Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,301
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. PRESS RELEASE Africa Oil & Power and AFROCOM in Partnership to Drive Russian Investment in Africa An official delegation from Russia will attend Africa Oil & Power’s events in 2021 CAPE TOWN, South Africa, March 18, 2021/ — Russia’s private investment promotion platform for Africa has chosen Africa Oil & Power (www.AfricaOilandPower.com) as a strategic partner to assist with African market entry for Russian firms; An official delegation from Russia will attend Africa Oil & Power’s events in 2021; “We have found in Africa Oil & Power the perfect ally to engage with the continent’s energy sector,” says chairman of AFROCOM. Africa Oil & Power (AOP) is honored to announce its partnership with AFROCOM – Coordination Committee for Economic Cooperation with Africa – the Russian private investment promotion platform in charge of driving greater Africa-Russia cooperation. AOP is the African continent’s leading investment platform for the energy sector, dedicated to bringing investment to all segments of the energy value chain in Africa. The partnership aims to expand the presence of Russian enterprises on the continent, facilitating collaboration with partners, vendors, clients and governments. “AFROCOM has a renewed mandate to promote Russian-African economic cooperation and partnership and we have found in Africa Oil & Power the perfect ally to engage with the continent’s energy sector, which is in itself a fundamental part of Africa’s road to prosperity,” stated Igor Morozov, AFROCOM Chairman and Senator of the Russian Federation. This is Africa Oil & Power’s first partnership with Russia and it is central to the company’s strategy to partner with government, associations and media – in Africa and beyond – to tell the story of the African energy industry to a global audience. “I’m delighted to announce this agreement to support AFROCOM. The energy market landscape in Africa offers huge opportunities for investment and the sector in Sub-Saharan Africa is set to rebound rapidly. Together we will be able to encourage the activity of Russian entrepreneurs, adding value to the upstream, midstream and the entire value chain throughout Africa,” stated Renée Montez-Avinir, Managing Director of AOP. A delegation of Russian investors from AFROCOM will attend AOP’s 2021 events, starting with the South Sudan Oil & Power 2021 event that will take place on June 29-30 in Juba. In South Sudan, Senegal, South Africa, Angola, Equatorial Guinea, Nigeria, Mozambique, DRC and other markets throughout Africa, AOP and AFROCOM will work hand in hand to facilitate growth and investment in African energy. Distributed by APO Group on behalf of Africa Oil & Power Conference. View multimedia content SOURCE Africa Oil & Power Conference Qaran News
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho lagaga dhawaaqay isbaheysi cusub oo siyaasadeed, oo lagu magacaabo ‘Golaha Badbaado Qaran’, kaasi oo ay qeyb ka yihiin qaar kamid ah maamulada dalka iyo musharaxiinta mucaaridka. Isbaheysigan ayaa waxaa ku mideysan Madaxda Jubbaland iyo Puntland, Midowga Musharaxiinta mucaaridka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sarre oo isagu metalaya siyaasiyiinta Waqooyiga. Golaha Bad-baadada Qaran ayaa waxa uu ka shaqeyn doona sidii dalka uga dhici laheyd doorasho xor iyo xalaal ah, islamarkaana dalka looga bad-baadin lahaa doorasho boob ku dhisan, sida ay sheegen. Waxaa hogaaminaya golahan oo guddoomiye looga dhigay Guddoomiyaha Aqalka Sarre, Cabdi Xaashi Cabdillahi, waxayna xubnaha ku midoobay golahaan si weyn uga soo horjeedaan madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday inuu sii joogo tallada dalka. Golahaan oo ay ku midoobeen siyaasiyiin miisaan culus leh ayaa waxa uu noqonayaa Golihii ugu horeeyay ee noociisa ah oo laga sameeyo Soomaaliya tan iyo intii ay ka baxday kumeel-gaarka. Arrintaan ayaa imaneysa, ayada oo beesha caalamka ay dadaal ugu jirtay in miiska wada-hadalka la isugu keeno dhinacyada isku haya doorashada, waxayna muujineysa tallaabadan maanta inaysan xiligan suurta-gal aheyn in la gaaro heshiis wada-ogol ah.
  3. Hoteel ku yaalla nawaaxiga garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxa haatan looga dhawaaqay madal siyaasadeed oo ay ku midaysan yihiin isbaheysi ka kooban Puntland, Jubaland, midowga murashixiinta mucaaradsan Villa Somalia iyo sidoo kale midowga siyaasiyiinta waqooyi ee ku sugan Muqdisho. Isbaheysigan cusub oo la baxay Madasha Badbaado Qaran, waxa ku midaysan siyaasiyiin mucaarad ah oo miisaan culus, kuwaas oo ay ku jiraan Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Madasha ayaa Guddoomiye u doortay Cabdi Xaashi Cabdillaahi, oo ah Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, kaas oo si adag u mucaaradsan dowladda Federaalka Soomaaliya. As’aaska Golahan ayaa ku soo beegmay, xilli aan weli laga heshiin muranka siyaasadeed ee ka aloosan Arrimaha Doorashooyinka dalka, islamarkaana la filayo in dhowaan uu Muqdisho ka furmo shir ku saabsan xallinta muranka Doorashada. PUNTLAND POST The post Isbaheysi ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo oo looga dhawaaqay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  4. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan la qaatay magaalada Muqdisho safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan. Qoor Qoor iyo safiirka ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo xiriirka dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti iyo Galmudug. sidoo kale waxa ay ka wada hadleen arimaha doorashooyinka iyo dadaallada loogu jiro dhameystirka arimaha doorashooyinka. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  5. Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan oo ay ka wada hadleen arrimo ku saabsan dib u habeynta dhaqaalaha, si Wasaaradda Maaliyadda ay awood ugu yeelato ka jawaabidda xaaladaha deg degga ah ee COVID-19. “Waxa aan shir muhiim ah oo ku saabsan dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo ka jawaabidda xaaladaha deg degga ah ee COVID-19 aan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan”. Ayuu yiri Wasiir Beyle. Wasiirka Maaliyadda ayaa hoosta ka xariiqay in Wasaaraddu ay ka go’antahay dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo bixinta adeegyada wax ku ool ka ah ee fududeynaya ka jawaabidda marxaladaha COVID-19. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  6. Dowladda hoose ee degmada Garoowe, ayaa maanta si rasmiya u daah-furtay mashruuc ku saabsan dhiraynta iyo cagaarinta magaalada. Barnaamijkan oo la baxay cagaarinta caasimadda, waxa iska kaashanaya dowladda hoose iyo shacabka Garoowe, waxaana daah-furay duqa degmada Axmed Siciid Muuse oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale. Xubno ka tirsan ururka dhalinyarada Gobolka Nugaal,oo kaalin muhiim ah ka qaadan doona hirgelinta barnaamijkan ayaa sidoo kale goob-joog ahaa munaasabadda. Mashruuca oo ku jihaysan hagaajinta bilicda caasimadda, ayaa la doonayaa in laga fuliyo dhammaan xaafadaha kala duwan ee Garoowe. Hoos ka daawo muuqaalka oo dhan PUNTLAND POST The post Caasimadda Garoowe oo laga daah-furay mashruuc dhirayn ah appeared first on Puntland Post.
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa wareysi uu siiyey Idaacadda VOA waxuu uga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, qeybtaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa jawaabaha uu baxiyey su’aalo laga weydiiyey, sida uu u arko waxii Muqdisho ka dhacay 19-kii bishii Febraayo, xilligaas oo DF ay awood ku fashilisay banaanbaxyo nabadeed oo mucaaradku soo abaabulay, hadii ay jirto cabsi uu ka qabo in loo eryo sidii wakiilkii isaga ka horeeyey ee QM Nicholas Haysom, hadii uu faro-geliyo arrimaha qaar iyo qodobo kale. Waxa uu sheegay in isaga iyo saaxiibadiisa kale ee caalamka ay aad uga walaaceen wixii dhacay 19-kii Febraayo, balse kadib la qaaday tallaabooyin wanaagsan markii ay kulmeen ra’iisul wasaare Rooble iyo xubnaha midowga musharaxiinta. Sidoo kale rabshadihii kadib, wadahadallada dhacay waxa uu sheegay inay qeyb ka ahaayeen shakhsiyaad kale oo muhiim ah, sida Duqa Muqdisho, Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynaha HirShabeelle, “Taas miradhalkeedu waxa uu noqday in heshiis laga gaaray qaban-qaabada isku soo baxyo nabadeed oo mustaqbalka dhaca.” Mar wax laga weydiiyey hadii shaqadiisa QM ee Soomaaliya ay xadideyso cabsi la xariirta tallaabadii ay dowladda Soomaaliya ku ceyrisay wakiilkii isaga ka horeeyey oo isku deyey inuu ka hadlo xadgudubyo ka dhacay dowladda ayuu ku jawaabay. “Marka ay jiraan xadgudubyo ah dhinaca xuquuqda aadanaha ama arrimo ku xeeran xuquuqaha siyaasadeed ee xorriyadda warbaahinta, waxaan sii wadi doonaa inaan diiwaan gelino oo aan gudbino, isla markaana ku soo hadal qaadno mas’uuliyiinta ay khuseyso oo aan si shaacsan uga hadalno, runtii marar badana waanu sameynay,” ayuu yiri James Swan. Waxa uu sheegay in hadda oo la gelayo xilli doorasho oo xasaasi ah, isla markana ay muhiim tahay in la dhowro xorriyadda hadalka, tan warbaahinta, xorriyadda isku imaatinka iyo abaabulkooda, taasna ay si gaar ah isha ugu heyn doonaan. Sidoo kale James Swan waxaa la weydiiyey waxa ay dadka Soomaaliyeed ku xasuusan doonaan, sida wakiilladii QM ee isaga ka horeeyey, kuwaas oo xilliyo adag gacan ka soo geystay isku dubbaridka dowladnimada Soomaaliya. “Anigu si gaar ah uma daneynayo in wax gaar ah oo la igu soo xasuusto aan ka tago, balse waxaan daneynayaa in hoggaamiyeyaasha Soomaalidu ay ka tagaan dhaxal nabadeed iyo mid dimoquraadiyadeed, taas oo xasilooni u ogolaaneysa dalkaan iyo inuu horumar gaaro, taas ayaan xoogga saarayaa, waa hoggaamiyaasha Soomaalida kuwa laga doonayo inay taariikhdu xusto oo 30 sano kadib la weydiinayo ‘maxaad Soomaaliya ku soo kordhisay xilligii adkaa ee 2021?” ayuu yiri James Swan. Hoos ka dhageyso wareysiga qeybtiisan https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2021/03/cod2.mp3
  8. Salaam Somali Bank, which is a leading privately-owned bank in Somalia is brilliantly contributing to the country’s economic growth by providing free microfinance funds to develop small businesses. On Thursday, 18th March 2021, the Bank’s branch in Galkayo, the regional capital of Mudug in central Somalia provided funds to the local traders, who thanked them for timely and much-needed support that will help grow their commerce. The beneficiaries of the free microfinance program express gratitude to Salaam Somali Bank’s management and staff, saying it’s an Exemplary step to follow by other financial banks in the country. “We’re very happy with the investment opportunity provided by the Salaam Somali bank,” said one of the small business owners in the town who have today benefited from the free microfinance fund. The free microfinance is part of Salaam Somali Bank’s annual program aimed at improving the small businesses in all regions across Somalia to play a vital share in boosting the economy and alleviating poverty. Qardul Hassan is a program designed to be rolled out in all regional and urban banking centers in the country and is destined to raise and motivate growing businesses. The bank has already provided such free microfinance to the local merchants at its main headquarters, including Mogadishu, the Somali capital, and assured to carry out the program in the remaining areas. The main purpose of the bank is to increase the productivity of evolving businesses and encourage entrepreneurs in a bid to empower small traders in Somalia, one world’s highest unemployment rates. View the full article
  9. Qaar ka mid ah ganacsatada yaryar ee magaaladda Gaalkacyo, ee xarunta gobolka Mudug ayaa ka faa’ideystay maalgalinta Qardu Xasan (free Microfinance) ee Salaam Somali Bank. Barnaamijka Qardu Xasan ayaa horey looga sameeyay xaruumaha bangiga Salaam Somali bank oo ku yaalla Caasimadda iyo degmooyin dhowr ah oo gobollada Koonfurta iyo Bartamaha dalka ku yaalla. Munaasabad maanta ka dhacday xarunta Salaam Somali Bank ee Magaalada Gaalkacyo ayaa ganacsatada lagu wareejiyay lacago aan faa’ido laga rabin oo loogu tala galay inay ku kobciyaan ganacsiyadooda. Ganacsatada ka faa’ideystay maaligalinta Qardu Xasan, oo rag iyo dumar isugu jira ayaa uga mahadceliyay Salaam Somali Bank taageerada joogtada ah ay marwalba la garab taagan yihiin ganacsatada yar yar ee dalka. Sida uu sheegay maamulka Bangiga, Barnamijka Qardu Xasanka waa mid loo sameeyay in lagu dhiira-geliyay ganacsatada Soomaaliyeed ee leh riyooyinka iyo hal-abuurka inay ku kobciyaan ganacsigooda. Maal-gelintan ayaa la gaarsiin doonaan dhamaan dalka, waxaana uu qeyb wayn ka qaadan doonaa sare u qaadista shaqa abuurka iyo dhaqaale dalka Soomaaliya oo hadda ku jira soo kabasho. View the full article
  10. MOGADISHU (HOL)- Jubbaland and Puntland skipped the second round of technical committee meeting convened by the Federal Government Thursday noting they were not a party to the talks. Source: Hiiraan Online
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa raali-gelin ka bixiyay hadal uu dhowaan ugu jawaabay Wasiirka Gargaarka, Khadiijo Maxamed Diiriye, mar ay booqatay qabrigii Maxamed Siyaad Barre. “Waa sida keli ah aad ku raali gelin karto Maxamad Farmaajo, Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday. Waa tan aan diidanayn, diidi doono, marnaba aanan yeeli doonin,” ayuu yiri dhawaan kadib markii uu faallo ka bixiyay Wasiir Khadiija oo booqatay qabrigii Siyaad Barre. Cabdiraxmaan ayaa ugu horreeyntii sheegay in ujeedkiisu uusan ahayn in uu diido u ducayn qof dhintay, booqasho qabri ama uu beel Soomaliyeed wax u dhimo, balse uu uga dan lahaa ifinta wax uu ku sheegay ‘in aan xukun lagu raadin raali-gelinta madaxweynaha waqtiga ka dhamaaday. “Waxaan ka raalli gelinayaa intii u fahamtay in aan duco iyo siyaaro u diidanahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamad Siyaad Barre ama u qaadatay inaan Khadiijo ama qabiil gooni ah duullaan ku ahay”. Sidoo kale waxa uu ka cudur daartay in ula jeedka uu uga falceliyay arrintaas aysan aheyn in uu dhaleeceeyo Wasiir Khadiijo oo uu sheegay inay Reer Buulo Burte isla ahaan jireen. “Maaddaama ay adag tahay in aragti midaysan laga yeesho shakhsiyaadka iyo sooyaalka taariikhdooda togan ama taban, oo mid ay dad badani danbiile u haystaan ay dhici karto in uu qola kale geesi agtooda ka yahay, waxaan go’aansaday inaan ka gaabsado qiimaynta shakhsiyaadka lagu kala qaybsan yahay, ilaa laga fursan waayo maahee, oo markaana aan si taxaddar leh uga hadlo anigoo xeerinaya dareenkaas kala duwan ee bulshada,” ayuu ku yiri qoraal dheer oo uu raali-gelin uga bixiyay arrintaan. Arrintaan ayaa maalmihii u dambeysay aad looga hadlayey baraha bulshada, ayada oo bulshaduna qaabab kala duwan uga hadleen, midaasi oo la fahamsan yahay inay keentay raali-galinta uu maanta ka bixiyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
  12. Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa maanta magalada Badhan ee gobolka Sanaag tababar ugu soo xiray dufcadii 2aad ee ciidamada daraawiishta oo ka baxay dugsiga General Giriin ee degmadaas. Munaasabada tababarka ciidamada loogu soo xirayay waxaay ka qeybgalay guddoomiyaha gudiga dib u habeynta ciidamada ahna wasiirka Maalyadda Xasan Shire Abgaal, wasiirka amniga Cabdisamad Maxamed Gallan, taliyaha ciidamadda daraawishta Gen. Yaasiin Cumar Dheer, xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland, maamulka gobolka Sanaag, kan dagmada iyo sarakiil kale. Mas’uuliyiinta ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamadda tababarka loo soo xiray, kadibna ciidamada ayaa halkaasi ku soo bandhigay casharadii la baray. Maamulka dugsiga ayaa ka warbixiyay marxaladii kala duwanaa ee ay soo mareen ciidamaddu. Guddooyimaha Guddiga dib u habeeynta ciidamada ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliayadda Xasan Abgaal oo ka hadlay munasabadii xiritaanka tababarka ayaa maamulka dugsiga ku amaanay qaabka wanaagsan ee ciidamadda ay u carbiyeen. Dhinaca kale wasiirka maaliyadda Puntland ayaa sheegay in ciidamadda mushaaraadkooda la gaarsiiyay heerkii uga saaray. Wasiirka amniga Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan iyo taliyaha ciidamada daraawiishta Gen. Yaasiin Cumar dheer ayaa aaraakiisha iyo macalimiinta ku bogaadiyey shaqada ay qabteen. PUNTALAND POST The post Puntland oo ciidamo tababar ugu soo xirtay Badhan, Sanaag appeared first on Puntland Post.
  13. Magaladda Muqdisho waxaa maanta ka furmay wajigii 2-aad ee shirkii wada-tashiga doorashooyinka ee heer wasiir, waxaana shirka yeelanaya guddigii horay loo magacaabay, kuwaasi oo kala metalya maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Shirkan maanta furmay kii ka horreeyey ayaa horay uga dhacay Baydhabo, iyadoona shirkaasi lagu gaaray go’aamo masiiri ah. Dhanka kelana wasiirada arrimaha gudaha Puntland iyo madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa sheegay in labada maamul aanay qeyb ka eheyn shirkaasi. Shirkan ayaa wuxuu hordhac u yahay shirka madaxda federaalka, madaxda dowlad goboleedyadda iyo gobalka Banaadir oo la filayo in dhawaan uu ka furmo Muqdisho. View the full article
  14. WAR-SAXAAFADEED: 18/03/2021 Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Warbiximo Lagaga Dhegeystay Wasiirrada Wasaaraddaha Caafimaadka, Ganacsiga, Diinta iyo Awqaafta. Fadhigii 72aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo Muuqaalka ah ee (Video Conference), ayaa warbiximo lagaga dhegeystay wasiirrada wasaaradaha Horumarinta Caafimaadka, Diinta iyo Awqaafta iyo Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska Somaliland. Ugu horray wasiirka horumarinta Caafimaadka, ayaa golaha uga war-bixiyey Xaaladda xannuunka Covid 19 ee dalka oo wakhtigan soo laba kacleeyey, isagoo sharaxay kor u kaca xannuunkaaas ee bilaha Jeeniweri ilaa Maaraj ee 2021, inta la baadhay bulshada. Waxaanay u kala saaray wasiirku sidan:- Bilaha Sannadka Inta qof ee La Baadhay Inta qof ee laga helay Inta Dhimatay Jeeniweri 4,339 59 2 Feebarweri 5,059 232 13 Maaraj 4,055 607 29 Sannadkan 2021 13,453 898 44 Goluhu waxa uu mar kale isla qaatay in taxaddirkii la xoojiyo, lana raaco tilmaaha Wasaarada horumarinta caafimaadka ee ay ugu mihiimsan yihiin, kala fogaanshaha, xidhashada af-saabka iyo faraxalka. Dhawaanna ay go’aamo soo saari-doonaan guddida heer qaran ee ka hortagga xanuunka covid 19. Dhinaca kale, wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Golaha uga war-bixiyey Xaaladda Abaaraha ee dalku ku sugan yahay hadda, ayaa tilmaamay guud ahaan in biyo la gaadhsiiyey 130(saddex boqol iyo Soddon) Tuullo, kuwaasoo loo qaybiyey 37,800 (Toddoba iyo soddon kun iyo siddeed boqol) oo foosto. Wasiirku waxa uu xusay in biyo-dhaamiskan oo xukuumaddu ay qaybisay wakhtigii ay deegaannadaasi aad ugu baahnaayeen inay biyo helaan, hadii gurmadkani dib uga dhici lahaana ay ku tagi lahayd dadkaasi inay ku iibsadaan guud ahaan lacag ka badan 154,000 oo doolar (Boqol iyo Afar iyo Konton Kun oo dollar), balse ay dedaal balaadhan xukuumaddu gelisay sidii dadkaasi loo gaadhsiin lahaa biyo bilaasha oo ay qaybinayeen Booyadaha dawladdu ugu tallo gashay inay wakhtiga abaaraha bulshada harraaddan u dhaamiyaan, horena loogu iibiyey gurmadka abaaraha. Tuulooyinka ugu daran ee biyo la’aantu ka jirto ee Xukuumaddu biyaha gaadhsiisay waxa ay ka tirsan yihiin Gobollada kala ah: Gobolka Togdheer, Gobolka Saraar, Gobolka Sool, Gobolka Sanaag, gaaar ahaan (Ceel-af-weyn iyo Gar-adag, Gobolka Maroodi-jeex, gaar ahaan (Cadaadlay iyo Sallaxlay). Ugu danbayntiina waxa goluhu warbixin ka dhegeystay wasiirka Ganacsiga, wershedaha iyo dalxiiska oo golaha faah-faahin ka siiyey Shidaalka qaaliyoobay maalmihii u danbeeyey. Warbixinta ka dibna, wasiirka waxa loo xilsaaray; in uu ka hawl-galo sidii bulshadu u heli lahayd shidaal jaban, maadaama wakhtigan ay abaaro ba’ani ka jiraan deegaanno badan oo Jamhuuriyadda Somaliland ka mid ah. ALLAA MAHAD LEH Qaran News
  15. Xirsi Gaani (bidix) iyo Maxame Dhabancad (midig) Puntland iyo Jubaland ayaa sheegay in aysan qeyb ka ahayn shirka wajigii 2aad ee guddiga farsamada dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo maanta ka furmay hotelka Decala ee Muqdisho. “Ma jiro wax shir wadatashi arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ah oo wali ka furmay Muqdisho” ayaa bartiisa Twitterka ku qoray Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo kamid ah wafdiga madaxweyne Deni ee ku sugan Muqdisho. “Jubaland qayb kama ahan kamana war hayso wax shir ah oo u furmay guddi farsamo oo horudhac u ah shir ka dambeeya” ayuu isna Twitter-kiisa ku qoray Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubaland Xirsi Gaani. Shirka Muqdisho ka furmay ee ka maqan yihiin Puntland iyo Jubaland Shirka hotel Decale uga furmay qaar kamid ah guddiga farsamada ayaa la sheegay in uu hordhac u yahay shirka la filayo in ay dhawaan magaalada Muqdisho ku yeeshaan madaxda federaalka, dowlad goboleedyadda iyo gobalka Banaadir, kaas oo looga tashanayo arrimaha doorashooyinka ee khilaafku ka taagan yahay. Guddiga farsamada dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo ka kooban 14 xubnood ayaa bishii Febraayo wajigii 1aad ee shirkan ku yeeshay magaalada Baydhabo, kaas oo looga hadlay xubnaha guddiga doorashooyinka, xal u helidda guddiga doorashooyinka kuraasta Somaliland, xaaladda gobolka Gedo, qoondada haweenka iyo jadwalka qabsoomidda doorashada. Waxaana markii uu dhamaaday shrikaasi war ay soo saareen guddigu ku sheegeen in xal farsamo laga gaaray dhammaan qoddobadii khilaafku ka taagnaa, iyagoo intaas ku daray in qoddobadaas ay u gudbiyeen madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, si ay u meelmariyaan. Balse madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa qodobadaas saxiixin, iyadoo welina uu taagan yahay khilaaf adag. PUNTLAND POST The post Puntland iyo Jubaland oo qeyb ka ahayn shirka 2aad ee guddiga farsamada appeared first on Puntland Post.
  16. Fadhigii 72aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo Muuqaalka ah ee (Video Conference), ayaa warbiximo lagaga dhegeystay wasiirrada wasaaradaha Horumarinta Caafimaadka, Diinta iyo Awqaafta iyo Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska Somaliland. Ugu horray wasiirka horumarinta Caafimaadka, ayaa golaha uga war-bixiyey Xaaladda xannuunka Covid 19 ee dalka oo wakhtigan soo laba kacleeyey, isagoo sharaxay kor u kaca xannuunkaaas ee bilaha Jeeniweri ilaa Maaraj ee 2021, inta la baadhay bulshada. Waxaanay u kala saaray wasiirku sidan:- Bilaha Sannadka Inta qof ee La Baadhay Inta qof ee laga helay Inta Dhimatay Jeeniweri 4,339 59 2 Feebarweri 5,059 232 13 Maaraj 4,055 607 29 Sannadkan 2021 13,453 898 44 Goluhu waxa uu mar kale isla qaatay in taxaddirkii la xoojiyo, lana raaco tilmaaha Wasaarada horumarinta caafimaadka ee ay ugu mihiimsan yihiin, kala fogaanshaha, xidhashada af-saabka iyo faraxalka. Dhawaanna ay go’aamo soo saari-doonaan guddida heer qaran ee ka hortagga xanuunka covid 19. Dhinaca kale, wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Golaha uga war-bixiyey Xaaladda Abaaraha ee dalku ku sugan yahay hadda, ayaa tilmaamay guud ahaan in biyo la gaadhsiiyey 130(saddex boqol iyo Soddon) Tuullo, kuwaasoo loo qaybiyey 37,800 (Toddoba iyo soddon kun iyo siddeed boqol) oo foosto. Wasiirku waxa uu xusay in biyo-dhaamiskan oo xukuumaddu ay qaybisay wakhtigii ay deegaannadaasi aad ugu baahnaayeen inay biyo helaan, hadii gurmadkani dib uga dhici lahaana ay ku tagi lahayd dadkaasi inay ku iibsadaan guud ahaan lacag ka badan 154,000 oo doolar (Boqol iyo Afar iyo Konton Kun oo dollar), balse ay dedaal balaadhan xukuumaddu gelisay sidii dadkaasi loo gaadhsiin lahaa biyo bilaasha oo ay qaybinayeen Booyadaha dawladdu ugu tallo gashay inay wakhtiga abaaraha bulshada harraaddan u dhaamiyaan, horena loogu iibiyey gurmadka abaaraha. Tuulooyinka ugu daran ee biyo la’aantu ka jirto ee Xukuumaddu biyaha gaadhsiisay waxa ay ka tirsan yihiin Gobollada kala ah: Gobolka Togdheer, Gobolka Saraar, Gobolka Sool, Gobolka Sanaag, gaaar ahaan (Ceel-af-weyn iyo Gar-adag, Gobolka Maroodi-jeex, gaar ahaan (Cadaadlay iyo Sallaxlay). Ugu danbayntiina waxa goluhu warbixin ka dhegeystay wasiirka Ganacsiga, wershedaha iyo dalxiiska oo golaha faah-faahin ka siiyey Shidaalka qaaliyoobay maalmihii u danbeeyey. Warbixinta ka dibna, wasiirka waxa loo xilsaaray; in uu ka hawl-galo sidii bulshadu u heli lahayd shidaal jaban, maadaama wakhtigan ay abaaro ba’ani ka jiraan deegaanno badan oo Jamhuuriyadda Somaliland ka mid ah. ALLAA MAHAD LEH Source
  17. Ethiopia’s request for an investigation into the humanitarian consequences of the conflict in the country’s northern Tigray region is agreed by United Nations human rights (OHCHR) chief Michelle Bachelet, according to the statement of U.N. spokesperson on Wednesday. Tigray residents have told human rights groups and journalists of massacres, widespread sexual violence and indiscriminate killings of civilians by security forces in the region. Aid workers, meanwhile, say Tigray’s health system has largely collapsed and warn of possible large-scale starvation. “The High Commissioner responded positively to the Ethiopian Human Rights Commission’s (EHRC) request for joint investigations on Monday,” Jonathan Fowler, spokesperson for OHCHR told Agence France-Presse (AFP). The U.N. office is now preparing a plan in order to launch the mission as soon as possible. Source: Daily Sabah The post UN agrees to Ethiopia’s request for joint Tigray probe appeared first on Puntland Post.
  18. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. http://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/03/Warka-Duhur-1832021.mp3 View the full article
  19. (SLT-Yemen)-Hadal ka soo baxay Kooxda Xuutiyiinta ee ay Iiraan taageerto waxa ay ku baaqeen inay Ciiddanka Sacuudiga ka baxaan gudaha Yemen, si ay iyagana u joojiyaan duqeymaha iyo Darooniska ay la beegsadaan magaalooyinka iyo xarumaha shidaalka ee Sacuudiga. Maxamed Cali Al-xuuti oo xubin ka ah Guddiga Sare ee Siyaasada ee Kooxda Xuutiyiinta ayaa sheegay inay hore Imaaraadka uga joojiyeen duqeymaha, kadib markii ay Ciiddankooda kala baxeen gudaha Yemen. Imaaraadka waxa ay Ciidankooda kala baxeen Yemen, wax yar kadib markii uu Hoggaamiyaha Kooxda Xuutiyiinta, Cabdimaalik Xuuti uu farriin u diray Madaxda Imaaraadka inay Ciiddankooda kala baxaan Yemen, si ay iyagana u joojiyaan duqeymihii ay la beegsan jireen “Haddii ay Sacuudiga ku dhawaaqaan inay Ciiddankooda la bixi doonaan, sida ay Imaaraadka u sameeyeen inay markaasi joojin doonaan Beegsigooda” ayuu yidhi Maxamed Cali Xuuti oo qoraal soo dhigay Bartiisa Twitter-ka. Dowladda Imaaraadka waxay u dhega-nuglaadeen Fariintaasi, iyagoo Ciiddankooda si rasmi ahaan ugala baxay Yemen, isla markaana ay joojiyeen Beegsigooda Kooxdaasi. Qoraal uu Maxamed Cali Al-xuuti soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu Dowladda Sacuudiga ugu nasteexeeyey inay Ciiddankooda kala baxaan gudaha Yemen, si ay uga badbaadaan Duqeymaha iyo Darooniska ay la beegsadaan gudaha Sacuudiga. Madaxweynaha cusub ee Maraykanka, Joe Biden waxa uu ku dhawaaqay inay joojiyeen Taageerada Loojistikada ee ay hore u siin jireen Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga ee Hawlgalladda duqeymaha ka fuliya gudaha Yemen. Source