Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. As a teenager in the British Somali diaspora, there were several things I heard repeated in connection with my own culture. In no particular order, there was: drought, Black Hawk Down, high foreheads, piracy, famine, the peculiarity of banana and rice, terrorism, and the “look at me, I am the Captain now” meme. Unsurprisingly, it didn’t always feel “cool” to be Somali. Source: Hiiraan Online
  2. Dowladda Iran ayaa ku eedaysay dalka Israel inay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay u adeegsadeen, weerar ay ku qaadeen magaalada Isfahan ee ku taalla badhtamaha dalka Iran, kaasoo dhacay maalintii Sabtida ahayd. Qoraal lagu baahiyey bogga ay leedahay safaaradda Iran u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in calaamadaha hordhaca ahi inay muujinayaan in Israa’iil ay ka masuul ahayd “isku-dayga fal gardarro ah”. Dawladda Iran ayaa sheegtay in weerarka ay ku lug lahaayeen saddex diyaaradood oo ah, kuwa aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo bartilmaameedsaday goob lagu tababaro ciidamada, waxaana la toogtay lama ka mid ah, diyaaradahaas. Waraaqda ay Iran u dirtay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo golaha ammaanka ayay ku xuseen digniin la xidhiidha inay ka falcelin doonaan weerarkaas. PUNTLAND POST The post Dowladda Iran oo ku eedaysay Israel in ay soo weerartay dalkeeda appeared first on Puntland Post.
  3. Hobyo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cadi Kaariye Qoor-Qoor ayaa kulsn muhiim ah la yeeshay saraakiisha taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ee ku sugan xeebaha degmada Hoyo. Madaxweyne Qoor-Qoor iyo saraakiisha Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa wada-hadlay xoojinta howl-galada dagaal ee ka dhanka ah Al-Shabaab, sida ay baahisay warbaahinta dowladda. Qoor-Qoor ayaa intii uu socday kulankan waxa uu ka codsaday taliska Mareykanka inay laba jibbaaraan howl-galada dhinaca cirka ah ee ka dhanka Al-Shabaab, iyada oo codsiga madaxweynaha ay aqbashay AFRICOM. Sidoo kale waxa uu Mareykanka ka codsaday inay ka qeyb qaataan sidii deegaanada laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab dib loogu soo celin lahaa adeegyada caafimaadka, biyaha, iyo waxbarashada. Deegaanada Galmudug ayaa waxaa si habsami leh uga socda dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ayada oo ciidmada dowladda iyo kuwa dadka deeegaanka ay kooxda Al-Shabaab ka qabsadeen degmooyin istiraatiiji ah oo ay ku jirto degmada Xarardheere, oo sanado badan ay ka talinaysay kooxda. Militariga Mareykanka ayaa toddobaadkii hore sheegay inay weerar dhinaca cirka ah ku dileen 30 ka tirsan Al-Shabaab meel u dhow Xarardheere, kadib codsi uga yimid dowladda federaalka Soomaaliya. The post Madaxweyne Qoor Qoor oo dalab la xiriira dagaalka socda u gudbiyay Mareykanka appeared first on Caasimada Online.
  4. Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, iyaga oo ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel. Tallaabadan ayaa sii xumeyneysa xiisadda labada xisbi kadib markii Dimoqraadiga ay kalfadhiggii hore guddiyo ka saareen xubno Jamhuuri ah oo ka tirsan garabka-midig ee fog, kuwaas oo lagu eedeeyey hadallo rabshad hurin ah. Afhayeenka Aqalka Hoose Kevin McCarthy ayaa ku guuleystay inuu mideeyo Jamhuuriga si guddiga laga saaro Ilhaan oo asal ahaan Soomaali ah kadib markii xubnaha qaarkood ay ka muujiyeen shaki. Codeynta oo aheyd 218-211 oo labada dhinac ay kala mareen safafkooda ayaa timid kadib dood dheer oo Dimoqraadiga ay ku eedeeyeen Jamhuuriga inay Ilhaan ku beegsanayaan isirkeeda darteed. In xildhibaano laga saaro guddiyada Aqalka ayaa aheyd wax aan horey u dhicin illaa Dimoqraadiga ay laba sano kahor u codeeyeen inay ka saaraan Marjorie Taylor Green oo laga soo doorto Georgia iyo Paul Gosar oo ka yimid Arizona, kuwaas oo ka mid ah xubnaha Jamhuuriga ee midigta-fog. PUNTLAND POST The post Ilhaan Cumar oo laga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda Golaha Wakiilada Maraykanka appeared first on Puntland Post.
  5. The leaders of four East African countries met this week to chart a strategy to once and for all destroy the powerful al-Shabab terrorist group that has operated in Somalia and carried out attacks in the wider region for nearly two decades. Source: Hiiraan Online
  6. The Kenya Revenue Authority’s Customs and Border Control and the Department of Immigration will be among the agencies that will be involved in the exercise. Source: Hiiraan Online
  7. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey ku xigeenka Xoghayaha difaaca dalkaas Mudane Matteo Perego. Madaxweynaha iyo Wafdiga dowladda Talyaaniga ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ay wadaagaan labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wafdiga dowladda Talyaaniga la wadaagay guulaha laga gaaray xoreynta deegannada ay argagixisadu dadka ku dhibaateyn jirtay, isaga oo tilmaamay sida ay uga go’an tahay dowladda in la dhammeystiro cirib-tirka argagixisada. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay ku xigeenka Xoghayaha difaaca Talyaaniga appeared first on Puntland Post.
  8. Members of the “squad” of progressive House lawmakers on Thursday railed against House Republicans for voting to remove one of their own, Rep. Ilhan Omar (D-Minn.), from the House Foreign Affairs Committee, arguing the move was motivated by GOP bias against women of color in Congress. Source: Hiiraan Online
  9. In a highly politicized vote, the Republican-led chamber criticized Ms. Omar’s statements about Israel, delivering retribution for the removal of G.O.P. members when Democrats held the majority. Source: Hiiraan Online
  10. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the city hosted a high-level security summit with Ethiopian, Kenyan and Djibouti leaders. Source: Hiiraan Online
  11. An operation by Western allies reportedly led by France seized a boatload of weapons and ammunition allegedly being sent to Yemen from Iran last month, the US military said Wednesday. Source: Hiiraan Online
  12. Baydhabo (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa xalay kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed. Sheekh Aadan Madoobe ayaa masuuliyiintan wuxuu kala hadlay dardar-gelinta wajiga labaad ee shirka dib-u-heshiisinta Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha ayaa Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta u sheegay in si habsami leh loo sii amba qaado wajiga labaad ee shirka oo lagaga arrinsanaayo hanaanka geedi socodka nabada, sidii guul mira-dhal leh loogu gaari lahaa gogosha taalla magaalada Baydhabo, si dalka looga xorreeyo kooxda Khawaariijta Al-Shabaab. Kulankan ayaa imanaya afar maalin kadib markii uu guddoomiyaha golaha shacabka uu soo xiray wajiga koowaad ee shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed oo ay ka qeyb-galeen golaha odoyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed iyo guddiga farsamada shirka. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale gaba-gabadii shirkaas kaga dhawaaqay inuu si rasmi ah u furan yahay wajiga labaad ee shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed, kaasi oo diirada lagu saari doono xasiloonida siyaasada iyo la-dagaallanka kooxda Khawaariijta Al-Shabaab. Shirka dib-u-heshiisiinta oo 17-kii bishii hore ka furmay Baydhabo ayaa waxaa lagu waday in heshiis looga gaaro xiisadda siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka dhex aloosneyd madaxweyne Lafta-gareen iyo siyaasiyiinta mucaaradka, waxaana muuqata in waqti dheeri ah loo baahday si loogu guuleysto heshiis dhex-mara labada dhinac. Si kastaba, Arrintaan ayaa imaneysa iyada oo lagu wado in wajiga 2-aad ee dagaalka Al-Shabaab uu ka billowdo deegaanada Koonfur Galbeed, oo inta badan ku jira gacanta kooxda. The post Sawirro: Wajiga labaad ee shirka K/Galbeed iyo Aadan Madoobe oo kulamo ka wada Baydhaba appeared first on Caasimada Online.
  13. Member of Parliament Suldaan Said Ahmed visited the Horn of Africa region in January. It was his third visit as Minister for Foreign Affairs Pekka Haavisto’s Special Representative on Peace Mediation. “Involving young people in peace processes and taking into account the diaspora from the region are important themes for me,” Said Ahmed says. Source: Hiiraan Online
  14. Ilhaan oo laga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda Aqalka Wakiilada Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel. Tallaabadan ayaa sii xumeyneysa xiisadda labada xisbi kadib markii Dimoqraadiga ay kalfadhiggii hore guddiyo ka saareen xubno Jamhuuri ah oo ka tirsan garabka-midig ee fog, kuwaas oo lagu eedeeyey hadallo rabshad hurin ah. Afhayeenka Aqalka Hoose Kevin McCarthy ayaa ku guuleystay inuu mideeyo Jamhuuriga si guddiga laga saaro Ilhaan oo asal ahaan Soomaali ah kadib markii xubnaha qaarkood ay ka muujiyeen shaki. In xildhibaano laga saaro guddiyada Aqalka ayaa aheyd wax aan horey u dhicin illaa Dimoqraadiga ay laba sano kahor u codeeyeen inay ka saaraan Marjorie Taylor Green oo laga soo doorto Georgia iyo Paul Gosar oo ka yimid Arizona, kuwaas oo ka mid ah xubnaha Jamhuuriga ee midigta-fog. Codeynta maanta oo aheyd 218-211 oo labada dhinac ay kala mareen safafkooda ayaa timid kadib dood dheer oo Dimoqraadiga ay ku eedeeyeen Jamhuuriga inay Ilhaan ku beegsanayaan isirkeeda darteed. Ilhaan ayaa iska difaacday Aqalka, ayada oo weydiisay haddii ay jirto cid la yaabtay in la beegsaday, “sababtoo ah marka aad awoodda riixdo, awoodda dib ayuu kusoo riixdaa.” “Codkeyga wuxuu noqon doonaa mid intan kasii dheer kana sii xoog badan, islamarkaana hoggaankeyga waxaa u dabaal-degi doona dunida oo dhan,” ayey Ilhaan kusoo xirtay khudbaddeeda. Jamhuuriga ayaa diiradda saaray lix hadal oo Ilhaan ay horey u tiri “kuwaas oo xaaladaha caadiga ah u diidaya inay ka mid noqoto guddiga arrimaha dibedda,” waxaa sidaas jiri xildhibaan Michael Guest oo ah Jamhuuri laga soo doortay Mississippi. Hoggaamiyaha Dimoqraadiga Hakeem Jeffries oo laga soo doorto New York ayaa sheegay in Ilhaan ay mararka qaar “sameysay khaladaad” ayna adeegsatay hadallo Yahuud naceyb ah oo la cambaareeyey afar sano ka hor. Balse taasi ma ahan waxa codeynta maanta ay ku saabsaneyd, ayuu yiri. “Ma ahan isla xisaabtan, waa aargudasho siyaasadeed,” ayuu yiri Jeffries. Xildhibaan Alexandria Ocasio-Cortez ayaa tallaabo dheeri ah qaaday, ayada oo sheegtay in tallaabada Jamhuuriga ay tahay mid ka mid ah “waxyaabaha laga yaqsiyoodo ee laga dhaxlay 9/11,” ayada oo ula jeeda weeraradii September 11 2011 – “beegsiga iyo cunsuriyeynta ka dhanka Muslimiinta Mareykanka ee dalka Mareykanka oo idil. Tani waa mid ka mid ah dhaxalkaas.” Waxay intaas ku dartay “Tani waa beegsiga haweenka midabka.” Ilhaan ayaa ah mid ka mid ah labadii gabdhood ee ugu horreeyey ee Muslim ah ee loo doorto Congress-ka. Qaran News
  15. CAF has released the full schedule of the TotalEnergies U17 African Cup of Nations Algeria 2023 that will be played between 29 April and 19 May 2023. Source: Hiiraan Online
  16. Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa ku eedaysay dalka Israel inay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay u adeegsadeen, weerar ay ku qaadeen magaalada Isfahan ee ku taalla badhtamaha dalka Iran, kaasoo dhacay maalintii Sabtida ahayd. Qoraal lagu baahiyey bogga ay leedahay safaaradda Iran u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in calaamadaha hordhaca ahi inay muujinayaan in Israa’iil ay ka masuul ahayd “isku-dayga fal gardarro ah”. Warqadda ka soo baxday dalka Iran laguma soo bandhigin caddaymo gaar ah. Dawladda Iran ayaa sheegtay in weerarka ay ku lug lahaayeen saddex diyaaradood oo ah, kuwa aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo bartilmaameedsaday goob lagu tababaro ciidamada, waxaana la toogtay lama ka mid ah, diyaaradahaas. Wasaaradda difaaca ee Iran ayaa sheegtay in weerarkaas uu burbur yar u geystay dhismaha. Dalka Israa’iil ayaa hore u fuliyey weeraro kala duwan oo lala beegsaday bartilmaameedyo gaar ah oo lala xidhiidhinayo barnaamijka hubka nukliyeerka ee Iran. Masuuliyiinta dalka Iran ayaa ka gaabsaday inay wax faahfaahina ka bixiyaan dhacdadan. Waraaqda ay Iran u dirtay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo golaha ammaanka ayay ku xuseen digniin la xidhiidha inay ka falcelin doonaan weerarkaas. “Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran waxay haysataa xuquuqdeeda sharciga ah iyo xaqa dhabta ah si ay u difaacdo ammaankeeda qaranka oo ay si adag uga jawaabto hanjabaad kasta ama ficil kasta oo khaldan oo uu ku kaco maamulka Israel, meel kasta iyo mar kasta oo loo arko lagama maarmaan,” ayaa lagu yidhi qoraalka. AP, AFP + VOA The post IRAN oo soo saartay hanjabaad culus oo ka dhan ah Israel kadib markii ay… appeared first on Caasimada Online.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa tan iyo markii uu yimid hay’adda wuxuu isbeddelo waaweyn ku sameeyay hanaankii ay NISA u shaqeynaysay, taasi oo sanadihii dambe si weyn ugu dhex-milantay arrimaha siyaasadda. Marka la iga imaado dib u qaabeynta NISA, sidoo kale waxa uu Mahad qaaday tallaabooyin qeyb ka ah qorshaha dowladda ay kula dagaalameyso kooxda Al-Shabaab, wuxuuna gudaha Muqdisho ka qortay dhar cad aad u badan, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen illo-wareedyo lagu kalsoonaan karo. Mahad ayaa magaalada Muqdisho kusii dhex daayay dhalinyaro dharcad ah, si looga hortago falalka Shabaab ay ka fuliyaan gudaha caasimada dalka, islamarkaana ay hay’adda ugu suurta-gasho inay ka hortagto isku-dayada guracan ee kooxda. NISA ayaa xilligaan kaalin muhiim ah uga jirta dagaalka ka dhanka kooxda Al-Shabaab, ayada oo kor u qaaday howl-galada dhulka iyo cirka ee ay hay’adda ku bartilmaameedsaneyso xubnaha kooxda, kuwaasi oo mararka qaar iska kaashadaan saaxiibada caalamka. NISA ayaa sidoo kala haatan leh saraakiil dharcad ah oo jooga meelo ay kamid yihiin baraha kontaroolada gudaha iyo daafaha caasimadda si lamid ah garoonka diyaaradah Aadan Cadde. Agaasimaha cusub oo durtaba ay muuqato natiijada isbeddelada uu ka sameeyay NISA, ayaa sidoo kale waxa uu ka shaqeeyay sidii ay hay’adda u yeelan lahayd sharci ay ku dhaqanto, si aysan madaxdeeda iyo hay’adda laftigeeda u dhaafin xuduudeeda. Sharciga NISA oo wax badan ka tari doona hab-tacaamulka hay’adda ee dadka ay soo xirto iyo guud ahaan hab-dhaqankeeda ayaa waxa hore u ansixiyay Golaha Wasiirada, ayada oo shalay la horgeeyo Golaha Shacabka. NISA ayaa waxay hadda ku biireysa ciidanka iyo laamaha amniga ee sharciga ah ee dalka uu leeyahay, in sharci ay yeelato waxa laga faa’iidi doono in la helo dariiq isla xisaabtan maadama sharcigu yahay aas-aaska hay’add walba. Si kastaba, Khubarada amniga ayaa qaba in muhiim tahay in hanaanka shaqo qorista hay’adda lagu saleeyo xirfad iyo in ay iska dhex arkaan qeybaha kala duwan ee deegaanada Soomaalida taasi oo sarre u qaadi karta wada-shaqeyn iyo kalsooni ay ka hesho shacabka. The post Xog: Mahad Salaad oo qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta amniga magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  18. Mogadishu (Caasimada Online) – A summit of heads of state and government from neighboring countries of Somalia – Djibouti, Ethiopia, and Kenya – has supported Mogadishu’s bid to lift the UN arms embargo by the end of 2023. The summit, held in Mogadishu on Wednesday, was attended by Djibouti’s President Ismail Omer Guelleh, Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed Ali, Kenya’s President William Ruto, and Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud. The meeting aimed to support Somalia’s government in obtaining lethal and non-lethal support in its fight against the al-Shabab terror group and adequately equip the newly-generated Somalia National Army units. The leaders agreed to jointly plan a decisive operational strategy against the terror group and mobilize regional support for timely and decisive operations. President Ruto stressed the importance of adopting a common strategy for combating terrorism and associated criminal activities in the Horn of Africa region. President Mohamud acknowledged the crucial role played by Djibouti, Ethiopia, and Kenya in Somalia’s counterterrorism efforts. The extension of the United Nations Security Council (UNSC) sanctions on Somalia’s arms embargo in November 2022 sparked dissatisfaction from Somalia and the African Union. The extension included a ban on the sale or transfer of critical components of improvised explosive devices used by al-Shabaab, a ban on importing and exporting Somali charcoal, travel bans, and asset freezes on individuals associated with the terror group. The sanctions also included travel bans and asset freezes on individuals associated with al-Shabab and its activities. Somalia’s Permanent Representative at the UN, Abukar Osman, expressed dissatisfaction with the extension of the sanctions, warning that it hindered the country’s efforts to rebuild its security forces. In the Mogadishu meeting, a joint operations mechanism was agreed upon to coordinate efforts to defeat the al-Qaeda-linked terror group. The leaders emphasized the importance of joint military operations against al-Shabab to facilitate the drawdown of The African Union Transition Mission in Somalia troops and the handover of security responsibilities to the Somali security forces. The leaders also called for support from international partners for Somalia’s stabilizing efforts in newly liberated areas and a joint border security mechanism to eliminate cross-border terrorism activities and ensure the legal passage of trade and movement. However, al-Shabab demonstrated its resilience with mortar attacks during the military meeting preceding the summit. No casualties were reported. The post Neighboring states support lifting arms embargo on Somalia appeared first on Caasimada Online.
  19. Washington (Caasimada Online) – Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel. Tallaabadan ayaa sii xumeyneysa xiisadda labada xisbi kadib markii Dimoqraadiga ay kalfadhiggii hore guddiyo ka saareen xubno Jamhuuri ah oo ka tirsan garabka-midig ee fog, kuwaas oo lagu eedeeyey hadallo rabshad hurin ah. Afhayeenka Aqalka Hoose Kevin McCarthy ayaa ku guuleystay inuu mideeyo Jamhuuriga si guddiga laga saaro Ilhaan oo asal ahaan Soomaali ah kadib markii xubnaha qaarkood ay ka muujiyeen shaki. In xildhibaano laga saaro guddiyada Aqalka ayaa aheyd wax aan horey u dhicin illaa Dimoqraadiga ay laba sano kahor u codeeyeen inay ka saaraan Marjorie Taylor Green oo laga soo doorto Georgia iyo Paul Gosar oo ka yimid Arizona, kuwaas oo ka mid ah xubnaha Jamhuuriga ee midigta-fog. Codeynta maanta oo aheyd 218-211 oo labada dhinac ay kala mareen safafkooda ayaa timid kadib dood dheer oo Dimoqraadiga ay ku eedeeyeen Jamhuuriga inay Ilhaan ku beegsanayaan isirkeeda darteed. Ilhaan ayaa iska difaacday Aqalka, ayada oo weydiisay haddii ay jirto cid la yaabtay in la beegsaday, “sababtoo ah marka aad awoodda riixdo, awoodda dib ayuu kusoo riixdaa.” “Codkeyga wuxuu noqon doonaa mid intan kasii dheer kana sii xoog badan, islamarkaana hoggaankeyga waxaa u dabaal-degi doona dunida oo dhan,” ayey Ilhaan kusoo xirtay khudbaddeeda. Jamhuuriga ayaa diiradda saaray lix hadal oo Ilhaan ay horey u tiri “kuwaas oo xaaladaha caadiga ah u diidaya inay ka mid noqoto guddiga arrimaha dibedda,” waxaa sidaas jiri xildhibaan Michael Guest oo ah Jamhuuri laga soo doortay Mississippi. Hoggaamiyaha Dimoqraadiga Hakeem Jeffries oo laga soo doorto New York ayaa sheegay in Ilhaan ay mararka qaar “sameysay khaladaad” ayna adeegsatay hadallo Yahuud naceyb ah oo la cambaareeyey afar sano ka hor. Balse taasi ma ahan waxa codeynta maanta ay ku saabsaneyd, ayuu yiri. “Ma ahan isla xisaabtan, waa aargudasho siyaasadeed,” ayuu yiri Jeffries. Xildhibaan Alexandria Ocasio-Cortez ayaa tallaabo dheeri ah qaaday, ayada oo sheegtay in tallaabada Jamhuuriga ay tahay mid ka mid ah “waxyaabaha laga yaqsiyoodo ee laga dhaxlay 9/11,” ayada oo ula jeeda weeraradii September 11 2011 – “beegsiga iyo cunsuriyeynta ka dhanka Muslimiinta Mareykanka ee dalka Mareykanka oo idil. Tani waa mid ka mid ah dhaxalkaas.” Waxay intaas ku dartay “Tani waa beegsiga haweenka midabka.” Ilhaan ayaa ah mid ka mid ah labadii gabdhood ee ugu horreeyey ee Muslim ah ee loo doorto Congress-ka. AP, VOA The post Jamhuuriga oo ku guuleystay inay Ilhan Omar ka saaraan… appeared first on Caasimada Online.
  20. Washington (Caasimada Online) – Amidst a tumultuous debate, House Republicans voted Thursday to remove Democratic Representative Ilhan Omar from the Foreign Affairs Committee, citing her controversial remarks about Israel. The vote was broadly divided along party lines and resulted in a 218-211 count. The decision to remove a member from a House committee is a significant escalation of tensions following the Democratic removal of far-right GOP lawmakers from committees two years prior. Speaker of the House, Kevin McCarthy, successfully secured Republican support against the Somali-born Muslim congresswoman in the new Congress, despite some GOP lawmakers expressing reservations. The resolution was proposed by Ohio Representative Max Miller, a former Trump administration official, who declared that Omar’s comments brought “dishonor to the House of Representatives.” Democrats accused the GOP of targeting Omar based on her race and religion. In her defense on the House floor, Omar questioned if anyone was surprised by the move and stated, “my voice will get louder and stronger, and my leadership will be celebrated around the world.” Democratic leader Hakeem Jeffries of New York acknowledged that Omar had made mistakes and used anti-Semitic tropes but maintained that Thursday’s vote was not about accountability but rather political revenge. Representative Alexandria Ocasio-Cortez went even further, claiming that the GOP’s action was a continuation of the “disgusting legacy after 9/11,” referring to the targeting and racism against Muslim Americans in the aftermath of the 9/11 attacks. She said the move was targeted explicitly against women of color. Omar, one of the first two Muslim women elected to Congress, quickly generated controversy in 2019 after her tweets suggested that lawmakers who supported Israel were motivated by money. The tweets led to a public rebuke from then-House Speaker Nancy Pelosi and other Democrats. Omar eventually apologized for her comments. “We always have to be willing to step back and think through criticism, just as I expect people to hear me when others attack me about my identity,” Omar tweeted. “This is why I unequivocally apologize.” The chairman of the Foreign Affairs Committee, Texas Representative Michael McCaul, argued that Omar’s views on Israel were incompatible with the committee’s and that while he was open to differences of opinion, this went beyond that. Some Republicans had requested “due process” for lawmakers facing removal, and McCarthy stated that he would work with Democrats to create a due process system, though it is still a work in progress. House Speaker Kevin McCarthy has prevented Democrats Adam Schiff and Eric Swalwell from being reinstated on the House Intelligence Committee after the Republicans gained control of the chamber in January. Although the Speaker has the authority to make appointments to the intelligence committee, a House vote is necessary to remove Omar. SOURCE: NEWS AGENCIES The post House ousts Ilhan Omar from Foreign Affairs Committee appeared first on Caasimada Online.
  21. Qiimaha Shidaalka ayaa kor u kacay galabta ilaa caawa Magaalada Hargaysa. Halka litir oo qiimihiisu ahaa 7,800 Shilling ayaa hada noqday 9,000 Shilling Shidaalka ayaa mudooyinkii u dambeeyay qiimihiisu hoos u socday , lama oga sababta shidaalka qaaliyaysay hal maalin gudaheed . Source
  22. Xildhibaan Ilhaan Cumar , ayaa laga saaray guddida arrimaha ee aqalka wakiilada, waxaana lagu eedeeyay Yuhuud nacayb. Golaha ayaa cod u qaaday in laga saaro guddida , waxaana ogolaaday 218 xildhibaan, waxa diiday 211 mudane. Source
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Xoghayaha difaaca dalkaas Mudane Matteo Perego. Madaxweynaha iyo Wafdiga dowladda Talyaaniga ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ay wadaagaan labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wafdiga dowladda Talyaaniga la wadaagay guulaha laga gaaray xoreynta deegannada ay argagixisadu dadka ku dhibaateyn jirtay, isaga oo tilmaamay sida ay uga go’an tahay dowladda in la dhammeystiro cirib-tirka argagixisada. Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Talyaaniga oo ku saabsan kulanka maanta ka dhacay Villa Somalia. Talyaaniga ayaa sanadihii dhowaa ka mid ahaa dalalka Yurub ee saameynta xooggan ku yeelanaya Soomaaliya, ayada oo Roma ay ciidan militari oo kooban ka joogaan dalka, kuwaas oo ku howlgala magaca Midowga Yurub. The post Sawirro: Talyaaniga oo wafdi culus usoo diray Muqdisho + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa afduub xalay laba caruur ah loogu geystay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho. Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday Kaamka Cali Dheere oo ku yaallo xaafadda Jaamacadaha ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadib markii ay koox hubeysan oo watay gaari Surf ah ay laba carruur ah ka wateen halkaasi, kadibna ay la baxsadeen. Muno Muxudiin Maxamed oo la dhalatay mid kamid ah wiilashada la afduubtay ayaa sheegtay in walaalkeed Saciid oo 10 jir ahaa laga watay bannaanka xaafadda, waxayna sheegtay in gaariga lagu qaatay yy taargo la’aan ah ayna la socdeen saddex nin, oo uu mid kamid ah xirnaa dareeska ciidanka dowladda, isla-markaana uu hubeysnaa qoray AK47 ah. “Xalay Maqribkii waxaa la watay walaalkeyga sanadkiisa waa 10 jir laamiga siliga, gaar ahaan Jaamacadda akteeda ayaa laga watay, isaga iyo wiil kale oo yariis ah. Waxaa wateen mid ciidan ah oo usoo dagtay oo dharka ciidanka wato iyo laba kaleeto oo funaanado ciyaartoy ah watay, gaari Surf ah oo taargo la’aan ah ayey ku wateen,” ayey tiri Muno. Sidoo kale waxa ay tilmaamtay in ilmaha ay iyadu heysay,maadaam ay Hooyadood dhimatay, sidoo kalena Aabaha uu ka maqnaa guriga, xilliga uu dhacayey afduubka. “Hooyo way dhimataym Aabaheyna maba joogin, xalana la raadinaayey war dhan lagama haayo,” ayey ku dartay Muno Muxudiin Maxamed. Dhinaca kale wiilka la afduubtay eedadiis oo lagu magacaabo Farxiyo Maxamed ayaa farriin u dirtay dadka Soomaaliyeed iyo madaxweynaha oo ay ka dalbatay in lala raadiyo ilmaha. “Madaxweynaha iyo walaalaheyga Soomaaliyeed wiilkaas yar hooyadiisa waa dhimatay waxaan ka codsanayaa si naxariis leh inay noogu soo celiyaan,” ayey tiri Farxiyo Maxamed Waxaa kale oo ay intaasi kusii dartay in illaa iyo hadda aysan helin wax raad ah oo ku aadan ilmaha la afduubtay, isla-markaana ay weli baadi goobayaan. “Waa u dhibanahay xalay ma seexanin waxaan ka imaaday Tareedisho walaalahey hadda waa maqan yihiin meel loo raacana malaha,” ayeyey hadalkeeda kusoo gabagabeysay. The post Daawo: Laba Carruur ah oo laga afduubtay MUQDISHO appeared first on Caasimada Online.