Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Beesh Reer Aw-Xasan ayaa maanta bayaan culus kasoo saartay kursiga beesha ee tirsigiisu yahay HOP#086, kaasi oo hore loogu diiday agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Kursigan oo la filayo in dhawaan la qabto doorashadiisa ayaa waxay odayaasha dhaqanka beesha ku eedeeyen guddiga KMG ah ee doorashooyinika kuraasta bannaan, wasiir Faarax Cabdulqaadir iyo ra’iisul wasaare Xamza in ay si wadajir ah uga shaqeynayaan duud-siinta xuquuqda odayaasha beesha ee kursigan iyo warejintiisa. “Waxaan caddeynaynaa in Deegaan doorashada Kursiga HOP086 ay tahay Degmada Beledweyne, mana jiro go’aan lagu soo wareejinayo ama heshiis odayaasha dhaqanku ay ka gaareen arrintaas,” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay guddiga dhaqanka ee reer Aw-Xasan. Qoraalka kasoo baxay odayaasha beesha reer Aw-Xasan oo si toos ah ugu socday madaxweynaha dowlad-goboleedka HirShabelle, guddiga KMG ee doorashada, guddoomiyaha Maxkamadda Sare, duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxa lagu sheegay in kursigan u xirnayn musharax gaar ah ama jifo gaar ah, ayna ku tartami karaan dhamaan musharixiinta u taagan ee buuxin kara shuruudaha looga baahan yahay. “Waxaan u sheegeynaa duubabka dhaqanka Soomaaliyeed inay ogaadaan inaan nahay reer si gaar ah hore loogu soo dulmay, walina dulmi ka cabanaya, annaga oo ka rajaynayna inay hiil nagu siiyaan caddaalad darrada nalagu hayo iyo beegsiga sida gaarka ah wali noogu socda.” Hoos ka aqriso qoraalka kasoo baxay beesha Reer Aw-Xasan oo dhameystiran; GUDDIGA DHAQANKA EE REER OW-XASAN Cabashada Guddiga Dhaqanka Reer Ow-Xasan ee Deegaan Doorashada Kursiga HOP086 Ku: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Ku: Guddiga KMG ee Doorashada Kuraasta Bannaan Ku: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Ku: Duubabka Dhaqanka Soomaaliyeed Og: Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Og: Guddoonka Golaha Shacabka JFS Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakatuh Annaga oo ah odayaasha dhaqanka Beesha Reer Ow-Xasan, si gaar ahna u matalna Kursiga HOP086 ee deegaan doorashadiisu tahay Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle; Markii aad aragnay in matalaadda Beesha Reer Ow-Xasan ay uga maqan tahay muddo sanad ku dhaw Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya sifo aan sharci ahayn; Markii aan garwaaqsannay in duruufaha haatan ku xeeran kursigan ay tahay kuwo la siyaasadeeyay, laguna beegsaday beeshan oo kaliya in laga hor istaago inay kursigeeda Golaha Shacabka buuxiso; Markii ay noo caddaatay in Guddiga KMG ah ee Doorashooyinika Kuraasta Bannaan, Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS in ay si wadajir ah uga shaqeynayaan duud siinta xuquuqda odayaasha beesha ee kursigan iyo warejintiisa; Markii aan eegnay cadaadiska siyaasadeed iyo midka amni ee la saarayo odayaasha dhaqanka ee ka biya diidan wareejinta deegaan doorashada kursiga; Markaan dhagaysannay cabashada musharaxiinta beesha ee kursigan u tartamaya oo xaq u leh inay caddaalad u helaan, tartankuna uu noqdo mid daahfuran; Waxaan go’aaminnay qodobadan soo socdo; 1. Waxaan caddeynaynaa in Deegaan doorashada Kursiga HOP086 ay tahay Degmada Beledweyne, mana jiro go’aan lagu soo wareejinayo ama heshiis odayaasha dhaqanku ay ka gaareen arrintaas. 2. Waxaan raalli galin buuxdo siinaynaa bulshada Reer Hiiraan iyo Maamulka Hirshabelle ee hormuudka u ah halganka dib u xoreynta dalka. Ma mudnayn in maanta la isku dayo in la dhaxal wareejiyo kursi uu deegaankaasi leeyahay ayadoo cillad looga dhigayo amni xumo ka jirta guud ahaan Maamulka. 3. Waxaan aad uga xunnahay in kuraastii lamidka ahayd HOP086 si daahfuran loogu qabtay magaalooyinkii loo asteeyay. Waxaa la yaab nagu noqotay in kuraasta ay hore ugu fadhiyeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Taliyaha Nabad Sugidda la mariyay haabraac sax ah, balse si bareer ah loogu xadgudbayo kursiga beesha Reer Aw Xasan oo kaliya. 4. Waxaan Madaxweynaha, Madaxweyne Ku Xigeenka iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle ka dalbanaynaa inay caddeeyaan mawqifkooda ku aaddan isku daygan, ayna hor istaagaan damaca shakhsiga ah ee la doonayo in kursiga loogu wareejiyo deegaan doorasho kale. 5. Waxaan xaqiijinaynaa inuusan kursigan u xirnayn musharax gaar ah ama jifo gaar ah, ayna ku tartami karaan dhammaan musharixiinta u taagan ee buuxin kara shuruudaha looga baahan yahay. 6. Waxaan u sheegeynaa duubabka dhaqanka Soomaaliyeed inay ogaadaan inaan nahay reer si gaar ah hore loogu soo dulmay, walina dulmi ka cabanaya, annaga oo ka rajaynayna inay hiil nagu siiyaan caddaalad darrada nalagu hayo iyo beegsiga sida gaarka ah wali noogu socda. 7. Waxaan cod dheer ugu baaqaynaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamze Cabdi Barre inaysan ku dhicin dabinka loo dhigay, kana fiirsadaan tallaabooyinka caddaalad darrada ah ee ka socda Xafiisyadooda. Alle ayaa mahad leh ninkii aaminaa awood leh Odayaasha Beesha Reer Ow-Xasan ee soo saaray warsaxaafadeedkan; 1. Suldaan Cabdullaahi Sh. Cumar M. Maxamuud 2. Imaam Bashiir Sh. Cali Ibraahim. 3. Caaqil Ibrahim Yuusuf Muxumed. 4. Nabaddoon Cabdullaahi Sh. Faarax X. Daahir. 5. Nabaddoon Axmed-xaashi Sh. Cabdinaasir. 6. Nabaddoon Deeq Sh. Cumar Diinle 7. Nabaddoon Cabdihaajir Sh Maxamuud 8. Nabaddoon Mukhtaar Sh. Nuurre Cabdullaahi 9. Dr. Abdirashid Sh. Xanafi X. Cabdisuldaan 10. Nabaddoon Faysal Cabdifitaax Sh Axmed 11. Nabaddoon Duulane Cali Cabdiraxmaan The post Beesha Reer Aw-Xasan oo bayaan culus kasoo saartay doorashada kursiga HOP086 appeared first on Caasimada Online.
  2. A St. Paul man has been sentenced to a prison term of more than three years for a racist machete attack on a Somali man outside a Maplewood body shop. Source: Hiiraan Online
  3. The International Committee of the Red Cross (ICRC) said Wednesday clashes between security forces and clan leaders in Las Anod in northern Somalia have left 150 people dead and over 600 others wounded since Feb. 6. Source: Hiiraan Online
  4. In 1993, the United States launched a series of raids on Mogadishu, Somalia so disastrous and publicly humiliating that they would redefine presidential decision-making for the next decade. Now, in the wake of America’s exit from Afghanistan, a similar peril looms if we fail to learn from our past. Source: Hiiraan Online
  5. NAIROBI, Kenya (AP) — Trends in a historic Horn of Africa drought are now worse than they were during the 2011 drought in which at least a quarter-million people died, a climate center said Wednesday. Source: Hiiraan Online
  6. President His Highness Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyan on Wednesday met Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia. Source: Hiiraan Online
  7. The United Nations refugee agency (UNHCR) has said more than 83,000 civilians fled the violence in Somalia’s northern town of Lasanod and arrived in Ethiopia’s Somali state. Source: Hiiraan Online
  8. The Somali government, the European Union, and the Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) said Monday they have refurbished buildings of the Ministry of Livestock, Forestry and Range to promote sustainable livestock management. Source: Hiiraan Online
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya askari-nimada badi qorta oo ciidanka ku biira balwadaha maanka-dooriya, dadka dilalka soo geystay ee raba qori ay gabaad ka dhigtaan iyo dadka ugu dhibka badan bulshada dhexdeeda oo qoysaska maaro u waayeen. Micnaha dilaa, daroogiista iyo dulmi-low ayaa loo xil saaray inay dal iyo dad ilaaliyaan. Iyada oo aan la inkiri karin inay dhinaca kale jiraan askar dhowrsan oo ka fog balwad, dil iyo dibin-daabyo umadeed, haddana waa tiro aad u yar dadka wanaaga loo yaqaano ee ciidanka dowladda qortay dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay. Tani waxay dhashay askari dilaya shacabka, mid dhacaya iyo mid iibsanaya dhiigooda oo la shaqeysanaya argagixisada. Weli waxa socda dilalka ay askarta dowlada u geysanayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka degan magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Shalay isgoyska Baar-Ubax ee magaalada Muqdisho ciidan la sheegay inay kamid yihiin askarti dhawaan laga soo celiyay waddanka Eritrea ayaa dilay wiil arday ahaa, xilli ay rasaas fureen wadada oo mashquul aheyd. Saddex cisho kahor degmada Xamar-Jajab ee magaalada Muqdisho wiil bajaajle ahaa ayaa waxa dilay askarta dowladda. Shacabka iyo qaar kamid ah khubarada amniga waxay dilalkan soo batay u sababeynayaan daroogada sida xoogan ugu baahday guud ahaan dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho. Shuruudaha laga rabo qofka ka mid noqonaya ciidanka dowladda Soomaaliya kuma jirto in uusan daroogo isticmaalin askarigu, dalkana si xawli ah ayay daroogadu usoo gasha maalin walba. In dagaal lagu qaado daroogada ama ciidanka ku qoran amnniga caasimada laga dhigo kuwa daroogo ka caagan oo gaar loo soo xulay ayaa kamid ah tallooyinka bad-baadada ah ee ay farta ku fiiqayaan dadweynuhu. Dilaa hore oo sharci dowladeed helay, oo qori iyo qamri isku wata cid walba ayaa cabir ka qaadan karta waxa uu kharibi karo. Muqdisho intaan ka badan ma xamili karto qori iyo qamri wada qarameysan, waxaana dowladda federaalka laga rabaa maadama ay muuqato waxa sababaya dhibaatadan joogtada ah in xalka toos u abaarto. The post Laba arrin oo 3 dhibaato oo weyn ku haya shacabka Xamar appeared first on Caasimada Online.
  10. Waa markii labaad ee taariikhda Madaxweyne Muuse uu ku qormayo dagaal sokeeye oo dhiiga walaaluhu ku qubto, Dagaal Sokeeye, waa erey leh qeex iyo macne aanu madow ku jirin; waa dagaal u dhexeeya dawlad iyo qayb ka mid ah dadkeeda, ama waa colaad iska hor imaad keentay dad is ah oo dal iyo dawladnimo midayso. Qof kasta oo aaminsan in dagaalka Laacaanood aanu dagaal sokeeye ahayn, waa qof rumaysan in ‘Sool clan’ aanu reer Somaliland ahayn. Markaas yaanu far ku gabbed noqon ee badheedhihiisa ha dhiibto. Haddaba, waxaa ayaan darro weyn oo sooyaalka geli doonta ah, in ay tahay markii labaad ee taariikhda Madaxweyne Muuse uu ku qormayo dagaal sokeeye oo dhiiga walaaluhu ku qubto, waa mar uu ahaa wasiir qayb ka ah talada dalka iyo maanta oo uu isagu gacanta ku hayo go’aanka ugu danbeeya ee dalka. Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi Qaran News
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani’aadannimada Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka qeyb-galay madasha caalamiga ah ee gargaarka bani’aadannimada ee Riyad, ayaa ka digay xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo khudbad ka jeediyay madasha ayaa waxa uu ka hadlay muhiimada ay xilligaan leedahay in laga gudbo gurmadka deg-dega ah ee loo jiheysto dhinaca mashaariicda wax-ku-oolka ah, taasi oo kaalin weyn ka qaadaneysa soo kabashada dalkeena. “Waa in loo jihaysto mashaariicda wax ku oolka ah ee dhisaysa adkaysiga bulshada, soo kabashada iyo horumarka si looga gudbo ku tiirsanaanta gar-gaarka bani’aadanimo,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Waxa uu intaas sii raaciyay “Waa in Soomaaliya loo maal-geliyo sidii ay khayraadka dalkeeda kaga faa’iidaysan lahayd, ugana guulaysan lahayd argagixisada iyo is-beddel ka cimilada ayaan sidoo kale kaga hadlay Khudbaddeyda.” Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha oo muddooyinkii dambe waday olole wax looga bedelayo qaabka ay deeq bixiyaasha Soomaaliya u bixiyaan deeqaha ayaa sidoo kale waxa uu dhawaan su’aal galiyay sababta ay weli Soomaaliya u wajaheyso halista abaarta, ayada oo in ka badan 7 bilyan oo dollar ay baxday. “10 Sano kadib iyada oo in ka badan 7 bilyan oo dollar ay baxday, maxay Soomaaliya u wajaheysaa halista abaarta? Dadka iyo dowladda Soomaaliyeed waxa ay aaminsan yihiin in aan la rabin in ay isku filnaadaan,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Madashan caalamiga ah ee ka qabsoomtay magaalada Riyad, uuna ka qeyb-galay ergeyga gaar ah ee madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa diirada lagu saara arrimaha gargaarka bani’aadannimada, waxaana soo qaban-qaabisay dowladda Boqortooyada Sacuudiga. The post Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo digniin cusub soo saaray appeared first on Caasimada Online.
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa billowday qorshe lagu xoojinayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee dhinaca fikirka, kaasi oo ay qeyb ka yihiin culimada Soomaaliyeed. Qorshahan ay dowladda ku xoojineyso dagaalka fikirka ee Al-Shabaab ayaa waxa uu yahay in wacyi-gelin laga sameeyo deegaanada laga xoreeyay kooxda iyo in laga hirgaliyo goobo lagu barayo caqiidada saxda ee Islaamka. Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qorshahan kulan ka yeeshay, kaasi oo uu shir-guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Kulankan ayaa diirada lagu saaray dardar-galinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee dhinaca fikirka, kaasi oo qeyb ka ah qorshaha dowladda oo ah in kooxda lagala dagaalamo saddex jiho oo kale ah; dhaqaalaha, fikir iyo dagaalka tooska ah ee ka socda qeybo kamid ah dalka. Sidoo kale waxaa kulankan lagu fallan-qeeyey qaabkii Al-Shabaab looga guuleysan lahaa dagaalka fikirka ah, iyadoo la adeegsanayo culimaa’udiinka Soomaaliyeed, islamarkaana xoogga la saarayo sidii wacyi-galinta loo gaarsiin lahaa deegaannada dhawaan laga xoreeyey, oo barnaamijka xasillinta loo dhinac wadi lahaa dagaalka fikirka xagjirka ah. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa ugu dambeyntii waxa uu tilmaamay muhiimada ay leedahay in dadka ku dhaqan deegaannada laga xoreeyey Khawaariijta laga hirgaliyo goobo lagu soo bandhigayo caqiidada saxda ee Islaamka. Goobahaasi ayaa waxa dadka looga wacyi-galin doona fikirka khaldan ee ay kooxaha Khawaarijtu dadka u sheegayeen shan iyo tobankii sanno ee u danbeeyey. The post DF oo wada qorshe cusub oo ay qeyb ka yihiin culimada appeared first on Caasimada Online.
  13. President Muuse Bihi Abdi has been unable to answer the question: Why are your forces shelling Laascaanood? Mogadishu (Editorial) — The Laascaanood conflict has entered its third week. At the UN Security Council session on Somalia today, the Somalia Ambassador to the United Nations Abukar Dahir Osman described the indiscriminate shelling of Laascaanood by Somaliland forces as a crime against humanity. Ambassador Linda Thomas-Greenfield, the Representative of the United States of America to the United Nations said and “the violence in Laascaanood particularly the indiscriminate shelling of civilians”: “We call for an immediate de-escalation of violence, the protection of civilians, an unimpeded humanitarian access, and for tensions to be resolved through dialogue.” At a time, state-building initiatives in Somalia are shaping up in the South, the North is slowly losing the advantages of three decades of peaceful co-existence. Somaliland Administration is waging a war against people of Laascaanood under the pretext that the district is no longer a part of the politically and territorially united Federal Republic of Somalia. President Muuse Bihi Abdi has been unable to answer the question: Why are your forces shelling Laascaanood? His administration tried to play the terrorism card by labelling Laascaanood residents “terrorists”. The President of the Federal Republic of Somalia Dr Hassan Sheikh Mohamud urged Somaliland leaders to understand the gravity of the situation. “We don’t force the union on you. You have to respect the wishes of the people,” said President Mohamud. In 2013 President Mohamud adopted a new policy in which Somaliland gets direct development assistance on the understanding that the secessionist administration would honour its obligations towards Somali citizens. Somaliland violated its obligations in 2015 when it initially declined to let Somali returnees from Yemen disembark from a boat from Yemen. In 2021 the Somaliland Administration forcibly displaced more than 1600 Somali citizens in Laascaanood on the false grounds that they are not “citizens of Somaliland”. The rationale for keeping peacekeepers in Somalia is to protect the lives of Somalis and prevent transnational terrorists from posing a threat to the world. Failure to hold perpetrators of indiscriminate shelling accountable will breed impunity in Somalia. As Ambassador Abukar said, the Federal Government of Somalia has an obligation to protect the lives of Somalis. Somaliland forces use artillery to target residential areas, health centres, schools and mosques in Laascaanood. More than 70 civilians have lost their lives in Laascaanood so far. When Somaliland claims to be a republic and resorts to indiscriminate shelling, it violates UN Security Council resolutions emphasising the political and territorial unity of Somalia. Thirty years ago, southern Somalia saw a large-scale humanitarian intervention triggered by man-made famine. The world has changed since. The impact of the indiscriminate shelling of the district by Somaliland forces is carefully documented. As the former Somalia President Sharif Sheikh Ahmed wrote last week, “the possibility of putting perpetrators on trial for crimes against humanity” should be explored. People in Laascaanood are getting killed and maimed by forces waging a secession war. People of Laascaanood have a right to assert their legal political identity based on united Somalia. © Puntland Post, 2023 The post The Laascaanood Conflict Breeds Impunity in Somalia appeared first on Puntland Post.
  14. Mogadishu (Caasimada Online) – In the ongoing fight against al-Al-Shabab, the United States military has carried out yet another airstrike in Somalia. The latest attack resulted in the deaths of seven suspected al-Al-Shabab fighters in a strike near Galmudug, approximately 317 miles northeast of Mogadishu, the capital of Somalia. The U.S. Africa Command, which conducted the airstrike to support Somali forces, reports that no civilians were injured or killed in the attack. This latest attack highlights the continued efforts of the U.S. military to combat al-Al-Shabab, a branch of al-Qaeda in East Africa responsible for several deadly attacks. Among these is the attack on U.S. troops at Manda Bay, Kenya, on January 5, 2020, which claimed the lives of three Americans. Since 2007, the U.S. military has been assisting Somali forces in the fight against al-Al-Shabab. US Africa Command role in Somalia According to an AFRICOM news release, Somalia remains central to stability and security in East Africa. To this end, the U.S. Africa Command’s forces have trained, advised, and assisted partner forces in Somalia to give them the tools to defeat al-Al-Shabab. The terrorist organization is known to be the largest and most deadly al-Qaida network in the world. Since the beginning of the year, the U.S. military has conducted six airstrikes against al-Al-Shabab in Somalia, in addition to one special operations raid that killed Bilal-al-Sudani, a former leader of the Islamic State group. The Long War Journal, produced by the Foundation for the Defense of Democracies think tank in Washington, D.C., has provided this data. U.S. airstrikes against al-Al-Shabab and ISIS peaked at 59 in 2019. According to data from the Long War Journal, this number dropped to 44 in 2020 and 11 in 2021. Last year, the U.S. military conducted 15 airstrikes in Somalia. Somali offensive against Al-Shabab In August 2022, the Somali government launched an offensive against al-Al-Shabab. Since then, Somali forces have managed to retake Harardhere, a former base for pirates, and Galcad, a nearby town. According to the CTC Sentinel, published by the Combating Terrorism Center at West Point, the al-Al-Shabab militants fled without putting up a fight in both Harardhere and Galcad. However, some militants returned to attack a Somali government military base in Galcad. In response, 30 militants were killed in a U.S. drone strike near the town on January 20, 2023. Conclusion The latest U.S. airstrike against al-Al-Shabab in Somalia is a testament to the ongoing fight against terrorism in the region. The U.S. military continues to play a crucial role in assisting Somali forces in the fight against al-Al-Shabab, which has proven to be a significant threat to the stability and security of East Africa. The continued efforts by the U.S. military, together with Somali forces, are necessary to ensure the safety and well-being of the region’s population. The post US airstrike kills 7 suspected Al-Shabab fighters in Somalia appeared first on Caasimada Online.
  15. LasAnod (Caasimada Online) – At least 112 people have been killed and over 500 injured in intense fighting in LasAnod in Somaliland, a breakaway region of Somalia, according to medical officials. The director-general of a public hospital in LasAnod, Abdimajid HusseinSugulle, reported the latest figures to Anadolu by phone on Tuesday. He said that Tuesday’s fighting lasted more than seven hours, resulting in eight more deaths and numerous injuries. Somaliland forces and local clan fighters have been fighting for approximately three weeks. The conflict began after local leaders, civil society groups, and religious leaders in LasAnod announced last week that they no longer recognize the Somaliland government. They declared that Mogadishu, the capital of Somalia, would govern the territory. On the other hand, the Somaliland administration called the local forces “terrorists” and held them responsible for the violence. The Sool and Sanaag regions have disputed territories, with Somaliland and Puntland state claiming ownership. Mohamed Husein Gaas, the Director of the Raad Peace Research Institute in Mogadishu, believes that the conflict in LasAnod resulted from Somaliland’s occupation of the Sool region since 2007. This occupation has led to extreme political, economic, and social marginalization and subjugation of the Sool clan clan. Gaas suggests that the only way to resolve the conflict is for Somaliland forces to withdraw from the Sool region immediately and unconditionally. He recommends that political dialogue between Sool clan clan leaders, Somaliland authorities, and the federal government of Somalia, with the support of international actors and UNSOM, would provide an appropriate environment to resolve the conflict. Isack Abdi, a Somali independent analyst who spoke to Anadolu, suggested that communities of the disputed regions and Somaliland should live together and resolve their issues with dialogue. He acknowledged that Somaliland has a point in claiming ownership of the territory but condemned their shelling of a town full of civilians, including children and the elderly. The conflict in LasAnod has also caused mass displacement, with more than 80,000 people being displaced, worsening the drought-induced humanitarian crisis in Sool and Sanaag. The town is disputed between Somaliland and Puntland, with the neighbors having fought several times over the territory. Protesters were out in LasAnod demanding Somaliland security forces expulsion and the town be handed over to Puntland authorities. Somaliland declared independence from Somalia in 1991. Since then, it has been fighting to gain international recognition as a sovereign state. Somalia, on the other hand, claims that Somaliland is still part of its territory. Over the years, the dispute over the Sool and Sanaag regions has resulted in several clashes between Somaliland and Puntland forces. The post Somalia: 112 killed and 500 injured in LasAnod fighting appeared first on Caasimada Online.
  16. Mogadishu (HOL) - Senior officials emphasized the pressing challenges facing Somalia, including political instability, security concerns, and a humanitarian crisis, in a Wednesday briefing to the United Nations Security Council. The United States, United Kingdom, and UN officials stressed the importance of supporting stabilization initiatives and the need for political progress, while urging donors to support the humanitarian crisis affecting nearly half of Somalia's population. Source: Hiiraan Online
  17. Mogadishu (HOL) - Senior officials emphasized the pressing challenges facing Somalia, including political instability, security concerns, and a humanitarian crisis, in a Wednesday briefing to the United Nations Security Council. The United States, United Kingdom, and UN officials stressed the importance of supporting stabilization initiatives and the need for political progress, while urging donors to support the humanitarian crisis affecting nearly half of Somalia's population. Source: Hiiraan Online
  18. Wasiiru-dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa is-casilay, sida uu ku sheegay bayaan uu soo gaaray goor dambe oo xalay ah. “Mudane Ra’isul Wasaare, tan iyo markii aan la wareegay xilka wasaaradda, waxaa si joogta ah iigu imaan jiray shaqaale iyo qanderaasleyaal dacwo ka ah wasiirka wasaaradda, kuwaas oo ku eedeeyay inay ku takrifal awoodeed iyo baal-maris sharci” ayuu ku yiri warqadda is-casilaadda ee uu u diray Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, isaga oo intaas raaciyay. “Haddaba markii aan arkay in si joogto ah shaqaale waajibaadoodka gudanaya ay u ceyrisay, si ay ugu bedesho dad aan ku habbooneyn laguna soo xushay dano gaar ah. Kaddib markii ay i soo gaartay cabashooyin joogto ah, oo shirkado iyo qanderaasleyaal bixiya adeegga garoonka Aadan Caddey, oo heysta ruqasado shaqci ah oo soo maray habraaca sharci ee dalka, kuwa wasaaradda u deggan iyo wax ka qabasha la’aanta Ra’isul Wasaaraha dhammaan eedaha kor ku xusan, waxaan go’aansay in maanta laga billaabo aan caddeynayo inaan iska casilay xilkii Wasiir-dowlaha wasaaradda Gaadiid iyo duulista Hawada” ayuu sii raaciyay. PUNTLAND POST The post Wasiiru-dowlihii Wasaarada Duulista Hawada Soomaaliya oo is casilay appeared first on Puntland Post.
  19. Dagaal Sokeeye, waa erey leh qeex iyo macne aanu madow ku jirin; waa dagaal u dhexeeya dawlad iyo qayb ka mid ah dadkeeda, ama waa colaad iska hor imaad keentay dad is ah oo dal iyo dawladnimo midayso. Qof kasta oo aaminsan in dagaalka Laacaanood aanu dagaal sokeeye ahayn, waa qof rumaysan in ‘Sool clan’ aanu reer Somaliland ahayn. Markaas yaanu far ku gabbed noqon ee badheedhihiisa ha dhiibto. Haddaba, waxaa ayaan darro weyn oo sooyaalka geli doonta ah, in ay tahay markii labaad ee taariikhda Madaxweyne Muuse uu ku qormayo dagaal sokeeye oo dhiiga walaaluhu ku qubto, waa mar uu ahaa wasiir qayb ka ah talada dalka iyo maanta oo uu isagu gacanta ku hayo go’aanka ugu danbeeya ee dalka. Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi Source
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shirkad gaar ah u xirtay dal-ku-galka Kenya (Visa) iyadoo Kenya u dirtay warqad ay uga codsaneyso inay aqbasho wadashaqeynta shirkadaas. Warqad ka soo baxday Wasaaradda ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya looga codsaday inay aqbasho wadashaqeynta shirkadaas oo lagu magacaabo Global Tour and Travel Services. Isku dayga ayaa ah in dhammaan dadka Soomaaliyeed ee doonaya dal-ku-galka Kenya ay maraan shirkadda, intii ay toos u aadi lahaayeen safaaradda, taasi oo il-dhaqaale u noqoneysa shaqsiyaadka iska leh shirkadda. Qorshahan ayaa sida la sheegay waxaa ka dambeeya wasiirka arrimaha dibedda Abshir Cumar Haruuse iyo wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Cali Balcad. Cali Balcad oo aad ugu dhow madaxweyne Xasan waa ninka sida dadban u maamula wasaaradda. “Iyadoo la tixgalinayo arrimaha amniga ee jira iyo kuwa sharciga ah, iyo sidoo kale muhiimadda ay leedahay in la helo habraac habaysan, la isku halayn karo oo hufan, kuna aaddan codsiyada fiisaha ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ee doonaya inay u safraan Kenya, ayay dawladda Soomaaliya u ogolaatay adeegyada dalxiiska iyo socdaalka ee caalamiga ah, shirkad ka diiwaan gashan Soomaaliya oo bixisa adeegyada codsiga fiisaha,” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda. Sidoo kale wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya waxay qoraalkaan ku cadeysay in shirkadaas ay tahay tan kaliya ee u xilsaaraa doonta fududaynta iyo soo gudbinta codsiyada fiisaha ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ee doonaya inay u safraan dalka Kenya. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka codsaneysaa in xafiisyadiina sharafta leh ay u fidiyaan taageeradooda, una fududeeyaan shaqadooda,” ayaa lagu yiri codsiga ay dirtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Arrintaan ayaa durba abuurtay guux badan, iyadoo dowladda lagu dhaliilayo in shakhsiyaad gaar ah ay u xireyso shaqooyin ay u sinaayeen shirkadaha iyo ganacsatada Soomaaliyeed. Horay waxaa dowladda loogu dhaliilayey in soo dhoofinta qaadka ay u xirtay ganacsato ama shakhsiyaad gaar ah, taas oo dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ay kala kulantay mucaaradad soo deg degtay. Horay dadka Soomaaliyeed waa ugu dhibanaayeen helitaanka fiisaha Kenya, lamana oga waxa ay cabadihii jiray ka bedeli doonto shirkadaan qandaraaska loo xiray, hadii ay shaqadaan bilowdo. Hoos ka eeg warqadda ka soo baxday DF ee ku socota Kenya The post DF oo shirkad gaar ah u xirtay dal-ku-galka Kenya xilli musuq-maasuqa sii xoogeysanayo appeared first on Caasimada Online.
  21. New York (Caasimada Online) – Qaar ka mid ah waddamada ku jira Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay si gaar ah uga hadlayaan xaaladda haweenka Soomaalida, nabadda iyo amniga. Dalalkaasi oo kala ah Malta, Albania, Brazil, Faransiiska, Japan, Switzerland, Imaaraatka Carabta iyo Britain ayaa sheegay inay ku midoobeen soo saarista qoraalka iyadoo maanta Golaha Ammaanka uu ka wada hadli doono xaaladda Soomaaliya. Waxay sheegeen in weerrada sii socda ee Al-Shabaab oo ay weheliso xaaladda bani’aadaminnimo ee daran, abaarta iyo hannaanka siyaasadeed ee caqabadaha wata ay sii kordhiyeen halista ilaalinta dadka soo barakacay, kuwaasi oo 80% ay yihiin dumar iyo carruur. Dalalka ayaa sidoo kale sheegay inay aad uga argagaxeen xadgudubyada galmada iyo tacaddiyada kale ee jinsiga ku salaysan ee ka dhaca Soomaaliya. Waxay ugu baaqeen dawladda Soomaaliya inay muhiim tahay in la baaro, sharcigana lala tiigsado kuwa ka dambeeya. Waxay ugu baaqeen dhammana dhinacayada inay ixtiraamaan sharciga caalamiga ah ee bani’aadaminnimada iyo xuquuqda aadanaha, iyo in kuwa xadgudubyada gaysta lala xisaabtamo. Waxay sheegeen in ka sokow ballanqaadka la sameeyey ee ahaa in haweenku helaan 30% ay weli hoosayso ka qaybgalka haweenka ee go’aannada siyaaseed. Waxay intaas ku dareen inay dhiirrigelinayaan inay haweeenku si buuxda oo siman u yeeshaan matalaad. Waxay xuseen in haweenka haya mansabka siyaasadeed ay la kulmaan cabsigelin, hagardaamo iyo qalalaase. Waxay sheegeen in doorashadii Sacdiya Yaasiin Haaji Samatar ee guddoomiye ku xigeenka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo noqotay haweenaydii ugu horraysay ee xilkaasi qabata ay ahayd guul la ammaano, waxayse ku baaqeen in hanjbadaadaha ka dhanka ah ay joogsadaan, meeshii lagama marmaanka ahna la qaado tallaabooyin lagu ilaalinayo. The post 8 dal oo ka mid ah Golaha Ammaanka oo Somalia kasoo saaray qoraal nooc cusub ah appeared first on Caasimada Online.
  22. Siyad Ali Jama: “The only politically viable option for Puntland is to re-engage with the Federal Government of Somalia and change the habit of making policies on the hoof in Puntland.” Nairobi (Commentary) — The Puntland State of Somalia prides itself on being the first autonomous administration in post-1991 Somalia. Its prominent role in state-building initiatives risks being undermined by knee-jerk policy-making by the incumbent government of President Said Abdullahi Deni. At the United Nations Security Council session on Somalia earlier today Ambassador Linda Thomas-Greenfield, the Ambassador Linda Thomas-Greenfield Representative of the United States of America to the United Nations commended the Federal Government of Somalia and Federal Member States for reaching an agreement on the National Security Architecture unveiled in 2017 in London Somalia Conference. The Puntland State Government did not sign the National Security Architecture agreement. President Deni said that Puntland State would “act independently until the new Somali constitution is completed.” His volte face came after a visit to Mogadishu wherein he endorsed the fisheries agreement and production-sharing agreement with Coastline Exploration, two agreements that Puntland State initially rejected before being persuaded to be on board with other Federal Member States. The United Nations deplored Puntland’s decision to stop working with the Federal Government of Somalia. At the UN Security Council Session on Somalia today, Lana Zaki Nusseibeh, the UAE Ambassador at the United Nations, lauded the leaders of the Federal Government of Somalia for the governance progress made since the election of President Hassan Sheikh Mohamud on 15 May 2022. In the absence of a debate on government policies in Puntland, the risk that Puntland State’s role is to be diminished by decisions based not on deliberations but on whim grows. The role of the civil society and non-incumbent political stakeholders is missing. Puntland State has put a lot of effort into playing a key role in rebuilding Somali’s state institutions based on a federal system to avoid the experience of a centralised state-building synonymous with state failure. Puntland can no longer claim to be the custodian of the federal system if its leaders choose to become politically isolated. The only politically viable option for Puntland is to re-engage with the Federal Government of Somalia and change the habit of making policies on the hoof in Puntland. Political isolation does not serve the interest of Puntlanders. The post Puntland State Must Re-engage with the Federal Government of Somalia appeared first on Puntland Post.
  23. Security Council meeting: The situation in Somalia Report of the Secretary-General on the situation in Somalia (S/2023/109) Ms. Anita Kiki Gbeho, Deputy Special Representative of the Secretary-General of the United Nations Assistance Mission in Somalia Ms. Sima Sami Bahous, Executive Director, UN Women Madam President, Distinguished Members of the Council, Thank you for the opportunity to brief on the situation in Somalia at this session held under the important theme of “Somalia: a women, peace, and security perspective”. I am pleased to do so alongside the recently appointed Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission, Ambassador Souef Mohammed El-Amine, with whom I collaborate closely and the Executive Director of UNWOMEN, Ms. Sima Bahous. Madam President, Since the last Security Council session on Somalia on 7 September last year, the Federal Government of Somalia has – despite many challenges – made significant progress in advancing its key national priorities. Close cooperation with Federal Member States has been sustained, momentum in the fight against Al Shabaab regained, and Somalia remains on track to complete the debt relief process in 2024. Through regular meetings of the National Consultative Council (NCC), His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud has undertaken efforts to prioritize Federal Government and federal member states relations, and to advance state building priorities. In the December meeting of the NCC, Federal Government and Federal Member State leaders, with the exception of Puntland, agreed a federated model regarding the allocation of powers and on justice; both of which are key elements for the completion of the Constitutional review. Puntland requested additional time to consider its position on these matters and has asked for further consultations with the Federal Government of Somalia. I encourage the Federal Government and the Federal Member states to continue dialogue within the NCC framework toward consensus on Somalia’s state building agenda. Madam President, I welcome the Federal Government’s continued commitment to implementing women, peace, and security agenda, as demonstrated by the launch of the National Action Plan on Security Council Resolution 1325. The launch of the National Action Plan is timely as it provides a framework to address the challenges that persist for women in Somalia. More has to be done to enable equal representation in all facets of public life. To this end, enhancing women’s political participation also remains critical. This includes that the commitment Somalia’s political leaders made on the 30 per cent women’s quota is not only codified in relevant legal and electoral frameworks but also safeguarded by all entities. In this regard, the United Nations continues to support newly elected women representatives. For example, through the Women, Peace and Protection Joint Programme, the United Nations supported the establishment of the Federal Parliament’s, Upper House, women’s caucus. Moving forward, we must remain focused on advancing women’s participation and equality. I call on all stakeholders to redouble their efforts towards achieving this objective. Madam President, As the government seeks to advance its post-election priorities, including conducting operations against Al-Shabaab and managing the devastating impact of the drought, recurrent political conflicts continue to command the government’s attention. In South-West State, for instance, clashes took place on 23 December related to the timing of the state presidential election. A South-West State reconciliation conference held under the auspices of His Excellencies, President Hassan Sheikh Mohamud and the Speaker of the House of the People, Sheikh Aden Mohamed Nur, was able to avert an escalation and address political grievances. In Laascaanood town, Sool region, the fighting that broke out on 6 February continues, and has led to increased humanitarian needs. An interagency assessment reports more than 185,000 people displaced, (89 per cent of whom are women and children). At least 63 civilians were killed and over 363 injured. Efforts to stop the fighting are ongoing, but the situation, including the targeting of civilian infrastructure, remains alarming. I would like to reiterate the previous statements by the United Nations and international partners condemning the violence, calling for the resolution of political tensions through dialogue, and calling for unhindered humanitarian access to urgently address the needs of those displaced and impacted. Madam President, Al-Shabaab continues to pose a serious threat to peace and security in Somalia. The year 2022 was the deadliest for civilians since 2017, with 60 per cent increase in civilian casualties as compared to 2021. Over the past few months, the Federal Government has made progress in countering this threat by targeting Al-Shabaab’s military and financial operations and ideological narrative. The Somalia Security Forces, reinforced by the use of local militias, have conducted successful operations against Al-Shabaab in Hirshabelle and Galmudug States. Operations are expected to gradually move into other areas of Somalia. Consolidating gains in the newly recovered areas will require strong linkages between military operations and stabilization initiatives, comprised of reconciliation and justice components and aimed at bolstering good governance and service delivery. In this regard, and in line with Somalia’s National Stabilization Strategy, efforts have focused on supporting communities and newly established district authorities in several recovered areas. In parallel, the Government continues efforts towards generating forces, to gradually assume security responsibilities in line with the Somali transition plan. The handover of the ATMIS Maslah camp to the Somali National Army in mid-January was an important step in this process, having paved the way for the handover of such camps in future. However, funding remains a critical challenge. I reiterate previous calls by the Secretary-General to ensure predictable and sustainable funding to ATMIS and adequate resourcing for Somali security forces. This remains vital to the security transition. Madam President, With five consecutive poor rainy seasons, the current drought is unprecedented in its severity. Humanitarian needs continue to steadily rise, with about 8.3 million people – nearly half of Somalia’s estimated population – requiring assistance and protection in 2023. Needs are also more pronounced with minorities and marginalized groups. Thanks to the generous donor support, Government efforts, and local community initiatives, humanitarian organizations scaled up response and reached 7.3 million people in 2022. While famine has been prevented for now, famine remains a threat if the April to June rains underperform as forecast and humanitarian assistance is not sustained. The 2023 Humanitarian Response Plan, launched on 8 February, seeks $2.6 billion to meet the priority needs of 7.6 million people. I urge donors to stand with Somalia at this difficult time by providing the required resources early. Madam President, Despite great adversity, the people of Somalia continue to demonstrate strength, resilience, and resolve. The progress made by the Federal Government of Somalia to advance peace, security, and development, has generated a positive momentum to enable further advances in the state building agenda. At the core of this agenda lies the completion of an inclusive and consensus based constitutional review process. This remains a priority in the period ahead. As the United Nations, we stand ready to support with these efforts and as always, to support Somalia in implementing its vision of a secure, stable, and peaceful nation. I thank you. Qaran News