Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,703
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa Arbacadii Shalay oo ku beegnayd 2 September 2020, waxay xorriyadooda u celisay lix nin oo ku eedaysnaa Kiis Kufsi iyo dil ah, kaas oo sannadkii hore ka dhacay magaalada Garoowe. Maxkamadda oo fadhiyo kala duwan ka yeelatay, dhegaysiga gar-maqalka Kiiska marxuumad, Hodon Axmed Maxamed Shanlayste, oo 10-kii April 2019 kufsi iyo dil loogu gaystay Garoowe, ayaa ugu dambayntii sii daysay lix kamid ah, todoba nin oo u xirnaa Kiiska, kuwaas oo sida maxkamaddu sheegtay wax dambi ah lagu waayay. Garsoorayaasha maxkamaddu, waxay sheegeen in baaritaanno kala duwan oo lagu sameeyay todobada eedaysan, islamarkaana loo adeegsaday Shaybaarka dambiyada DNA-da ee loo yaqaan Forensic Lab, ay soo saareen natiijooyin isku mid ah oo caddaynaya in aysan dambigaasi gelin. Sidoo kale, maxkamadu waxay dhaar marisay lixda nin ee xorriyadooda loo celiyay, halka ninka todobaad oo hadalo is-burinaya ku hadlay, ay maxkamaddu kiiskiisa dib u dhigtay, si loogu sameeyay baaritaan dhanka caafimaadka maskaxda ah. PUNTLAND POST The post Garoowe: lix nin oo ku eedaysnaa Kiiskii Hodon Shanlaysto oo dambi lagu waayay appeared first on Puntland Post.
  2. Wararka ka imaanaya Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal oo ku yaalla Galbeedka Somaliland ayaa ku warramaya in Xalay halkaasi laga maqlay qaraxyo is xigay kuwaas oo lala beegsaday Xarun dowladeed. Weerar Bambaanooyin ah ayaa la sheegay in Xalay lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ay ku leedahay gudaha Degmada Boorame sida laga soo xigtay Dadka Degaankaas. Weerarka waxa la xaqiijiyay in uu ku dhaawacmay mid kamid ah Ilaalada Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Somaliland islamarkaana burbur xooggan uu gaarsiiyay qayba kamid ah dhismaha Wasaaradda. Sidoo kale baabuur taallay gudaha Wasaaradda ayaa sida la sheegayo waxyeello ka soo gaartay bambaanooyinka lagu tuuray Xarunta Wasaaradda kuwaas oo aan weli la aqoonsan cidda ka dambaysay. PUNTLAND POST The post Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ee Boorame oo bambaanooyin lagu weeraray appeared first on Puntland Post.
  3. (SLT-Hargeysa)-Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in baadhitaano la sameeyay saddexdii maalmood ee u danbeeyay dalka laga helay in la helay kiisas cusub oo caabuqa Coronvirus ah. Kadib markii baadhitaanno lagu sameeyay dad gaadhaya 400 boqol (afar boqol) oo qof, kuwaasoo laga baadhay xanuunka Covid-19. Iyadoo laba qof oo ka mida dadka la baadhay laga helay xanuunkaasi. Sidaasinawaxaa sheegay madaxa xidhiidhka dadweynaha ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Xuseen Maxamed Yuusuf, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal oo uu safar shaqo ku joogo. Waxaanu yidhi, “Saddexdii maalmood ee u danbeeyay waxaa cudurka Coronavirus laga baadhay, dad tirradoodu gaadhayso 353 qof. Laba qof oo keliya ayaana laga helay. Labadaa qof na magaaladda Hargaysa ayay degan yihiin. Waana laba qof Ragg ah. Waana muwaadiniin reer Somaliland ah. Labadaa qof da’doodu mid waa 20 ilaa 29 jir. Midka kale-na da’adiisu waa 40 ilaa 49 jir. Wax dhimasho ahi mudadaa ma jirin”. Xuseen Maxamed Yuusuf, waxa kaloo uu ka warbixiyay guud ahaanba tirrada dadka laga baadhay caabuqa Coronavirus, tirrada laga helay iyo inta u dhimatay tan iyo intii la shaaciyay in uu Somaliland ka jira xanuunkaasi. “Hadaba tiradda guud ee cudurka laga shay-baadhay mudadii uu jiray waa 7359 qof. Tiradaa la baadhay, waxa cudurka laga helay, 895 qof. Xagga dhimashadda, isu-gaynta tiradda intii xanuunku jiray, dadka u dhintay waa 30 qof. Waa inta la xaqiijiyay in ay u dhinteen Coronavirus. Tirradda guud ee inta xanuunka Covid-19 ka bogsatay, ee la og yahay-na waa 889 qof” ayuu yidhi Xuseen Maxamed Yuusuf. Geesta kale Xuseen Maxamed Yuusuf, ayaa ku baaqay in maadaama oo weli xanuunkaasi uu dalka ka jiro in loo baahan yahay in halkii laga sii waddo wacyigelintiisii. Isagoo arrimahaas ka hadlayayna waxa uu yidhi, “Maadaama oo weli xanuunkii dadka ku dhex jiro, cudur si fudud la isku qaadsiinayo-na uu yahay, in wacygelintii halkeedii laga wado. Dadku-na ay ku dhaqmaan”. Source
  4. Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay cunaqabateyn kusoo rogtay saraakiil sar sare oo ka tirsan maxkamadda dambiyada dagaalka caalamiga ah ee ICC, kuwaasoo ay ku jirto dacwad oogaha guud ee maxkamaddaas, Fatou Bensouda. Xog-haya Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Mike Pompeo, ayaa maxkamadda ku eedeeyay “inay si sharci-darro ah iskugu dayeyso inay u maxkamadeyso muwaadiniin Mareykan ah”. ICC, oo uu fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Netherlands ayaa hadda baadhitaan ku wadda arrimo la xidhiidha in ciidamada Mareykanka ay dambiyo dagaal ka geysteen gudaha dalka Afghanistan. Xukuumadda Washington ayaase maxkamaddan dhaliilayay in tan iyo markii la aasaasay ay, wuxuuna ka mid yahay dhowr iyo toban waddan oo aan saxeexin heshiiskii caalamiga ahaa ee lagu hirgaliyay maxkamaddan. Qaramada Midoobay ayaa maxkamadda ICC abuurtay sanadkii 2002-dii, waxaana tan iyo markaas ay caddaaladda horgeysay dad badan oo mas’uul ka ahaa xasuuqyo, tacaddiyo ka dhan ah bani’aadannimada iyo dambiyo dagaal. Waxay ICC-du faragalin sameysaa marka ay waddamadu awood u yeelan waayaan ama diidaan maxkamadeynta dadka lagu eedeynayo dambiyada dagaalka. Heshiiska lagu hirgaliyay amxkamaddan waxaa hoosta ka xariiqay 123 waddan, oo ay ku jirto UK. Laakiin Mareykanka iyo dalal kale oo ay ka mid yihiin Shiinaha, Hindiya iyo Ruushka ayaa ku gacan seydhay. Waddamo ka tirsan qaaradda Afrika ayaa iyana maxkamaddan ku eedeeyay inay si gaar ah diiradda u saarto dadka reer Afrika oo kaliya. Horaantii sanadkii lasoo dhaafay, ayuu Mareykanka dal ku galka kala noqday Fatou Bensouda. Maxay tahay cunaqabateyntu? Madaxweyne Donald Trump ayaa wareegto soo saaray bishii June, taasoo oggolaaneysa in Mareykanku uu xayiraad kusoo rogi karo hantida shaqaalaha maxkamadda ICC iyo in laga hor istaagi karo soo galitaankooda dalka Mareykanka. Mr Pompeo, oo maanta warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in Ms Bensouda iyo Phakiso Mochochoko, oo isagana madax ka ah waaxda amarrada dhinaca xukunka ee maxkamadda labadoodaba lagu cunaqabateeyay amarka kasoo baxay madaxweynaha. Isagoo maxkamadda ku tilmaamay “mid burburtay oo uu musuqmaasuq hadheeyay”, ayuu Pompeo ka digay in shakhsiyaadka kale ee “taageerada u muujiya ay iyaguna waajihi doonaan cunaqabateyno”. Markii uu madaxweyne Trump wareegtada soo saaray, maamulka maxkamadda caalamiga ah waxay ku tilmaameen tallaabo kale “oo halis ah”, oo ka dhan ah maxkamadda. Maxay baadheysaa ICC? Maxkamadda Dambiyada caalamiga ah ayaa billowday baadhitaan ku aaddan eedeymo muujinaya in milatariga Mareykanka iyo kuwa ay xulafada yihiin ay xad-gudubyo ka geysteen dalka Afghanistan, horaantii sannadkan. Sida lagu xusay hannaanka sharciga ee ICC, maxkamaddu waxay amar kusoo saari kartaa in lasoo xidho ama loo yeesho eedeysaneyaasha, islamarka lasoo afjaro caddeymaha loo raadinayo eedeymahaas. Markaas kaddib waxay garsooreyaashu go’aan ka gaadhi doonaan in caddeymaha la helay ay ku filan yihiin in dacwad la furo. Source
  5. Xoghaya arimaha dibadda UK Demonic Raab ayaa ku dhawaaqay 119 Malyan oo ah lacagta UK, taas oo u dhigata 158 Malyuun dolar oo loogu talo galay la dagaallanka karoona iyo gaajada wadamada soo koraya. Mr Demonic Raab ayaa tilmaamay in lacagtan ay tahay mid loogu talo galay wadamada Soomaaliya,Yemen, DRC Congo, South Sudan iyo Central African Republic. View the full article
  6. (SLT-Delhi)-Bogga Internet-ka ee Twitter ee Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa la jabsaday, sida ay xaqiijisay shirkadda. Qoraallo is xig xigay oo lagu soo qoray boggiisa ayaa dadka ku xidhan halkaas lagaga codsanayay inay ka qeyb qaataan barnaamij gargaar ah. Shirkaddu waxay sheegtay inay ka war heshay dhaqdhaqaaqa ka socday halkaas isla markaana ay qaaday tallaabooyin lagu dhowrayo amniga barta Ra’iisul wasaraaha ee Twitter. Waxay arrintani kamid tahay dhacdooyinkii ugu dambeysay ee ku saabsan dhaca xogta shakhsiyaadka caanka ah, bishii July ayay aheyd markii la jabsaday bogga Twitter uu ku leeyahay musharraxa xisbiga dimuqraadiga ee Mareykanka Joe Biden. “Waxaan si xooggan u baadheynaa xaaladda, haatan kama war heyno bogag kale oo sameyn ku yeelatay falalkaas,” waxaa sidaas yidhi afhayeen u hadlay shirkadda Twitter oo la hadlayay BBC-da. Shirkaddu waxay meesha ka saartay qoraallada marin habaabinta ah ee looga codsanayay dadka ku xidhan bogga Narendra Modi inay ka qeyb qaataan barnaamij gargaar qaran ah iyago adeegsanayo barnaamijka la yidhaahdo Bitcoin ee lacagaha lagu shubto. Source
  7. China pursuit to derail Taiwan diplomatic relations with Somaliland China echoed the current administration in Somalia, led by President Mohamed Abdullahi Farmajo, in its strong opposition to Taiwan’s diplomatic ties with Somaliland. Nevertheless, China’s ambassador to Somalia visited Somaliland in August for the third time in the past year to offer Somaliland President Muse Bihi Abdi development packages, including road and airport construction, provided he cut ties with Taiwan and adopt the One-China policy. President Bihi rejected the offer and turned China’s own rhetoric against it, saying, “Somaliland is ready to nurture friendly and cooperative relations with all countries based on the five principles of ‘peaceful co-existence,’” a reference to the doctrine that has guided China’s foreign policy since the 1955 Asian-African Conference in Bandung. President Bihi’s defiance prompted Chinese Minister of Foreign Affairs Wang Yi to dispatch a high-level delegation to Somaliland for a second round of talks. However, this time, surprisingly, the delegates dropped their demand for the One-China policy, and instead both countries discussed strengthening trade and social cooperation. China may not have achieved its primary goal in this visit, but it has helped to establish new, unofficial relations with the Somaliland government that it can build on in seeking to lure Hargeisa away from Taiwan in the long term, as it has done elsewhere across Africa. Maritime trade and a potential Gulf of Aden alliance China sees the diplomatic relationship between Somaliland and Taiwan as a threat to its Silk Road Maritime project in the Horn of Africa. The Gulf of Aden (also known as the Gulf of Berbera), which borders Somaliland to north, is of vital strategic importance to the Chinese and world economies because vessels from Asia must pass through it to reach the Suez Canal. China thus has a long-term interest in securing the maritime lanes used for trade, logistics, and naval forces in those waterways. China’s activities in the Gulf of Aden have caused tension between Beijing and Somaliland. Illegal, unreported, and unregulated fishing in the Gulf had already damaged Somaliland’s marine ecosystems and fisheries after the Somalia government granted 31 fishing licenses to China in late 2018. The agreement does not feature any monitoring plan and was finalized without consultation with the Somaliland government, which patrols the waters of the Gulf. Somaliland, concerned by the Chinese incursion, may seek Taiwan’s assistance to build a navy capable of protecting its territorial waters against the negative environmental and economic impacts of illegal fishing and toxic waste dumping. The Gulf of Aden is a key transit route for global maritime trade and is especially important for food and energy security, but it faces a recurring threat from piracy. This has prompted the Chinese Navy to escort more than 6,600 vessels in the region since 2008, and in 2017 Beijing established a military base in Djibouti. There are growing concerns about the Chinese presence in the Gulf of Aden and the Red Sea, both within the region as well as in Washington. To counterbalance China, the nations of Somaliland, Taiwan, the United Arab Emirates (UAE), and perhaps India or Japan could form a regional alliance to escort and refuel vessels; combat terrorism, piracy, and illegal fishing; protect the maritime ecosystem; and provide humanitarian and disaster relief. Beyond Taiwan-Somaliland diplomatic relations In May 2018, the Kingdom of Eswatini (previously known as the Kingdom of Swaziland) became the only country in Africa that still maintains diplomatic relations with Taiwan after Burkina Faso ended a 24-year diplomatic relationship with Taiwan in favor of ties with the PRC. Burkina Faso’s switch angered Taiwanese President Tsai Ing-wen, who strongly condemned China for using dollar diplomacy to lure away her nation’s partners. President Tsai, who won re-election by a wide margin in January, opposes unification with China and, unlike her predecessor, rejects the 1992 consensus that says that Taiwan and China are part of “one China.” During her inauguration, President Tsai promised the citizens of Taiwan that her government would leverage abroad its strength in digital technology and cybersecurity, and participate actively in the international arena. She also expressed her “hope that Taiwan can play a more active role in the peace, stability and prosperity of the Indo-Pacific region.” President Tsai has introduced the “New Southbound” policy to expand Taiwanese regional integration and to strengthen relations with the 10 member states of the Association of Southeast Asian Nations by leveraging Taiwan’s cultural, educational, agricultural, technological, and economic assets. Farther afield in Somaliland, Tsai hopes to implement a similar strategy of cooperation in agriculture, education, energy, fisheries, health, IT, and mining. Establishing relations with Somaliland was her first diplomatic win against China in the Horn of Africa and she hopes to capitalize on it. Although Somaliland is not internationally recognized, it has more to offer than Taiwan’s other African partner, landlocked Eswatini, which largely depends on South Africa for trade (81.4 percent of imports and 67 percent of exports, as of 2016). In contrast, Somaliland is strategically located on the most valuable piece of real estate in the Horn of Africa, the Gulf of Aden, through which pass 10 percent of global maritime trade (worth $750 billion) and around 30 percent of Europe’s oil. This is why the Emirati port operator DP World, in partnership with Somaliland and Ethiopia, took a 51 percent stake in a $422 million, 30-year concession agreement that seeks to develop the Port of Berbera into a major hub for commercial trade between Gulf region and the Horn of Africa. DP World had previously gotten burned in a 2004 deal with Djibouti to “design, build, and manage” the Doraleh Container Terminal. A mere two years after the ink dried, Djiboutian officials sought to renegotiate the terms before, in 2014, selling a significant equity stake to CMP, a Chinese state-owned conglomerate. In 2018, Djibouti rescinded its contract with DP World and seized the port’s assets. Djiboutian public debt, according to the IMF, equals 104 percent of GDP and 77 percent of it is held by Chinese financiers, so the sale to CMP was largely interpreted as a debt-equity swap, similar to the one that granted China a 99-year lease on Sri Lanka’s Hambantota Port. Djibouti’s penchant for placing Chinese interests over those of its other partners drove the UAE and Ethiopia to invest in alternative infrastructure in Somaliland. As it develops, Somaliland is bound to attract maritime actors wishing to circumnavigate a Chinese sphere of influence in the Horn of Africa. This presents a huge opportunity for Taiwan to recreate a version of its own “Economic Miracle” in Somaliland. In so doing, it can counter China’s significant commercial and military presence in Djibouti. And Taiwan will not be the sole beneficiary. So, what are the lessons Africa could learn from Taiwan through Somaliland to achieve robust industrialization and economic growth? Three keys to Taiwan’s success and how to adapt them for Somaliland Taiwan-Somaliland relations are unique because of the many parallels between the two countries: Both are de facto autonomous but internationally unrecognized states that have experienced decades-long diplomatic aggression from larger neighboring states (Somalia and China respectively), yet both, through their grit and resilience, have thrived — achieving freedom, democracy, peace, and prosperity. To solidify their relationship and maneuver geopolitical and geo-economical challenges in the Horn of Africa, the two nations must work together to seed in Somaliland a “Taiwan Economic Miracle” that cultivates both domestic growth and strong regional integration. Success in this venture could make African leaders think twice before adhering to a One-China policy that delivers their nations into the hands of an extractive economy reminiscent of the colonial era. There are alternative models for partnerships between Africa and the rest of the world. It is important to note, for example, that the “Taiwan Economic Miracle” would not have been possible without the U.S. government’s help, and Taiwan can play an analogous patronage role in Africa. Three developments, each fostered by the U.S., were crucial to Taiwan’s success and can be adapted for Somaliland. 1) Promoting import substitution by investing in physical and human infrastructure. Taiwan has invested heavily in education, building technical training schools to develop a skilled workforce that can locally produce products once imported from China. Somaliland can build similar institutions to supplement and feed into its universities in Hargeisa. A student exchange program with Taiwan could provide more than 100 scholarships for Somalilanders to study in Taiwanese universities, which would boost the proportion of Africans among the foreign university student population in Taiwan from the dismal current rate of 1.5 percent (as opposed to 38 percent from mainland China). There is certainly no shortage of talented students. Abaarso, a science and technology secondary school in Hargeisa, alone has graduated over 80 students who have gone on to pursue university abroad, including at Ivy League universities. Also, Taiwan could collaborate with USAID and the recently created U.S. International Development Finance Corporation, which partner with both the private sector and governments. Somaliland could similarly avail itself of private-public partnerships to finance industry and productive infrastructure. Investment could contribute to electricity generation, light manufacturing, and highway construction with the goal of improving value and supply chains, substituting imports, and boosting net domestic capital formation in productive sectors (livestock, agriculture, fisheries, etc.). 2) Introducing export-driven industrial development by establishing an export processing zone in Berbera, next to the expanded port currently managed by DP World. This will attract Taiwanese companies to set up export-driven industries that produce high-demand products for East Africa and Gulf countries (e.g. solar energy panels and electronics). These could compete against Chinese imports, create local jobs, and result in the transfer of technology to locals, thereby helping them to become self-reliant. Finally, by building high-tech abattoirs and processing plants for meat exportation throughout East Africa, Taiwan could transform the livestock industry in Somaliland, which is the country’s most important source of export revenue. At various points throughout the 21st century, the industry has fallen victim to draconian restrictions from Gulf countries that were encouraged by the Somali government as part of its economic campaign against Somaliland. The industry has proved resilient, and in 2014, 3.4 million of 5 million heads of livestock exported from Somalia/Somaliland passed through the Port of Berbera. This number is likely to increase if expanded infrastructure can boost the port’s existing capacity to hold 1 million animals in quarantine at any given time. To give a sense of the industry’s room for growth, demand for meat in neighboring Ethiopia is expected to increase from 4.6 billion metric tons in 2016 to 11.1 billion metric tons in 2030. In addition, livestock can also be a source of value beyond just meat by converting their waste into bioenergy, hides into leather products, and bones into beauty and hygiene products. 3) Developing computer-centered high-tech industries. Despite Taiwan’s continued dominance in chip manufacturing and the information and communications technology (ICT) sector, profit margins have diminished due to Chinese government subsidies and cheap labor. Somaliland’s reserve of unemployed youth (many of whom, tragically, die in the deserts of Libya while migrating to the EU) and abundant empty land could be assets for setting up factories to produce smartphones that fit local needs and can compete against China’s affordable smartphones in the African market. Diplomatic relations between Taiwan and Somaliland mark a watershed, not only for the Horn of Africa, but also for the globe: an African lion cub and Asian tiger rebuffed intimidation from the Chinese dragon. If the “Taiwan Economic Miracle” proves adaptable to Africa, other countries on the continent may draw closer to the Republic of China. African countries must make diplomatic decisions based on economic calculations. Currently, they are stuck between a West that is investing less and less in Africa — the U.S. is a case in point — and a resurgent China willing to open its checkbook to those who accept the One-China policy and its other conditions. But China is an unforgiving creditor; it has refused to provide any debt forgiveness to African countries for fear that improved debt-to-GDP ratios would give them access to credit markets beyond China, threatening Beijing’s extraction economy in Africa. Perhaps it is time for the U.N., U.S., and EU to abandon fruitless Somalia-Somaliland talks as we are past the point of reunification. Somaliland is ready to choose international partners that suit its own needs. Europe must rethink its approach not just toward Somaliland, but all of the Horn of Africa, as it has up until now supported a regional economic integration policy that has only produced more conflict and exacerbated the refugee crisis in Ethiopia. The international community should do what is right by Somaliland and by the region, which is to support the Somaliland-Taiwan partnership. Guled Ahmed is a Non-Resident Scholar with MEI, a renewable energy and water infrastructure expert, and an entrepreneur. The views expressed in this piece are his own. Qaran News
  8. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/09/Warka-Subax-03092020.mp3 View the full article
  9. Muqdisho (Caasimadda Online) – Kadib munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaa mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee daga gobollada dalka nabadoon ugu dooratay Dhubbad Maxamed Jimcaale. Qeybaha dhaqanka, culimada, waxgaradka, duqeyda iyo dhalinyarada ayaa u dhamaan madasha lagu caleemasaraayay Nabadoon Dhubbad Maxamed Jimcaale oo ka mid noqonaya nabadoonnada beelaha Soomaaliyeed. Dadkii kasoo qeybgalay munsaabadda ee hadalka laga siiyay waxey nabadoonka ugu hambalyeeyeen caleema-saarkiisa, waxeyna sidoo kale carabka ku dhufteen inuu yahay qofka ugu mudan ee matali kara beesha. Nabadoon Dhubbad Maxamed Jimcaale oo munaasabadda hadal jeedinteeda soo xiray ayaa qof walba uga mahad celiyay dadaalka ay u galeen caleema-saarkiisa, wuxuuna qof walba ka codsaday inuu kala shaqeeyo hawlaha lagama-maarmaanka. Nabadoonka wuxuu sidoo kale ka codsaday bulshadiisa iney ugu duceeyaan, cadaalad, midnimo, sinaan iyo alle ka cabsi, wuxuuna ballan qaaday inuu ka shaqeyn doono midnimada beesha. The post Nabadoon lagu caleema saaray magaalada Muqdisho. first appeared on Caasimada Online.
  10. World leaders are demanding answers from the Kremlin after toxicological examinations indicated that the Russian opposition leader Alexei Navalny was poisoned with a nerve agent from the novichok family. Source: Hiiraan Online
  11. The Trump Administration has leveled sanctions against the International Criminal Court's chief prosecutor, who is investigating allegations that U.S. troops committed war crimes in Afghanistan. Source: Hiiraan Online
  12. Football has never been just a hobby for Jawahir Roble; it’s her passion.Born in Somalia, the 25-year-old grew up playing football with friends. They would spend almost every waking minute kicking a ball around the beaches until their parents called them in for dinner. Source: Hiiraan Online
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Shirkii lagu waday inuu xalay Muqdisho uga furmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa baaqday kadib shuruud lama filaan ah oo ka timid madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe. “Axmed Madoobe wuxuu ku dheggan yahay ciidamada dowladda laga soo saaro Gedo,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan Villa Somalia oo la hadlay Caasimada Online. Axmed Madoobe ayaa dalbaday in ciidamada dowladda federaalka laga soo saaro gobolka Gedo ee Jubaland, taasi oo noqotay arrin lama filaan ah, sababtoo ah waxaa la rumeysnaa in arrimaha laga heshiinayo ay ku saleysan yihiin oo kaliya doorashada. Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa markii lagu casuumay shirka Muqdisho wax shuruud ah ku xirin imaatinkiisa. Haddaba muxuu shuruuddan ula sugay imaatinkiisa Muqdisho? Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in sababta Axmed Madoobe dalabkan ugu soo beegay imaatinkiisa Muqdisho ay tahay inuu ka faa’iideysto beesha caalamka oo kaalin weyn ku leh imaatinkiisa Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu rumeysan yahay in beesha caalamka ay ka go’an tahay in heshiis lagu gaaro Muqdisho, sidaas darteedna uu rumeysan yahay inay arrinta Gedo ku cadaadin karaan madaxweyne Farmaajo. Waxaa sidoo kale jirta in shirkii Dhuusamareeb 2 ay Axmed Madoobe iyo Farmaajo isku afgarteen in ciidamada dowladda laga saaro gobolka Gedo, taasi oo madaxweynaha Jubaland uu ku adkeynsayao in laga dhabeeyo. Axmed Madoobe ayaa shalay galab waxaa la kulmay agaasimaha NISA Fahad Yaasiin, waxaana la sheegay inuu isku dayey inuu ku qanciyo inuusan baajin kulankii xalay qorsheysnaa taasi oo Axmed Madoobe uu ku gacan seeray. Ma cadda sida ay xaaladda ku dambeyn doonto, waana adkaan doontaa in dowladda ay si deg deg ah kusoo saarto ciidamadii ay gaysay Gedo oo aad u tiro badan. The post Sababta Axmed Madoobe uu shuruudda Gedo ugu soo beegay imaatinkiisa Xamar first appeared on Caasimada Online.
  14. Communities of color are particularly at risk. The effort to reach them includes free testing, informal chats at the laundromat, broadcasts—and a lot more. Source: Hiiraan Online
  15. UN Agency to air more than 30 episodes on good agricultural practices, livestock, nutrition and fishery Source: Hiiraan Online
  16. A federal appeals court ruled Wednesday that a controversial government surveillance program that had collected millions of Americans’ phone records violated the law — and that claims made by FBI and other national security officials in defense of the program were not accurate. Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Wakiilka xogahayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa shaaca ka qaaday in QM ay dhowaan qabaneyso shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya. “Bahda QM ee ku sugan Soomaaliya waxay qabanaysaa wadahadal khadka internetka – oo si toos ah looga soo tebinayo https://www.facebook.com/UNSOMALIA 6-da Sebtembar – oo lala yeelanayo xubno ka tirsan Guddiga La-talinta Dhallinyarada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si loo dedejiyo dooda aragtiyona looga helo Soomaalida,” ayuu yiri James Swan “Jawaabihiinu waxay gacan ka geysan doonaan in la wargeliyo arrimaha mudnaanta leh ee adduunka, hadda iyo mustaqbalkaba.” “Wadahadalkani waa mid si gaar ah waqtigiisa ku yimid waana mid habboon iyadoo Dowladda Federaalka iyo bahda QM ee Soomaaliya ay qeexayaan arrimaha hortabinta u leh howlaha hay’adda adduunka ee dalka shanta sanno ee soo socota iyadoo qayb ka ah Hanaankeena Iskaashi ee 2021-2025. Tani waxay suurtagelinaysaa in aragtiyada Soomaalida lagu biiriyo hababka caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah ee Qaramada Midoobay.” Swan ayaa sheegay in jawaab-celinta sahanka ka soo baxda adduunka oo dhan, oo Soomaaliy ay ku jirto, loo soo bandhigi doonaa madaxda adduunka iyo saraakiisha sarsare ee Qaramada Midoobay. Waxaan ku dhiirigelinaynaa dhammaan dadka Soomaaliyeed inay codkooda ku biiriyaan wada-hadalkan muhiimka ah ee saameyn doona Soomaaliya iyo dunida inteeda kaleba sannadaha soo socda. The post James Swan oo shaaciyey in Qaramada Midoobe ay shir u qabaneyso Soomaalida first appeared on Caasimada Online.
  18. President Farmajo’s meeting with Dani & Ahmed Madobe canceled (Reason) The meeting that was expected to open tonight at Villa Somalia between President Farmajo and the heads of state of Puntland and Jubbaland has been postponed, according to reliable sources close to the Somali presidency. The conference will also discuss how to complete looga Agreement Central 3, and discipline to participate in the election would be agreed. The source added that the reason for calling the conference was a condition from the President of Jubbaland that the Federal Government withdraw its troops from Gedo region. The Somali presidency announced this afternoon that the conference will open tonight, but that has not yet happened, and lower-level meetings are underway to resolve Jubbaland concerns. Meanwhile, the President of Jubbaland and NISA Commander Fahad Yassin held an hour-long meeting in Mogadishu, with the issue of Gedo region among the issues discussed, and no details were released on the outcome of the meeting. Qaran News
  19. Hargeysa (Caasimada Online) – Faah faahino dheeri ah ayaa waxaa laga helayaa weerar loo adeegsaday bamgacmeed oo xalay lagu qaaday xarun wasaaradda maaliyadda Somaliland ay ku leedahay gudaha magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Wararka ayaa sheegaya in khasaare kala duwan oo isugu jira dhaawac iyo burbur hantiyeed uu geystay weerarkaasi, islamarkaana ay baxsadeen kooxihii fuliyey. Ugu yaraan hal ayaa ku dhaawacmay, kaas oo ahaa shaqaale ka tirsan wasaaradda oo xilliga uu weerarka dhacayey ku sugnaa xarunta, sidoo kale waxaa uu burbur xoogan soo gaarauy dhismaha darbiga ee qaraxa lagu dhuftay ee gawaari tiilay halkaasi. Dhinaca kae Cabdirashiid Cabdi Jaamac oo ah guddoomiyaha garabka dhalinyarada Xisbiga Waddani oo degan xaafadda uu weerarku ka dhacay ayaa ka warbixiyey qaraxaasi, wuxuuna sheegay in mar qura ay maqleen jugta bamka, abaare 11:50 Habeenimo. “Abaaro 11:50 Habeenimo waxa aan maqalnay dhawaq xoog wayn iyo quruurux jiingada guriga noogu soo daatay. ka dib waxa isku soo baxay dadkii jaarka ahaa, waxa la iswaydiiyay waxa uu ahaa iyo halkuu ka dhacay. Ka dib waxa aan la hadlay ilaalada Wasaarada Maaliyada oo aanu isku dhagsan nahay, waxayna ii sheegeen in bam ku soo dhex dhacay daarada wasaarada maaliyada, isla markaana gawarida dhextaala Xarunta muraayada qaarkood ka jabiyay ayuu yiri” Cabdi Rashiid Jaamac. Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada Somaliland oo ku aadan weerarkaasi, balse xaaladda saaka ah mid aad u degan. Inta badan waxaa gobollada qaar ee Somaliland weeraro ka fuliyo jabhado hubeysan oo si ka soo horjeeda maamulkaasi, balse illaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay qaraxaasi. The post Xarunta W/Maaliyadda Somaliland ee Boorama oo qarax lagu weeraray first appeared on Caasimada Online.
  20. The Acting Deputy Representative of the United States to the United Nations, Ambassador Cherith Norman Chalet, said her country had spent nearly $3.5 billion to restore Somalia’s security over the past two decades, without achieving any results. Source: Hiiraan Online
  21. Waxaa lagu waday in ay caawa kulmaan Madaxweynayaasha 3 da ah ee Farmaajo, Deni iyo Sayidka, Balse kulankaas wuu baaqday. silo wareedyo ka agdhow Shirka [...] The post Shirkii Muqdisho oo dib loo dhigay, Sababtoo ah…. appeared first on . Source
  22. Mogadishu (PP News Desk) — The US Embassy in Mogadishu urged Somali leaders to finalise Dhuusamareeb III through a spirit of compromise. Presidents of Puntland and Jubaland, who are visiting Mogadishu, met US Ambassador Donald Yamamoto in Mogadishu to present a joint stance on Dhuusamareeb III that the Said Abdullahi Deni and Ahmed Mohammed Islam had boycotted. “@US2SOMALIA met with President Madobe and @SaidAbdullahiDe yesterday. Relying on these statesmen to work w/ @TheVillaSomalia to finalize #Dhuasamareb3 implementation details. #Somalia needs consensus & compromise – now is a time for leaders to show wisdom” tweeted the US Embassy in Mogadishu. Deni and Ahmed are meeting President Farmaajo tonight to work out a deal to co-opt the two disaffected leaders on to the Dhuusamareeb III Agreement. The Agreement specified the electoral model for 2021 elections, and is a compromise in favour of the Puntland argument to abrogate the Electoral Law. Puntland and Jubaland are the only political stakeholders dissatisfied with Dhuusamareeb III. What conditions the two leaders will put forward to endorse the electoral deal is still known. © Puntland Post, 2020 The post Yamamoto Urges Somali Leaders to Show Wisdom Through Compromise appeared first on Puntland Post.