-
Content Count
211,733 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Turkiga ayaa soo dhoweeyay kulan maalinimadii shalay dhexmaray Madaxweynaha reer Falastiin Maxamuud Cabaas iyo hoggaanka qeybaha Bulshadaasi ee gudaha iyo dibadda. Kulankaan ayaa looga hadlay sidii looga hortagi lahaa qorshayaasha Israel ee ay dooneyso in ay la wareegto deegaano hor leh waxaa qadka Internetka uga qeybgalay Madaxda ku sugan Ramallah iyo Beirut. War-murtiyeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa lagu sheegay ahmiyadda iyo mudnaanta howlaha dib-u-heshiisiinta iyo dhiirigelinta qadiyadda reer Falastiin waxaana intaa la raaciyay inTurkigu uu sii wadi doono inuu dhiiri gelinta dadaalka loogu jiro gaaritaanka midnimada iyo wadajirka dhinacyada Falastiiniyiinta. Maamulka Falastiin iyo kooxaha wax iska caabinta ayaa cambaareeyay heshiiska Imaaraatka iyo Israa’iil waxayna sheegeen inuusan u adeegeynin qadiyadda Falastiin ayna iska indha tirayaan xuquuqda Falastiiniyiinta. PUNTLAND POST The post Turkiga oo taageeray midnimada iyo wadajirka dhinacyada Falastiin appeared first on Puntland Post.
-
PRESS RELEASE Team Europe: Germany and European Union jointly support African Union’s response to COVID-19 As part of the EU’s global coronavirus response, test kits were delivered by an EU Humanitarian Air Bridge flight in August ADDIS ABABA, Ethiopia, September 3, 2020/ — The Africa Centres for Disease Control and Prevention (Africa CDC) received additional 500,000 COVID-19 test kits from the German Government through the Federal Ministry for Economic Cooperation and Development (BMZ). As part of the EU’s global coronavirus response, the test kits were delivered by an EU Humanitarian Air Bridge flight in August. The shipment is part of a 10 million Euro immediate in-kind support to African Union in response to the ongoing COVID-19 pandemic. In total, almost 1.4 million kits for the extraction and detection of SARS-CoV-2 virus will be made available to African Union Member States through this initiative. Mr Gerd Müller, Minister of Development Cooperation of the Federal Republic of Germany, said on the occasion: “We will either beat the coronavirus together worldwide – or not at all. This is why we are supporting the African Union through the German Epidemic Preparedness Team in a cooperation with the EU. Africa CDC coordinates the procurement of life-saving testing equipment for African Union Member States. They also play an important role in training African healthcare workers. With our support to the ‘Partnership to Accelerate COVID-19 Testing (PACT)’, we make sure that testing is made widely available. We stand by our friends in Africa in the fight against coronavirus.” In a Team Europe effort, the EU and Germany are joining hands to help the African Union PACT initiative in delivering its COVID-19 tracing and testing objectives. “Through the EU Humanitarian Air Bridge, the European Commission continues to work hand in hand with Member States to support vulnerable countries amidst the coronavirus pandemic. It is in our common interest to tackle the pandemic worldwide. We are committed to ensuring effective delivery of essential medical equipment to the countries that need it the most. This specific consignment will be able to reach a large number of countries as it will support the African Union continental response,” said Janez Lenarčič, EU Commissioner for Crisis Management. The kits delivery is part of the larger Team Europe support to Africa’s continental response to COVID-19. In June, Team Europe provided EUR 10 million to support implementation of the Africa Joint Continental Strategy for Coronavirus Outbreak. The fund will particularly facilitate the deployment of healthcare workers and rapid responders for surveillance, laboratory testing and case management at country level as well as the strengthening of the Africa Continental Taskforce for Coronavirus. “Partnership is key to winning the battle against COVID-19 locally and globally because no country can manage the pandemic alone. That is why as a continental body, Africa CDC is working with several partners and exploring all markets to unlock the supply chain system for diagnostics and medical supplies for African Union Member States, and we are delighted to see the Government of Germany and the European Union coming out strongly to support our initiatives,” said Dr John Nkengasong, Director of Africa CDC. Background The test kits have been sourced by the German Epidemic Preparedness Team (SEEG). The SEEG was initiated in 2015 by BMZ in cooperation with the Federal Ministry of Health in response to the West African Ebola crisis. The SEEG brings together the Deutsche Gesellschaft für Internationale Zusammenarbeit (GIZ) GmbH, the Charité, the Robert Koch Institute and the Bernhard Nocht Institute for Tropical Medicine. In addition to providing testing materials, the Africa Centres for Disease Control and Prevention and the SEEG will team up for External Quality Assessments in the designated African reference laboratories, using the provided test kits for benchmarking and accreditation of quality and effectiveness of testing in Africa. The total Team Europe global response package stands at EUR 36.5 billion, combining resources from the EU, its Member States, the European Investment Bank and the European Bank for Reconstruction and Development. This support focuses on addressing the immediate health crisis and the resulting humanitarian needs; on strengthening partner countries’ health, nutrition, water and sanitation systems and their research, preparedness and response capacities; as well as on supporting them in alleviating the social and economic consequences of the crisis. At least EUR 6.8 billion is supporting countries in Africa. Additionally, a considerable part of the overall Team Europe guarantees of EUR 2.9 billion will also benefit Africa. Distributed by APO Group on behalf of African Union (AU). SOURCE African Union (AU) Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa gashay mid ka mid ah waayihii ugu adkaa ee mudooyinkan, waxaana socda loolan xooggan oo salka ku haya doorashada soo socota, sidii loo qaban lahaa iyo cidda ku guuleysan lahayd. Siyaasadda Soomaaliya ayaa ku soo urureysa dad kooban oo ah kuwa ugu miisaanka culus kuwaas oo ka kooban laba isbaheysi oo mid uu yahay isbaheysiga dowladda, halka kan kalena uu yahay mucaaradka, oo dhinacyo kala duwan leh. Siyaasiinta mucaaradka ayaa xoogeestay, kadib markii qaar badan ay dhowaan soo gaareen Muqdisho, halka kuwa kalena la filayo inay dhowaan soo gaaraan caasimadda. Mucaaradka maa lahan wax hadaf siyaasadeed ah oo mideeya, marka laga reebo inay ka siman yihiin inay kursiga ka tuuraan madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajao. Mucaaradka siyaasiinta ah ee hadda Isbaheysiga ah ee halka dhinac kasoo jeeda ayaa waxaa ku jira. 1) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 2) – Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed 3) – Ra”iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, oo aan wali banaanka isa soo dhigin, balse hadda galay xeendaabka mucaaradka. 4) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, oo dhawaan safar ku iman doona Muqdisho. 5) – Afhayeenkii hore ee baarlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dhowaan soo gaaray Muqdisho. 6) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. 7) – Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam. 8) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo hadda aad ugu xirmay Madasha Xisbiyada Qaran. 9) – Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo hoggaamiya xisbiga Ilays. 10) – Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi 11) – Sen. Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamanka 12) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo ah ganacsade talooyin siiya mucaaradka. Xildhibaano, wasiiro hore iyo siyaasiin kale ayaa sidoo kale qeyb ka ah Isbaheysiga mucaaradka ah. Dadka aan soo sheegnay ayaa qaarkood si toos ah banaanka iyo kulamada siyaasadda uga qeyb gala halka qaar kalane ay gadaal ka fadhiyaan waxa socda balse ay qeyb ka yihiin abaabulayaasha. Isbaheysiga labaad ayaa ah kan muxaafadka ah ee dowladda, waxaana gebigiis uu ka kooban yahay xubno dowladda ku jira, oo ay ka go’an tahay inay talada dalka sii hayaan ama dib loo soo doorto. 1) – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hoggaaminaya muxaafadka islamarkaana ah qofka hagaya aragtiyadooda siyaasadda. 2) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. 3) – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey. 4) – Taliyaha Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. 5) – Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed. 6) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen. 7) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. 8) – Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho inkastoo miisaankiisa dhanka siyaasadda aad u yar yahay. 9) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, oo lagu tiryo Villa Somalia, inkasta oo maalmihii dhowaa u muuqday inuusan sidii hore ku ahayn. 10 – Cali Cabdullaahi Guudlaawe, oo madaxweyne ku-xigeenka HirShabelle, balse ay dowladda u diyaarineyso madaxweynaha HirShabeelle. Waxaa jiro Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare oo aan ilaa hadda meelna lagu xisaabin maadaama uu kursiga ka degayo. Labadan isbaheysi ayaa ee iska soo horjeeda ayaa isku haya siyaasadda Soomaaliya, waxaana muuqata in aad loogu loolami doono tartanka doorashada. The post Yey yihiin labada isbaheysi siyaasadeed ee isku haya siyaasadda Soomaaliya? first appeared on Caasimada Online.
-
Xildhibaan Daahir Amiin (Jeesow) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Madaxweynaha dowladda federaalka inuu xabsiga dhigo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe. Jeesow ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu tix-geliyo codsigiisa, islamarkaana uu xiro Axmed Madoobe oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho. “Mudane Madaxweyne waxaan ahay xildhibaan kula soo shaqeyay afartii sano ee aad dalka xukumeysay jecel dalka wanaagiisa Tixgali cadsiga intaan Meesha fadhisa Axmed Madoobe Xabsiga ha u hoydo.” ayuu yiri Xidhibaan Jeesow oo si weyn uga soo horjeedo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray xildhibaanku inay dacwad ka taallo, islamarkaana uu dad badan dilay, sida uu hadalka u dhigay. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in uu si xaq-darro ah ku heyso xil-ka, islamarkaana uu cadaallad darro ku hoggaaminayo maamulka Jubbaland. View the full article
-
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ballaaran ka sameeyey duleedka deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-gallada oo sidoo kale ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa ciidamadu ay ka fuliyeen inta u dhexeysa deegaanada Bariire iyo Lambar 50 ee gobolkaasi. Saraakiisha hoggaamineysay baaritaanadaasi ayaa sheegay inay dileen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku sugnaa tuulooyin hoostaga deegaanka Bariire. Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka Xarakada Al-Shabaab oo ku aadan howl-galladaasi. Xaaladda ayaa haatan kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeeda laga dareemayaa gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. View the full article
-
Faah faahino ka soo baxaya dab ka kacday hotel Royal Palace
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Waaxda Gurmadka degdegga ayaa ku guuleystey daminta dab ka kacay Hoteelka Royal Palace ee ku yaala Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir. Howlwadeenada Waaxda Gurmadka degdega ah oo gaarmay markii lagu soo wargeliyay dabka ka kacay Hotelka ayaa durba ku guuleystay inay damiyaan. Agaasimaha Waaxda Gurmadka ayaa sheegay in dabka uu dhaliyey qasaare balse ay ka hortegeen in uu ku faafo hotelka intiisa kale, isagoo intaa ku daray in shan shaqaale ah oo ka mid ah gurmadka degdeg ah ay dhaawacyo ka soo gaareen intii ay ku howlanaayeen gudashada waajibaadka loo igmaday, kuwaasi oo uu Alle uga baryay inuu u boog dhayo.. Waxa kale oo goobta gaarey Gudoomiyaha Degmada C/casiis iyo Taliska Saldhigga oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Waaxda Gurmadka degdeg ah ay uga mahadcelinayaan sida ay ugu soo jawaabeen arrinta oo ayna ku guuleysteen inay damiyaan dabka. Ilaa iyo hadda lama oga waxa sababay dabka, balse waxaa jirta qasaare hantiyadeed oo uu geystay dabka. Halkan hoose ka daawo sawirro: View the full article -
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/09/Warka-Subax-04092020.mp3 View the full article
-
Nairobi (Caasimada Online) – Waxaa soo kordhaya cadaadiska ganacsatada Kenya ay ku hayaan dowladda kadib markii gebi ahaanba Soomaaliya iyo Tanzania ay gaareen go’aan ay xayiraad ku saareen duulimaadyada iyo xiriirka ganacsi ee Kenya. Dowladda Tanzania ayaa gebi ahaanba joojisay duulimaadyadii AirKenya, Fly540 iyo Safarilink Aviation – kadib markii Kenya ay ku adkeysatay in dadka reer Tanzania ee imanaya dalkeeda la karantiilayo muddo 14 maalmood ah, taas badelkeeda Tanzina waxay door biday inay gebi ahaanba joojiso duulimaadyadaas. Soomaaliya oo weli u furan dhinaca duulimaadka rayidka, balse xayiran duulimaadkii dhinaca ganacsiga ee Jaadka ayaa sidoo kale dhaliyay culeys dhaqaale oo ganacsatada Kenya ku cadaadinayaan dowladdooda inay wax ka badalaan hab dhaqanka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Tanzania. Dowladda Soomaaliya ayaa shuruud ku xertay duulimaadyada ganacsi ee jaadka ka yimaada Kenya in dowladda Kenya fuliso shuruudaha Dowladda Soomaaliya, taasoo ugu weyn tahay in ay joojiso duulimaadyada sii mara Wajeer ee lagu baaro muwaadiniinta Soomaaliya, canshuuro lagu soo rogay jaadka iyo in ganacsiga Soomaaliya loo ii geeyo Kenya, taasoo aysan weli dowladda Kenya aqbalin. Dhamaan arrimahaan ayaa waxaa ka dhashay culeysyo ganacsatada Kenya ay dowladda caro kala dul dhaceen, ilaa welina ma muqato xal arrimahaan loo lehay. The post Kenya oo dhaqaale xumo wajaheysa kadib xayiraad ay saareen Somalia iyo dal kale first appeared on Caasimada Online.
-
Kenya’s persistent trade tiffs with neighbours may be a result of dynamics beyond the region, which could require political solutions. Source: Hiiraan Online
-
Some Minnesota county Republicans are outraged at sugar PAC contributions to Rep. Ilhan Omar, D-Minn., and without evidence suggest a link to House Agriculture Committee Chairman, Rep. Collin Peterson, D-Minn., who is in a reelection campaign. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ku sugan Muqdisho ayaa ballan qaad u sameeyay Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Somalia, isagoo muujiyay inuu ku taageerayo wax waxwalb oo uu sharci u leeyahay. Kulank uu Khamiistii Deni la yeeshay xubnaha Aqalka Sare ayaa ayuu kala hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, wuxuuna soo jeediyay in wada hadal looga gudbi karo khilaafka iyo kala fakir duwanaanshaha hay’addaha dowladda. “Waxaana balan qaadeyaa in aan Aqalkaan garab u noqono wax walba oo uu sharci u leeyahayna aan gacan ku siino, waan dareemi karaa in marka xaalada siyaasadeed ay cakiran tahay in xadgudubyo sharci ay dhacaan, laakiin waxaan marna suurtagal ahayn, sharci siyaasiya looga heshiiyey, in dib looga noqdo, taasi waa adag tahay; kaasi wuxuu dhaacayaa wixii lasoo qabtay. Umaddi waxay kuwada joogtaa waa heshiis bulsho oo uu aas-aas u yahay dastuurka inta hadda noo taala,” ayuu carabka ku adkeeyay madaxweyne Deni. Wuxuu sheegay in maadaama Puntland 22-sano jirsaday in ay xil gaar ah iska saareyso ilaalinta sharciga wakiilna uga tahay cid kasta oo aan firaaqo u ahayn ilaalinta heshiisyadda. “Waa shaqo dheeri ah oo aysan gaar u lahayn, laakiin ay mudan tahay mar-xaladaan in ay qaado, maadaama state-yada kale ay inaga dambeeyeen culeyso badan ay haystaan oo dhinacii maamulka dhisidiisa ah, amnigii ka shaqeyntiisa ah. Marka hadii marar badan la arko Puntland oo intaas qodob dastuuri ah haysata ama ku andacooneysa ma ahan dastuurka iyo sharciga ay dadka ka xigto laakiin firaaqo iyo waqti baan u haynaa ugana fekerno ugana hadalno marka taas waxay noqoneysaa in aan wakiil uga nahay cid kasta oo Soomaaliyeed oo sharcigaas heshiis ka gashay oo aan markaas oo aan ka haansho u haynin,” ayuu yiri. Wuxuu Aqalka Sare ku bogaadiyey shaqada uu qabtay mudada kooban ee uu jiray, kana rajeeyay in ay sii laba jibaaraan, Puntland ayuu cod dheer ku qeexay in ay “waddo sax ah marin doonto wax kasta oo ay ka tabaneyso”. “Baarlamaanka waa xeer-dejin, laakiin haddana waa Hay’ad siyaasi ah oo la rabo in ay door ka qaadato maraaxisha siyaasiga ah ee dalka marayo,” ayuu xusay, isagoo kalsooni ka muujiyey in golaha qeyb ka noqdo xal u helida arrimaha siyaasadeed ee ku geedaaman doorashooyinka 2020-21. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa safarkiisa Muqdisho ee shirka madaxda dowladda kaga faa’iideysanaya arrimo masiiri ah, isagoo kulamo siyaasadeed ka wada caasimadda. The post Muxuu yahay ballan qaadka madaxweyne Saciid Deni u sameeyay Aqalka Sare? first appeared on Caasimada Online.
-
In the Horn of Africa, a recreational drug is facing mixed fortunes thanks to the pandemic. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Shacabka magaalada Muqdisho oo markii hore qabay dhibaatooyin ay ka dhaxleen kala xirnaanshaha magaalada, ayaa maalmahan dareemaya culeesyo kale oo amni iyo caburin dhanka dowladda ah, waxeyna arrintaas abuurtay in bulshada is abaabulaan. Shacabkaan oo la daala dhacayay daruufihii ka dhashay go’doonka ay ku jiraan ayaa hadda udul qaadan la’ amni darro xoog leh. “Habeen iyo maalin ayaa dadka la dhacayaa waxaana loogu galayaa guryaha, goobaha ganacsiga iyo waxbarashada, xitaa wadooyinka ayaa loo istaagaa mana jirto cid wax ka qabato” ayuu Xajai Cabdi Axmed mid ka mid ah odayaasha Muqdisho. Dhaca dadweynaha ayaa waxaa la sheegay in ay geysanayaan rag ku labisan dareeska ciidanka ammaanka Soomaaliya iyo kooxo burcad mana jirto cid wax ka qabatay arintaan. “Waxaan wadnaa abaabul oo ah inaan dhigno banaanbaxyo haddii aan wax ku weyno waxaan qaadan doonaa go’aan kale oo badbaado ah,” ayuu yiri Xaaji Cabdi. Dhaca ayaa kusoo badanaya degmooyinka ka baxsan aagga loo yaqaan xeendaabka dowladda, waxaana mid ka mid ah sababaha lagu sheegay xaaladda kala guurka siyaasadeed ee dalka uu galay, taasi oo mar kasta horseedda in amniga dayacmo. Dowladda ayaa dhowaan xoojisay amniyada suuqyada Bakaaraha iyo suuq Bacaad, oo xaaladdoodu soo hagaagtay hase yeeshee degmooyinka kale ee magaalada qaarkood ayaa xaaladdu kasii dareysa. The post Shacabka MUQDISHO oo qaati ka taagan xaalad kusii kordheysay maalmihii tegay first appeared on Caasimada Online.
-
Qasriga la garan la’yahay ciddii lahayd oo laga helay meel u dhow Masjidka Al-Aqsa Khubarada taariikhda qadiimiga ah ee Israa’iil waxay sheegeen in dhismahan uu yahay kii ugu quruxda badnaa ee ilaa hadda la helo The Israel Antiquities Authority said the capitals were the most beautiful and impressive yet found Khubarada baarta cilmiga la xidhiidha taariikhaha dadkii hore ee soo maray adduunka ayaa helay wax ay ku tilmaameen caddeyn muujineysa qasri “si qurux badan loo dhisay” oo lagu qiyaasayo in la isticmaali jiray xilligii boqortooyadii Yahuudda ee Biblical ay ka arrimineysay magaalada Qudus. Dhagaxyo aad loo xardhay oo ka mid ah haraadiga qasrigaas ayaa laga helay meel qiyaastii 3km (2 mayl) dhinaca koonfureed ka xigta xaafadda qadiimiga ah ee magaalada Qudus ee loo yaqaanno Old City. Khubarada ayaa sheegay in haraadiga dhismahan iyo caddeymaha muujinaya qasrigaas la aasay muddo 2,500 oo sano ah ka hor, sababta sidaas loo sameeyayna aan ilaa hadda la garaneynin. Qasrigan ayaa loo maleynayaa in la dhisay qiyaastii qarnigii 8-aad ama 7-aad ee dhalashada ciise ka hor. Qeybaha dhismaha ee laga helay goobta maanta loo yaqaanno xaafadda Bariga Talpiot, sidoo kalena loo yaqaanno Armon Hanatziv, waxaa la socda dhagaxyo wajahadda hore ee qasriga muujinaya iyo daaqado la wada xardhay. “Dhagaxyada uu ka sameysnaa qasriga ee la helay waxaa lagu aqoonsaday boqortooyadii ugu horreysay Yuhuudda ee jirtay muddadii u dhaxeysay [qarnigii 10th-6th ee taariikhda BC], waana dhismihii ugu quruxda badnaa ee ilaa hadda la helo,” ayaa lagu yidhi bayaan ay soo saartay Hay’adda baadhitaanka cilmiga taariikhda dadkii hore ee Israa’iil, oo magaceeda loo soo gaabiyo (IAA). Dhismahan waxaa la qiyaasayaa in la burburiyay xilligii uu socday howlgalkii milatari ee Babylonian, oo Qudus ka dhacay 586 BC Hay’adda IAA ayaa sheegtay in ay “aad ula yaabtay” in dhagaxyada qaarkood loo aasay si habeysan oo cajiib ah, oo midba midka kale dusha laga saaray”. “Hadda wali way adagtahay in la sheego cidda dhagaxyadan qarisay, marka loo eego qaabta loo helay, lama oga sababta loo xaseeyay,” ayuu yidhi Barfasoor Yaakov Billig, oo ah agaasimaha howlgalkan. “Laakiin wax shaki ah kuma jiro in arrintani ay tahay waxyaabaha mucjisada ah ee goobtan lagu arko, waana u raadin doonnaa xal lagu ogaado xaqiiqda jirta.” Ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Barfasoor Billig wuxuu sheegay in dhismahan weyn ay suurtagal tahay in la burburiyay intii uu socday howlgalkii milatari ee magaalada Qudus ka dhacay markii ay taariikhdu ku beegneyd 586 BC. Astaamaha dhagaxyada la helay ku xardhan waxay u egyihiin kuwa ku yaalla lacagta birta ah ee shekel Hay’adda IAA waxay shegtay in dadkii ku noolaan jiray qasrigan ay si fiican u daawan jireen meesha maanta loo yaqaanno Wadi Hilweh iyo waliba masjidka ay muslimiinta u yaqaannaan Xaram Al-Shariif, Yuhuudduna u yaqaannaan Macbadkooda. Dadkii halkaas dagganaa waxaa laga yaabaa inay ahaayeen mid ka mid ah boqorradii Judah ama qoys kale oo maalqabeenno ah, sida ay sheegtay Hay’adda IAA. Astaamaha ka muuqda dhagaxyada waxay aad ugu egyihiin astaanta lacagta ay maanta Israa’iil isticmaasho ee shekel, waliba birta shanta shekel. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta markale dalbatay dhaqaale cusub, kaasi oo kor loogu qaadayo horumarinta dhaqaalaha dalka iyo saameynta cudurka Coronavirus/Covid-19. Sii-hayaha xilka wasiirka maaliyada, Cabdiraxmaan Beyle ayaa maanta shir fogaan arag ah (Video Conference) la qaatay madaxda Bangiga horumarinta Islaamka, isagoona kala hadlay taageerada Bangigaasi uu siiyo dowladda federaalka. Beyle iyo madaxda Bangigaasi ayaa isla qaatay sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka iyo kaalinta uu Bangiga Islaamka uu ku leeyahay gacan qabashada Soomaaliya. Kulankaasi ayaa diirada lagu saaray sidii xiligan ay Soomaaliya dhaqaale cusub uga heli laheyd Bangiga horumarinta Islaamka, isla markaana la dar-dar geliyo arrimaha lagu taageerayo Bangiga. “Waxa aan maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka oo aan ka wada hadalnay sii xoojinta taageerada Bangiga uu siiyo Soomaaliya” ayuu ku yiri qoraal uu maanta baahiyay Wasiir Beyle. Ma aha markii u horeysay ee wasaarada maaliyadu ay dhaqaale ka dalbato bangiga Islaamka, iyada oo muddo ku siman bil iyo bar ka hor ay xukuumaddu Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka Dr. Bandar M.H. Hajjar ka dalbaday lacag lagu kabo miisaaniyada Soomaaliya. Sida ay ogaatay Caasimada Online, kulanka maanta ayaa daba socda midkii uu Beyle la yeeshay madaxweynaha Bangigaasi, kaasi oo looga wada-hadlay qaabka dowladda looga caawin karo hoos u dhaca dakhliga dalka iyo weliba saameynta dhaqaale ee Covid-19. Beyle ayaa xiligaasi Hajjar ka dalbaday inuu dowladda Soomaaliya ka caawiyo Bangigu sidii ay uga soo kaban laheyd saameynta dhaqaale ee cudurkaasi safmarka ah. The post DF Soomaaliya oo dhaqaale cusub dalbatay + Sababta first appeared on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa mudooyinkii u danbeeyay muuqatay khilaaf u dhaxeeyay golaha aqalka sare iyo kan hoose ee baarlamaanka federalka, kaasoo salka u hayay qodobo dastuuri ah. Afhayeenka Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka waramay ujeedada rasmiga ah ee khilaafka kala dhaxeeya golaha shacabka isagoona farta ku fiiqay qodob dastuuri ah. Cabdi Xaashi oo ka waramayay fadhigii shalay golaha joogtada ee Aqalka Sare la qaatay madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa sheegay in is-qabqabsigooda uu la xiriiro qodob dastuuri ah oo khuseeya meelmarinta sharciga lagu muransan yahay ee doorashooyinka. Guddoomiue Cabdi Xaashi ayaa Golaha Shacabka ku eedeeyay in uu doonayo inuu sku-koobida ansixinta sharciga doorashada, dhankoodana ay rabaan in ay kaalintooda qaataan. Dastuurka KMG ee Soomaaliya ayaa qeexaya in labada gole ee baarlamaanka federaalka ay wada ansixinayaan shuruucda doorashooyinka. “Qodobka 47 ee dastuurka oo oronaya doorashooyinka iyo Axsaabta diiwaan-gelintooda waxaa xeer kasoo saaraya Golaha Shacabka, xaq bey u yeelanayaan labada aqal; laakiin sharci kasta oo la sameeyo oo qabyo ah baarlamaaka ayaa ansixiya; baarlamaanka Soomaaliduna waa laba aqal,” ayuu yiri Cabdi Xaashi. Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa awoodii baarlamanka kusoo koobtay golaha shacabka ee uu Mursal hoggaamiyo, oo xulufo la ah madaxweyne Farmaajo. Aqalka Sare oo xubnahiisa ay soo doortaan dowladaha xubinta ka ah dowladda federaalka ayaa metela danaha maamul goboleedyada dalka, waxaana dastuurka caddeynayaan in kaalin uu ku leeyahay go’aanada masiiriga ah. The post AQALKA SARE oo kashifay sababta KHILAAFKA kala dhaxeeya golaha shacabka first appeared on Caasimada Online.
-
Jilib (Caasimada Online) – Warar ay Caasimada Online ka heshay saraakiisha militariga Soomaaliya ee gobalka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in habeen hore duqeymo culus ka dhaceen degmada Jilib ee gobalka Jubada Dhexe. Saraakiil ka tirsan kuwa ammaanka ayaa sheegay in la bar tilmaameestay sarkaal sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab, islamarkaana qaabilsanaa xogaha amniga dibadda. Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in ninkaan la dilay daqiiqado kadib isagoo ka soo baxay shir, waxaana sidoo kale khasaare soo gaareyn xubno kale oo la socday. Xubnahaan u hadlay ciidamada dowladda Soomaaliya ma aysan sheegin magaca sarkaalka la dilay, balse waxay sheegeen in ay wadaan baaritaano intaan ka badan islamarkaana ay shaacin doonaan. Todobaad ka hor ayey aheyd markii Al-Shabaab duqeyn looga dilay Cabduqaadir Kumaandoos oo ahaa tababare sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Duqeymaha dhanka cirka ah ee Al-Shabaab ka dhanka ah ayaa kordhay mudooyinkaan, waxeyna ku waayeen xubno iyo dagaalamayaal muhiim ah. The post Shabaab oo 10 maalmood gudahood 'laga dilay' laba sarkaal oo sare (Faahfaahin) first appeared on Caasimada Online.
-
International Criminal Court condemns US economic sanctions
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
PRESS RELEASE International Criminal Court condemns US economic sanctions These coercive acts, directed at an international judicial institution and its civil servants, are unprecedented and constitute serious attacks against the Court THE HAGUE, Netherlands, September 3, 2020/ — The International Criminal Court (“ICC” or “Court”) (http://www.ICC-cpi.int) condemns the economic sanctions imposed by the US earlier today on the Court’s Prosecutor and a member of her Office. The new measures, announced pursuant to the US Executive Order 13928 dated 11 June 2020, are another attempt to interfere with the Court’s judicial and prosecutorial independence and crucial work to address grave crimes of concern to the international community as mandated under the ICC Rome Statute. These coercive acts, directed at an international judicial institution and its civil servants, are unprecedented and constitute serious attacks against the Court, the Rome Statute system of international criminal justice, and the rule of law more generally. The Court continues to stand firmly by its personnel and its mission of fighting impunity for the world’s most serious crimes under international law, independently and impartially, in accordance with its mandate. In doing so, the Court benefits from the strong support and commitment of two thirds of the world’s States which are parties to the Rome Statute. Distributed by APO Group on behalf of International Criminal Court (ICC). Qaran News -
PRESS RELEASE African countries engaging in ground-breaking COVID-19 vaccine initiative All 54 countries on the continent have expressed interest in COVAX BRAZZAVILLE, Congo (Republic of the), September 3, 2020/ — While the race to find safe and effective COVID-19 vaccines continues, African countries are signing up to a ground-breaking initiative, which aims to secure at least 220 million doses of the vaccine for the continent, once licensed and approved. All 54 countries on the continent have expressed interest in COVAX, a global initiative which is co-led by the Coalition for Epidemic Preparedness Innovations (CEPI), Gavi, the Vaccine Alliance (Gavi) and the World Health Organization (WHO). The partners are working with governments and manufacturers to procure enough vaccine doses to protect the most vulnerable populations on the continent. Through the Gavi-coordinated COVAX Facility, the initiative seeks to ensure access for all: both higher and middle-income countries which will self-finance their own participation, and lower-middle income and low-income countries which will have their participation supported by the COVAX Advance Market Commitment (AMC). There are eight countries in Africa that have agreed to self-finance their vaccine doses through the COVAX Facility. This expression of interest will turn into binding commitments to join the initiative by 18 September, with upfront payments to follow no later than 9 October 2020. “Equatorial Guinea has signed up to COVAX as it’s the most effective way to ensure that our people can access COVID-19 vaccines,” said Hon Mitoha Ondo’O Ayekaba, Vice Minister for Health and Social Welfare, Equatorial Guinea. “We are concerned as some wealthier countries have made moves to secure their own interests. We believe that through this initiative we can access successfully tested vaccines in a timely manner and at lower cost.” In addition, 46 countries in Africa are eligible for support from the financing instrument, the COVAX AMC which has raised approximately US$ 700 million against an initial target of securing US$ 2 billion seed funding from high-income donor countries, as well as private sector and philanthropists by the end of 2020. “COVAX is a ground-breaking global initiative which will include African countries and ensure they are not left at the back of the queue for COVID-19 vaccines,” said Dr Matshidiso Moeti, WHO Regional Director for Africa. “By reaching beyond the continent to work together with other governments and manufacturers on a global scale and pooling buying power, countries can protect the people most vulnerable to the disease in Africa.” CEPI is leading COVAX vaccine research and aims to develop up to three safe and effective vaccines which will be made available to countries participating in the COVAX Facility. Nine candidate vaccines are currently being supported by CEPI; two are currently being tested in South Africa, in addition to other regions around the world. “It’s critical that countries in Africa participate in vaccine trials, in addition to the clinical trials taking place in other regions of the world,” said Dr Richard Hatchett, Chief Executive Officer, CEPI. “Testing vaccines on the continent ensures that sufficient data is generated on the safety and efficacy of the most promising vaccine candidates for the African population so they can be confidently rolled out in Africa once vaccines are approved. CEPI is investing in the research and development of a diverse range of vaccine candidates, with the aim of delivering safe and effective vaccines to those who need them most through COVAX.” Through COVAX, vaccines that have passed regulatory approval or WHO prequalification will be delivered equally to all participating countries, proportional to their populations. Health workers and other vulnerable populations will be prioritized and then vaccine availability will expand to cover additional priority populations in participating countries. African countries will need to have in place the right systems and infrastructure to define the regulatory and ethical pathways for a quick approval of a candidate vaccine. They will need to have logistics and supply chain systems which can reach not only the traditional target populations for routine immunizations and campaigns but be ready to vaccinate a much larger target population. “To roll out a vaccine effectively across countries in Africa, it is critical that communities are engaged and understand the need for vaccination,” said Dr Richard Mihigo, Programme Area Manager, Immunization and Vaccine Development, Programme Area Manager, Immunization and Vaccine Development, WHO Regional Office for Africa. “It is important to already start working with communities to prepare the way for one of the largest vaccination campaigns Africa has ever experienced.” Dr Mihigo, Dr Hatchett and Vice Minister Mitoha Ondo’O Ayekaba participated in a virtual press conference on COVID-19 vaccine access in Africa today facilitated by APO Group. Distributed by APO Group on behalf of WHO Regional Office for Africa. Please click the link below to access statements, audio-visual files as they become available: https://bit.ly/3gYKC2i Media Contacts Collins Boakye-Agyemang Communications Officer Email: boakyeagyemangc@who.int Tel: + 242 06 614 24 01 Saya Oka Communications Manager WHO Regional Office for Africa Email: okas@who.int Tel: +242 065 081 009 CEPI Press Office Phone: +44 7387 055214 Email: press@cepi.net About CEPI: CEPI (https://CEPI.net) is an innovative partnership between public, private, philanthropic, and civil organisations, launched at Davos in 2017, to develop vaccines to stop future epidemics. CEPI has moved with great urgency and in coordination with WHO in response to the emergence of COVID-19. CEPI has initiated nine partnerships to develop vaccines against the novel coronavirus. The programmes are leveraging rapid response platforms already supported by CEPI as well as new partnerships. Before the emergence of COVID-19, CEPI’s priority diseases included Ebola virus, Lassa virus, Middle East Respiratory Syndrome coronavirus, Nipah virus, Rift Valley Fever and Chikungunya virus. CEPI also invested in platform technologies that can be used for rapid vaccine and immunoprophylactic development against unknown pathogens (Disease X). About WHO Regional Office for Africa: The World Health Organization contributes (www.Afro.WHO.int) to a better future for people everywhere. Good health lays the foundation for vibrant and productive communities, stronger economies, safer nations and a better world. As the lead health authority within the United Nations system, our work touches people’s lives around the world every day. In Africa, WHO serves 47 Member States and works with development partners to improve the health and well-being of all people living here. The WHO Regional Office for Africa is located in Brazzaville, Congo. Learn more at www.afro.who.int and follow us on Twitter (https://bit.ly/2ETNvVg), Facebook (https://bit.ly/34Z9yEE) and YouTube (https://bit.ly/2YZqabl). SOURCE WHO Regional Office for Africa Qaran News