-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Moscow (Caasimada Online) – Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xabad-joojin socon doonta 36 saacadood, taasi oo uu ku amray ciidamadiisu inay joojiyaan weerarada ay ka wadaan Ukraine, inta lagu jiro fasaxa mad-habta Orthodox ee diinta Kiristaanka. Dad badan oo haysta diinta masiixiga gaar ahaan Orthodox oo qaarkood ay ku nool yihiin Ruushka iyo Ukraine ayaa maalmaha Jimcaha iyo Sabtida ee bishan January ay tahay 6 iyo 7, waxay u dabaal degaan xuskooda gaarka ah. Patriarch Kirill oo ah madaxa kiniisadda Orthodox ee ku taalla dalka Ruushka, si weyna u taageera duulaanka Putin ee Ukraine ayaa shalay wuxuu labada dhinac ugu baaqay inay dagaalka joojiyaan xilliga fasaxa ee diinta Kiristaanka, hase ahaatee waxaa arrintan diiday xukuumadda Ukraine oo ku tilmaantay inay tahay shirqool. Ukraine ayaa amarka Putin ku tilmaantay inuu yahay mid ay ka muuqato munaafaqnimo. Illaa haatan kama hadlin dawladda Maraykanku xabad-joojinta KMG ah ee ku dhawaaqay madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin. Arrintaan ayaa imaneysa xili uu madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu wado dadaalo uu ku rabo in madaxweyne Putin uu la yimaado xabad joojin hal dhinac ah. The post Putin oo ku dhawaaqay xabad joojin KMG ah iyo hoggaanka Ukraine oo… appeared first on Caasimada Online.
-
Washington (Caasimada Online) – The US Department of State’s Rewards for Justice program announced on Thursday a reward of up to $10 million for information leading to the arrest or conviction of Maalim Ayman, leader of Jaysh Ayman, an al-Shabaab unit operating in Kenya and Somalia. Ayman is wanted in connection with the January 2020 terrorist attack on US and Kenyan personnel at the Manda Bay Airfield in Kenya, in which a US soldier and two US Department of Defense contractors were killed, and two other US service members and a third DoD contractor were injured. Al-Shabaab, an al-Qaida affiliate based in East Africa, has claimed responsibility for the attack. The group, designated a Foreign Terrorist Organization and Specially Designated Global Terrorist by the US Department of State and a terrorist organization by the UN, is responsible for numerous terrorist attacks in the region that have killed thousands of people, including US citizens. In a statement, the US Department of State said, “Al-Shabaab continues to plot, plan, and conspire to commit terrorist acts against the United States, US interests, and foreign partners. We will not rest until justice is served for the victims of this attack and their families.” The Manda Bay Airfield is part of a Kenyan Defense Forces military base used by US armed forces to provide training and counterterrorism support to East African partners, respond to crises, and protect US interests in the region. In November 2020, Ayman was designated a Specially Designated Global Terrorist by the US Department of State under Executive Order 13224. In February 2021, he was also designated by the UN Security Council’s Somalia Sanctions Committee. “The attack on Manda Bay Airfield was a brutal and cowardly act of terrorism that will not be tolerated,” said the US Department of State. “We are committed to bringing those responsible to justice and will use all means at our disposal to hold them accountable for their actions.” This reward offer is part of a larger US government effort to bring terrorists to justice and prevent acts of international terrorism. The Rewards for Justice program has paid over $250 million to more than 125 people since its inception in 1984. The post US offers $10 million reward for information on Al-Shabab leader Maalim Ayman appeared first on Caasimada Online.
-
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa 10 milyan oo dollar ugu yaboohday inay siin doonto cid kasta oo keenta xog hoggaamin karta in lasoo xiro ama dambi lagu helo Macallin Ayman, oo ah hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Ballan-qaadkan oo lagu soo saaray Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, ayaa sidoo kale abaal-marin doona cid kasta oo keenta xog ku saabsan shaqsi kasta, oo ku lug lahaa, isku dayey, wax ka shiqroolay, gacan ka gaystan ama isku dayey inuu maleego fulinta weerarkii argagixiso ee Janaayo 5, 2020 lagu qadaay shaqaalaha Mareykanka iyo Kenya ee saldhigga Manda Bay Airfield ee dalka Kenya. Macallin Ayman waa hoggaamiyaha Jaysh Ayman, oo ah unug ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo weeraro argagixiso iyo hawlgallo ka fuliya Kenya iyo Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixintan. Waxa uu mas’uul ka ahaa diyaarinta weerarkii Janaayo 2020, sida uu Mareykanka sheegay Bishii November 2020, Waaxda Arrimaha Dibeda Mareykanka ayaa Macallin Ayman ku dartay liiska argagixisada caalamiga ah ee SDGT, ayada oo loo marayo Amarka Fulinta (E.O) 13224. Weerarkan oo dhacay aroor hore, ayaa Al-Shabaab waxay ku dileen askari Mareykanka iyo laba qandaraasle oo u shaqeynayey Waaxda Difaacca Mareykanka, ayaga oo sidoo kalena dhaawacay laba askari oo Mareykan ah iyo laba qandaraasleyaal kale. Muuqaal xigay weerararka, ayaa afhayeen u hadlay kooxda Al-Shabaab uu ku sheegtay mas’uuliyadda. Saldhigga Manda Bay Airfield waa qeyb ka mid ah saldhigyada ciidamada difaaca Kenya, oo ay isticmaalaan ciidamada Mareykanka si ay tababaro iyo taageero ka-hortag argagixiso u siiyaan saaxiibadooda Bariga Afrika, ugana jawaabaan xasaradaha, una ilaaliyaan danaha Mareykanka ee gobolka. “Al-Shabaab oo fadhiggeedu yahay Bariga Afrika, waa mid ka mid ah kooxaha ugu halista badan ee ku xiran Al-Qaacida, waxaana ay mas’uul ka tahay weeraro argagixiso oo badan oo ka dhacay Kenya, Soomaaliya iyo dalalka deriska ah oo ay ku dhinteen kumannaan qof oo ay ku jiraan muwaadiniin Mareykan ah,” ayaa lagu yiri qoraalka. “Kooxdan argagixisada ah ayaa sii wadda qorshaynta iyo shirqoolid ay ku doonayso inay ku geysato falal argagixiso oo ka dhan ah Maraykanka, danaha Maraykanka iyo saaxiibada shisheeye.” Isha: VOA The post Mareykanka oo $10 milyan ku raadinaya Macallin Ayman oo ka tirsan Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
-
Nairobi (Caasimada Online) – A leading Somali Islamic scholar, Sheikh Mohamud Shibli, has called for Somalis to hunt down and kill members of the Al-Shabab extremist group. Speaking at a public square in Nairobi, Sheikh Shibli denounced the group’s attacks on Muslims in Somalia and praised ongoing efforts to combat them. Sheikh Shibli said that the actions of Al-Shabab in Somalia are fundamentally opposed to Islam, as they indiscriminately attack and kill Muslims and Somalis in markets and hotels while claiming to be fighting infidels. “What is happening in Somalia is the killing of Islam. Al-Shabab says that they are fighting infidels, but they are bombing markets and hotels. There are no infidels in the country, except AMISOM and those in the Halane compound who are defending themselves, and Al-Shabab cannot approach them,” said Sheikh Shibli. He added, “The so-called infidels they are fighting, the ones they are attacking and whose blood is halal and whom they are getting close to Allah, the ones whose videos we watch being slaughtered are the ones in the Zoobe market and our hotels, Muslims and Somalis.” The Sheikh said it is a duty to fight the “Kharijite” group because they do not deserve to be called Muslims, adding that the only solution is to kill and exterminate them. He also said it is a crime to help Al-Shabab and cited the blood they have shed and the extortion they have carried out against the Somali people. Sheikh Shibli’s call to action comes as fighting against Al-Shabab continues in some parts of Somalia. On Wednesday, at least 15 civilians, including women and children, were killed in a series of car bomb attacks in the central town of Mahas by the militant group. There have been ongoing efforts by the Somali government and its allies to push back against Al-Shabab, including a revolt by local clan militias in July and the deployment of troops by President Hassan Sheikh Mohamud in September. These efforts, aided by US air strikes and the African Union force known as AMISOM, have retaken large areas of territory in the central states of Galmudug and HirShabelle. However, Al-Shabab has continued to carry out retaliatory attacks, showing its ability to strike at the heart of Somali towns and military installations. Al-Shabab, which has pledged allegiance to Al-Qaeda, has been active in Somalia for over a decade and is known for its violent attacks on civilians, including bombings, kidnappings, and assassinations. The group has been particularly active in targeting hotels and markets, such as the one in Zoobe that Sheikh Shibli mentioned in his speech. It has also been responsible for high-profile attacks outside of Somalia, including the 2013 Westgate mall attack in Nairobi, Kenya, in which 67 people were killed. In recent years, the group has faced increasing pressure from Somali government forces and their allies, but it remains a significant threat to the stability and security of the region. The post Leading Somali Islamic scholar calls for hunt and kill of Al-Shabab members appeared first on Caasimada Online.
-
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA). Hindisaha la ansixiyay ayaa sharciyeynaya jiritaanka hay’adda oo aan horay u laheyn sifo sharci ah oo dhameystiran, iyadoo muddo 53 sano kadib uu sharcigan baabi’inayo xeer lamber 14 oo lagu sameeyay sanadkii 1970. Sharcigan cusub ayaa hay’adda NISA ka dhigaya mid uu sharcigu ka sarreeyo garsooruhuna ka adag yahay, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse. Kulankii maanta ee Golaha Wasiirada oo guddoomiyay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud waxay sidoo kale ku ansixiyeen hindise sharciyeedka aqoonsiga & diiwaangelinta dadweynaha, iyo heshiisyo ay wada gaareen Dowladda Soomaaliya iyo Masar oo la sheegay in ay la xiriiraan dhinacyada warfaafinta, dhaqanka, waxbarashada iyo arrimaha diinta & awqaafta. PUNTLAND POST The post Golaha Wasiirada oo ansixiyay hindise sharciyeedka NISA appeared first on Puntland Post.
-
Guddomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaanad Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kamid noqotay 100-ka qof ee ugu saameynta badan Afrika. Qiimaynta sanadlaha ah ee ay sameysay hay’adda Reputation Poll International, ayaa lagu shaaciyay boqolka qof ee ugu saameynta badan qaaradda Afrika Sanadka 2022-ka. Shuruudaha dadka ku soo baxaya liiskan ayaa kamid ah daacadnimada qofka, sida uu uga dhex muuqdo bulshada iyo saameynta uu leeyahay qofka. Xildhibaanad Sacdiya ayaana kamid noqotay boqolka qof ee sanadkaan loo xushay in ay kamid noqdaan shaqsiyaadka ugu saameynta badan Afrika. Amina Maxamed Jibriil wasiirka hore ee arrimaha dibadda Kenya, Martha Karau oo ah haweneyda keli ah ee u tartantay jagada madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya iyo shaqsiyaad kale. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha Hay’adda NISA Mahad Salaad ayaa uga mahadceliyay golaha wasiirada ansixinta Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, oo uu ku qeexay tallaabo muhiim ah. “Ugu horreyn waxaan u mahadcelinayaa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka,” ayuu yiri Mahad Salaad. “Sharciga NISA waxa uu door muhiim ah ka qaadan doonaa shaqada amniga dalka, dagaalka lagula jiro argagixisada iyo ka hortagga in dambiyo lagu geysto magaca Hey’adda.” Mahad Salaad ayaa ka codsaday labada Aqal Baarlamaanka JFS in ay ansixiyaan sharcigaan si NISA u noqoto Hey’ad sharci ku dhisan oo si hufan u gudata waajibaadka qaranka. Haddii uu sharcigan ansixiyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa NISA ay si rasmi uga mid noqon doontaa afarta qeyb ee Ciidamada Qalabka Sida. Nabad Sugida oo magacyo kala duwan ku howlgaleysay tan iyo markii la aas aasay sida NSS iyo NISA ayaa ku shaqeyn jirtay wareegtooyin iyo awaamiirta ka soo baxda madaxdii kala duwaneyd ee soo martay dalka. Sidoo kale haddii sharcigan la ansixiyo wuxuu soo laabi doonto taariikh dheer oo mugdi ah oo ay leedahay NISA, iyadoo Agaasime Mahad Salaad uu noqon doono Agaasimihii u horreeyay ee ku dhiirada inuu sharciyeeyo jiritaanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka. Hay’adda NISA ayaa sanadihii dhowaa lagu eedeeyey inay siyaasadda ku milantay, islamarkaana shaqo ka dhigatay caburinta siyaasiyiinta intii ay ka shaqeyn laheyd amniga, inkasta oo tan iyo markii uu xilka la wareegay madaxweyne Xasan Sheekh ay amniga un xoogga saareysay. The post Mahad Salaad oo ka falceliyey tallaabadii ay qaadeen golaha wasiirada appeared first on Caasimada Online.
-
Ankara (Caasimada Online) – Turkey and Somalia have announced plans to strengthen their judicial cooperation, with Turkish Justice Minister Bekir Bozdag praising the efforts of the Somali authorities to end the activities of Turkish terrorist organizations in the country. During a meeting in the Turkish capital of Ankara, Bozdag revealed that the Somali authorities had handed over the management of schools belonging to these groups to the Turkish government. The two countries also plan to sign new agreements in the fields of human rights and justice. Somali Justice Minister Hassan Moalim praised the historical relations and common heritage shared by the two countries and highlighted the support provided by Turkey to Somalia. The two officials also discussed ways to develop their cooperation further. This comes as Turkey announced on Monday the appointment of Ibrahim Mete Yagli as its new ambassador to Somalia, replacing Mehmet Yilmaz, who has served in the role since December 2018.” Turkey has had a long history of relations with Somalia, dating back to the Ottoman Empire. In recent years, Turkey has become one of the major donors to Somalia, providing humanitarian and development assistance to the country. In 2011, Turkey opened an embassy in Mogadishu, becoming the first country to do so since the collapse of the Somali government in 1991. In addition to its development and humanitarian assistance, Turkey has also played a role in the stabilization of Somalia. Turkey has also provided training to Somali security forces. The judicial cooperation between Turkey and Somalia is just one aspect of the broader relationship between the two countries. Both countries have expressed a desire to strengthen their ties further and cooperate in a variety of areas. The post Turkey and Somalia strengthen judicial cooperation, sign agreements appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo looga hadlay hirgalinta qorsheyaasha wax-qabadka hay’adaha dowladda ee sanadka 2023. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku bogaadiyay Golaha Wasiirada diyaarinta qorshe sanadeedka waafaqsan hiigsiga qaran ee horumarka, xoreynta dalka iyo dib u dhiska ciidamada Qaranka ayaa markale adkeeyay in sanadka 2023 uu yahay sanadka dib u xoreynta dalka iyo dhammeystirka dhismaha hay’adaha dowladda. Madaxweynaha oo xusay ahmiyadda qorsheyaasha sanadkan loo madlanyahay hirgalintooda ayaa faray Golaha Wasiirada in si mas’uuliyad wadareed ah ay waajibaadkooda u gutaan iyaga oo mudnaan gaar ah siinaya isla xisaabtanka si loo xaqiijiyo himilooyinka ay muddada dheer ku taamayaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka dalbaday Golaha Wasiirada in si degdeg ah loo gaarsiiyo adeegyada dowladda deeganada laga xoreeyay Khawaarijta iyada oo la hubinayo tayada Mashaariicaha dalka laga fulinayo in ay yihiin kuwo waxtar waara u leh bulshada. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada appeared first on Puntland Post.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Taliska ciidamada Somaliland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay sababaha ay ciidamadooda uga baxeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo todobaadkii labaad uu ka socdo kacdoon shacab oo rabshado xoogan wata. Mid kamid ah saraakiisha ciidanka milatariga Somaliland oo u warramay warbaahinta ayaa marka hore ka hadlay dil ay xalay ciidanku ka geysteen Laascaanood, kaas oo loo geystay marxuum lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Saadle oo kamid ahaa dadka deegaanka. Sarkaalkan ayaa tilmaamay in la xiray askartii ka dambeysay falkaasi, isla-markaana maxkamad lasoo taagi doona si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan. “Arrinta xalayto dhacday ciidanka qaranka ayay ka dhacday, cidii ay ka dhacdayna gacanta ayaanu ku haynaa oo way xiran yihiin, wixii ay yeeshaana maxkamad ayaa la geyn doonaa laba nin ayaanu arrintaa u haynaa waxay sheegayaan in uu isagu kaga horeeyay” ayuu yri. Sidoo kale wuxuu ka hadlay sababaha ay maanta uga baxeen gudaha magaalada, wuxuuna sheegay in ay u turayaan dadka shacabka ah, si aysan markale u dhicin rabshado kale. “Ciidanka qaranka xalay magaalada waa uu ka baxay xeryihiisa ayuu tegay annaga oo dhowreyno inaanu dhicin dhib intaa ka weyn,” ayuu markale yiri sarkaalkan. Waxa kale oo uu intaasi kusii daray inay tixigeliyeen codsiga waxgaradka deegaanka oo uu sheegay inau dalbadeen ka baxaanka magaalada, si loo qaboojiyo xiisadda taagan. Isaga oo sii hadlayey ayuu soo hadal qaaday maleeshiyaadka deegaanka ee la dagaalamay ciidamada, wuxuuna ku tilmaamay inay yihiin dhalinyaro Jaadley ah oo ay cadiifad qaaday “Niman dhalinyaro ah oo jaadleyaal ah oo cadiifad ay qaaday ayaa magaalada qoryo lasoo galay, odayaashoodii iyo garaaddkii beesha ayaa codsaday inaanu ciidamada soo gelin magaalada waanu u tixgelinay, iyaga u deyneynaa nabad-gelyada,” ayuu sii raaciyay. Ugu dambeyn wuxuu sarkaalkan hoosta ka xariiqay in ay ka war sugayaan odayaasha iyo waxgaradka degaanka, haddii taladooda la diidana ay kusoo laaban doonaan Laascaanood. “Haddii ay dhaafto tixgelintaas oo odayaasha iyo waxgaradka taladooda la diido ciidanka qaranka howshiisa ayuu qabsan doonaa,” ayuu yiri sarkaalka u hadlay Somaliland. Magaalada Laascaanood ayaa gashay xaaladdii ugu darneyd, kadib markii ay isku dhaceen ciidamada Somaliland iyo shacabka ku dhaqan gudaha magaaladaasi, kuwaas oo ka carooday dilalka qorsheysan ee alaaba loo geysto dadka haldoorka u ah bulshada reer Sool. The post SOMALILAND oo shaacisay sababaha ay ciidamadeeda ugala baxday Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
-
Waxaa maanta golaha wasiirada xukuumadda faderaalka Soomaaliya ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindasa sharciyeedka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA. Hay’adda NISA ayaa ahayd mid aan sharci lahayn tan iyo markii la aas’aasay 8 January 1970-kii, waxaana intaas ay ku shaqeyneysay amarada ka soo baxa madaxda talada haysa. Hindise Sharciyeedka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka, ayaa waxaa haddii ay ansixiyaan baarlamaanka waxa ay noqon doonta mid sharci ah oo kamid noqota ciidamada dowladda ee leh sharciyada. Agaasimaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa noqday mas’uulkii ugu horeyay ee ka shaqeeya sharciyaynta hay’adda NISA. Dhinaca kale Shirka golaha wasiirada ayaa maanta lagu ansixiyay hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan galinta dadweynaha oo ay soo gudbisay wasaaradda arrimaha gudaha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirada ayaa faray in la joojiyo shirarka lagu qabto dalka dibadiisa. Xasan Sheekh ayaa sheegay in loo baahan yahay in shirarka ay ka dhacaan gudaha dalka, marka laga reebo shirarka aan laga maarmi karin in ay dibadda ka dhacaan. Madaxweynaha ayaa sidoo kale golaha wasiirada faray in la hubiyo mashaariicda horumarineed ee laga fuliyo gudaha dalka in ay yihiin kuwa faa’ido u leh shacabka iyo dalka Soomaaliyeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada, halkaasi oo lagu ansixiyey sharci isbeddel weyn ku sameyn doona hay’adda NISA. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu horeyn faray xubnaha Golaha Wasiirada in ay joojiyaan shirarka lagu qabto dalka dibaddiisa, ayada oo la heli karo in lagu shiro gudaha dalka. Sidoo kale wuxuu amar ku siiyay Ra’iisul wasaaraha iyo Golihiisa in la hubiyo mashaariicda hormarineed ee laga fuliyo dalka, si ay waxtar ugu yeeshaan bulshada Soomaaliyeed. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale Golaha kala hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, isaga oo shaaciyay in 2023 uu yahay sanadkii dib u xorreynta dalka. Dhinaca kale Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya aya maanta meel mariyay Hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaan gelinta dadweynaha iyo Hindise Sharciyeedka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo noqonaya markii u horreysay ee Nabadsugida yeelato sharci rasmi ah tan iyo markii la aas aasay 8 January 1970. Haddii uu sharcigan ansixiyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa NISA ay si rasmi uga mid noqon doontaa afarta qeyb ee Ciidamada Qalabka Sida. Nabad Sugida oo magacyo kala duwan ku howlgaleysay tan iyo markii la aas aasay sida NSS iyo NISA ayaa ku shaqeyn jirtay wareegtooyin iyo awaamiirta ka soo baxda madaxdii kala duwaneyd ee soo martay dalka. Sidoo kale haddii sharcigan la ansixiyo wuxuu soo laabi doonto taariikh dheer oo mugdi ah oo ay leedahay NISA, iyadoo Agaasime Mahad Salaad uu noqon doono Agaasimihii u horreeyay ee ku dhiirada inuu sharciyeeyo jiritaanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka. Si kastaba, shirkan ayaa ku soo aaday, xilli xasaasi ah ayada oo haatan uu dalka jiro dagaal culus oo ka dhan ah Al-Shabaab, kaas oo ka socdo inta badan gobollada Soomaaliya. The post Xasan oo guddoomiyey shir lagu ansixiyey sharci isbedel weyn ku sameynaya NISA appeared first on Caasimada Online.
-
LasAnad (Caasimada Online) – The military of the self-proclaimed republic of Somaliland, in northern Somalia, was forced to retreat to army bases on the outskirts of LasAnod on Thursday after anti-government protesters and local militias stormed the city. There were reports of overnight skirmishes, but the number of casualties is currently unknown. Residents were celebrating their takeover of the city after a 11-day struggle in which they withstood various barriers including the use of force and lack of access to telecommunications. The current protests, which have been ongoing for over a week, were sparked by the assassination of a prominent local figure, Abdifatah Abdullahi Abdi Hadrawi, after he left a mosque. The killing has sparked outrage in the previously stable region and led to the deaths of at least 20 people after Somaliland forces used excessive force to quell the protest. Somaliland authorities also cut off internet and phone service in LasAnod. Somaliland President Muse Bihi has apologized for the deaths of civilians in LasAnod and promised to investigate the incident. He has also pledged to withdraw troops from the town once stability has been restored. However, he has accused the federal government of Somalia and the regional government of Puntland of interfering in Somaliland affairs. In response, Puntland President Said Abdullahi Deni threatened a “military and political solution” if the situation in Somaliland persists. The town has been at the center of a longstanding border dispute between Somaliland and Puntland over control of the area for more than a decade. The impact of the violence on the local population has been significant, with many residents fleeing the city for fear of further clashes—those who remain live in fear and uncertainty, with the threat of violence hanging over them. The militias that have taken control of the town have made it clear that they will use force to achieve their goals and have threatened to burn down telecommunications firms if they attempt to shut off the internet and phones. The situation has also harmed the local economy, with businesses shutting down and people unable to go about their daily lives. The fear and uncertainty caused by the unrest have ripple effects in the broader region, potentially destabilizing the area even further. The international community has expressed concern about the ongoing violence in LasAnod and called for an end to the use of excessive force. They have urged all parties to engage in dialogue to find a peaceful resolution to the conflict. However, despite these efforts, the situation remains volatile, and there is a real risk of escalating further. The post Somaliland army forced to retreat from LasAnod appeared first on Caasimada Online.
-
Qaran News
-
Xeer-nidaamiyayaasha Midawga Yurub ayaa Arbacadii waxay malaayiin dollar ku ganaaxeen shirkadda iska leh Facebook ee Meta oo lagu eedeeyey xadgudubyo la xiriira xogta gaarka ah. Midawga Yurub ayaa shirkadda Meta ka mamnuucay in ay isticmaalayaasha ku nool 27-ka waddan ee Midawga Yurub, ay ku khasabto inay aqbalaan xayaysiisyada shakhsiga ah ee ku salaysan meelaha ay booqdaan, inta ay ku jiraan shabakadda. Guddiga Ilaalinta Xogta ee Ireland ayaa soo rogay laba ganaax oo wadartoodu dhan tahay 390 milyan oo Yuuro ($414 milyan), taas oo ku salaysan go’aankooda laba arimood oo laga yaabo inay ruxaan, qaabka ganacsiga ee shirkadda Meta ay isku waafajiso isticmaalayaasheeda iyo xayaysiisyada ku salaysan waxa ay dadkaasi doonayaan, iyada oo ku salaynaysa waxyaabaha ay dadkaasi xiiseeyaan inta ay internetka isticmaalayaan. Shirkadda Meta iyo shirkadaha kale ee dhinaca baraha bulshada ayaa cadaadisyo kala duwan kala kulmay sharciyada gaarka ah ee Midawga Yurub, kuwaas oo ah qaar ka mid ah kuwa ugu adag adduunka. PUNTLAND POST The post Midawga Yurub oo $414 milyan oo Dollar ku ganaaxay shirkada Meta appeared first on Puntland Post.
-
Boosaaso (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta uu dibad-bax ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kaas oo ay dhigeen dadka deegaanka. Shacabka Boosaaso ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada, si ay u taageeraaan kacdoonka ka socdo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo galay todobaadkii labaad, kadib markii ay isku dhaceen shacabka iyo ciidamada Somaliland. Qaar ka mid ah dadweynaha isugu soo baxay Boosaaso ayaa sheegay in ay u dabaal-dagayaan qabsashada magaalada Laascaanood oo ay ka baxeen ciidanka Somaliland. Sidoo kale waxa ay tilmaameen in ay taageero u muujiyaan reer Laascaanood, si ay u garab istaagaan, maadaama ay wajahayaan xaalad adag. Xaaladda magaalada Laascaabood ayaa weli ah mid aad u kacsan, waxaana haatan ciidamada Somaliland ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan duleedkeeda, halka gudahana ay ka socdaan mudaharaayo waa weyn oo looga soo horjeedo joogitaanka ciidamadaasi. Laascaanood waxay maalmahan ku jirtay xaalad adag, waxaa hakad-galay dhaq-dhaqaaqa guud ee magaalada, sida ganacsiga, waxbarashada iyo isku socodka dadweynaha Rabshadahaan oo galay todobaadkii labaad ayaa ka dhashay dil dhowaan magaaladaasi loogu gaystay Cabdifitaax Cabdullaahi Cabdi (Hadraawi) oo ka mid ahaa dhallinyarada deegaanka ee siyaasadda ka muuqday, xubina ka ahaa xisbiga mucaaradka ee Waddani. Waxay sidoo kale rabshaduhu kasii dareen markii ciidamadu ay rasaas u adeegsadeen dibadbaxayaasha, taas oo dhalisay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Si kastaba, xaaladda ayaa haatan u muuqata mid faraha kasii baxaysa, maadaama aan xal loo helin rabshadaha socdo, waxayna weli shacabku wadaan dibadbaxa, halka ciidamaduna ay adeegsanayaan awoodooda, taas oo kordhisay khasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah. The post Sawirro: Dibad-baxyo ka billowday magaalada Boosaaso + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeelan doono xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya, isaga oo shir guddoomin doono kulanka todobaadlaha ee Golahaasi. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa looga hadli doono xaaladda guud ee waddanka, gaar ahaan ammaanka iyo sidoo kale dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa lagu wargeliyay kulankan, si ay usoo xaadiraan, warbixino ugu gudbiyaan Madaxweynaha oo todobaadkan kala qay-galaya shirkooda. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shir guddoominaya Shirka Golaha wasiirada oo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka,” ayaa lagu yiri qoraal ay baahisay warbaahinta dowladda. Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Golaha u jeedin doono warbixin ku aadan arrimaha soo kordhay, gaar ahaan guulaha laga gaaray dagaalladii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab, arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka. Gabagabada ayaa la filayaa in ay warsaxaafadeed soo saaraan Madaxweynaha iyo Golaha Wasiirada, ay u faahfaahiyaan waxyaabaha kasoo baxay kulanka muhiimka ah. Madaxweyne Xasan Sheekh oo dadaal xoogleh wada ayaa dhowaan jeediyay khudbad gaar ah oo uu kaga hadlay waxqabadkiisa, dagaalka Al-Shabaab iyo shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmo kahor lagu soo dhameeyay xarunta Villa Soomaaliya ee Muqdisho. Soomaaliya ayaa haatan ku jirto xaalad adag oo ku aadan dagaalka Al-Shabaab oo weli ka socda gobollada dalka, waxaana usii dheer weerarada qaraxyada ah oo ay u dambeeyeen labadii qarax ee shalay ka dhacay gudaha degmada Maxaas oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Qaraxyadan ayaa sababay dhimashada illaa 35 qof iyo dhaawac kasii badan 40 qof oo u badan dad rayid ah oo aan waxba galabsan. The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir isugu yeeray Golaha Wasiirada + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
-
The three kings of the biblical nativity carried three precious gifts to mark the birth of Jesus - but a modern-day gold rush in Somaliland is putting the ancient perfume trade in frankincense and myrrh at risk. Source: Hiiraan Online
-
Somalia is a Horn African country that has been plagued by conflicts, instabilities of all kinds, and poverty for decades. While the original causes of these problems are complex and multifaceted, one factor that has played a significant role in the challenges facing the country is the clan-based political system and the deep-rooted issue of clannism. Source: Hiiraan Online
