Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,204
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Washington (Caasimada Online) – Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa sheegay in dowladdiisa ay ugu yeertay magaalada Washington, si uu warbixin uga siiyo xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka. Yamamoto ayaa hadalkan ka sheegay kulankii shalay ee beesha caalamka iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, wuxuuna sheegay inuu si qoto dheer uga warrami doono xaaladda cakiran iyo is mari-waaga weli ka taagan hannaanka loo wajahayo doorashada. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dowladdiisa uu u bandhigi doono magacyada siyaasiyiinta Soomaalida ah ee diidan doorashada ama ka caga-jiidaya. Danjiraha Mareykanka ayaa sidoo kale ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Soomaalida in aysan ku mashquulin siyaasadda, isla-markaana ay eegayaan bad-baadada dalka iyo howl-gallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee weli ka socda gudaha dalka Soomaaliya. “Mareykanka wuxuu wali wadaa howlgalada milatari ee wadajirka ah ee ku taageerayo ciidanka Xoogga dalka SNA. Talaadadii askari ayaa nooga dhintay gudaha Soomaaliya. Soomaalidu waa in ay wajahdaa AlShabaab oo aysan ku mashquulin meelo kale” ayuu yiri. Soomaaliya ayaa ku jirta marxalad kala guur ah oo daba-dheeraaday, waxaana haatan dib u billowday wada-hadallo loogu gogol xaarayo, sidii loo qaban lahaa doorasho loo dhan yahay.` The post Mareykanka oo shaacinaya magacyada siyaasiyiinta diidan doorashooyinka appeared first on Caasimada Online.
  2. (SLT-Hargeysa)-Kornayl Doolal ayaa maanta xabsiga laga sii daayey kadib markii madaxweyne Muuse Biixi cafis u fidiyey. Muj Doolal ayaa ay dhawaan maxkamadi ku xukuntay 2 sanno oo xadhig ah. Warkan faah-faahsan la soco goor dhaw Source
  3. Wasiiradda Horumarinta iyo Arrimaha Dibadda ee dalalka G7 ayaa sheegay inay si aad ah ugu walaacsanyihiin jahaweeerka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, isku dhacyadii rabshadaha watay ee u dhexeeyay dowladda iyo xooggaga mucaaradka iyo musiibooyinkii bini’aadanimo ee ka dhashay rabshadahaas. Dowladaha G7 ayaa sheegay inay sidoo kale ka xumaadeen go’aankii lagu kordhiyay muddada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, taasoo ay ku sheegeen inay u arkayeen in ayna xal u aheyn geeddi socodka doorashooyinka, isla markaana ay wiiqeysay kalsoonida, nabadda, mustaqbalka dadka iyo horumarka hay’adaha dowliga ah. “Waxaan soo dhaweyneynaa ansixintii Baarlamaanka ee 1-dii March ee aheyd dib u billaabista wadahadallada u dhexeeya dowladda Federalka iyo madaxda maamul goboleedyada, kuwaas oo ujeedkoodu yahay in la dhameystiro hannaanka doorashada ee ku saleysan heshiiskii 17-kii September” ayaa lagu yidhi bayaan Arbacadii ka soo baxay shirkii waddamada G7 ee ka dhacay London. “Waxaan hoosta ka xarriiqeynaa in aynaan taageeri doonin geeddi-socod babar-socod ah, mid aan loo dhamayn, ama dadaallo cusub oo horseedaya kordhinta muddo xileedkii hore. Waxaan ku boorinaynaa dhamaan madaxda Soomaaliyeed inay aad isu xakameeyaan oo ay ka fogaadaan ficil kasta oo hal dhinac ah, kaas oo sababi kara in xiisadaha siyaasadeed ay kasii daraan, waana muhiim in dhammaan dhinacyadu ay ilaaliyaan amniga iyo xasilloonida Soomaaliya” ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedkan. Bayaankan ayaa ugu baaqay madaxda Soomaalida inay si degdeg ah ugu laabtaan wadahadallada doorashada, isla markaana ay galaan dood wax ku ool ah, ayna raadiyaan xal wax tar leh oo horseedi kara heshiis guud oo laga gaadho arrimaha hadhsan. “Haddii ayna taasi dhicin, waxay horseedi doontaa in bulshada caalamku wax ka bedesho qaabka ay u wajaheyso Soomaaliya” ayaa lagu soo gaba-gabeeyay warmurtiyeedka ka soo baxay shirkii Wasiiradda Arrimaha Dibada ee dalalka ku bahoobay G7, kaas oo Chinach kale soo dhaweysay Egayga Gaarka ah ee Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Africa, iyagoo sheegay inay taagerayaan dadaallada xal u helista arrimaha Soomaaliya. Ururka G7 ee awoodda warshadaha iyo dhaqaalaha ayaa ka kooban dalalka Canada, France, Germany, Italy, Japan, Ingiriiska iyo Mareykanka. Source
  4. Maalintii shalay oo Arbaca aheyd waxaa Magaalada Moorhead ee Gobolka Minnesota lagu dilay nin Soomaal ah oo lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Cabdullaahi Maxamed Cabdullaahi oo ahaa tagsiile. Ciidanka Booliska Moorhead ayaa xaqiijiyay dilka loo geystay Marxuum Cabdullaahi Maxamed, waxaana dilkaas loo qabtay Willie Sparkman oo ah 18-jir, wuxuuna ku eedeysanyahay dillka darajada labaad oo ah mid aan ula kac aheyn. Sparman ayaa qurshihiisa kowaadd waxaa uu ahaa inuu dhac iyo baadhasho u geysto marxuumka oo ahaa 24-jir sida ay sheegeen Booliska Magaalada Moorhead ee Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay eedeysane Sparman ku raad-joogeen kakor inta aanu dilin C/llaahi, maadaama uu dhac ka geysta laba goobood oo kala duwan labadii habeen ee la soo dhaafay. C/llaahi Maxamed ayaa noqonaya Soomaaligii labaad oo muddo toban cisho gudahood ah lagu dilay gobolka Minnesota, waxaana toddobaadkii hore ay tuugo hubeysan ku dhex toogteenn xawaaladda Taaj ee xaafadda Cedar ee magaalada Minneapolis wiil la odhan jiray Liibaan Cusman Baqarre. Source
  5. Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Safarka madaxweyne Deni, waxa Puntland Post u xaqiijiyay saraakiil ka tirsan madaxtooyada, inkastoo aysan faahfaahin ka bixin ujeedka safarkaas. Dhinaca kale, madaxweyne Siciid Deni ayaa saaka xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Puntland, Guy Griffin. Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in kulanka labada mas’uul looga hadlay arrrimaha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo ku wajahan magaalada Nairobi appeared first on Puntland Post.
  6. Why Crisis Ends in Connection The thought that trade and globalization might make a comeback in the 2020s, picking up renewed vigor after the pandemic, may seem far-fetched. After all, COVID-19 is fragmenting the world, destroying multilateralism, and disrupting complex cross-border supply chains. The virus looks like it is completing the work of the 2008 financial crisis: the Great Recession produced more trade protectionism, forced governments to question globalization, increased hostility to migration, and, for the first time in over four decades, ushered in a sustained period in which global trade grew more slowly than global production. Even then, however, there was no complete reversal or deglobalization; rather, there was an uncertain, sputtering “slobalization.” In contrast, today’s vaccine nationalism is rapidly driving China, Russia, the United Kingdom, and the United States into open confrontation and sowing bitter conflict within the EU. It is all too easy to extrapolate and see a future of “nobalization”—globalization vanishing in a viral haze. Over the past two centuries, the course of trade and globalization has been shaped by how governments and people have responded to such crises. Globalization comes in cycles: periods of increasing integration are followed by shocks, crises, and destructive backlashes. After the Great Depression, the world slid into autarky, nationalism, authoritarianism, zero-sum thinking, and, ultimately, war—a series of events often presented as a grim parable of the consequences of globalization’s reversal. Yet history shows that many crises produce more, rather than less, globalization. Challenges can generate new creative energy, better communication, and a greater willingness to learn from effective solutions adopted elsewhere. Governments often realize that their ability to competently deliver the services their populations demand requires answers found abroad. Modern globalization, for instance, began as a response to social and financial catastrophes in the 1840s. The most recent wave of globalization followed scarring economic disruptions in the 1970s. In both cases, shocks laid the foundation for new international connections and solutions, and the volume of world trade surged dramatically. The truth is that historic ruptures often generate and accelerate new global links. COVID-19 is no exception. After the pandemic, globalization will come roaring back. The 1840s were a disaster. Crops failed, people went hungry, disease spread, and financial markets collapsed. The best-known catastrophe was the Irish potato famine, which began in 1845 and led to the deaths of nearly one million people, mostly from diseases caused by malnutrition. The same weather that made potatoes vulnerable to fungal rot also led to widespread crop failures and famine across Europe. In The Communist Manifesto, published in 1848, Karl Marx and Friedrich Engels articulated how global integration was driving the world toward social and political upheaval. “The development of Modern Industry,” they argued, “cuts from under its feet the very foundation on which the bourgeoisie produces and appropriates products.” Europe was a tinderbox. In 1848, it ignited in an inferno of nationalist revolution, with populations rising up in France, Italy, and central Europe. But the economic shock of the 1840s did not reverse the course of global integration. Instead, trade expanded, governments reduced tariff barriers, capital mobility surged, and people moved across continents. Migration was not only a response to social and political immiseration; it also reflected the promise of new prosperity. Historians now think of the second half of the nineteenth century as the first age of globalization. Food shortages highlighted the need for broad and diversified supply chains, and leaders realized that a modern state needed reliable access to supplies from beyond its borders. In the United Kingdom, the British government initially responded to the Irish famine by importing corn from outside Europe. At the time, The Economist argued that “except Russia, Egypt, and the United States, there are no countries in the world able to spare any quantity of grain worthy of mention.” Historic ruptures often generate and accelerate new global links. Imports, however, failed catastrophically. This was in part because the new food was unfamiliar, but above all, it was because London couldn’t work out how to pay for the goods. Trade deficits generated currency shortages, which pushed up interest rates in the United Kingdom and France. This intensified a manufacturing crisis—itself the result of a decline in purchasing power caused by surging food prices. Although the best solution was to sell more goods abroad, that would have required governments to lower trade barriers and open up their markets. These shortages generated popular demands for more competent governments. Although it was only in 1981 that the economist Amartya Sen’s pioneering work on the 1943 great Bengal famine definitively showed that famines are often manmade, that intuition was already widely shared in the 1840s. John Mitchel, an Irish nationalist who emigrated to the United States, concluded, “No sack of Magdeburg, or ravage of the Palatinate, ever approached in horror and desolation to the slaughters done in Ireland by mere official red tape and stationery, and the principles of political economy.” Governments everywhere eventually responded to these demands. That meant learning from successful efforts elsewhere. The United Kingdom enacted a series of civil service reforms, adopting a competitive examination process in place of arcane patronage. The most striking extension of state capacity, however, occurred across the English Channel, where Louis-Napoléon, the nephew of the emperor, was elected president of France in 1848. After a coup and a series of plebiscites advertising his competence and activism, Napoleon made himself president for life and, eventually, emperor—Napoleon III. His policies were designed to show the benefits of an efficient autocrat over divided liberal regimes. He initiated large-scale public works projects—including railroad expansions and Baron Haussmann’s famous rebuilding of Paris. Napoleon also demonstrated his competence by negotiating the Anglo-French tariff agreement of 1860, which reduced duties on important goods traded across the channel. Other countries quickly followed suit and negotiated bilateral trade deals of their own across Europe. But even before 1860, improved communication and transportation meant commerce was surging: global trade in goods accounted for just 4.5 percent of output in 1846 but shot up to 8.9 percent in 1860. The events of the 1840s also laid the foundation for a wave of institutional changes to address the proliferation of small states with a limited ability to deal with migration. The creation of new nation-states with novel currencies and banking systems, notably Germany and Italy, and administrative reform in the Habsburg empire—ending internal customs duties and serf labor—were all designed to push economic growth. In this context, the American Civil War and the Meiji Restoration in Japan were also nation-building efforts meant to maximize the effectiveness and capacity of institutions. The abolition of slavery in the United States and feudalism in Japan were profound social and economic transformations. Both upheavals, moreover, led to monetary and banking reforms. Business competence was also newly in demand. In 1851, the United Kingdom celebrated its industrial strength with the Great Exhibition—an international fair intended to display British ingeniousness and mechanical superiority, as well as the virtues of peaceful commerce. Some of the most stunning products, however, were neither British nor particularly peaceful—among them, the steel cannon, invented by a German, Alfred Krupp, and the revolver, developed by an American, Samuel Colt. British observers saw continental Europeans catching up and overtaking their own country. To the British scientist Lyon Playfair, the exhibition showed “very clearly and distinctly that the rate of industrial advance of many European nations, even of those who were obviously in our rear, was at a greater rate than our own.” He went on: “In a long race the fastest sailing ship will win, even though they are for a time behind.” The event taught world leaders a powerful lesson: international trade was vital for enhancing national performance. Competition was central to generating competence. The result was an abrupt psychological shift from catastrophism to optimism, and from despair to self-confidence. This new mood initiated the first wave of globalization—its so-called golden age, in which international trade and finance expanded rapidly. Eventually, however, this optimism gave way to complacency, then doubts about the benefits of globalization and increasing disillusion among those left behind (notably European farmers). The upswing came to an end with World War I. That conflict prompted a massive international rebuilding effort that faltered bloodily with the rise of fascism in the 1930s and the advent of World War II. A SHOCK TO THE SYSTEM The makers of the postwar settlement in 1945 had learned a great deal from the mistakes of the last century. They created an extensive framework of international institutions but left substantial economic control in the hands of national authorities. As a result, the end of World War II did not immediately unleash waves of capital mobility like those that had characterized the nineteenth century. Nearly three decades later, however, the dilemmas raised by shortages and scarcity that had led to earlier versions of integration finally returned—setting the stage for the current era of globalization. In the 1970s, after two large oil price hikes, the industrialized world saw its way of life threatened. Oil prices had been stable in the 1960s, but a surge in demand taught producers that they could exploit control over the world’s most important commodity. Adding to the crunch, the first oil shock, in 1973–74, was accompanied by a 30 percent rise in wheat prices, after the Soviet Union experienced poor harvests and bought up U.S. grain to compensate. Shortages reappeared. Some oil-importing countries imposed “car-free days” as a way of rationing gasoline consumption. As states spent more on oil, grain, and other commodities, they found their balance of payments squeezed. Unable to afford vital goods from abroad, governments had to make hard choices. Many floundered as they tried to ration scarce goods: mandating who could drive cars when or struggling over whether they should pay nurses more than teachers, police officers, or civil servants. The immediate and instinctual response to scarcity was protectionism. In the United Kingdom, where the balance-of-payments problem appeared earlier than elsewhere, the government tried a domestic purchasing campaign, supported by all the major political parties. Leaders encouraged citizens to wear stickers and badges with the Union Jack and the message “I’m backing Britain.” (The press magnate Robert Maxwell distributed T-shirts with a similar slogan, but they turned out to be made in Portugal.) In the mid-1970s, after the first oil shock, the government briefly flirted with what the Labour Party’s left flank called a “siege economy,” including extensive import restrictions. In the United States, there was acute anxiety about Japanese competition, and in 1981, Washington pressured Tokyo to sign an agreement that limited Japanese car exports. The move backfired, however. Because of the new restrictions, Japanese producers merely shifted their focus away from cheap, fuel-efficient cars and toward luxury vehicles. Despite these gestures at economic nationalism, the oil shock—paradoxically at first—created more globalization. In conjunction with price increases, a financial revolution driven by the emergence of large international banks transferred huge surpluses accumulated by oil producers into lendable funds. The new availability of money made resources easily accessible for governments all over the world that wanted to push development and growth. International demand thus surged. In contrast, in the United Kingdom, Labour’s siege economy looked like it would cut off access to markets and prosperity. Familiar historical forces will drive post-pandemic reglobalization. Thus, crises in the 1970s led to the same realization as in the 1840s: openness produced resilience, and financing needed to be available for trade to expand. The eventual impact was obvious: trade in goods and services, which in 1970 had amounted to 12.1 percent of global GDP, increased to 18.2 percent by 1980. The cycle swung back to globalization once again. Protectionism in the 1970s also triggered a discussion of whether governments were handling the crisis competently. At first, the debate was personalized and highly caricatured: in the United States, it centered on Richard Nixon’s crookery, Gerald Ford’s supposed inability to chew gum and walk, or Jimmy Carter’s micromanagement. In the United Kingdom, commentators focused on the detached bachelor existence of Prime Minister Edward Heath and then on allegations of cronyism against his successor, Harold Wilson. France went into the oil shock under the very sick President Georges Pompidou, who died of cancer in 1974. In West Germany, the revelation that Chancellor Willy Brandt’s closest assistant was an East German spy undermined the country’s reputation for competence. His successor, Helmut Schmidt, believed that Germany was returning to the chaos of the interwar Weimar Republic. The many examples of personal incompetence in rich industrial democracies generated the thesis that such countries had become ungovernable. The political theorist Jean-François Revel concluded that democracies were perishing and that the Soviet Union was winning the Cold War. Autocracies such as Chile under Augusto Pinochet and Iran under Mohammad Reza Shah Pahlavi appeared better suited to handle modern global challenges. The autocrats lectured others about their superiority. In reality, however, they were bloody, corrupt, and, in many cases, spectacularly unsuccessful. The real insight of the debate over administrative effectiveness was that governments could overstretch themselves by taking on too many tasks. That realization inspired a key tenet of what was later widely derided as “neoliberalism”: the belief that if governments took on microdecisions, such as determining wage and price levels (a central part of both Nixon’s and the British government’s bids to contain inflation), they risked their legitimacy and reputation for competence. Official decisions would appear both arbitrary and unenforceable because powerful groups would quickly make sure that new settlements favored their interests. INFLATION NATION The shortages of the 1840s and the 1970s both seemed to have an apparent cure: inflation. Inflation can help accommodate shocks, often painlessly. Because people have more cash or bank credit, monetary abundance generates the impression that they can have everything they want. Only gradually do consumers realize that prices are rising and that their money buys less. In the 1850s, inflation may have been partially unintended. It was largely the result of the 1849 California Gold Rush, which vastly increased the world’s gold stock. Price increases were also driven by financial innovation, primarily Europe’s adoption of new types of banking that drove money creation, such as the so-called crédits mobiliers, which developed industrial lending in France and central Europe. By giving people apparently greater wealth, this increase in the supply of money (and the resulting mild inflation) helped governments appear more competent and made businesses and consumers more confident. It prompted a genuine global surge in production, which generated greater prosperity and security. After 1971, when Nixon finally severed the link between the dollar and gold, monetary policy was no longer constrained by a metallic standard. In times of crisis, governments could now print more money to drive growth. In many countries, the immediate response to oil price increases was therefore to accommodate the shock through expansive fiscal and monetary stimulus: people could still go on buying. That reaction spurred inflation, which by 1974 had risen to 11 percent in the United States and beyond that in some other countries: in 1975, the United Kingdom’s inflation rate reached 24 percent. Although inflation initially seemed to be the solution to the scarcity problem, it soon appeared in diagnoses of government incompetence. The economist Arthur Okun developed a popular “misery index” by simply adding inflation and unemployment. The metric became an important political weapon. The Democratic presidential challenger George McGovern used it against Nixon in 1972, Carter used it against Ford in 1976, and Ronald Reagan used it against Carter in 1980. High inflation at first superficially stabilizes societies, but over time, it becomes a threat. Inflation often pushes interest groups—internationally, producer cartels such as OPEC, and domestically, labor unions—to mobilize, organize, and lobby in the hope of acquiring a greater share of monetary and fiscal resources. Depending on the extent of that mobilization, it can pull societies apart, as unions leapfrog each other with aggressive wage demands and inflation erodes the pay and pensions of the nonunionized and the retired. By demonstrating that governments are vulnerable to organized pressure, inflation is thus a destabilizing force in the long term. Indeed, analysts have argued that it was at least in part generalized international inflation in the 1960s that pushed oil producers to organize—leading to the price hikes of the 1970s. Monetary experiments of this sort created demands for new ordering frameworks. After the surge in economic growth of the mid-nineteenth century, the world internationalized the gold standard to create a common framework for international payments. Although policymakers went a different route after the inflation and liberalization of the 1970s, they were also looking for a return to stability. To end the monetary disorder, central banks targeted a low inflation rate, and governments engaged in new patterns of cooperation abroad—creating the G-5 and then the G-7 and the G-20 as forums for discussing collective responses to global economic challenges. The quest for stability was also aided by the steady march of globalization. Greater global integration lowered production costs and thus helped correct the inflationary surge that initially accompanied the shortage economy. Inflation, which first fueled globalization in the 1850s, was, by the end of the twentieth century, eventually tamed by it. PAST AS PROLOGUE Today, the COVID-19 pandemic has produced a deep economic crisis, but it is different from many past ones. The shock is not a demand-driven downturn, like the Great Depression or the 2008 recession. Although lockdowns have interrupted supply and caused unemployment to soar, there is no overall shortage of demand. Large rescue and stimulus packages in rich countries have generated a financial buffer, and savings have shot up as people spend less. The best estimate is that in 2020, the United States piled up $1.6 trillion in excess savings, equivalent to seven percent of GDP. People are waiting to unleash their pent-up purchasing power. On top of that, finance ministers and international institutions are listening to U.S. Treasury Secretary Janet Yellen’s demand that “the time to go big is now” when it comes to fiscal relief. Yet the current crisis does share key characteristics with the crises of the 1840s and the 1970s. The world of scarcity, for one thing, is already here. The pandemic has led to shortages of medical supplies such as face masks and glass vials for vaccine storage. Food prices have soared to their highest level since 2014—the result of a combination of dry weather in South America that has hurt wheat and soybean crops and pandemic-induced shipping disruptions. In the initial stages of the pandemic, laptops became scarce as employees scrambled to update their work-from-home setups. There is also a worldwide chip shortage, as the demand for microprocessors in medical, managerial, and leisure use has increased. Freight rates between China and Europe quadrupled at points in 2020. Steel, too, is in short supply. Much as the crises in the 1840s and the 1970s did, the pandemic has also raised questions of government competence. At first, China seemed able to deal with the crisis better than its Western competitors—its cover-up of the severity of the pandemic notwithstanding—which prompted many observers to question whether democracies were capable of swift, effective action. Donald Trump’s presidency collapsed because of his chaotic handling of the crisis. British Prime Minister Boris Johnson faced a revolt among conservative members of Parliament because of his complex, contradictory, and constantly shifting lockdown rules. The European Commission lost credibility because of its poor management of vaccine purchases. As in the past, citizens personalized the incompetence. Americans debated, for example, how much blame to put on Trump’s son-in-law, Jared Kushner, who led part of the response. In the United Kingdom, much of the outrage focused on Dominic Cummings, the prime minister’s policy adviser, who had violated the country’s lockdown rules. For other observers, the unifying theme behind the mismanagement was populism, with Trump, Johnson, Brazilian President Jair Bolsonaro, Indian Prime Minister Narendra Modi, and Philippine President Rodrigo Duterte all botching the response. But even in countries where the crisis has been handled relatively well, there have been surges of protests against the way governments have reacted to the pandemic. In Germany, “alternative thinkers” protesting new lockdown measures attacked the parliament building in August 2020. Even in Japan, where there is a long tradition of the use of face masks as a hygiene measure, a movement calling itself the Popular Sovereignty Party organized “cluster protests” again mask wearing. Given these challenges, it’s easy to assume that governments and citizens alike would prioritize nationalization—cultivating supposedly resilient domestic supply chains to hedge against the next crisis. But that’s unlikely to happen. Instead, people are desperately looking for new leadership and new visions. As was true during previous supply shocks, leaders can make a good case for the importance of foreign models: some countries have done much better than others in dealing with the health and economic consequences of COVID-19. Although some of these countries are small or relatively isolated, by most metrics, the country with the most competent response was the biggest: China. That is not without irony, to put it mildly: the country responsible for unleashing the virus has also been a major beneficiary—with some states now looking to Beijing for leadership. But instead of condemning China’s response or demanding reparations for the pandemic’s costs, other countries should consider how to use Beijing’s example, just as the United Kingdom in the 1850s realized that it could learn from foreign producers. NO SURPRISES Familiar historical forces will drive post-pandemic reglobalization. In a world facing enormous challenges, not just the pandemic but also climate change, solutions are global public goods. In 1945, the architects of the postwar order believed that peace and prosperity were indivisible and could not be the property of one nation. Now, health and happiness are the same. Both are impossible for individual states or regions to enjoy alone. Technology is also transforming a globalizing planet, as it did in the 1840s and the 1970s. In the mid-nineteenth century, the drivers were the steamship, the undersea cable, and the railroad. In the last quarter of the twentieth century, it was computing power: the first widely available personal computers appeared in the early 1980s. Today, data occupies the same position—linking the world and offering solutions to major problems, including government incompetence. New types of information might help leaders attack some of the inequalities and injustices highlighted by the COVID-19 pandemic. More automation might mean that machines can take on some of the repetitive and dangerous tasks performed by low-paid essential workers. Telemedicine and data-driven public health can trigger faster and more precisely targeted pharmaceutical or medical interventions. As in past crises, there is also an immediate and powerful global demand for cheap and reliable products. In the mid-nineteenth century, it was foodstuffs, and in the 1970s, it was oil and commodities. In the 2020s, it is medical supplies, data chips, and rare-earth metals. To be resilient to new shocks, these commodities need to be produced and traded internationally, by a multiplicity of suppliers. Governments and businesses also need to continuously innovate. As it did in the 1840s, isolationism today would mean cutting off opportunities to learn from different experiments. No single country, or its particular culture of science and innovation, was responsible for the development of an effective COVID-19 vaccine—one of the miracles of 2020. Success was the product of intense international collaboration. This story of innovation also applies to government competence. No state can succeed alone. Even if one particular decision is by chance spectacularly successful—say, Germany’s impressive testing record or the United Kingdom’s fast vaccine rollout—it is usually difficult to repeat that success in other policy areas. Policymakers may stride confidently past their first victory, only to slip on a banana peel. The United States, in particular, may find this a hard pill to swallow. Americans have long been attached to the idea of their country’s superiority, akin to the belief held by the British in the mid-nineteenth century. COVID-19, like the 1840s famines and the 1970s oil shocks, presents both a crisis and a learning opportunity. The United States has coasted on the idea that the world needs the English language and the U.S. dollar. Neither of those assumptions can hold forever. Just as automatic translation technology is increasing linguistic accessibility, a different currency could become a new international standard. The dollar is not an adequate insurance policy or a viable basis for Washington to reject the need for change. The challenge of the new upswing in the cycle of globalization will be to find ways to learn and adapt—increasing the effectiveness of government and business—without compromising fundamental values. As in the 1840s and the 1970s, financial and monetary innovation, or the tonic of inflation, will drive transformational change. Memories of crisis will push countries and governments to adapt in 2021 and beyond, just as they have before. HAROLD JAMES is Professor of History and International Affairs at Princeton University and the author of the forthcoming book The War of Words: A Glossary of Globalization.Source: Foreign Affairs The post Globalization’s Coming Golden Age appeared first on Puntland Post.
  7. Garbahaarey (Caasimada Online) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar ku billowday qarax xoogan oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Ceelwaaq oo ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya. Weerarkan oo ay qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa lala beegsaday saldhig ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM ay ku leeyihiin gudaha degmadaasi. Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in weerarka kadib uu xigay dagaal foola fool ah oo dhex-maray labada dhinac, kaas oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Ma cadda inta uu la’egyahay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi iyo weerarka ka horreeyey, waxaana dadka soo wajahay cabsi xoogan, kadib weerarkaasi. Al-Shabaab oo war kasoo saartay dagaalkan ayaa shaacisay inay ku dishay askar ka tirsanaa ciidamada Kenya oo uu ku jiro sarkaal laba Xiidgle ah, sida ay hadalka u dhigtay. Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca saraakiisha AMISOM, gaar ahaan ciidamada Kenya oo ku qaadan weerarkaasi khasaaraha lagu gaarsiiyey. Xaaladda ayaa haatan yare degan, waxaana goobihii lagu diriray ku sugan ciidamada Kenya oo dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo The post Weerar ku billowday qarax oo ka dhacay degmada Ceelwaaq appeared first on Caasimada Online.
  8. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay dadaallada uu wado ra’isul wasaare Maxamed Rooble isaga oo sheegay intaasi ay timid dhibaato kadib, rajana ay jirto, loona baahan yahay in wixii kala qeybsanaan ah ay bartaas ku haraan. Madaxweyne Xasan oo arrinkaas ka hadlayo ayaa waxaa uu yiri “Dal baarlamaanka labadiisa aqal uu qeybsan yahay, dal dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ay qeybsan yihiin, dal wixii ugu dambeeyey oo ahaa ciidamada amniga ay qeysan yihiin, meeshaas innaga oo joogna dadaallo dheer ka bacdi rajo cusub ayaa hadda soo baxday, taladii waxaa ay ku wareegtay, oo lagu wareejiyey ra’isul wasaaraha, dadka Soomaaliyeed waxaan rabaa in aan u sheego rajo fiican ayaa jirto, maanta waxaan rabaa in wixii kala qeybsanaan ah ay halkaasi ku haraan”. Madaxweynaha waxaa uu soo jeediyey in la garab istaago ra’isul wasaare Rooble si dal ay uga dhacdo doorasho degdeg ah isaga intaa raaciyey in golaha midowga musharaxiinta ay sidaas go’aan ku gaareen waxaa uuna yiri“Aan ra’isul wasaaraha caqligeenna iyo xoogeena isugu geyno si aan u xaqiijinno muddo yar oo kooban in dalka ay doorasho ka dhacdo, hoggaan cusub la doorto, dowlad cusub la doorto, nabad iney ku dhammaato”. Dhanka kale, waxaa uu ammaanay tallaabooyinka ilaa hadda uu qaaday ra’isul wasaare Rooble isaga oo yiri “Tallaabooyinka ilaa hadda uu qaaday ra’isul wasaaraha waan ammaaneynaa, waa yididiillo iyo ififaalo fiica, guddiga khilaafka ka dhex yimid ciidamada arrin soo dhoweyn mudan waaye, shirkii uu iclaamiyey ee maalinta iyo taariikhdeeda la dejiyey waa arrin kale oo soo dhoweyn mudan bisha 20-keeda in shirkii la isku imaanaayo, oo lagu wada hadlaayo,… ra’isul wasaaraha isaga ayaa hoggaan ka ah innaga waan la shaqeyneynaa”. Ugu dambeyntii, waxaa uu madaxweyne Xasan Sheekh soo jeediyey in aan la takoorin ciidamada ka gadooday dulmiga ee diiday muddo kordhinta. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  9. Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta xafiiskiisa Garoowe ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey madaxa xafiiska Qaramada Midoobey ee deegaanada Puntland, Guy Griffin. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay guud ahaan ee Puntland, gaar ahaan wada shaqeynta hay’adaha Qaramada Midoobay iyo maamulkaasi. “Kulanka oo looga hadlay arrimaha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya waxaa ka qeybgalay Cabdicasiis Maxamuud Maxamed oo arrimaha siyaasadda u qaabilsan xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland,” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay Puntland. Sidoo kale intii uu socday kulankan ayaa waxaa lagu soo qaaday sidii ay QM kaalin uga geysan laheyd caawinta dadka uu saameeyay roobabkii ka da’ay Puntland. Si kastaba kulankan ayaa kusoo aadaya, xilli Puntland ay dhowaan qeylo dhaan u dirtay hay’adaha caalamiga ah, si gurmad deg deg ah loo gaarsiiyo dadka tabaaleysan. The post Sawirro: Saciid Deni oo la kulmay wafdi ka socda QM appeared first on Caasimada Online.
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Wadamada ku bahoobay Ururka G7 ee awoodda warshadaha iyo dhaqaalaha ayaa bayaan ay si wadajir ah usoo saareen waxa ay kaga hadleen xaaladda Soomaaliya, iyagoo walaac ka muujiyey is mar-waaga doorashooyinka. Ugu horeyn dowladaha G7 ayaa soo dhoweeyey go’aankii Golaha Shacabka ee dib uga noqoshada muddo kordhintii loo sameeyey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, iyaga oo intaasi ku daray in xal laga gaari karo oo kaliya wada-hadallada haatan dib u billowday. “Waxaan soo dhaweyneynaa ansixintii Baarlamaanka ee 1-dii March ee aheyd dib u billaabista wadahadallada u dhexeeya dowladda Federalka iyo madaxda maamul goboleedyada, kuwaas oo ujeedkoodu yahay in la dhameystiro hannaanka doorashada ee ku saleysan heshiiskii 17-kii September” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay shirkii ay yeeshiin wasiiradda horumarinta iyo arrimaha dibadda ee dalalka la’isku yiraahdo G7. Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in todobadan dal aysan taageeri doonin doorashooyin is bar-bar socda, isla-markaana horseedi kara xasilooni darro. Dalalka G7 ayaa ku booriyey madaxda Soomaaliyeed inay is xakameeyaan, iyaga oo uga digay inay qaadaan tallaabo keeni karto isku dhacyo iyo dib u noqosho dambe. “Waxaan hoosta ka xarriiqeynaa in aynaan taageeri doonin geeddi-socod babar-socod ah, mid aan loo dhamayn, ama dadaallo cusub oo horseedaya kordhinta muddo xileedkii hore. Waxaan ku boorinaynaa dhamaan madaxda Soomaaliyeed inay aad isu xakameeyaan oo ay ka fogaadaan ficil kasta oo hal dhinac ah, kaas oo sababi kara in xiisadaha siyaasadeed ay kasii daraan, waana muhiim in dhammaan dhinacyadu ay ilaaliyaan amniga iyo xasilloonida Soomaaliya” ayaa markale lagu yiri war-saxaafadeedka kasoo baxay wadamada G7. Ugu dambeyn dalalka ku jira ururka G7 ee kala ah Canada, France, Germany, Italy, Japan, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa ku goodiyey inay wax ka bedali doonaan qaabka ay ula macaalimaan Soomaaliya, haddii aysan isbedal dhab ah la imaan madaxda Soomaalida. “Haddii ayna taasi dhicin, waxay horseedi doontaa in bulshada caalamku wax ka bedesho qaabka ay u wajaheyso Soomaaliya” ayaa lagu soo gaba-gabeeyay warmurtiyeedka ka soo baxay shirkii Wasiiradda Arrimaha Dibada ee dalalka ku bahoobay G7, kaas oo Chinach kale soo dhaweysay Egayga Gaarka ah ee Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Africa, iyagoo sheegay inay taagerayaan dadaallada xal u helista arrimaha Soomaaliya”,. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo weli is mari-waa uu ka taagan hannaanka doorashooyinka dalka oo ay isku hayaan dowladda dhexe iyo mucaaradka, waxaase haatan socda wada-hadallo u dhexeeya labada dhinac oo xal looga gaaro khilaafka ka jira dalka. The post Wadamada G7 oo digniin adag kasoo saaray xaaladda Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  11. Wasiiradda Horumarinta iyo Arrimaha Dibadda ee wadamada ku midaysan G7, ayaa sheegay in ay si aad ah ugu walaacsanyihiin jahaweeerka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya. War ka soo baxay G7 ayaa lagu sheegay, in ay ka xumaadeen go’aankii lagu kordhiyay muddada xil-haynta dowladda Federaalka, kaas oo sabab u noqday qalalaase siyaasadeed iyo xasilooni-darro ka dhacday magaalada Muqdisho. “Waxaan ku boorinaynaa dhamaan madaxda Soomaaliyeed in ay aad isu xakameeyaan oo ay ka fogaadaan ficil kasta oo hal dhinac ah, kaas oo sababi kara in xiisadaha siyaasadeed ay kasii daraan” ayaa lagu yiri qoraalka. Dhinaca kale, dalalka G7 ayaa soo dhoweeyay in dib loogu laabto heshiiskii Arrimaha doorashooyinka ee 17-kii September, kaas oo ku salaysnaa hirgelinta hannaan doorasho dadban. “Waxaan soo dhaweyneynaa ansixintii Baarlamaanka ee 1-dii March ee aheyd db u billaabista wadahadallada u dhexeeya dowladda Federalka iyo madaxda maamul goboleedyada, kuwaas oo ujeedkoodu yahay in la dhameystiro hannaanka doorashada ee ku saleysan heshiiskii 17-kii September” Bayaankan ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya in ay si degdeg ah ugu laabtaan wadahadallada doorashada, isla markaana ay galaan dood wax ku ool ah, ayna raadiyaan xal wax tar leh oo horseedi kara heshiis guud oo laga gaaro arrimaha harsan. Ururka G7 ee awoodda warshadaha iyo dhaqaalaha ayaa ka kooban dalalka Canada, France, Germany, Italy, Japan, Ingiriiska iyo Mareykanka. PUNTLAND POST The post Dalalka ku midaysan G7 oo war ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  12. Murashax Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa soo dhaweeyey heshiiskii xalay laga gaaray qalalaasihii Muqdisho, gaar ahaan xalinta rabshadihii dhacay. Cabdikariin Guuleed wuxu sheegay in uu bogaadinayo heshiiska laga gaaray Arimaha Amniga Muqdisho iyo xal ka gaarista Ciidamadda, islamarkaana uu rajaynayo in ay dhammaan fulaan qodobada heshiiskaas. “Maanta waxaa hortaala mudane Rooble fursad qaali ah oo uu dalka uga taabo galin karo doorasho hufan oo la iskula qanacsan yahay” ayuu yiri Guuleed. Sidoo kale, wuxu u mahadceliyay dhammaan cid kasta oo ka soo shaqeysay heshiiskaas oo ay u horeeyaan xubnihii Midowga Murashaxiinta, Madaxda dowlad gobaleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rouble. PUNTLAND POST The post Cabdikariin Guuleed oo war ka soo saaray Heshiiskii laga gaaray qalalaasihii Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  13. NAIROBI - With one of the weakest health systems in the world and a government in turmoil, Somalia is struggling with a new wave of coronavirus infections that will likely lead to a surge in unrecorded and unrecognised deaths, health officials and aid workers warn. Source: Hiiraan Online
  14. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii Walaalaha ahaa ee lagu dilay Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in kadib markuu texgaliyay muhiimadda ay leedahay in xal kama dambees ah laga gaaro dilka labada caruur uu Magacaabay Guddi baaris kumeel-gaar ah, kuwaas oo kala ah. 1 Wasiir Maxamed Xuseen Xasan Gudoomiye 2 Wasiir Salax Shariif sayid Cali Xubin 3. Aadan Cabdulaahi Macalin (Haji Eney) Xubin 4 Malaq Cali Malaq Xasan Cali Qataar Xubin 5 Maxamed Sheikh Adan (Bilow) Xubin 6. Prof Abdisalam Ahmed Malla Xubin 7. G/Dhexe Maxamed Xuseen Axmed Xubin 7. Gashanle Ibraahim Cabdulle C/ raxaman Xubin 9. Gashanle Muse Maxamed Xasan Xubin 7-dii Bishii Apriil ayaa meydka labada Carruurta ah oo uu dhalay Xildhibaan hore Macalin Aweys Cabdullaahi oo ka tirsanaa baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana Maamulka Koonfur Galbeed uu u qabtay falkaas lix ruux oo dhawaan Maxkamad lahor keeni doono. PUNTLAND POST The post Lafta Gareen oo guddi u saaray dhacdo caruur lagu dilay Baydhabo appeared first on Puntland Post.
  15. BAMAKO, MALI -- A Malian woman has given birth to nine babies at once -- after expecting seven, according to Mali's Minister of Health and the Moroccan clinic where the nonuplets were born. Source: Hiiraan Online
  16. CAIRO (AP) — The U.S. envoy for the Horn of Africa on Wednesday met with the Egyptian president as part of Washington’s new push to find a resolution to a regional decade-long dispute over Ethiopia’s massive dam on the Nile River’s main tributary. Source: Hiiraan Online
  17. BERLIN (AP) — The German government on Wednesday banned a Muslim organization that it accused of supporting “terrorism globally with its donations.” Source: Hiiraan Online
  18. The Grand Opening of the SeaTac International Mall was held May 4. Source: Hiiraan Online
  19. Somalia will expedite elections in a bid to quell instability and coax donors into releasing funds needed to pay the nation’s security forces and other state employees, Foreign Minister Mohamed Abdirizak said. Source: Hiiraan Online
  20. The migration and asylum ministry on Wednesday announced the death of a 28-year-old Somali man at the VIAL camp on the island of Chios. Source: Hiiraan Online
  21. The number of people around the world facing food insecurity reached a five-year high, the Global Network Against Food Crises said in a report released Wednesday. Source: Hiiraan Online
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay heshiiska shalay lagu gaaray magaalada Muqdisho ee horseedaya in magaalada laga saaro ciidamadii ka dhashay muddo kororsiga ay sameeyeen Mursal iyo Farmaajo. Sheekh Shariif ayaa ku baaqay in kadib heshiiskaas gacmaha la isku qabsado sidii looga gudbi lahaa marxaladdan adag ee kala guurka, iyadoo wax kasta lagu bixinayo dib uheshiin, isqancin iyo isku tanaasul. Hoos ka aqriso qoraalka uu oo soo saaray madaxweyne Shariif Sheekh Axmed. Waxaan soo dhaweynahaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhintii sharci darrada ahayd, anigoo codkayga ku biirinaya in ciidamada qalabka sida ee geesiyayaasha aan marna la siyaasadeyn oo ay ku laabtaan xarumahoodii. Waxaan kaloo bogaadinayaa dadaalada Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xil-Gaarsiinta, iyadoo aan ka rajeyneyno in heshiis laga gaaro doorashooyinka iyadoo lagu saleynayo heshiiskii 17 September. Waxaan ku celinaynaa markale in gacmaha la isku qabsado sidii looga gudbi lahaa marxaladdan adag ee kala guurka, iyadoo wax kasta lagu bixinayo dib uheshiin, isqancin iyo isku tanaasul. Waxaan u mahad celinayaa guddiyadii kasoo shaqeeyey heshiiska iyo saraakiishii badbaadiyay dalka, maamulada xubnaha ka ah dowladda dhexe, iyo sidoo kalena saaxiibada caalamka ee waqtiga ku bixiyay in lagu laabto heshiiskii 17 September 2020. The post Sheekh Shariif oo soo saaray baaq cusub kadib heshiiskii shalay lagu gaaray Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  23. Madaxwayne Mustafe cagjar oo hadda Gaadhi mini-bus ah guddoonsiiyay Wiil Reer Jigjiga ah+Sababta Madaxwaynaha DDS Mustafe cagjar oo dhiirigalinaya Guuleed Ibraahim ayaa waxaa uu galabta guddoonsiiyay gaari minibus ah. Guuleed Ibraahim ( Guuleed yare ) ayaa ahaa wiilkii bajaajlaha ahaa ee hadda ka hor lacag lagu dhex ilaaway bajaajtiisa u celiyay qofkii lahaa, lacagtaas oo dhanayd 300.000 Birr. Arrintan ayaa waxay dhiirigalin u noqonaysaa dhalinyarta bajaajta ku shaqaysa, oo hadda kaddib isku dayaya inay ku daydaan Guuleed yare. Guuleed yare ayaa ah wiilkii u horeeyay ee degaanka Soomaalida u dhasha ee Bajaajtiisa lacag lagu ilaaway celiya, isla markaana lagu abaal mariyo gaari mini bus ah. Qaran News