-
Content Count
211,311 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha hey’adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax ayaa dowladda ugu baaqay in jawaab waafi ah oo dadku ay ku qancaan ay ka bixiso kiis gabadhaas oo hey’adda NISA ay xalay baahisay inay dileen Al-Shabaab, halka Al-Shabaab-na ay iska fogeeyeen dilka iyo afduubka gabadhaas. Sheekh Bashiir ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in aysan ku tagri falin awoodeeda oo kiiska gabadhaan iyo kuwii horay u dhacay ay jawaab cad ka bixiso, shacabkana ka qanciso, halka shacabkana uu ugu baaqay in wax kasta ay dowladooda uga dambeeyaan. Sidoo kale qabaa’il ayuu ugu baaqay in aysan is dhibaateyn oo qadarta ay ku qancaan, isagoo ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta kiiska Ikraan loo afduubto dad aan waxba galabsan oo heybtooda lagu beegsanayo. “Dowladda waxaa laga rabaa in aysan awooda dadka ku dulmin oo si sax ah ay u isticmaasho, wixii dhacayna sida ay u dhaceen dowladda ayey u taallaa, dhibka dadka soo gaaray waa in dowladdu iska xilqaanto, ee dadku inay macluumaad raadiyaan sax maaha, kiis kasta oo dhaca waxay mas’uuliyadiisu fuuleysaa dowladda,” ayuu yiri Sheekh Bashiir Axmed Salaad. Sheekha ayaa dadka ehelka ah ee gabadhu ay ka maqan tahay ugu baaqay inay sharciga u maraan baadi goobka gabadhooda, si looga sal gaaro kiiska, iyadoo dhib kale aan la geysan. “Qawaacidda Islaamka waxay noo sheegeysaa dowladdu inay masuul ka tahay dadka dhiigooda, ammaankooda iyo maalkooda, dowladdu dalka ayey ka waardiyeyneysaa in cadaw ku soo duulo, shacabka xitaa inay kala celiso ayaa laga rabaa dowladda,” ayuu yiri Sheekh Bashiir. Sidoo kale waxa uu sheegay in kiis gabdheed uu culeyskiisa leeyahay, “Gabdhuhu diin ahaan iyo dhaqan ahaan xurmo gaar ah ayey leeyihiin, culeys gaar ah ayey leeyihiin, waa in daryeel iyo dadaal fiican laga geysto in kiiskaas xogtiisa dhabta ah laga gun gaaro, ama ugu yaraan dadkii ay gabadhu ka dhalatay laga qanciyo,” ayuu yiri. Sheekh Bashiir oo sii hadlaayey ayaa yiri, “Sax ma aha in la dilo ama la qafaasho qof aan geysan dembigaas, sida aan hadaba maqleyno, ficilkaas mid diini ah maaha, qof kale ayaan ka aar goosanayaa hadaa dhahdo dulmi waaye, diinteenu ma ogola, dulmina, dulmi loogama jawaabo, hadii cadaaladda la waayo, dad kale yaan la afduuban oo la dilin, dulmiga iyo dhibku waa sii badanayaa.” Ugu dambeyntii Sheekh Bashiir ayaa dowladda ugu baaqay in arrintaan ay mas’uuliyad iska saarto si dhibku uusan u sii badan, halka guud ahaan dhinacyada ay khuseyso arrintaan uu kula taliyey in la isku dul qaato. Hoos ka daawo The post Muxuu Sheekh Bashiir ka yiri dilka Ikraan Tahliil? (Daawo) appeared first on Caasimada Online.
-
Weerar loo adeegsaday bambo gacmeed oo ay ku dhaawacmeen Saddex xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa xalay ka dhacay magaalada Jowhar. Weerarka bambo gacmeedkaa halka lagu tuuray ayaa ah xaafad ay si weyn u degen yihiin musharaxiinta iyo xildhibaanada baarlamaanka ayna ka fogeyn hotelada waaweyn ee magaalada. Xaaladda Caafimaad ee xildhibaanada ayaa la sheegay in ay soo hagaageyso , waxaa la sheegay in dhaawacyadooda ay fudud yihiin. Howlgalo dadka guryaha loogu galayo ayaa saakay oo sabti ah ka socda xaafadda Hanti-wadaag gaar ahaan laanta koowaad ee magaalada Jowhar halkaas oo uu xalay ka dhacay Qarax bam gacmeedka. PUNTLAND POST The post saddex xildhibaan oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay Jowhar appeared first on Puntland Post.
-
Sawirka Todobaadka:Bundadan yaa lagala baxay? Qaran News
-
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Guudlaawe Xuseen oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid maamulkiisa iyo waxqabad la’aanta xukuumadiisa, ayaa ugu qiil sameeyay in uu kusoo aaday xili uu taagna khilaafka doorashooyinka. Waxa uu sheegay in ayada oo muddo kooban uu dhisan yahay maamulka HirShabelle uu qeyb ka noqday xalinta khilaafka doorashooyinka, midaasi oo sida uu sheegay ka mashquulisay wax badan oo u qabsoomi lahaa. Sidoo kale waxa uu sheegay in caqabadihii badnaa ee ku gudboona doorashada laga soo gudbay badankooda, islamarkaana uu dalka uu jiheystay doorashooyin, ka maamul ahaana ay diyaar u yihiin qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare. Cali Guudlaawe oo kamid ah Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa waxa uu maamulkiisu wajahaya khilaaf iyo xiisado ka dhashay doorashadii uu kusoo baxay, taasi oo illaa hadda aan xal muuqda laga gaarin. Si kastaba, Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa la daala dhacayay muddooyinkii dambe eedo iyo dacaayado ka dhan inuusan tagin karin qeybo kamid ah maamulka uu ka taliyo, xiisado taagan awgood. The post Madaxweyne Cali Guudlaawe oo qiil yaab leh u sameeyay dib u dhaca maamulkiisa appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka ay ka go’an tahay in uu Ukraine ka taageero ilaalinta xuduudaheeda Madaxweyne Biden ayaa soo gudbiyey 60 bilyan oo dollar oo taageero dhinaca amniga ah, xilli Ukraine ay la tacaalayso xad-gudub kaga imanaya Ruushka. Biden ayaa kulan uu Aqalka Cad kula qaatay madaxweynaha Ukraine ka sheegay in Maraykanka ay ka go’an tahay madax banaanida dhuleed ee Ukraine, xilli ay uu dalkaasi xad-gudub kala kulmayo Ruushka. Labada hogaamiye oo markii ugu horeysay kulmay illaa markii Biden uu xilka la wareegay ayaa sidoo kale waxaa ajendahooda ku jiray ka hadalka mashuuca dhuumaha saliidda ee Nord Stream 2. PUNTLAND POST The post Maraykanka oo $60 bilyan oo Dollar ku taageeray dowladda Ukraine appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Tan iyo markii ay banaanka u soo baxday in shirkad gaar ah laga kireeyay dhul kamid ah Tiyaatarka Qaranka, si looga dhiso maqaayad ayaa waxaa ka dhashay hadal hayn xoogan oo ku aadan awooda dowladda ee bixinta hanti-qaran. Dadka sharciyan aqoonta u leh arrintaan ayaa sheegaya in markii laga hadlo lahaanshiyaha dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya, lagana eego dhanka sharciga ay dowladdu leedahay dhulka halka khayraadka dhulka iyo kan baddana ay yihiin hanti Qaran oo ka dhaxeeysa dadweynaha (hanti dadweyne). Qodobka 42-aad ee Dastuurka ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya farqadiisa 1-aad ayaa dhigaysa “in khayraadka badda iyo kan bariga labaduba yihiin hanti dadweyne”, sida uu Wasiirkii hore ee howlaha guud, Eng Saadiq Cabdullaahi u sheegay BBC-da. Eng Saadiq ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dowladdu “ay iibin karto wixii dhul dowladeed ah loona arko dan qaran oo waliba ay ka iibin karto shirkad ama shaqsi”, balse loo baahan yahay keliya in dowladda u marto nidaamka sharciga ah, ayada oo la waafajinayo xeerarka dalka uga yaalla arrintan. “Marka hore soo jeedinta arrintaan waxaa iska leh guddiga qaran ee wakiilka uga ah dowladda dhexe, waxaa sidoo kale qayb arrintaan ku leh golaha deegaanka dhulku ku yaalla markaa kadibna waa in la raadiyaa si loogu tartamo oo cidii ku guulaysata ay sidaa ku hesho,” ayuu yiri. “Dakhliga ka soo baxa dhulkaas iibkiisa waa inuu si toos ah ugu xarooda qasnadda dowladda oo aanu ku dhicin gacan wasaarad gaar ah iyo shaqsi gaar ah.” Dhinaca kale, Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa soo bandhigay 5 qoddob oo Wasaaradda Warfaafinta ka dul booday markii la bixinayay qeyb kamid ah dhulka Tiyaatarka, islamarkaana ka hor-imaneysa wareegtada lagu bixiyey dhulkaas, kuwaasi oo kala ahaa; Qoddobka 43aad (2) ee Dastuurka Ku-meel-gaarka (KMG) JFS Qoddobka 50aad (1) Xarfaha (b & t) ee Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (Sharci LR.17, ee 25/12/2019) Amar Madaxweyne oo ku taariikheysan “19 Janaayo 2018”, taas oo lagu caddeeyey in ay sharci darro “hibeynta, bixinta iyo wareejinta dhulka Dawladda’ Qoddobada 2aad iyo 3aad ee Xeer Ra’iisal Wasaare (Xeer Lr.047 ee 06/12/2018), kaas oo ku saabsan “Heshiisyada Dawladda Federaalka la galeyso Shirkado ama Hay’ado Qodobka 1aad ee warqada Hantidhawraha Guud ee 20/10/2020 oo lagu sheegay in hay’adah Dowladda heshiisyada ay galaan ka soo diiwan geliyaan Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka. Wuxuu Hantidhawrku meel adag iska taagay bixinta dhulka danta guud ee loo marayo sifo sharciga waafaqsaneyn, ayadoona hay’addaha iyo mas’uuliyiinta dowladda looga digay in hantida umadda u maamulaan si gaar ah, kana faa’iideystaan xilliyada kala guurka. The post Sharciyan dowlada federalka ma iibin kartaa mise kireyn kartaa dhul hanti qaran ah? appeared first on Caasimada Online.
-
Dagaalamayaasha Daalibaan ayaa la sheegay in ay si buuxda ula wareegeen Gobalkaasi oo ay haysteen Kooxda Xoogaga Iska-caabinta Daalibaan ee NRFA. Afhayeenka Daalibaan, Bilaal Kariimi ayaa waxaa uu shaaciyey in ay si buuxda ula wareegeen Gobalkaasi. Qoraal uu soo dhigay Barta Twitter-ka ee Daalibaan ayuu ku sheegay in Gobalka Panjshir uu soo galay gacanta Imaaradda Islaamiga er Afganistaan. Dhinaca kale, Dagaalamayaasha Daalibaan ayaa waxaa ay dabaaldeg ka dhigeen Caasimada dalkaasi ee Kabul, iyago rasaas Hawada Sare u ridayey. Madaxda Kooxda Iska-caabinta Gobalka Dooxada Panjshir waxaa la sheegay inay u baxsadeen dalka Tajakistan, kadib markii ay Daalibaan gudaha u soo galeen Gobalkaasi. PUNTLAND POST The post Ururka Daalibaan Oo la wareegay Panjshir iyo Mucaaradka oo Baxsaday appeared first on Puntland Post.
-
PRESS RELEASE UK’s Minister for Africa announces £250,000 to support Ghana Two weeks after UK-donated COVID-19 vaccines arrived in Ghana, the UK Minister for Africa James Duddridge has arrived in Accra for a two-day visit to the country LONDON, United Kingdom, September 3, 2021/ — Ghana’s long-term prosperity is central to the UK-Ghana partnership and security and stability is essential to the country’s growth. Together, the UK and Ghana are partnering to tackle shared threats through a new Ministerial security dialogue, law enforcement partnerships and peer-to-peer training. To strengthen the UK-Ghana security partnership, Minister Duddridge will use his visit to announce a further £250,000 to fund 4 vital security and stability projects that will bolster Ghana’s capability to combat threats. This funding is in addition to the existing £1 million of UK funding to support the country’s counter-terrorism capability. Arriving in Ghana, UK Minister for Africa James Duddridge MP, said: Ghana’s stability is essential for growth and prosperity in both Ghana and across West Africa. Through our flagship Conflict, Stability and Security Fund we are launching 4 new projects in Ghana worth £250,000, to support the ongoing safety and stability on the northern border. The UK is clear that it is in our shared interest to support a strong, and peaceful Ghana, both now and in the years ahead, and our new package of support will empower communities, the country’s security agencies and civil society organisations to continue to uphold stability along the border, across the country and within the region. These new 4 security and stability projects will: grow the capacity of Ghana’s national crisis response model provide specialists to help deliver Ghana’s nationwide security exercise fund the important work of on-the-ground civil society organisations through STAR Ghana Foundation, working directly with communities across the country that are most vulnerable to insecurity During his visit, Minister Duddridge will meet with key partners and stakeholders including honourable Ministers, leaders in Ghana’s art and tourism sectors, as well as representatives from business and industry. The Minister will also visit Accra’s iconic Christiansburg castle, tour Gallery 1957 and meet British-Ghanaian diaspora driving business and innovation in Ghana. Minister Duddridge last visited Ghana in January 2021, where he attended His Excellency President Nana Akufo-Addo’s Presidential Inauguration, met virtually with His Excellency Vice-President Mahamudu Bawumia during the recent UK-Ghana Business Council held in June this year and finally met His Excellency President Akufo-Addo with other senior officials and honourable Ministers during the recent Global Education Summit held in London in July. Source Government of UK Qaran News
-
Garowe (PP News Desk) — The Transitional Puntland Electoral Commission has come under fire for alleged partiality in overseeing the process for pilot local government elections to be conducted in Puntland. Mustaqbal (Future), Truth and Justice, Runta iyo Caddaaladda, Ifiye (Enlightener), Puntland Youth Political Party, and Labour Political Association have issued a joint statement to address “technical and legal obstacles” to the democratisation process in Puntland. The absence of a Constitutional Court following the expiration of the Puntland Supreme Court’s term constitutes a politically formidable challenge, the political associations wrote. “The closed list system does not provide district council candidates with a level playing field” the five political associations said. They have criticised TPEC for issuing a statement to which all political associations had not assented, thereby causing loss of trust in the organisation’s mandate. “We call for Puntland Development and Research Center (PDRC) and Puntland Non-State Actors Association (PUNSAA) to act impartially and refrain from mischaracterising the nascent democratisation process” the statement reads. On 30 August, TPEC Chairman Guled Salah told the local media that there was a consensus on moving forward with conducting the pilot local elections within the agreed timeline. © Puntland Post, 2021 The post Five Puntland Political Associations Question TPEC’s Impartiality appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ay isku beel yihiin Fahad Yaasiin ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo loo heysto hey’adda NISA iyo dhalinyaro si aar gudasho ah maanta loogu afduubtay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Ugu horeyn Xildhibaanka ayaa sheegay in murugada uu la qeyb sanayo qoyska Ikraan iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ka ‘argagaxay waayideedii iyo in la dilay’. “Waxaan codkeyga ku biirinaya guud ahaan dadka codsaday in baaritaan madax-banaan lagu sameeyo dilka Ikraan, inay cadaalad hesho Ikraan waa waajib saaran dadka Soomaaliyeed ee wax garadka ah, aniguna dadkaas daba taagan dhiigga Ikraan iyo dilkaas waxuushnimada ah ayaan ka mid ahay,” ayuu yiri Xildhibaan Faarax. Sidoo kale Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in xitaa Al-Shabaabkii nabadda nebcaa ay iska fogeeyaan dilka gabashaas. “Waxaa maanta isoo gaartay in dad ay isku heyb yihiin Ikraan oo ka naxay dhibka gaaray, ay afduubteen seddax dhalinyaro ah oo ka soo jeeda beel kale, iyagoo tuhun ka qaba in beeshaas dad ka dhashay ay lug ku leeyihiin hey’adihii ay ka shaqeyn jirtay Ikraan,” ayuu yiri Xildhibaan Faarax . “Waxaan ugu baaqayaa dhalinyarada iyo waxgaradka reer Beledweyne, in dhalinyaradaas si deg deg ah xoriyadooda ay ku helaan, sax ma ahan dhaqanka ah in dadka aano iyo wax lamid ah loo raadsado oo dad aan waxba galabsan loo dhibaateeyo, arrintaasna waxba kuma soo kordhineyso cadaaladda aan u goobeyno kiiska Ikraan,” ayuu yiri Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir. Ugu dambeyntii Xildhibaanka ayaa bogaadiyey dadaallada Ugaaska beesha Gaaljecel oo Ikraan ay ka dhalatay, guud ahaan odayaasha dhaqanka iyo maamulka magaalada Beledweyne oo maanta u istaagay inay dhashaaqada ka dhalatay kiiska gabadhaas ay xaliyaan. “Waxaan u rajeynayaa dadka walaalaha ah ee reer Beledweyne in shaqaaqooyin aysan lug ku laheyn ama meel kale ka dhacay aysan ku keenin xasilooni darro iyo dhibaatooyin kale oo sii dhaca, dhamaan waxaan ugu baaqayaa qeybaha oo dhan inay is dejiyaan oo ogaadaan inay yihiin dad xigto iyo ehel isku ah,” ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyey Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir. Dhanka kale Xildhibaan Aamino Maxamed oo golaha shacabka ku metesha reerka ay ka soo jeedo Ikraan Tahliil oo ka hadashay dhalinyarada lagu afduubtay Beledweyne ayaa tiri, “Qof aan dhibaato noo geysan yaan loo dhibaateynin Ikraan darteed, Ikaraan dadbaa lagu tuhmayaa una eedeysan, kaama hari doono, anagaa u taagan in Ikraan ay cadaalad hesho, laakiin waxaan codasaneynaa in dhalinyarada xirxiran la sii daayo, oo Ikraan darted aan loo dhibaateyn qof aan waxba galabsan.” Hoos ka daawo muuqaalka Faarax Cabdulqaadir The post Daawo: Faarax Cabdulqaadir oo ka hadlay dilka Ikraan Tahliil iyo afduubyadii ka dhashay appeared first on Caasimada Online.
-
Jowhar (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka HirShabele waxay sheegayaan in goordhaw weeraray lagu qaaday guri ku sugnaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka HirShabelle. Sida aan xogta ku helnay weerarka waxaa loo adegsaday Bambo-gacmeed, waxaana ku dhaawacmay seddax xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka HirShabeelle. Dadka deegaanka ayaa Caasimada Online u sheegay in markii guri lagu tuuray Bamka kadib la maqlay rasaas mudo daqiiqado ah socotay, taas oo loo maleynayo in ilaalada xildhibaanada ay ridayeen. Xaafadda lagu weeraray xildhibaanadaan ee ka tirsan xaafadaha magaalada Jowhar waxaa aad u degan musharaxiinta dowlad goboleedka HirShabeelle, waana mid aad loo ilaaliyo amaankeeda, sida ay noo sheegeen dadka deegaanka. Xildhibaanadii dhaawacmay ayaa isbitaalka loola cararay, waxaana magaalada ka bilaawday howlagglo lagu baacsanayo raggii geystay weerarkaas, welina wax war ah arrintaan kama soo saarin maamulka HirShabelle. The post Weerar caawa lagu qaaday guri ku yaalla Jowhar oo lagu dhaawacay xildhibaanno appeared first on Caasimada Online.
-
Baashe Cawil oo iska casilay Xilkii Wasiir kuxigeenimo ee Madaxweynuhu u magacaabay iyo Wakiilkii waddanka Kenya “Mudane Madaxweyne anoo xiganaya Wareegtadaada summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 kuna taariikhaysan 02/09/2021, waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa qoraalkan aan iskaga casilayo xilka aad iigu magacawday Wasiir-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Sidoo kale waxaan iska casilay xilkii Wakiilnimada Xafiiska Somaliland Ee Dalka Kenya, kaas oo bishii August 13 2018 aad ii magacowday. Waa sunnaha siyaasida in shaqada qaranku tahay qori isku dhiib, sidaad darteed sharaf weyn ayay ii ahayd xilka aan qarankankayga u hayay uguna addeegayay lixdii sanadood ee aan ahaa Wakiilka Somaliland u matalaya UAE iyo Kenya. Ugu dambayntii waxaan rajaynayaa in aad iga aqbasho codsiga aan halkan kuugu soo gudbiyay. ALLAA MAHAD LEH. Baashe Cawil Xaaji Cumar. Source
-
On August 10 at the Beldamin-Golweyn Forward Operating Base in the Lower Shabelle region of Somalia, the African Union Mission in Somalia (AMISOM) engaged in a fierce firefight between the mission’s troops and the al Qaeda-linked Al-Shabaab fighters. In that battle, according to multiple reports, at least seven civilians were killed near the village of Golweyn, approximately 100 kilometers south of Mogadishu. These are facts, and these are largely undisputed. What is also know is this. In a tweet on the day of the attack (a tweet later deleted), AMISOM indicated that troops on routine patrol “engaged and dislodged” an Al-Shabaab ambush. The tweet read, in part… “During the counterattack, 7 terrorists were killed while others sustained injuries and an assortment of weapons was recovered.” Tweet authorized by Deputy Special Representative of Chairperson of the AU Commission for Somalia Simon Mulongo. The details that have emerged since paint a far more nefarious and disturbing picture of what really happened on the farmland 2km northeast of Golweyn towards Danow. In an interview with the BBC’s Mogadishu correspondent Ibrahim Mohamed Aden shortly after the killings, Shalambood District Commissioner Nur Osman Rage indicated that the death of the seven civilians was far from accidental. “After the brief encounter with Al-Shabaab, the AMISOM officers diverted to a nearby farm, picked an elderly farmer and four of his workers, blindfolded them and paraded them on the tarmac road. They then stopped two trucks on transit in the area, picked the two drivers, blindfolded them and together with the other five, took them to a point where an IED was planted, forced the civilians to sit on the device and detonated it on the seven victims who were blindfolded, instantly killing them.” District Commissioner Nur further indicated that this incident was witnessed firsthand by Somali security officers, local elders and many others in the area, a report was later corroborated by Abdulkadir Mohamed Nur, the Governor of the Lower Shabelle region, after personally meeting with local residents. The day after the killings, under intense pressure from the local community, AMISOM released the following statement… “AMISOM has since received reports that civilian lives were lost. Under the applicable International Humanitarian Law (IHL) and Human Rights, AMISOM is obliged and remains deeply committed to carrying out its mandated tasks in Somalia in strict compliance with such obligations. To this end, AMISOM has launched a thorough investigation into the reported incident. The investigation team will present its findings, and this will be followed by a Board of Inquiry.” The actions of the AMISOM troops in Golweyn are both reprehensible and unacceptable and AMISOM must be held accountable for the behavior of their officers. It is simply not good enough to publish a press release (dated August 21) confirming that, indeed, the seven victims were not members of Al-Shabaab as originally asserted in the tweet of August 10. And it is simply not good enough to commit to an investigation that will identify and punish the barbaric perpetrators of this heinous act. Cases of supposed peacekeepers killing civilians in Somalia are becoming far too commonplace as our country continues to struggle with the instability of the region. The mission of these soldiers is to serve a single purpose, protect the civilians and the country from terrorist operations. The shocking and senseless civilian executions by soldiers deployed for the sole purpose of protecting our citizens must be thoroughly and impartially investigated by AMISOM and that investigation must be immediate, and the punishment must be exacting. These acts warrant a swift, transparent, and harsh punishment to the troops that committed these war crimes as well as to the organizations under whose authority these acts were committed. Nothing else is sufficient. Nothing else is equitable. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has been a center of distrust, cover up and controversy in Somalia as a result of its involvement in civilian deaths. Human rights Reports show that AMISOM is responsible for 2% of all civilian deaths in Somalia and that AMISOM efforts did not improved over the last decade. It begged the question: are 2% of all civilian deaths still too many? Somali People demand answers now. And we demand accountability today. The post EDITORIAL: AMISOM’s Role in Civilian Killings and COVER-UP appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay dilka Ikraan Tahliil, oo ay ha’yadda NISA sheegtay inay ku baxday gacanta Al-Shabaab, halka ay iska fogeysay kooxdu dilkaas. Madaxweynihii hore ee dalka ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay in aan la aqbali karin in tuhmanayaasha kiiska Ikraan ay ka noqdaan garsoorayaal. “Kiiskan waxaa hareeyay mugdi iyo shaki laga qabo dhinacyada ku lugta leh, sidaas darteed waa in baaris madaxbannaan lagu sameeyo. Lama aqbali karo in tuhmanayaashu garsoorayaal ka noqdaan,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu dalbaday in kiiskaas oo uu mugdi iyo shaki badan hareeyay loo saaro guddi madax-banaan, islamarkaana lagu sameeyo baaris aysan shaqo ku laheyn dhinacyada lugta ku leh. Hadalka madaxweynihii hore ayaa imanaya xili uu Golaha Midowga Musharaxiinta ay shaaciyeen inaysan ku qancin qaabka loo shaaciyey geerideeda, ayaga oo ka dalbaday ra’iisul wasare Rooble in uu si deg deg ah u soo faro-gasho kiiskaas, xilalkana ka qaado hogaanka hay’adda NISA. Kiiska Ikraan Tahliil ayaa galay marxalad aad u xasaasi ah, kadib markii ay hay’adda Nabadsugida shaacisay inay gabadhu ku baxday gacanta Al-Shabaab, oo ayadu iska fogeysay kooxdu arrintaas, waxaana maanta magaalada Beledweyne ka dhacay afduub aargudasho ah oo loo gaystay wiil dhallinyaro ah, oo aan wax dambi ah galin. The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dilka Ikraan, dalbaday hal arrin appeared first on Caasimada Online.
-
Qaar ka mid ah ururada siyaasadda Puntlad ayaa ka hadlay caqabado sharci iyo farsamo oo ay sheegeen in ay ka jiraan hannaanka doorashooyinka Puntland. Shan urur siyaasadeed oo kala ah Mustaqbal, Runta iyo Caddaaladda, Ifiye, Dhalinyarada iyo Shaqaalaha ayaa qoraal wada jir ah oo ay goordhaweyd soo saareen ku soo bandhigay qodobo ay sheegeen in ay caqabad ku yihiin doorashooyinka tijaabada ha ee degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Ururada waxay sheegeen in Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland (TPEC) iyo qaar ka mid ah ururada siyaasadda ay ka dhex abuurantay kalsooni darro, markii dhawaan shir dhacay oo ku dhammaaday natiijo la’aan ay TPEC ku tilmaantay mid la isku isfahmay. Ururadu waxay walaac ka muujiyeen Maxkamada Sare Puntland ee waqtigeedu dhamaaday iyo Maxkamad Dastuur ah oo aan jirin. Ururadu waxay xukuumadda Puntland ku eedeeyeen in aysan bixin dhaqaalihii miisaaniyadda dowladda ku jiray ee loogu talagalay doorashooyinka. Sidoo kale waxay dacaayad iyo eex ku eedeeyeen hay’adda PDRC iyo dalladda PUNSAA oo ka qeybqaadana doorashooyinka Puntland. Ugu dambeyn waxay ku baaqeen shanta urur siyaasadeed in ay wadahadal dib isugu yimaadaan TPEC, dowladda iyo dhammaan ururada siyaasadda, si heshiis wadar ogol ah looga gaaro arrimaha doorashooyinka Puntland. PUNTLAND POST The post Puntland: Ururo siyaasadeed oo eedeymo u jeediyay Xukuumadda, TPEC, PDRC iyo PUNSAA appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee hay’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay warkii xalay kasoo baxay Hay’adda NISA ee ay ku shaacisay in Ikraan Tahliil Faarax oo aheyd gabar ka tirsan hay’adda ay u gacan gashay Al-Shabaab, kadibna la dilay. Sanbaloolshe ayaa sheegay in lagu kalsoonaan karin qoraalka kooban ee lagu shaaciyey dilka Ikraan, wuxuuna sheegay in Al-Shabaab ay dishay Ikraan, haddii NISA ay tahay Al-Shabaab, balse aysan si kale taas ku dhici karin. “Gabadha xayndaabka hay’adda ayey ku jirtay, qof ay ku kalsoon tahay ayey u baxday, haddii hay’adda ay Al-Shabaab tahay ma ogi, laakiin weligeed ma dhicin haddana ma dhici doonto qof xayndaabkaas ku jira in Al-Shabaab afduubtaan,” ayuu yiri. “Sida lagu yaqaanay Al-Shabaab wey ugaadhsan jireen dadka dowladda u shaqeeya ama saraakiisha hay’adda, abidkeedna ma dhicin qof Nabad-Sugid ah oo Shabaab afduubeen, laakiin boqolaal ay digeen oo gawaaridooda qaraxyo ku xireen waa jiraan.” Taliyihii hore ee hay’adda NISA ayaa sidoo kale waxa uu shaki badan ka muujiyey in hay’adda ay dishay gabadhaas, ama’se uu jiro xiriir ka dhaxeeya saraakiisha NISA iyo Al-Shabaab. “Sideedaba in Shabaab ku lug leeyihiin qofka sheega, xaguu ku dilay, goorma ayey dileen, ayaga ma sheegan meel ay soo dhigeen majiro, ma anagaa Shabaab ah? oo Shabaab afhayeen u ah, arrintaan mugdi badan ayaa ku hareysan.” Tan iyo markii ay hay’adda NISA shaacisay dilka Ikraan Tahliil, kadib markii ay u gacan gashay kooxda Al-Shabaab, ayaa waxa isa-soo taraya shakiga laga qabo sax ahaanshaha arrintaas. The post Sanbaloolshe oo sheegay in hal mid kaliya ay ku dhici karto in Al-Shabaab ay dileen Ikraan appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Muna Sharmaan oo ka mid aheyd qareenadii ugu horeeyey ee difaacay badda Soomaaliya ee Kenya nagu heysato ayaa war ka soo saartay geerida Allaha u naxariistee Maxamed Cumar Saalixi oo isna ahaa qareen aad loogu amaanay kaalintii uu ka qaatay difaaca badda Soomaaliya. Muna Sharmaan waxay aheyd qofka kaliya ee Soomaali ah oo ku jiray qareenadii soo bilaabay difaaca badda Soomaaliya sanadkii 2014-kii, waxaana aad loogu amaanay doorkii ay ka qaadatay soo dhicinta badda Soomaaliya, intii ay ku jirtay howshaas. “Waxaa tacsida la wadaagayaa qoyska uu ka baxay walaalkay iyo saaxiibkeey Maxamed Cumar Saalixi oo geeriyooday 2dii Sebteembar 2021. Maxamed wuxuu ahaa nin haldoor ah oo ay xirfaddiisu sarreyso kaasoo si hagar la’aan ah ugu shaqeeyay qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed isagoo difaacaya qadiyadda Baddda ee nagala dhaxayso Kenya,” ayey Muna Sharmaan ku tiri qoraal ay soo saartay. Qoraalka Muna ayaa intaas ku sii daray, “Wuxuu ahaa qof mar walba daggan, maskaxda shiila, dhiirran, geesinnimo ay ka muuqato oo hufnaan iyo dhawrsanaan ku sifoobay. Maanta waxaa shacabka Soomaaliyeed la qeybsanayaa tiiraanyada iyo tacsida walaalkeen Saalixi oo ahaa waddani dhab ah iyo shakhsi leh tilmaamo suubban. Alle ha siiyo naxariistiisa janno, xaaskiisa iyo carruurtiisana quluubta ha u qaboojiyo.” Allaha u naxariistee Maxamed Cumar Saalixi ayaa maanta meydkiisa salaadda Janaasada lagula dukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka, iyadoo galabta lagu aasay Qabuuraha Sheekh Cali Suufi ee Degmada Warta Nabadda. The post Muna Sharmaan oo war ka soo saartay geerida Saalixi appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa goordhoweyd bayaan kasoo saaray dilka Ikraan Tahliil oo ay shaacisay hay’adda NISA, laguna sheegay in uu Golaha ku qancin qaabka loo shaaciyey geerideeda. Golaha ayaa ugu horeyntii qoyskeeda iyo umadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Ikraan Tahliil, ayaga oo nasiib darro ku tilmaamay in halka ruuxeeda iyo raqdeeda lagu waayey ay tahay hay’adda Nabadsugida. “Golaha Midowga Musharaxiinta kuma qancin qaabka loo baaray iyo sida loo soo bandhigay natiijada baaritaanka kiiska Ikraan. Waxaa kaloo garasho ku xadgudub ah in dambiga loo saariyo ururka argagixisada Al-Shabaab, iyadoo aan caddeymo lasoo bandhigin,” ayaa lagu yiri qoraalka. Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in golaha uu muddo ka digayay in NISA laga fogeeyo howlaha ka baxsan amniga, lana siyaasadeeyo. “Hay’addu waxay ku eedeysan tahay abaabul shirqool siyaasadeed iyo in ay lug ku lahayd dhalinyaro loo qaaday dalka Eriteria lana tuhunsan yahay in ay dagaalka Itoobiya ka qeyb-galeen,” ayaa sidoo kale lagu yiri bayaanka. Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday ra’iisul wasaaraha xil-gaarsiinta in uu qaado 3 tallaabo oo xasaasi ah , kuwasi oo kala ah; In isbedel deg-deg ah lagu sameeyo hogaanka sare ee Hay’adda Nabadsugida, si loo soo celiyo kalsoonida shacabka. In loo saaro guddi caalami ah oo madax bannaan si looga gungaaro xaqiiqda kiiskan. In hay’adda loo magacaabo hogaan kalsoonida shacabka hanan kara. The post Midowga Musharaxiinta oo 3 qoddob oo culus kasoo saaray dilka Ikraan Tahliil appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid ah xubnaha golaha shacabka ku metela beesha ay u dhalatay Ikraan oo la hadashay TV-ga Universal ayaa sheegtay in marnaba aan lagu qanci karin warka ay hay’adda NISA ka sheegtay Ikraan Tahliil. Xildhibaanada ayaa si adag uga digtay wada-shaqeyn ka dhaxeyn karta kooxda Al-Shabaab iyo NISA, maadama ay ku doodeyso in gabadha ay wateen qaar kamid ah hay’adda Nabadsugida, islamarkaana laga waday xayndaabka taliska. “Ikraan meesha lagu waayey waa xarunta Nabadsugida dhexdeeda, meel uu qof geli karo maaha, meel uu Shabaab iyo wax u dhow tagi karaan maaha. Hay’adda Nabadsugida warka ay ka sheegen Radio Muqdisho wax aan ku qancayno ma ah,” ayey tiri. “Haddii uu jiro heshiis ka dhaxeeya dowladda iyo Shabaab, ha naloo sheego baarlamaanka ayaa ka tirsanahay, waxaa leeyahay taliska nabadsugida oo ugu horeeyo Taliye Fahad Yaasiin adigaa lagu weydiinaya, dhiigeeduna waa ku daba-taagan-yahay , waxaana lagaa rabaa meesha aad ka bixisay.” Sidoo kale waxay ka dalbatay ra’iisul wasaare Rooble inuu soo faro-geliyo arrintaan, islamarkaana ay mudan tahay in uu si dhab ah uga howl-galo kiiska Ikraan Tahliil Faarax. Hadalka Aamina ayaa waxa uu imanayaa waxyar un ka hor markii ay Al-Shabaab iska fogeysay dilka Ikraan oo ay sheegtay hay’adda Nabadsugida in ay u gacan gashay kooxdaas, kadibna ay dileen. Hoos ka daawo xildhibaan Aamina The post Daawo: Xildhibaano war ka soo saaray dilka Ikraan Tahliil appeared first on Caasimada Online.
-
PRESS RELEASE International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) and FCI to host Online Conference on Islamic International Factoring This webinar will focus on factors that will drive socio-economic growth and stability with Islamic finance to support businesses which is integral to global supply chains DUBAI, United Arab Emirates, September 3, 2021/ — The International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) (www.ITFC-idb.org), member of the Islamic Development Bank Group (IsDB) is partnering with FCI to host an online conference on Islamic International Factoring. To be held on the 13th September from 11:00 AM to 01:30 PM KSA Time, the event will explore key topics including the benefits and principals of Islamic factoring. Keynote speakers include Mr. Peter Mulroy, Secretary General, FCI and Mr. Basel Al Hussain, ITFC Dubai Branch Manager who will share their perspective on Islamic factoring and what the implications are during present-day challenges imposed by the COVID-19 pandemic. During the event, a panel discussion moderated by Mr. Cagatay Baydar, member of FCI Executive Committee and featuring panelists from Islamic members of FCI and ITFC will focus on diverse topics including unlocking the opportunities for growth with Islamic finance, innovative finance solutions for SMEs, financing chain through participation banking, and the benefits of Murabaha vs factoring. This will be followed by an interactive Q&A session to address practical applications of Islamic Factoring. This virtual conference will gather participants from banks, financial institutions, factoring companies, international importers, and exporters as well as FCI members. SOURCE International Islamic Trade Finance Corporation (ITFC) Qaran News
-
PRESS RELEASE WFP provides emergency assistance to windstorm victims The support will help families meet their immediate food needs and replenish destroyed or lost food stocks ROME, Italy, September 2, 2021/ — The World Food Programme (WFP) started food distributions and cash transfers to support recovery of communities affected by a windstorm and flash floods in July. The support will help families meet their immediate food needs and replenish destroyed or lost food stocks. About 31,000 people (approximately 3,875 households) will receive 50 kg of rice and 1,350 Gambian Dalasis (around USD 26.5) per household per month for three months. This hybrid ration will allow families to access a diversified and balanced diet especially during the prolonged lean season from May-September when traditionally food stocks run low. “Families who have been affected by the disaster were already reeling from the effects of the pandemic with job losses and rising food prices making it difficult for them to afford a basic meal. The cash transfer will go a long way in ensuring families are able to eat a balanced diet as they recover from multiple crises,” said Yasuhiro Tsumura, WFP Representative and Country Director in The Gambia. The assistance will prioritize households who were assessed by the National Disaster Management Agency, the Gambia Red Cross Society and WFP, and will be jointly delivered by the three agencies. The assessment covered households affected by the loss of food and shelter, internally displaced families and households with malnourished children, pregnant and nursing women, persons with disability and those headed by women or the elderly. The assistance comes at a time when the country is witnessing a surge in the number of COVID-19 cases. The pandemic has worsened food and nutrition security for the most vulnerable. WFP in partnership with the Government of The Gambia seeks to protect livelihoods and provide a safety net for vulnerable households, allowing for faster rebound from the impacts of the pandemic. All WFP assistance is carried out based on need alone, making no distinctions based on gender, religious belief, or political affiliations. Source World Food Programme (WFP) Qaran News
-
PRESS RELEASE Africa Data Centres reveals continent’s largest-ever data centre expansion plan 10 Interconnected, cloud- and carrier neutral data centres will be built across the length and breadth of the continent in an unrivalled $500m investment in Africa’s digital future Access Multimedia Content JOHANNESBURG, South Africa, September 3, 2021/ — Africa’s leading carrier-neutral co-location data centre provider, Africa Data Centres (www.AfricaDataCentres.com), has announced plans to build large hyperscale data centres throughout Africa, including the North African countries of Morocco, Tunisia and Egypt. The project will involve building 10 hyperscale data centres, in 10 countries, over the next two years – at a cost of more than US$500m. It is being funded through new equity and facilities from leading development finance institutions and multilateral organisations. Africa Data Centres CEO, Mr Stephane Duproz, explains that the finance for the roll-out has been provided by equity and loans to Africa Data Centres’ parent company, Liquid Intelligent Technologies, to fully fund the expansion. Explaining the ambitious initiative, Duproz says, “We have already begun to acquire land in these countries and plan to roll-out very quickly to meet the needs of our existing and new customers. This is just the beginning for us.” The expansion will more than double Africa Data Centres’ already significant footprint on the continent. “Examining Africa’s growth trajectory has allowed us to make investment decisions on new locations and confidently commit to expanding selected existing locations, resulting in the largest investment of its kind in history,” explains Duproz. Growth “This commitment to Africa, through the continuous deployment of capital-intensive infrastructure projects, has pivotal knock-on effects for the communities and economies we serve,” says Duproz. “All our data centres are world-class – built to the same, global market-leading standard and offer a reliable, resilient, secure and interconnected base. “This allows multinational organisations to confidently enter the market, knowing their future growth is assured and they have access to open carrier systems to the rest of the continent. Additionally, without access to always-on, high-speed data centre facilities, the private sector cannot compete globally and will see slowed growth locally; equally important is the impact IT services have on the public sector – from healthcare to transport infrastructure.” Africa Data Centres’ investment is a reflection of, as well as a catalyst for the continued direct foreign investment into the continent and the positive growth of local organisations. Duproz says industries especially likely to be buoyed by Africa Data Centres’ expansion are the banking and growing fintech sectors, insurance and medical organisations, the public sector, hyperscale cloud providers and content providers. These industries, he says, are highly sensitive to data speed, security, guaranteed uptime and are exacting when it comes to reliability and trust in their providers. The SME market too, he says, has found a significant opportunity for growth by plugging into the digital ecosystems that data centres provide. “Our experience from across the continent is that the strategic value of data centres has both immediate and long-term effects on the economy and the communities they serve. Job creation is something we are passionate about at Africa Data Centres and the equation is a simple one: digitisation boosts economies, and successful digitisation requires data centres. Data centres are digital ecosystems, acting as magnets to organisations – and as the digital ecosystem grows within the data centre, so the local economy grows in the real world. The impact of a data centre is long-lasting, with immediate job creation stemming from the physical build and enduring economic growth once operational.” Sustainable, pan-African, neutral, interconnected “We are Africa’s largest network of data centres – and we are growing perpetually. All of our facilities across the continent will remain interconnected, allowing our tenants to take advantage of our vast footprint. Furthermore, we guarantee carrier-neutrality – meaning our tenants benefit from competition, redundancy and reliability. And, perhaps most importantly, is our commitment to sustainable, clean builds. We invest heavily in innovative grey-water systems, waste disposal and renewable energy sources, ensuring our carbon footprint is drastically reduced, our reliability is uncontested and while building economies, we’re aiding the environment”, says Duproz. Africa Data Centres has already begun the implementation of its roadmap with the construction of both new facilities and the expansion of existing facilities underway. Distributed by APO Group on behalf of Africa Data Centres Source Africa Data Centres Qaran News