Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,291
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (PP News Desk) — In a joint statement released earlier today in Mogadishu Puntland and Jubaland reaffirmed their commitment to attending the electoral summit on the condition that agendas are agreed beforehand. One of the agendas proposed by Puntland and Jubaland revolves around “discussion on the legitimacy of federal institutions whose term have expired”, a proposal Jubaland and Puntland see as a key to finalising the 17 September Electoral Agreement. “Puntland and Jubaland are in Mogadishu in response to demands from the International Community for a consultative summit” reads the press release. Puntland President Said Abdullahi Deni (left) and Jubaland President Ahmed Mohamed Islam question the legitimacy of the Federal Government of Somalia. The Federal Government of Somalia invited Federal Member States to attend a summit to finalise the electoral agreement. Puntland and Jubaland are seeking a guarantor role for the International Community in any electoral agreement and a participatory role for National Salvation Forum members in the talks. “There are two options on the table if Puntland and Jubaland decline to attend the electoral summit unconditionally: a term extension for federal institutions or a return to the electoral law for one person, one vote elections” said Hussein Ali, a political journalist working with a Mogadishu-based radio station. The chasm between the Federal Government and the two Federal Member States has grown following demands by Puntland and Jubaland leaders to sideline the incumbent President Mohammed Abdullahi Mohammed during the electoral talks. © Puntland Post, 2021 The post Puntland and Jubaland Question the Federal Government of Somalia’s Legitimacy appeared first on Puntland Post.
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah 15-kii xildhibaan ee lagu ganaaxay in aysan ka soo qeyb gelin shanta fadhi ee soo socota ee golaha shacabka ayaa soo saaray qoraal uu uga faaloonayo wixii ay maanta kala kulmeen ciidamadii ammaanka ee loogu tala galay inay ka celiyaan afaafka hore ee madaxtooyada, si aysan u xaadirin kulankii maanta ee golaha. Waxa uu sheegay in ciidamada la dhigay goobaha loogu tala galay in aysan soo dhaafin iyo kuwa iyaga istaafka u ahaa ay qaraabo noqdeen, taas oo ka baajisay wixii dhib ka dhici lahaa halkaas, isla markaana ay dib uga laabteen markii ay wada-hadleen saraakiishii hoggaamineysay ciidanka xirtay wadooyinka. Hoos ka aqriso qoraalka Mahad Salaad SAAKAY MAXAA DHACAY. MAXAASE NALA GUDBOON? Isgoyska Dabka iyo Ceelgaabta oo ah irdaha Madaxtooyada laga galo marka loo socdo xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay nagula celiyay aniga iyo Xildhibaano kale oo u socday shirkii Golaha Shacabka. Ciidamada na celiyay waxay ahaayeen kuwa Booliska waxaana hoggaaminayay saraakiil qaraabada ah oo sida la ii sheegay xalay la soo xulay, malaha Farmaajo wuxuu islahaa hadii wax dhacaan kuwa dhimanaya iyo kuwa laga dhimanayo isku iyaga ha noqdeen. Ciidamada kale Fahad iyo Farmaajo ku talagaleena waxaa la ii sheegay in ay dhoobnaayeen irida Madaxtooyada ilaa Villa Hargeysa oo ah Xarunta Golaha Shacabka! Nasiib wanaag ciidamadii nala socday iyo kuwii meesha aan ugu nimid dad qaraabo ah oo isgaranaya ayay ahaayeen. Saraakiishii ciidamadaas watay waa noo yimaadeen, mana rabo in aan ka faalloodo wixii ina dhex maray lkn waxaan rabaa inaan u mahadceliyo, kuna amaano shaqada ay dalka u hayaan iyo fahamkooda ku aadan marxalada siyaasadeed iyo mida amni ee dalku ku suganyahay. Hadaan u soo laabto biyadhaca hadalkeyga markaan oo kale Soomaalidii hore waxay dhihi jireen “NINKII LOWGA KAA GUBA XAGASHA AYAA LAGA GUBAA”. Rag aan isdayno wuxuu ku dhaamo la waa ee shirarka jaraa’id iyo sheekadaan aan dhamaadka lahayn inta la iska dhaafo, hayin hala noqdo ama heeryada Farmaajo hala iska dulqaado!
  3. Warsaxaafadeed kasoo baxay Jubbaland iyo Puntland waxay dheegeen in Madaxda Sare ee Dowlada Federaalku ay xagal daacinayaan Wadahadalada Doorashada. Hadalka kasoo yeeray Jubbaland iyo Puntland ayaa u muuqda in ay ka quusteen Madaxweyne Farmaajo. Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka The post Puntland iyo Jubbaland oo sheegay in Villa Soomaaliya aysan diyaar u ahayn Heshiis appeared first on . Source
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Ku dhawaad mudo bil ah waxaa magaalada Muqdisho ku wada sugan dhammaan madaxda Soomaalida, waxayna isku fahmi la’yihiin hanaanka qabsoomidda doorashada dalka, taas oo dib uga dhacday waqtigii loo qorsheeyey. Intaas waxaa socday, oo aan kala joogsan dadaalada wakiillada beesha caalamku ay ku doonayaan inuu dhaco shir guud oo madaxda Soomaalidu ay heshiis uga gaaraan khilaafka ka taagan hir-gelinta doorashooyinka dalka. Madaxda dowladda federaalka ayaa madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ku eedeynaya inay diidan yihiin ka soo qeyb galka shir guud oo ay isugu yimaadaan madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, si xal kama dambeys ah looga gaaro khilaafka doorashada. War-saxaafadeedkii ugu dambeeyay waxay madaxtooyada Soomaaliya ku sheegtay in Deni iyo Axmed Madoobe looga codsanayo inay ka soo qeyb galaan shir weyne dhawaan looga hadli doono ismar-waaga ka jira doorashada dalka. Dhankooda war-saxaafadeed ay si wadajir ah maanta u soo saareen madaxda Puntland iyo Jubaland ayay ku sheegeen in madaxda dowladda federaalka ay xagal daacinayaan shirkii loo ballansanaa inuu ka qabsoomo magaalada Muqdisho. Dad badan waxay is weydiinayaan maxaa Beesha Caalamka ka hor taagan inay qasbaan madaxda Soomaalida? Maadaama ay isugu keentay Muqdisho, balse aysan weli ku guuleysan inay shir guud isugu keento. Professor Ibraahim Faarax Bursaliid oo ah khabiir ka faalooda arrimaha siyaasadda Soomaaliya, ayaa mar uu la hadlayey BBC waxa uu sharaxay dhowr sababood oo uu aaminsan yahay in beesha caalamku aysan cadaadis xad-dhaaf ah ku saari karin siyaasiyiinta isku khilaafsan aayaha dalkooda ee Soomaaliya. “Beesha Caalamka ee la sheegayo waxay noqon karaan waddamo ay Soomaaliya u wada hadli karaan dal ka dal ama waa urur goboleedyo heer gobol ama heer qaaradeed ah ama waa ururro caalami ah sida Qaramada Midoobay iyo wixii la mid ah, marnaba Soomaalidu kuma khasbana Jamhuuriyad ahaan iyo ka dowlad ahaanba in xaanshi loo soo qoray ay ku dhaqanto ama ay raacdo. Waxaad mooddaa in lasoo dhaafay xilligii xukuumadda Soomaaliya ay ku jirtay ku meel gaarnimada oo laga caawinayay dal dhiska, nabadeynta iyo dib u mideyntiiba. Tan iyo doorashadii 2012-kii waxaad moodaa in laga baxay ku meel gaarnimadii, sidaas darteedna ay tahay in la xurmeeyo gobanimada iyo madax bannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya,” ayuu yiri Prof. Bursaliid. Sidoo kale Professor Bursaliid ayaa qaba in wadada kale ee u furan beesha caalamka ay tahay mid qalafsanaani ku imaan karta. Waxuuna yiri, “Dal walba wuxuu ku sabsan yahay inuu Soomaalida ku xurmeeyo go’aannadooda masiiriga ah, sida uu Shiinuhuba caddeeyay, laakiin hadiiba ay noqoto in talooyin guracan la siiyo waa in loo qariyo oo si hoose oo saaxiibtinnimo leh loogu sheego ama si hanjabaad ah loogu sheego, hadiiba uu jiro dal tun buuran sida Mareykanka, Turkiga iyo Ingiriiska.” Sidoo kale Prof. Bursaliid ayaa sheegay in sabab ugu muhiimsan oo aysan Beesha Caalamku dhinacyada isugu soo dhaweyn karin ama aysan wax u qaban karin ay tahay, in aysanba dooneyn in danihii ay ka lahaayeen xukuumadda markaas jirta dalkan ay wax uga waayaan ama maamul laga yaabo in danahooda ay ka waayaan uu muusha ka dhasho.
  5. Mogadishu (HOL) - The governments of Puntland and Jubaland have issued a joint statement accusing federal government officials of obstructing electoral talks with the regional leaders, further deepening the electoral stalemate. Source: Hiiraan Online
  6. Abdullah Muhammad al-Naqbi was sworn in on March 17 as director of the United Arab Emirates Trade Office in Somaliland. This appointment sparked immediate controversy due to contradictory messages from Somaliland’s official Twitter channels. Somaliland’s Ministry of Foreign Affairs claimed that the UAE had appointed an ambassador to Somaliland, while Somaliland’s President Muse Bihi Abdi stated that the UAE had appointed a representative to the autonomous region. Notwithstanding the botched announcement of his appointment, Naqbi pledged to further consolidate the UAE’s “brotherly relations” with Somaliland, and DP World immediately launched plans to expand its flagship Berbera Port. Naqbi’s appointment was greeted with sharply divided reactions in Somalia and Somaliland. In Mogadishu, his arrival was regarded as a UAE tactic to destabilize Somalia and undermine its sovereignty. A prominent Somali analyst told Al-Monitor that “the UAE typically uses Somali regions to pressure the central government.” The analyst contended that “the UAE took this step at this late hour in [Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo Mohamed’s] term” to accrue political influence ahead of Somalia’s elections and “help the Somali opposition defeat Farmaajo.” This perspective largely aligns with Somali Information Minister Osman Dubbe’s strident rhetoric toward the UAE. On Feb. 21, Dubbe accused Abu Dhabi of delegitimizing the Farmaajo government and warned that the UAE wants Somalia to be beset with “displacement, violence and backwardness” like Yemen and Libya. The Somali government’s sensitivity to UAE engagement with Somalia’s autonomous regions has been further amplified by intra-regional divisions over the still unscheduled Somali elections. Sharp regional cleavages were triggered by the expiration of Farmaajo’s term on Feb. 8 and Jubaland’s and Puntland’s refusal to accept the terms set by Farmaajo for Somalia’s forthcoming elections. As Puntland has close relations with the UAE and urged Abu Dhabi to maintain its security operations in Somalia in April 2018, Somali officials fear that the UAE could capitalize on Puntland’s resistance to Farmaajo to advance its own interests. The reaction in Hargeisa was predictably much more optimistic. The Somaliland Chronicle hailed Naqbi’s arrival as the latest in a string of diplomatic successes for President Bihi, which began with Taiwan’s establishment of bilateral relations with Somaliland in September 2020. Yusuf Gabobe, a prominent political analyst in Somaliland, told Al-Monitor that the UAE’s appointment of a career diplomat to Somaliland “will increase the likelihood of other countries joining the UAE and the other eight that already maintained embassy-equivalent offices in Hargeisa.” Beyond advancing projects such as the Port of Berbera, the Berbera corridor and health facilities, Gabobe argued that Naqbi’s appointment could help expand UAE-Somaliland cooperation on securing Red Sea and Gulf of Aden maritime routes from terrorism and piracy. These domestic polarizations are likely to extend to the geopolitical arena. Due to Farmaajo’s neutral response to the 2017 Qatar blockade and Abu Dhabi’s cancellation of aid and military cooperation programs in Somalia in May 2018, the UAE is locked in a struggle with Turkey and Qatar for geopolitical influence. The expansion of Emirati investments in Berbera strengthens the UAE’s ability to compete with Qatar’s Hobyo seaport project and the Turkish Albayrak Group’s 14-year contract to manage the Port of Mogadishu. In the short-term, the prospective expansion of the UAE’s commercial footprint in Somaliland is unlikely to have a transformative impact on the geopolitical struggle that is brewing in the Horn of Africa. A Somali political analyst told Al-Monitor that Qatar would be happy if the federal government “scolds the UAE” and stated that “Turkey won’t lose a lot of sleep on the UAE move, as there is widespread support for Turkey in Somalia.” The analyst also noted that Turkey is returning to its “previous role of non-interference in domestic issues.” This normative position means that even if the UAE uses its expanded presence in Somaliland as a launchpad for deeper relations with the Somali opposition, Turkey will be able to maintain positive relations with any authority that takes power in Mogadishu. The long-term geopolitical impact of Naqbi’s appointment could be more significant, as it could reflect a sea change in the UAE’s power projection tactics on the Red Sea and the Horn of Africa. On the surface, it appears as if the UAE is retrenching from the region. In October 2019, the UAE officially withdrew its military presence from Aden, and on Feb. 18, the UAE dismantled its base in Assab, Eritrea, which assisted its military intervention in southern Yemen. A closer examination reveals that the UAE is reorienting its Red Sea strategy away from direct military intervention and toward a synthesis of economic investment and remote power projection. The UAE’s transition from a security-premised to economy-focused strategy in Somaliland, which was illustrated by Abu Dhabi’s September 2019 conversion of its proposed military base in Berbera into a civilian airport, was a critical dimension of its strategic reorientation. The UAE’s expanded economic footprint in Somaliland, which will result from Naqbi’s appointment, is complemented by its prospective construction of an Ethiopia-Eritrea oil pipeline and provisions over $200 million to Sudan’s agriculture sector. The UAE is also quietly consolidating a sphere of influence around the Bab el-Mandeb Strait. Ahmed Atef, a former Yemeni diplomat, told Al-Monitor that the UAE’s departure from Eritrea was motivated by instabilities resulting from the Tigray conflict and desire to redeploy forces to “the quieter and more strategic” Mayyun Island in southern Yemen. Atef also argued that the UAE was establishing a “triangle of influence in Aden, Mayyun Island and Socotra” to secure the Bab el-Mandeb Strait. If the UAE’s closer economic cooperation with Somaliland extends to the security sphere, as Gabobe postulates, Abu Dhabi will be able to expand its maritime security role in this region, even though it is not part of the formal Red Sea coalition established in January 2020. Although the UAE-Somaliland relationship has strengthened considerably since 2018, Naqbi’s appointment could upgrade the economic and security dimensions of this partnership. The UAE’s expanded influence in Somaliland will sharpen its rivalries with Turkey and Qatar in the Horn of Africa and complement its residual network of Southern Transitional Council-aligned militias in southern Yemen.
  7. Somali militant group Al-Shabab has released a statement rejecting the Oxford-AstraZeneca vaccine, demanding the Mogadishu government to “pray and repent to Allah” for administering it. In a statement released on Tuesday, the Al-Qaeda affiliated group warned Somalis against adhering to the “apostate Somali state” by taking the “deadly and unsafe” coronavirus vaccine. “Because of its ineffectiveness and adverse side effects, several European nations – including Germany, France, Italy, Spain, Ireland and others – have also suspended the AstraZeneca vaccine,” the statement said. “These are countries with far better medical resources than the apostate Somali regime, which doesn’t even have qualified medical personnel or laboratories to assess the efficiency, safety or performance of the vaccine.” The statement urged people not to trust that “disbelievers will benefit you in any way” in reference to UNICEF and the World Health Organisation. They recommended Somali residents should instead adhere to treating and preventing coronavirus with medicines mentioned in the Qur’an and by the Prophet Mohammed, such as honey and black seed oil. Al-Shabaab, which is often referred to as “the deadliest” Islamist extremist group in Africa, is fighting to impose its hardline interpretation of Islamic law across Somalia. In October 2017, A truck bombing by the group killed 512 people, the country’s deadliest ever terror attack. Only a few attacks since 9/11 have killed more people. Earlier this month, Somalia received its first shipment of 300,000 doses of the AstraZeneca vaccine through the international COVAX initiative to ensure that low- and middle-income countries receive vaccines. Somalia’s first vaccinations happened in a small ceremony at the Martini hospital in the capital Mogadishu on March 16 where Health Minister Fawziya Abikar Nur urged the public to embrace the vaccines to stem infections in the country of 15 million people and one of the continent’s weakest health systems. Nur reassured that authorities would get to work distributing the vaccines across Somalia, which is battling an insurgency by Al-Shabab making roads dangerous. “We’ll be distributing these doses to most of the main hospitals in the capital and the government headquarters so that the government employees can easily get their vaccination in their places of work,” she said at the time. Last week, AstraZeneca hit back at claims that its vaccine is unsafe, saying trials showed its Covid-19 vaccine was 100 percent effective in preventing severe disease. Covid-19 cases in Somalia have increased in recent weeks. The country has had a total of 11,292 cases of the virus including 5,976 active cases, 521 deaths and 4,795 recoveries.
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan midowga musharaxiinta ayaa todobaadkii la soo dhaafay ka shaqeeyay sidii loo xalin lahaa muranka ka taagan doorashada Soomaaliya. Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa ka shaqeeyay sidii la isugu keeni lahaa madaxda maamulada iyo kuwa mucaaradka iyadoo ay goobjoog yihiin wakiilada caalamka. Sidoo kale labadan madaxweyne ee hore ayaa xoog badan geliyay sidii ay dhinacyadu isu fahmi lahaayeen, waana sababta keentay in ay qabsoomaan shirar u gaar ah 5-ta Madaxweyne ee maamulada dalka. Wararka aan helnay ayaa tilmaamaya in waqtiyada qaar ay goobjoog u noqdeen ka gudbidda qodobo la isku mari waayay inkaatoo ugu dambeen shirkii uu istaagay. Isu keenida iyo u kala dab qaadida dhinacyada siyaasadda Soomaaliya waa howl u taala Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dowladiisa balse waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu qeyb ku leeyahay khilaafyada dalka. Dad badan ayaa qaba in Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan mucaaradka ay qaateen doorkii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, doorkaas oo ahaa isku wadida dalka iyo dadka. Labada madaxweyne hore ayaa ka go’an in xal laga gaaro khilaafyada jira, si dalka uu u galo doorasho, taasi oo haddii aysan dhici horseedi karta qalalaase amni.
  9. Mogadishu (HOL) - Al-Shabab, the Al-Qaeda-linked militant insurgency group based in Somalia, has warned Somalis not to take the AstraZeneca/Oxford Covid-19 vaccine, saying that "its harms far outweigh its alleged benefits." Source: Hiiraan Online
  10. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) oo ahaa mid heer Wasiir. Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Suudaan iyo Saaxiibada kale ee ka ka tirsan Bangiga Adduunka, Bangiga Horumarinta Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD. Barnaamijkaan ayaa ah Hindise Horumarineed oo muhiim ah, kaasi oo loogu tala galay isku xirka fursadaha Geeska Afrika oo dhan. Shirka ayaa si guul ah ku soo idlaaday, kaasi oo looga hadlay arrimo badan oo dhanka dhaqaalaha la xiriirto. View the full article
  11. Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster OBE oo ay ka wada hadleen horumarinta arrimaha Garsoorka iyo Cadaaladda. “Sharaf ayey ii aheed inaan maanta la kulmo Danjiraha cusub ee Boqortooyada Ingisiiska Marwo Kate Foster OBE, waxaan ka wada hadalney horumarinta arimaha Garsoorka iyo Cadaaladda”. Ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya. Wasiir Cabdiqaadir ayaa xusay in Boqortooyada Ingiriisku ay dowr muuqda ka qaadato dib u dhiska dalkeenna. View the full article
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhoweyd soo saaray war-saxaafadeed xasaasi ah oo ay uga hadlayaan xaalada dalka iyo kulamadii u dambeeyay ee looga arrinsanayey doorashada ee ka dhacay Muqdisho. War-saxaafadeedkan ay sida wada-jirka u soo saareen ayaa waxay walaac xoogan kaga muujiyeen qabsoomida shirweynaha looga arrinsanayo doorashada, ayaga oo madaxda sarre ee dowladda waqtigeeda dhamaaday ku eedeyay inay xaggal daacineyso qabsoomidda shirkaas. “Waftiga Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland iyo Jubaland oo muddo gaareysa sadex asbuuc ku sugan Magaalada Mogadishu, ayagoo ka jawaabey dalabkii Beesha Caalamka ee ahaa in shir wadatashi ah laysugu yimaado, ayaa wali ka dhursugaya qabsoomidda shirka.” “Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland iyo Jubaland waxay walaac ka muujinayaan in Madaxda sare ee muddo xileedkeedu dhammaaday ee Dowladda Federaalka ah ay xaggal daacineyso qabsoomicida shirkii loo fadhiyey inuu ka dhaco Magaalada Mogadishu.” Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay inay fashil kusoo dhamaadeen kulamadii maalmihii u dambeeyay u socday shanta madaxweyne goboleed, kaasi oo loogu gogol xaaraye shirweynaha looga arrinsanayo doorashada. “Waxaa jirey shir Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah u socday muddo 3 maalmood ah, kaas oo diiradda lagu saarey sidii farsamo ahaan shirku ku qabsoomi lahaa, haseyeeshee ma ay suurto gelin in guul laga gaaro habkii loo wajihi lahaa qabsoomidda shirka,” ayaa lagu yiri qoraalka. Waxay nasiib darro ku tilmaameen in mas’uuliyiinta dowladda federaalka aysan wax is arag toos ah la yeelan intii ay ku sugnaayeen magaalada Muqdisho oo ku dhow bil, si looga arrinsado sidii uu ku qabsoomi lahaa shirweynaha muhiimka ah. Madaxda Puntland iyo Jubaland ayaa si adag uga digay inuu sii dheeraado waqtiga kulanka loo dhan yahay uu qabsoomayo, ayagoona sheegay in haddii uu sii dheeraado uu keeni karo in masiirka Dalka iyo mustaqbalka Ummadda Soomaaliyeed uu meel mugdi ah ku dhaco. Qoraalkaan ayaa sidoo kale waxaa lagu sii xoojiyey qoddob ay hore iskugu fahmi waayeen labada dhinac, kaasi oo dhigayay in laga wada xaajoodo sharciyada iyo awoodaha hay’adaha muddo xileedkoodii dhamaaday ee dowladda federaalka. “Waxaan caddeynaynaa in aan diyaar u nahay qabsoomida shirka looga wada arrinsayo xaaladda doorashada dalka, ayadoo qabsoomidiisa loo marayo tub lays la ogol yahay, uuna saldhig u yahay heshiiskii 17-kii September 2020,” ayaa ugu dambeyntiina lagu yiri qoraalka ay sida wada-jir ah usoo saareen Puntland iyo Jubbaland. War-saxaafadeedkaan ayaa imanaya xili ay fashilmeen kulamadii gooni-goonida ahaa ee maalmihii u dambeeyay u socday shanta madaxweyne goboleed, islamarkaana uusan muuqan is-faham guud oo horudhac u noqon kara shirweynaha doorashada oo gadaal ka riixeyso beesha caalamka. Hoos ka aqriso qoraalka oo dhameystiran
  13. Dhammaan dadaalladii ku jihaysanaa qabsoomidda Shirka Arrimaha Doorashooyinka ayaa fashilmay, sida ay Galabta shaaciyeen Puntland iyo Jubaland. War-saxaafadeed wadajir ah oo ka soo baxay Puntland iyo Jubaland, ayay ku sheegeen in Madaxda mudda-xileedkoodu dhammaaday ee dowladda Federaalka Soomaaliya, ay si cad u xagal-daaciyeen qabsoomidda Shirka, islamarkaana ay fashiliyeen dhammaan dadaalladii socday, si looga heshiiyo Khilaafka Doorashooyinka. Puntland iyo Jubaland, waxay sidoo kale tilmaameen in shirar mudda saddex maalmood ah u socday Dowlad Goboleedyada iyo Beesha Caalamka, aysan suurta-gelin in wax natiijo ah laga gaaro, si loo qabto Shirka guud ee Arrimaha Doorashooyinka. Sidoo kale, waxay caddeeyeen in ay diyaar u yihiin ka qayb-galka Shirka, haddii loo marayo tub la isla-ogolyahay, oo ku salaysan Heshiiskii Arrimaha Doorashada ee 17-kii September 2020. Halkaan ka khriso War-saxaafadeedka PUNTLAND POST The post Puntland iyo Jubaland oo shaaciyay in Villa Somalia fashilisay qabsoomidda Shirkii Arrimaha Doorashooyinka appeared first on Puntland Post.
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay madaxweynayaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Lafta-gareen oo ayagu isku mowqif ka ah xiisada doorashada dalka oo meel xasaasiya mareysa. Madaxweynayaasha saddexda dowlad goboleed oo xulufo dhow la ah madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa waxay ka wada-hadleen khilaafka doorashada iyo kulamadii u dambeeyay ee ay la qaateen mdaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Axmed Qoor-Qoor, Cali Guudlaawe iyo Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa kulankaan diirada ku saaray sidii meel dhexe la isugu keeni lahaa madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday iyo madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland oo ay si weyn isku hayaan. Sidoo kale waxaa looga hadlay kulankaan sidii uu u qabsoomi lahaa shirweynaha doorashooyinka ee madaxda dowladda iyo kuwa maamulada dalka oo xiligan ku gudban yihiin caqabado hor leh. Kulankaan ayaa imanaya xili ay hakad galeen wada-hadaladii gooni-goonida ahaa ee u dhaxeeyay shanta madaxweyne, kadib markii ay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni shuruudo ku xireen ka qeyb-galka shirweyanahaas. Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa maalmihii u dambeeyay isku dayey inay qanciyaan madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland, si ay uga qeyb-galaan shirka Teendhada Afisyooni. Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa waxay kalsooni darro ka muujinayaan hab-dhaqanka guracan ee Farmaajo, kadib dhacdada weerarkii 19-kii Febraayo, waana mida keentay in wax is-faham buuran ah laga gaari waayo kulamadii u dambeeyay.
  15. Somali militant group Al-Shabab has released a statement rejecting the Oxford-AstraZeneca vaccine, demanding the Mogadishu government to “pray and repent to Allah” for administering it. In a statement released on Tuesday, the Al-Qaeda affiliated group warned Somalis against adhering to the “apostate Somali state” by taking the “deadly and unsafe” coronavirus vaccine. “Because of its ineffectiveness and adverse side effects, several European nations – including Germany, France, Italy, Spain, Ireland and others – have also suspended the AstraZeneca vaccine,” the statement said. “These are countries with far better medical resources than the apostate Somali regime, which doesn’t even have qualified medical personnel or laboratories to assess the efficiency, safety or performance of the vaccine.” The statement urged people not to trust that “disbelievers will benefit you in any way” in reference to UNICEF and the World Health Organisation. They recommended Somali residents should instead adhere to treating and preventing coronavirus with medicines mentioned in the Qur’an and by the Prophet Mohammed, such as honey and black seed oil. Al-Shabaab, which is often referred to as “the deadliest” Islamist extremist group in Africa, is fighting to impose its hardline interpretation of Islamic law across Somalia. In October 2017, A truck bombing by the group killed 512 people, the country’s deadliest ever terror attack. Only a few attacks since 9/11 have killed more people. Earlier this month, Somalia received its first shipment of 300,000 doses of the AstraZeneca vaccine through the international COVAX initiative to ensure that low- and middle-income countries receive vaccines. Somalia’s first vaccinations happened in a small ceremony at the Martini hospital in the capital Mogadishu on March 16 where Health Minister Fawziya Abikar Nur urged the public to embrace the vaccines to stem infections in the country of 15 million people and one of the continent’s weakest health systems. Nur reassured that authorities would get to work distributing the vaccines across Somalia, which is battling an insurgency by Al-Shabab making roads dangerous. “We’ll be distributing these doses to most of the main hospitals in the capital and the government headquarters so that the government employees can easily get their vaccination in their places of work,” she said at the time. Last week, AstraZeneca hit back at claims that its vaccine is unsafe, saying trials showed its Covid-19 vaccine was 100 percent effective in preventing severe disease. Covid-19 cases in Somalia have increased in recent weeks. The country has had a total of 11,292 cases of the virus including 5,976 active cases, 521 deaths and 4,795 recoveries. View the full article
  16. Somali authorities have beefed up security in and around the capital, Mogadishu, ahead of a parliamentary session later on Wednesday. Security forces sealed off key roads leading to the Lower House as lawmakers are expected to meet on COVID-19, the federal and border commission, and a national refugee act. Last Saturday, 15 lawmakers were suspended by Lower House Speaker Mohamed Mursal for disrupting his attempt to chair a session. The 15 have vowed to be present in parliament despite the ban, prompting fears of clashes on Wednesday. International partners have called on Somali leaders to reach a consensus on implementing the electoral process according to a pre-election model agreed on Sept. 17, 2020. Presidential elections were to be held on Feb. 8. View the full article
  17. Waxa maanta si rasmi ah loo furay goobihii laga qaadanaayay kaadhadhka cod bixiyayaasha doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee dhawaan qabsoomi doonata. Hadaba maanta waxa cidlo u badnaa goobahii laga qaadanaayay kaadhadhka goobahaasi oo aanu qaar booqanay waxa aad u yaraa dadka kaadhadhka qaadanaayay, taasi oo loo sababaynaayo in aan gudiga doorashooyinku aanay samaynin wacyigalintii loo baahnaa iyada oo aan ayaamahii ina soo dhaafay aan la maqal ama arag baabuurtii cod baahiyahu uu saarnaa ee dhex mari jiray suuqyada iyo xaafadaha magaalada iyo sidoo kale wacyigalintii joogtada ahayd ee ay hore u samayn jireen. Waxa dadweynaha caasimada la ogaysiinayaa in qof waliba uu tago goobtii uu iska diwaan galiyay oo uu yaalo kaadhkiisii Qaran News
  18. At least six al-Shabab militants were killed on Tuesday in an operation in Mahas, a town in the central Somali region of Hiran, an official confirmed on Wednesday. The operation came after the forces received intelligence that al-Shabab fighters were sneaking into the town forcing the residents to pay compulsory Zakawat (tax), said Moumin Mohamed Halane, the governor of Mahas town. Government forces advanced to rid the town of the militants, he said, adding “al-Shabab attempted to resist the army, but we overpowered them, killing six of them,” Halane told state-run of Radio Mogadishu. The latest incident came amid sustained operations by the Somali army against al-Shabab in the central and southern regions, where the militants were still in control of the rural areas, conducting ambushes and carrying out roadside attacks. View the full article
  19. Maxaad ka taqaan Labadii dagaal ee Itoobiya kaga adkaaday Dalka Masar? Maxamed Ali Pasha, oo awoowe u ahaa Suldaan Ismaaciil Wa cusub oo kasoo kordhay ismari waaga dhismaha biyo-xireenka Wabiga Nile ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay ku gacan seyrtay dalab uga yimid dhinaca Masar oo ah inay billaabaan howsha la xiriirta qodista biyo-xireenka, kaasoo ilaa hadda la dhameystiray boqolkiiba 70. Waxaa biyo-xireenkan laga sameynayaa wabiga loo yaqaanno Blue Nile oo u dhow xadka ay wadaagaan dalalka Itoobiya iyo Suudaan. Itoobiya ayaa dooneysa inay sanadkiiba biyo-xreeka ka dhisto 40 billion oo mitir labo jibbaaran ah, sida uu sheegay wasiirka biyaha ee waddankaas, Celchi Bekele. Mar uu kasoo laabtay safar uu ku tagay caasimadda Masar ee Qaahira ayuu wasiirku intaas ku daray: “Arrintan sax ma aha, annaga qudheenna waxaan u baahan nahay horumar mustaqbalka ah, sidoo kale biyahan waxay soo marayaan Suudaan, taasina cadaadis ayey na saareysaa”. Waxaa kale oo uu sheegay in dalabka kale ee Masar ee ku aaddan biyo-xireenka Aswan uu yahay mid aan la aqbali karin. Dagaal ma dhex mari karaa Masar iyo Itoobiya? Maadaama la isku mari waayay wadaxaajoodka, suurtagal ma tahay in arrintu ay isku baddasho ficil milatari? Dad badan oo ka mid ah kuwa wax indha idheeya waxay sheegaan in dagaalka adduunka ee xiga uu noqon doono mid ay sabab u yihiin biyo, waxaana jira dhowr meelood oo ka mid ah caalamka, oo ay ka taagan yihiin xiisado la mid ah tan ka jirta gacanka Nile. Ismari waaga dhismaha biyo-xireenka Nile-ka wuxuu horseedi karaa dagaal ku saabsan biyaha haddiiba ay Itoobiya heshiis la gaari weyso Masar iyo Suudaan, inkastoo qolyaha arrintan u dhuun daloola ay rajo ka qabaan horumar laga gaaro xaaladda ka taagan gobolka. “Masar waxay Hibo u tahay wabiga Nile”, sidaas waxaa oran jiray faraaciintii hore, laakiin waxay Ilaah ahaan u caabudi jireen wabiga Nile-ka. Kumannaan sano ka hor iyo waliba xilliyadii ugu dambeeyayba, Masar oo gacan ka heleysa gumeystaha Ingiriiska waxay khilaaf ku lug lahayd khilaaf siyaasadeed oo salka ku haya wabiga Nile. Waxay Masaaridu damacsanaayeen in wabiga qulqulkiisa loo soo weeciyo dhankooda oo kaliya,si ay iyaga uun uga faa’iideystaan. Biyo-xireenka Itoobiya laga dhisayo wuxuu noqon doonaa kan ugu weyn Afrika Hase yeeshee, Itoobiya ayaa mar walba hortaagneyd abitaankaas, maadaama ay tahay waddanka uu ku dhammaado wabiga. Sanado badan ayey taagneyd sheekada la xiriirta in biyo-xireen laga dhiso Blue Nile, balse markii ay Itoobiya billowday inay dhisto biyo-xireenka, waxaa qarxay kacdoonkii dalalka Carabta, Masarna waxay la tacaaleysay arrimo gudaha waddankeeda ah. Dagaalkii ugu horreeyay Laakiin ma jireen iska hor imaadyo milatari oo horay u dhex maray Masar iyo Itoobiya? Haa, labo jeer ayuu dagaal dhex maray labadan waddan, Itoobiya ayaana ku guuleysatay labadaba, sida ay sheegeen dad badan oo ku xeel dheer taariikhda. Masar waxay noqotay waddan awood milatari oo aad u weyn ku leh qaaradda Afrika xilligii ay soo ifbaxday boqortooyadii Cusmaaniyiinta. Sidaas awgeedna in ay Itoobiya dagaal la galaan waxay ahayd lama huraan, maadaama ay Itoobiya ahayd boqortooyo awood weyn ku leh qaaradda. Bishii Dsembar ee sanadkii 1874-kii, ciidamo ay leedahay Masar, oo tiradoodu dhan tahay 1,200 oo askari ayaa ka baxay dkadda Kassala, waxaana hoggaaminayay sarkaal u dhashay Switzerland oo lagu magacaabi jiray Monsinger. Durba waxay qabsadeen Killin. Suldaan Ismaaciil wuxuu goob joog u ahaa 2 dagaal oo ay Masar la gashay Itoobiya Bishii October ee sanadkii 1875-kii, ciidamo kale oo ka socday Masar, oo uu hoggaaminayay korneyl u dhashay Denmar oo lagu magacaabi jiray Sorn Arendob ayaa qabsaday gobolka Genda, waxayna ergay u direen boqorkii Itoobiya xilligaas heystay ee John VI, iyagoo ka dalbaday in la calaamadeeyo xuduudda. Laakiin ergada intii aysan boqorka gaarinba, waxaa ka hor maray war sheegaya in Masaaridu ay ciidamadooda ku xoojiyeen 2,000 oo askari, ayna ku jiraan Ciidda Itoobiya. 14-kii bishii Nofembar, 1875-kii, ciidamadii uu watay korneyl Arendub waxaa lagu weeraray gobolka Gondet. Ciidamada halkaas ka joogay Masar oo ay tiradoodu ahayd 2,500 waxay la fajaceen sida ay ciidankii Itoobiya u isticmaalayeen hubka gacanta lagu qaato. Markii la gaaray 16-kii Nofembar, dagaalkii wuu dhammaaday, wax yar ayaana ka badbaaday ciidankii Masaarida. Dagaalkii Gore – 1876 Ka dib markii Masar looga adkaaday dagaalkii hore, ciidamada Masar oo tiradooda la gaarsiiyay 20,000 oo askari ayaa weerar ku qaaday Itoobiya sanadkii 1876-kii, waxaana markaas hoggaaminayay Maxamed Rateb Pasha iyo Janaraal u dhashay Mareykanka oo la oran jiray William Loring. Markii ugu horreysayba ciidankii Masaarida waxay gudaha u galeen magaalada Gore ee dalka Itoobiya, halkaas ayeyna fariisin ka sameysteen. 5-tii iyo 6-dii bishii Nofember, ciidamo Itoobiyan ah oo ay tiradoodu dhan tahay 200,000, aadna u hubeysan ayaa billaabay weerar ka dhan ah ciidankii Masaarida. 8-dii iyo 9-kii bishii Maarso ee sanadkii xigay, Ciidamadii Itoobiya waxay weerar ku qaadeen magaalada Gora, 10-kii bishaasna abaan duulihii ciidamada Masaarida ayaa qaaday dagaal rogaal celis ah, si weyn ayaana Masaarida loogu jabiyay halkaas. 12-kii Maarso, qunsulkii Faransiiska ee magaalada Massawa, oo lagu magacaabi jiray Monsieur Sarzac, ayaa tagay goobta dagaalka, ciidamadii dhaawaca ahaa ee Masaaridana waxaa loo daad gureeyay magaalada Massawa. Ciidamadii Itoobiya waxay markaas ku hareen goobta dagaalka, waxayna la wareegeen qalab ciidan oo aad u farabadan oo ay wateen ciidamadii Masar. Qaran News
  20. Mogadishu (HOL) - Somalia's Lower House of Parliament approved the addition of two members to the Independent Boundaries and Federation Commission on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  21. Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa lagu wadaa inuu laabto go’aankii uu 15-ka xildhibaan uga joojiyay kulamada baarlamaanka, kaasi oo carro iyo hadal hayn badan dhaliyey. Ilo xog-ogaal ah ayaa Caasimada Online u sheegay in qaar ka tirsan xildhibaanada mucaaradka ah ay kulan la qaateen gudoomiye Maxamed Mursal intii uusan furmin kulankii maanta, ayna ka wada-hadleen xaaladii ka dhalatay go’aankaas 15-ka xildhibaan looga mamnuucay iyadoo lagu tilmaamay sharci darro. Wararka ayaa sheegaya in kadib wada-hadalladaas uu Maxamed Mursal uu aqbalay in kulamadii Baarlamaanka ay si caadi ah u dhacaan, islamarkaana 15-ka xildhibaan ay kasoo qeyb galaan. Waxaa sidoo kale arrintan gacan ka gaysanaya inuu fashilmay isku daygii muddo kororsi kadib markii ay beesha caalamka cadaadis saartay Mursal, sidaas darteed aysan hadda jirin cabsi uu Mursal ka qabo xildhibaanadaas. Mursal ayaa dhawaan qoraal uu soo saaray waxa uu 15 xildhibaan ka mamnuucay fadhiyada golaha shacabka ee illaa 5-kulan, kadib markii ay Sabtidii hor-istaageen isku day muddo kordhin loogu sameyn lahaa Farmaajo. Waddooyinka ku hareereysan agga madaxtooyada iyo xarunta Villa Hargeysa ayaa lasoo dhoobay ciidamo fara badan, kuwaas oo maanta ka celiyay 15-kii xildhihaan iney galaan xarunta, ayada oo si arrintaas loo fuliyo ciidamo badan lagu soo daadiyey waddooyinka caasimada, taasi oo dad badan layaab iyo lama filaan ku noqotay. Mursal ayaa si aad ah ugu xiran Villa Somalia, wuxuuna inta badan ku shaqeeya rabitaanka madaxweyne Farmaajo, ayada oo wixii ka dambeeyey markii uu noqday afhayeenka baarlamanka uu golaha shacabka u rogay xafiiska ka tirsan madaxtooyada.