Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. “Grandmothers are the ultimate home cooks,” says Hawa Hassan. That’s why, for her new cookbook with Julia Turshen, In Bibi’s Kitchen, she decided to make them the focus. Part cooking guide, part educational material, and part journalistic exercise, the book features the beloved recipes, and stories, of matriarchs from eight African countries that touch the Indian Ocean. Source: Hiiraan Online
  2. Taiwan and the self-declared East African state of Somaliland will benefit from their bilateral cooperation in ways that will strengthen and diversity their development, given their strategic geographical locations, Taiwan President Tsai Ing-wen (蔡英文) said Source: Hiiraan Online
  3. Kenya is expected to face a second wave of desert locusts in November after the first hit earlier this year, the United Nations Food and Agriculture Organization (FAO) has warned, Source: Hiiraan Online
  4. Somali President Mohamed Farmajo on Monday called on Somalis to foster peace and unity and shun acts of terrorism as the country marked the national flag day which is marked on Oct. 12 annually. Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Tan iyo markii la ansixiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble weli kuma guuleysan inuu soo dhiso Golahiisa cusub iyadoo uu gabaabsi sii yahay waqtiga dowladda federaalka Soomaaliya, howl bandanna ay horyaalaan. Caqabado waa weyn ayaa la sheegay in uu wajahayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble kuwaas oo ilaa hadda ku horgudban Xukuumada cusub. Caqabadaha heesta Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa uga imaanaya Beelaha, Madaxtooyada, Khilaafyada siyaasadda ee mucaaradka iyo muxaafadka iyo xubnaha beesha Caalamka. “Ra’iisul Wasaaraha waxa hortaagan doodda beelaha oo tabasho badan qabay muddooyinkaan, rabitaanka Villa Somalia iyo saameynta mucaaradka waana adag tahay in si deg deg ah loo xaliyo,” ayuu yiri Prof. Cali Saciid Maxamuud Kulane oo ka mid ah aqoonyahaanka Muqdisho. “Kaliya intaas ma ahan, beesha caalamka oo rabta in shaqo la qabto ayaa saameyn ku leh magacabiista golaha wasiirada, sababtoo ah waxay rabaan rag shaqo qaban kara si looga fogaado muddo korarsi,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Prof. Cali Saciid Maxamuud Kulane. Magacaabista wasiirada ayaa la rumeysnaa inay fududaan doonta sababo la xiriira ayada oo la rumeysnaa in lasoo celin doono wasiiro badan, hase yeeshee waxaa hadda soo baxday in la rabo in beelo badan lagu qanciyo xilal, ayna suurta-gal tahay in wasiiro hore oo badan ay baxaan. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 18-kii bishii September ee sanadkaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Eng Maxamed Xuseen Rooble waxaana sidaas oo kale codka kalsoonida ah siiyay 215 Xildhibaan isagoo fadhigaas ka balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad deg deg ah. The post Xog: Afar caqabad oo weli hor-taagan magacaabista golaha wasiirada Rooble first appeared on Caasimada Online.
  6. Abuja (Caasimada Online) – Agaasimaha guud ee Hay’adda Badbaadada Maamulka Badaha Nigeria (NIMASA) Dr. Bashir Jamoh ayaa sheegay in burcad badeedda Soomaaliya ay hadda ka howl-galaan dhul badeedka dalkaas iyo gacanka Guinea. Dr. Bashir ayaa hadalkan u sheegay qunsulka Korea-da Koonfureed ee Nigeria Kan Haenggu iyo safiirka Belgium Danile Bertrand oo wada-hadal taleefon la yeesha toddobaadkan, sida lagu sheegay bayaan. Bayaanka oo cinwaan looga dhigay “Ammaanka ganacsiga badaha,” ayaa Korea iyo Belgium waxay ku ballan-qaadeen inay taageeri doonaan hay’adda NIMASA, sida uu sheegay madaxa isgaarsiinta hay’adda Philip Kyanet. Dr. Bashir Jamoh ayaa yiri “Waxaan ogaanay inuu xiriir ka dhaxeeyo dambiyada ka dhaca baddeena iyo dhaq-dhaqaaqyada burcad badeedda Soomaaliya, oo halkan soo gaaray.” “Waxay haystaan habab ay isaga kala gudbi karaan xeebaha Soomaaliya iyo Nigeria, ayaga oo soo maraya biyaha dalalka Galbeedka Afrika ee aan dariska nahay,” ayuu yiri. “Xaaladaha qaar waxay xitaa soo galaan xuduudaha dhulka, waxayna kireystaan doomo u fuliya dhaq-dhaqaaqyadooda,” ayuu yiri. Jamoh ayaa si kastaba sheegay in Nigeria ay diyaarisay qorshe ay kula soconeyso amniga badaheeda, islamarkaana uga hortageyso weerarada ka dhaca. Inkasta oo Dr. Bashir Jamoh uu sheegay in burcad badeedda Soomaaliya ay soo gaareen badaha Nigeria, haddana illaa iyo hadda ma jiraan weeraro ka dhacay badaha Nigeria oo la xaqiijiyey inay fuliyeen burcad badeedda Soomaaliya. The post NIGERIA oo ka cabaneysa Soomaali hubeysan oo lagu arkay xuduudaheeda first appeared on Caasimada Online.
  7. Dekeda Boosaaso oo Albaabada loo laabay+Mudaharaad ay Shaqaalaha Dekedu oogeen Shaqaalaha muruqmaalka ee ka xoogsada Dekeda magaalada Bosaso ayaa sameeyay mudaharaad ay ku dalbanayaan in loo kordhiyo lacagta dejinta iyo rarida ee badeecadaha ka soo dega dekeda Bosaso. mudaharaadka iyo shaqo joojinta ay sameeyeen Xamaaligu ayaa sababtay in gebi ahaanba uu istaago shaqadii iyo dhaqdhaqaaqii Dekeda Bosaso oo ah isha ugu weyn ee Dakhli ee dowladda Puntland. Xamaaliga ka Xoogsada dekeda ayaa cabasho ka muujiyay lacagta lage dejiyo/raro badeecadaha ka soo dega dekeda taasi oo ah saddex kun oo shilin (3,000sh) oo la jaangooyay 28 sanno ka hor xiligaas oo $1 Dollar uu ahaa 8000 Shs, Xamaaliga ayaa codsaday in loo kordhiyo lacagta, hase yeeshee waxaa dalbkaas diiday ganacsatada badeecadaha soo dejisa. Wararku waxay intaas ku darayaan in Ciidamada ilaalada dekeda Bosaso ay ku xoog ku kala eryeen xamaaliga mudaharaadka, iyagoo adeegsaday budad iyo ulo adeegsaday si ay kula cariyeen mudaharadayaasha. Toddobaadyadii la soo dhaafay waxaa Puntland ka jiray sicir barar iyo qiimaha sarifka lacagta adag ee dollarka oo kor kacday taasi oo saamaysay dadka danyarta ah ee isticmaalaha shiling Somaliga oo ay ka mid ah yihiin dadka ka xoogsada Dekeda Bosas Qaran News
  8. Farmaajo oo la kulmay Ehelada Marxuum Cali Khaliif Galaydh+Sawirro Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Cali Khaliif Galeydh ee ka soo qeyb galay Aaskii loogu sameeyey Muqdisho. “Geerida, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaare Cali Khaliif Galleydh ma ahan mid keligiin gaar idin taabatay ee waxa ay ahayd mid si murugo leh ay wadajir u dareemeen shacabka Soomaaliyeed, maadaama Marxuumku uu dawladnimadeenna kaga tagay raad muuqda.” ayuu ku yidhi Farmaajo Dhankooda, Ehelada iyo Qaraabada Marxuumka ayaa uga mahadceliyey Farmaajo meeqaamka lagu soo dhaweeyey iyo aaska Qaran ee loo sameeyey Marxuum Cali Khaliif Galeydh. Qaran News
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysanaya wararka sheegaya xatooyada caruurta iyo afduubka caruurta ku nool degmooyinka gobalka Banaadir. Hadal heynta ugu weyn ee Muqdisho ayaa bilooyinkaan noqotay caruur badan oo la waayey, qaar la afduubtay oo la soo helay, iyo wararka sheegaya in la soo qabtay kooxo afduubta caruurta iyo haweenka. Dhamaan sheekooyinkaas iyo dhacdooyin barbar socda ayaa sabab u noqday in waalidiin badan caruurtooda ka joojiyaan waxbarashad,a halka qaar kalane ay dantu ka kaliftay in goobaha waxbarasha geeyaan sidoo kalane ay ka soo celiyaan. Aabe Muxumed Xasan, oo kamid ah aabayaasha Muqdisho ayaa Caasimada Online u sheegay in Gobalka Banaadir aysan jirin cid wax ka qabata dhibaatooyinka ay dadkiisa wajahayaan. “Waxay xaaladu u muuqataa in caruurta Muqdisho loo yeelo ilaalo u gaar ah, sababtoo ah ma heyno dowlad ilaaliso, anagii ma ilaalin karno oo waxay cuni lahaayeen ayaa raadis naga raba, marka waxaan ku qasbannahay in aan u sameyno ilaalo kuna biilno,” ayuu Caasimada Online u sheegay Aabe Muxumed Xasan oo ka tirsan waalidiinta Muqdisho. “Aniga waxaa Iskuul iyo dugsi ii dhigta 4 canug, dhamaantood waan geeyaa goobaha waxbarashada waana ka soo celiyaa howl badan ayaana iiga dayacantay waana dhibaato culus,” ayey tiri Hooyo Safiyo Maxbuub oo la hadashay Caasimada Online kana tirsan shacabka Muqdisho. Wali ma jirto wax war ah oo ka soo baxay hay’adaha ammaanka Soomaaliya oo arrintaan ku saabsan waxaase sii kordhaya walaaca dhanka ammaanka oo ay wajahayaan caruurta Muqdisho. The post Xog: Caruurta Muqdisho oo qarka u saaran in ilaalo loo sameeyo iyo cabsi jirta first appeared on Caasimada Online.
  10. Madaxweyne wax ka bedelay magaciisa Sababta Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa si rasmi ah u wax uga baddalay magacyadiisa si uu ugu daro magac loo bixiyay markii uu yaraa. Magacaas oo la yirhaado ‘Tibuhaburwa’ waxaana luqadda Runyankore loola jeeda “Qofka aan qaadan talada ama la sixi karin” Arrintan ayaa hadal badan ka dhex dhalisay baraha bulshada Uganda, halka dadka qaar ay la yaaban yihiin waxa ay aheyd shaqada la taliyeyaasha madaxweynaha markii uu gaarayay go’aankaas. Waxaa haatan madaxweynaha loogu yeeri doonaa Yoweri Tibuhaburwa Kaguta Museveni. Madaxweynaha weligiisa ma uusan shaacin magacan tan iyo intii uu xilka qabtay 34 sano ka hor. Sida uu muujinayo dokumenti dhanka sharciga ah oo lasoo saaray 6-dii bishan Oktoobar, in magacan uu weligiisba ku qornaa shahaadooyinka waxbarasho ee madaxweynaha. Waxay tallaabadan imaaneysaa xilli guddiga doorashada Uganda ay ku dhawaaqeen in musharraxiinta u tartameyso doorashada 2021-ka laga doonayo in magacyadooda ay waafaqsan yihiin kuwa ku qoran shahaadooyinka waxbarashada. Guddiga doorshada waxay dhawaan shaaciyeen in musharraxa aanan magaciisa waafaqsaneyn midka ugu qoran shahadadiisa loo ogolaan doonin doorashada. Sanadkii 2017-kii, maxkamad ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaantay guusha doorasho ay gaareen xildhibaano kaddib markii la ogaaday inay magacyo kala duwan ay isticmaaleen. Qaran News
  11. Turkish ports operator Albayrak and the federal government of Somalia have signed an agreement that grants the company a new 14-year concession to manage the Port of Mogadishu. The signing in Mogadishu followed a series of discussions that revised revenue-sharing arrangements between the two parties. The accord signed by Somalia’s Ports Minister Mariam Aweys Jama says the Turkish firm will retain an exclusive terminal and marine services operation at the port. The previous concession was signed in 2013 and was to remain in force for 20 years but had to be renegotiated as part of Somalia’s economic restructuring. “The new concession mandates the injection of $50 million over five years for rehabilitation and investment to upgrade the port amid increasing trade flows,” Ms Jama said at the signing ceremony on Thursday, that Somalia Deputy Prime Minister Mahdi Mohammed Gulaid attended. Airport But the Turks are not involved with just the Port of Mogadishu. Travellers arriving in Mogadishu by air are greeted by the seafront Aden Abdulle International Airport, which has been renovated and modernised using Turkish technology. It is also being managed by Turkish company, Favori LLC. In October 2019, a mission led by Gamal Mohamed Hassan, Somalia’s minister for Planning, Investment and Economic Development, visited Ankara, Turkey, and met investors united under the Turkey-Somali Business Council. The council’s head, Ahmet Sami Isler, told the media, “We, as Turkish businesspeople, are ready to give all contributions to utilise the resources of Somalia for the country’s economy.” Turkish media giant, Daily Sabah, then reported that Somalia has earned special status, and that many projects on rural development, health, micro-macro enterprises and security have been carried out by Turkish businessmen and state agencies. Somali Minister Hassan stated, “We had excellent technical meetings with the Turkish delegation. This is a very good platform and mechanism to take stock of our economic and trade relations with Turkey.” Other projects In 2011, Turkey’s then Prime Minister Recep Tayyip Erdogan, said his country injected aid into Somalia following a crippling famine. Mr Erdogan said the country also helped build roads and fisheries in Somalia, and sent a large number of Turkish experts to assist with capacity building. The Turks have also helped train Somalia’s special forces known as Danab, and have an military base in Mogadishu as well as the largest diplomatic mission in Africa in Mogadishu. The post Turkey digs deeper into Somalia infrastructure projects first appeared on Caasimada Online.
  12. Director-General of the Nigerian Maritime Administration and Safety Agency, Dr Bashir Jamoh, has said that Somali pirates are now active in Nigeria’s territorial waters and the Gulf of Guinea. He said this when the new Consul-General of the Korean Embassy, Kang Haenggu, and Ambassador-Designate of Belgium, Daniel Bertrand, paid courtesy calls on him, according to a statement. The statement titled ‘Maritime security, trade: Korea, Belgium pledge more support for NIMASA’, was emailed by the agency’s Head, Corporate Communications, Philip Kyanet, on Sunday. The NIMASA boss was quoted to have said, “We discovered a correlation between crimes in our waters and the activities of the Somali pirates. “They have a means of navigating from the coast of Somalia to Nigeria, through the waters of our West African neighbours.” “In some cases, they enter through the land borders and commission boats to carry out their activities.” Jamoh, however, stated that Nigeria had developed an action plan to monitor the progress of its national maritime security strategy, saying, “Our goal is to achieve a sustainable end to criminal attacks in our territorial waters.” Copyright PUNCH. All rights reserved. This material, and other digital content on this website, may not be reproduced, published, broadcast, rewritten or redistributed in whole or in part without prior express written permission from PUNCH. The post Somali pirates operate in Nigeria’s territorial waters - official first appeared on Caasimada Online.
  13. Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay mas’uuliyiin cusub oo kamid ah hay’adda garsoorka Galmudug. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu magacaabay guddoomiyeyaasha maxkamadaha racfaanka, maxkamadaha gobollada Mudug iyo Galgaduud iyo ku xigeennada xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug. Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah; 1-Saciid C/raxmaan Shiikh: Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Galgaduud 2- Maxamed Cabdi Kadiye: Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Galgaduud. 3-Jimcaale Cali Salaad: Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Mudug. 4- Cabdirisaaq Cali Yusuf: Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Mudug. 5-Cabdullaahi Cali Cumar: Ku-xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug. 6- Cabdixakiin Maxamed Xirsi: Ku-xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug. Wareegtada magacaabida ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Galmudug uu magacaabay xubnahan markii uu garowsaday baahida degdega ah ee loo qabo dhisidda hay’adda garsoorka Galmudug. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay mas’uuliyiin garsoor appeared first on Puntland Post.
  14. Dear Stakeholder, BURN Manufacturing Co. will implement the carbon project activity ‘VPA1: Efficient and Clean Cooking for households in Puntland‘ under the Gold Standard Programme of Activities (PoA) ‘ECOA_BURN multi-country Clean Cooking Programme’. The PoA is managed by BURN Manufacturing Co. In this context a Local Stakeholder Public Consultation will be carried out for all local, affected and interested stakeholders, including non-governmental organizations, women groups, research institutes and organizations/individuals working on topics related to the project activity, policy makers on a national and state level as well as for local people, communities and or representatives who are directly or indirectly affected by the project. Please note that this Local Stakeholder Consultation would be also valid for any other Voluntary Project Activities (VPAs) implemented in Puntland under BURN’s Gold Standard PoA ‘ECOA_BURN multi-country Clean Cooking Programme’, provided that they are homogeneous, i.e. deploy the same stove type(s), target the same end-users and consist of the same project boundary as VPA1. BURN Manufacturing Co. (Coordinating and Managing Entity of the PoA) invites all interested parties to attend one of the following Local Stakeholder Consultation meetings: October 21, 2020, 8:30 am to 13:00 pm in Garowe Martisoor hotel Jidka wasaaradaha, Garoowe (+252) 907 742 118) Stakeholders who cannot physically attend the meeting, have the possibility to participate online through Zoom. The login details are the following: October 21st Meeting ID: 815 7930 8351 Link: https://us02web.zoom.us/meeting/register/tZUocOCrrjMpH9Xv3dskyBtlL5rxMyk8qrci In case of any questions or if you want further details and project information prior to the consultation, please write an Email to Lucie Millard, Strategic Associate / Expansion at BURN (lucie.millard@burnmfg.com) or give a call to Mohamed Osman Adam, Director BURN Manufacturing Inc. – Somali Regions (+252 633 065 733). Please use these contact details also for providing your feedback in case you are not able to participate in the stakeholder meeting. AGENDA Reception – Signing participants list (8:30 am) Introduction & Project presentation (9:00 am) Questions and comments on the project (9:30 am) Safeguarding Principles Assessment of the project (10:30 am) Sustainability assessment of the project (11:15 am) Discussion on grievance mechanism and monitoring of sustainable development impacts (12:15 am) Evaluation forms and closure of meeting (12:30 am) Cooking demonstration (12:45 am) Lunch (13:00 am) Shirka la tashiga daneeyayaasha maxaliga ah ee heerka waxqabadka hufan ee karboonka iyo karinta cuntada wanaagsan ee nadiifta ah sida ay ugu suurtoobi lahayd qoysaskeena ku nool Puntland. Mudanayaal iyo marwooyin, Shirkada wax –soo-saarka ee BURN, waxay hirgalin doontaa mashruuca wax qabadka ee kaarboonka oo loo yaqaan (VPA1) mashruucani wuxuu ku sahabsan yahay sida uu qoys walba oo Puntland ku nool ugu suurtoobi lahayd cunto karis wanaagsan oo nadiif ah, waxay shirkada BURN fulinaysaa barnaamijka tayadiisu sarayso ee loo yaqaano Dahab, kaasoo heerkiisa wax qabad uu aad u sareeyo ‘ECOA_BURN. Barnaamijka wax kariska cuntada wanaagsan ee nadiifta ah oo ay hada shirkada BURN ka fulinayso wadamo badan ayaa loo yaqaanaa (PoA) waxaana mashruucan iska leh si khaas ahna u maamusha shirkada wax-soo-saarka ee BURN. Sidaa daraadeed waxay shirkada BURN ay u qabanaysaa shir daneeyayaasha mashruucan oo ay ka mid yihiin wasaaradaha dawlada Puntland gaar ahaan wasaarada deegaanka, haayadaha hoos yimaada qaramada midoobey, ururada aan dawliga ahayn, ururada haweenka ,machadyadaa cilmi baadhista iyo dadka deegaanka ah ee ay si toos ah ama si dadban uu mashruucani u saamaynayo. Shirkada wax-soo-saarka ee BURN, (isku-duwidda iyo maaraynta hay’adda PoA) waxay ku martiqaadaysaa daneeyayaasha maxaliga ah in ay ka soo qayb galaan mid ka mida ah shirka wada tashiga ee la qaban doono wakhtiyada soo socda. October 21, 2020, 8:30 am to 13:00 pm in Puntland Martisoor hotel Jidka wasaaradaha, Garoowe (+252) 907 742 118) Mudanayaasha iyo Marwooyinka daneeyayaasha ah ee aan ka soo qayb gali Karin kulankan waxay fursad u leeyihiin inay uga soo qayb galaan khadka tooska ah ee loo yaqaan ZOOM. Faahfaahinta galitaanka khadka ZOOM. Waa kuwan hoos ku xusan. October 21st Meeting ID: 815 7930 8351 Link: https://us02web.zoom.us/meeting/register/tZUocOCrrjMpH9Xv3dskyBtlL5rxMyk8qrci Hadii aad u baahato faahfaahin dheeraada ah oo ku sahabsan macluumaadka kulanka wada tashiga fadlan u qor Email lucie millard oo ah agaasimaha istarajiyada is balaarinta ee shirkada BURN (lucie.millard@burnmfg.com) Ama garaac Mohammed Adam agaasimaha shirkada BURN ee degaanka soomaalida (+252 633 065 733). Mudanayaal iyo Marwooyin hadii aydiin suurtoobi waydo ka soo qayb galka shirka waxaad nagala soo xidhiidhaan ciwaanadan kor ku xusan. AJENDAHA SHIRKA Soo dhawaynta saxiixa liiska ka qayb galayaasha (8:30 am) Hordhaca iyo soo bandhiga mashruuca (9:00 am) Suaalaha iyo faalooyinka ku sahabsan mashruuca (9:30 am) Ilaalinta mabaad’ida qiimaynta mashruuca (10:30 am) Qiimaynta joogtada ah ee mashruuca (11:15 am) Doodaha ku sahabsan cabashooyinka iyo kormeerka samaynta horumarka waara (12:15 pm) Foomamka qiimaynta iyo xiritaanka shirka (12:30 pm) Soo bandhiga Cunto karista (12:45 pm) The post Press Release: Local Stakeholder Consultation for Gold Standard carbon project activity ‘Efficient and Clean Cooking for households in Puntland‘ appeared first on Puntland Post.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beesha Xawaadle oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in madaxweynaha Hir-Shabeelle ay qaadato beel kale oo laga baxo heshiiskii horay loo galay. Waxay sheegeen in afar sano ka hor lagu heshiiyey in reer Hiiraan ay madaxweynaha Hir-Shabeelle qaartaan, halka reer Shabeellada Dhexe la siiyay caasimadda maamulka oo ah magaalada Jowhar. Odayaashii kulankaas ka hadlay ayaa aad u taageeray banaanbaxyo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Beledweyne, kuwaas oo looga soo hor jeeday in beesha Xawaadle lagu qabsado xilka madaxweynaha Hir-Shabeelle. Odayaasha beesha Xawaadle ayaa madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka ka dalbaday inay faro-geliyaan khilaafka culus ee ka taagan dhismaha Hir-Shabeelle, iyagoo aan dhana u eexaneyn. Baaqaan ka soo yeeray waxgaradka beesha Xawaadle ayaa ku soo aadaya iyadoo sideed ka mid ah xildhibaanada beeshaas ku metela baarlamaanka federaalka uu natiijo la’aan ku soo dhamaaday kulan ay dhawaan la yeesheen Madaxweyne Farmaajo. Xildhibaanadaas ayaa Madaxweynaha ka dalbaday in kursiga Madaxweynaha Hir-Shabeelle uusan tartan geli karin, oo uu gaar u yahay beesha ay matalaan ee Xawaadle. Hasa yeeshee sida ay ogaatay Caasimada Online Madaxweyne Farmaajo ayaa xildhibaanadaas u sheegay in kursiga doorashada Madaxweynaha uu yahay tartan u furan guud ahaan shacabka iyo beelaha Hir-Shabeelle oo aysan jirin beel gaar u leh ama saami u leh. The post Daawo: Beel Muqdisho ka soo saartay hanjabaad culus oo la xiriirta HirShabelle first appeared on Caasimada Online.
  16. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/10/Bar___Qubanaha-12102020.mp3 View the full article
  17. Dhuusamareeb (Caasimada Online)-Wareegto caawa ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu magacaabay afar guddoomiye maxkamad iyo laba xeer ilaaliye ku xigeenno. Guddoomiyeyaashaas ayaa loo kala magacaabay maxkamadaha gobollada Mudug iyo Galgaduud ee Galmudug, waxayna kala yihiin. 1-Saciid Cabdiraxmaan Sheekh guddoomiyaha maxkamadda Racfaanka gobolka Galgaduud. 2- Maxamed Cabdi Kadiye guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Galgaduud. 3-Jimcaale Cali Salaad Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Mudug. 4- Cabdirisaaq Cali Yusuf guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Mudug. Sidoo kale wareegtadan caawa ka soo baxday xafiiska madaxweyne Qoor Qoor ayaa lagu magacaabay laba masuul oo ku xigeenno u noqonaya xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug, kuwaas oo kala ah, Cabdullaahi Cali Cumar iyo Cabdixakiin Maxamed Xirsi. “Madaxweynaha ayaa magacaabay xubnahan kaddib markii uu garowsaday Baahida degdega ah ee loo qabo dhisidda hay’adda garsoorka Galmudug, isla markaana tixgeliyay aqoonta iyo waayo aragnimada xubnuhu u leeyihiin arrimaha garsoorka” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay madaxtooyada Galmudug. The post Madaxweyne Qoor Qoor oo caawa magacaabay lix xubnood first appeared on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Habeen daacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/10/Warka-habeen-12102020-Ok-1.mp3 View the full article
  19. Garowe (PP News Desk) — Puntland State Government is exploring ways to privatise airports in Garowe and Bosaso. Puntland Aviation Minister Hussein Osman Lugator today briefed Puntland Parliament about plans to hand over the management of main airports to foreign companies. A statement posted on the Facebook page of Puntland Parliament provides scant details about questions MPs had asked the Minister. Puntland State Government did not allow journalists to cover the parliamentary session on plans to privatise key infrastructures in Puntland. Puntland Aviation Minister (right) signing an agreement with Frontier Services Group. The terms of the agreement remain classified. Last year, the incumbent Puntland Aviation Minister signed an agreement with Frontier Services Group, “an Africa-focused security, aviation, and logistics company founded and led by Erik Prince, the former head of Blackwater Worldwide.” The terms of the agreement remain classified. Puntland Government intends to ensure that major agreements with foreign companies clear Puntland Parliament before competitive politics starts after the pilot local elections slated to take place in three designated districts next year. In 2017 Puntland awarded DP World a 30 year concession to run the Bosaso port. DP World has since ceased to be a publicly traded company due economic pressures that forced the United Aran Emirates Government to return DP World to private ownership. Puntland President Said Abdullahi Deni, who is currently on a visit in UAE, reportedly held meetings with DP World executives. © Puntland Post, 2020 The post Puntland Plans to Privatise Airports appeared first on Puntland Post.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – La-taliyihii gaarka ahaa ee xariiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Baaruud ayaa shaqadii isaga tegay, waxuuna shaaciyay inuu iska casilay kasii mid ahaanshaha xafiiskaas. Cabdi Baaruud ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay intii uu shaqeynayey inuu wax badan bartay, balse hadda uu macasalaameeyay saaxiibadiisii shaqada. “Nabadgelyo OPM. Wax badan baad i bartay. Wadayaashaadu marwalba way isbedelayaan, laakiin doorkaaga muhiimka ah ee hay’adeed wuu sii jirayaa. Sii soco oo sii wad kobcinta Soomaaliya” ayuu qoraalkiisa ku yiri. Goodbye OPM. You taught me a lot. Your drivers will always change but your important institutional role will remain. Keep going and keep growing #Somalia pic.twitter.com/QHKgK44WGF — Abdi Barud (@AbdiBarud) October 11, 2020 Kama hadlin sababta uu shaqada uga tegay, hayeeshee Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa waxaa uu sheegay in intii uu xafiiska Ra’iisul Wasaaraha joogay inuu wax badan bartay. La-taliye Cabdi Baaruud waxa uu ka mid ahaa xubnihii la shaqeyn jiray ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo dhawaan xafiiska baneeyay, kadib markii kalsoonida lagala noqday. Is-casilaada Cabdi ayaa sidoo kale imaaneysa, iyadoo ay shaqada xafiiska ra’iisul wasaaraha isaga tageen badanaa xubnihii la shaqeyn jiray Xasan Cali Kheyre. Waxaa jira warar sheegaya in cadaadis gooni ah la saaray shaqaalihii xafiiskaas ee sida dhaw ula shaqeyn jiray ra’iisul wasaarihii hore Kheyre. Waxaana xusid mudan in xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha Cabdirisaaq Xuseen Aadan (Caato) uu xil ka qaadistii Kheyre kadib xad-gudub kula kacay Yaxye Cali Hareeri oo ka mid ah raggii sida aadka ah ugu dhawaayeen Kheyre, taas oo sababtay in xilka laga qaado, balse laba todobaad kadib ayaa lagu celiyay. The post La-taliyihii gaarka ahaa ee xafiiska ra’iisul wasaaraha oo shaqada ka tegay first appeared on Caasimada Online.
  21. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta soo saaray warqad uu fadhiyada baarlamaanka uga mamnuucay xildhibaan ka tirsan golaha wakiillada Galmudug oo khilaaf culus uu kala dhaxeeyay. Xildhibaanka uu guddoomiye Gacal fadhiyada golaha iyo gunadiiba ka mamnuucay waxaa lagu magacaabaa Cabdullahi Axmed Calasow, waxuuna ka mid ahaa musharaxiintii kula tartamay xilka uu hayo ee guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug. “Fadhiyada iyo gunada kalfadhiga labaad ayaa laga joojiyey Xildhibaan Cabdullahi Axmed Calasow laga bilaabo 12-ka October 2020-ka, waana in cudurdaar rasmi ah uu usoo gudbiyo fadhiga koowaad ee golaha,” ayaa lagu yiri qoraalkan uu ku saxiixanyahay guddoomiye Maxamed Nuur Gacal. Maalmihii u dambeeyay waxaa cirka isku sii shareerayey khilaaf u dhaxeeya guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug iyo qaar ka mid ah xildhibaanada, waxaana jira abaabulka mooshin ka dhan ah guddoomiyaha oo ka socda Dhuusamareeb. Guuxa moshinkaas iyo kulamada xildhibanada ayaa aad looga dareemayaa caawa magaalada Dhuusamareeb, waxaana xusid mudan in khilaafkan uu soo jiitamayey labadii bilood ee u dambeysay. Sidoo kale waxaa jira warar sheegaya in Madaxtooyada Galmudug ay lug ku leedahay khilaafkan, isla markaana uu jiro isku day ah in meesha laga saaro guddoomiyaha baarlamaanka Dr. Maxamed Nuur Gacal. Xogta aan helnay waxay intaas ku dareysaa in guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ay madaxtooyadu la rabto shakhsi aan hadda kuba jirin baarlamaanka Galmudug, balse guddoomiye Gacal ku heyb ah. The post Gudoomiyaha baarlamanka Galmudug oo tallaabo yaab leh ka qaaday xildhibaano wada olole ka dhan ah first appeared on Caasimada Online.