-
Content Count
211,703 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
By Medha Dutta Yadav Somaliland has its own government and its own currency. To enter, one should also have a Somaliland visa. You might say that this is the case with all countries. But there is a catch. No other country recognises the existence of Somaliland. A former British protectorate, it was once part of the Somali Republic before declaring its independence in 1991. Brazilian journalist Guilherme Canever, who travelled to this country in 2009, says, “Travelling was different back then, no smartphones and apps. I had to exchange money into Somaliland Shillings, the local currency. They had their government, flag, police force, newspapers and other institutions working, but no other country recognised them. It felt a bit like a parallel universe.” That experience was enough to make Canever go looking for other places that were officially non-existent. Surprisingly, he found quite a few. Since then, this 43-year-old has been to 16 such places. “These countries have their own history, conflicts and reasons to become independent. A few of them are used to getting tourists, but not all. Military and police, in general, can be overly suspicious, and sometimes you can end up in a tense situation. But the freedom to discover great attractions that are not stamped on a travel magazine or everywhere on the internet is rewarding. The downside, of course, is the effects of recent conflicts and economic problems. But seeing difficult situations can get you great insights. It is good when you come back with more questions than answers,” says Canever. Based on his travels, he has published four books, but insists they are “not guide books, I write about my personal experiences.” One of the books covers a part of his India travels. “I’ve been to India thrice, spending a few months each. It is the most diverse country in the world. What are the similarities between Tamil Nadu and Ladakh, for example? None. In the same country you can try so many different cuisines and cultures. It’s amazing,” he says. His latest book to hit the stands is the Unrecognized Nations: Travels to Countries that do not Exist. From discovering ancient monasteries in the middle of the mountains of Nagorno-Karabakh, to visiting Agdam, a ghost town completely devastated by war, it is a balance of the best and the worst that defines his travels. His experiences in Transnistria and Abkhazia were like time travel, he reveals. “You would have Mercedes-Benz and BMW along with old Lada cars. Abkhazia also has beautiful monasteries. I went to the beach, hitchhiked and tried the local wine. In Northern Cyprus, I stayed with a local family. My host took me all around the island, but while crossing Nicosia—the capital—he was held back. He was born in Northern Cyprus and so was not allowed to go to the southern part of the island. Not far from Varosha, another ghost town devastated by war, I was treated to one of the most delicious meals. Kosovo, a partially recognised state, has beautiful historical towns, full of tourists during summer, with kids playing on the fountains,” Canever says. But it is not always easy finding an entry into these countries. With the Brazilian passport, Canever could get a visa on arrival at Kosovo, Northern Cyprus, Palestine, and occupied (by Morocco) Western Sahara. But the writer remembers how trying to get to the Western Sahara free zone almost got him into trouble. “I ended up in the middle of a mined area,” he says. For Abkhazia and South Ossetia, he says, one needs to have a previous permit. “You show up at the border with this permit issued on the internet and then you go to the Ministry of Foreign Affairs to get the proper visa. For Nagorno-Karabakh, you just cross from Armenia and get a visa in the capital, Stapanakert,” he says. But, he stresses caution, “Be aware of the conflicts. You cannot cross Nagorno-Karabakh from Azerbaijan. If you do it from Armenia, you will cross Azerbaijani land occupied by Armenia. It is considered illegal. You can have problems visiting Azerbaijan later. From Georgia it is okay to visit Abkhazia, but again you should not cross into Russia, which is an illegal border crossing.” It’s like a big jigsaw puzzle where one has to know the right places to fit the pieces. And that is exactly what Canever is doing at the moment as he plans on a road trip from Cameroon to the Central African Republic via the Sangha forest and a boat ride back to the Congo once the pandemic is over. Qaran News
-
Somali National Army (SNA) backed by Jubaland state forces on Saturday killed six al-Shabab extremists in a fierce clash in the southern region of Lower Juba, an officer confirmed. Aden Mohamed Ibrahim, commander of Jubaland forces, told journalists that members of al-Shabab militants launched an attack on a base run by the regional state’s forces in Bar Sanguni neighborhood, but they were overpowered. “The forces prevented the militants’ attempt to overrun the base and the militants suffered severe casualties during the confrontation between the army and the attackers,” Ibrahim said, adding that a government soldier was killed and two others injured during the gun battle. Government forces have intensified operations against al-Shabab militants in the southern and central regions in recent months, but the militants are still hiding in the rural areas of those regions, conducting ambushes and planting landmines. View the full article
-
Tucson (Caasimada Online) – Maxamed Cabdiraxmaan Cusmaan oo ah “sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab” oo iska dhigay qaxooti ayaa toddobaadkii tegay lagu xukumay dalka Mareykanka, kadib markii uu qirtay laba dambi oo ah inuu been ku dhaartay. Maxamed oo loo yaqaan Mustaf Adan Caraale, islamrkaana ah 29 jir, ayaa laba sano xabsi ku jiray, waxaana lagu riday xukun u dhigma muddadii uu xabsiga ku qaatay, taasi oo macnaheedu yahay inaanu dib ugu laabaneyn xabsiga. Sida ay sheegtay Wasaaradda Cadaaladda Mareykanka, Maxamed ayaa markii uu codsiga qaxooti dhiibanayey waxa uu Hay’adda Socdaalka iyo Muwaadannimada Mareykanka ee USCIS ka qariyey inuu leeyahay magac labaad, iyo inuu ka tirsanaa Al-Shabaab. Maxamed ayaa qirtay inuu ogaa in haddii uu magaciisa saxda ah sheego loo diidi lahaa inuu galo Mareykanka. Sida ku cad dacwadda lagu soo oogay, wuxuu sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka oo ku sugan magaalada Tucson ee gobolka Arizona u sheegay in lagu dhaawacay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, bishii June ee 2010. Si kastaba, mas’uuliyiinta ayaa ogaaday in dhaawaca uu qabay uu ka dhashay markii ay ku qarxeen walxo qarxa oo gacmaha kula jiray, sanadii 2009. Sababo la xiriira dambiga lagu helay, kiiska qaxootinimo ee Maxamed ayaa la laalay, waxaana lasoo saaray amar dhigaya in loo soo masaafuriyo Soomaaliya. 28-kii August 2020, Maxamed ayaa diyaarad laga soo saaray Arizona, loona soo celiyey Soomaaliya. Waxaa laga mamnuucay inuu mar kale kusoo laabto Mareykanka, isaga oo aan haysan sharciyadda ku haboon. The post Sarkaal 'Al-Shabaab ah oo hab farsamo ah ku galay' Mareykanka oo loo soo masaafuriyey Soomaaliya first appeared on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Dowlad Goboleedkab Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 55 August 29, 2020, ku magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad, faqraddiisa 19-aad. Markuu arkay: Qodobka 87-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland Markuu arkay: Talo soo jeedinta Goddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa G/le Cabdiraxmaan Ciise Xuseen loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 2. Waxaa Dhemme Siciid Xirsi Ibraahim loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 3. Waxaa G/dhexe Cabdirisiiq Jaamac Cabdulle loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 4. Waxaa G/le Axmed Jaamac Maxamed loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool. 5. Waxaa G/le Siciid Aadan Siciid loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool 6. Waxaa G/sare Cabdullaahi Cabdi Shire loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn. 7. Waxaa Dhemme Cawil Warsame Maxamed loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn. 8. Waxaa Dhemme Cabdiweli Maxamuud Maxamed loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn. 9. Waxaa G/le Cabdi Faarax Cali loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug iyo Cayn 10. Waxaa G/le Ibraahim Bile Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. 11. Waxaa Dhemme Maxamed Xuseen Axmed loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu 12. Waxaa Dhemme Cali Ibraahim Cismaan loo magacaabay Garooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. 13. Waxaa G/dhexe Maxamed Cabdi Nuur loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. 14. Waxaa G/le Sahal Cabdi Cartan loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, Sanaag, Haylaan, Karkaar iyo Gardafuu. * Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Maxamed Cabdiraxmaan Cusmaan oo ah sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab oo iska dhigay qaxooti ayaa toddobaadkii tegay lagu xukumay dalka Mareykanka, kadib markii uu qirtay laba dambi oo ah inuu been ku dhaartay. Maxamed oo loo yaqaan Mustafe Aadan Caraale, islamrkaana ah 29 jir, ayaa laba sanno xabsi ku jiray, waxaana lagu riday xukun u dhigma muddadii uu xabsiga ku qaatay, taasi oo macnaheedu yahay inaanu dib ugu laabaneyn xabsiga. Sida ay sheegtay Wasaaradda Cadaaladda Mareykanka, Maxamed ayaa markii uu codsiga qaxooti dhiibanayey waxa uu Hay’adda Socdaalka iyo Muwaadannimada Mareykanka ee USCIS ka qariyey inuu leeyahay magac labaad, iyo inuu ka tirsanaa Al-Shabaab. Maxamed ayaa qirtay inuu ogaa in haddii uu magaciisa saxda ah sheego loo diidi lahaa inuu galo Mareykanka. Sida ku cad dacwadda lagu soo oogay, wuxuu sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka oo ku sugan magaalada Tucson ee gobolka Arizona u sheegay in lagu dhaawacay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, bishii June ee 2010. Si kastaba, mas’uuliyiinta ayaa ogaaday in dhaawaca uu qabay uu ka dhashay markii ay ku qarxeen walxo qarxa oo gacmaha kula jiray, sannadii 2009. Sababa la xidhiidha dambiga lagu helay, kiiska qaxootinimo ee Maxamed ayaa la laalay, waxaana lasoo saaray amar dhigaya in loo soo mustaafuriyo Soomaaliya. 28-kii August 2020, Maxamed ayaa diyaarad laga soo saaray Arizona, loona soo celiyey Soomaaliya. Waxaa laga mamnuucay inuu mar kale kusoo laabto Mareykanka, isaga oo aan haysan sharciyadda ku haboon. Source
-
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco Madera. Kulankaasi ayaa looga hadlay xoojinta Xiriirka Amisom iyo dowlad goboleedka Galmudug iyo qodobo kale oo la xiriiray ka qeybgalka sugidda amniga iyo horumarinta bulshada. Ciid ayaa saraakiisha Amisom kala hadlay sidii Ciidamada Amisom ay gacan uga geysan lahaayeen sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ka joogaan Galmudug. Muddooyinkii u dambeeyey Galmudug ayaa waday guluf ka dhan ah Al-Shabaab, waxaana ciidamada maamulkaasi iyo kuwa dowladda ay wadeen howl-gallo ka dhan ah Al-Shabaab. View the full article
-
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in bilaawga todobaadka soo socdo ay shaacin doonaan natiijada rasmiga ah ee imtixaanka qaranka ee dugsiyada saree ee dalka waxaana uu sidoo kale sheegay inuu imtixaanka ka duwanaa kuwii hore ee usoo qabteen maadaama dalka uu ka jiray saameynta cudurka Covid-19. Qaar ka mid ah ardayda ku sugnaa kulanka ayaa su,aalo weydiyeen kuwaasi oo ku aadan tayeynta waxbarashada dalka. Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarshada mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa sidoo kale ka hadlay Manhajka waxbarashada oo dowladda Juhdi farabadan gelisay waxaana uu sheegay in ardayda danyarta la siindoono buugaagta manhajka si ay uhelaan fursadooda In ka badan 34-kun oo ardyad ayaa u fariisaneysa imtixaankii shahaadiga ah ee dowladda, kaasi oo ay qaaday wasaaradda waxbarashada dalka qaaday 18-kii bishii julay ee sanadkaan waxaana lagu qabtay 112 xarumood oo ku kala yaalla Muqdisho iyo magaalooyinka waa-weyn ee gobollada dalka View the full article
-
Akhriso: Maxay Kawada Hadleen AMISOM iyo Maamulka Galmudug?
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee AMISOM Francisco Madera. Labada masuul ayaa kawada hadlay Xiriirka AMISOM iyo dowlad gobolleedka Galmudug iyo waliba qodobadii kasoo baxay shirkii Dhuusamareeb 3 ee lagu jiheeyay doorashadda Soomaaliya. Cali Daahir Ciid ayaa masuuliyiinta AMISOM kala hadlay sidii loo xoreyn lahaa deegaanadda galmudug ee ay kaga sugan yihiin Al-shabaab loogana garabsiin lahaa Dowlad goboleedka Galmudug in ay gacanta ku dhigaan amaanka guud ee Galmudug. Goobjoog News Source: goobjoog.com -
(SLT-Hargeysa)-Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi ayaa shaaciyay in natiijo la’aan ay ku soo dhammaadeen wada-hadallo u socdo xukuumadda Somaliland iyo shirkaddaha diyaaradaha ee Fly Dubai iyo Air Arabia. Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi ayaa qoraal kooban oo ku baahiyay barta uu ku leeyahay Facebook waxa uu ku yidhi “Kama dambays waxa natiijo la’aan ku dhamaaday hadaladii mudoba lagu raadinaayay in shirkadda Fly Dubai iyo tan Shaariqa ee Air Arabia ay Hargeysa dib uGu duulaan xanibaaddii Corona ka dib. Madaxweyne Muuse oo dano qoys (family interest) ku leh duulimaadada diyaaradda Itoobiya oo ay wakil u yihiin ayaa hadda fursad bilaa tartan ah ku hasan doonta duulimaadada Somaliland iyo caalamka kale, oo duulimaadadii Dubai ay ku jiraan. Wiilkii wakiilka u ahaan jiray Fly Dubai iyo Air Arabia dadaal badan buu sameeyay si tan looga fursado. Sharci la adeegsado marka ay sidan oo kale tahay ma Jiro, hadii uu Jiro na, ma shaqeeyo. Sidaas darted, wiilku waxa uu adeegsaday xeeladihii iyo xadhkihii reernimada oo ah waxa keliya ee inta badan shaqeeya, ma se u shaqaynin Cumar. Dahabshiil, Saleebaan-guurti, Kaahin iyo gebi ahaanba salaadiinta beesha ayaa keli-keli iyo koox-koox ba amuurtan uga hawl galay si ay Muuse u qanciyaan, ma se dhicin. Dhamaantood jawaab aad u kooban oo afar xaraf ka kooban (Maya) buu siiyay, nin kastaana wuu iska tegay.” Ayuu ku yidhi qoraalkiisa Maxamed Haaruun Biixi oo ay xiganayso Shabakadda Somalilandtoday Source
-
Maxay aheyd sababtii xil-ka looga tuuray Xasan Cali Khayre?
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Tan iyo markii xil-ka laga tuuray 25-kii bishii Juy ee sanadkan Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre ayaa waxaa isa soo taraya macluumaadka laga helayo sababtii loo riday, kadib markii ay si lama filaan ah kalsoonida ugala noqdeen Golaha Shacabka. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in sababta meesha looga saaray Khayre ay lahaayeen Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo rabay inay is-baheysi xoogan la sameytaan si loo kala dhan-taalo awooda madaxda dowladda Soomaaliya, taas oo keentay in baarlamaanka Soomaaliya uu ceriyo Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka. Eng. Xasan Sahal Xasan oo ah falanqeeye arrimaha siyaasadda ayaa Shabelle u sheegay in sababta ay Axmed Madoobe iyo Deni uga qeyb-geli waayeen shirkii Dhuusamareeb 3 ay tahay inay dhabar-jab aan la fileyn ay ku noqotay riditii R/wasaare Xasan Cali Khayre. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo maanta shir xasaasi ah ay Muqdishio ku leeyihiin Axmed Maoode, Siciid Deni iyo Madaxdaweynaha Soomaaliya, wuxuuna kulankaan qabsoomayaa xilli aan weli la magacaabin R/wasaarihii bedali lahaa Khayre View the full article -
Axmed Xirsi, oo ah saygii hore ee Ilhaan Cumar, ayaa sheegay in uu diiday Kulan uu ka dalbaday Madaxweynaha Waddanka Maraykanka, Donald Trump. Qoraal kooban oo Axmed Xirsi uu soo dhigay bartiisa Facebook, ayuu ku sheegay in Madaxweyne Trump uu ku casumay kulan gaar ah, balse uu ka diiday Kulankaas. Mr Axmed Xirsi, wuxuu Qoraalkiisa ku xusay in aysan kulmi Karin isaga iyo Madaxweyne Donald Trump, inkastoo uusan sababta sheegin. Balse, waxa jirta in muran Siyaasadeed oo ba’an ka dhexeeyo Ilhaan Cumar iyo Madaxweyne Trump, taas oo lagu micnayn karo diidmada Axmed Xirsi ee la kulanka Trump. PUNTLAND POST The post Saygii hore ee Ilhaan Cumar oo diiday la kulmo Madaxweyne Trump appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland ayaa saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Labada hoggaamiye ayaa wada-hadallo gaar ah la yeelan doono madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Kulanka ayaa la sheegay inuu ka qabsoomi doono xarunta Xalane oo ah meel amnigeeda si weyn loo ilaaliyo. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in shirkaasi looga hadli doono xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021- Ciidamo gaar ah oo ilaalo u ah Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay laga soo dajiyey magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe iyo Deni oo aan ka qeyb-gelin shirkii Dhuusamareeb 3 ayaa dhaliilo xoogan u jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya, balse wuxuu imaatinkooda ku soo aadaya kadib shir ay labaduba ku yeesheen Garoowe, kaas oo ay uga hadleen xaaladda dalka. View the full article
-
(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay tartanka iyo loolanka Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka, waxayna sheegtay in tartanku macaamiisha u fiican yahay, balse aanay raali ka ahayn tartan furan, isla-markaana ay xakamayn doonto, oo ay ka soo saari doonto shuruuc lagu xakamayo. Xukuumaddu waxa kale oo ay sheegtay sheegtay inay waddo qorshihii Shirkaduhu ku wada hadli lahaayeen oo Lambarrada ku wada xidhiidhi lahaayeen. Wasiirka Wasaaradda Boosaha, Isgaadhsiinta iyo Tiknooliyadda Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suufi Jibriil oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay inay Xukuumad ahaan wadaan qorshihii ay Somaliland ku yeelan lahayd koodh u gaar ah, kuna horumarin lahayd Tiknooliyaddeeda, waxaanu ugu horeyn “Tartanka Shirkadaha Isgaadhsiintu macaamisha ayuu u fiican yahay, laakiin haddana tartanku wuxuu u baahan yahay inuu yeesho shuruuc lagu xakameeyo, tartanka furana mar walba wuxuu u baahan yahay in la xakameeyo, imikana shuruucdoodii baanu ka shaqeeynaynaa, si uu tartankaasi u noqon lahaa tartan sax ah oo shuruucdii lagu maamulayey ayaanu hadda gacanta ku haynaa..” Mar uu ka hadlayey qorshe ay wadaan oo ku saabsan Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo qaabkii ay ku wada hadli lahaayeen ayaa yidhi “Hadda Shirkadaha Isgaadhsiintu ma wada hadlaan, sidii loo hirgelin lahaa in la wada hadlaana waa daruuri, wada-hadalkiina wuu noo socdaa, waxaana jira Caqabado, kuwaasi oo aanu intii badnayd xalinay”. Mar uu ka hadlayey qorshaha Wasaaradda ee dhinaca Internetka iyo Tiknooliyadda ayaa wuxuu yidhi “Hawsha koodhku hadda noomay dhamaystirmin, laakiin gacanta ayaanu ku haynaa oo waxaanu rabnaa inaynu yeelano Koodh inoo gaar ah, dal ahaan, inkasta oo Ictiraafka uu wax badan inagaga xidhan yahay oo dhinaca Tiknooliyad ah, haddana intii karaankeena ah waynu dedalaaynaa oo waxaynu rabnaa inaynu horumar ballaadhan ka gaadhno Tiknooliyadda oo aynu Caalamka tusno inaynu nahay dal wax badan qabsaday” Mar uu ka hadlayey Tiknooliyadda Tawin iyo xidhiidhka Somaliland ayuu yidhi “Taiwan waxay ka mid tyahay waddamada ugu horeeya Adduunka ee samaynta Tignoolajiyadda, Moobilada iyo Kombutarada jibka yar ee laga sameeyo Taiwan baa laga iibsada, oo tusaale ahaan Samsung Taiwan ayey jibka ka iibsataa kadibna intay isku rakibto ayey qalab ka samaysaa, markaas inaynu fikradooda ka faa’iidaysano aad baynu ugu baahan nahay, inaguna waxay inooga baahdaan diyaar ayaynu ula nahay,” Dhanka kale wuxuu guud ahaan Shacabka reer Somaliland ugu baaqay inay nabadgalyadooda, qaranimadooda iyo qadiyadooda ilaashadaan Source
-
Abiy Ahmed came to power promising radical reform, but 180 people have died amid ethnic unrest in Oromia state Ethiopia faces a dangerous cycle of intensifying internal political dissent, ethnic unrest and security crackdowns, observers have warned, after a series of protests in recent weeks highlighted growing discontent with the government of Abiy Ahmed, a Nobel peace prize winner. Many western powers welcomed the new approach of Abiy, who took power in 2018 and promised a programme of radical reform after decades of repressive one-party rule, hoping for swift changes in an emerging economic power that plays a key strategic role in a region increasingly contested by Middle Eastern powers and China. He won the peace prize in 2019 for ending a conflict with neighbouring Eritrea. The most vocal unrest was in the state of Oromia, where there have been waves of protests since the killing last month of a popular Oromo artist and activist, Haacaaluu Hundeessaa, in Addis Ababa, the capital. An estimated 180 people have died in the violence, some murdered by mobs, others shot by security forces. Houses, factories, businesses, hotels, cars and government offices were set alight or damaged and several thousand people, including opposition leaders, were arrested. Further protests last week prompted a new wave of repression and left at least 11 dead. “Oromia is still reeling from the grim weight of tragic killings this year. These grave patterns of abuse should never be allowed to continue,” said Aaron Maasho, a spokesperson for the Ethiopian Human Rights Commission. The Oromo community have long felt excluded from power and the benefits of Ethiopia’s booming economy. The Oromo protest movement gained momentum from 2015 and contributed to the appointment of Abiy, an Oromo from the ruling party, who promised democracy and prosperity for all. “We are seeing a continuation of that movement, and also signs that the government’s response will be equally forceful. Once people are shot and arrested then that becomes a rallying cry,” said William Davison, an analyst based in Addis Ababa for the International Crisis Group. The decision to indefinitely delay elections due later this year because of coronavirus – which has caused 600 deaths in the country of 100 million so far – has also worried diplomats and other international observers. Advertisement The protests in Oromia last week began amid claims that Jawar Mohammed, an Oromo opposition politician and one of Abiy’s most outspoken critics, was being denied medical attention in prison. Young protesters described being “hunted down, shot in the streets” in the Oromia town of Aweday. “Soldiers shot at us so I ran as fast as I could. I witnessed people getting shot in the back as they fled,” said Kedir, who took part in a demonstration on Tuesday. Aliyyi Mohammed, a 22-year-old from Hirna, was taken to hospital after being shot in the thigh on Monday. Relatives said he had been “nowhere near” the protests when injured and now feared for his safety. “There are police waiting outside the hospital … We have heard that they want to arrest him as soon as he’s recovered. We can only pray they leave him alone,” said a member of the family who requested anonymity. Relatives of Farhan Ali, 22, claimed he had been killed by security forces after leaving his home in Dire Dawa to visit a neighbour. “Soldiers killed him in cold blood,” said Bahar Omar, a cousin. “He didn’t break the law. They shot him multiple times in the back. He died right there and had no chance.” Officials have denied such claims. “There has been violence, but we are yet to confirm reports of any killings by state forces,” said Getachew Balcha of the Oromia region’s communication affairs office. But claims of mistreatment by security forces are fuelling the cycle of unrest in Oromia. Graphic images of 21-year-old Durassa Lolo were widely shared on social media after relatives claimed he had been tortured in the town of Asasa by soldiers who had asked him for his name. “My brother did nothing wrong. When they heard an Oromo-sounding name, his fate was sealed. They took him to a military camp and inflicted on him unbelievable savagery. [He] is fighting for his life in hospital. This is why there are protests. The government sees us as expendable,” Durassa’s brother, Abdisa Lolo, said. The government says Haacaaluu was murdered by Oromo nationalist militants as part of a wider plot to derail its reform agenda. The ruling party has also suggested that its rival in the northern region of Tigray, the Tigrayan People’s Liberation Front (TPLF), masterminded the conspiracy. The TPLF dominated the ruling coalition until Abiy took office. It has since joined the opposition, accusing the prime minister of planning to replace the ethnic-based federal system with a more centralised state. Both the TPLF and Oromo nationalist groups such as the Oromo Liberation Front deny involvement in either the murder or the unrest. Government policy has also led to fallouts within the ruling party. The defence minister, Lemma Megersa, an ally turned critic of Abiy, was last week fired and placed under house arrest. State media reported Lemma’s dismissal from the ruling party being due to his “violating party discipline”. Analysts say it was important to recognise that recent unrest has been limited to Oromia and that there was credible evidence suggesting violence over the previous months had not simply been inflicted on protesters by the security forces but also had occurred between ethnic communities. The office of Ethiopia’s attorney general last week defended the government’s response to the unrest, saying in a statement that investigations would reflect a “commitment to human rights”. Abel Abate Demissie, an Addis Ababa-based analyst with London’s Chatham House, said Ethiopia’s political polarisation has deep roots, with structural problems that have been insufficiently addressed under Abiy: conflicting narratives about Ethiopia’s history, an unfinished federal project and tensions over the division of power between the centre and the regions. “Two years down the line [after his appointment], and you find every major political group is disappointed with Abiy,” he said. Source: The Guardian The post Ethiopia falls into violence a year after leader’s Nobel peace prize win appeared first on Puntland Post.
-
(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland, ayaa laashay Kaabis iyo wax ka beddel lagu sameeyey Xeerka nidaamka garsoorka dalka, kaasoo ay cabasho ka soo gudbiyeen madaxda Maxkamaddaha Rafcaanku. Sidaasi waxa lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamadda sare ee JSL ,kaasoo u dhignaa sidan:- Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay 27/08/2020 u fadhiisatay go’aan ka gaadhista cabashada Guddoomiyayaasha Maxkamaddaha Rafcaanada dalka JSL, taasi oo ay u soo gudbiyeen Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL taariikhdu markay ahayd 05/08/2020. Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalku markay aragtay cabashada Guddoomiyayaasha Maxkamaddaha Rafcaanada dalka JSL, ee nuxurkeedu yahay “ Cabasho dabaqid la’aan wax ka badalka iyo kaabista xeerka nidaamka Garsoorka xeer Lr.24/2020 ”, waxay si qoto dheer u daristay qodobada uu ka kooban yahay xeerku. Maxkamadda Dastuuriga ahi waxa ay garwaaqsatay gal-daloolada ku jira xeerkan oo ay ka mid tahay in isagoo ah xeer wax ka badal iyo kaabis xeer hore u jiray, haddana la siiyay tilmaan iyo sumad (sannad cusub) lagana dhigay xeer cusub kaasi oo ah xeer lr.24/2020, halkii uu ka ahaa xeer lr. 24/2003, Maxkamadda waxa u soo baxday in xeerkan gabi ahaanba aan la dabaqi karin, qodobada uu ka kooban yahay awgii, kuwaasi oo habsami u socodkii shaqada Garsoorka ku abuuray jaha-wareer. Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL waxa u cadaatay in qodobada ku jira xeerkani ay ka hor imanayaan Dastuurka JSL, sida ku cad qodobka 6aad faqradiisa 1aad oo siinaya awoodii Garsoorka cid kale kana hor imanaysa qodobka 97aad, faqradiisa 1aad ee Dastuurka JSL, waxa kale oo Maxkamadda u cadaatay in xeerkani ka hor imanayo xeerarka dhaqan-galka ah ee JSL sida xeerka madaniga, xeerka habka madaniga, xeerka ciqaabta guud, xeerka habka ciqaabta, xeerka garsooka caruurta iyo xeerka shaqaalaha dawladda, geesta kale waxa Maxkamadda u cadaatay in xeerkani macno tiray habsami u socodkii shaqada Garsoorka, nuxurkii erey-bixinta shuruucda ee Garsoorku ku shaqaynayay, taasi oo ay ka mid tahay “Garsoore tababare ah” oo ku xusan qodobka 67aad iyo in xeerkani gabi ahaanba meesha ka saarayo xeerarkii kale ee dhaqan galka ahaa ee uu Garsoorku ku shaqaynayay, taasi oo ku cad qodobka 96aad. Qodobada dhantaalaya xeerkan waxa ka mid ah qodobka 13aad faqradiisa 3aad oo jidaynaya in xukunka soo saarista lagu saleeyo xukun hore Maxkamad uga soo baxay oo la mid ah, qodobkaasi waxa uu khilaafayaa qodobka 38aad, faqradiisa koobaad oo sheegaya in awooda xeer-dejinta JSL ay gaar u tahay Baarlamaanka oo ka kooban laba gole oo kala ah Wakiilada iyo Guurtida. Maxkamaddu markay aragtay qodobada 97, 98 ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, daristayna dhammaan asbaabaha sare ku xusan ee ku saabsan xeer Lr. 24/2020, waxa ay soo saartay qaraarkan soo socda Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL. 1.Waxa ay aqbashay codsiga Guddoomiyayaasha Maxkamaddaha Rafcaanada Dalka JSL ay u soo gudbiyeen Maxkamadda Dastuuriga ah, ee ku taariikhaysan 05/08/2020. 2.Waxa ay laashay gabi ahaanba wax ka badalka iyo kaabista xeerka nidaamka garsoorka xeer Lr.24/2020, maadaama oo uu ka hor yimid Dastuurka JSL iyo xeerarkii kale ee dalka JSL. 3.Waxa dhaqan gal ah xeerkii hore ee nidaamka Garsoorka JSL, ee hore loogu dhaqmi jiray, illaa inta uu badalayo xeer kale oo Dastuurka JSL waafaqsan. 4.Qaraarkani wuxuu soo baxay 27/08/2020. Source
-
Siihayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare la shaacin doono asbuuca soo aadan. Wasiirka ayaa xusay in hadda uu soo gabagaboobay sixitaankii lagu waday imtixaanka lana dejinayo maalmahaan natiijada arday ay kala yimaadeen imtixaankii ay galeen, maadaama ardaygu ogaanayo natiijada isaga jooga guriga. ” Waxaan rajaynaynaa sitimaankaan soocda gudihiisa, weliba maalmihiisa hore aan shaacino natiijadii, waxaan rabaa inaan idiin kugu bishaareeyo in marka laga hadlaayo natiijada soo dhajiskeeda in maanta uu soo afjarmay sixitaankii wixii haray in ay tahay natiijadii abaabulkeedii iyo system-ka la geliyo si qof weliba isaga oo gurigiisa jooga uu natiijadiisa u helo intaas waa intaas” ayuu yiri siihayaha wasaradda waxbarashada Goodax Barre,. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
(SLT-Muqdisho)-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay Odayaal dhaqan u diidday in ay soo galaan Magaalada Hargeysa, waxaana la sheegay in Odayaashu ay doonayen xalinta arrimo la xadhiidha sii daynta dhalinyaro ku xidhan Xabsiyo ku yaalla Hargeysa oo sida la sheegay loo haysto danbiyo ay galeen raggaasi dhalinyarada ah. Odayaal dhaqan oo uu hoggaaminayey Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad ayaa la sheegay in ay Xukuumadda Somaliland ay u diidday inay soo galaan Magaalada Hargeysa kadib markii diyaaraddii Muqdisho ka qaadi laahyd amar lagu siiyay in ayna soo qaadi karin Odayaashaas, waxaana Odayaashu ay sheegeen in Shirkadda iska leh diyaaradda ay raaci lahaayeen lagu cabsi galiyay in ayna Mar danbe ka shaqayn doonin degaanada Somaliland haddii ay soo qaaddo Odayaasha doonayay in ay Hargeysa u soo duulaan. Muxuddiin Xasan Afrax oo ka mid ah Odayaasha loo diiday in Hargeysa u soo amba-baxaan ayaa sheegay in qorashahoodu ahaa sidii ay ula soo xaajoon lahaayeen Odayaasha dhaqanka ee mid ka mid ah beelaha Somaliland, waxaana uu sheegay arrimo la xadhiidha dilal ay gaysteen rag kasoo jeeda Beelaha Soomaaliya ay doonayeen in ay kala soo xaajoodaan dambiyada ay gaysteen, ayna la ballansanaayeen Odayaashaas, balse waxaa uu intas ku daray in ay u muuqato in arrinta ay soo faragalisay xukuumadda Somaliland oo diiddan sida uu sheegay wada hadalka dhex maray labada dhinac ee Odayaal dhaqameedyada, Halkan hoose ka DAAWO Source
-
Dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidamada Milateriga Kenya ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in uu fiidnimadii Xalay ka dhacay Degaanka Qooqaani ee Gobolka Jubada Hoose. Dagaalka ayaa sida la sheegay bilowday kadib markii malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab ay madaafiic ku garaaceen Saldhiga Ciidamada Kenya ee Qooqaani kaas oo Ciidamada kenya kaga jawaabeen Hubka culus. Wararku waxay sheegayaan in Dagaalkaas uu wakhti kooban socday inkastoo aan faahfaahin laga helin Khasaaraha kala gaaray dhinacyada dagaallamay. Dagaalka ayaa ku soo beegmay saacado kadib weerarkii Al-shabaab ku qaadday Degaanka Baar-sanguunni ee Gobolka Jubada Hoose halkaas oo Ciidamada Jubaland ay xarumo ku leeyihiin. PUNTLAND POST The post Al-shabaab iyo Ciidamada Kenya oo ku dagaallamay Qooqaani appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM Francisco Madera. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa lagu sheegay in labada mas’uul ay ka wada hadleen Xiriirka AMISOM iyo Galmudug iyo qodobadii kasoo baxay shirkii Dhuusamareeb 3 ee Arrimaha Doorashada Soomaaliya. Sidoo kale Qoraalka waxa lagu sheegay in Mudane Ciid uu mas’uuliyiinta AMISOM kala hadlay sidii loo xoreyn lahaa Dgaanadda Galmudug ee ay haystaan Al-shabaab islamarkaana Galmudug looga gacan-siin lahaa Amniga. PUNTLAND POST The post Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Francisco Madera appeared first on Puntland Post.
-
UN World Food Programme (WFP) has been forced to reduce its food and cash assistance for refugees in Eastern Africa by up to 30 per cent, the agency has said, voicing fears that the reductions could worsen in the coming months unless urgent additional funding is received in time. Source: Hiiraan Online
-
President Miguel Diaz-Canel on Saturday ratified the Cuban Government's efforts to bring the doctors kidnapped in Kenya in April 2019 home. Source: Hiiraan Online
-
New York (Caasimada Online) – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya QM Abuukar Daahir Cusmaan “Abuukar Baalle” ayaa eedeyn culus u jeediyey islamarkaana ashtako ka muujiyey xafiiska QM ee Soomaaliya UNSOM iyo sida uu dalka uga howlgallo. Abuukar Baalle, oo khudbad ka jeediyey kulankii Golaha Ammaanka QM ee sharciyadda ka howl-galka Soomaaliya loogu kordhiyey UNSOM, ayaa ku eedeeyey xafiiska QM inuu noqday mid ka falceliya oo kaliya xaaladdii markaas un taagan, oo aan lahayn awood uu taageero siyaasadeed iyo mid farsamo ku siiyo ajendooyinka muhiimka u ah dib u dhiska Soomaaliya. “Inkasta oo ay jiraan dhammaan horumarada ay sameysay dowladda federaalka sanadihii dhowaa, xafiiska UNSOM wuxuu u muuqdaa inuu isu beddelayo hab aan la jaanqaadi karin dadaallada iyo guulaha muuqda ee dowladda federaalka Soomaaliya ay sameyneyso. Tani waxay horseeday in waxqabadka howlgalka [UNSOM] uu noqdo mid ka falceliya kaliya dhacdooyinka, oo awood aad u yar u leh inuu taageero siyaasadeed iyo mid farsamo siiyo dadaallada aas-aasiga u ah ajandooyinka dhismaha dowladeed ee Soomaaliya,” ayuu yiri Abuukar Baalle. “Dadaallada dib u dhiska ee aan ka wadno Soomaaliya, waa inay noqdaan kuwa ay Soomaaliya hoggaamiso, oo loo arkaa kuwa ay Soomaaliya hoggaamiso, sidaas darteed, waxaan ku baaqeynaa in la dhowro madax-banaanida Soomaaliya, waxaana ka digeyntaa faro-gelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka.” Abuukar Baalle ayaa sidoo kale sheegay in la gaaray waqtigii dib u eegis lagu sameyn lahaa sharciyadda xafiiska UNSOM uu kaga howlgalo Soomaaliya, ayada oo ujeedku yahay in laga dhigo howlgal ka jawaabi kari isbedellada deg degga ah ee ka dhacaya dalka, islamarkaana la jaanqaadi kara ahmiyadaha Soomaaliya, xilligan muhiimka ah. Waxa uu sidoo kale ku baaqay in warbixinada xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya ee mar lasoo saaro rubac sanadeed kasta ay noqdaan kuwa ay ku jiraan warbixino kooban oo aan lagu faah-faahin dhacdooyin gaara ah, balse ay noqdaan kuwa diiradda saara, oo taxliiliya arrimaha waa weyn, soona jeediya talooyin iyo go’aano. The post DF oo weerar culus ku qaaday xafiiska UNSOM, dalbatayna isbeddel lagu sameeyo first appeared on Caasimada Online.