Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,703
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. NAIROBI (HOL) - The militant group Al-Shabaab is effecting changes in its senior leadership following ill-health of the group’s senior-most man, Somalia’s intelligence agency has said. Source: Hiiraan Online
  2. Golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah shir ku yeeshay xarunta wasaaradda maaliyadda ee magaalada Garowe. Shirka waxaa guddoomiyey madaxweyne Deni, waxaana lagu ansixiyey xeerka isgaarsiinta Puntland, oo ay soo gudbisay wasaarada warfaafinta, iyadoo la sheegay in xeerkani uu wax ka baddeli doono habka ay u shaqeyso isgaarsiinta Puntland iyo sida ay ula tacaamusho dowladdu. Sidoo kale shirka waxaa looga hadlay amniga guud Puntland, dhisidda goleyaasha degaanka ee degmooyinka Galdogob iyo Bursalaax, xaaladda Ayaxa, midaynta akoonada dowladda, dib u habaynta mushaarka shaqaalaha iyo dhismaha garoomada kubadda cagta Puntland, waxaana shirka warbixino ka jeediyay wasaaraha arrimahaasi quseeyaan. Shirka golaha xukuumadda Puntland oo horey loo qaban jiray Khamiista, ayaa todobaadkii hore u baaqday shirkii Garowe uga socday Puntland iyo Jubbaland. PUNTLAND POST The post Golaha xukuumadda Puntland oo ansixiyey xeer appeared first on Puntland Post.
  3. Ankara (Caasimadda Online) – Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Fuat Oktay ayaa cambaareeyey hanjabaad dhawaan ay soo saareen Midowga Yurub oo ah in Ankara cunaqabateyn lagu soo rogi doono, xilli dalkiisu uu isku diyaarinayo in uu dhoolatus militari ka sameeyo xeebta Qubrus, iyadoo ay xiisad ka jirto bariga badda Mediterranean. Hadalka maanta kasoo yeeray Oktay ayaa kusoo aadaya kadib markii Josep Borrell, oo ah madaxa siyaasadda Arimaha Dibadda ee Midowga Yurub, uu sheegay in ururku uu isku diyaarinayo in cunaqabateyn lagu soo rogo Turkiga oo ay qeyb ka tahay in la qaado talaabooyin adag oo dhanka dhaqaalaha ah. Midowga Yurub ayaa sheegay in cunabateyntaas la saari doono Turkiga haddii aan horumar laga gaarin yareynta xiisadda cirka isku sii shareereysa ee kala dhaxeysa Gariiga iyo Qubrus ee bariga Mediterranean taasoo keentay in Turkiga uu hadalkaas ku tilmaamo inuu yahay mid munaafaqnimo ah. “Waa munaafaqnimo in Midowga Yurub ay ku baaqaan wadahadal, haddana dhinaca kale ay sameeyaan qorshayaal kale oo ku saabsan howlaha Turkiga ee ka socda bariga badda Mediterranean,” ayuu Oktay ku yiri Twitter-kiisa. “Waxaan adeegsaneynaa luqadda nabadda iyo diblomaasiyadda, balse kama labalabeyneyno inaan sameyno waxa lagama maarmaanka ah marka loo eego difaacidda xuquuqda iyo danaha Turkiga, taasina waa mid ay ogyihiin France iyo Greece,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey. Muranka muddada dheer soo jiitamayay ee u dhexeeya Turkiga iyo Giriigga oo labaduba ka tirsan NATO ayaa soo ifbaxay ka dib markii ay labadooduba oggolaadeen heshiisyo iska soo horjeedda oo ku saabsan soohdintooda badda ee Libya iyo Masar, Turkiguna wuxuu u diray markab sahamin ah biyaha lagu muransan yahay bishaan. Tallaabooyinka Midowga Yurub ayaa loogu talagalay in lagu xadido awoodda Turkiga ee baaritaanka gaaska dabiiciga ah ee biyaha lagu muransan yahay, waxaana cunaqabateynta ee ku hajbatay Midowga Yurub ku jiri kara shaqsiyaad, maraakiib ama adeegsiga dekeddaha Yurub sida uu sheegay Borrell. The post Turkey oo munaafaqnimo ku tilmaamtay tallaabo ay Midowga Yurub 'qaadayaan' iyo xiisadda oo kasii dartay first appeared on Caasimada Online.
  4. MOGADISHU (HOL) - HirShabelle president Mohamed Waare has appointed an 11-member committee to oversee the election of state parliament MPs ahead of end of term for the current parliament, Source: Hiiraan Online
  5. Talisk Ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa shaaciyay tirada rasmi ah ee duqeymaha diyaaradeed ay sanadkaan 2020 ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in gudaha Soomaaliya 8-dii bilood ee la soo dhaafay ka fuliyeen 46 duqeyn, kuwaasi oo ka dhacay deegaanada Gobolada dalka ay ka sugan yihiin Al-shabaab. Sidoo kale AFRICOM ayaa tilmaamtay in duqeymaha qaarkood lala eegtay fariismo ay ku sugnaayeen Al-shabaab, isla markaana uu ka dhashay Khasaaro kala duwan, balse aysan soo bandhigin dhammaan Khasaaraha ka dhashay duqeymaha. Waxaa kaloo Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika uu sheegay in saddex weerar oo dhinaca Cirka ay Al-shabaab la beegsadeen inta u dhexeeysay bilowga bishaan Agoosto iyo 20-keedii, waa sida hadalka loo dhigay. Ugu dambeyn Taliska AFRICOM Qoraalka ay soo saareen kuwa aysan shaacin Khasaaraha dadka shacabka ah kasoo gaaray duqeymaha ay sanadkaan ka geysteen Soomaaliya, in kastoo ay jiraan Khasaaro dadka shacab ah kasoo gaaray duqeymahaas. Si kastaba Ciidanka dowladda Federaalka iyo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee duuliye la’aanta ayaa duqeymo kala duwan inta badan ka fuliya deegaanada Gobolada dalka ay kaga sugan yihiin Al-shabaab, kuwaasi oo qaarkood sababa Khasaaro kala duwan. View the full article
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe ayaa la filayaa in maalinta Axadda ee berri ah ay safar ku yimaadaan magaalada Muqdisho, oo ay kula kulmi doonaan madaxweyne Farmaajo. Labada dhinac ayaa yeelanaya shir la filayo in heshiis looga gaaro doorashada dalka, kadib markii Deni iyo Axmed Madoobe ay diideen qodobadii heshiiska Dhuusamareeb 3, oo dhigayey in dalka laga qabto doorasho dadban oo la mid ah tii 2016 balse la ballaariyey ka qeyb-galayaasha. Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaray ayaa sheegaya in wufuud ka kala socota Puntland iyo Jubaland oo hordhac u ah Labada Madaxweyne ay soo gaareen magaalada Muqdisho. Dhinaca kale, xog aan helnay ayaa sheegeysa in labada madaxweyne ay degi doonaan madaxtooyada iyo agagaarkeeda. Axmed Madoobe ayaa la filayaa inuu dego madaxtooyada, halka Deni uu degi doono guri gaar ah oo u dhow madaxtooyada. In madaxweyne Axmed Madoobe dego madaxtooyada ayaa ah arrin weyn, maadaama la ogyahay khilaafkii iyo xiisadda horey u dhex martay isaga iyo madaxweyne Farmaajo, hase yeeshee arrintan ayaa looga gol leeyahay inay abuurto kalsooni siyaasadeed iyo is aaminaad dhex marta Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo horay xiriirkooda xumaa. Dhanka kale Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland uu degi doono guri gaar ah oo u dhow Villa Somalia. Deni ayaa la sheegay inuu diiday inuu dego gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, oo markii hore la hadal hayey. Deni oo ku dhashay degmada Howlwadaag ee Muqdisho, Muqdishana horay u joogi jiray isagoo Wasiir iyo Xildhibaan ah ayaa la sheegay inuu goostay in aanu garoonka diyaaradaha degin oo uu magaalada gudaheeda dego, si aan loogu arkin ajnabi dalka booqanaya oo kale. The post Xilliga A/Madoobe iyo Deni ay imanayaan Muqdisho iyo halka ay degi doonaan first appeared on Caasimada Online.
  7. Khilaaf ayaa weli ka taagan, Diiwaan-gelinta Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan, Taliska Caana-ka’dhan ee Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Guddiga Dib u-habaynta Ciidamada Puntland, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Abgaal, oo marar kala duwan la kulmay Saraakiisha Taliska Caana-ka’dhan, ayaan weli ku guulaysan in ay Diiwaan-geliyaan Ciidankaaas. Guddiga ayaa sidoo kale la kulmay Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Gaalkayo, kuwaas oo ay kala hadleen sidii loo diiwaan-gelin lahaa Ciidanka ku sugan Xerada Caana-ka’dhan, waxaana socda dadaal lagu xallinayo Muranka taagan. Dhinaca kale, Guddiga Dib u-habaynta Ciidamada Puntland, waxay diiwaan-gelin ku wadaan Talisyada kale ee Ciidamada Gobolka Mudug gaar ahaanna Magaalada Gaalkacyo. PUNTLAND POST The post Khilaaf weli ka taagan Diiwaan-gelinta Ciidamada Puntland ee ku sugan Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
  8. Tababar ay soo qabanqaabiyeen Goobjoog Media Group iyo hey’adda qareenada Garmaal ayey maanta markii ugu horeysay waxaa xarigoodii sharci darrada ahaa ka hadlay weriyeyaasha Cabdicaziz Gurbiye iyo Maxamed Abuuja oo 4 bil iyo 5 bil sida ay u kala horeeyaan ugu xirnaa xabsiyo ku yaalla magaalada Muqdisho. Tababarkan oo la xiriiray “Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo nidaamka cadaaladda Soomaaliya” ayaa Xasan Maxamuud oo ah agaasimaha Goobjoog Media Group oo ugu horeyntii waxaa uu ka hadlay ujeedka tababarka isaga oo sheegay in siminaarkan uu imaanayo kadib ansixinta xeerka saxaafadda, loona baahan yahay in weriyaha uu la socday sida u shaqeeyo nidaamka cadaaladda. Agaasime Xasan oo hadlaya waxaa uu yiri “ Waxaan isugu kiin wacnay inaad wax ka ogaataan xilli la isku qabsan doono eray aad dhahay, si aad u fahamtaan, horta maxaa xaq u leedahay, side isku difaacee marka aad garsoore hor tagto, marka xeer ilaalin ku wareysaneyso, side ula macaamilee abuukaartahaaga, maxaa lagu dhihi doonaa, ma lagu handadi doonaa” Isaga oo intaa raaciyey “Weriyeyaal badan ayaa la xiraa, weriyaha waxaa u dhaarsan dadka uu dantooda ka shaqeynayo, waa tii abwaan Gaariye yiri “ Qof aad u hadleysid ayaa hadana Toorey dhabarka kaaga dhufanaya”. Abuukaate Maxamed Genboon oo casharka bixiyey ayaa ku dheeraaday nidaamka cadaaladda, xuquuqda dastuuriga ah ee saxafiga, side loola dhaqmaa booliiska, xeer ilaalinta, maxkamadaha iyo xataa qareennada. Maxamed Genboon waxaa uu sheegay in booliiska ay shaqadoodu tahay fulinta amarka sida xariga, barista ama xayiraadda goob ama qof iyo u gudbinta xafiiska xeer ilaalinta iyo xeer ilaalinta ay korjoogeyneyso hawlaha booliiska iyo in dacwad u gudbiso maxkamadda halka maxkamadda ay soo saarto amarka hirgelinta nidaamka cadaaladda, dhageysiga dacwadda iyo xaqiijinta in dhinacyada u hoggaansameen xeerka. Dhanka kale, Qareen Maxamed Genboon waxaa uu ku taliyey in maslaxadda ku jirto in qareen la qabsado, in aan lagu qasbaneyn haba yaraatee in warqad la saxiixo sida qiraal iyo in booliis ama xeer ilaalin midna aanu shaqeyn danta maxbuuska. Tifaftiraha Hiigsi Radio Maxamed Abuuja oo muddo 5 bil ka badan u xirnaa Al-shabaabnimo ayaa ka sheekeeyey in lagu xiray gudaha madaxtooyada, baaristii kala duwaneyd ee la marsiiyey, sida loo handaday, hadaladiisa waxaa ka mid ahaa “ Waxaa lagu leeyahay waxaa tahay Al-shabaab, ma ahi, xadiis ayaa lagu soo qaadanaa, laakin run ma aha, aniga waa fahamsanahay xadiiska iyo aayadaha, oo waxaan ahaa xerta Macalin Nuur, waxa uu idhahay waan ku badbaadineynaa 90%, dambi haddii aad gashay xataa innaga ayaa ku badbaadineyno, aniga ma ii gambanaa nin baare ah?, waxaan ku dhahay badbaado ilaahey ayaan ka rabaa, waxaa uu dhahay wixii aan ku dhaho “Haa dheh” garaado ayuu ku raadinaa” isaga oo ku dheeraaday sheekada xabsiga ilaa laga soo daayey, oo dambi lagu waayey. Dhankiisa, Cabdicaziz Gurbiye oo ah tifaftitaha guud ee Goobjoog ayaa isna saxafiyiinta Soomaaliyeed la wadaagay kiiskii siyaasadeysnaa ee sida gardarada ah loo xiray, sida loogu oogay qodobbo aanu galabsan oo danta laga lahaa ay tahay caburinta saxaafadda, xuriyadda hadalka iyo cabsi gelin isaga oo weriyeyaasha ku dhiirigeliyey in aan marnaba laga gorgortamin shaqada, shacabkana afhayeen loo noqdo, loona dhabar adeygo xagxagashada regime-ka. Mudane Cabdicaziz Gurbiye waxaa hadaladiisa ka mid ahaa “Xuriyadda saxaafadda waxaa kafaalo qaaday dastuurka sida Qodobka 18aad. Xorriyadda Ra’yiga iyo Afkaarta iyo Qodobka 32aad. Xaqa helidda macluumaadka, xeerarka saxaafadda u gaarka ah iyo The Universal Declaration of Human Rights. Laakin cid ka gortameysa haddii aad aragto waa keligiitalis”. Isaga oo u mahadceliyey saxafiyiinta iyo shacabkii regime-ka ku dhegay, kuna cadaadiyey inuu soo daayo, kana haro saxafi codkooda ah. Daawo Warbixin Ku Saabsan Tababarkii Ay Qabatay Warbaahinta Goobjoog Media Group Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Ujeedka Guud ee Seminarkan ayaa ahaa sidi Suxufiga ka shaqeya gudaha dalka uga gaashaman laja dembi lagu so oogo, iyo sidi ila tacaamuli ahaa Hey’adaha Garsrooka Dalka oo qaar ka mid ah heerka cadaladdodu ay liidato. Tifitaraha Radio Hiigsi Maxamed Cabdiwahaab Nor Abuuja, iyo Agaasime ku xigeenka Goobjoog Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa Weriyaashii madasha ku sugnaa la wadaagay waaya-aragnimada ay u leeyihiin arrimaha Garsoorka, waxana ugu horreyn ujeedka kulanka faah-faahiyay Agaasimaha Guud ee GMG Xasan Maxamuud Maxamed. Qareen Maxamed Genboon ayaa sharraxad dheerad ah ka bixyay qodobbada iyo xeerarka Suxuiga u ogolaanaya in u dalbado xuquuqda ka maqan marka uu xukun sugaha yahay, waxana uu dhanka kale soo jeediyay Taloyin dhowr ah oo u furan in u isku difaaco qof waliba oo kiis lagu soo oogo. Agaasimaha Goobjoog TV Aweys Xaaji Nor ayaa u mahad celiyay cid kasto oo ka so shaqaysay in kulan uu qabsoomo iyo inta so ajiibtay, isagoo oo dhanka kale soo jeediyay in qof waliba uu dhaqan geliyo waxyaabhii uu maanta kororsaday. Qaar ka mid ah Weriyashi ka faa’iidaystay aqoon kororsigan ayaa ka mahad celiyay qabsoomidda madashan, soona jeediyay in la badiyo kulamadan oo kale. Madaxweynaha Soomaliya aya dhowaan saxiixay Xer cusb oo ay yeelatay Warbaahinta Soomaliya, xeerkaa oo ka kooban 41 qooddob aya Hey’adaha u dooda suquuqda Saxaafadda sheegen in ay ku jiraan qodob ka hor imanaya xorriyatul qowlka, waxana aqoon kororsigan uu ahaa mid feejignaan faraya Weriye kasta oo lagu soo qaado dacwad ka dhan ah xorriyaddiisa. Daawo Warbixin Ku Saabsan Tababarkii Ay Qabatay Warbaahinta Goobjoog Media Group Goobjooog News Source: goobjoog.com
  10. Ciidanka Kumaandooska DANAB ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabtiya hawlgal qorshaysan ka fuliyay wadada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar. Saraakiil ka tirsan Kumaandooska DANAB ayaa laga soo xigtay in Hawlgalka lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab kuwaas oo Amni-darro ka waday jidka u dhexeeya Labadaasi magaalo. Hawlgalka waxa sidoo kale jidka looga saaray miinooyina la sheegay in ay halkaasi ku aaseen Al-shabaab sida ay sheegeen Saraakiisha. PUNTLAND POST The post DANAB oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay jidka u dhexeeya Muqdisho iyo Jowhar appeared first on Puntland Post.
  11. Waxaa maanta ka furmay Magaalada Sama-reeb ee caasimadda Galmudug kalfadhiga 2aad kulankiisii 1aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr; Maxamed Nuur Gacal ayaa Shir gudoominayay fadhiga Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Galmudug. Xildhibanada ayaa ka arrinsanaya xaaladda guud ee maamulka iyo sidii loo dardara galin lahaa shaqooyinka baarlamaanka. Halkan hoose ka daawo sawirrada: View the full article
  12. Muqdisho (Caasimadda Online) – Soomaaliya ma lahan ra’isul wasaare muddo 35 maalmood, sidoo kalana ma jirto xukuumad rasmi ah iyadoo wadanka uu ku jiro marxalad kala guur ah. Sida la xasuusto muddo todobaad ah ayuu madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku magacaabay ra’isul wasaarahii ugu horreeyay kaas oo dhamaadkii bishii lasoo dhaafay ay kalsoonida kala noqdeen golaha Shacabka, waxaase hadda muuqata in madaxweynaha uu doonayo inuusan magacaabin badalkiisa ilaa xal laga gaarayo doorashada xigta. Caasimada Online waxey ilo xog-ogaal ah ka ogaatay in madaxweyne Farmaajo uu kulan gaar ah la qaatay isbuucii lasoo dhaafa gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal uuna ku qanciyay inuu wakhti dheeraad ah helo si uu ra’isul wasaarahiisa labaad usoo magacaabo. Sida la ogyahay gudoomiyaha golaha shacabka iyo ku xigeenkiisa waxey xulufo siyaasadeed la yahiin madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana la fahamsan yahay iney ka wada shaqeeyeen riditaankii xukuumadii xasan Cali kheyre. Waxaan kala cadeyn in heshiiska labadaan shaqsi dhexmaray la horgeyn doono golaha shacabka iyo inuu yahay mid gaar ah oo ku aadan in madaxweynaha uu muddo kooban ku magacaabi doono ra’isul wasaare si loo helo xukuumad rasmi ah. Madaxweynaha ayaa caadiyan looga baahan yahay inuu ra’iisul wasaaraha kusoo magacaabo 30 maalmood gudahood, hase yeeshee ma jiro qodob dastuuri ah ama xeer taas qasab ka dhigaya. The post Xog: Farmaajo iyo Mursal oo ka heshiiyey daahitaanka magacaabista R/Wasaaraha first appeared on Caasimada Online.
  13. Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta weerar ku billowday qarax ku qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo dhex-maray ciidamada dowladda kuwa Jubbaland oo dhinac ah iyo dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab. Afhayeenka wasaaradda amniga Jubbaland, Cabdinuur Ibraahim oo u warramay Shabelle ayaa sheegay in ciidamadu ay ka hortageen weerarka ay soo qaadeen Al-Shabaab. Sidoo kale afhayeenka ayaa tilmaamay in dagaalkaasi oo ka dhacay duleedka Baarsanguuni lagu dilay in ka badan 10 dagaalyahan, sida uu hadalka u dhigay. Xaaladda ayaa haatan degan, waxaana goobihii lagu diriray howl-gallo ka wada ciidamada Bangarafta Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta ee maamulka Jubbaland. View the full article
  14. A terrorist posing as Somali refugee, Mohamed Abdirahman Osman, was sentenced last week to time served after previously pleading guilty to two felony counts of False Swearing in an Immigration Matter. Source: Hiiraan Online
  15. The draft has gone through several rounds of negotiations, led by the UK, the penholder on Somalia. There have been two main points of divergence. The first was how to refer to Somalia’s upcoming elections in the draft resolution. In recent resolutions, the Council has included language explicitly supporting one-person-one-vote elections. In resolution 2461 (2019), the last resolution before a series of technical rollovers this year, the Council acknowledged the Somalia government’s commitment to conducting one-person-one-vote elections in 2020 or early 2021 and expressed appreciation for UNSOM’s support to the government in preparing for such an election. Universal, direct suffrage is intended to move Somalia away from the clan-based system of indirect voting used in the past. Yesterday (28 August), the Security Council president (Indonesia) is expected to announce the results of the written voting procedure on a draft resolution to renew the mandate of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM). The Security Council in session. (A file photo Members’ positions were influenced by recent developments on the elections issue. On 20 August, Council members were briefed by James Swan, the Special Representative and head of UNSOM, on Somalia’s constitutional crisis that has been triggered by the likelihood that one-person-one-vote elections will not be held within the expected timeframe. Somalia’s constitution includes provisions that stipulate that elections need to have both universal suffrage and take place every four years. He indicated that at this point it would not be possible to do both. On 21 August, following a meeting of Somali leaders in Dhusamareb, President Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmajo” announced that a compromise had been reached on elections between his government and three of the five leaders of Somalia’s federal member states. In the proposed model, election constituency caucuses each consisting of 301 delegates will vote for a seat in parliament. It was also announced that the National Independent Election Commission (NIEC) will preside over the election. Although further steps need to be taken before this model becomes a reality, including getting buy-in from the other two federal member states, it marks a significant step towards holding elections in line with the timeframe mandated by the constitution. The compromise coming out of the meeting in Dhusamareb helped Council members reach agreement on this issue. Initially, a few Council members were reluctant to eliminate the language of past resolutions that explicitly supported and underlined the need for one-person-one-vote elections. However, following the Dhusamareb meeting these members were more amenable to amended language on this issue. The draft in blue includes language noting that the parties had agreed to improve cooperation and modified language on the nature of the election, which appears to be an acknowledgement of the role the Somali leaders in creating the conditions for the elections to take place within the timeframe required by the constitution and given the challenges faced in making universal suffrage a reality. The second difficult issue during the negotiations was the length of the mandate. The UK proposed a nine-month mandate extension, on the basis that a shortened mandate would provide an opportunity to adapt UNSOM’s mandate after elections are held. This idea was apparently supported by a majority of Council members. A shorter mandate would allow for UNSOM’s tasks to be revised shortly after the election, taking into account the changed circumstances. However, at least four member states opposed the shorter mandate and instead preferred 12 months, breaking silence on this issue. These member states felt that a nine-month mandate could put too much pressure on the Somalis and preferred keeping to the traditional 12 months. Following further negotiations, the UK agreed to a 12-month mandate. Language on human rights, climate change, and rule of law also needed some negotiation. As has been the case in past UNSOM negotiations, some members attempted to streamline such language while others opposed any changes at all. On climate change, it seems the US wanted to add new language around the concept of “energy poverty”, an apparently new concept that several other Council members did not believe belonged in the UNSOM resolution. The draft in blue does not include this new language. The UK also proposed adding additional human rights reporting language. This was a problem for China and Russia, which broke silence over this new language, indicating that that they were opposed to any additional responsibilities for UNSOM on human rights. Resolution 2461 requested UNSOM “to support United Nations entities to ensure system-wide implementation of the HRDDP [UN’s Human Rights Due Diligence Policy] across all United Nations support to AMISOM and the Somali security sector” but did not include a reporting requirement. As it was not possible to get agreement on having UNSOM provide reporting on the human rights situation, the draft in blue decides that UNSOM is to “monitor and include information on the human rights situation in the Secretary-General’s reporting”. Source: What’s in Blue The post UN mandate on Somalia appeared first on Puntland Post.
  16. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Duhur-29082020.mp3 View the full article
  17. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Musaabaqo). Talaabadan ayaa timid ka dib khilaaf soo jiitamayay oo muddo u dhaxeeyay labadan masuul. Sida ay Warar xog-ogaal ahi u sheegeen Wargeyska Geeska Afrika Wasiirka Cadaaladda ayaa Arbacadii Toddobaadkii hore wuxuu saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi, isagoo Warqad uu Agaasimaha u qoray ugu sheegay inuu saxeexii ka hakiyey laga bilaabo Taariikhda 26-ka bisha 8-aad, 2020. Wasiirku wuxuu warqaddiisa oo uu eedaymo ugu jeediyey Agaasimaha guud uu sidoo kalena Ogaysiin ku siiyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Laakiin, Agaasime Cabdiraxmaan-musaabaqo ayaa isaguna Warqad jawaab celin ah wuxuu kaga jawaabay eedaymaha uu Wasiirku u jeediyey, sidoo kalena Warqaddiisa nuqul ka mid ah Ogaysiin ku siiyey Madaxweyne Biixi. Saxeexa uu Wasiirku ka hakiyey Agaasimaha guud ayaan la ogayn inuu ku kooban yahay Arrimaha Maamulka iyo in kale, hase-ahaatee Madaxweyne Biixi ayaa la sugayaa inuu u gar-naqo labadan Masuul ee is khilaafay isla-markaana Digteerada ku wada Magacaaban. Source
  18. Nin Soomaali oo ka cadhooday fal lagu gubay Kitaabka Qur’aanka oo qirtay inuu ka dambeeyey Kaniisado lagu gubay dalka Norway. Nin Soomaali ah ayaa la sheegay inuu falkaasi u geystay kadib, markii Koox Islaam-nacayb oo ka dhisan dalkaasi ay Kitaabka Qur’aanka Kariimka ku gubeen magaalladda Kristiansand ee dalkaasi dabayaaqadii sanadkii hore. Lars Rune Ringvik oo ka mid ah Dacwad-oogayaasha dalka Norway waxa uu sheegay inuu Ninka Soomaaliga qirtay inuu dab qabadsiiyey Laba Kaniisad oo ku kala yaalla Magaallooyinka Dombås iyo Sel. Warbaahinta NRK ee dalka Norway waxay shaacisay inuu Ninka Soomaaliga mas’uul ka ahaa dabka la qabadsiiyey Kaniisadahaasi kadib, markii la sameeyey baadhitaano Dheecaanka Hiddo-sidaha ee DNA-da iyo astaamaha Farihiisa laga helay Kaniisadaha Warbaahinta dalkaasi waxay kaloo sheegeen in Kaniisadda Dombås ee la gubay uu soo gaadhay Khasaare lagu qiimeeyey 20 million ee Lacagta Koronka Norway oo u dhiganta 2.2 million o Dollar. Nin Soomaaliga ee lagu helay falkaasi oo sanadkii 2015-kii iska dhiibay dalka Sweden waxa uu tilmaamay inuu falkaasi geystay, kadib, markii uu Telefishinada Norway ka arkay dad gubayey Kitaabka Qur’aanka Kariimka, taasina ay ku dhalisay inuu aargoosi ahaan u gubo labada Kaniisad. Waxa uu intaasi ku daray inuu yahay Muslim, raallina ka ahayn in lagu xad-gudbo Diintiisa, wuxuuna dhanka kale xusay inuu xushmeeyo Diimaha ay dadka kale rumeysan yihiin. Source
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa haatan magaalada Muqdisho ku dayacan caruurta iyo qoyska Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Cabdi Cumar oo ahaa askarigii isku dhigay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee 3-dii bishan Augusto ka dhacay maqaayadda Luul Yamni oo ku taalla agagaarka dekedda Muqdisho ee degmada Xamar-Jabab. Marxuumka ayaa ifka uga tegay todobo caruur ah oo uu sagaal jir ugu weyn yahay iyo waalidiintiisa oo waayeel ah, kuwaas oo haatan daryeel xumo ay soo wajhday. Shaqada Aabe Cabdi Cumar oo la hadlay Telefishinkaa Five TV ayaa marka ka sheekeeyey, sida uu wiilkiisa oo Waardiye ahaa uga shaqo bilaabay maqaayadda Luul Yamani. ”Maalintii uu shaqo bilaabayey Maqaayaddaas aan shaqo ka helay ayuu yiri Aabe nolol maalmeedka ayuu ilmaha uga dhacsan jiray’’ ayuu yiri Aabe Cabdi Cumar. Ka hor qaraxa. Ugu horreyn Aabe Cabdi wuxuu ka sheekeeyey wixii dhex-maray ka hor inta uusan dhiman wiilkiisa iyo ninkii is-qarxiyey oo doonayey inuu gudaha u galo maqaayadda wuxuuna yiri, ”Ninka qaraxa sida isagu waa yimid wuxuu yiri nin gudaha ku jiro ayaan rabaa wuxuu ku yiri taleefoon u dirso wuxuu yiri taleefoonkiisa ma aqaano hadane wuxuu ku yiri dad ayaan kugu sheegaa ee magaciisa sheeg ma’aqaano ayuu yiri wiilkeyga waa booday ninka ayuu ka shakiyey waa ku dhagyey, marka uu isku duubay nin maqaayada ka soo baxay oo cunto soo cunay ayaa irida ka baxay wuuu ku yiri kaalay ila qabo ninka qarax ayuu sidaa hee waana cararay ninkii, nin kale oo waardiye ah ayaa u yimid ninka ayaa la’isla qabtay dhulka ayaa la dhigtay markaasuu is-daaray.” Aabe Cabdi Cumar oo 70 jira ayaa sidoo kale ka sheekeeyey sida ay wax u dhaceen 3-dii bishan Augusto ee sanadka 2020-ka, kadib markii nin soo xirtay jaakadda qaraxyada uu isku qarxiyey maqaayadda Luul Yamani, xilli Qado ah oo ay dad badana ku sugnaayeen . Qaraxa kadib! Wuxuu tilmaamay Aabe Cabdi in isla markii uu qaraxa dhacay Taleefoon loo soo diray, loona sheegay in maqaayadda uu ka shaqeynayey wiilkiisa uu ka dhacay, kadibna uu si deg-deg ah ku tegay goobta, nasiib xumase uu la kulmay wiilkiisa oo meyd ah. ‘’Waxaan maqlay meeshii qarax ayaa ka dhacay talefoon ayaa la’ ii soo diray waan aaday markii aan meesha tegay waxaan helay lugtiisii iyo calooshiisii, aniga meelaan jiro waan aqoon waayey.’’ ayuu yiri isaga oo ilmeynayo Aabe Cabdi. Dhimasho Aabe Cabdi Cumar ayaa hoosta ka xariiqay in wiilkiisa uu doortay dhimashada, si uu bad-baadiyo dhammaan dadkii ku sugnaa halkaasi iyo hantida taallay maqaayadda. ”Wiilkeygu ninka uma socon wuxuu u socday hantidaas iyo naftaas boqolaalka ah inuu baabi’iyo wiilkeyga marka waxa uu biday in dadkaas intuu haligi lahaa inuu isagu dhinto.” ayuu markale yiri. Dayac Ugu dambeyn wuxuu sheegay inay dayacan yihiin caruurta maruuxmka iyo isaguba, maadaama uu ahaa qofka kaliya ee u soo dhicin jiray nolol maameedka, wuxuuna baaq u diray madaxda dowladda, gaar ahaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. ”Madaxda qaranka oo madaxweynuhu ugu horreeyo waxaan ka codsanaya ilmihii waa kaas manta ma koron karo sheyb Ayaan ahaa ahay hoy maleh wax ay cunaan maleh in la’ila korsho oo gacanta la’i qabto.” ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyey Aabe Cabdi Cumar. Hoos ka daawo muuqaalka warbiixnta The post Caruurta halyeygii isu dhigay qaraxii maqaayadda Luul Yamani 'oo la dayacay' first appeared on Caasimada Online.
  20. Madaxa siyaasadda arimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa uga digay Turkiga in uu waajihi doono cunaqabateyn haddii uu sii wado “ficillada gardarada ah ee bariga badda Mediterranean-ka ay ka wadaan sida uu hadalka u dhigay. Hadalada Borrell ayaa yimid kadib kulan ay yeesheen wasiirada arimaha dibada ee dalalka midowga Yurub. Sarkaalkaan reer Yurub ayaa ka hadlay dareen kacsanaan leh oo ka soo kordhay ficilada Turkiga. Turkiga ayaa gaas ka baadhaya biyo ay Gariiga iyo Jaziiradda Cyprus aaminsanyihiin in iyagu leeyihiin . Tallaabooyinka soo socda ee Midowga Yurub ayay u badantahya in looga wada xaajoon shir ay yeelanayaan wadamadaan oo dhacay 24- bisha September ee soo aadan . Waxaana looga golleeyahay tallaabooyinkan in lagu xakameeyo awoodda Turkiga uu ku baadi goobeyo gaaska dabiiciga ah ee biyaha la isku haysto. Source
  21. The Government of Canada has provided CAD$ 11 million to support the Government of Somalia, through UNFPA, on a new initiative on Strengthening Sexual and Reproductive Health and Rights through strengthening midwifery education and practice. This includes CAD$ 1 million dedicated to an enhanced response to the current COVID-19 pandemic to protect the health care providers and the patients being treated at health facilities. The initiative is aimed at reducing maternal mortality and promoting sexual and reproductive health and rights. It will increase the number of trained midwives, strengthen teaching capacity in 15 midwifery schools, and ensure that health facilities can provide high-quality clinical practicum training experience. In addition, the initiative will help update the midwifery curriculum by including respectful maternity care and rights-based sexual and reproductive health content. “Canada hopes that this initiative will help ensure that Somalis are able to live to their full potential and become drivers of peace and positive change for themselves, their families, and Somalia,” said Her Excellency Lisa Stadelbauer, Ambassador of Canada to Somalia. The Ambassador said Canada is looking forward to the implementation of the initiative to ensure that it contributes to the plans and priorities of the Government of Somalia and that it is coordinated with other investments in the health sector. UNFPA Somalia Representative Mr. Anders Thomsen expressed gratitude to the Government of Canada saying the UN agency is dedicated to working with the Government of Somalia towards building a competent, well-trained, and well-supported midwifery workforce and developing strong regulatory mechanisms to ensure quality services for women. “Midwives save lives. They are the steadfast champions for the sexual and reproductive health and rights of women and girls. They are also the backbone of maternal health systems; delivering babies and much more,” said Mr. Thomsen. Canada’s support is coming at the right time when Somalia is stepping up efforts to strengthen skills and competencies for midwives as one way of bringing down the maternal mortality rate which is one of the highest globally. Currently, one in 20 women in Somalia has a lifetime risk of dying while giving life. View the full article
  22. The Security Council on Friday adopted a resolution to renew the mandate of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) for another year, till Aug. 31, 2021. Resolution 2540, which was adopted unanimously by the 15-member council, requests the UNSOM to maintain and strengthen its presence in all of the federal member states of Somalia, subject to UN security requirements and as the security situation allows. It expresses the Security Council’s deep appreciation for the UNSOM’s support for the Federal Government of Somalia, in particular with regard to the development of inclusive politics and preparations for the elections in 2021; the constitutional review process, mediation, prevention and resolution of conflicts; the development of a federated police and justice system; strengthening the rule of law and security sector reform; and coordinating capacity-building support on anti-corruption issues. It urges the Somali authorities to create a conducive political and security climate for inclusive elections across Somalia and at all levels to foster political pluralism, ensure political space for the role, rights and responsibilities of legally constituted political parties, uphold basic rights, and condemn hate speech and incitement to violence. It calls on the federal government and the federal member states to enhance broad-based consultations and consensus building through consultative mechanisms at all levels and with the two Houses of Parliament on key national priorities. The UNSOM was created in June 2013 by the Security Council in support of the newly-established Federal Government of Somalia. It works with the African Union Mission in Somalia, a peacekeeping mission approved by the Security Council. View the full article
  23. Newly reelected African Development Bank (www.AfDB.org) President Akinwumi Adesina voiced great optimism about Africa’s future as the institution closed its 55th Annual meetings. The Bank’s Board of Governors today unanimously voted for a second five-year term for Adesina, giving him a mandate to renew a focus on the institution’s priorities, including closer continental integration, boosting renewable energy sources and developing infrastructure. The election of the president was the centerpiece of the two-day meetings, held virtually for the first time in the Bank’s history amid the ongoing COVID-19 pandemic. The pandemic formed a backdrop that underscored the Bank’s critical leadership role in assisting African countries to marshal responses to its health and economic impacts. A wider commitment to grow Africa’s resilience by building back its economies post-pandemic with an eye to mitigating climate change and assuring more equitable growth, is also an important agenda for the Bank. In a 16-point communique, Governors lauded the Bank’s swift response to the pandemic, endorsed its strategic priorities, and urged greater emphasis on building out primary healthcare infrastructure and supporting member countries meet their Paris Agreement commitments. “We urge the Bank Group to deepen its collaboration with the African Union and the Regional Economic Communities (RECs) to fast-track Africa’s integration and economic and social transformation particularly in view of the implementation of the African Continental Free Trade Area, which has the potential to increase growth, enhance competitiveness, improve the business climate, as well as ensure greater investment and development of regional and continental global value chains,” the communique stated. In closing remarks, Chairperson of the Board of Governors, Niale Kaba, the Ivorian Minister of National Planning, noted the Governors achieved consensus. “I note with satisfaction that we were able together to face up to all of these challenges. Let me seize this opportunity to tell you this was the outcome of collective work and I was able to benefit from the wise advice of many regional and non-regional governors for us to be able to reach a common ground.” Kaba also observed that the meeting’s virtual format had deprived Cote d’Ivoire of the opportunity to showcase its beauty to visitors. The Minister, whose term as Chairperson has come to an end, commended Bank Secretary General Vincent Nhemielle for his partnership and dynamism in organizing the meetings virtually. She also congratulated Adesina on his re-election. He is the Bank’s eighth elected president and the first Nigerian to hold the post. “I am deeply grateful for the collective trust, strong confidence and support of our shareholders for electing me for a second term as President,” Adesina said. “It is yet another call for selfless service to Africa and the African Development Bank, to which I will passionately devote myself. “I look forward to working closely with each and every one of you for the urgent and difficult task of supporting Africa to build back better, smarter and boldly from the COVID-19 pandemic.” Adesina’s first term focused on the High 5 priorities: Light up and Power Africa; Feed Africa; Industrialize Africa; Integrate Africa; and Improve the Quality of Life for the People of Africa. Bank Governors are typically the finance and economy ministers or Central Bank Governors of the 54 African regional member countries and 27 non-regional member countries. Ghana’s Finance Minister Kenneth Ofori-Atta assumed the Chairmanship of the Board of Governors from Niale. “It is with great honor and humility that I accept on behalf of the Republic of Ghana to chair the Board of Governors and host the Annual Meetings for 2021,” Ofori-Atta said. The 2021 Annual meetings will be held next May in Accra, Ghana. Distributed by APO Group on behalf of African Development Bank Group (AfDB). Editor’s note: A previous version of this press release published 28 August 2020, erroneously referred to Ghanaian Finance Minister Kenneth Ofori-Atta as Foreign Minister. Qaran News