantees, will ultimately lead to renewed conflagration of hostilities; Then, it is imperative that the international community should reassess the failed approaches of the past according to the dynamics of the conflict. The core issue at the tangled spider web of Somali politics is to tackle Somaliland’s legitimate quest for recognition. The reconfiguration of Somalia is an inevitable reality and the sooner the international community reckons with this fact, the better are the chances of securing an everlasting peace acceptable to the warring factions in southern Somalia. This is the key to the intractable crises in southern Somalia. Now is the time to discard the twin outdated dogmas of maintaining the unity, the territorial integrity, the sovereignty, and the independence of the failed Somali Republic; and the false assumption that the Somali creed is socially, culturally, ethnically, religiously, and linguistically a homogenous society.These misnomers are no longer applicable to Somali society. Historical background From 1874 to 1885 the northern Somali coast [ Somaliland ] was under the suzerainty of the Othman Empire. Between 1884 and 1886 the British government signed a series of treaties and agreements with the Somali clans of the northern Somali coast [present day Somaliland ]. Pursuant to the protocols of the General Act of Berlin Conference, the British government deposited the instruments of these agreements and treaties with the European Powers in 1887. The territory of the Republic of Somaliland is the geographic area located between Latitudes 08N and 11:30′ N and Longitudes 42:45′ and 49 E. The Republic of Djibouti lies to the West, the Federal Democratic Republic of Ethiopia to the South, Somalia to the East, and the Gulf of Aden to the North. The Anglo-French treaty of 1888, the Anglo-Italian Protocol of 1894, and the Anglo-Ethiopian agreement of 1897 demarcated the current boundaries of the Republic of Somaliland.Although no official census has been taken, the current population of Somaliland is estimated at about 4.5 million. The post Independence On June 26, 1960 Somaliland attained its independence and on July 1, 1960 it voluntarily merged with the former United Nations Trust Territory of Somalia. The union malfunctioned because the legal instruments of its adoption failed to meet the standards of international agreements between two sovereign nations. The following chronology expounds on the legal aspects of the union of Somaliland and Somalia: On June 26 1960, Somaliland became the first Somali territory that attained independence and over thirty nations, including the five permanent members of the United Nations Security Council, have extended recognition to Somaliland. On the same day, the Government of Somaliland and the Government of the United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland signed a number of bilateral agreements in Hargeisa, Somaliland. On July 1, 1960 the Italian administered territory of Somalia became independent under the terms of its own constitution without the completion of an acceptable single Act of Union with Somaliland; On July 1, 1960 a joint session of the Parliaments of Somaliland and Somalia agreed in principle the proclamation of the Somali Republic pending the drafting of single text of Act of Union to be submitted at a later date for parliamentary approval. The same session elected Mr… Aden Abdille Osman as a provisional president of he new Republic. On July 1, 1960, the provisional President signed the constitution of the former Italian colony as the law of the Somali Republic. On the same day the president promulgated a presidential decree named “The law of the Union of the state of Somaliland and Somalia.” Article 63 para. 3 of the constitution of the former Italian colony states clearly that Presidential decrees should be submitted to parliament for conversion into law, otherwise, the measure is deemed null and void. Without completing the legal formalities of the union of the two countries and contrary to the practices of parliamentary democracy, the provisional president hijacked the powers of the legislative branch of the government. On June 20, 1961 to circumvent this legal problem, the Somali government held a combined referendum for a constitution and an Act of Union. There was widespread irregularities in the plebiscite and the results are subject to some serious legal interpretations and challenges. The measure failed to pass in Somaliland. However, the Somali government ignored that historic fact. On September 1961 President Aden Abdille Osman and Prime Minister Abdulrashi Ali Sharmarke signed the results of the referendum into law and it was published in the Official Gazette. The President and his Prime were both from the southern Somalia.The duly elected representatives of Somaliland were not a signatory to this blatant injustice. On December 10, 1961 the Commissioned Military Officers of Somaliland staged a coup to reclaim the sovereignty of Somaliland. The attempt failed and the officers were charged with high treason. The court proceedings continued until 1963 when the presiding British magistrate delivered the final verdict. The judge cleared the officers of all charges because for the following reasons: “The Officers never made an oath of allegiance to a state called the Somali republic; the constitution of the Somali republic has no legal or jurisdictional authority over the citizens and the territory of the Somaliland.” This ruling had exposed the deficiencies of the purported union of the two territories. The Disastrous Journey From 1960 to January 29, 1991 the civilian and the military governments of Somalia had declined to address the grievances of the people of Somaliland. On April 6, 1982 the Somali National Movement was formed in London, U.K. to overthrow the repressive regime of the late General Mohamed Siad Barre. And whereas the International Human Rights Organizations have documented the savagery of the Somali National Army against the civilian population of Somaliland during the 1980’s and 1990’s; and whereas the tactics of Somali Army back then resulted in the death of more 150,000 people; and whereas the citizens of Somaliland have reclaimed their sovereignty through a referendum that met all internationally accepted standard procedures set for plebiscites; and whereas for the past sixteen years, the Republic of Somaliland has established functioning institutions of a democratic state within its colonial borders with minimal external assistance; and whereas the chaos and lawlessness prevalent in southern Somalia pose a serious threat to the stability of the Horn of Africa Region. The Somali National Movement finally defeated the Somali national Army and the military government collapsed on January 29, 1991. Without the prior consent and participation of the Somali National Movement of Somaliland, the politicians of Southern Somalia formed a new national government. The Road to Recovery Once again, this has alienated the people of Somaliland. At a convention in the city of Burao, Somaliland, on May 18, 1991, the leadership of the Somali national Movement and the traditional leaders of the Clans of Somaliland, had declared the dissolution of the Union of Somalia and Somaliland and the reclamation of Somaliland sovereignty within its former colonial borders. This was a point of no return. The late Mr… Abdirahman Ahmed Ali was elected the first president and Mr… Hassan Essa Jama, the vice-president. At a second convention of the Clans of Somaliland, held in Borama, Somaliland, from January 23 1993 to April 24, 1993, the Somali national Movement transferred the power to the mass. The conference adopted a National Charter that laid the foundations of a Republican form of Government with a bicameral parliament, an Executive branch, and an independent Judiciary. At the end of the conference, the late Mohamed Haji Ibrahim Egal was elected as the second president of the Republic and Mr… Abdirahman Aw Ali Farah as the Vice-president. A third conference held in Hargeisa, Somaliland, from February to May 1997 extended President Egal’s mandate for another four years. This convention also approved in principle the drafting of a National Constitution. In a short period of four and a half years, the people of Somaliland went to the polls on four different occasions: On May 31, 2001 Somaliland conducted a constitutional referendum. Over 97% of the voters endorsed the new constitution which reaffirmed Somaliland’s status as an independent nation. The Initiative and referendum Institute, an international non-profit organisation based in Washington, D.C. concluded that overall the referendum was conducted, “Openly,fairly, honestly, and largely in accordance with internationally recognized election procedures.” On December 7, 2002Somaliland the first municipal elections after thirty-four years; On April 14, 2003 Somaliland held its first presidential elections. The margin of victory between the top two contenders was a mere 80 votes. This is an unheard of feat in the African continent; On September 29, 2005 Somali Landers went to the polls to vote for members of the House of Representatives. The Presidential election was Somaliland’s first in seven years, after several delays. June 2010. On November 21, 2017. Somaliland fifth President election, the winner was President Muse Hussein Abdi { Bixi }. Dissolution of Unions Whereas the union of Somaliland and Somalia on July 1, 1960 was a voluntary agreement; and whereas the dissolution of the same union is perfectly in accordance with Constitutive Act of the African Union; and whereas the issue of the inviolability of the colonial boundaries is a matter of technicality; and whereas the Right to Self-determination is enshrined in the Charter of the United nations Organisation; and whereas the government and the people of Somaliland have established a functioning defacto state without encumbering the international community for assistance; then it is time to evaluate the merits and the legal soundness of Somaliland’s case for international recognition in compared to the following historic precedents: 1. On August 6, 1815 Norway an Sweden formalised an Act of Union of their kingdoms. At the time Europe was recovering from the Napoleonic wars and there was no objection to the union. However, because of extreme dissatisfaction in Norway, the parliament of Norway unanimously and unilaterally declared the dissolution of the union effective June 7, 1905. A national referendum held on August 13, 1905 confirmed the decision of the Norwegian parliament; and on October 16, 1905 the parliaments of Sweden and Norway revoked the Act of Union. As indicated earlier there had been no official Act of Union between Somaliland and Somalia; therefore, no legal agreement to dissolve. 2. In 1950, Ethiopia and Eritrea formed a federal state. This union resulted in an atrocious thirty-year war that wreaked havoc on the civilian population of Eritrea. To avert further bloodshed, the international community intervened. Ethiopia and Eritrea parted ways in 1993. The case of Somalia and Somaliland is not any different by any stretch of the imagination; 3. In February, 1958 the Arab Republic of Egypt and the Syrian Arab Republic consummated the United Arab Republic as a result of a plebiscite held in both countries. This union lasted until October 13, 1961, when Syria reverted back o its original status as an independent nation. 4. In 1960, the short-lived union of Mali and Senegal was dissolved without any border crisis; 5. On August 9, 1965, the Union of Malaya and Singapore ceased to exist. It was a mutual decision of the two contracting parties; 6. In february, 1982 senegal and Gambia formed a confederation named Senegambia. Dissatisfactions and disillusionment with the slow pace of integration and harmonisation of the institutions of the confederation forced President Abdo Diof of Senegal to unilaterally dissolve the confederation on September 30, 1989. 7. The Perestroika and the Glasnost policies of President Mikhail Gorbachev of the Union of Soviet Socialist republics has left a permanent transformation on the political map of Europe and Russia. The old Soviet constitution has no mechanism for dismantling the mighty Soviet Union. More than a dozen nations emerged from the implosion of the Soviet Union without any appreciable threat to the peace and security of the world. 8. On December 31, 1992 the Republic of Czechoslovakia ceased to exist and on New Year’s day, january 1, 1993, the Czech Republic and the Slovak Republic came into being. 9. The disintegration of the yugoslavia posed a serious problem in central Europe. However, the European Union averted the impending catastrophe by granting immediate recognition to Slovenia and Croatia. The ethnic cleansing in Bosnia-Herzegovina necessitated the direct intervention of NATO forces. 10. On November 14, 1975, Spain departed its last colonial possession in Africa without transferring the affairs of the territory to the local population. In 1976, Morocco and mauritania intervened and claimed sovereignty over the territory. The indigenous people formed the POLISARIO liberation movement. Through the intervention of the African Union, the Saharawi Arab republic is recognized by more than forty countries. 11. Also in 1975, the Portuguese government abruptly terminated its colonial rule in East Timor. On July 7, 1976 East Timor declared its independence. Nine days later, on July 16, 1976 Indonesian troops invaded East Timor. Over the next twenty-two years, more than 200,000 East Timorese lost their lives due to Indonesian army repression, famine, disease, and starvation. The downfall of President Suharto and the international outcry against the atrocities of the Indonesian army facilitated an internationally supervised referendum. In the plebiscite of August 30 1999, more than 78.5% of the population voted for independence Finally, on May 20, 2002 East Timor reclaimed its sovereignty. The preceding examples illustrate some of the historic precedents in the dissolution of unions or the application of the principle of self determination in other instances, such as Bangladesh [1971], Eritrea [1993], and East Timor [1999]. Southern Sudan. The same criteria should apply to Somaliland as well. Respectfully, ANIIS ABDILLAHI ESSA “ FOUNDER “ SOMALILAND ADVOCACY GROUP WASHINGTON DC. USA Qaran News
-
At least seven people have died in two separate bomb attacks in southern and central Somalia in the last 24 hours, police and military officers said on Sunday. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Berri kulan la yeelan doono madaxda Maamul Goboleedyada dalka oo muddo uusan la kulmin, sida ay ogaatay Caasimada Online. Sida ay xogta ku heshay Caasimada Online, kulankaan oo noqon doono mid horudhac u ah kulanka ay isugu imaan doonaan maamul Goboleedyada iyo Dowladda Dhexe ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa saameynta uu Soomaaliya ku yeeshay cudurka COVID-19 iyo sidii loo xoojin lahaa ka hortagfiisa. Xogta aanu helnay ayaa sheegeysa in Madaxweyne Farmaajo oo uu madaxda maamul Goboleedyada u diray casuumaad ah inay ka soo qeyb galaan shirka uu ku baaqay oo Isniinta Berri ka dhacaya aalada fogaan aragga ee ‘ZOOM’ sida ku cad war saxaafadeedkii todobaadkii hore kasoo baxay xafiiska madaxtooyada Soomaaliya ee lagu casuumay maamul Goboleedyada “Sidoo kale, waxaa jira shir hordhac ah oo ku qabsoomaya aaladda la iska arki karo kaasoo lagu qiimeynayo dadaallada wadajirka ah ee haatan socda ee lagula dagaallamayo cudurka Coronovirus, sidii loo sii xoojin lahaa ka hortaggiisa iyo culeyska dhaqaale ee ka dhashay.” Shirka ayaa waxaa ka qeyb geli doono dhammaan madaxda Maamul Goboleedyada dalka, Maamul Gobolka Banaadir iyo Madaxda Dowladda Dhexe, waxaana la filayaa in kulankaas kadib uu xigi doono mid ay toos isugu imaan doonaan maamulada iyo Dowladda Dhexe. 14-kii Juun, 2020, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u fidiyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir inkastoo aan weli la shaacin waqtiga uu dhici doono. Villa Somalia ayaa ujeedka kulanka ay isugu imaan doonaan madaxda Maamul iyo Dowladda Dhexe ku sheegtay inuu yahay sidii wadatashiyo ballaaran looga yeelan lahaa geeddi socodka doorashooyinka dalka, Arrimaha Amniga, dagaalka ka dhanka ah kooxaha argixisada, dhammeystirka dib u eegista dastuurka iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.
-
Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa hambalyo u diray kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Cali oo ku biiray koox ka dhisan horyaalka Wadanka UK. Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Falanqeeye Geedow Siiyay Goobjoog https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-up.mp4 Source: goobjoog.com
-
Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Degmada Baardheere , ayaa laga soo hor jeestay waxayna dadka ka cabanaya kursugan ay sheegeen in loo wareejiyo Kismaayo oo laga soo horjeestay. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Cabashada Kursiga https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-dor.mp4 Source: goobjoog.com
-
Kulan maanta golaha shacabka ay isugu yimaadeen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ku meelmariyeen, xeerka qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka ah, kaas oo maalmahan golaha uu dood dheer ka lahaa. Kulanka oo uu shir guddoominayey guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan , ayaa waxaa soo xaadiray 141 xildhibaan , xeerka ayaa waxaa ogolaaday 134 xildhibaan halka ay diideen 7 xildhibaan, kulanka ayaa qeyb ka ahaa kala fidhiga 7-aad ee golah. Doodda maanta oo aheyd maalintii 2-aad ayaa la isku raacay in aan qoondada haweenka loo gaar yeelo aan lagu midda darin ragga , taas ayaa waxaa ka dhigan tahay in kuraasta golaha ay hadda haweenku ay hayaan kaliya ay u tartami karaan haween Baarlamaanka soo socda 11-aad. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo shirka sooxiray ayaa waxaa uu sheegay in xeerkaan oo kamid ah xeerarkii ay gudbiyeen guddiga soo diyaarinta xeerarka doorashooyinka uu yahay mid ansax ah hadda wixii ka dambeeyo laguna dhaqmaayo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Ciidamo Gadooday oo xidhay Wado muhiima oo ku dhaw Madaxtooyada Somalia+Sawirro Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo ka caraydhsan mushaar la’aan mudo soo wajahaday ayaa maanta xidhay wadada soo gasha Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan wadada ka timaada dhinaca Taalada Daljirka dahsoon. Ciidamadan ayaa gaadiidka dagaalka ee ay wateen ku jaray laamiga, waxayna joojiyeen in wax gaadiid ah wadadaasi maraan, ciidamadan ayaana sheegay in ay ka cabanayaan mushaar la’aan mudo dheer haysatay. Qaar kamid ah ciidamada wadada xidh ayaa sheegay in ay kasoo baxeen aaga dagaalka ee Shabeelooyinka, waxayna tilmaameen in aysan helin xaquuqdii ay dowlada ku lahaayeen. Ciidamadan ayaa ugu baaqay madaxda dowlada federaalka gaar ahaan Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha in xaquuqda ka maqan la siiyo ama laga fasaxo shaqada ciidanka si ay u noqdaan shacab. Qaran News
-
Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar, Somalidana ku gefay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo jeediyey khudbad dheer ayaa weerar afka ah ku qaaday Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Kongareeska dalkaasi, isagoona sidoo kale u gefay Soomaaliya. Trump oo taageerayaashiisa kula hadlayey magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma ayaa sheegay in Ilhaan ay dooneyso inay Mareykanka ka dhigto dalka ay ka soo qaxday oo kale Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Soomaaliya aysan ka jirin wax dowlad ah iyo kala dambeyn, sida uu hadalka u dhigay. Madaxweynaha Mareykanka ayaa xusay in Soomaaliya aysan laheyn ciidamo dhisan, sida “Ilhaan Cumar waxaa ay dooneysaa inay Mareykanka ka dhigto dalka ay ka timid ee Soomaaliya oo kale oo aysan ka jirin wax dowlad ah, boolis ka ma jiro, nabad kama jirto, balse waxaa kaliya ka jira amar la’aan iyo jahwareer , waxayna noo tilmameysaa halka uu dalkeena u socon lahaa, Waxaan leenahay Maya…Maya.” ayuu yiri Madaxweyne Trump. Ugu dambeyn wuxuu ku eedeeyey Ilhaan Cumar inay u dagaaalameyso inay galangal xoogan ku yeelato dowladda Joe Biden oo ah Murashax xisbiga dimuqraadiga ee xilka madaxtinimada kula tartami doono Trump. Si kastaba ha’ahaatee ma’ahan markii ugu horreysay ee uu Trump ku dhawaaqo hadal xanaf leh oo ka dhan ah Soomaaliys, isagoo ku weerarayo Ilhaan Cumar oo asalkeedu yahay Soomaali, balse haatan ka tirsan Kongareeska Mareykanka. Dareencelinta Ilhan:- Look, as the impeached President with over 100,000 Americans dead, 40,000,000 people without a paycheck, and massive protests across the country, maybe sit this one out. The only one failing to run our country is you, not this immigrant. Immigrants, we get the job done https://t.co/KR1uUcZPAF — Ilhan Omar (@IlhanMN) June 21, 2020 Qaran News
-
Qaahira (Caasimada Online) – Madaxweynaha Masar Cabdul Fitaax al-Sisi ayaa Sabtigii ku amray ciidankiisa in ay u diyaar garoobaan howlgal dalka gudihiisa ama dibaddiisa ah, si ay u difaacaan danahiisa amni xilli ay sii kordheeyso xiisadda kala dhaxaysa Turkiga oo taageeraya Dowladda Caalamku aqoonsan yahay ee Libya. Turkigu waxaa uu taageersan yahay Dowladda Caalamku aqoonsan yahay ee degan Tripoli, waxayna taageerada Turkiga dib uga celisay weerar 14 bilood uu magaaladda caasimadda ah ku hayay Jeneral Khaliifa Xaftar, oo doonayey inuu qabsado. Ciidamada Khaliif Xaftar waxaa taageera Ruushka, Imaaraadka Carabta iyo Masar. Al-Sisi waxaa uu Sabtigii u safray saldhig ciidanka cirka ay ku leeyihiin meel 1,200 kilometer u jirta xuduudda galbeed ee ay wadagaan Masar iyo Libya, halkaas oo Tv-ga Dowladdu uu muujiyay Madaxweynaha oo daawanaya diyaarado dagaal oo duulaya. “Isu diyaariya in aad qaadaan howlgal, halkaan xuduudeheena ah – ama haddii ay lagama maarmaan noqoto xuduudeena banaankeeda,” ayuu uu sheegay duuliyeyaal ka tirsan ciidanka cirka iyo askar ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Masar. Waxaa uu yiri “ciidanka Masar waxay ka mid ahaayeen ciidanka ugu xoogga badan gobolka.” “Waa ciidan macquul ah; ciidan wax ilaaliya ee aan wax u hanjabin…tani waxaa xeeladdeena, waxa aan rumeysanahay iyo mabda’eena oo aanan marna bedeli doonin,” ayuu yiri Sisi. Horraantii bishaan, Masar waxay ku baaqday in xabad joojin laga sameeyo Libya taasi oo qaybka ah hindise lasoo jeediyay in lagu doorto gole hoggaamiya dalka. Maraykanka, Ruushka iyo Imaaraadka Carabta ayaa soo dhaweeyay qorshaha. Jarmalka waxaa uu sheegay in wada-hadallada ay garwadeenka ka tahay Qaramadda Midoobay uu muhiim u yahay hanaanka nabadda. Si kastaba, Turkiga ayaa diiday soo jeedinta waxaana uu ku tilmaamay iskuday la doonayo in lagu badbaadiyo Xaftar oo khasaare uu kasoo gaaray goobta dagaalka.
-
Golaha Shacab ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Mudisho ayaa ansixiyay xeerka qoondada haweenka ee doorashada. Kulanka waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaana dood dheer kadib 134 Xildhibaan ay ogolaadeen in kuraasta haweenka aan lagu darin kuwa raga oo loo gaar yeelo, halka 7 Xildhibaan ay diideen. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mohamed Mursal ayaa ku dhawaaqay natiijadda codeynta xeerka qoondada Haweenka ee doorashada ee Golaha Shacabka u soo gudbiyay Guddiga KMG ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka. Xeerka ay maanta ansixiyeen Golaha Shacabka ayaa dhigaya in kuraasta labada Aqal ee haweenku hadda haystaan ay u tartami karaan oo kaliya haween. PUNTLAND POST The post Haweenka oo loo xiray kuraasta labada Aqal ay ku leeyihiin appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar , iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweyne Deni ayaa waxaa Safarkiisa ku wehlinaayay Wasiiro ka tirsan Xukuumadiisa iyo Mas’uuliyiin kale, isla markaana waxaa Magaalada markii uu gaaray kusoo dhaweeyay Maamulka Gobolka Bari. Ujeedka Safarka Madaxweynaha Puntland ee halkaas ayaa waxa uu yahay sidii uu tababar ugu soo xiri lahaa Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo Tababar mudooyinkii dambe ugu socday Qardho iyo Badhan. Inta uu ku sugan yahay Qardho Madaxweyne Deni ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa maamulka magalada Qardho iyo Odayaasha dhaqanka qaarkood, isagoo kala hadli doona arrimo kala duwan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Daawo Sawirada Madaxweyne Deni oo tababar usoo xiray Ciidan
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Xerada Tababarka Ciidanka ee Xergooble waxaa maanta tababar loogusoo xiray Ciidan ka tirsanaan Doona Ciidanka Xooga Puntland. Madaxweynaha Puntlanf Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan [...] The post Daawo Sawirada Madaxweyne Deni oo tababar usoo xiray Ciidan appeared first on . Source -
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada Golaha Shacabka baarlamanka Fedederaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ay yeesheen waxay ku ansixiyeen mooshinkii shalay loo gudbiyey ee ku saabsan qoondada kuraasta haweenka. Xildhibaanada oo yeeshay kulankii 5-aad ee kalafadhiga 7-aad ayaa waxaa shir guddoomiyey guddoomiyaha baarlamanka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka oo ay kasoo qeybgaleen 143 Xildhibaan ayaa wuxuu ajandihiisa ahaa dhameystirka dooda ku saabsan xeerka qoondada haweenka kadib markii shalay la hor geeyey mooshin ku saabsan arrintaan. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay mooshinkii shalay loo gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka, islamarkaana ay saxiixeen 132 Xildhibaan. 134 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ogolaaday in kuraasta Haweenka aan lagu darin kuwa ragga oo loo gaar yeelo doorashada soo socota, islamarkaana kuraasta hadda ay haweenka ku fadhiyaan ay u tartami karaan oo kaliya haween. Waxaa diiday 7 Xildhibaan. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo kulanka shir guddoominayay ayaa sheegay in Xerkaan oo kamid ah xeerarkii ay gudbiyeen Guddiga soo diyaarinta xeerarka doorashooyinka uu yahay mid ansax ah.
-
Tan iyo intii wasaarada Gaadiidka wasaarada gaar ah laga dhigay waxay dadka ku haysaa dhibaato ay meel ay ula kacaan aanay haysan, dadkii way yaaban yihiin, wax ay sameeyaan iyo cid u dhego nugul oo cabashadooda wax ka qabanaysa ma jirto. Sanad walba lacag aanay fileen ayey dadkii Dirawada ahaa in laga qaado loogu fikirayaa, bilowgii aasaaskeeda waxay bilowday in gaadiidkii numbarka laga bedelo si ay u noqoto hay’ad dakhli soo saar, gaadiidkii numberkoodii baa la yidhi waa la bedelaya, waxaana qofkii ku bedelaya numbarka cusub lacag ka badan hal milyan oo Somaliland ah waa inuu bixiyaa, buuga iyo baleedhkaba hore dawladihii hore uga qaaday lacagtii hadana mar labaad baa buug iyo baleedh cusub laga iibinaya. Mar kale waxa loo fikiray sidii gaadiidka lacag looga qaadi lahaa, waxa la yidhi liisamadii ay dawladihii hore bixin jirey waxba kama jiraan waa in liisan cusub la siiyaa, liisaanka dadku waa laba nooc mid waa buug midna waa laf, labadiiba waa la bedelayaa, waayo dakhli baa dawlada ugu jira. Sanadkan waxa la bilaabay in dadkii laga ururiyo liisaanka, marka laga qaaday jidka ma mari karto liisaan la’aan, awal ninka liisanka haysta cashuur baa ku waajibtay, balse imika waa in liisaan cusub samaysataa oo aad bixisaa lacagtii aad hore u bixisay ee liiisaanka cusub laga qaado. Qofka toban sanno loo cashuurayey liisaanka ee imika laga dhigay qof cusub oo hadda dalbanaya liisaan ee bixinaya sideetan dollar waa isku xaquuq qofkii liisaanka haystay iyo ka imika liisaan doona isku lacagna waa laga qaadaya. Dadkii way yaaban yihiin, sanad walba waa loo fikirayaa sidii dadkan lacag cusub looga qaadi lahaa, waxa ay sameeyaan way garan laayihiin, waxa kaliya ee ay ku ciil baxayaan waa inay ka hadlaan warbahinta oo dadka kale u garaabaan. Qof liisaan baabuur haysta oo dawladihii hore u sameeyaan sabab looga qaado oo loogu qasbo in liisan cusub loogu sameeyo maxay tahay, hadii liisan cusub loo samaynayo sabab lacagtii hore looga qaaday markii loo samayaneyy in mar labaad laga qaada miyeyna xaaraan ahayn miseyna dhibaato iyo cadibadan ku hayn dadka. Waxa kale oo imika soo socda in shirkado tayada baabuurta eegta lixdii biloodba mar la sameeyo, in qofkii waraqdaasi sita baabuurka loo cashuuro, oo waxa la isku xidhayaa waraaqda geerashkaasi iyo cashuurta dawladda waa qorshaha aan wali bilaabmin ee marka liisaanka la dhameeyo la damacsan yahay in la sameeyo. Si kooban hadii aan u dhigo dhibaatada dadka haysta: Baabuurka numbarka hore lahaa waa la bedelaya waxa lagugu bedelaya lacag dhan 110 dollar. Liisankii aad sidatay waa la bedelaya, waxa lagugu bedelaya 80 dollar. Warshada eegi doonta tayada baabuurka oo wali qiimihii la soo saarin oo ah culays kale oo dadkii ku soo kordhaya. Intaas waxa dheer buuga imtixanka lagu gallayo waa laga iibinaya, waraaqda caafimaadka indhaha iyo nooca dhiigaaga waxa kooto loogu xidhay shirkad ku dhex leh xafiis wasaarada oo ka qaalisan lacagta cisbitaalka guud dadka ka qaadi jirey, lama ogola xiitaa in cisbitaalka guud waraaq caafimaadka ka qaadato. Bal ka waran xukuumad kasta oo timaada haday waxba kama jiraan ka dhigto kuwii ka horeeyey liisaamadii ay bixiyeen, oo tidhaa liisaankii hore waxba kama jiraan, baleedhkii hore iyo numbarkii hore waxba kamaa jiraan, waxaas oo dhibi soo kuma dhacayaan dadkan darxumaysan ee nolosha la daalaa dhacaya. Waa la arkaa in loo fikirayo shacabka ee yaanay inkaartoodda idin ku dhicin ee xukuumadda shacabkeeda ha u naxariisato. Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya ayaa gadood ka sameeyey magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa taalada Daljirka Daahsoon iyo xarunta wasaaradda amniga Soomaaliya. Ciidamada gadoodsan ayey wararka sheegayaan inay xirteen Daljirka Dahsoon illaa waddada dhanka Xaawo Taako oo ah koontaroolka ugu horeeya ee laga ilaaliyo Madaxtooyada. Ciidankan ayaa ka howlgala Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Gobolka Hiiraan oo ah qeybta 27-aad, waxa ayna sheegeen in ay ka soo bexeen saldhigyadoo maadaama sida ay hadalka u dhigeen waayeen xuquuqdooda ciidanimo. Qaar kamid ah ciidamada oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in muddo sanado ah ay ku jireen dafaacyada Ciidamada, iyada oo aan wax mushaar ah qaadan, hayeeshee Baarlamaanka ay ka maqleen in Ciidamada mushaar la siiyay. Si rasmi ah looma ogo in ciidamadaan ay ku jiraan ciidamada ay horey u diiwaan galisay wasaaradda Maaliyada Soomaaliya oo ay Dowladda sheegtay in mushaarkooda ay si joogta ah u qaataan. Arrintaan ayaa kusoo aadeyso xilli Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu mar kasta sheego in dowladiisa ay ku guuleystay bixinta mushaarka ciidamada Dowladda Soomaaliya.