Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa daahfuray doorashada xubnaha golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo taas oo si rasmi ah uga bilaabatay magaalada. Munaaasabada daahfurka doorashada oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiro ka tirsan Galmudug, saraakiil ka socatay hay’addaha F.C.A C.R.D iyo EISA oo gacan ka geysanaya dhismaha golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Wasiiru dowlaha Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug Axmed Xasan Cali (Axmed Dheere) waxaana uu sharaxaad kooban ka bixiyay dadaalka loogu jiro dhismaha hogaanka maamulka dagmada galkacyo isagoona sheegay in maalmaha soo socda lagu soo gaba gabeyn doono Munasaabada furitaanka doorashada xubnaha golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug oo sheegay in bulshada ay heystaan hanaan ay wax ku dooran karaan. Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa isna bogaadiyay hanaan socodka dhismaha golaha deegaanka Galkacyo Intaas kadib waxaa la guda galay doorashada xubnaha golaha deegaanka Degmada, iyadoo wax lagu dooranayay cod qarsoodi ah, waxaana si rasmi ah loo doortay ilaa iyo 12 kursi oo qeyb ka ah 27ka kursi ee xubnaha golaha deegaanka, kuwaas oo si rasmi ah loogu dhawaaqay doorashada kadib Wasiiru dowlaha Wasaaradda arimaha Gudaha Galmudug Axmed Xasan Cali ayaa gunaanadkii munaasabada u hambalyeey xubnaha la dooratay, kuwaas oo ay ku jiraan labada murashax ee u tartamaya duqa Degmada Gakkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale iyo Cabdifataax Axmed Barre. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Fiqi ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka soctay Wasaaradaha Qorshaynta iyo Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliyo oo Baydhabo u tegay ka qeybgalka Daahfurka Shirka looga hadlaayo arrimaha abaaraha. Wadatashiga ayaa ku saabsan mudnaansiinta baahiyaha, udkaysiga iyo soo kabashada, kassi oo ay ka qeyb galeen madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo. Mashruuca waa uu ku saabsanyahay fulintiisa qeybaha koowaad ee mashruuca soo kabashada xasaradaha Soomaaliya ee ay nasiibka u yeesheen in laga fuliyo maamul Goboleedyada Koonfur-galbeed, Jubaland iyo Hirshabelle. Mashruucan ayaa la xariira ka jawaabida qiimeeyn horay looga sameeyay, saameeynta Abaaraha, fatahaadaha Ayaxa iyo caabuqa COVID 19 ee dalka ku habsaday. Mashruucan ayaa ah deeq Maaliyadeed oo Baanka Adduunka ku taageeray dowladda Soomaaliya taasi oo gaarayso $137.5M lagana fulinayo eeriyooyinka duwan sida; a). Kasoo kabashada daadadka iyo soo celinta adeegyada asaasiga; b) Dayactirka kaabayaasha dhaqaalaha, bixinta adeegyada iyo kaabidda hab-nololeedyada ay saameeyeen fatahaadaha; c). U Diyaargaroowga xasaradaha ee mudada fog, d). Kajawaabidda musiibooyinka Dabiiciga ah ee sida degdega bulshada saameeya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlange. Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo khuseeya dalka, waxaana ugu waaweyn sugidda amniga doorashooyinka, hormarinta ay midowga yurub ka wadaan gudaha Soomaaliya iyo waxyaabo kale. Ra’isul wasaaraha dhawaan la doortay ee aan wali soo dhisin golahiisa wasiirada ayaa qirtay in Midowga Yurub ay saaxiib dhaw u yahiin Soomaaliya isla markaana ay ka shaqeynayaan waxyaabo muhiim ah. Tan iyo markii la magacaabay Maxamed Xuseen Rooble wuxuu wakhti ku bixiyay la kulanka beesha Caalamka iyadoo laga doonayo inuu soo dhiso xukuumad wadanka ka gudbisa marxaladda uu hadda ku jiro. Sida la jadwaleeyay doorashooyinka waxey bilaaban doonaan bishaan gudaheeda, iyadoo aan wali la magacaabin xukuumadii dar-dargalin laheyd hawlaha bilaaban doona. The post Muxuu ahaa ujeedka kulankii Rooble iyo Nicolas Berlange? first appeared on Caasimada Online.
  4. Muruqmaalka ka sheeqeeyo dekadda magaalada Bosaso ee gobolka Bari ayaa maanta shaqo joojin sameeyey iyo mudaharaad ay kaga cabanayaan lacagaha ay ka qaataan badeecadaha ay dejiyaan iyo kuwa ay raraan ee dekadda. Xamaalatada ayaa xusay in qarashaadka lagu dejiyo iyo wax lagu raro lagu jaangooyey halkii shey 3000sh, waxaana ay dalbanayaan muqulmaalka ka xamaasho dekadda magaalada Boosaso in la kordhiyo qarashaadka xamaalka ah. Waqtigii lacagahaan la jaangooynayey oo muddo hore ahaa ayaa waxaa 1$ magaalada Bosaso la sarifaayey 8000sh, halka maanta 1$ uu ka maraayo sarifkii magaalada 4000sh, taas ayaana keentay in ay Mudaharaad sameeyaan. Muqmaalatada oo isugu soo baxay afaafka hore dekadda bosaso si ay u muujiyaan cabashadoodo, waxaana dhacday in ciidamada ilaalada ka haya dekadda ay si qasab ah ku kala eryaan mudaharaadayaasha icabanayey ee soo baxay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. Garowe (PP News Desk) —The First Level Nugaal and Sool Court of the Somali Army today passed sentences on six young men wbo were found guilty of being members of Al-shabaab. Abdirahman Isse Hussein, the Chairman of the Court, told the media that ”Ismail Abdullahi Ibrahim and Hassan Kulow Ibrahim, who were captured while fighting on Al-shabaab’s side against Puntland forces, were sentenced to life in prison”. Convicts have thirty days to appeal against rulings. The Court referred Mohamed Ibrahim Isaq,16, to the Ministry of Justice and Rehabilitation, for being a minor fighting alongside Al-shabaab. The Court sentenced Mustafe Aadan Keerow, Bashiir Mo’allim Nuur and Abdulifatah Mo’allim to twenty years in prison each after they were arrested whilst trying to travel to Galgala mountains to join Al-shabaab fighters based there. All the convicted men were accused of travelling from southern parts of Somalia to carry out acts of destabilisation in Puntland. Convicts have thirty days to appeal against rulings. © Puntland Post, 2020 The post Puntland Martial Court Sentences Al-shabaab Members appeared first on Puntland Post.
  6. Jalalaqsi (Caasimada Online) – Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa maalmihii lasoo dhaafay lacag ku soo rogay qaar kamid ah shacabka ku nool degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, waxaana la soo sheegayaa in ay xirteen ku dhowaad 20 qof oo muhiim u ah bulshada degaanka. Dadka la xiray ayaa isugu jira odayaal dhaqan, dhallinyaro iyo ganacsato, waxaana la sheegay in qofkiiba ay ka rabaan lacag dhan $1,500 haddii aysan bixinna ay kusii xirnaan doonaan Saldhig ku yaalla Galbeedka magaalada oo dadkaas loo qaaday. Tuulooyinka dadka laga qabtay ayaa waxaa ka mid ah Xalfooley, Afcad, iyo Tuulada Shaw. Dadka la xiray ayaa dhamaantood waxaa hadda lagu haayaa Saldhigga Al-Shabaab ee ku yaalla Tuulada Shaw waxaana la soo sheegayaa in Al-Shabaab ay diideen lacag qabyo ah oo loo geeyay. Dadka xiran waxaa kuwa ugu caansan ka mid ah: 1) Muumin Cali Axmed, 2) -Cashuur Goodax, 3) – Muuse Cali Makaraan, 4) – Yuusuf Abiikar Aamin, 5) -Muumin Cabdulle Magan, 6) – Dhibil Cabdi Cadde, 7) – Muuse Maxamed Guure iyo qaar kale oo ka mid ah dadka degaanka. Qoysaska ay ka soo jeedaan dadka xiran ayaa la sheegay in Al-Shabaab ay u geeyeen 120 neef oo Ari ah si ay usoo daayaan dadka xiran balse waxaa diiday Al-Shabaab. Sidoo kale Al-shabaab ayaa loo geeyay lacag dhan afar kun oo dollar ($4,000) waxaana la sheegay in sidoo kale diideen iyagoo sheegay in ay sii deyn doonin ilaa qofkiiba laga keeno lacagta ay rabaan Al-Shabaab oo ah $1,500. Dadka la xiray ayaa ahaa guddi Al-Shabaab kala macaamilayay lacago baad ah oo lagu soo rogay bulshada degaanka iyo amar kale oo ahaa bulshada halkaas ku nool ay keenaan dhalinyaro ka barbar dagaalanta Al-Shabaab iyo hubkii ay qaadan lahaayeen. The post Al-Shabaab oo xirtay 20 qof oo midkiiba laga rabo 1,500 oo dollar + Magacyada first appeared on Caasimada Online.
  7. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Fiqi ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka soctay Wasaaradaha Qorshaynta iyo Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliyo oo Baydhabo u tegay ka qeybgalka Daahfurka Shirka looga hadlaayo arrimaha abaaraha. Wadatashiga ayaa ku saabsan mudnaansiinta baahiyaha, udkaysiga iyo soo kabashada, kassi oo ay ka qeyb galeen madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo. Mashruuca waa uu ku saabsanyahay fulintiisa qeybaha koowaad ee mashruuca soo kabashada xasaradaha Soomaaliya ee ay nasiibka u yeesheen in laga fuliyo maamul Goboleedyada Koonfur-galbeed, Jubaland iyo Hirshabelle. Mashruucan ayaa la xariira ka jawaabida qiimeeyn horay looga sameeyay, saameeynta Abaaraha, fatahaadaha Ayaxa iyo caabuqa COVID 19 ee dalka ku habsaday. Mashruucan ayaa ah deeq Maaliyadeed oo Baanka Adduunka ku taageeray dowladda Soomaaliya taasi oo gaarayso $137.5M lagana fulinayo eeriyooyinka duwan sida; a). Kasoo kabashada daadadka iyo soo celinta adeegyada asaasiga; b) Dayactirka kaabayaasha dhaqaalaha, bixinta adeegyada iyo kaabidda hab-nololeedyada ay saameeyeen fatahaadaha; c). U Diyaargaroowga xasaradaha ee mudada fog, d). Kajawaabidda musiibooyinka Dabiiciga ah ee sida degdega bulshada saameeya. View the full article
  8. Somali President Mohamed Farmajo on Monday called on Somalis to foster peace and unity and shun acts of terrorism as the country marked the national flag day which is marked on Oct. 12 annually. In a statement issued to mark the occasion, Farmajo prayed for the mercy of all the heroes who sacrificed their lives for the existence of the government and the unity of the Somali people. “Today is a great day, it comes 66 years after when the Somali Flag was founded, which stands for the unity, sovereignty, and togetherness of Somali people who struggled for a long period in gaining their independence and ruling their country,” he said. He pointed out that the people of Somalia have sacrificed their lives and money to achieve their national aspirations. The Somali leader called on the nationals to unite to strengthen their government and shun al-Shabab terrorists who have been fighting to topple the government by killing innocent people and destroying the Horn of Africa nation. Farmajo highlighted the achievements the government has made in recent years during his term in office, noting the government brought prisoners back to the country and realized the independence and unity of the Somali nation. He also stressed the efforts which have been made in securing the country’s security independence, uniting and restoring thousands of young people who have suffered in foreign prisons, a move he said brought dignity and nationhood of the Somalis. On Oct. 12, 1954, the Somali flag was hoisted for the first time, marking the end of colonization and the reunification of regions that were separately being ruled by Italy and Britain. View the full article
  9. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Calanka oo ku asteysan 12-ka October, wuxuuna weydiistay codsi ka dhan ah Al-Shabaab. Farmaajo wuxuu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday iney naf iyo maal u huraan sidii ay u tiigsan lahaayeen qaranimadooda, sidoo kalana ay safka hore uga gali lahaayeen dalalka sida nabadda ah ku nool. “Maanta waa maalin nagu weyn, waxey ku asteysan tahay 66-sano ka hor markii la aas-aasay Calanka Soomaaliyeed oo ka turjumaya qaranimada, midnimada, gobanimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo halgan dheer usoo galay sidii ay u hanan lahaayeen xornimadooda iyo maamulka dalkooda iyagoo leh calan iyo carro xor ah” ayuu yiri Farmaajo. Sidoo kale madaxweynaha wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney meel uga soo wada jeestaan la dagaalanka kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida, wuxuuna qabaa fikir ah in dagaalyahanada ay qatar ku yahiin dowladnimada Soomaaliya. Si kastaba mudooyinkii ugu dambeeyay dowladdu waxey sameysay dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ay ku xaqiijineyso qaranimada isla markaana lagu baacsanayo Al-Shabaab, walina wey socdaan, sidoo kale xukuumadda hadda waxey tallaabo u qaaday wax u qabashada dadka xabsiyada shisheeye ku jira ee Soomaalida ah. The post Madaxweyne Farmaajo oo codsi u diray shacabka first appeared on Caasimada Online.
  10. Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa maanta oo isniin ah shaacisay in cudurka Safmarka ah ee Covid-19, si dhaqso leh looga gudbi karo, haddii wadamaddo adeegsadan qalab saxan lakiin Madaxda Hay’adda Caafimaadla Aduunka ayaa ka digay in cudurkaan uu s jiro doono waqti dheer haddii aan la isticmaalin qalab sax ah. “Haddii aan isticmaalo aaladdaha aan gacanta ku hayno si sax, waan soo af-jari karna cudurkan si dhaqso ah Agaasimaha guud ee Hay’adda Caafimaadka adduunka WHO Dr Tedros Adhanom, ayaa yiri intii lagu guda jiray shirka Financial Times ee Africa oo uu qadka Internetka uu kaga qaybgalay. intaas waxaa uu ku daray Dr Tedros in la filaayo in dhammaan talaaladda Cudurka si dhameystiran loo soo saaro dhamaadka sanadkan 2020 iyo horaanta Sanadka 2021. “Haddii aynaan adeegsan agabka saxda ee aan hayno wadamaddana ay haystaan waqti dheer ayuu nala joogaya Cudurka Safmarka ee Covid-2019” ayuu sheegay Agaasimaha guud ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus. Hadalka kasoo baxay hey’adda ayaa waxaa uu ku soo aadayaa iyadoo xanuunka Corona uu dunida weli uu sameyn ku leeyahay, waxaana maalin weliba sii kordhaayo dadka uu soo ridanaayo, wadanka Mareykanka ayaa weli kamida waddamada wajahaayo, iyadoo dhowaan la karaantiilay Trump, wasiirka Gaashaandhigga iyo madaxidii saxaafadda aqalka aqad ee wadanka Mareykan, wolow madaxweyne Trmp uu dib uga soo baxay isbitaalkii lagu baxnaaninaayey. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Somali PM Mohamed Hussein Roble says he had held productive talks with EU ambassador to the country, Nicolas Berlanga, at his office in Mogadishu on Monday. “We discussed the EU’s development cooperation with Somalia and progress on Security, Elections, and Election security. The EU is a significant contributor and partner in our nation,” Robel tweeted. EU provides significant support to the Somali government and helps in army rebuilding and empowerment of the institutions as well as the economic reforms. View the full article
  12. Somali National Army (SNA) backed by South Western State forces killed five al-Shabab militants on Saturday in a joint operation in Dinsor, a town in the southern region of Bay, an official said. The forces launched an attack on bases run by the militants in the town following complaints from the locals, said Shine Mayow, commander of South Western State forces in Dinsor. “The extremists isolated the locals in Dinsor and blocked all the roads leading to the town. Our forces later conducted an operation to help the residents. We killed five militants during a confrontation between the army and the extremists,” Mayow said. He added that the army had managed to drive the militants out of the town. The government forces have intensified operations against al-Shabab extremists in southern regions in recent months, but the militants are still hiding in the rural areas of those regions, conducting ambushes and planting land mines. View the full article
  13. Madaxweynaha Eritrea,Isaias Afwerki ayaa saakay gaaray magaalada Jimma ee gobalka ismaaulka Oromada dalka itoobiya , Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay. Isaias Afwerki oo uu weheliyo wasiirkiisa arimaha dibadda ayaa waxaa la sheegay in uu itoobiya ku joogi doono 3 bari oo booqasho rasmi ah. Labada hogaamiye ayaa ka wada hadli doona sida ay sida ay sheegtay saxaafada itoobiya xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Ethiopia iyo Eritrea, Abiy Ahmed ayaa horay bishii August u booqday dalka Eritre. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka gobolka Benaadir ayaa markii u horeysay iska fogeeyay qoraal lagu faafiyay baraha bulshada, kaasi oo lagu sheegayay inuu dib u dhac ku yimid lacag loogu tala-galay dhalinyaro la shaqeynaysay gobolka. Dhalinyaradaaasi oo qeyb ka ahaa shaqaalihii ka shaqeeynayay howlaha la xiriira ka hortagga iyo xog aruurinta saameynta caabuqa Covid-19 ee magaalada Muqdisho, ayuu maamulka gobolku sheegay inay heli doonaan xuquuqdooda. Qoraal kasoo baxaya maamulka gobolka Benaadir oo uu ku saxiixnaa Afhayeenka maamulka gobolku, ayaa waxa lagu sheegay inaysan jirin dib u dhac ku imaaday lacag bixinta shaqaalahaasi, sida lagu arkay waraaq u eg mida gobolka oo lagu baahiyay baraha bulshada. War-saxaafadeedka kasoo baxay maamulka gobolka ayaa sidoo kale lagu sheegay inay muhiim tahay in lasoo dhameystiro habraacyada iyo qoraalada heshiiseedka si loo xaqiijiyo in sida ugu dhaw loo siiyo xuquuqdooda dhalinyaradaasi. “Waxa uu maamulka gobolka Benaadir leeyahay baro rasmi ah oo loo adeegsado faafinta wararka rasmiga ah ee kasoo baxa maamulka si loo sugo dhab ahaanta iyo kalsoonida wararkaasi lagu xaqiijin karo” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay gobolka Benaadir. “Waxa uu xiligaan maamulka gobolka Benaadir ku guda jiraa xaqiijinta howl-qabashada dhalinyarada sharafta mudan ee mar walba ka qeyb qaata howlaha horumarinta dalka, sida; wacyi-gelinta iyo dib u dhiska”. Hoos ka aqriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran The post Maxay tahay arrinta laga faafiyey maamulka G/Banaadir ee qabsatay baraha bulshada? first appeared on Caasimada Online.
  15. PRESS RELEASE Immediate action required to address needs, vulnerabilities of 2.75 Million stranded migrants For the purposes of the report, stranded migrants are defined as individuals outside of their country of habitual residence GENEVA, Switzerland, October 10, 2020/ — Effective international cooperation is urgently needed to address the circumstances of millions of migrants stranded worldwide due to mobility restrictions imposed to contain the spread of COVID-19, the International Organization for Migration said today. A three-month-long COVID-19 Impact on Migrants (read here) effort by IOM’s Returns Task Force reveals for the first time the scope and complexities of the challenges facing governments and people on the move at a time when at least 2.75 million* migrants are stranded (13 July) worldwide. “The scope and subsequent enforcement of tens of thousands of mobility restrictions including border closures and nation-wide lockdowns related to COVID-19 requires states to reach out to their neighbours and to migrants’ countries of origin to address their needs and vulnerabilities,” said IOM Director General, António Vitorino “It should be clear that migrants can be returned home in a safe and dignified manner despite the constraints imposed by COVID-19. Where governments have taken action, tens of thousands of migrants have been able to return home in a manner that takes into consideration the significant health challenges the pandemic poses. Labour corridors have been re-opened, helping to reanimate economies in both source and destination countries and dampen the economic impact of the pandemic. These are all positive steps, but we must move now to replicate these good practices more widely.”  For the purposes of the report, stranded migrants are defined as individuals outside of their country of habitual residence, wishing to return home but who are unable to do so due to mobility restrictions related to COVID-19. This snapshot, based on data collected from 382 locations in more than 101 countries, “is considered a large underestimation of the number of migrants stranded or otherwise impacted by COVID-19” the report states. IOM has been tracking global mobility restrictions and their impact since early March. The most recent data reveals some 220 countries, territories and areas have imposed over 91,000 restrictions on movement. As a result of these global containment measures, IOM has received hundreds of requests to assist nearly 115,000 stranded migrants to safely and voluntarily return home. Once stranded, some migrants are at a higher risk of abuse, exploitation and neglect. The loss of livelihoods can increase vulnerabilities and expose them to exploitation by criminal syndicates, human traffickers and others who take advantage of these situations. IOM has repeatedly called for migrants to be included in national COVID-19 response and recovery plans. Too often, however, they are excluded from or, due to their irregular status, unwilling to seek health and other social support services, a situation exacerbated by rising anti-migrant sentiment in some countries. “Migrants often face stigma, discrimination and xenophobic attacks but the extent to which social media in particular has served as an incubator and amplifier of hate speech is a deeply-troubling phenomena,” Director General Vitorino said. “The violence we have seen directed at migrants and other vulnerable people is inexcusable. It is essential to criminalize extreme forms of hate speech, including incitement to discrimination and violence, and to hold the perpetrators accountable.” Additionally, measures such as the use of quarantine to manage the spread of COVID-19 have regrettably also resulted in migrants being warehoused in unsanitary conditions where basic hygiene and physical distancing measures cannot be met, creating a breeding ground for the spread of potentially fatal diseases and a situation where migrants are at risk of facing further discrimination. The circumstances people find themselves in vary enormously. In a recent joint statement UN agencies highlighted the critical situation of some 400,000 seafarers who are currently stranded at sea, many of whom have been onboard their vessels for up to 17 months – six months longer than the maximum of 11 months. The backlog is a humanitarian crisis which threatens the wellbeing of seafarers and maritime safety. Nonetheless, it is clear that dialogue and cooperation can produce concrete results. An IOM Issue Brief on Stranded Migrants notes that some governments have been proactive in addressing vulnerability issues, allowing migrants regardless of their migratory status or insurance, to have access to medical facilities, particularly those dedicated to COVID-19, and providing food and accommodation to others. Canada, Portugal, Italy and Germany and many other states have adjusted the visa arrangement for seasonal workers in light of the mobility constraints posed by the pandemic. The government of Qatar also announced that migrant workers in quarantine or undergoing treatment will receive full salaries, while the Slovak Republic has extended residency permissions for non-citizens as an exceptional crisis measure. While mobility restrictions continue to impede the movement of migrant workers globally, exceptions are being made. In recent weeks the first of an expected 3,400 Mozambiquan miners have been allowed to cross back into South Africa to resume work after being medically screened and informed about the risks posed by COVID-19 by IOM. Discussions are progressing about providing the same facility to thousands of agricultural workers. International cooperation has also paved the way for IOM to provide voluntary return assistance to more than 15,000 vulnerable, stranded migrants in recent months, in a manner that addresses public health concerns related to COVID-19. Note *This figure of 2.75 million represents known cases of migrants stranded abroad, from public or official sources and direct requests to IOM, in need of different types of assistance including food, water, shelter and/or return assistance. It includes migrants that have been either identified by IOM missions, referred to IOM for assistance by Governments including by Diplomatic and Consular offices, civil society partners, other UN agencies or which have approached IOM for assistance individually. Distributed by APO Group on behalf of International Organization for Migration (IOM). SOURCE International Organization for Migration (IOM) Qaran News
  16. PRESS RELEASE UK and Kenya to host major education summit in 2021 Landmark global education summit to take place in the UK in mid-2021, in the year of the UK’s G7 Presidency LONDON, United Kingdom, October 12, 2020/ — The United Kingdom and Kenya will co-host a high-level summit next year to lead global action to educate every child, the Prime Minister Boris Johnson and President Uhuru Kenyatta announce today (Monday 12 October). Coronavirus has worsened the global education crisis, with 1.3 billion children – including 650 million girls – out of education at the peak of school closures. Experts warn that many children will never return, particularly as countries experience an economic contraction in the wake of the pandemic. Missing out on education does long term damage to individuals and communities, with girls particularly at risk. The benefits of schooling are transformative and multi-generational – a child whose mother can read is 50% more likely to live past the age of five and twice as likely to attend school themselves. With just one additional school year, a woman’s earnings can increase by a fifth. Prime Minister Boris Johnson has championed girls education as the key to preventing exploitation and unlocking potential around the world, and the UK is the top donor to the Global Partnership for Education (GPE). Next year’s summit will raise funds for GPE’s vital work in developing countries helping to get children into school, lift communities out of poverty and prevent girls being forced into child marriage. UK Prime Minister Boris Johnson said: “Since coronavirus struck, the number of children out of school around the world soared past 1.3 billion. It is a toll of wasted potential and missed opportunity that is a tragedy not just for those children, but for each and every one of us”. “Education unlocks doors to opportunity and prosperity. It offers girls a ticket out of poverty and exploitation to chart their own futures”. “That’s why I am delighted that the UK will co-host the replenishment of the Global Partnership for Education in 2021. I urge the global community to come together, dig deep and ensure we fund their vital work to give every child the chance at an education”. The Government of Kenya has made education a central part of their strategy to become a newly industrialised nation by 2030. A GPE partner since 2005, Kenya has made impressive gains, achieving universal primary education and breaking down gender barriers to get as many girls as boys enrolling in school. Uhuru Kenyatta, President of Kenya said: “An educated population is a country’s most valuable resource. GPE has been a key partner in helping us invest in innovative solutions to get all our children, especially girls, learning”. “We must use the opportunity of GPE’s financing conference to make ambitious pledges to invest in quality education so our children and young people have the skills and knowledge they need to seize the opportunities of the 21st century”. Even before the pandemic, 9 in 10 school children in low income countries were unable to read proficiently by the age of 10. Since its creation in 2002 GPE has already contributed to getting 160 million more children in school and doubling girls’ enrollment in the countries they work in, and is today announcing a $5 billion funding target for next five years. It is calling on governments, businesses and individuals to invest in children’s futures. This funding will help ensure that 175 million children can learn in 87 lower-income countries. In the longer term, this investment could add $164 billion to economies in the developing world, lift 18 million people out of poverty, and protect two million girls from early marriage. Julia Gillard, former Prime Minister of Australia and GPE Board Chair said: “An investment in GPE is an investment in the world’s most powerful asset – its children and youth. By refinancing GPE, leaders can send a clear message that the world is serious about creating a brighter future for all girls and boys through education”. “Today, we’re launching our most ambitious and urgent campaign yet. We must seize this opportunity to make sure that no child is left behind. Our message to world leaders is simple: Raise your hand. Fund education”. The summit will take place in the UK in mid-2021 and will convene key global players and decision makers, with the aim of getting all children into school and learning. SOURCE Prime Minister’s Office, 10 Downing Street Qaran News
  17. Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu wadahal miro dhal ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Nicolas Berlange.. Ra’isul Wasaaraha wuxuu tilmaamay in ay ka wada hadleen Safiir Nicolas Berlange arrimo ay ka mid yihiin iskaashiga Midowga Yurub ee horumarinta Soomaaliya iyo horey u socodka ammaanka iyo doorashooyinka. Mudane Maxamed Xuseen Rooble Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya wuxuu sheegay in Midowga Yurub uu dalkeena u yahay saaxiib iyo gacan siiye muhiim ah. View the full article
  18. Ankara (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in Markabka wax baara ee khilaafka abuuray in markale dib loogu celinayo biyaha lagu muransan yahay ee badda Mediterranean-ka, xili dhawaan dib loo celiyay. Ciidamada badda ee Turkiga ayaa sheegay in Markabkaasi khilaafka dhanka dhulka ah ka dhex abuuray Turkiga iyo Giriigga dib loogu celin doono biyahaasi, iyada oo aan xal rasmi ah laga gaarin xiisada ka dhex aloosan labada dhinac. Xiisadda labada dhinac ayaa bilaabatay labo bil ka hor, kadib markii markabkaasi loo diray inuu qiimeyn kasoo sameeyo dhul ay wada sheegtaan Turkiga, Giriigga iyo Qubrus. Ankara ayaa markale dab kusii qabaneysa xiisada kala dhaxeysa Giriiga, maadama uu sheegay in markale loo dirayo Oruc Reis si uu qiimeyn 7-maalmood ah uu uga soo sameeyo Mediterranean-ka. Ankara waxay sheegtay in markabkaasi ay wehlin doonaan labo markab oo kale oo lagu kala magacaabo Ataman iyo Cengiz Han. Turkiga iyo Giriiga oo ka wada tirsan gaashaan-buurta NATO, ayaa haddana waxa badanka ka dhex aloosan khilaaf la xiriira dhanka xadka iyo biyaha badda ee labada dhinac ay wadaagan. “Oruc Reis iyo labo Markab oo kale oo dagaal ayaa loo diray inay baaritaan ku sameeyaan dhul saliidda iyo gaaska qani ku ah oo ku yaalla koofurta jasiiradda Kastellorizo”. Bishii hore unbey aheyd markii dowladda Turkiga ay Markabka sahanka ah ee Oruc Reis dib ugu celisay biyaha u dhow gobolka koonfureed ee Antalya, xiligaasi oo ay xooganeyd xiisadda kala dhaxeysa Giriiga. Si-kastaba, si dhab ah uma cada sababta ka dambeysa in Turkigu uu dib usoo celiyo markabkiisa sahminta, inkasta oo uu hore u sheegay in wada-hadal kasta oo ay la galeyso Giriigga inuusan aqbali doonin in shuruud looga dhigo in la joojiyo howlaha sahminta ee uu wado markabka Oruc Reis. The post Turkey oo qaadday tallaabo ay awood ka muuqato oo ka careysiisay Greece first appeared on Caasimada Online.
  19. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle naxariis u weydiiyey dhammaan halyeeyadii naftooda u hurey jiritaanka dowladnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay naf iyo maalba u hureen sidii ay u gaari lahaayeen himiladooda Qarannimo, safka horena uga gali lahaayeen shucuubta iyo dalalka xorta ah ee leh calan iyo carro gobanimo ay dadkeedu ugu nool yihiin. “Maanta waa maalin weyn. Waxa ay ku beegan tahay markii 66 sanno ka hor la yagleelay calanka Soomaaliyeed oo ka turjumaya Qarannimada, Gobonnimada, Midnimada iyo Wadajirka Shacabka Soomaaliyeed oo halgan dheer u soo galay sidii ay u hanan lahaayeen xornimadooda iyo talada dalkooda, iyaga oo ku tilmaaman calan iyo carro xor ah.” Madaxweyne Farmaajo, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u midoobaan xoojinta dowladnimadooda, iyaga oo meel uga soo wada-jeesanaya kooxaha Argagixisada ee dhibaatada ku haya Amniga dalka. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  20. Xildhibaan Cabdikariin Cismaan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ee laga soo doorto deegaanka Fafi ee Gaarisa ayaa eedeyn kulul u jeediiyey ciidamada Booliiska dalkaasi. Cabdikariin Cismaan ayaa tilmaamay in ciidanka Booliiska Kenya ay ku fashilmeen in ay ka hortagaan weerarada A-Shabaab ay ka geystaan deegaano ka tirsan gobolka Waqooyi Bari. Xildhibaanka ayaa sheegay in daciifnimada Booliiska loogu talay-galay ilaalada xuduudaha ay sababtay in Al-Shabaab ay gudaha wadankaasi ku qaado weeraro khasaare geystay. Sidoo kale wuxuu ciidamada ku eedeeyey in ay ku lug lahaayeen gudbinta badeecooyin sharci darro ah oo isaga kala gudbay xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Ugu dambeyn xildhibaanka ayaa ku baaqay in la qoro ciidamo dheeraad ah, si loo xaqiijiyo amniga deegaanada ku yaalla xadka labada dal. View the full article
  21. Ganacsatada ku dhaqan magaalada Cadaado oo maanta shaqo joojin sameeyey ayaa dibad-bax ka dhigay gudaha magaaladaas oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Banaan-baxa oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa ay ganacsataduu uga soo horjeedeen canshuuro dheeraad ah oo ay ku soo rogtay wasaaradda maaliyadda Galmudug. Sidoo kale qaar ka mid ah dibad-baxayaasha ayaa sheegay in aysan bixin karin lacaga dheeraadka ah ee lagu soo rogay, islamarkaana ay dalbanayaa in laga dhaafo. Arrintan ayaa saameysay dadka deegaanka, maadaama albaabada la’isugu laabay goobaha ganacsiga magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- View the full article
  22. Hoggaanka Sare ee Xisbiga WADDANI ayaa saaka ku qaabilay Xarunta Dhexe ee Xisbiga, Wafdi iyo Madax ka Socoto Xarunta nabadda, Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqda Aadamaha ee Oslo Center oo markii ugu horreysay yimid dalka Somaliland. Waxa ay ka wada hadleen Guud ahaan hannaanka dimuqraadiyadda ee Somaliland ka hanno-qaaday, xaaladda nabadgelyada iyo heerka ay marayso Xuquuqal Insaanka Somaliland. sida oo kale waxa ay falanqeeyeen iskaashiga dhex mari kara Xarunta Oslo iyo Xisbiga WADDANI ee dhinacyadda Xoojinta Siyaasadda, maamul daadajinta, balaadhinta iyo maaraynta qorshaha xubnimada xisbiga (Membership) iyo dardar gelinta dhismaha qaybbaha kala duwan ee xisbiga haddii ay tahay kobcinta Garabbada Haweenka, Dhalinyarada iyo waaxaha kale ee xisbiga. Dhanka Xisbiga WADDANI waxaa kulanka u matalayey Guddoomiyaha KMG ee Xisbiga Xil Cabdilqaadir Jirde, Hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali iyo Xoghayaha Gaarka ah Mudane Cabdilqaadir Iidle, sida oo kale dhanka Xarunta Oslo waxaa ka socday Agaasimaha Xarunta Oslo Mr Finn Jarle Rode, iyo Dr Karolina Olofsson oo la taliye sare Xarunta ka ah. Guud ahaan, Kulanku waxa uu ku soo dhammaaday sidii Xarunta Oslo iyo Xisbiga WADDANI uga wada shaqeyn lahaayeen dardargelinta iyo fulinta howlaha ay ka wada-hadleen ee ay isla meel dhigeen. Qaran News
  23. New York (Caasimada Online) – Wargeyska New York Times, oo soo xiganaya warbixin kasoo baxday Golaha Ammaanka QM ayaa qoray in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay u adeegsadeen qaar ka mid ah Bankiyada Soomaaliya inay lacago ku kala wareegsadaan. Inkasta oo xayiraadaha Golaha Ammaanka lagu mamnuucay in hay’adaha maaliyadda ay la macaamilaan Al-Shabaab, haddana warbixinta ayaa sheegtay in kooxda Al-Shabaab ay heshay habab ay akoonada banki iyo adeegga lacagaha la isgu diro ee milobe-ka ugu adeegsandaan inay ku keydsadaan, ku kala gudbiyaan kuna sameystaan maal-gashi. Warbixinta ayaa waxaa soo saaray kooxda khubarada QM ee kormeerka Soomaaliya, waxaana helay New York Times ka hor inta aan si rasmi ah loo shaacin. Warbixinta ayaa heshay caddeymo muujinaya in howl-wadeeno ka tirsan Al-Shabaab ay lacago dhigteen islamarkaana ku kala gudbiyeen akoono ka tirsan bankiga Salaam Somali Bank, oo ka mid ah bankiyada ugu weyn dalka. Bankiga Salaam Somali Bank oo jawaab siiyey New York Times ayaa sheegay inaysan marnaba akoon u furin shaqsiyaad iyo hay’ado ay saaran yihiin cunqabateeno, islamarkaana ay qaadeen tallaabo ka dhan ah akoonada laga shakisan yahay. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qiray awoodda ay Al-Shabaab u leedahay inay ka faa’iideysato hanaanka bankiyada Soomaaliya. “Al-Shabaab waxay hanaanka bankiyada Soomaaliya u adeegsadaan inay u sahlaan inay si deg deg ah ugu kala gudbiyaan uguna qeybiyaan lacagaha tirada badan, oo ay ku jirto goobaha aysan maamulin, taasi oo meesha ka saartay halistii ku qasbi lahayd inay lacagaha u kala gudbiyaan kaash ahaan,” ayaa lagu yiri warbixinta. Warbixinta oo dabooleysa bishii December 2019 illaa August 2020 ayaa qorayaasheeda waxay ku heleen caddeymo muujinaya in Al-Shabaab ay mudadaas soo xareeyeen dakhli dhan 13 milyan oo dollar. Lacagtaas ayaa waxaa ku jira 2.4 milyan oo dollar oo laga ururiyey jidgooyooyin Al-Shabaab u yaalla Jubbooyika, halka 5.8 milyan oo dollar ay Al-Shabaab ka qaadeen ganacsatada iyo dekadda magaalada Kismaayo. Warbixinta ayaa sidoo kale sheegtay in laba akoon oo ku xiran Al-Shabaab ay lacago ku shubeen xarumo ganacsi iyo hay’ado alaabaha dhoofiya, lacagtaas oo gaareysa 3 milyan oo dollar. Afhayeen u hadlay Salaam Bank ayaa sheegay inay qaadeen tallaabooyin ka dhan ah dhowr akoon oo shaki uu soo galay ama sameeyey dhaq-dhaqaaqyo laga shakiyey. Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh ayaa qiray in Al-Shabaab ay si aan toos ahayn u adeegsadaan bankiyada. “Waxaan la kulmeynaa Bankiyada, anaga oo ku wargelin doonna halista ay ku sugan yihiin,” ayuu yiri. Al-Shabaab ayaa la rumeysan yahay in magacyo kala duwan iyo shaqsiyaad aan ayaga ka tirsaneyn ku adeegsadaan inay Bankiyo u furaan, ayaga oo u hanjabaya, taaasi oo ku adkeyneysa bankiyada inay wax ka qabtaan. The post QM oo shaacisay Bankiyo ku yaalla Soomaaliya 'oo ay isticmaasho' Al-Shabaab first appeared on Caasimada Online.
  24. Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil geystay khasaare kala duwan oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Shilka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen labo Mooto Bajaaj oo si xawli ah ku socday xilli ay marayeen wadada Janaraal Daa’uud degmada Boondheere. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay shilkaasi, iyadoona ay ku dhaawacmeen 2 kale, kuwaas oo kala saarnaa labada mooto ee isku dhacay, sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Sidoo kale waxaa gurmad deg-deg ah u fidyey dadkii ay waxyeelada soo gaaray shacab ka agdhowaa goobta uu shilku ka dhacay. Inta badan waxaa Muqdisho ka dhaca shilal gaari, waxaana loo sababeeyaa darawallada oo si xawli ah u kaxeeya gaadiidka, xilliyada ay isaga kala gooshayaan gudah caasimadda. View the full article