-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Donald Trump set to recognise Somaliland as official country, says Sir Gavin Williamson Donald Trump set to recognise Somaliland as official country, says Sir Gavin Williamson By: Ambassador Rhoda J Elmi In his recent article on Real Clear World, Mogadishu’s Ambassador to the U.S., Dahir Hassan Abdi, staunchly defends Somalia’s unity. However, his argument overlooks crucial realities about Somaliland’s unique history, governance, and its potential to bolster U.S. interests in the Horn of Africa. Recognizing Somaliland as an independent state is not only justified but also serves America’s strategic, security, and moral imperatives better than perpetuating the status quo. Somaliland’s Unique Historical and Legal Basis for Independence Somaliland’s quest for recognition is not a typical secessionist movement. In 1960, Somaliland voluntarily merged with Somalia to form a union, which failed disastrously due to systematic oppression, atrocities, and genocide under Somalia’s military regime. Following a lengthy war, Somaliland reclaimed its independence in 1991, citing Somalia’s collapse. Its claim to sovereignty is grounded in legal and historical legitimacy, with borders aligning with those of the former British Somaliland Protectorate—a recognized colonial entity that gained independence on June 26, 1960. Recognizing Somaliland would affirm its distinct historical trajectory rather than setting a precedent for other Somali regions. A Beacon of Stability in a Volatile Region For over three decades, Somaliland has maintained peace, stability, and democratic governance despite the absence of international recognition. It has held multiple free and fair elections, established functioning institutions, and provided security for its citizens—achievements that starkly contrast with Somalia’s struggles with instability, corruption, and extremism. Recognition would reward these democratic gains and provide a model for governance in the region, countering the narrative that African states are doomed to conflict. Counterterrorism and Security Collaboration Far from fostering instability, Somaliland’s recognition would enhance counterterrorism efforts in the Horn of Africa. Somaliland has consistently opposed extremist groups like Al-Shabaab and ISIS, which exploit Somalia’s weak governance. Its security forces, though limited by a lack of recognition, have successfully secured its borders and denied extremist groups a foothold. Partnering with a recognized Somaliland would provide the U.S. a stable ally with access to critical maritime routes and counterterrorism operations, complementing efforts in Somalia rather than undermining them. Preventing a Domino Effect of Fragmentation Dr. Abdi’s warning of a “domino effect” if Somaliland gains recognition misrepresents the situation. Somaliland’s independence bid is rooted in unique circumstances that are not replicable elsewhere in Somalia. Delaying recognition perpetuates grievances and could lead to renewed conflict. Conversely, a recognized Somaliland could stabilize the region, demonstrating how negotiated outcomes and governance reforms can address aspirations for self-determination. Lessons from Sudan and Other Cases Citing South Sudan as a cautionary tale is a false equivalency. Unlike South Sudan, Somaliland has a proven track record of governance and conflict prevention. South Sudan’s challenges stemmed largely from its lack of institutional readiness—a problem Somaliland does not share. Recognizing Somaliland would highlight the importance of governance and capacity-building in statehood, distinguishing it from less-prepared nations. Advancing U.S. Strategic Interests Recognition of Somaliland would secure America’s foothold in a geostrategically vital region. Somaliland’s location on the Gulf of Aden provides unparalleled access to one of the world’s busiest maritime routes. A formal partnership would allow the U.S. to establish a reliable ally for monitoring regional threats, countering Chinese influence, and securing energy and trade routes. Unlike Somalia, which remains heavily reliant on external aid, Somaliland offers a partner ready to contribute to shared objectives. Moral Responsibility and Regional Development Ambassador Abdi’s argument that fragmentation worsens humanitarian crises overlooks how denying recognition to Somaliland undermines its ability to attract investment and development aid. Recognition would empower Somaliland to address poverty, climate challenges, and governance reforms effectively. A strong, independent Somaliland would also pressure Somalia to prioritize national reconciliation and institutional reforms, fostering long-term stability. Conclusion: A Strategic and Moral Imperative Recognizing Somaliland is not about abandoning Somalia but recalibrating U.S. policy to reflect on-the-ground realities. Somaliland’s proven track record of stability, its distinct historical claims, and its strategic importance make it a reliable partner in advancing U.S. interests. Far from weakening the region, recognition would create a robust ally in the Horn of Africa and incentivize Somalia to address its internal challenges more effectively. By recognizing Somaliland, the U.S. can foster a stable, secure, and more prosperous future for the region, while failing to do so risks endorsing stagnation and rewarding failure over progress. About the Author Ambassador Rhoda J Elmi, Former Deputy Minister of Foreign Affairs & Former Deputy Minister of Finance Republic of Somaliland Horn diplomat Qaran News
-
Dhakhtarka ugu sarreeya ee Mareykanka ayaa ku baaqay in la sameeyo digniino muujinaya halista ku saabsan cabitaanka khamriga, sida calaamadaha ku yaalla sigaarka oo kale, kaddib cilmi-baaris cusub oo xiriir la leh toddoba nooc oo kansar ah. Talo soo jeedinta ka timid Dhakhtarka Qalliinka guud Vivek Murthy waxay tilmaamaysaa in “dadka badankoodu aysan ka warqabin halistan” oo sababta ku dhawaad 100,000 kiis oo kansar ah iyo 20,000 dhimasho, taas oo gaadhsiisan heer lagaga sannadkii looga diwaangeliyo Mareykanka. Wax ka beddelka calaamadaha digniinta ee hadda jira, oo aan la cusboonaysiin tan iyo 1988, waxay u baahan tahay tallaabo ka timaadda Congress-ka. Mr. Murthy wuxuu sidoo kale ku baaqay in dib loo qiimeeyo xaddiyada lagu taliyay ee cabitaanka khamriga iyo in la xoojiyo dadaallada waxbarashada ee ku saabsan cabitaanada khamriga iyo kansarka. Murthy wuxuu sheegay in khamrigu yahay sababta saddexaad ee ugu badan ee laga hortagi karo ee kansarka, ka dib sigaarka iyo buurnida. “Xidhiidhka tooska ah ee u dhexeeya cabitaanka khamriga iyo halista kansarka waa mid si fiican loo caddeeyey ugu yaraan toddoba nooc oo kansar ah … iyadoon loo eegin nooca khamriga (tusaale ahaan, biirka, khamriga, iyo kuwo la mid ka ah) ee la cabbo,” ayuu ku sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay. Xaaladdan waxaa ka mid ah halista soo kordhay ee kansarka naasaha (dumarka), hunguriga, beerka, hunguriga hoose, afka, cunaha, iyo mindhicirka. Warbixinta cusub waxay ku talineysaa in bixiyeyaasha daryeelka caafimaad ay dhiirrigeliyaan baaritaanka khamriga iyo gudbinta daawaynta haddii loo baahdo, iyo in la kordhiyo wacyigelinta guud. Calaamadaha digniinta ee hadda jira waxay ku waajibinayaan in la sheego in haweenka uurka leh aysan cabbin khamri sababo la xiriira halista ciladaha dhalashada, iyo sidoo kale in la cadeeyo in cabitaanka khamrigu uu saameyn ku yeelan karo awoodda wadista baabuurka ama shaqada mashiinnada. Sannadihii ugu dambeeyay, dalal badan ayaa hirgeliyay calaamado digniin ah si ay uga digaan halista caafimaad ee khamriga. Sida ku xusan Warbixinta Xaaladda Caalamiga ah ee Khamriga iyo Caafimaadka ee WHO ee 2018, 47 dal ayaa ku waajibiyay digniinaha caafimaadka iyo badbaadada in lagu kor kor qoro dhalooyinka iyo daasadaha khamriga, taas oo korodh ku yimid 31 dal sannadkii 2014. Ireland waa waddankii ugu horreeyay ee dunida ah ee ku waajibiyay digniin xiriirisa heer kasta oo khamri ah kansar. Laga bilaabo 2026, waxay noqon doontaa waajib sharci ah in dhammaan dhalooyinka khamriga ee Jamhuuriyadda Ireland ay yeeshaan calaamad noocaas ah. Murthy wuxuu sheegay in khamrigu yahay sababta saddexaad ee ugu badan ee laga hortagi karo ee kansarka, ka dib sigaarka iyo buurnida. “Xidhiidhka tooska ah ee u dhexeeya cabitaanka khamriga iyo halista kansarka waa mid si fiican loo caddeeyey ugu yaraan toddoba nooc oo kansar ah … iyadoon loo eegin nooca khamriga (tusaale ahaan, biirka, khamriga, iyo kuwo la mid ka ah) ee la cabbo,” ayuu ku sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay. Xaaladdan waxaa ka mid ah halista soo kordhay ee kansarka naasaha (dumarka), hunguriga, beerka, hunguriga hoose, afka, cunaha, iyo mindhicirka. Warbixinta cusub waxay ku talineysaa in bixiyeyaasha daryeelka caafimaad ay dhiirrigeliyaan baaritaanka khamriga iyo gudbinta daawaynta haddii loo baahdo, iyo in la kordhiyo wacyigelinta guud. Calaamadaha digniinta ee hadda jira waxay ku waajibinayaan in la sheego in haweenka uurka leh aysan cabbin khamri sababo la xiriira halista ciladaha dhalashada, iyo sidoo kale in la cadeeyo in cabitaanka khamrigu uu saameyn ku yeelan karo awoodda wadista baabuurka ama shaqada mashiinnada. Sannadihii ugu dambeeyay, dalal badan ayaa hirgeliyay calaamado digniin ah si ay uga digaan halista caafimaad ee khamriga. Sida ku xusan Warbixinta Xaaladda Caalamiga ah ee Khamriga iyo Caafimaadka ee WHO ee 2018, 47 dal ayaa ku waajibiyay digniinaha caafimaadka iyo badbaadada in lagu kor kor qoro dhalooyinka iyo daasadaha khamriga, taas oo korodh ku yimid 31 dal sannadkii 2014. Ireland waa waddankii ugu horreeyay ee dunida ah ee ku waajibiyay digniin xidhiidhisa heer kasta oo khamri ah kansar. Laga bilaabo 2026, waxay noqon doontaa waajib sharci ah in dhammaan dhalooyinka khamriga ee Jamhuuriyadda Ireland ay yeeshaan calaamad noocaas ah. Bbcsomali Qaran News
-
Washington (Caasimada Online) – Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykabka Antony Blinken ayaa maanta oo Axad ah ay u billaabmeysaa, booqashadi u danbeysay ee uu dal dibadda ah ku tago, ka hor inta uusan dhammaan muddo xileeda dowladda uu ka tirsanyahay 20-ka bishaan Jannaayo. Blinken ayaa tagi doona dalalka Kuuriyada Koofureed, Japan iyo France. War kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Wasiirka Arribadda uu madaxda dalalkaasi kula kulmi doono magaalooyinka Seoul, Tokyo iyo Paris laga billaabo maanta oo Axad ah. Kuuriyada Koofureed ayaa waxaa hadda ka jira qalalaaso siyaasadeed oo ka dhashay xal ka qaadisti madaxweynihi hore Yoon Suk Yeol. Halka Japan uu Bilinken safarkiisa diiradda ku saari doono sii xoojinta xiriirka Washington iyo Tokyo. Blinken ayaa socdaalkiisa ugu danbeeya ku soo xiri doona Paris, halkaas oo la filayo in uu madaxda Faransiiska kala hadlo horumarradi ugu danbeeyay ee xasaradaha Bariga Dhexe, iyo amniga Yurub gaar ahaan xaaladda Ukraine.
-
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykabka Antony Blinken ayaa maanta oo Axad ah ay u billaabmeysaa, booqashadi u danbeysay ee uu dal dibadda ah ku tago, ka hor inta uusan dhammaan mudda xileeda dowladda uu ka tirsanyahay 20-ka bishaan Jannaayo. Blinken ayaa tagi doona dalalka Kuuriyada Koofureed, Japan iyo France. War kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Wasiirka Arribadda uu madaxda dalalkaasi kula kulmi doono magaalooyinka Seoul, Tokyo iyo Paris laga billaabo maanta oo Axad ah. Kuuriyada Koofureed ayaa waxaa hadda ka jira qalalaaso siyaasadeed oo ka dhashay xal ka qaadisti madaxweynihi hore Yoon Suk Yeol. Halka Japan uu Bilinken safarkiisa diiradda ku saari doono sii xoojinta xiriirka Washington iyo Tokyo. Blinken ayaa socdaalkiisa ugu danbeeya ku soo xiri doona Paris, halkaas oo la filayo in uu madaxda Faransiiska kala hadlo horumarradi ugu danbeeyay ee xasaradaha Bariga Dhexe, iyo amniga Yurub gaar ahaan xaaladda Ukraine. PUNTLAND POST The post Antony Blinken oo booqashadii u danbaysay ku tegeya Yurub iyo Aasiya appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (HOL) — Somalia has officially joined the United Nations Security Council as a non-permanent member for the 2025-2026 term, a move lauded as a step in elevating the country's global standing. At a flag-raising ceremony at the UN headquarters in New York, Somalia was celebrated alongside four other newly elected members: Denmark, Greece, Pakistan, and Panama. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — The Somali Ministry of Endowments and Islamic Affairs has announced the cost of the 2025 Hajj pilgrimage, setting the price at $4,604 per pilgrim. The price marks a modest increase from last year due to rising travel and accommodation costs in Saudi Arabia, sparking renewed concerns about affordability for many Somali pilgrims. Source: Hiiraan Online
-
Senior officials of the SSCK administration were present in Laascaanood to accept the aid from the People’s Republic of China for Somalia. Laascaanood (PP News Desk) — Sool, Sanaag, Cayn, and Khatumo interim administration today received aid sent by the Chinese government through the Puntland State port of Boosaaso. The Chinese Embassy in Mogadishu liaised with the Somali Disaster Management Agency (SODMA), which arranged for the aid to be shipped via Puntland State of Somalia. Senior officers of the SSCK administration were present in Laascaanood to receive the aid from the People’s Republic of China to Somalia. The SSCK administration expressed gratitude to the Chinese Embassy for the aid and to SODMA for coordinating with Puntland State to facilitate its delivery. In December 2024, Puntland State President Said Abdullahi Deni issued a directive reaffirming the commitment to granting the SSCK administration the authority to receive and distribute aid directly within its constituencies. © Puntland Post, 2025 The post Chinese Aid Arrives in Laascaanood via Boosaaso appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen qaar kamid ah hoggaamiyaasha ugu sareeya mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa digniin culus loogu diray ganacstada “sida sharcidarrada ah looga iibiyo dhulka danta guud iyo dadka kale ee la siiyey, looga qaanbaxay, ama lagu laaluushay in ay ku kadsoomaan milkiyadda iyo yeelashada dhulka dowladda,” sida loo dhigay qoraalkaan. Warkaan oo si wadajir ah ay u soo saareen Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaare hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ganacsatada uga digay wax ay ugu yeereen “booli qaran” oo hantida danta guud ah. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedkaan oo dhameystiran: DIGNIIN KU SOCOTA GANACSATADA DHULKA DANTA GUUD LAGA IIBIYO: Waxaa xawli ku socda xaraashka dhulkii danta guud ee dowladda, waxaa joogto noqday barakicinta danyarta, ku dul habsiga xarumo waxbarasho iyo kuwo daryeel caafimaad, iyadoo dhulka badankiis si xaraash ah looga iibinayo ganacsato, halka qaar la siiyo qoysas gaar ah, qaar kalana lagu laaluusho siyaasiyiin. Waxaa si bareer ah loo jebiyey godobbo dastuuri ah iyo dhammaan sharciyada la xariiray bixinta, iibinta, bedelidda dabeecadda hantida danta guud, waxaana qodobbadaas ka mid ah; Qodobka 26aad iyo qodobka 43aad ee dastuurka oo qeexaya mabaadiida guud oo ay tahay in ay u hoggaansamaan xeerarka iyo siyaadaha quseeya dhulka iyo hantida guud, farayana xukuumadda dejinta siyaasad qaran ee hantida guud. Qodobbada 50aad, 51-aad ee sharciga maareynta maaliyadda guud Sharci Lr. 17, December 2019 ee qeexaya hantida danta guud. Qodobbada 87aad, 681 (3)aad, 723 (l)aad, 730aad ee xeerka madaniga Soomaaliyeed Xeer Lr. 37, 1973 ee xeerinaya hantida guud iyo badelidda dabeecada hantida danta guud. Qodobka 6aad ee Xeer Ir 41 soo baxay 13 September 1973 (Urban Land Distribution) oo mamnuucaya iibinta iyo wareejinta hantida danta guud iyadoo xeer gaar ah uusan jirin. Waxaa kaloo si bareer ah loo hareer maray; • U sinnaanta fursadaha helidda dhulka iyo ka faa’iideysiga kheyraadkiisa. Dammaanad-qaadista xuquuqda lahaanshaha dhulka iyo diiwaangelinta. Xaqiijinta ka faa’iideysiga dhulka si waafaqsan mabaadi’da ka dheefsashada dhulka iyada oo aan dhibaato loo geysan. Xallinta khilaafaadka ka dhasha dhulka iyo hantida. Xadeynta dhulka qof ama shirkadi yeelan karaan. Nidaaminta dhaqdhaqaaqa suuqa ka-ganacsiga dhulka, si looga hortago ku-takrifalidda xuquuqda milkiilayaasha dhulka ee yaryar. Haddaba, waxaan uga digaynaa ganacstada sida sharci darrida ah looga iibiyo dhulka danta guud iyo dadka kale ee la siiyey, looga qaanbaxay, ama lagu laaluushay in aysan ku kadsoomin milkiyadda iyo yeelashada dhulka dowladda, waana in ay ogaadaan; In milkiyadda hanti aan lagu heli karin qof saxiixiis ee dastuur iyo sharci lagu hantiyo. In sifo sharci ah oo keli ah lagu milki karo dhulka dowladda, diiwaanka danta guudna looga saari karo. In cid kasta oo hanti qaran sifo sharci darri ah looga iibiyey, hibeeyey, qaanbaxay, ama lagu laaluushay ogaato, waxay haysataa waa BOOLI QARAN. In qof waliba oo ku lug yeesha si sharci darri ah iibinta, wareejinta, gadashada, iyo bedelidda dabeecadda hantida guud uu danbiile yahay, lalana xisaabtami doono iyadoo la marayo shuruucda dalka iyo kuwa caalamiga ah intaba. Shariif Sheekh Ahmed Xasan Cali Khayre Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
-
Muqdisho (Caasimada Online) –Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa dadka dib u xusuusiyey hadal cajiib ahaa oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu Baarlamaanka ka hor sheegay, xilli uu codsanayey in laga qeyb qaato xalinta mushkiladaha gudaha dalka. Arrintaan ayuu Wasiir Maareeye la xiriiriyey kursiga ay sanadkaan Soomaaliya ku fariisatay ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, wuxuuna ugu horeyn umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey guushaan taariikhiga ah. “Innagoo weli ka soo kabanayna burbur dawladnimo kii ugu xumaa, ka soo kabashadiisuna ugu dheerayd aduunka casriga ah soo mara xilliyadan dambe, waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Madaxda Qaranka oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha leeyahay Hambalyo guusha taariikhiga ah ee aad gaadhsiiseen Soomaaliya,” ayuu yiri Maareeye. Wasiirka Beeraha Soomaaliya ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in sanadkaan adduunku xiiseynayo qadiyahada Soomaaliya ay codkeeda ku biirin doonto, maadaama bilo ka hor la isweydii jiray waxa golaha ammaanka ay ka dhaheen arrimaha Soomaaliya. “Alxamdullilaah sanadkan bilowday cidna weydiin meyno oo dhihi mayno “muxuu ka yidhi Golaha ammaanku arimaha Soomaaliya” laakiin aduunka ayaa isweydiinaya maxay Soomaaliya ka tidhi arimaha caalamka, tusaale ahaan arimaha Suudaan ama Qassa oo kale,” ayuu yiri Wasiir Maareeye. Sidoo kale Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa bulshada xusuusiyey oraahdii Madaxweyne Xasan Sheekh ee aheyd “dibadda waa xali karnaaye gudaha nala xaliya.” “Horay ayuu Madaxweynuhu Golaha Barlamaanka uga yidhi wax-kasta oo Caalamka nooga xidhan waanu dhameyn karnaa, laakiin waxaan la dhameyn karin waxa Soomaali iskaga xidhan ee danta dalkooda iyo dadkooda ku jirto, Illaahay amuuraha noo sahlo oo umadda Soomaaliyeed fidmada qabiilka ha ka saaro, Aamiin” ayuu qoraalkiisa ku yiri Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. Oraahdii Madaxweynaha iyo dib u xusuusinta Wasiirka ayaa ku soo aadeysa iyadoo Soomaaliya ay dunida ka cayaareyso diblomaasiyad heer sare ah, laakiin gudaha dalka ay isku dilayaan qabaa’il aan la garaneyn wax weyn oo ay isku heystaan, ficillo argagixiso iyo khilaafaad maamul oo muujinaya dib u dhac aan xiligaan loo baahneyn ama laga maarmi karo.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS ayaa shaacisay qiimaha adeegga Xajka ee sanadkaan 1446 H/2025, waxaana Xaaji kasta loogu adeegi doonaa lacag dhan $4604 oo dollar. Qiimahaan ayaa ka badan qiimihii ay dadka Soomaaliyeed ku sii xajiyeen sanadkii hore, waxaana la shaaciyey sababta wasaaradda iyo guddiga ay dowladdu u xil saartay howshaan ku kaliftay qiimo kororkaan. Guddiga adeegga Xajka ee xukuumaddu magacowday iyo shirkadaha ku guuleystay inay sanadkaan xujeyda u adeegaan ayaa galabta isugu yimid shir ay ka soo saareen war-saxaafadeed ay ku shaaciyeen qiimaha lagu soo xajinayo sanadkaan. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Awqaafta Ibraahim Nadaara oo kulanka shir guddoomiyey ayaa warbaahinta u akhriyey qodobadii ka soo baxay kulankooda. Agaasimaha ayaa sheegay in adeegyada ay u baahantahay xujeyda Soomaaliyeed lasoo qiimeeyey, isla markaana ay maanta go’aamiyeen qiimaha lagu soo xajinayo sanadkaan. “Kororka qiimaha sanadkaan waxaa u sababa ah sare u kac ku yimid Tikidhada iyo adeegyada Hoteellada Maka iyo Madiina,” ayuu yiri Agaasime Nadaara. Sidoo kale wuxuu balan qaaday hadii dhanka Sacuudiga ay ka soo kordhaan wax qiimo dhimis ah in wasaaraddu ay dib ula soo wadaagi doonto umadda Soomaaliyeed. Qarashka sanadkii hore uu xaaji kasta oo Soomaali ah ku soo xajiyey ayaa ahaa $4434.6 halka sanadkaan uu yahay $4604 oo dollar, qiimaha sanadkaan waxaa ku korortay lacag ku dhow 200 oo dollar. Hoos ka daawo
-
Garoowe (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo qoraal kooban soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda Puntland, gaar ahaan dagaalka ay ku qaaday kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari. Cumar Cabdirashiid ayaa marka hore madaxda Puntland iyo ciidamada ku boggaadiyay dagaalka ay la galayaan kooxda Al-Shabaab, si looga xoreeyo dhulka buuraleyda ah. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dowladda Soomaaliya in maamul goboleedyadala dagaalamaya kooxaha argagixisada ah ay siiso taageero deg-deg ah, si meesha looga saaro. “Dowladda federaalku waa inay u muujisaa taageero siyaasadeed iyo mid amni oo ku wajahan dhammaan Maamul Goboleedyada si meesha looga saaro khataraha argagixisada ka hor inta uusan dhammaan 2025” ayuu yir ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya. Hadalkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo haatan ciidamada Puntland ay howlgallo culus ka wadaan aagga deegaanka Dharjaale oo ay ku xoogan yihiin xubnaha kooxda Daacish. Waxaa howlgallada sidoo kale barbar socda duqeymo diyaaradeed oo ay fulinayaan saaxibada caalamiga ah, kuwaas oo hawada ka taageerayo ciidamada Puntland. Todobaadkii hore ayay ahayd markii kooxda ay weerar culus kusoo qaaday xerada lagu diyaarinayo ciidamada Puntland ee ka qayb-galaya howlgallada, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac.
-
Safiirka Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Richard H. Riley oo qoraal soo dhigay bartiisa X (Twitter) ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan taageerada kala duwan ee ay dowladdiisu siiyo Soomaaliya. Richard H. Riley ayaa shaaca ka qaaday in Mareykanka uu kordhiyay kaalmada uu siiyo Soomaaliya, si wax looga qabto xaaladaha bani aadamnimo ee ka jira gudaha Soomaaliya. Danjiraha ayaa sidoo kale tilmaamay in saddexdii sanno ee lasoo dhaafay Mareykanka uu Soomaaliya ku bixiyay saddex bilyan oo dollar, taas oo lagu fuliyo howlo gargaar oo muhiim ah. Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in caawinaaddaasi ay wax badan ka tartay Soomaaliya, ayna lagama maarmaan u tahay in la kordhiyo garab istaagga Soomaaliya. “Munaasabadda Daah-furka labo barnaamij oo cusub oo ay si deeqsinimo leh u maalgeliyaan shacabka Maraykanka si ay uga faa’iideystaan saaxiibadeenna Soomaaliya, saddexdii sano ee lasoo dhaafay Maraykanka waxa uu bixiyay in ka badan $2 bilyan oo gargaar naf badbaadin ah si looga jawaabo baahiyaha bani aadamnimo dalka oo dhan,” ayuu yidhi safiirka Mareykanka ee u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Kaalmadaan waxa ay badbaadineysaa kumanaan ku nool Soomaaliya, waxa ay yareeneysaa cunto la’aanta & nafaqo darrada”. Dhanka kale, Maraykanka ayaa sanadkaan cusub Soomaaliya u ballanqaaday in uu siinayo dhaqaale gaadhaya illaa $29 Milyan oo doollar, taas oo lasoo marin doono Hay’adda USAID. Source
-
Balcad (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday deegaan hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe kadib markii halkaasi lagu dilay wiil iyo abtigiis. Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday deegaanka Cadayga oo u dhow Balcad, waxaana ka dambeeyay maleeshiyaad hubeysan oo goobta ka baxsaday. Wiilka iyo abtigiis ayaa ahaa ganacsatoo, si weyn looga yaqaanay deegaanka, mana cadda illaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee loo dilay. Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa ka warbixiyay falkaasi, wuxuuna sheegay in marxuuminta loogu tegay gurigooda, kadibna la dilay. “Kooxo hubeysan ayaa waxa ay soo weerareen wiil iyo abtigiis waxay ahaayeen dad gurigooda joogay waxaa u yimid baabuur bagaash u waday, kadib markii ay dajiyeen ayay qabsatay dhacdada” ayuu yiri qof kamid ah dadka deegaanka. Sidoo kale wuxuu intaasi kusii saray Ragga dilka gaystay waxay ku amreen inay bannaanka usoo baxaan, wayna dileen maleeshiyaadka”. Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhacdadaan oo ku aadan laamaha amniga iyo madaxda HirShabelle oo ku aadan dilka dadkaasi shacabka ah. Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ku badan dilalka qorsheysan ee salka ku haya aanooyinka qabiil, waxaana ugu dambeeyay askartii dhowaan lagu laayay deegaanka Ceel Baraf.
-
Xildhibaan Gavin Williamson oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Ingisriiska isla markaana xillal wasiirnimi ka soo qabtay dawladda Boqortooyada Ingiriiska oo ah mudane u ololeeya aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland,ayaa dawladdiisa ku canaantay sabbata ay u aqoonsan wayday Somaliland. Waxaa kale oo uu Somaliland ku sifeeyay qaran u qalma in la aqoonsado oo noqday dalka ugu dimuquraadi san mandaqada u uku yaallo iyo guud ahaan Afrika. Waxaanu itaa raaciyay in la gaadhay xilligii la aqoonsan lahaa Somaliland oo ha dal guulaystay oo ka midho dhaliyay hamigooda dawmadnino. Waxaanu sidaa xildhibaan Gavin Williamson ku sheegay qoraal uu shalay ku baahiyay bartiisa Facebook oo uu kaga hadlay kun uu la qaaday Madaxweynaha Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wasiirka Madaxtooyada Somaliland. Waxaanu ku yidhi qoraalkiisa mudane Gavin Williamson. “Waxa aad u wanagsanayd in aan la kulmo madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, wasiirka madaxtooyada Somaliland iyo taliyaha guud ee madaxtooyada. ka dib doorasho xor iyo xalaal ah iyo sidoo kale si nabad ah oo xukunka lagu kala wareegay si ka duwan inta badan ee dalalka jaarka ah, waxaa hadda la joogaa waqtigii UK u aqoonsan lahayd Somaliland qaran madax-bannaan. tani aad ayey u dheeraatay laakiin hadda waa waqtigii ay la dhaqmi lahaayeen quruumaha kale sida Mareykanka.” Xildhibaan Gavin Williamson ayaa ah mudane u ololeeya aqoonsiga Somaliland isla markaana marar badan dodo la xidhiidha aqoonsiga Somaliland ka jeedayay Baarlamaanka Ingiriiska. Source
-
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Khamiistii Muqdisho ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya ee AUSSOM. Wasiirka gaashaandhigga Itoobiya Caaisha Maxamed iyo wafdi ay hor-kacayso ayaa Muqdisho tagtay kula kulamay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo gaarsiisay dhanbaal ay uga siday ra’iisul wasaare Abiy Axmed. Kadib kulanka ayaa labada dal waxay soo kala saareen qoraallo u muuday in ay is khilaafsan yihiin, marka la eego arrinta ka mid noqoshada ciidamada Itoobiya ee howlgalka AUSSOM. Itoobiya ayaa u muuqata in ay hadalka u dhigeyso in arrintaas la isla ogolaaday, halka Soomaaliya ay sheegeyso inay weli ka fiirsaneyso. Wasaaradda Arrimaha dibedda Itoobiya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku heshiiyeen iskaashiga howlgalka cusub ee AUSSOM. Qoraalkaasi laguma sheegin nooca iskaashiga labada dhinac. Dhinaca kale qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiirka gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur uu wadahadalladii uu la qaatay dhiggiisa Itoobiya uu u sheegay in Soomaaliya ay diyaar u tahay tixgalinta codsiga Itoobiya ay ku doonayso in ciidamadeedu ay ku biiraan howlgalka AUSSOM ee bilowday maalintii Arbacada. Itoobiya ayaa sheegtay in labada dhinac ay isku afgarteen in kor loo qaado booqashooyinka iyo wada-hadallada la is waydaarsanayo, iyadoo la filayo in madaxda sare ee Soomaaliya ay dhawaan tagaan Addis Ababa. Xidhiidhka Muqdisho iyo Addis Ababa ayaa xumaaday bilowgii sannadkii hore markii Itoobiya ay dalka Somaliland la gashay is-afarad la xidhiidha galaangal ay Itoobiya u hesho badda cas, talaabadaasi oo si weyn ay u diiday dawladda aynu dariska nahay ee Soomaaliya. Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo magaciisa codsaday inaan la sheegay ayaa VOA u sheegay in dowladda Soomaaliya ay ugu danbeyn aqbali doonto in ciidanka Itoobiya ay ka mid noqdaan howlgalka AUSSOM. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Fiqi ayaa Khamiistii Muqdisho ka sheegay in khilaafkii kala dhaxeeyay la xaliyay laguna xaliyay sida uu hadalka u dhigay ‘dulqaadka” ay sameysay Soomaaliya. Source
-
Haweeney u dhalatay Japan, oo diwaanka Guinness World Records uu u aqoonsaday haweeneyda ugu da’da weyn adduunka, ayaa geeriyootay iyadoo 116 jir ah. Tomiko Itooka ayaa ku geeriyootay guri dadka da’da ah lagu xannaaneeyo oo ku yaalla magaalada Ashiya. Waxay noqotay qofka ugu da’da weyn adduunka kadib markii Maria Branyas Morera oo Spain u dhalatay ay geeriyootay bishii August 2024 iyadoo jirtay 117. Ms Itooka ayaa dhalatay May 1908 – lix sano kahor Dagaalkii Koowaad ee Adduunka iyo isla sanadkii gaariga nooca Ford Model T lagu daah-furay Mareykanka. Bishii September 2024 ayaa la xaqiijiyay inay tahay qofka ugu da’da weyn adduunka. Source
-
Askari ka tirsanaa ciidamada Maraykanka oo dilay 14 qof kadib markii uu baabuur jiidhsiiyey dad isugu soo baxay dabaal degga sanadka cusub ee magaalada New Orleans, ayaa baayaco u ballan-qaaday kooxda Daacish, wuxuuna duubay muuqaallo uu ku cambaareynayo musika, daroogada iyo khamriga. Shamsud-Din Jabbar, oo ahaa 42 jir u dhashay gobolka Texas, marna qeyb ka ahaa ciidamada Mareykanka ee Afghanistan la geeyey, ayaa kaligiis ka dambeeyay weerarka, FBI-da ayaa sidaas sheegtay Khamiistii, iyadoo dib uga laabatay qiimeyn hore oo ay ku sheegtay in laga yaabo in ay dad kale kula jireen. Waxa uu ku dhintay is-rasaasayn uu la galay booliska kadib weerarka, kaas oo sidoo kale lagu dhaawacay tobanaan qof, islamarkaana FBI-da ay ku tilmaamtay fal argagixiso. “Waxa uu ahaa fal la sii qorsheeyay oo xun,” ayuu ku xigeenka agaasimaha FBI-da Christopher Raia ku sheegay shir jaraa’id Khamiistii, isagoo dib u xaqiijiyay go’aanka hay’adda ee ah in Jabbar ay dhiirigelisay kooxda Daacish. Raia waxa uu sheegay in baarayaashu ay eegayaan “dariiqa xag-jirnimada” ee Jabbar, ayada oo aan weli la hubin sida uu isaga beddelay ruug-caddaa millatari, wakiil iibiya hantida maguurtada ah iyo shaqaale ka tirsanaa shirkadda weyn ee cashuuraha iyo la-talinta ee Deloitte, una noqday qof “100% ay dhiirigelisay Daacish.” Calanka Daacish ayaa ka babanayay qalab saarnaa dhabarka dambe ee gaarigii uu soo kireystay ee loo adeegsaday weerarka. In kasta oo si weyn loogu wiiqay olole millatari oo joogto ah oo ay wadaan isbahaysiga uu Maraykanku hoggaamiyo, haddana Daacish waxa ay sii wadaan in ay internet-ka ka qortaan dad taageera, sida ay leeyihiin khubarada. Jabbar walaalkiis ayaa isna raadinaya jawaabo, isagoo sheegay in Shamsud-Diin Jabbar uu la tacaalayay sidii uu uga gudbi lahaa furriinka xaaskiisa ee dhowaan balse aysan ka muuqan wax caro ah toddobaadyo ka hor weerarka. “Wuxuu ahaa mid caqli badan, qosol badan, soo jiidasho leh, dadka jecel, naxariis badan, is-hoosaasiiya oo xitaa aan dhibaateyn tixsi,” ayuu Abdur Rahim Jabbar u sheegay Reuters isagoo ku sugan gurigiisa oo ku yaalla Beaumont, Texas. “Taasi waa sababta ay u tahay mid aad u argagax badan, heerkan xaasidnimadu ma ahan isaga oo kale. Waxaan isku dayeynaa inaan fahamno waxa isbeddelay sidoo kale.” Waxa uu sheegay in aabbahood markii uu warkaas maqlay uu qalbi jabay.” (Aabaheen) wuxuu billaabay oohin, wuxuu lahaa ‘maya, maya, ma aha wiilkayga curadka ah,” ayuu yidhi Abdur Jabbar. Source
-
Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in duqeymo cirka ah oo ay ciidamada Isra’il ku rusheeyeen qeybo kala duwan oo Gaza lagu dilay, ugu yaraan 54 qof oo Falastiiniyiin ah. 11 ka mid ah dadka la dilay oo ay ku jireen dumar iyo carruur ayaa lagu duqeeyay teendhooyin ku yaalla xaafadaha baraka cee degmada Al-Mawasi, halkaas oo ay Isra’il u asteysay aagga bani’aadannimo ee dadka rayidka ah. Wasaaradda arrimaha gudaha Gaza ayaa sheegtay, in mid ka mid ah duqeymihi shalay ee Gaza lagu dilay, agaasimihi guud ee Qeybta Booliska ee Gaza, Maxmuud Salaax iyo kaaliyihiisa Xusaam Shawxan. War kasoo baxay millatariga Isra’il ayaa lagu sheegay in deegaanka Al Mawasi ee galbeedka magaalada Khan Yunis ku dileen Xusam Shawxan oo ay sheegeen in uu Xamas ma’uul uga ahaa amniga guud ee koofurta Marinka Gaza. Weeraro kale oo cirka ah oo ay Isra’il ka fulisay Gaza Khamiistii shalay, ayay ku dishay ugu yaraan 43 Falastiiniyiin ah. Duqeymaha ayaa lagu bartilmaameedsaday xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Gaza ee ku taalla Khan Yunis, dhismooyin ku yaalla xerada Jabaaliya ee Waqooyiga Gaza, kaamba Shati iyo xerada qaxootiga ee Maghazi ee bartamaha Gaza. Duqeymihi ugu danbeeyay ee Isra’il ee ay Gaza ku qaadday xalay ayaa lagu dilay ugu yaraan 4 qof, bartamaha Gaza iyo degmada Xeytuun, sidaasi waxaa wakaaladda wararka ee Rueters u xaqiijiyay saraakiisha caafimaadka. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Richard H. Riley oo qoraal soo dhigay bartiisa X (Twitter) ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan taageerada kala duwan ee ay dowladdiisu siiyo Soomaaliya. Richard H. Riley ayaa shaaca ka qaaday in Mareykanka uu kordhiyay kaalmada uu siiyo Soomaaliya, si wax looga qabto xaaladaha bani aadamnimo ee ka jira gudaha dalka. Danjiraha ayaa sidoo kale tilmaamay in saddexdii sano ee lasoo dhaafay Mareykanka uu Soomaaliya ku bixiyay saddex bilyan oo dollar, taas oo lagu fuliyo howlo gargaar oo muhiim ah. Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in caawinaaddaasi ay wax badan ka tartay Soomaaliya, ayna lagama maarmaan u tahay in la kordhiyo garab istaagga Soomaaliya. “Munaasabadda Daah-furka labo barnaamij oo cusub oo ay si deeqsinimo leh u maalgeliyaan shacabka Maraykanka si ay uga faa’iideystaan saaxiibadeenna Soomaaliya, saddexdii sano ee lasoo dhaafay Maraykanka waxa uu bixiyay in ka badan $2 bilyan oo gargaar naf badbaadin ah si looga jawaabo baahiyaha bani aadamnimo dalka oo dhan,” ayuu yiri safiirka Mareykanka ee u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Kaalmadaan waxa ay badbaadineysaa kumanaan ku nool Soomaaliya, waxa ay yareeneysaa cunno la’aanta & nafaqo darrada”. Dhanka kale, Maraykanka ayaa sanadkaan cusub Soomaaliya u ballanqaaday in uu siinayo dhaqaale gaareyso illaa $29 Milyan oo doollar, taas oo lasoo marin doono Hay’adda USAID. Mareykanka ayaa kamid ah dowladaha waa wayn ee taageerada kala duwan siiyo dowladda federaalka, isaga oo ka caawiya dhanka dhaqaalaha iyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.
-
By ITN Foreign Correspondent Rageh Omaar and James Cowan , CEO of The HALO Trust. The mass media sometimes paints distorted pictures. For many people living in western countries, the Horn of Africa evokes one of two images – the Band Aid pop song about the Ethiopian famine in 1984, which is celebrating its 40th anniversary this turn-of-year period, or Black Hawk Down, the Hollywood treatment of a US Army operation in Somalia that went wrong. But the Horn of Africa, which comprises the countries of Ethiopia, Somalia and the contested territory of Somaliland, and sits across the Red Sea from Yemen, has another to story to tell. How many people know, for example, that late in 2024 there was a democratic election, and a peaceful transfer of power, in Somaliland – a territory that became independent from colonial British rule in 1960 and is now in sight of strategic shipping lanes that pass by Yemen? And how many people are aware that there’s currently a building boom in Mogadishu, the capital of Somalia, a country that was Italian Somalia until WW2? Today, high-rise apartment blocks are shooting up in Mogadishu to take full advantage of spectacular Indian Ocean vistas. We’re not about to counter one distortion for another, unrealistically rosy picture. As the biggest landmine clearing charity in the world, The HALO Trust is well aware of the history of warfare in the region. HALO’s brave demining staff help remove the deadly debris of conflict in Somalia and Somaliland every day. And we hope that work will be expanded, in Ethiopia, in the coming months. A HALO deminer working to clear landmines on the Ethiopian-Somaliland border This part of the world deserves as much serious attention as any other. Take Somaliland. It declared independence from Somalia in 1991 and since then has become a de-facto state that has held a series of democratic and peaceful transfers of power. The latest election, in November last year, saw opposition leader Abdirahman Mohamed Abdullahi win over 50% of the vote and assume the Presidency. The US Embassy in Mogadishu tweeted that the poll and its peaceful outcome were “a model for the region and beyond”. The US, like most of the rest of the world, does not currently recognise Somaliland so does not have an embassy there. The situation is unusual; Somalia says Somaliland is part of its sovereign territory and some people in the region are concerned when Somalilanders flex their ambitions of independence. As a humanitarian organisation, The HALO Trust doesn’t have a position on whether Somaliland should be a recognised country. The charity’s job is not politics but making land safe so children can walk to school and farmers can dig their fields. In the past year alone, HALO has made over a million square metres of land in Somaliland safe – that’s the equivalent of over 140 soccer pitches. Family living in a border village cleared of mines by HALO’s team Most of the minefields in Somaliland are on the border with Ethiopia, a legacy of wars from the 1960s to 1990s. Through painstaking work in the boiling sun, HALO staff have – again, just in this past year alone – taken over 130 anti-personnel and anti-tank mines out of the ground. Any one of those could have killed or maimed multiple people. If you haven’t heard much about Somaliland until now, that could be about to change. Located near the Red Sea shipping lanes and just across the water from Yemen, it is in a potentially dangerous neighbourhood. Somaliland has built, with support from the United Arab Emirates, a world-class freight facility at the port of Berbera. Its landlocked neighbour, Ethiopia, is negotiating access to the sea along the same coastline. Ethiopia and Somaliland have signed a ‘Memorandum of Understanding’ on the subject. Berbera port has been developed into a world-class freight facility Although the memo has not been officially published, it is widely reported that in exchange for a slice of Somaliland’s strategic coast, Ethiopia may recognise the territory as an independent state. This prospect has infuriated Somalia, which says neither Somaliland nor Ethiopia have a right to make decisions about what, it asserts, is still part of Somalia. Turkey, for one, knows this is a place to take seriously – a place that’s far more than just a backdrop for Black Hawk Down. Turkey has long had close relations with Somalia. It trains the country’s army, has its biggest Embassy in the world in Mogadishu, and has had a large gas exploration ship searching up and down Somali waters. In recent weeks, Turkey has launched a diplomatic push to cool down any disagreements between Ethiopia and Somalia. The Ethiopian and Somali leaders met in Ankara and an agreement was signed. It’s not yet clear how this agreement will pan out. Other regional powers quietly support Somaliland. HALO takes note of what’s going on – we have to be aware of political developments. Most recently, we saw problems in the south of Somalia, where a regional election in that contested part of the country caused relations to sour between the south and the national leadership in Mogadishu. We take note, but we also get on with our work. There are mines from Twentieth Century wars in Somalia to clear up as well as mines and home-made explosive devices relating to more recent internal conflicts – mainly the conflict with the Islamist insurgent group, Al Shabaab. These explosives are crippling for the population, over half of whom are nomadic herders; people need to roam to feed their camels and goats. HALO has been working in Somalia since 2015 and since that time has made the equivalent of over 1,900 soccer pitches-worth of land safe. Landmines pose a deadly risk to nomadic herders That’s quite an achievement, but we want to do more. HALO recently signed its own Memorandum of Understanding with Ethiopia – but this one is less controversial than the political deal with Somaliland. It sets out our ambition to do more work in Ethiopia, clearing deadly landmines. However, it’s important to point out that HALO’s work not only makes people safe from explosive devices left behind by conflict. Demining also enables the regeneration of environmentally degraded land, so improving food security and mitigating the impact of climate change. This helps alleviate poverty in communities that are harmed by war economically. Demining, in short, lays one of the foundations for development by allowing people to move around safely while they build or repair infrastructure. These are real life benefits in a region that should matter to us all. Demining may not command the same attention as celebrity commentary about Band Aid and it doesn’t have the cinematic drama of Black Hawk Down. But HALO Trust deminers are quietly getting on with saving lives. Their painstaking work helps people make a living without fear that the ground might explode beneath their feet. 521 Comment Qaran News
