Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Kenyan President William Ruto has disclosed that he fired the former head of criminal investigations over cases of forced disappearances and extrajudicial killings. Source: Hiiraan Online
  2. Hudur (HOL) - Three young men belonging to al-Shabab surrendered to the security and intelligence agents in the Hudur district of the Bakool region on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  3. South Africa – already known for its high murder rate – is witnessing a flourishing of a new type of crime, kidnapping for ransom. In this context, the body of a businessman executed by his kidnappers was finally found, a month after the liberation of an eight-year-old girl. Source: Hiiraan Online
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa billaabay dadaal aan waxba loola harin oo beesha caalamka looga dhaadhicinayo in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran sanadaha badan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka shalay kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada Gaarka ah ee Qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ayaa kala hadlay cunaqabateyntan, isaga oo sidoo kale uga warbixiyey miro-dhalka howlgalka dalka lagaga xoreynayo Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa xusay sida naf-hurnimada leh ee Ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ay u xoreeyeen deeganno badan oo ka tirsan Gobollada Shabeellaha Dhexe, Hiiraan iyo Galguduud, taas oo muujinaysa sida ay uga go’an tahay dowladda in ay ka cirib-tirto dalka argagixisada caqabadda ku noqotay dowladnimada iyo horumarka dadka Soomaaliyeed. Xasan Sheekh ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay maanta u mideysan yihiin xoreynta dalka, waxa uuna ku adkeeyey Wakiillada Beesha Caalamka in ay ku gacan siiyaan halgankaas, gaar ahaan olalaha qaadista cunaqateynta hubka ee saaran Soomaaliya oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka argagixisada. Dhankooda, Wakiillada Beesha Caalamka ayaa bogaadiyey howlgallada xoreynta deegannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisadu, waxa ayna tilmaameen in ay ku garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, gaar ahaan gurmadka degdegga ah ee ay u baahan yihiin dadka ku sugan deegaannada la xoreeyey. Codsiga madaxweynaha ee la xiriira qaadista cunaqabateynta hubka ayaa hadda u muuqda mid dowladda ay ku bixineyso dadaal xooggan. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa sidoo kale shalay guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya muddada dheer. Ra’iisul Wasaaaraha ayaa xusay in xukuumaddiisa ay ka go’an tahay oo ay dadaal gelin doonto sidii ay ugu guulaysan lahayd in dalkeenna laga qaado cuna-qabateynta hubka. Shirka ayaa lagu soo jeediyay dhisitaanka guddi ka kooban laba heer oo kala ah guddi fulin iyo guddi farsamo oo ka shaqeyn doona fulinta bartil-maameedyada qorsheysan ee Dowladda Soomaaliya ku xaqiijinayso in dalka si dhameystirsan looga qaado Cunaqabataynta hubka, taasi lagu fulinayo muddo sanad gudaheed ah. The post DF oo billowday dadaal beesha caalamka looga dhaadhicinayo in Soomaaliya… appeared first on Caasimada Online.
  5. The Ugandan Army created a commission to investigate the circumstances in which three Ugandan soldiers deployed in Somalia were killed by a comrade. Source: Hiiraan Online
  6. Al-Shabab is claiming responsibility for two car bombs in Hiraan after it was pushed out of the region. Source: Hiiraan Online
  7. Golaha Congress-ka Maraykanka oo markii 6aad ku guuldaraystay inay doortaan Afhayeenka Golaha Congressman Kevin McCarthy Xubnaha cusub ee loo doortay golaha Congresska ee Maraykanka ayaa maalintii shalay ahayd waxay isugu yimaadeen kalfadhigoodii ugu horreeyey. Mudanayaasha ayaa shaqadooda ugu horraysa ay noqotay inay doortaan afhayeenka golaha, waxaana ku tartamaya laba musharax oo ka kala tirsan Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga. Xisbiga Jamhuuriga waxaa musharax u ah Kevin McCarthy, halka uu xisbiga Dimoqraadigana musharax u yahay Hakeem Jeffrin. Xisbiga Jamhuuriga ayaa haysta 222 mudane oo ka mida 435-ka mudane ee uu ka kooban yahay aqalka wakiilladu, halka xisbiga Dimoqraadiguna uu haysto 212 mudane. Mudanayaasha xisbiga Jamhuuriga oo haysta aqlabiyadda golaha congress-ka ayaa ku guuldaraystay markii lixaad ee codayn ah, inay doortaan afhayeenka aqalka congresska ee Maryakanka, ka dib markii uu musharaxa Kevin McCarthy uu waayey codad ku filan oo uu ku noqdo afhayeenka golaha. Illaa lix jeer oo kala duwan ayaa goluhu sameeyey codayn, la doonayey in lagu doorto afhayeenka golaha congresska, hase ahaatee Kevin McCarthy, dhammaan lixdaas jeer ee la codeeyey wuxuu gaadhi waayey 218 cod, oo ah tirada ay tahay inuu helo qofka noqonaya afhayeenka golaha congresska ee Maraykanka. Musharaxa la tartamaya ee xisbiga Dimoqraadiga Hakeem Jeffrin ayaa isagu u baahan inuu helo illaa 16 cod, si uu u noqdo afhayeenka golaha. Kevin McCarthy waxaa diidan illaa 20 mudane oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga kuwaas oo u arka inaanu u qalmin inuu jagadaas qabto. Sharciga u yaalla golaha ayaa dhigaya, in mudanayaashu ay codaynta afhayeenka wadaan, illaa musharax ka mida xildhibaanada goluhu uu helayo 218 mudane oo ka mida 435 xildhibaan ee aqalka wakiilladu ka kooban yahay. Inta badan, xisbiga hela aqlabiyadda golaha ayaa si fudud u dooran jiran afhayeenka golaha, hase ahaatee, waa markii ugu horraysay, muddo ku siman 100 sannadood, oo musharax u taagan afhayeenka goluhu, uu waayo codad ku filan, codbixinta koowaad. Kevin McCarthy ayaa isagu wacad ku maray, inuu tartami doono illaa uu ka guulaysanayo. Qaran News
  8. Two car bombs detonated by al Shabaab militants in central Somalia on Wednesday killed at least 35 people, including eight members of a single family, and wounded 40 more, a senior police officer said. Source: Hiiraan Online
  9. Welwelka & Tiiraanyada ay la kulmaan Tahriibayaasha Soomaalida ee UK Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac wuxuu muddo 20 sano ah la shaqeynayay bulshada muslimiinta ah Inta badan waxaa la tebinayay doodaha ka dhashay dadka usoo tahriiba UK ee kasoo tallaaba kanaalka Ingiriiska iyo dhibaatooyinka ay dadkan la kulmaan marka ay soo gaaraan dalkaas. Dhibaatada kale ayaa ah saameynta maskaxeed ee soo gaarta tahriibayaasha iyo welwelka daran ay kala kulmaan marka ay usoo safrayaan UK, sida ay sheegeen xubno ka tirsan ururka qaabilsan arrimaha dadka soo galootiga ee ugu weyn ee Bristol. In ka badan 40,000 oo qof ayaa sanadkan 2022-ka doomo yar yar kaga soo tallaaba kanaalka Ingiriiska. Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Bristol oo waraysiyo gaar ah siiyey BBC News ayaa la wadaagay saamaynta ay ku yeesheen safarradoodii dhibka badnaa si ay u helaan goob ammaan ah. Cabdiraxmaan Jaamac, oo ah madaxa Masjidka Albaseera ee magaalada Bristol, ayaa ku baaqaya in laga taageero cudurrada dhimirka ee sababta tahriibka. Cabdiraxmaan wuxuu maalin walba la kulmaa dad qaba xanuunada dhimirka. Wuxuu sheegay in qaar badan oo kamid ah tahriibayaasha soo maray xaaladdii ugu xumeyd ay yimaadaan masaajidka si ay u caawiyaan. “Dad badan ayaa soo maray waxa aan ugu yeerno ‘cadaabka’,” ayuu yiri. “Waxay soo mareen saxaraha, waxay soo arkeen saaxibbadood oo saxaraha ku dhimanaya, dumar jidka lagu kufsaday halka qaar la jir dilay” “Markay halkan yimaadaan, waxay la kulmeen wax ka duwan wixii ay filayeen, waxay filayeen inay nastaan, nolol wanaagsan helaan” “Laakiin nidaamkan halkan ka jira ayaa u horseedaya inay muddo dheer ay sugaan go’aanka- gaar ahaan nidaamka sharciga iyo midka maaliyeed” “Waqti dheer kadib ayay helaan caawimaad” Cabdiraxmaan Jaamac, wuxuu ku baaqay in sare loo qaado tababarrada si imaamyada masaajidda ay garab u siiyaan dadka tahriibka kala soo kulmay tiiraanyada iyo welwelka saameeyay caafimaadkooda. Mubaarak Ceydiid muddo 10 sano ayuu bare ka yahay macadka ku yaalla masaajidka ee luqadda carabiga Mubaarak Ceydiid oo ah macallin dhiga luqadda Carabiga isla markaana wax ka dhiga Masjidka Al Baseera ayaa dadka ku dhiirrigelinayay in masaajidka uu noqdo goob lagu caawiyo dadka la daalaa dhacayo dhibaatadan. Saameynta maskaxeed Samiira (ma aha magaceeda rasmiga ah) waxay BBC-da uga warrantay qaabkii ay uga soo carartay Soomaaliya oo ay soo martay inta u dhaxaysa xudduudaha Ereteriya iyo Suudaan ka hor intii aanay u safrin saxaraha ka dibna waxay uga sii gudubtay badda – iyada oo 20 jir ah. Waxay ka mid ahayd 15 ka mid ah 100kii qof ee safarka galay ee badbaaday ee soo gaaray UK. Waxay tiri: “Safarkan, kuma dhimaneysid hal mar, qeyb qeyb ayaad u dhimaneysaa, ugu dambeyntiina marka aad badbaaddo, waxaa uu dhaawac soo gaaray maskaxdaada” ayay tiri Samiira. “Muddo laba bilood ah ayna heysteen kooxaha wax tahriibiya” “Baabuur ayaa xilliggaas inoo yimid, wuxuuna kaxaystay 26 qof, dhammaantoodna way dhinteen, dadku waxay isku dayeen inay koraan gaariga” “Gaari kale ayaa ii yimid waqtiggaas, aniguna waan galay, darawalladiii gaariga waxay wateen qoryo iyo mindiyo. “Waxaan ahaa ka kaliya ee ka badbaaday dhibaatadaas. “Ma garanaysid meesha aad u socoto, meesha ay ku geynayaan ama inaad dhimanayso ama aad noolaanayso.” Samiira waxa ay raacday doon yar oo markaas badda ku degtay, waxaana badbaadiyay ciidamada waddanka Talyaaniga. Istaahil Axmed Istaahil Axmed waxay ugu baaqaysaa dawladda UK in ay hirgeliso hannaan “ammaan ah” oo lagu caawinayo qoysaska iyo lammaaneyaasha soo tahriiba si ay dib ugu midoobaan. Gabadheeda Amal Cabdi ayaa waxaa magaalada Bristol ku dilay wiil ay soddoh u aheyd oo lagu magacaabo Cabdirashiid Khadar sanadkii 2015 -kii, isagoo kamid ahaa dadkii sida sharci darrada ah ku galay UK. Waxay aaminsan tahay in dhibaatadii uu kala soo kulmay tahriibka ay maskaxdiisa saameysay. Istaahil ayaa tiri: “[Cabdi] wuxuu asoo arkay dadkii hortiisa ku dhimanayay – dad dhintay oo doomaha laga tuurayay xilli ay marayeen badda. “Wuxuu arkay dad gaajaysan oo meel cidlo ah jooga oo dhammaanaya. “Markii ay galeen Liibiya, waxa lagu hayay muddo dheer oo dhulka hoostiisa ah, cunaha ayaa laga dhaawacay. “Sidaas darteed, markii uu arkay waxaas oo dhan ayuu noqday nin halis ah. “Uma arko dilku wax muhiim ah sidaas darteed way u fududaatay inuu dilo gabadheyda.” ‘Badbaadinta dadkan’ Prof Cornelius Katona, oo ah dhaqtar ku takhasusay caafimaadka dhimirka gaar ahaan midka saameya dadka magangalyo-doonka iyo qaxootiga 20-kii sano ee lasoo dhaafay, ayaa sheegay in heerka welwelka iyo tiiraanyada ay la kulmaan qaxootiga ay u badan tahay in uu ka weyn yahay kan soo galootiga kale ay la kulmaan. Wuxuu yiri, “Qofka in uu dalkiisa kasoo cararo intaas ayaa welwel iyo tiiraanyo ugu filan sababta oo ah waxaa go’ay xiriirka uu qofka la lahaa qoyskiisa iyo asxaabtiisa” “Dadka kasoo cararaya dalalkooda waxay doonayaan inay helaan goobo ammaan ah oo ay ku badbaadi karaan” “Dhaawacyada maskaxeed ee soo gaara dadkan waa mid qoto dheer.” Waxa uu intaa ku daray in la helo waddooyin nabdoon oo sharci ah ay ka dhigayso safarkooda kuwo aan halis iyo naxdin lahayn. Professor Cornelius Katona Sida uu qabo Profasoor Katona, qof kasta oo dhaawac qaba maskaxiyan uma buko, wuxuu ku qarwaa dhibaatooyinkii uu la so kulmay. “Waxa ugu muhiimsan ee qofka laga oayaa ah in uu isaga tego waxbaayaha qofka soo xusuusinayo dhacdooyinka welwelka ku reebo” “Haddii qofka la xasuusiyo dhibaatooyinka uu la kulmay waxay u badan tahay inay kusoo kiciso waxyaabaha dib ugu soo noqnoqda qofkaas sida qarowga iyo waxyaabaha aysan dooneyn inay maqlaan, waxay ka dhigan tahay in aan loo sheegin waxyabaahaas”. Welwelka iyo tiiraanyada wuxuu ku badan yahay dadka tahriibayaasha ah ee kasoo badbaada kooxaha dadka tahriibiya iyo qaxootiga marka loo barbardhigo dadka soo galootiga ah, sida laga soo xigtay sahan ay sameysay dowladda UK. Dorraaad la sameeyay waxay muujineysaa, in boqolkiiba 78% ay dumar yihiin tahriibayaasha la daalaa dhacaya dhibaatadan halka boqolkiiba 40% ay rag yihiin. Khadra Siyaad oo UK usoo tahriibtay dhibaatadana kala kulantay safarkii Muqdisho Khadra Siyaad waxay lahayd uur lix bilood ah markii ay timid UK bishii April sanadkii 2014, iyadoo nolol wanaagsan u raadinaysa carruurteeda. Waxay magangelyo ka codsatay UK oo waxay sugaysay muddo toddobo sano ah inay hesho dokumentiga sharciga ah iyadoo aan heysan wax taageero dhaqaale ah. “Waxaan sugayay go’aankeyga anigoo heysan wax lacag ah, ma heysan kaarka bangiga, ma heysan wax dhaqaale ah, mana jirin qof aan wax weydisan karo” “Waxaan lahaa saddex carruur ah, dhibaatadu way ka sii dartay, xaaladdeyda caafimaadna wey kasii dareysay” “Waxaan u baahday caawimaad, mar kasta oo aan qoyska talo waydiisto waxay igu odhan jireen cidna ha la hadlin haddii kale waxaan carruurtayda ka qaadi doonaa dowladda.” Khadra waxay u tegtay dhakhtar, kaosoo caawiyay, sanad kadib waxay heshay sharciga UK. Waxaana u suurtogashay inay shaqo hesho, waxay UK keentay shan carruur ah oo ay dhashay oo ku noolaa Soomaaliya. Zahra Koosaar Sida ay sheegtay Zahra Koosoar, oo ah isku-duwaha caafimaadka dhimirka iyo sidoo kale ahna qof ka shaqeeya arrimaha bulsjhada ayaa sheegtay welwelka iyo tiiraanyada wuxuu saameeya qofka kasoo barakaca dagaallada iyo dadka kasoo cararaya dhibaatooyinka. Iyadoo in ka badan 10 sano oo waayo-aragnimo ah u leh waaxda caafimaadka ee dhimirka, kana mid aheyd dadkii kasoo badbaaday dagaalladii Soomaaliya, waxay sharraxaad ka bixisay caqabadaha haysta dadka isku dayaya inay helaan taageero. “Waxaa kamid ah caqabadahaas in dadka qaar aysan luqadda aqoon oo aysan la socon taageerada ay heli karaan, dadka qaar in muddo labo sano ayay la talin ku qaadaneysa” ayay tiri. “Waxay noqon kartaa mid adag, dadka qaar way ka soo kabtaan, dadka qaarna waxay ku qaadataa waqi dheer inay ka soo kabtaan. “Ma ahan in dadku ay illoobaan dhibaatadii ku dhacday laakiin mararka qaar dadka qaarkood waxay helaan hab ay nolosha ugu sii gudbaan.” Qaran News
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Militariga Uganda ayaa ka hadlay askari ka mida Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ka socda dalka Uganda oo Isniintii saddex askari ku dilay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Askarigan ayaa la sheegay in marka hore uu toogasho ku dilay nin askari ahaa, k dibna uu rasaas huwiyay askar kale oo dhawaqa rasaastaasi ku soo baxday. Afhayeenka Ciidanka Lugta ee Uganda, General Felix Kulayigye ayaa sheegay in rasaastii dambe uu askarigaasi furay ay sababtay geerida laba askari oo kale. Afhayeenka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in la xiray askarigaasi, haatana la baarayo waxa dhacdadaasi sababay. “Waa run in mid ka mid ah ciidankeena uu toogtay saaxiibadiis oo ku sugan Somaliya, halkaas oo loogu diray howl amni. Talisku wuxuu diyaariyay guddi baaritaan, si ay u baaraan sababta shilkan dhimashada sababay,” ayuu yiri Afhayeenka oo la hadlay Warbaahinta dalkaasi. Afhayeenka ayaa yiri “Eedeysanaha waa la qabtay, waxaana hadda lagu hayaa xabsiga. Baaritaanada ka dib waxaa lagu soo oogi doonnaa dacwadda ku habboon.” Maaha markii ugu horreysay oo askari ka tirsan Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika uu toogasho ka gaysto xeradooda ugu weyn ee dalka. Bishii May ee sanadkii 2019 ayay ahayd markii nin askari ahaa uu toogasho ku dilay sarkaal ka tirsanaa Militariga Uganda, ka hor inta uusan is dilin. Uganda ayaa ciidanka ugu badan ku tabarucda howlgalka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya oo loo yaqaan ATMIS, markii horena la oran jiray AMISOM, kaasi oo ka kooban 22,000 oo askari. The post Militariga UGANDA oo war kasoo saaray toogashadii ka dhacday xerada XALANE appeared first on Caasimada Online.
  11. Cadhada & Dhaleeceynta ka dhalatay wasiir Israa’iili ah oo booqday Masjidka Al-Aqsa Dalal badan oo Carbeed oo ay kamid yihiin Sacuudiga, Turkiga iyo Imaaraadka Carabta, iyo gayiga Falastiin ayaa si kulul u dhaleeceeyay wasiirka midigta-fog ee Israa’iil Atamar Bengweir oo booqasho ku tagay masaajidka barakeysan Al-Aqsa ee ku yaalla magaalada Qudus. Wasiirka amniga ee Israa’iil, Atamar Ben Gewer ayaa shalay booqday Masjidka Al-Aqsa, iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay. Atamar Bin Guwer ayaa maalmo ka hor loo dhaariyay xilka markii uu dhawaan talada qabtay Ra’iisal wasaare Netanyahu. Goobta uu masaajidka ku yaallo ee magaaalada Qudus waa meesha ugu muranka dheer caalamka tan iyo sanadkii 1967 xilligaas oo Israa’iil ay qabsatay bariga Qudus oo ay ka mid tahay qeybta qadiimiga ah ee magaalada. Masaajidka Al-Aqsa wuxuu kamid yahay goobaha barakeysan ee Muslimiinta halka Yuhuudda uu u yahay meel barakeysan oo ay u yaqaannaan (Temple Mount). “Waa aag ay leeyihiin Falastiiniyiinta, Carabta iyo Muslimiinta” Falastiiniyiinta ayaa si kulul u cambaareeyay booqashadii wasiirka Israa’iil uu ku tagay masjidka Al-Aqsa, iyagoo booqashadiisa ku tilmaamay ‘daandaansi halis ah oo sii hurinaya colaadda. Ra’iisul wasaaraha Falastiin Maxamed Ashtia ayaa booqashada Atamar Bin Guerr ee masjidka ku sheegay inay tahay tallaabo “xadgudub ku ah dhammaan mabaadii’da, qiyamka, xeerarka caalamiga ah, sharciyada iyo ballanqaadyada Israa’iil.” Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AFP, afhayeen u hadlay ururka Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa booqashadiisa ku tilmaamay arrin “dambi ah” isagoo wacad ku maray in aaggaas uu sii ahaan doono dhul ay leeyihiin “Falastiiniyiinta, Carabta iyo Islaamka”. Ben Gower ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray fariin uu u diray Xamaas isaga oo yiri “Ma jirto dawlad Israa’iil ah oo aan ka tirsanahay oo u hoggaansami doonto urur argagixiso”. Waxaa kale oo uu Twitter-ka soo dhigay “Haddii Xamaas ay u malaynayso in hanjabaaddooda ay wax iga joojineyso, waxay u baahan yihiin inay ogaadaan in waqtiga uu isbeddelay oo ay hadda dawlad ka jirto Quddus”. Masjidka Al-Aqsa Falcelinta dalalka Islaamka Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Pakistan, Bilawal Bhutto ayaa dhaleeceeyay booqashada wasiirka amniga ee Israa’iil ee Al-Aqasa, wuxuu yiri “Pakistan si adag ayay u cambaareynaysaa booqashadii aan dareenka lahayn ee daandaansiga ahayd ee uu wasiirka Israa’iil ku tagay Masjidka Al-Aqsa.” Dhinaca kale, wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Sacuudiga ayaa iyaduna dhaleeceysay socdaalka wasiirka oo ay ku tilmaantay mid xaaladda hurin kara. Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in tallaabadan uu qaaday wasiirka amniga ee Israa’iil ay tahay arrin caqabad ku ah dadaallada nabadeed ee caalamiga ah, isla markaana ka hor imaanaysa xeerarka caalamiga ah ee la xiriira diimaha. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Iiraan oo ka falcelinayay booqashadan ayaa sheegay in booqashada wasiirka uu ku tegay goobaha barakeysan ee Falastiin oo uu kamid yahay Masjidka Al-Aqsa ay tahay arrin xadgudub ku ah shuruucda caalamiga ah oo meel ka dhac ku ah qiyamka Muslimiinta. Warsaxaafadeed kasoo baxay dalka Imaaraatka Carabta ayaa ku baaqay ‘in la joojiyo falalka halista ee daandaansiga ah’ ee ka dhanka ah masjidka Al-Aqsa. Pakistan strongly condemns the insensitive and provocative visit of Israeli Minister of National Security to the Holy Al-Aqsa Mosque compound. https://t.co/jzJwovj4Sm — BilawalBhuttoZardari (@BBhuttoZardari) January 4, 2023 Imaaraadka Carabta ayaa sidoo kale ka codsaday maamulka Israa’iil inay ka fogaadaan tallaabo kasta oo sii hurin karta xiisadda gobolka. Qaran News
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Laba Xildhibaan oo kamid ah guddigii uu Talaadadii Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe u magacaabay xaaladda ka taagan Laascaanood ayaa gebi ahaanba iska casilay xubinimadii guddigaasi. Xildhibaanadan oo kala ah Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) iyo Cabdillaahi Cabdi Maxamed (Geel-qaad) ayaa waxay si wada-jir ah warqada ka bixida guddigaasi ugu socodsiiyeen Guddoomiye Aadan Madoobe. “Anaga oo ah Xildhibaanada hoos ku saxiixan oo kamid ah guddiga gaarka ah oo uu guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS u magacaabay in ay kasoo warbixiyaan xaaladda magaalada Laascaanood, markii aanu tixgelinay dareenka Xildhibaanada beelaha Direed waxaan go’aansanay in aanu iska casilno ka mid ahaanshada guddiga,” ayey ku yiraahdeen qoraalkooda. Sidoo kale waxay sheegeen inay ka xun yihiin rabshadaha ka taagan Laascaanood, iyaga oo tacsi u direy dadkii ku geeriyooday magaaladaas, halka inta dhaawacantayna Alle uga baryeen inuu siiyo caafimaad deg-deg ah. “Waxaa baaq nabadeed u direynaa maamulka Somaliland iyo shacabka Laascaanood in ay nabadda ka shaqeeyaan, wixii farqi ah ee jiraba wada-hadal lagu dhameeyo.” Is-casilaadan ayaa imaneysa saacado un kadib markii qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaanna kuwa ka soo jeeda Somaliland ay ka horyimaadeen guddigaasi. Guddiga loo magacaabay Laascaanood ayaa waxa loogu tala-galay in uu warbixin kasoo diyaariyo rabshadaha ka socda magaaladaasi ee gobolka Sool, halkaasi oo ciidanka Somaliland ay ku dileen 20 qof oo shacab ah. Xildhibaanada ka horyimid guddigaas ayaa sababta ay ku diidan yihiin ku sheegay in qaabka loo maray magacaabista aanay ahayn qaab sax, iyo sidoo kale in xubnaha la magacaabay qaarkood aaney xog badan ka ahayn xaaladda Laascaanood, sida ay hadalka u dhigeen. The post Xubno iska casilay guddigii A/Madoobe ee Laascaanood kadib markii laga horyimid appeared first on Caasimada Online.
  13. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa maanta gacanta ku soo dhigay eedeysanayaal loo heysto dilka Allaha u naxariistee marxuumiinta kala ah Burhaan Jaamac iyo Farxaan Nasar oo maalmo ka hor lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Ciidamada ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha Gaalkacyo waxa ay ugu dambeyn ku soo qabteen eedeysanayaasha, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay maamulka gobolka. Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Mudane Faysal Sheekh Cali oo ka hadlay dhacdadaan ayaa marka hore tacsi u diray ehellada marxuumiinta, wuxuuna kadib faray laamaha amniga soo qabashada raggaas oo maanta ugu dambeyn gacanta lagu dhigay. Faysal Sheekh ayaa u mahadceliyay ciidamada howlgalka sameeyay, wuxuuna tilmaamay in sii wadi doonaan howlgallada lagu xaqiijinayo ammaanka waqooyiga magaaladaasi. ”Marka ay dhacdadaasi dhacday kadib Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa laamaha Amniga Gobolka Waxa uu faray in baaritaan deg-dega la sameeyo cidii falkaa gaysatayna gacanta lagu soodhigo iyadoo laga duulayo Nabada iyo Wadajirka Bulshada Gobolkan, ugu dambayna waxaa alle mahadii ah in laamaha Amnigu gacanta ku soodhigeen ragii gaystay falkii foosha xumaa,” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Mudug ee Puntland. Wuxuu maamulka intaasi ku daray in ragga gacanta lagu soo dhigay la hor keeni doono cadaaladda, si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan. “Ragga ku jira gacanteena waxa la horgeyn doonaa Hay’adaha Garsoorka iyo Cadaaladda” ayaa markale lagu yiri warsaxaafadeedka soo baxay. Sidoo kale wuxuu guddoomiyuhu baaq culus u diray bushada deegaanka, isaga oo ka dalbaday inay ka shaqeeyaan nabadda iyo midnimada reer Gaalkacyo. “Bulshada waxaan kula dardaarmaynaa in si wadajira looga shaqeeyo lana xoojiyo Wadajirka iyo Midnimada Bulshada meel aan uga soo wada jeesano cid kastoo duulaan ku ah Nabada iyo jiritaan keena, Wabilaahi Towfiiq,” ayaa lagu yiri qoraalka maamulka. Gaalkacyo oo u kala qaybsan koonfur iyo waqooyi, isla-markaana ay ka kala taliyaan Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa inta badan ka dhaca dilal qorsheysan oo salka ku haya aano qabiil iyo isku hor imaadyo dhex-mara maleeshiyaad ku sugan gudaha magaaladaasi. The post PUNTLAND oo gacanta ku soo dhigtay rag dilal ka geystay GAALKACYO appeared first on Caasimada Online.
  14. Maxaas (Caasimada Online) – 10-qof oo hal qoys ah ayaa ka mid noqotay dadkii ku geeriyooday qaraxyadii ay Al-Shabaab ku weerareen magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana arrintaas laga wareystay Jaamac Maxamed Cali oo Hooyadiis iyo Aabihiis ay ku jiraan dadka lagu laayey gurigooda. Jaamac wuxuu sheegay in markii ay qaraxyadu dhaceen uu ku suganaa guri kale oo u dhow guriga ay ku geeriyoodeen 10-ka qof ee waalidka iyo walaalaha u ahaa, wuxuuna dhacdadaan uga waramay Idaacadda VOA. “Walaalow musiibo ayaa cideydii ku dhacday saakay intii salaadda subax lagu jiray, 10 qof oo ehelkeyga ah oo hooyo iyo aabe ay ku jiraan ayaa halgoob ku geeriyootay, sidoo kale gabar iyo wiil walaalahey ah ayaa ku dhaawacmay qaraxyadii Maxaas ka dhacay,” ayuu yiri Jaamac oo sheegay in isagu xiligaas uu ku sugnaa guri kale oo ku xigay kan dadkaan lagu dhex laayey. Sababta loo bartilmaameedsaday qoyskiisa ayaa la weydiiyey Jaamac, wuxuuna sheegay in waxa ka dhacay magaalada ay musiibo ahaayeen, isla markaana ragii geystay aysan laheyn bartilmaameed gaar ah. Sidoo kale wuxuu sheegay in gurigaan oo ku yaallay bartamaha magaalada uu u dhawaa saldhigga booliska ee degmada Maxaas, “Hadda hadii aad aragto goobtii, waxaad is leedahay meeshaan waligeed guri lagama dhisin,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Jaamac oo aad u murugeysan. Dhinaca kale, guddoomiyaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane ayaa ka hadlay arrinta reerkaas ku wada geeriyooday qaraxa, isagoo sheegay in gurigiisa iyo kan reerka lagu laayey ay isku dheganaayeen, balse uu ka badbaaday weerarkaas. “Qoyskaas Allaha u naxariisto waxaan aheyn deris, gaarigii koowaad ayaa gurigooda ku hor qarxay, kadibna wuxuu baabi’iyey gurigii ay ku noolaayeen qoyskaas iyo wixii guri u dhawaa oo dhan,” ayuu yiri Guddoomiye Muumin Maxamed. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa intaas ku sii daray, “Anigu guriga dadkaas lagu laayey kan ku dhegan ayaan deganaa, ajal ayaa loo dhintaa oo Alle waa nagu badbaadiyey, qoyskaas oo 11 qof ka koobnaa ayuu hal qof ka badbaaday.” Guddoomiyaha degmada Maxaas ayaa sidoo kale sheegay in 29 qof ay ku geeriyoodeen qaraxyadaas, halka ugu yaraan 50 kalena ay ku dhaawacmeen, 42 qof oo ka mid ah dadkaas waxaa dhaawacyadooda deg deg loogu qaaday Muqdisho, kadib markii ay dowladda Soomaaliya u dirtay diyaaradaha qumaatiga u kaca. Hoos ka dhageyso wareysiga Jaamac https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2023/01/09410000-0a00-0242-91af-08daee7ae9f8_16k.mp3 The post Dhageyso: Wiil 11-qof oo qoyskiisa ah lagu dilay qaraxyadii maanta oo ka warramay appeared first on Caasimada Online.
  15. Faahfaahin dheeriya ayaa laga helaya dagaal culus oo Caawa Laascaanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo xoogag ka tirsan Beesha Sool clan. Xogaha ayaa xaqiijinaya in xoogagga hubaysan ay inta badan magaalada kala wareegeen Ciidamada Somaliland kadib dagaal qaraar oo saacado socday. Ciidamada Somaliland ayaa sida la xaqiijiyay gudaha magaalada kaga cararay gaadiid dagaal iyo maydad daadsan kadib markii dagaalku xoogaystay. Weli tiro sugan lagama hayo khasaaraha dagaalka balse goob-joogayaal ayaa sheegaya in luuqyada qaar iyo jidadka lagu arkayo maydad yaalla. Dagaalka Caawa aya bilowday kadib markii Ciidamada Somaliland si bareer ah u dileen mid kamid ah haldoorka Laascaanood. PUNTLAND POST The post Faahfaahinta dagaal culus oo Caawa ka dhacay Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  16. Today, having a baby after age 40 is not impossible. Innovations in reproductive medicine mark the beginning of a new era for infertility treatment. Source: Hiiraan Online
  17. Mogadishu (Caasimada Online) – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre announced that over 2,000 al-Shabab militants had been killed in the past four months of operations against the group. He made the announcement during a meeting with top security officials, including the intelligence chief and military and police commanders, on the security developments in the country and the arms embargo on Somalia. During the meeting, Prime Minister Barre stated that the government is committed to eliminating al-Shabab and that time is running out for the militants as the offensive is preparing to open more fronts. These developments come on the heels of a New Year’s address by President Hassan Sheikh Mohamud, in which he promised to strengthen and equip the National Army Forces to accelerate the ongoing offensive against al-Shabab in central and southern Somalia. Unfortunately, the efforts to defeat al-Shabab were overshadowed by a tragic event on Wednesday, when at least 19 people were killed in a double suicide bombing attack targeting a military facility in the Mahaas district of the Hiran region. The facility was located in the heart of the government’s offensive against al-Shabab. Al-Shabab claimed the attack, and witnesses described the blasts as occurring near a restaurant not far from a district administration building, with the explosions being heard throughout the town. Among those killed were both security forces and civilians, including soldiers and journalists who were embedded with the military. In addition, the Prime Minister announced that the government would make an effort to remove the arms embargo on Somalia by establishing an executive and technical committee to work on implementing the planned targets. The committee aims to lift the arms embargo within a year. With the support of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), the Somali government has been conducting operations against al-Shabab to eliminate the group. These operations have resulted in territorial gains, but the group remains a significant threat. The post 2,000+ al-Shabab militants killed in Somalia in 4 months, says PM appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey xaaladda amniga dalka. Shirkaan ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka aheyd “cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya muddada dheer,” sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha. Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha ayaa ka warbixiyay howl-gallada dib u xoreynta, oo illaa hadda guulo waaweyn laga gaaray gaar ahaan gobollada Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Howl-gallada lagu cirib-tirayo kooxaha argagixisada ayaa lagu dilay in ka badan 2000 oo maleeshiyaad Khawaariij ah afartii bilood ee u dambeysay, sida lagu sheegay warbixintaan. Ra’iisul Wasaaare Xamza Cabdi Barre ayaa xusay in xukuumaddiisa ay ka go’an tahay ciribtirka Khawaariijta oo hadda wakhtigooda uu gabaabsi yahay. Sidoo kale waxa uu sheegay in xukuumaddu dadaal-gelin doonto sidii ay ugu guulaysan lahayd in dalkeenna laga qaado cuna-qabateynta hubka. Shirka ayaa intii uu socday waxaa kale lagu gorfeeyey hindise sharciyeedyada Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka, hindise sharciyeedka la dagaalanka argagixisada iyo hindise sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya. Ugu dambeyntiina waxaa lagu soo jeediyay shirkaan dhisitaanka guddi ka kooban laba heer oo kala ah guddi fulin iyo guddi farsamo oo ka shaqeyn doona fulinta bartil-maameedyada qorsheysan ee dowladda ku xaqiijinayso in dalka si dhameystirsan looga qaado cunaqabataynta hubka, taasi lagu fulinayo muddo sanad gudaheed ah. The post Sawirro: Go’aano laga soo saaray shirkii Xamza, Mahad Salaad iyo saraakiisha kale appeared first on Caasimada Online.
  19. Taliska Booliska dowladda ayaa war ka soo saaray qarax fiidkii laga maqlay nagaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Qoraal ka soo baxay Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in koox sharwadayaal ah ay bomba-gacmeed ku tuureen nawaaxiga garoonka kubadda cagta Boosaaso islamarkaan aanu wax khasaare ah geysan qaraxaas. “Taliska Ciidanka Booliska Puntland waxay ku wargelinayaa shacabka Magaaladda Boosaaso in abaare 8:20 PM fiidnimo caawa koox sharwadayaal ah ay Bambo-gacmeed ku tuureen agagaarka Garoonka Kubadda cagta ee magaaladda Boosaaso kaas oo aan wax khasaare ah geysan” ayaa lagu yiri Qoraalka. “Ciidanka Booliska ayaa goobta gaaray waxayna wadaan baaritaan arrintaa ku saabsan. Guud ahaan dadweynaha magaaladda Boosaaso iyo Puntland waxaanu ku wargelinayaa in cid walba falal amniga lid ku ah geysta gacanta lagu soo dhigayo, sharcigana ha hor-geyn doono” ayuu sii raaciyay Qoraalka. PUNTLAND POST The post Booliska Puntland oo war ka soo saaray qarax ka dhacay Boosaaso appeared first on Puntland Post.
  20. Maxaas (Caasimada Online) – Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii saakay ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay waxay isugu jiraan shacab u badan haween iyo carruur, sidoo kale askar iyo saraakiil ciidan ayaa lagu dilay qaraxyadaas. Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane ayaa caawa warbaahinta u sheegay in 29 qof ay ku geeriyoodeen qaraxyadaas, halka ugu yaraan 50 kalena ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay guddoomiye Muumin. 42 qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadaas ayuu sheegay guddoomiyuhu in deg deg loogu qaaday magaalada Muqdisho, si daryeel caafimaad loogu fidiyo. Guddoomiyaha degmada Maxaas ayaa sheegay in diyaaradaha soo qaaday dadkaas ay dirtay dowladda Soomaaliya, waxaana xusid mudan in Maxaas aysan laheyn garoon diyaaradeed, taas oo ka dhigay in dadkaan lagu soo qaaday diyaaradaha qumaatiga u kaca. Kooxda Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saakay weerar loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa waxay ku weerareen magaalada, iyadoo dadku ay weli hurdayaan. Ugu yaraan laba gaari oo kuwa xamuulka qaada ah ayaa loo adeegsaday qaraxyadaan, waxaana goobaha la beegsaday ka mid ah, gurigii uu Xildhibaan Jacfar ka deganaa magaalada, inkastoo uu ka maqnaa iyo guriga guddoomiyaha Maxaas Muumin Maxamed. Gaadiidka qarxay ayaa magaalada Maxaas kasoo galay dhanka deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud, waxaana xusid mudan in Wabxo oo weerarkaan laga soo abaabulay ama lasoo marsiiyey ay ciidanka dowladdu mar ka xoreeyeen kooxda, balse ay dib uga soo laabteen. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo bil ka hor safar ku tegay degmada Maxaas ayaa halkaas ka sheegay in Maxaas ay astaan u noqa doonto halganka dalka looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab. The post KHASAARAHA qaraxyadii maanta oo aad u kordhay iyo xog cusub oo la shaaciyey appeared first on Caasimada Online.
  21. Sida taariikhda ku cad sannadkii 1993 ayuu AHUN Madaxwayne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal u magacaabay wasiirkiisa daakhiliga Muuse Biixi Cabdi oo ka mid ahaa saraakiishii SNM, xilkaasna waxa uu hayay muddo labo sano ah. Hase yeeshee labo sano kadib ayuu madaxwayne Cigaal xil kaqaadis ku sameeyey Muuse Biixi, intaas kadib Muuse Biixi waxa uu uruursday ciidan beeleedyo isagoo bannaanka uga baxay magaalada Hargeysa. Odayaal iyo waxgarad ay Madaxwayne Cigaal iyo Biixi ba isku deegaan yihiin ayaa arrintii dhexdhexaadin ka galay, kadibna waxay ergo ugu tageen madaxwayne Cigaal AHUN, iyagoo ka codsaday inuu xilkii ku celiyo Muuse Biixi, Madaxwayne Cigaal isagoo aan wax dhib ah muujin waxa uu odayaashii ku yidhi “Inanku waa Inankaygii haddu xilka aan ka qaaday dib u qaadanaayo hadda ayaan magacaabaya ee waydiiya”. Waxay ku jawaabeen odayaashii “Waydiinay oo wuu qaadanaya” kadibna waxa uuu madaxwayne Cigaal sameeyey dhacdo taariikhda siyaasadda gashay taas oo ahayd inuu galinkii hore Muuse Biixi magacaabay ayuu galinkii dambena ka qaaday! Hal ku dhegyada caanka noqday ee xilkaqaadistaas madaxwayne Cigaal ku ladhay waxa ka mid ahaa kelmadda caanka noqotay ee “waa rafadkii ay rafanaysay” iyo tuduc maanseedkan: Anigoon ku diran waadigii damaca waalnaaye daydayo haddaan kuu fasaxay dibad wareegiiye Arrintaasi Muuse Biixi waxay ku noqotay dhirbaaxo kulul oo aanu siyaasad ahaan ka soo waaqsan, waxaana uu bilaabay inuu dagaal la galo Cigaal iyo xitaa inuu qoys ahaan ula dagaallamo. Haddaba waxa maanta u sansaan eg taas, xilkaqaadistii uu maanta madaxwayne Biixi ku sameeyey wasiir Cabdillaahi Abokor oo marar badan u godoboobay madaxwayne Biixi, waxana sii yaab leh inuu xilka qaadistan ku sameeyey wasiirka oo ku jira ololaha diiwaangalinta ee xisbiga KULMIYE kuna sugan gobolka Togdheer. Arrintan ayay dad badan oo siyaasadda falanqeeyaa ku tilmaameen aargoosi siyaasadeed oo madaxwayne Biixi kaga aargoosanayo dhacdadaas 1995 ku dhacday, maadaama sida la ogyahay aanu Biixi waxba illaawin, halka Cabdillaahi Abokor iyo M. Cigaal AHUN ay isku deegaan ka soo jeedaan. Source
  22. 2 dumara ayaa geeriyooday kadib markii uu baabuur ku jiidhay deegaanka Galloolay, oo dhaca wadada u dhaxaysa magaalooyinka Sheekh iyo Burco ee Somaliland. Dhinaca kale, dirawalkii baabuurka haweenka jidhay waday, ayaa dhaawacyo soo gaadheen, kadib markii uu rogmaday baabuurkii baabuurkiisu, markii uu dumarka jiidhay. Maydka dumarka dhintay iyo dhaawaca dirawalka waday baabuurka haweenka jiidhay, ayaa la geeyay isbitaalka magaalada Sheekh halkaasi oo dhaawaca dirawalka lagula tacaalayo. Shilalka baabuurta ayaa sannadkasta galaafta nolosha boqollaal qof oo reer Somaliland ah, sannadkii lasoo dhaafay oo kali ah 5,829 shil ayaa ka dhacay Somaliland, waxaana ku nafwaayay 148 qof, halka 3,944 oo qofna ay ku dhaawacmeen sida uu booliisku sheegay. Xukuumada Somaliland ayaa marar badan isku dayday in ay dhinto xawaaraha sare ee ay baabuurtu ku socdaan si shilalka loo yareeyo, lakiin isku daygaas ayaan wali guulaysan. Source